Ilaahow adaa weyne nin wanaagsan iyo mustaqbal fiican ku arsaaq gabadhaa dhibka faraha badanleh soo martay, Adna huno hadaad I aragto huno waalidkaaga ha la mid noqon eh xiriiri huuno oo ka ducayso jano ayaad heli insha allah
Anigu sheekan waxa ila fiican in si dhab ah loo ogaado saxnimadeeda,waa hal dhinac baa warkiusa la hayaa, inngang waa ila adagta ahay inaan rumaysto ila la helo cadayn
🥺Alla maxay dhib soo aragtay Runtii wa qof adag Asmo intii ay sheekaynaysay xitaa halmar ma aysan ilmayn🥺 Axeey ax ilaa xalay waan ilmaynayey mar walboo ay qisadaani igasoo hor baxdaba✋ 🥺Gabdhaas Asma ah Ninka ay u dhaxdo ama ay udhixi doonto waxan Rajayn inu u noqdo mid ilowsiiya dhibtas oo dhan oo qalbigas u dhaya Runti wa qof adag ,waxan ku rajayn intuba inay adiga ku mutan oo kaa marmi wayan One day way kuwada hoos iman doonaane, maalintay ku hoos yimaadaan, ha aarsane malab iyo caano sii huuno 😢alle haku siiyo sawj bariya oo ku jecel iyo bad ku garap istaga wlshy nolloshu waa sidas , Xaqiiqatan noloshaas adag ee aad kusoo kortay waxaad ka qaaday ad adeyg iyo karti dheeraad ah oo aad hablaha dheertahay🤗waan ku farxay maanta inaad isku filnaansho joogto Alxmdulilah BE STRONG ❤👸weligaa huunoooy✋🦋
Walaasheen, waxa aan leeyahay wllo Alle qalbiyada ummadda islaamka ah gaar ahaan qalbiyada umada soomaaliyed ee aad ka beeran tahay alle mariyo gacan malaa igo oo hakuu sakhiro insha Allahu, waxaanan alle kaaga baryayaa mustaqbal ifaya alle idimkiisa
Runtii Ilinta Waan Ceshan waayay😭qisadan waa The real family problem😩Waan Hubaa Gabadhaan Inay Hormar La Taaban Karo Gaadhi Doonto👏👑 Be Strong my dear sister👑 ❤️Maalin Way Ku soo Hoos Fadhiisan Familiga saas Kuu xumeeyay☝️🙏
Cuntona ha isiin waxbarashona tegimaayo just aan kulajoogo hooyo it's heart touching words😢qofkastoo waxdhalay magaca hooyo ee maamuusan ma qaadankaro💔
Wlhi waa qiso xanuun badan oo iga ilamaysiisay waa Gabadh karti badan oo illahay maskax siiyey insha allah dadka noocani waa dadka dunidan saamaynta ugu badan ku yeesha way guulaysanaysaa insha allah
walaal isku fikrad baan nahay xitaa waxaan qabaa gabadha in barnaamijkan halmar ay daawato waxaa laga yaabaa in ay iska cafiso hooyo iyo aaabe mahadsanid
@@ReceptionOffice horta sheekadani maxaa lagu cadaynaynayaa saxnimadeeda ilaa la helo shinaca kale lama rumaysan karo,dadka leh ha loo bandhigo musaamax kariim maxaa inaga quseeya ninkaas barnaamijka wata ee shisheeye muslim baanu nahay waana haysanaa musaamax kariim
