Masha Allah, culuma is heshay, inaguna waa in aynu ka faidaysanaa, waayo sababta ay suaalaha isku waydiinayaan waa in aan ka faidaysano inagu. Allah ha noob xifdiyo culumadena.
Maansha allaah cabdicasiis oogle waad mahadsan tihiin adiga iyo sheekha kaleba hadii aan nahay dadka qurbaha jooga waan ku xidhanahay page kaaga ee inoo soo badi si aan uga faaidaysano barnaamijka alle ajar iyo xasanaad haydinka siiyo idinkana insha allaah.
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. Maasha Allaaaaah waa barnaamij aan aad u jeclahay Allaha idiin barakeeyo sheekh inoo soo badi barnaamijkan suaalaha diiniga waa mid aan aad u jeclahay markii aan nafteyda ka hadlo waliba suaalahas in badan oo ka mid waan aqaaney, ALXAMDULILAAHI... inta kalena waa ka faaiideystay jizaakalahu qayr aljiza'aa sheekh.
Sheekh cabdicasis alle haku xafido kitaabkaas halkee ka helaa khyr alle ha ku siyee
Manshaallah allah give him cilmii Baraka allah 😢😢
Sh barnaamij aad u wanaagsan ok waxtar leh weeyan noosoo badi khayr alle hakaa siiyo e sh❤❤
sheekh anagane su aalo noo same oo online😂
Asc Sh. Oogle . Jazakallaahu kheyr Sheekh noosoobadi .
Waan u oomanahay ee noo soo badi fadlan .
ماشاءالله شيخ حفظ الله 😊😊😊😊😊
Wllo batnaamijka ceynkani ah hala soo badiyo si aynu uga faaideysano insha Allah, ilaahey haku barakeeyo
Masha Allah tabarka sheikh Allah yaxfadak 🎉🎉🎉🎉
Masha allaah wax badan ayaan ka faaiiday barnaamijka baro diintaada jazza kallaa khayr sheekh
JazaakumuLLAhu kheyr
Masha Allah waa barnaamij faaido badan soo badi sheekhoow, anaga mid noo sameeya Ònline ah😅❤❤
Mashaa Allah
JazakumuAllahu khayran
Noo soo badi sheikh❤
Asc sheekh cabdicasiis oogle maashaa aala alaha ku xafido
Noo soo badi sheekh abdiaziz Insha Allah
Jazaakallah khayra sheikh
Maasha allah tabarakallah allah yaxfidkum
Jazakallah sheikh
MashaAllah jazakallaaah qayr
Masha allah ilahay ha idiin xifdiyo waa barnaamij qaaliya noo soo badiya
Shiikh soobade jazaakumullaah
Masha Allah Ilaahey hayna xafido Aamiin yaa rabi
Sheekh daawadayaasha soo waydii suaalaha abaalmarime soo raaci
ربي يحفظكم ويسعدكم في الدنيا والآخرة
M.a sheekhow allah Haku xifdiyo m.a kitaapka halke laga helaa kitaapka heyso sualaha ku qoran
ما شاء الله تبارك الله cilmiga Allah ha idin siyaadiyo
Asc sheekh noo soo badi illaahay ha idinbarakeeyo
Baarakallahu fiikum. Aad ayaa inogu faaideyseen. Allaah ajar iyo xasanaad haa inka siiyo.
جزاكم الله خير الجزاء
Sh mukhtaar sh c/casis Hhhhh😅
Masha allaH
Jazakallahu kheir
Masha Allah sheq jazaka Allahu qeyr nosoo badi wanka faidnee
Manshallah sheekh ilaahay haku barakeeyo noosoo badi inshallah ❤❤❤❤❤❤
ربي زدني علما
Sheikh dadka daawayasha midey ka faaideystaan oo hadyad ku helaan ka dhig ama suuqa la dhex mar adoo mhdsn Alle haku barakeeye sheikh
Ilahay kheyr hakusiiyo waad noo faaidaysaa halmid ayaan kuwaydiina kitaabkaas oo sualaha halkee kahelnaaa mahadsanid
Maasha Allah jazaakumu llahu kheyr mathalkiin Alle habadiyo shar iyo sheydhaan Alle ha idiinka qabto Amin
Allaha idin barakeyo Cilmiga Allaha u siyaadiyo sheikh jazakumulah kheir 🤍
Mash alah sheekh jasaakumu laah noo soo badi sheekh aad baa umahad santahay
masha Allah ilahey kheyr ha idin siiyo wax badan aa noo faideeseen
Maashaa allaah shiikh noosoo badi
Mash alah sh so badi ale hay din xafido
Soo Badi Shiikhow Ilaahay Haku Barakeeye
Masha Allah, culuma is heshay, inaguna waa in aynu ka faidaysanaa, waayo sababta ay suaalaha isku waydiinayaan waa in aan ka faidaysano inagu.
Allah ha noob xifdiyo culumadena.
