MAXAY KU GOOYSAA $10 MUQDISHO - What Can $10 Get in Somalia 🇸🇴

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 269

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  7 หลายเดือนก่อน +86

    Fadlan 5kun Like iyo kun Share ah
    Mahadsanid 🙏🏾

    • @Salafialhamdulillah
      @Salafialhamdulillah 7 หลายเดือนก่อน

      @@miinaacumar4757 ducada badi wa Hele in sha Allah

    • @mozi3051
      @mozi3051 7 หลายเดือนก่อน

      You are worth it walaal sare.

    • @shirhamahmed3226
      @shirhamahmed3226 7 หลายเดือนก่อน

      Asc wll in an wah ku wediya rawa I.A iso jwp hde surta gal the

    • @Faisal_cade
      @Faisal_cade 4 หลายเดือนก่อน

      Why can’t we have our own currency ? Lacag cusub waa inaan sameeno. Oo ku sawirran madaxweynayaasha kulli. We need change quick Somalia

    • @Supr93
      @Supr93 3 หลายเดือนก่อน

      @@mozi3051 the southern mother and or daughter to help in this her son were not in

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 7 หลายเดือนก่อน +124

    Ilahow mar uuun muqdisho igeee yaa rabi we are beautiful somali 🇸🇴🇸🇴 from borama salaan sare

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 7 หลายเดือนก่อน +8

      Niyow ma adka si aad ku timaado lakin haddii aadan dad ku lahayn jeebkuna hooseeyo joogista ayaa dhib noqonaysa

    • @CabdiReermagaal-c3l
      @CabdiReermagaal-c3l 7 หลายเดือนก่อน +9

      Sxp qalih waa runta waxan ka fikirayaba waa sidaas kharash igu filan oon ku tago u heli lahaa

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z 7 หลายเดือนก่อน +11

      Carada Somaliyeed oo dhan cidi kama hoy dheheyso wll adiga iskaleh 🇸🇴😍

    • @omaali2898
      @omaali2898 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@CabdiReermagaal-c3l
      Hadaad shaqo karaadiso ama dad qaraabo ah la xidhiidho kawaran.

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 7 หลายเดือนก่อน +6

      @@CabdiReermagaal-c3l
      War bal ayaan u sug inta siyaasadda wareersani jirto ha imaan laga yaabee inta wadkii isaga kaa yimaado in la dhaho ayagaa dilay 🤣
      Waa la yaaban yahay ayaan taane
      Adiguna nin qalbi wanaagsan oo wanaag iyo dal xiis u socda ayaa tahay dadna waxayba raadinayaan siday dadka isugu diri lahaayeen

  • @najihalhilowli
    @najihalhilowli 7 หลายเดือนก่อน +18

    Video aad u fiican waaye, waa ku taageeraa saaxib qaali

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  7 หลายเดือนก่อน +3

      My bro 🙏🏾🙏🏾

    • @MucaadDeeq
      @MucaadDeeq 7 หลายเดือนก่อน +1

      $200K

  • @ciiseabdul6127
    @ciiseabdul6127 7 หลายเดือนก่อน +36

    M.a caasimadii umada Soomaaliyeed Salman from Garowe ❤

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 7 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks 😊 ❤🙏🏻

    • @nasra372
      @nasra372 7 หลายเดือนก่อน +1

    • @SafiyoCabdullahi-iy2tp
      @SafiyoCabdullahi-iy2tp 7 หลายเดือนก่อน +1

      kaa qaad nay walao an in sha allah waan imaan doonaa garowe wali matagin gobolada qoor kood 💖💖💗💗💖

