Mnsha Alla wllo iduceeya in Allah iifududeeeyo quraanka hadan ayaan quraanka bilaabay anoo 13jir ah ayaan katagay anoon dhamayn hada anoo 18jiraan bilaabay inaan quranka siwacan ubartan raba sida sheekhano kale pls iuduceeya xifdiga in Alle iifududeeyo Alle danbiyadiina hadhaafo❤❤
Asc Cabdulaza Oglow Suuratul Nisaa aayada 15 naad hafkeeda oo ka hadleyso haweenka zineztay in lagu hayo guriga ilaa intey ka dhimanayaan ama Alle amar kale ka keenayo soo lama nasaqin xukun ahaan laakiin waa la akhrinayaa jzk laah
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. 🤣🤣🤣 ashcab damaaac🤣 war ninkaas xoolo jeclaaye🤣 haati qaamuuskiisa kuma jiro makulahooo sheekh cabdicasiis 🤣 Qud bis u sheeg 🤣🤣🤣 sheekh cabdicasiis iyo sheekha kale Allaha idiin barakeeyo waa iga qosliseen ugu dambeytii 🤣 tankale maalin walbo quraanka kariimka waa aqriyaa mana xisaabiyo aayadaha xarfaha ka bilaabmo ee suuradaha ayaa fiiri jiray waxa ka bilaabmo maasha Allaaaaah sheekha waa xaafid wayn runtii sida uu xaruufaha u xafidaan ka fahmey Allaha barakeeyo kuwii JANNATUL FIRDOWS AL'ACLAA KU KULMO ALLAHA INAGA DHIGO AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN. 🤲
Ninkan waa ehlu quraan barnaamijyadiisa soo badi saddexda qaybood ba waan daawaday maasha allaah❤
Mnsha Alla wllo iduceeya in Allah iifududeeeyo quraanka hadan ayaan quraanka bilaabay anoo 13jir ah ayaan katagay anoon dhamayn hada anoo 18jiraan bilaabay inaan quranka siwacan ubartan raba sida sheekhano kale pls iuduceeya xifdiga in Alle iifududeeyo Alle danbiyadiina hadhaafo❤❤
Masha allaah culumada ale ha idin siyaadsho cilmiga aad noga faa idaysen wllyl ilaahay ha idinka abaal Mariyo anagana kuwii idinka faa idaysta ale hanaga dhigo
Mansha Allah wx badan ayaa idinka faa idey Allah ha idin barakeeyo sh cabdicasiis oogle iyo sheikh mukhtaar maxamed ❤
Ninkani waa ragii sheikh cabdi kariim cilmiga ku shubay
Maansha Allah Rabi haydiin siyaadiyo aqoonta ana ii soo duceeya waan bartaa quraanka in Alle ii furo daakirka
Mashallah tabaraka Rahman wll abdulaziz oo an jeclayn Wll kaleh oo qalbigeena qabsaday ayaa kuso biiray Allah idin barakeeyo
Mashaa Allah TabarakAllah
Alle ha inoo xifdiyo culumadeena sharafta badan dhamaantood, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤
Maasha Allah Shiikh mukhtaar Allah habarakeeyo
Masha Sllah Cilmiga Allah heydiin zaaidsho hakaas nooga siiwad sh cabdicaziiz oogle 7 sano kahor ayoo intaan kayar ayaan kudhageysan jirey
Allah heydiin barakeeyo
Masha Allah barmaamij qiima badan noo soo badiya jazaakumuLLahu kheyr 🌺
Masha Allah alle haydin barakeeyo Sheekh❤
Masha allh tabarkallh ilahay ha kubarkeyo shekh
Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah ❤❤❤❤
Mashallah sheikh eid moubarek
Alle khayr hasiiyo culimadeena sharaftaleh
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
Masha Allah. Jazakaallahu Kheyr. Labada Sheekhba Allah ha xafido if iyo aakhiraba.
Jasaka Allah kheyr
Mashalla Mashalla
Mnshallah Allah ku xifadiyo shieekh
Maashalah tabaarkalaah
Masha allaaaah ilahay cilmaga iyo cimrigaba haidin barakeyo
Mashalah Mashalah ilaahay haidinbarakeeyo labadiinaba جزاكم الله خير
Mansha Allah ilaahay ha kuu siyaadiyo Shiekh xiftigaaga
Mansha allaah Alle ha idin xafido Culimo
Masho alha ali hadnka jasie siyo amiin amiin
Shekhan waa funy mar walbo no keen
Wallo yala iso ducaya inu alha ifahn siyo gurnka
ALLAHU AKBAR 🥺
Asc Cabdulaza Oglow Suuratul Nisaa aayada 15 naad hafkeeda oo ka hadleyso haweenka zineztay in lagu hayo guriga ilaa intey ka dhimanayaan ama Alle amar kale ka keenayo soo lama nasaqin xukun ahaan laakiin waa la akhrinayaa jzk laah
Shukran alfa marah axbaabi fillah jazaakumulah qayr
Alle xaafdul quraan hanagadhidho
Mash alah ilaahay hay din xafido
Allhu akbar
Masha Allah tabrakallah ❤❤❤❤
Masha sheekh alaha xifdiyo sheekha
ماشاء الله تبارك الرحمن.
سبحان الله العظيم
maansha alle alle ha kugu anfaco
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Culimo hadalka iska suga ❤
جزاكم الله خيرا ً
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
Masha allah❤
Jzk kheyr
ما شاء الله تبارك الله ربي يحفظكم ويبارك فيكم
Soo badi cabdicaziizow
maasha alaah
Alle haidin xafidoh
M.a
Aad iyo aad ayey uwanagsan yihiin barnamijka
Masha Allah
Quranka carurta ma u dhiga waa ehlu quran ee?
M.a❤😊
ASCW salan ka dib Sheekhow 9waw aa ku jirto 10 ka. intee ka keentahay
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
🤣🤣🤣 ashcab damaaac🤣 war ninkaas xoolo jeclaaye🤣 haati qaamuuskiisa kuma jiro makulahooo sheekh cabdicasiis 🤣 Qud bis u sheeg 🤣🤣🤣 sheekh cabdicasiis iyo sheekha kale Allaha idiin barakeeyo waa iga qosliseen ugu dambeytii 🤣 tankale maalin walbo quraanka kariimka waa aqriyaa mana xisaabiyo aayadaha xarfaha ka bilaabmo ee suuradaha ayaa fiiri jiray waxa ka bilaabmo maasha Allaaaaah sheekha waa xaafid wayn runtii sida uu xaruufaha u xafidaan ka fahmey Allaha barakeeyo kuwii JANNATUL FIRDOWS AL'ACLAA KU KULMO ALLAHA INAGA DHIGO AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN. 🤲
MashaAllah ❤😅
❤
غيرالمغضوب عليهم ولاالضين aayadaas way kujirtaa xarafka qayn
Haa wekujirta lkn waxa lasheegayo waa bilawga xarafka
Ialahay dartiisa idin jecelahay waxa ka codsana alle dartiii inaad noo soo badisaan macalin oogle