Alx ilaahayaw hoyaday janadi igeee Ano 7 sano jira hooyo iyo aabo kala tagayn waliba xageda ka imaaday kala tagga cabsi ay ucabsaneso naftanada madamo familyga aabo xagisa hoyo coladiyen oo colaadu gaadhay inu wiil ilma adeer nahay cunaha igu dhagay oo ano dhiman lahaba qayldydi hooyo maqashay ka dibna wuu cararay hoyo ka dib waxay go an satay inay aabo kala tagaan waxu ku xidhay inay wax biil ah aysan aabo waydiin way ka ogolaty waxu hadana ku xidhay hantidanadii inay oga tagto way ka ogolaty 😢 ka dib hooyo si fcn Bay no korisay wax noo barty aabo maalin uma baahan allaha hoyaday janadi igeeyo aaamiin hooyo macaan waan ku jeclahay 💋 qisadan oo kale marka arko waxan ogada hoyaday xaqa hooyanimo ka badan inay igu ledahay ayadoba xaqa hooyo basa la gudi karin
Gabadhaan DNA geeda hala baaro sidoo kale waaridka sheeganaya in ay dhaleena waxaaba macquul ah in aysan ka beermin waaridkaas😢❤ meel cidlo ah miyey kasoo heleen guulayso abayo aduun iyo aakhiraba
Wlh waxa tahay qof aad u karti badan ilahey ha ku dhooro abayo. Isku da’y Ina walidkaaga raadiso si kasto ee ku xumeeyeen waa wadadii janada. Ilahey xasad oo dhan hagaa ilaaliyo walal qali
Waxaan odhan lahaa Caruurta yaan la dayicin marka dumarka la kala tago ta labaad ganadhan waxaan odhan lahaa dulqaado hooyadaa iyo aabaha iska cafi U tag hooyadaa iyo Walalahaa kana ducayso hooyo waa hooyo Aabe waa Aabe adigu waxay iyagu garan waayeen shalay Ha samayiin maanta ee Ka roonow mar hadii allah maanta halkaa ku soo gaadh siiyay guulayso wllo allah ha ku xifdiyo ta sadexaad waxaan leeyahay mmtv barnaamij yadaa soo badsha qayiib taleefan ka ah oo aragtida dadwayinaha kudara
Runti wa gabadh quruxbadan oo kartina ilahay ku maneystey Runti Khalad aad uwayn ayey waalidkeed ku sameyeen hadi Ay iyagu Goyeen iyadu ha xidhidhiso diinta ina Faraysa 😢inti ay hadleysey marar badan ilmo igu so istaagtey kolba Waan naxayey 😢😢
Alxamdulillaah in aan nidhaahno ayaa waajib naguwada ah marwaliba, waayo dhib iyo dheefba in aad Allah ugu mahadceliso waxaay ku dhaxalsiisaa natiijo wanaagsan, Gabadhaas inta aay ka hadashay iyo inaha kale ee aay leedahay halkaan kama sheegi karo hadii aay xaqiiq tahay, Iyadu way ka guuleeysatay imtaxaankii kuwa iyada lamidka ahna allaha ka saaro inaguna ilaaheey masiibadaas nama tuso. Lkn in lagu cibri qaato ayaa loo baahan yahay, wllhi waa qisadii iigu xanuunka badneyd dhawr jeer baan qiirooday inta aay gabadha hadalka waddo, waxaa kaloo I cajab galiyey qofnimadeeda, kartideeda, iyo ad-adeeyga aay kaga soo gudubtay nolol xumada iyo kheyrumasuulnimada qaabka daran ee aay batheen 2dii dhashay. Ilaahayoow wadada xaqa ah nagu toosi anaga iyo waalidiinteenaba. Gabadhaan iyadana xanuunka dhibaatooyinka aay soo martay waxaan alle ugu baryayaa in uu ugu bedelo wanaag iyo nolol qurux badan oo ilowsiiyo wixii aay soo martay. Ugu danbeyn Waxaa kale oo aan kula dardaarmayaa in aay u sabarto, cafisana dhamaan cid kasto oo dhibaatadeeda qeyb ka aheyd. Mahadsanidiin.
