Thanks Ustaad waxbadan Kafaa iday Een Ustaadii Waxan raba inaa nafahansiiso Qabka losoo Download gareyo Kali linux and Virtualbox Oo Pc Laptop ah mahadsanid
Waxaad soo iibsanaysaa Hard Disk cusub Waa hadii Hard diskaagu yartahay, hadii laakin hard diskiga kuugu jirtaa weyntahay laakin lakala qaybiyay, waad isku so celin kartaa saad u waynayso.
Today first one noqday mhdsand ustad waxyaabo badan baad naga caawisay jazakallah ustaad
Jaza'akalaahu khyran ustaad abdulhalem adam
mahadsanid ustaad waa cashar aad u qiimo badan
Ustaad qabiira cilmigaga
alle ciilmiga ustaad hakuu barakeeyo
Mahadsanid ustaad
Thanks Ustaad waxbadan Kafaa iday
Een Ustaadii Waxan raba inaa nafahansiiso Qabka losoo Download gareyo Kali linux and Virtualbox Oo Pc Laptop ah mahadsanid
Magacaygu waa khadar heersare , aadbaad umahadsanathay macalin
Mahadsanid
Allha ku Brabkeeyo ustaadi
Eng waad mahadsantahay,
Su'aal Hadii Mugga Computer keygu uu yaryahay ma balaadhin karaa,
Tusaale haduu yahay 60 GB ma ka dhigi karaa 200 GB?
Waxaad soo iibsanaysaa Hard Disk cusub Waa hadii Hard diskaagu yartahay, hadii laakin hard diskiga kuugu jirtaa weyntahay laakin lakala qaybiyay, waad isku so celin kartaa saad u waynayso.
sidee waxkasta ugu bedeli karaa inuu disk d ku save gareeyo mida kale informationka disk c siden ugu wareejiya disk d
Asc ustaad waxaa lakulmaa problem computerka markaa rabo inaa application soorogto sida imd iyo autcad waxaa isoodagaa mp3 mahdsnd
Haye waan eegi insha Allah
Macalim lakin Disk c ma ogola extend sabab. Disk d ayaan 30gb ka soo jabsaday lakin inaan ku daro disk c ma ogola
Asc mudane hardisk ga ayaa iga yaraaday oo wax program ah ii qaadi waayay e casharkani ma i anfacayaa
ustaad aniga waxn rabay inan c badiyo waana racay wadadan ad itustay lkn extend maba muuqato markan r click dhaho maxan sameeyaa usaatii
waa in aad qaybtii aad samaysay masadaa ee cusbayd delete partition ka eeg ta cusub dhexdeed, kadib ta weyn ku soo noqo oo extend eeg way soo galaysa
@@lastechacademy OK USTAAD
Sxb annaaa ku wareersan plz ma heshay
Ustaad. Anigana sidaas oo kle ihysta wn delete greeyy. Tii cusbayd lkn. Extend c iima soo bxyso
1gb wuxuu lamid yahay 1024mb sida saxdaa inta GB ee rabto ku dhufso 1024mb.