Sidee Computerka Culayska Looga Saara| Qaabka Ugu Fudud| 4 Talaabo Kaliya!.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2021
  • waxa jira waxyaabo badan oo computerka culayska ku keena. si sidaa lamida waxa jira siyaabo badan oo computerka culayska looga saaro. tusaale viruska oo kale waa mid kamida waxyaabaha culayska ku keena computerka. hadaba muuqalkan waxa aan kugula wadaagi doona qaabka ugu fudud ee computerka aad culayska uga saari karto waxaana kamida farsamooyinka muuqalka aan kugula wadaagi doono, sida computerka culayska looga saaro, sida computerka viruska looga saaro, sida computerka loo fududeeyo, sida computerka xawaarahiisa kor loogu qaado. dhamaan muuqalka ayaad kaga bogan doonta.
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: *****
    **facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZ...
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    #sideecomputerkaculayskaloogasaara
    #sideecomputerkaloonadiifiyaa
    #sideecomputerkalooformatgareeya
    #sidacomputerkaviruskaloogasaaro
    #sidacomputerkaxawaarihiisakorlooguqaado
    #computer
    #speedupcomputer
    #somalitech
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 29

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

    **facebook page: facebook.com/somalitech0/
    ** instagram page: instagram.com/somalitech0/
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0

  • @apdulaahiaadam6721
    @apdulaahiaadam6721 หลายเดือนก่อน

    Taske manager keyga waa eber

  • @IbraahimMahamud
    @IbraahimMahamud 6 หลายเดือนก่อน

    Kan sadexaad wllo ctr +shift esc waxA loo is ticmaala wlo mar kuu kugu furan yahay taskt mangerka wll

  • @sakariyesaleban695
    @sakariyesaleban695 ปีที่แล้ว

    zxp aad ayaad u mahadsantahay waana kula socon doonaa marwaliba

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll sakariye

  • @bushrahurre674
    @bushrahurre674 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts 3 หลายเดือนก่อน

    War sxb halka markad marayso ayay iga xumaday startidan aad. Shegayso away

  • @xaayoowchannel8522
    @xaayoowchannel8522 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 ปีที่แล้ว

    waan u baahan muqalkan masha allah

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Waa si wanaagsan wll xamse, Mahadsanid

  • @mr.hordhac4129
    @mr.hordhac4129 2 ปีที่แล้ว

    😍

  • @sanaadi_qurux
    @sanaadi_qurux 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ☝🏼

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 2 ปีที่แล้ว

    m.a ustaad horey usoco.

  • @abdisamadisak3541
    @abdisamadisak3541 5 หลายเดือนก่อน

    💕💕

  • @kawsarmahamed123
    @kawsarmahamed123 ปีที่แล้ว

    Wll side errors computer 🖥 logasara bios

  • @abkaafi2931
    @abkaafi2931 2 ปีที่แล้ว +1

    macalin noo diyaari casharkan how to hide blur private information

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Course free ah oo aan so wado oo dhanka video aditingka ah ayay ku jiri doonta walal

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aad bad umahadsan tahay muqaalkan waax badan ayaan ka fa'idey
    Waxan kala so socdaa Ethiopia 🇪🇹

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal, waa si wanaagsan walal

  • @ayaandhaladofficial1394
    @ayaandhaladofficial1394 ปีที่แล้ว

    Wll waxan donaya sida windows 7 logu duubo🙄

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Waa isku mid wll sida loogu shubayo computerka windows 7/8 iyo windows 10ba, balse hadii aad ubaahato caawinad dhanka whatsappka ayaad iguso waydiin kartaa 252657917414

  • @islamic-dh3bt
    @islamic-dh3bt 2 ปีที่แล้ว

    ustaad seen ku heli karanaa adobe lightroom oo free ah

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      walal applicationku waa iib

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxaan kaa codsanaya inaad cashar kasoo sameysid sida muuqaal reaction loo sameeyo .
    Ama qaabka aad adiga usamaysid muuqaalka yar ee goobada kujiro ee video ga geeskiisa reaction noocas ah .
    Mahadsanid.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Walal course aan so wado oo video aditing ah ahna mid free ah ayay ku jiri doonta insha allah, dhawaan ayan so galin doona courska

    • @jaallemoha9724
      @jaallemoha9724 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 mahadsanid ustaad.