Indhaheeda casaanka iyo ilinta kasocotay maydaan arkayn se dareen maydaan lahayn dareema hadalkeedu qaabku ubaxayay ee ku dheehnaa wax duugida qarinta dhibkii logaysan jiray oo dhan afgaabnida Ani wax khalada inantaan ilama laha waan arumaystay arinteeda xataa shaki igama galin inay been tahay inyara waalidkuna maaha macsuum xumo laga dhawraye wuu xumaan karaa wax ay waji ka qarsatana maleh ooba nool yihiin 2 iska dhalay waliba wa ogthy gabadhu inay hoyadeed wali hargaysa dagantahay Marka ILAHAY Ha u booga dhayo gabadhaan qalbigana A ALLAH ha uqaboojiyo inta la midka ahna Alle faraj khayr qaba haw furo Inyar oo talo ah gabadheey hadaa guursato oo guurku kaaxumaado waaa iga tale plz plz ha tuuriin caruurtaade dhibkasta umar oo u xidho dhexda hana kafikirin bill e Rabi talo saaro si ayna ilmahaagu ugu korin silacaano kale Ninow adna hada guurku kaaxumaado hadayicin ilmahaaga e ka War qab oo haduu Alle wax kusiyay iyo hadii kalaba ka War hay ilmahaaga oo dhibka nolosha la qaybso plz
War mid aan is xasuusino wllyaal wax waliba ay waalidiinta inagu sameeyeyn waa inaan u sabar SubhanAllah wixii naga dhex dhacaba ma dad hadda barnaamij uga dhigo maxaan soo kordayo fadeexo mooye SubhanAllah war waa la isku ceeb qariya oo waalidba kuma sii jiro 💯😔
Like me wllhi waan oo yay aniga oo hooyaday iyo abahy soo asay sida aan uga naxay gabadhaas yar wxa ku dhacay waa musiibo balse waa gbr aad u karti badan ilahayna ma dayacin iyada blse walidkeed wx isxaana uma galin hdii ay puntland imaan lahayd wxey heli lheyd shqo hal is buuc gu dahahood wyo puntland wxa jooga dad nasaba oo yaqaan bini aadanimada 4 sano iyo bar shaqo la radinayo somaliland iyadu ma xaafad baa meeye shaqooyinkii banaanaa
Runtii wan nakaoyhisay asmo abyo waxan ku rajaynayaa guul sidoo kale waxaa kartay mida takada anfacdo allah kadiko faraxday ku nolowo noloshu wa mararka faraxad badan ayaa ku rajaynayaa walashya mcn hormar wacan
Really it is heart touching history walalhi walal. Gulayso walal hore usoco waxan hubaa dadka ku xumeyay Odhan ee walalaha iyo hoyada iyo abaha inay malin malmaha soosocda kamida ku iman Donnan adoo heer gaadhay nafsiguna uu hoostàda keenidoono inshalah.
@@egalfatma3217 I really don't blame any of them coz we only have one side of the story and both the mother and the father have theirs, that why its against the principle of fair justice. That everyone is innocent until proven guilty. There's always the other side of the story. Shukraan 🙏
Sheekadan waxa fiican in saxnimadeeda la ogaado, haday sidaasi dhacday waa jariimo wayn, balse gabadhani dad badan Bay eedeysay waxa la rabaa bal in la baadidoono dhinacyada kalem
Wlo wn ku la derema yaah wlhi dhibka qof kasta o warid kala tagan ba dhibkas darema in ta badan ani waxaba ii dherayd in an in badan naf taba is dhaafiyo damco o an is ku tuuro baragah qof hdi u dhinto waxan oran jiray alle way modku adiga muxu ku dili wayay oo qof kale u dhin tay ilaa iyo hada ayan la nolahay ale ha ka saro insha alh nolasha mid guul ka gaarta alle ha ka dhigo
Kala taga waalidku dhipaatada ay leedahay. Dhibaato kastoo ku soo gaadhay maanta waxaad kaga kabanaysaa waayo aragnimadaada, aqoontaada, caqligaaga iyo hawl karnimadaada. All in all waxaan ku farxay guushaad maanta nolosha ka gaadhay wll alx hadaad adigu iskafaysay oo aad dabaratey noloshaada sidookle waxa iyana mahad leh dadka yar ee ku soo gacan qabtey
Anigaba hooyo anoo yar ayay dhimatay. My dad took me to eedo and it was the worst experience ever of my life. Dad was never aware of how she was treating me and my brother . My dad working thinking that he was working for his children but he was working for her (eedo) and her children. We barely eat anything or enough from that house and my dad never asked if we had anything to eat. He just assumed all was well as he loved his young wife. Bottom line is nimankiinna meel kasto ciyaal ku dhalayo ogaado you are responsible for your children whether they are with you or not. Just asking if they eat or what needs do they have especially girls. Boys can struggle and make it but it’s the girls that suffer so much. Please be mindful of your children. Today I don’t trust no one with my children even their own mom. I keep asking if they eat or what they eat . I ask the children all the time to make sure they are okay and I learnt how to cook for my kids and family including visitors so I don’t have to worry about someone else dictating my and my children’s lives.
