MAXAAD SAMEEN LAHEED HADUU LOCAL DISK COMPUTERKA KAA BUUXSAMO??
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Fadlan ku soo biir som IT tutorials oo ah channel aad wax badan ka faa'iidi doontid haduu Alle idmo
Videogaan waxaan ku sooo qaadanay sida loo xaliyo hadii local disk C driveka uu kaa buuxsamo, sidee space uga soo qaadi kartaa drive yada kale oo sidaas space badan ku siin kartaa local disk
Ustaad mahadsanid vidoe noso badi
Msha allaah wll❤
Walaal mahadsanid hor mar wacan Insha Allah
Adaa mudan walal
M.a
M.a walalkey hormar wacan
I am from ajakis official aaja
Mahadsanid sxb
q
macalin sual (c) way buuxda oo way iga buuxaamti laptopka dhan iga cusladi far xita lama dhaqaajin karo mrka partition oo (D) ah baa ii samaysna mrka waxan ubaahna inaan xogta ayada dhan halmar soo raro (D) kusoo shubo macquul matahy ama cilado baa igu imaan kara ?! haa haday tahy majirta si fudud aan ku sameeyo ?! muhiim baan u ahy macalin ❤
Hadii (D) space badan kuugu jiro isku day inaad spacekaas qaar aad u celiso (C) waa hadeysan xog muhiim ah kuugu jirin (D) format dheh kadib (C) extend dheh markaas ka dib hadan shrink samee oo space macquul ah ka soo qaado. Hadey taas kuu suura galin kareen, dekstop, documents, downloads, videos, pictures, dhammaan meelahaas files badan hadey kuu gu jiraan (cut) soo dheh CTR + X. Kadibna (D) paste ku dheh CTR + V.