    • @SeekKeet
      @SeekKeet 7 หลายเดือนก่อน

      Wll inaa imatid rajeynaa

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 7 หลายเดือนก่อน +30

    Geedi Sahan ,wll aad u mahadsantahay🌹🇸🇴♥️

    • @Need2getrich
      @Need2getrich 7 หลายเดือนก่อน

      War Nio afur maa iso dirtid

    • @호허숒봏
      @호허숒봏 6 หลายเดือนก่อน +1

      $10 waa uguday miya😂

    • @goatnaymerjr
      @goatnaymerjr 6 หลายเดือนก่อน

      Commentgiga maxa ka khaldan 😂

    • @호허숒봏
      @호허숒봏 6 หลายเดือนก่อน

      @@goatnaymerjr waxan kawada $10 dollar uuku so adegtay wu uso celiyay cml

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@goatnaymerjrmala oga😅😅

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 7 หลายเดือนก่อน +39

    Waqooyi Ceerigaabo sanaag
    Mar uun waan iman doonaa xamar i.a❤

    • @Imamkoshin
      @Imamkoshin 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa kusodowthahay, waa caasimadda qof kaa xiigo malahaa

    • @mustafamuse-hz1jb
      @mustafamuse-hz1jb 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka wax la yaabay Soomaaliya joogan wax dhahayaan ina Muqdisho aado rabaa ma yurub ba joogtan kkkkkkkkkk mise dalka dibadiisa

    • @Imamkoshin
      @Imamkoshin 7 หลายเดือนก่อน

      @@mustafamuse-hz1jb Ee waa caasimada soomaha, meel laa isleeyahay oo loo xiiso qaabo waaye

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 7 หลายเดือนก่อน +25

    Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado ❤❤

    • @suralowgasomalistar6514
      @suralowgasomalistar6514 7 หลายเดือนก่อน +1

      amiiin

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin🤲

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 7 หลายเดือนก่อน +1

      aamiin

    • @SafiyoCabdullahi-iy2tp
      @SafiyoCabdullahi-iy2tp 7 หลายเดือนก่อน +1

      aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @KowtherIbrahim-n7l
      @KowtherIbrahim-n7l 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin yaarabi

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 7 หลายเดือนก่อน +19

    Cida quraanka jecel welcome ❤

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah allow noobarakey magaaladeyna hormar wanaagsan allah hana gaarsiiyo from muqdisho❤❤

  • @crashiidmaxamed6865
    @crashiidmaxamed6865 7 หลายเดือนก่อน +5

    Xamareey illahay ha ii kaa. Xafido magaalo somali weyn ❤❤

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 7 หลายเดือนก่อน +17

    Yaa rabi wadanka noo hagaaji waa magaaladan ku dhashay yaa rabi nabad ka dhig oo cadowga ka qaba

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin.

    • @halimahussein9060
      @halimahussein9060 7 หลายเดือนก่อน

      Amiin❤

    • @nuura2755
      @nuura2755 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin weli nabad waaye waan ku dhashay mana ka tagin Alxamdulilaah waa Nabad Xamar social Media waxay kasoo gudbiyaan waa ka Badbadis

  • @xawom3016
    @xawom3016 7 หลายเดือนก่อน +13

    Wiilka ookiyaalaha ka iibsadey waxba masiin , kala fahan dadka walaal, adiga oo mahadsan. Amaba Kuwa aad u hooseeya. Inta kale salaan geedi sare.

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 7 หลายเดือนก่อน +1

      Okoyalaaha Hal dollar bas somaliya kan geedi sahan gatay

  • @MohamedHassan-ji1gp
    @MohamedHassan-ji1gp 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid. Your content is top tier.

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 7 หลายเดือนก่อน +5

    Geedi sahan your vlogs are so inspiring keep up the good work bro you are my favorite TH-camr

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 7 หลายเดือนก่อน +14

    First soomaaliyey.✌️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 7 หลายเดือนก่อน +9

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar2009 7 หลายเดือนก่อน +3

    M.a soo badi muuqaalada xamar dhaxdeedaa aaadbaa u mahadsanthy Geedi❤

  • @ShukriHaashi-v4u
    @ShukriHaashi-v4u 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa allah muqdisho cadeey

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 7 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllah dhirigeli SHILIN SOMALIGA❤ wadankeena Allah noo barakeeyo Aamiin 🤲😊

  • @nimoabdi71
    @nimoabdi71 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa Allah tabarakallah geedisahan fariid fariid dhalay adoo kale Allah ha inoo soo badiyo salaan sare walaalo 👋