Subxaanallahu hooyadu bila naxariizbay ahayd maxay inanta yar maxay ka celcelinayzay inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay naxariiztaadaanu ku weydiisanay
Ilaahow adaa weyne nin wanaagsan iyo mustaqbal fiican ku arsaaq gabadhaa dhibka faraha badanleh soo martay,
Adna huno hadaad I aragto huno waalidkaaga ha la mid noqon eh xiriiri huuno oo ka ducayso jano ayaad heli insha allah
Aaaamiin
Aamiin
Kuwaaasi waylumiyeen xuquuqdii awakenino
Aamiin aamiin aamiin yaa alaaha
Anigu sheekan waxa ila fiican in si dhab ah loo ogaado saxnimadeeda,waa hal dhinac baa warkiusa la hayaa, inngang waa ila adagta ahay inaan rumaysto ila la helo cadayn
Hadan maanta ahaan laha nin wayn o lacag hesto o age kedha la eg waan guursan laha waxaana ka dhigan laha xaaska aduunka ugu nasiibka badan😭😭😭😭💔
Somalidu xal waxay u taqaan guuuur
@@aniisaabdilahibashe2911 wu saxan yahay wll waana huba hadi u awodi laha inu samayn laha
Lacgta xal uma aha wax waliba
Oo guurku ma u dawaa somali maqluubka ay u fikirtaa😮
M a
🥺Alla maxay dhib soo aragtay Runtii wa qof adag Asmo intii ay sheekaynaysay xitaa halmar ma aysan ilmayn🥺 Axeey ax ilaa xalay waan ilmaynayey mar walboo ay qisadaani igasoo hor baxdaba✋
🥺Gabdhaas Asma ah Ninka ay u dhaxdo ama ay udhixi doonto waxan Rajayn inu u noqdo mid ilowsiiya dhibtas oo dhan oo qalbigas u dhaya Runti wa qof adag ,waxan ku rajayn intuba inay adiga ku mutan oo kaa marmi wayan One day way kuwada hoos iman doonaane, maalintay ku hoos yimaadaan, ha aarsane malab iyo caano sii huuno 😢alle haku siiyo sawj bariya oo ku jecel iyo bad ku garap istaga wlshy nolloshu waa sidas , Xaqiiqatan noloshaas adag ee aad kusoo kortay waxaad ka qaaday ad adeyg iyo karti dheeraad ah oo aad hablaha dheertahay🤗waan ku farxay maanta inaad isku filnaansho joogto Alxmdulilah
BE STRONG ❤👸weligaa huunoooy✋🦋
Qalpigeeda waa adkadey powe aahin wey zoo dhamayzatey😭😭😭😭😭
Illaahoow aniga iga dhig qofkaas
@@sadiiqfaysal3020 maxa kuhelay adina hno
Qofka markay dhibaatado kabadato ma ilmeeyo
Ilmadiii waykaso dhamaaatay
Ma shallah waa gbar Qurux badan oo Karti badan Abayo guulayso Naag Adag taha 😢
Thank you MMTV
Programs Kaa oo kale soo daaya intaad Siyaasad aan macno Lahayd dadka Lagu daalinayo
Thank you again
Waa arrin Lagu cibro qaato
wlhi intee hadlesay oo dhan waan ilmenayay Ax allw mus taqbal wanagsan usahal🤲😭😭😭
Me too walahi
Ilaahoow mustaqbal wanaag sansii
Walaasheen, waxa aan leeyahay wllo Alle qalbiyada ummadda islaamka ah gaar ahaan qalbiyada umada soomaaliyed ee aad ka beeran tahay alle mariyo gacan malaa igo oo hakuu sakhiro insha Allahu, waxaanan alle kaaga baryayaa mustaqbal ifaya alle idimkiisa
Qalbigaga qalalay way so ooyin dhamesatay hal marna jiiq may dhihin Subxanalah
Runtii Ilinta Waan Ceshan waayay😭qisadan waa The real family problem😩Waan Hubaa Gabadhaan Inay Hormar La Taaban Karo Gaadhi Doonto👏👑 Be Strong my dear sister👑 ❤️Maalin Way Ku soo Hoos Fadhiisan Familiga saas Kuu xumeeyay☝️🙏
Cuntona ha isiin waxbarashona tegimaayo just aan kulajoogo hooyo it's heart touching words😢qofkastoo waxdhalay magaca hooyo ee maamuusan ma qaadankaro💔
Wlhi intaas ban aad ula ilmeye 😢
So heartbroken
Walaahay hooyo ayaan ahay waan ooyay
hooyo hadaad tahay fiican ilmahaaga u gaajoo oo xataa la dawarso. hadaad shaqo waydo, mida kale ninku haduu diido inuu kugu biilo, ha tuurin caruurtaadii waayo waa beerkaagii.
