Kacdoonka Dhismaha Mogadishu - Coming soon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • insha Allah, waxaan dhawaan bilaabi doonaaBarnaamij lamagac baxay (KACDOONKA DHISMAHA) kaasoo aan booqan doono (property touring) dhismayaasha laga dhisaayo magaalada iyo kuwa ladhameeyayba. Muhimada barnaamijkaan waa in dadka doonaaya in ay guryo ka dhistaan wadanka hooyo ay ogaadaan xogta:
    1- Qarashaadka guryaha lagu dhiso
    2. Naqshadaha ugu casrisan xiligaan (Architecture designs)
    3. Waxyaabaha xaqiijin kara tayada dhismahaaga
    4. Shirkada dhismo ee ugu fiican, dhinac walba
    Sidoo kale waxana fursad siinaynaa shirkada wax dhisa, kuwa naqshadaha sameeya, Xirfadlayaasha wax dhisa iyo kuwa keena/soosaara qalabka dhismaha.
    kala soco asbuuc walba TH-cam channel-ka iyo Facebook page-ka Jimcaale Deals.

ความคิดเห็น • 15

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub ilaahow nabad waarta nasii aamiin

  • @guuleedwadani6300
    @guuleedwadani6300 5 หลายเดือนก่อน

    Bravo jimcaale u faidee soomaalida

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 6 หลายเดือนก่อน +3

    Roads, bigger roads, avenues with trees and streetlights, spacious pavements/sidewalks. a good underground utility system, sewage, public spaces, parks, playgrounds, residential and commercial areas, Mogadishu is booming fast but I hope the leaders wake up to the importance, of city planning and aesthetics, aimless building will create a lot of headache and traffic congestion and even hazardous emergency situation.

  • @Puntland1
    @Puntland1 6 หลายเดือนก่อน +4

    Qurbajoogta Somaliyeed wa dadalayan lakin mesha Dawladnimadi ba maqan. (The Government Role is missing)

    • @kawsarhussein4446
      @kawsarhussein4446 6 หลายเดือนก่อน

      Sax qurba joogta shaqo fiicqn hayaan

  • @somahmed123
    @somahmed123 6 หลายเดือนก่อน +4

    😊😊😊😊 lets build roads.

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 6 หลายเดือนก่อน

      Wadoyinka in la dhiso iyo in guryo la dhiso hal mar ma la isku wadi karo sase tahy wadoyin ka wala dhisa malin wlba ee mglda wayn wadoyinkoda dhan 10 sano laguma dhisi karo dhismahan maglda 10sano ugu danbesay aye bilowdwn tas manka ku haay

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 6 หลายเดือนก่อน

    - Imisaad Mugdiyo
    - Madfac Soo Dhiciyo
    - Mooryaan Is Dila
    - Minankood Ahayd
    - Anaguna Murugo
    - Iyo Muusanoow
    - La Madluun-sanayn
    - Waa mahad allee
    - Ma Huraankiiyeey
    - Waligaa Mudnoow
    - Waligaa Mudnoow
    Guul Mogadisho Greetimg from Hargies

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 7 หลายเดือนก่อน +3

    The population most are not from Mogadishu! They are regional displaced people

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 6 หลายเดือนก่อน

      Wht ever they all somalis so whts the problem

  • @abdulkadiraadan3021
    @abdulkadiraadan3021 6 หลายเดือนก่อน

    Awesome

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 หลายเดือนก่อน

    Moqorof Aala Isticmaalaa Weli Somalia Walee Fhib Aaka Jiraa

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 หลายเดือนก่อน

    Hawiye meeryaan dadka laynaysan iska daaaya😂

    • @kawsarhussein4446
      @kawsarhussein4446 6 หลายเดือนก่อน +2

      Mooryaan ina umad ku tilmaamtid Waa qalad wllo ilahey ka baq

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 หลายเดือนก่อน

    Aduunka Sidaa Wax U dHISEYSAAN 1940 Ooka Gudbay Qalab Casri Ah Soo Gata Plrease