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah geedi sahan ilaahay ha ku xifdiyo wadani

  • @DailyLifeNow24
    @DailyLifeNow24 7 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Asc sxb Qurbo Jogta ayaa nahay wadan kana jecel 👍👍👍👍👍👍👍
    CODSI: Video Mogadishu inoo soo badi kan aad ayaa uga helnay masha allah 👏👏👏👏

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid Geedi Sahan

  • @zaydcabaas130
    @zaydcabaas130 7 หลายเดือนก่อน +1

    Msha alh wllkyga geedi sahan horey u soco guuleyso ❤ waa saxiibkaga Calawi

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa alaah geedi sahan waa nin socod badan

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 หลายเดือนก่อน +10

    God bless Somalia peace Muqdisho ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕊️❤❤💕💕❤ from sanaag Somalia 🇸🇴

  • @sadakmohamett5625
    @sadakmohamett5625 7 หลายเดือนก่อน +3

    28 wadanka dhan wa isku mid from Kismayo 😊

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran geedi sahan ❤

  • @IsmaelAdanisack
    @IsmaelAdanisack 7 หลายเดือนก่อน +5

    Iam from baydhabo geedi sahan

  • @MohamedRamadanMohamed-s4j
    @MohamedRamadanMohamed-s4j 7 หลายเดือนก่อน +42

    Xamar Is Not Easy

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 7 หลายเดือนก่อน

      aado wayn😊🤚🏻

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah muqdisho

  • @naxwaa307
    @naxwaa307 7 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going geedi sahan😊❤

  • @abdullahibadri9612
    @abdullahibadri9612 7 หลายเดือนก่อน +13

    Reer Muqdisho hadaad wax ka iibsan oodan la gorgor tamin waad dhacan tahey.
    Waxaa la mida Sucuudiga iyo Imaaraatka iwm.

    • @yonisabdiaziz6368
      @yonisabdiaziz6368 7 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa qimaha shayga sidex laabkiisa ayey kaaga bilaabayaan waa waxan la yaabay.

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb ninka okiyalaha wukaxishoday adogo muqal kaqadeyso hadana kugaday lacagta wadankeena illaahow barakey eena nonawadey amiin yaa allaah

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 7 หลายเดือนก่อน +1

    Well done geedi sahan keep going

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 7 หลายเดือนก่อน +10

    Geedi sahan wuu fahamay jawiga marba hduu gorgortamaayo😂😂

  • @NuurtoMaxamud-q1g
    @NuurtoMaxamud-q1g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi sahan keep going pro 🖤🔐🙏

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 7 หลายเดือนก่อน +10

    Xamar caasimadda somalida kulmisay be proud from Hargaysa

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim8903 7 หลายเดือนก่อน +2

    Legend geedi sahan

  • @Nasridiinosman-wj2sp
    @Nasridiinosman-wj2sp 11 วันที่ผ่านมา

    Wwww Wadanka quruxdiisa waa muqdisho hormar waarra urajyn❤😊

  • @abdiladifali6606
    @abdiladifali6606 7 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going bro this is such inspiring thing for our ppl and country

  • @MaksymilianPetrenko
    @MaksymilianPetrenko 7 หลายเดือนก่อน +10

    Very interesting video! Thank You! It would be also good idea to make the video about current Somali Shillings banknotes in circulation because not everybody knows about them! It would be so interesting if you had done such video! People all over the World know almost nothing about Somali money and banknotes You hold in hand in this perfect video! So the video about short but detailed information about that banknotes and what is depicted on them would be very useful and interesting! Could You also tell about the current Exchange rate for Somali Shillings to $? Thank You!

    • @nuura2755
      @nuura2755 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waan fahmay lkn English luqadeena maaha ❌

    • @Bukhari_cade65
      @Bukhari_cade65 5 หลายเดือนก่อน

      War waxan no fasira

  • @funnyvideos.33
    @funnyvideos.33 7 หลายเดือนก่อน

    Manshallah muqdisho and ayay u qurux badan tahay

  • @cat_106
    @cat_106 7 หลายเดือนก่อน +2

    Geedi sahan waxaa tahay qof isbedela, genuine person ma tihid. Fake. Sida aaad u caanbaxday fans kaagi waad hilmaamtay.

