Sideen shaqo ku heli karaa || Dr. Abdiaziiz jawaari ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @SammySoul-n6c
    @SammySoul-n6c 27 วันที่ผ่านมา +2

    It is truly refreshing to hear a Somali voice speaking so passionately about the future of our people, especially the younger generation. As a nation, we have been caught in a cycle of repeating the same mistakes, hoping for different outcomes-truly the definition of insanity, as you’ve rightly pointed out. Dr. Jawari, you have sparked an important and much-needed conversation. I sincerely hope that Somaliweyn embraces your vision and that it becomes the foundation for meaningful change moving forward.
    ++
    Soomaaliya, Soomaali uun baa badali karto. Saan issu dhaama oo midoowa.

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 27 วันที่ผ่านมา

    Exactly international partners ka waa fursadaha ugu badan dalka ka jiro lkn dad dibadaha ka imaade ayaa dhalintii dalka ka booba fursadaha kadibna musuq maasuqa shaqadii fursada soo labeyso waa in dhalinta ey sameeyaan hal-abuur ay kaga bixi karanaa thank you Dr. Abdiaziz Mohamed Jawari and your team

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah waa waraysi Xiiso badan oo xog badan aan ka faaiiday
    Mahadsanid walal
    ❤❤❤❤

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 29 วันที่ผ่านมา +7

    Waagii hore waa jiri jiray iskool xirfada lagu barto waxaa la oran jirey Poly teknic school wuxuu ku yaalaa number 4 .waxaase hada la siiyey Turkish ka .

  • @coachismail7280
    @coachismail7280 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sidee shaqo u abuuran karaa✅

  • @AmiiraxasanAmiiraxasan-es2bj
    @AmiiraxasanAmiiraxasan-es2bj หลายเดือนก่อน +3

    Keep going Dr.cabdicaziz😊🎉

  • @SuleymaanMahamed-g5u
    @SuleymaanMahamed-g5u 29 วันที่ผ่านมา

    Masha waa xaqiiqo wllky🙏

  • @KABILOW_ALIF
    @KABILOW_ALIF 29 วันที่ผ่านมา +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن ❤🎉

  • @mohamedabdikaafi5337
    @mohamedabdikaafi5337 28 วันที่ผ่านมา

    mansha allah dr

  • @AbdilatifZakarieOsman
    @AbdilatifZakarieOsman หลายเดือนก่อน

    Wow good idea 💡 thanks dr

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 28 วันที่ผ่านมา

    Waa waraysi waxtarleh

  • @XidigtaOnline
    @XidigtaOnline 29 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks

  • @FaatimaApdulahi
    @FaatimaApdulahi หลายเดือนก่อน

    M.sh keep going brother ❤

  • @AbdiasismohamedAhmed-d2y
    @AbdiasismohamedAhmed-d2y 29 วันที่ผ่านมา

    m.a ❤❤❤

  • @Nasiir_Graphics_channel
    @Nasiir_Graphics_channel หลายเดือนก่อน

    Dr apdi aziiz jawaari

    • @abdilahizidan
      @abdilahizidan 29 วันที่ผ่านมา

      Asc wll mahadsanid sida quruxda badan ee nuugu soo gudbisay content gan wax tarka leh ma ii fududeeyn karta wll contact ustaad waxan ahay arday ka baxay urban management oo talo ka heli laha

    • @GeelChannel
      @GeelChannel  27 วันที่ผ่านมา

      @@abdilahizidan Wll email kusoo dir waxaad u baahantahy waxaan isku dayeynaa inaan diktoorka kuugu gudbino

  • @AliHidig
    @AliHidig หลายเดือนก่อน +1

    Bro, qofka marka aad suaal weydisid, fursad sii, xog badan ayuu bixinaya

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 28 วันที่ผ่านมา

    Tax is used for facilitation