❤❤❤❤❤❤❤❤ MashaAllah sheikh tabarakallah online rbnaa
Manshallah tabarakallah illahy ha idin siyadiyo cilmiga culimo Anagana Allah hanofudaydiyo barshada cilmiga ❤
Mansha allah wan jeclahy diinta
Fadlan noo soo badi aad baan uga faaiday wax badan oo aanan aqoon ayaan ka bartay ilaahay hakaa jasaai siiyo
Walaal buugaas xagee kaheli karnaa
Sheekhow anagana noosoo sameen inshaAllah aad ayaad umahadsan tahay shiikh🥰🥰
Masha Allah
Masha allh noo soo badi Shiikh
Mash allh ❤❤❤
Asalama calaykum waraxmutullahi wabarakat Allah yabarik cimri wa cilmi nosobadi waxbadan kafaidne
Masha allah xafiduhulaah ❤❤ inta danbe iga qoslisay waa kaso baxsatay
Mashaa allaah ilaahay ha noo xafido culimadeena❤️❤️❤️
Casiir maxaa ladhahaa wll ifahansii please
Asc shiekh alle dartii ayn kujeclahy shiekh buga aynrabaa
Haaa sheikh waxa badan ayaan ka faiday waa barnamij Aad ufaida leh.Mahadsanidiin sheeqyadeena
Asc masha Allah mufiid jidan Allah ha idin xafido
ASC
Wllo barnamijka sidan oo kale noo soo badiye kana fiican kan aad ku qabadid suuqa
Jaa aka allah wllhi bilaahi aad baan uga faaiiday ee noso badi waliba sheekhan nooso celi cilmibadan baa ku duugan aan kafaaiidnee
we love you shekh
Baarakallaahu fiikum ilaahy ha idinka ajar siiyo wax badan bn idinka faaidnay barnaamijyada noocan noo so badiya inshllh ❤
Asc shiekh ma heli kara buugaan oo odd ah jasaka allah
Sheekh nooso badi suaalaha
MashaAllah cilmi badan baad noo faideyseen barakallahu fiikum
Manshallah Tabarkallah
جزاك الله خيرا 🥰🥰🥰
ASC SHEIK ABDULAZIZ
SHEIKH WEB QISOYINKA IYO AXADIS NABIGA LA AKHRISTO AYAD LAHAYD MAR HOREE AYA IGU DANBEYSAY
MAGACIi manu sheegi karta
Mahadsanid
Mashallah
❤❤❤
maasha alaah wixi sanado lagu baran lahaa baad saacad ka yer noogu soo koobteen mahadsanid walaal
Barakallh🎉
sheekhu waa genius aan laogeyn
Mashallah allah ha ku barakeeyo anagana halkaas iyo ka sare ha na gaarsiiyo AAMIIN AAMIIN YA RABI BARAKALAAHU
Sh cabdulaziiz alle hakubarakeeyo
Barakumu Allah, Tabaaraka Allah 🤲
Maansha Allah khayr Allah ha idin siiyo soo badiya
Woow, that is not easy sh alla ha barakeeyo❤❤❤
Nosoo badi yaa sh
Maansha allaah cabdicasiis oogle waad mahadsan tihiin adiga iyo sheekha kaleba hadii aan nahay dadka qurbaha jooga waan ku xidhanahay page kaaga ee inoo soo badi si aan uga faaidaysano barnaamijka alle ajar iyo xasanaad haydinka siiyo idinkana insha allaah.
Shekh buugaas waan rabaa doolow ayan joogaa
Masha’Allah ❤
MashaAllah ilahy ha idinka ajir siiyo ❤so badiya kheer allh idinka siyee
Part two waa suganaa iyo another sheikh ❤❤waiting
Masha allaah jazakallaah khayr wllo
Shiikh jwbtii aya kaso fakatey 😆
Bart 2 no sodhig sheqow cilmi badan ba ka faidnay
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
Maasha Allaaaaah waa barnaamij aan aad u jeclahay Allaha idiin barakeeyo sheekh inoo soo badi barnaamijkan suaalaha diiniga waa mid aan aad u jeclahay markii aan nafteyda ka hadlo waliba suaalahas in badan oo ka mid waan aqaaney, ALXAMDULILAAHI... inta kalena waa ka faaiideystay jizaakalahu qayr aljiza'aa sheekh.
Mansh allh weeye keep going shikh adigaaba sheegaye hhhhhh
ماشاء الله تبارك الله
Waxa badan baanka faa iiday
Su aalaha ,kheer badan allah ku siiyo aduun iyo aakhiraba
Oogle,
Ha no sobadii wll Insha allah
Waa faaiido wax tar leh Noo soo badiya
Masha allaah barakallaah wn kahelay suaalahan wax badana wan kafaiiday alle haydin xifdiyo hana idinka abaal mariyo ❤
Masha allh maxaan wax faaiday jazzakallah
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
Sobaadi shiikh
Sallallahu Alaihi Wasallam
Mansha allaah
Soo badi
Sheekhow xaawo soo lagama abuurin xaabo🤔🤔
ماشاء الله تبارك الرحمن
Pdf ahaan ma heli karaa buugani
Mansha alaah alxamdulilaahi rabilcaalimiin
❤❤❤❤❤❤