hooyo waa beer ilamaheega la,aantisa maba noolan karto ,lakin waxa jira hooyoyin bilaa naxariis ah iyo aabo yaal bilaa naxariis ah oo gacan adag ilmahooga biilka siin waaya
Wlhi waa qiso xanuun badan oo iga ilamaysiisay waa Gabadh karti badan oo illahay maskax siiyey insha allah dadka noocani waa dadka dunidan saamaynta ugu badan ku yeesha way guulaysanaysaa insha allah
Narrating her story with no tears shows that she cried alot that there are no tears remaining! Strength personified.
Laaxowla walaaquwata illaa bilaah kuwaas Walid uma qalmaan wlhi weliba naagta hooyada ah beer adagaa 😭😭😭😭😭😭😭😭
Hal mar may ooyin inay qof adag tay sas ku cadayinayisa ❤️👑
Subaxaana allah qoys bilaa arxan ah hooyo iyo aababa waliba odayga waxan oo dhan u sababa waayo saga masuuliyada diintu saartay , allah laysla ag tagaa .
Wlhi cunug walba wuxuu mudanyahay inuu waalid helo lkn waalid walba mamudna inuu ubad helo 💔😥
GABADHAN iyo Familkeeda Barnaamijka Almusaamix kariim haloo qabto mahadsanidiin
Wllhi aniba hada niyada iska lahaa 🥺
Haa wlh
walaal isku fikrad baan nahay xitaa waxaan qabaa gabadha in barnaamijkan halmar ay daawato waxaa laga yaabaa in ay iska cafiso hooyo iyo aaabe mahadsanid
@@ReceptionOffice horta sheekadani maxaa lagu cadaynaynayaa saxnimadeeda ilaa la helo shinaca kale lama rumaysan karo,dadka leh ha loo bandhigo musaamax kariim maxaa inaga quseeya ninkaas barnaamijka wata ee shisheeye muslim baanu nahay waana haysanaa musaamax kariim
Carabta ayaan ku ogaye
Somalida mey leyihiin
Huno
Mm Tv kuma Xidhnaan jirin Laakin maamulka iyo warayayasha waa heer Calami inantan waa Geesiyad Kasho leh
ILLAAHAY idankii guulayso noolow adeer Aameen Aameen Yaa Raabi
Waa Weriye Xawaadle Bristol Radio 📻 UK 🇬🇧
Waan ooyay xaqiiqatan wyo dhibta ay walsheen martay ayaa ah mif aad u xanuun badan ee family problem heart broken. Strong women❤️🤴💔
Ilaahay waxaan kuu weydiinayaa inuu mustaqbal kan ugu qurux bdn ku siiyo
Alx ilaahayaw hoyaday janadi igeee
Ano 7 sano jira hooyo iyo aabo kala tagayn waliba xageda ka imaaday kala tagga cabsi ay ucabsaneso naftanada madamo familyga aabo xagisa hoyo coladiyen oo colaadu gaadhay inu wiil ilma adeer nahay cunaha igu dhagay oo ano dhiman lahaba qayldydi hooyo maqashay ka dibna wuu cararay hoyo ka dib waxay go an satay inay aabo kala tagaan waxu ku xidhay inay wax biil ah aysan aabo waydiin way ka ogolaty waxu hadana ku xidhay hantidanadii inay oga tagto way ka ogolaty 😢 ka dib hooyo si fcn Bay no korisay wax noo barty aabo maalin uma baahan allaha hoyaday janadi igeeyo aaamiin hooyo macaan waan ku jeclahay 💋 qisadan oo kale marka arko waxan ogada hoyaday xaqa hooyanimo ka badan inay igu ledahay ayadoba xaqa hooyo basa la gudi karin
