Dambigada iyo dambiga walidinta Allaha dafo Ajar iyo xasanad aan lakobi karin Allaha kusiyo janadana firdowsal acla Allaha idinkusharfo Aamin Aamin Aamin Aamin Ya Allah
Asc .Cadicaziizow walaal dadka sii cararaya markeey lacagta qaataan ma u dhax galikartaa waxyaroo haldaqiiqaa ma tukataa nabigaagu waa kee bal ineey ka jawaaban una sheeg in nabiga salalaahu caleeyhi wasalam lagu saliyo iyo sida loogu saliyo iyo ku dheh itaqulaah meel walboo joogto ha daqiiqo walaaal ma tukataa maxaa ka aaminsantahay qofkaan tukan waxyaabahaas sideey kula tahay?
Salalahu Caleyhi Wasalam
Subhanallah baadiyihii dadkii joogay aya ka cilmi badan dadkii magaalad joogay
Maglooyinka qaflda ku badan alle han xafido
Maasha ALLAAH. Magaalo-yar waaba magaalo cajiiba ALLA haydin barakeeyo dhamaantiin.
Tuulada naaa kafiican hargysa
Mashallah tabarakallah, waa wax aadloogu farxo in sidaas ay ugaranayaan diintii ilahay dadka baadiyaha jooga
Magaalada magaceed
Mansha allah tabaraka allah illahay diinta ha inoo fudaydiyo insha allah aamiiiin ❤❤
Masha'Allah Masha'Allah tuloyiinkaa dakoodu waa dad miyiirqabaa belayaadan talefonkuuna aad uumaagadhiin❤
Mansh allaah jasaakallaahu khayrn sh cabdicasis maxamed oogle alle haku sharfo adunka iyo Akhirob
Sheekh waad mahadsantahay balse saxaabiga ugu cilmiga badan ibnu cabaas miyuuna ahayn حبر هذه الأمة
Mansho Allah sheikh ilahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo haw shaa culus ee aad diinta uguu khidmaynasoo
Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer sheq
Jazaka Allahu kheyran sheikhana
Mansh allaah illaahay ha barkeeyo
Xataa reer miyigayagiina 😂masha Allah
Masha allah
Waa tuulo wacan
Tuulo Barakaysan ❤
Masha allah miyigaba dhama magalada
Akhlaaq badana
Mansha Allah
Waa uxiusay barnaamjikaan
Mahadsanid mudane
Ma sha Allah reer magaalo yar waaba culimo Allah ha idiin siyaadiyo
Mashallh
Allhuma barik tulada wa cajiib akhlaaq iyo cilmiba jazakumulah kheir sheikh 🤍
Masha Allah ilaahey haxafido
manshaa Allah tabarakalaah tuuladu waa fiicantihiin mashaa Allah ❤
masha Allah Sheikh geeljiraha baadiyahana hala soo waydiiyo
Mansha Allah culumo isku timid mesha❤
Masha Allah Allah haku barakeeyo
Dambigada iyo dambiga walidinta Allaha dafo Ajar iyo xasanad aan lakobi karin Allaha kusiyo janadana firdowsal acla Allaha idinkusharfo Aamin Aamin Aamin Aamin Ya Allah
Mash allah hn Djibouti nokalay wan kusodhawaynaynaa insha allah
Masha allaah masha allaah
Wa magalo yar oo khayr badan
MashaAllah sheikh tabarakallah ❤❤ sas kugu rbnaa
Mansha allaah Alle cilmig haidin barkeyo
well done sheikh abdiaziz
Maasha allah waa magaaladii ugu cimiga badnayd
Mashlaa
جزاك الله خير
Sheikh Abdulaziz Allaha kuxifdiyo🤲❤️
Labo abdiaziz baa magaalayar isku helay abdiaziz oogle iyo abdiaziz xusien sugaal hambalyo
illaahay ha idin barakeeyo batroolkiina waa laydiin qodayaa illaasha diinta iyo nabada
Axmed Nabi Maxamed ayan
MshAllaah ❤
Masha allah ❤
ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يخليكم جميعا الهم وفقنا ما تحبه وترضاه يا رب العالمين
Oogle ustad
Magaaladii Unuunley maxaad u dhaaftay Sheekh❤
masha Allah maskax saafiya
Mnshallah
ما شاء الله تبارك الله
Ma shaa Allah
Badiyah ubado
Xadiiskana ubadi sheikh
Sheekh hooyooyin hargeysa wey sugayaan baro diintaada
Ina afmadoobe ama magaloyar
Masha Allah
amiin❤❤
Mansha Allah
Allahu akbar
Maansha allaah waa magaladan ku dhaye waana u xiisaye Allaah waana ka baraye aniga nabada qaba in u dalaka hooyo isoo celiyo jzakalaah khayr sheekh ❤
M.a jazakallaah
Asc .Cadicaziizow walaal dadka sii cararaya markeey lacagta qaataan ma u dhax galikartaa waxyaroo haldaqiiqaa ma tukataa nabigaagu waa kee bal ineey ka jawaaban una sheeg in nabiga salalaahu caleeyhi wasalam lagu saliyo iyo sida loogu saliyo iyo ku dheh itaqulaah meel walboo joogto ha daqiiqo walaaal ma tukataa maxaa ka aaminsantahay qofkaan tukan waxyaabahaas sideey kula tahay?
Sheekhow hadyada reer miyiga ma taqaanide raga baco iyo gudmo hadyada ugu badal lacagta waa ku qayilaa kitaabna waxba kama yaqaan
Runtii aqoontu waxay ku hadhay tuulooyinka iyo miyiga halka magaalooyinkii ay fanash yihiin
Halkee ku taala noo soo sheeg
suuratu israail hhhhh
magaalo yar ma waxay taal burco agteeda ?
burcay waxyar ujirtaa wllo
haa garty mahad sanid wll
SCW SCW SCW
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
ماشاءالله تبارك الله
Mashallaah
Masha alaah