KACDOONKA DHISMAHA 06 - Meeqo lacag ah ayaan ku dhisan karaa dabaq 3 biyaano ah, Muqdisho?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 เม.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @timatima439
    @timatima439 3 หลายเดือนก่อน +10

    runtii waxaan jeclaan lahaa in umadda loo kala sheego waxa aay kala yihiin Engineer iyo Architect , dhibaatada ugu badan ee wadanka heesata ayaa ah in qofkii raba inuu guri dhisto ama xarun ganacsi in la dhaho u tag Engineer hebal , midaas oo ah mid qaldan . Qofka ugu horeysa ee aay tahay in aad lahadasho waa Architect kadibna uu kaa saacido naqshadeynta guriga , alaabta aad u isticmaaleyso guriga iyo qaabka ugu wacan ee aad dhulkaaga uga faaideysan karto , kadib ayaa qofka Architect ah waxa uu la fadhiisanayaa Engineerka iyaga oo kawada hadlaya structure-ka guriga iyo culeeskiisa kadibna waxaa u gudbeysaan dhisida iyo bilaabida aas aaska guriga. inaad aad taqaano sida loo isticmaalo program 3D ah micinaheeda ma ahan inaad adga oo Engineer ah aad noqoneyso Architect. waa adiga oo il ku xanuuneesa aad aado dhaqtarka caruurta . waa iga talo iyo xasuusin . mahadsanid ...

    • @yahyeguled2108
      @yahyeguled2108 3 หลายเดือนก่อน +1

      Masha alah sxb waa arin muhiim ah.
      Thanks

  • @CaliCali-yw1us
    @CaliCali-yw1us 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha Allah, wa warbixin wanagsan, keep going brothers

  • @aweissharif5681
    @aweissharif5681 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jimcale iyo Engineerka howl fican ayaa wadaan mahadsanidin.

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 3 หลายเดือนก่อน +3

    Kenya wxa lagahela engineero bila camal ah karaqiisan kuwa somalida kana aqoon badan kuwaas halaso kaxresto 50 boqolkiba ayaann kushaqeyna kulahaa

  • @AA-ks2tw
    @AA-ks2tw 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa warbixintan faa'iidada leh. Waad ku mahadsan tihin

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤maasha allh

  • @abdulahijeylani9245
    @abdulahijeylani9245 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid jimcale

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maash Allah ❤

  • @Xanfreshchannel
    @Xanfreshchannel 3 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah shaqo fiican wadaa horay usoco

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 27 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @hamarbile
    @hamarbile 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a

  • @guulwade989
    @guulwade989 3 หลายเดือนก่อน +4

    G plus 2 baa 160k lagu dhista oo u diyaarsan in labo floor lagu si dari karo 450k kulaha 😂 wa dhac caadi ka waran

    • @abyanrahdan8179
      @abyanrahdan8179 หลายเดือนก่อน

      Ha wallaahi. Waa yaabey marka aan maglay 150k ground floor kaliya. Habo 200k 4.5 biyano ku distay aan agaana.

  • @user-vh8pe7ie9r
    @user-vh8pe7ie9r 23 วันที่ผ่านมา

    Ascw walaal warbix8n iga siiya guri 10 20 ah dhisan ayaan rabaa inaan labo door ka dhigo meeqaa igu bixi kara

  • @halimoabdullahi5463
    @halimoabdullahi5463 17 วันที่ผ่านมา

    Dhismo baqaar hoos iyo labo daba kor ah meeqo waaye

  • @OnPointpress
    @OnPointpress 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wa imisa qiimaha guri apartment 5 biyaano ah kana kooban 20×15

  • @zaalimaziiz
    @zaalimaziiz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Too expensive waye Wlhi How bro Somalia Allah u maqan kenya aan joogna lacagtaas laguma dhuftu wlhi

    • @guulwade989
      @guulwade989 3 หลายเดือนก่อน

      Wa beentiis 160k weeye

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asalaamu Aleykum walaal. Sadly mahadsantahiin aqbaarta aan aad iyo aad u jeclastay baad Waxaan. Aniga Waxaan haystaa dhulal badan oo banaan waxaan u baahanahay la talin. Hala ila soo xiriiro Jimcaale Realty please. Tusaale waxaan rabey baqaar hood ah iyo 3 Apartments kor ah Waa imisa qiimaha. Dhul ku waa 30x20 .

    • @yahyeguled2108
      @yahyeguled2108 3 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay walaal waa lagulasoo xariirayaa inoo reeb contacts aan kaalasoo xariirno

    • @yahyeguled2108
      @yahyeguled2108 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal mahadsanid halkaan kureeb xiriirkaaga sida telphone kaaga iyo email 📧 .
      Halkaan kureeb walaal

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhismaha Soomaali wuxuu ku caanbaxay tayo xumo iyo
    Sixir barar.

  • @abdikassim9299
    @abdikassim9299 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oo hada ma waxaa leedahay dhul 20*15 oo G+4 laga dhisaa dhismaha keliya ayaa ah $600 kun 😂😂
    Xagee wax ku soo barateen xagee se joogtiin muqdisho ma aha waxa ka hadleysaan anaga oo enjoneer ah miyaa nagu cabeysaan

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 3 หลายเดือนก่อน

    RAGAAN CIDII TAQAAN TAQAAN WAXAA KU XASUUSTAA BEENT RAYAAN BAJAAJ EE DHAHEEN ILMO AGOON LADHASHEE HEESAA MOOTO HALO GADO IYO BOOK AYGA QOREEN INEE DHAHEEN RAYAAN QORTEE HA LAGA IBIYO RAYAAN ISKU XAFADAA EHEEN WALIBA DARIS ISKU DHAW HDANE BEENTAAN BILAWEEEN

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 3 หลายเดือนก่อน

    150k base marku yahy biyaanooyinka kle na meeqaa weya

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    Plz Afkinah ku hadlah sih dadku u fahman

  • @eng.yasiinyuusuf1610
    @eng.yasiinyuusuf1610 3 หลายเดือนก่อน

    Ma filaayo eng dhab ah inuu yahay

  • @xuskaxaaji6104
    @xuskaxaaji6104 2 หลายเดือนก่อน

    wareesigaa waxaa ka muuqda unprofessional qofka ka sug jawaabta