Ax abyo same nhy wlhi nolosho.oo idil waa iska noca ax hoyo abalkaga ma gudi kari
Cunto ha i siin waxbarashana tagi maayo keliya aan kula joogo un 💔😭 heart touching 😢
Haa wllhi
Waaa inta aanla ilmeeyay😢
Atom wxn cml baydhapo amay joogan nio😮😮
Wlhi nolosha wey usamirtay😢
Rabiyow nolol qurux badan ku abaal mari😢
Subxaanallah waa murugo aad u daran lkn allah noloshaada dambe hakuu qurxiyo walal macan hooyone iska cafi❤
So familka ayka dhalatay io quruxda ay leedahay io wanaageeda wlh 😭 so familkaas gabadhaan uma qalmaan waa gabar ad adag runti qisada kudhacday waanka gubtay 😭😭 ilaaheey haa ku dhowro sis 👸😭😭😭💔
wiilkaas gabadha caawiyay illahay qayr hasiiyo insha allah
Niyaw tan yar qisadeedu way itabatey waana fariid ha la igu soo qabto
Wallahi waa qiso xanun badan wall ilahay nin fican ha kuu sahlo😥
Aamin
Gabadhaan DNA geeda hala baaro sidoo kale waaridka sheeganaya in ay dhaleena waxaaba macquul ah in aysan ka beermin waaridkaas😢❤ meel cidlo ah miyey kasoo heleen guulayso abayo aduun iyo aakhiraba
Every child deserve parent but every parent don't derserve a child sorry really i cried 😭😭 dusha walaga wada qurxan yahay moye gudaha ilahaa og
Masha llah gabadh qurux badan o kartile nolow wallo ☆☆☆☆☆☆
Insha alah abayo dhib danbo Rabi kuma tuso rabi haka dhigo tii waridked iyo walalahed ka dhigta tii isku xiri lahed oo wanaga bari lahed😢
Axx wallhi qisada wey xanun badan tahey mustaqbal ifaya aduun iyo akhiraba ilahey haku siyo
Runtii waan ooyey waxana dhibatadas fahmi kara qof dhibtaa inlamid ah soo arkey sister kaama liito oo dhibata midaada un wax yar ka hooseyda isoo martey😢😢😢
Oo hooyada 3da caruur wexey cunan unbey lacuni lahayde mexey gabadheeda qalbiga uga dishay 😢😢😮
Mashallah waa gabar oo karti badan abayo guulayso
Qisadaan xalay ayaan dawaday
Aad ayan u u ooyay
Waan seexan waayay xalay
Ilk yaab ayaa kaharay subxaanak gabadhha ugu adag 😢😢😢😢 somaalida
Wlh waxa tahay qof aad u karti badan ilahey ha ku dhooro abayo. Isku da’y Ina walidkaaga raadiso si kasto ee ku xumeeyeen waa wadadii janada. Ilahey xasad oo dhan hagaa ilaaliyo walal qali
Allow qalbiga uqaboji adomahada wexey jclyihn sii yarabi 🤲 amiin yarabi
Abhi dhalay kawaran alle nasiib xuma
Aad baan ugu xumahay dhibtada faraha badan dhalinyarada somaliyed dhaman wee Kuso wada kooren maskiin Allah ku garab gaalo
Dunida waxeal waalagu arki wlhi isma odhan dadka noocaasa ayaa dunida kunool😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ciwaanka iska saxa , gabdh weeye haweeney ma ah!!!