    • @A_shares
      @A_shares 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka binidamka haka amaan helaan. Qof walbo waxa u bahan yahay in la sharfo o loo daayo howshisa. Dacayadaha an runta ku saleesnen iska ilaali. Wa qof muslim ah xaqiisa ilaali

  • @xasanmalay3390
    @xasanmalay3390 7 หลายเดือนก่อน +9

    Geedi sahan ninka okiyalha ku naqo asga tabaruuc ku samee sxp
    Guuleyso 2:01

  • @IbrahimabdiyareAbdiasiis
    @IbrahimabdiyareAbdiasiis 3 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan nin an tageero sxp sare guuleso

  • @LbXl-f4j
    @LbXl-f4j 7 หลายเดือนก่อน +8

    Baldween taga liibaax natusii odaay

  • @ahmedmohamedfarah3067
    @ahmedmohamedfarah3067 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alah Muuqaal qurux badan, Guulo badan ayan kuu rajaynaa saxiib

  • @sakariyegacda1647
    @sakariyegacda1647 7 หลายเดือนก่อน +3

    Xamar cadey ❤

  • @apdirahmanahmeddupad
    @apdirahmanahmeddupad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Keep it up Brow ✋

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 7 หลายเดือนก่อน +1

    Legend gedi sahan

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa Allah

  • @jowhar9388
    @jowhar9388 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah sxb guulayso

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 7 หลายเดือนก่อน +2

    Muuqalada soobadi mzul
    Si bilicda wadankena uguraxesano

  • @mdeeqow4923
    @mdeeqow4923 7 หลายเดือนก่อน

    Geediyow ..Cadalle &Jowhar aad film nogu sooduub. Thanks

  • @funy194
    @funy194 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mogdisho way shidan tahay wlhi❤❤❤

  • @AbuBokor-yj5kf
    @AbuBokor-yj5kf 7 หลายเดือนก่อน

    Xamar noloshu waa raaqis walhi i love tou Muqdishooo ❤❤❤❤❤

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 7 หลายเดือนก่อน

    maansha alaah beautifully muqdisha muuq bilan ♥️♥️♥️♥️

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 7 หลายเดือนก่อน +8

    Somalida kaliya ayaa jirta dad ka tagay lacagtoodii oo dolor wax ku kala gata

    • @fariida6236
      @fariida6236 7 หลายเดือนก่อน +2

      Dadka maxay awoodan oo ka badali karaan shaqadaas waxay utaal wazaarada maaliyada

  • @yaasirali4458
    @yaasirali4458 7 หลายเดือนก่อน

    1 dollar fish and rice? Somalia is another world! and it is good to live here

  • @aligelle6706
    @aligelle6706 7 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan thank you for this video, maqayadi qadada ka cuntay waa ka qishay , lakiin mamada malawaxa horay ayaan uga cunay , ❤from Birmingham uk

  • @mohdabdullahi3002
    @mohdabdullahi3002 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nin adag geedi sahan

  • @Sadaambadmaceye
    @Sadaambadmaceye 4 หลายเดือนก่อน

    M.a wadan keena ❤

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 7 หลายเดือนก่อน

    Makes me proud

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 7 หลายเดือนก่อน +2

    Magaaladan waxaan ku jeclahay qof waliba tiisuu wataa qofi kuguma mashqquleyso halkaad rabto waxaad doonto cun, salaan sare reer Mogadishu

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 7 หลายเดือนก่อน +3

    Geediyoow waxaad isoo xasuusisey sida hooyooyinka Soomaaliyeed wax u gataan 😂💔 2:23

  • @together1423
    @together1423 7 หลายเดือนก่อน

    Seetuun maha brother gocoso maha. Waaaaa canuuni

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah agood vedio

  • @Safia1470
    @Safia1470 7 หลายเดือนก่อน

    Abowe we love ❤️ you wallhi hore usoco mashaa allah allaha kudaayo maaalmo badan ❤ indhahaad noodoojisa ❤booooweheena qaaliga ah❤