Waxaan odhan lahaa Caruurta yaan la dayicin marka dumarka la kala tago ta labaad ganadhan waxaan odhan lahaa dulqaado hooyadaa iyo aabaha iska cafi U tag hooyadaa iyo Walalahaa kana ducayso hooyo waa hooyo Aabe waa Aabe adigu waxay iyagu garan waayeen shalay Ha samayiin maanta ee Ka roonow mar hadii allah maanta halkaa ku soo gaadh siiyay guulayso wllo allah ha ku xifdiyo ta sadexaad waxaan leeyahay mmtv barnaamij yadaa soo badsha qayiib taleefan ka ah oo aragtida dadwayinaha kudara
Waa gabadh adag wallee
Alle wax ciila Kuma tuso
Mar dambe
Dadkaagana iska xidhiidhi wllo
Waa aamini la ahay gabdhan qisaded wlhi qalbiga ayaa i xanunaya indhaheygana ilmada ma joojinayn💔😭😭😭😭
wllo noloshu waa guul & guul daro
Runti wa gabadh quruxbadan oo kartina ilahay ku maneystey Runti Khalad aad uwayn ayey waalidkeed ku sameyeen hadi Ay iyagu Goyeen iyadu ha xidhidhiso diinta ina Faraysa 😢inti ay hadleysey marar badan ilmo igu so istaagtey kolba Waan naxayey 😢😢
Diintu sidoo kale waxay ogoshahay inaad qofkii ku xumeeyay aanad saamixin. Ama aad ka aar gudan karto.
Waalidkaa Marna xumayn ay ku xumeeyeen uuga tegi maysid , dadka kle weeye cid hday ku xumayso aad awooda uleedahy inaaadan saamixin
😂Allah ku xiifidiyo Aniin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hhuno waxa kharaya qaba hakuseeyo Allah wana ku soo docanaya❤❤❤❤❤❤❤❤
Soo Adiga leh aabahay waxbuu ibaray masha Allah. Waraysiga noocana dadka halaga daayo fadlan😢
Sax waye waxba qaldan umadana caasi walidiin nima lo horseeda abaha iyo hooyada hasofarisiyan hade runtahay
@@sucdihussein7427 meeqo ayeey sidaan ku dhacday nayaa caasiwalideen maxaa ah waalid xun wee jiraan
ASC,Dad koobban ayaa dhalleecaynaya gabbadhan iyo warrammisteedda,
Iyo tellefishanka warraystay qudhiisabba,
Balse waa dad yar ,Waxaanna ka baddan bulshadda inteedda baddan ee soo dhawaysay,Si wax looggu qaato.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
اللهم امنح ابنتك رجلا طيباآمين😔🤲
Amin yarabi
Hooyo mcn😥😭🤲😔
si kaste oood u dhibtootid Allehna Meel fiican kula rabo waxd doontid aad u martide mar uun baad gaadhaysaaa ....
Alleh ha ku Asturo zhrfeey 👋
hooyo saan ucalol adag dunida maku noshahy😢isma laheyn hooyo sasa jirta🤦♀️
Gabadh ka sii Calool Adag bay dhashay!
Weey kunoshahay wlhi ana aragay abyo
Tan mid kadaran ban arky
Alxamdulillaah in aan nidhaahno ayaa waajib naguwada ah marwaliba, waayo dhib iyo dheefba in aad Allah ugu mahadceliso waxaay ku dhaxalsiisaa natiijo wanaagsan,
Gabadhaas inta aay ka hadashay iyo inaha kale ee aay leedahay halkaan kama sheegi karo hadii aay xaqiiq tahay, Iyadu way ka guuleeysatay imtaxaankii kuwa iyada lamidka ahna allaha ka saaro inaguna ilaaheey masiibadaas nama tuso.
Lkn in lagu cibri qaato ayaa loo baahan yahay, wllhi waa qisadii iigu xanuunka badneyd dhawr jeer baan qiirooday inta aay gabadha hadalka waddo, waxaa kaloo I cajab galiyey qofnimadeeda, kartideeda, iyo ad-adeeyga aay kaga soo gudubtay nolol xumada iyo kheyrumasuulnimada qaabka daran ee aay batheen 2dii dhashay.