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah bariiska it's so delicious

  • @AliShirwac
    @AliShirwac 7 หลายเดือนก่อน

    محتواك رائع وانت باين عليك شخص خلوق نصيحه اترك المسيقا

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 7 หลายเดือนก่อน +2

    Good job

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 7 หลายเดือนก่อน +2

    Muqdisho❤ wlhi waan u xiisay
    😢❤❤❤

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 7 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan sxb socdaalkaagii degmada warshiikh ayaa kuu harsan

  • @nuromohammud8808
    @nuromohammud8808 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha soobadi muuqaaladan

  • @nessesitoburrito8873
    @nessesitoburrito8873 7 หลายเดือนก่อน

    I can see my dad‘s apartment complex by the sea in Xamar weyne in this video.

  • @sumayaabshir4909
    @sumayaabshir4909 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ascgeedi sahaan fallen so boqo xaafuun bari

  • @bulshobilechannel7550
    @bulshobilechannel7550 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah ❤ wadani dhaba

  • @ashmoh5727
    @ashmoh5727 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Geedi
    Muqaal kasoo duub naftaada. Xagee kusoo kortay? Safarada iyo muqaaladaan shaqo miyey kuu tahay? Xagee wax kusoo baratay?
    Thank you for these nice videos

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 7 หลายเดือนก่อน

    Keep Going pro❤❤

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 7 หลายเดือนก่อน

    Lacagta fara badan waa waa qali shey yar bad ku qadanaysa

  • @killacabdi1163
    @killacabdi1163 4 หลายเดือนก่อน

    Good video 👍🏾

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 7 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Mubarak

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 7 หลายเดือนก่อน

    6:40 okiyaalki o mesha saartay 😂😂, i hope he didn't forget that sunglass lol

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 7 หลายเดือนก่อน

    Guyl insha,allah

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 7 หลายเดือนก่อน

    Gedi sahan sucuudiga faraha jaray...bakhayl..kkk kaftan

  • @yanyuur
    @yanyuur 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks walaal

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 7 หลายเดือนก่อน

    Dalka soomaaliyeed waa lacagta meel kasta laga qaato.

  • @MustaphaOmar254
    @MustaphaOmar254 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah muqdisho

  • @AbdixakiinAbdilaahiMuuse
    @AbdixakiinAbdilaahiMuuse 7 หลายเดือนก่อน +2

    deedi sahan zxb

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 7 หลายเดือนก่อน

    GEEDI SAHAN IS GEEDI SAHAN🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maryamaelmimohamud6116
    @maryamaelmimohamud6116 7 หลายเดือนก่อน

    Waaa mashaa allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 หลายเดือนก่อน +2

    MAASHA. ALAAH
    MEESHAAN. KUDHSHTEY. WALI. MATIGIN. WAXAA.
    IIGUDANBEESEY. 1991

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 7 หลายเดือนก่อน

    Wadankena nabad,Allah nooga,dhigo

  • @yanyuur
    @yanyuur 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks walaa

  • @AabeAbdinor
    @AabeAbdinor 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabaraka allah❤

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 7 หลายเดือนก่อน +6

    Geedi sahanow ninkii miskiinkii ku noqo eed markii U horaysay okiyalaha ka gadatay waaye waad biqistay sidaasi sxb ma fcno kunoqoo kafarxi

    • @fariida6236
      @fariida6236 7 หลายเดือนก่อน +1

      Haa runti waaka naxay

    • @abdikanihiis3425
      @abdikanihiis3425 7 หลายเดือนก่อน

      Qasab haku laabto , suuragal maaha qiimaha uu ka siistay

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 7 หลายเดือนก่อน

      1 dollar ayay jogan wuu la socdaa ninkan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dollar ayaa hawada naga haysta! Kunkii maxaa Daaray?

  • @AbdiaziizfarahElmi
    @AbdiaziizfarahElmi 7 หลายเดือนก่อน

    Horta Baladweyne makaamiradaa lagaa dhacay waxba kama soo duubine wana tagtaye sxb baladwey