Ilaahayoow wadada xaqa ah nagu toosi anaga iyo waalidiinteenaba.
Gabadhaan iyadana xanuunka dhibaatooyinka aay soo martay waxaan alle ugu baryayaa in uu ugu bedelo wanaag iyo nolol qurux badan oo ilowsiiyo wixii aay soo martay.
Ugu danbeyn Waxaa kale oo aan kula dardaarmayaa in aay u sabarto, cafisana dhamaan cid kasto oo dhibaatadeeda qeyb ka aheyd.
Mahadsanidiin.
Hooyadeed qof xun weeyan biil ilaahay ayaa ka bixin lahaa gabadheeda oo silcaysa side ugu dulqaadata
Hooyadaas aad baan ula yaabay beerkeedii ayay waraabaha utuurtay😢😢😢😢😢😢😢
Labo arxan laawe ayey noqdeen labadoodaba lkn qof adag ayaad tahay oo wàayo arag ah maantana garanaya siduu u noolaado lkn waxaa kuu fiicnaan lahayd inaad waayahaaga laabta ku haysato maadaaba ay family gaagii iyo walidkaa tahay sheekadu😌
Indhaheeda casaanka iyo ilinta kasocotay maydaan arkayn se dareen maydaan lahayn dareema hadalkeedu qaabku ubaxayay ee ku dheehnaa wax duugida qarinta dhibkii logaysan jiray oo dhan afgaabnida
Ani wax khalada inantaan ilama laha waan arumaystay arinteeda xataa shaki igama galin inay been tahay inyara waalidkuna maaha macsuum xumo laga dhawraye wuu xumaan karaa wax ay waji ka qarsatana maleh ooba nool yihiin 2 iska dhalay waliba wa ogthy gabadhu inay hoyadeed wali hargaysa dagantahay
Marka ILAHAY Ha u booga dhayo gabadhaan qalbigana A ALLAH ha uqaboojiyo inta la midka ahna Alle faraj khayr qaba haw furo
Inyar oo talo ah gabadheey hadaa guursato oo guurku kaaxumaado waaa iga tale plz plz ha tuuriin caruurtaade dhibkasta umar oo u xidho dhexda hana kafikirin bill e Rabi talo saaro si ayna ilmahaagu ugu korin silacaano kale
Ninow adna hada guurku kaaxumaado hadayicin ilmahaaga e ka War qab oo haduu Alle wax kusiyay iyo hadii kalaba ka War hay ilmahaaga oo dhibka nolosha la qaybso plz
Subxaanallaaah, 4habeenimo in al baaabka la iga soo xidho.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
War mid aan is xasuusino wllyaal wax waliba ay waalidiinta inagu sameeyeyn waa inaan u sabar SubhanAllah wixii naga dhex dhacaba ma dad hadda barnaamij uga dhigo maxaan soo kordayo fadeexo mooye SubhanAllah war waa la isku ceeb qariya oo waalidba kuma sii jiro 💯😔
Ala xanun badanaa qisada gabadha hoyo noceya waye hoyadas subxanalah 😭😭😭
Sheekadaan wlhi waa igu cusubtahay waligay tanoo kale ma'arag. Subhaanalaah
inshallh murugo danbe ma arki dontid ale haku xafido
Illahay faraxd aad ku waarto allaha ku siiyo wall wadlid fiican madan helin
I cried for real 😭
Me too walahi
Wlhi ilmaa igu soo istaagtay 😢
Me too Wallahi, it broke my heart . Am glad she is doing well, Alhamduiallah.
Like me wllhi waan oo yay aniga oo hooyaday iyo abahy soo asay sida aan uga naxay gabadhaas yar wxa ku dhacay waa musiibo balse waa gbr aad u karti badan ilahayna ma dayacin iyada blse walidkeed wx isxaana uma galin hdii ay puntland imaan lahayd wxey heli lheyd shqo hal is buuc gu dahahood wyo puntland wxa jooga dad nasaba oo yaqaan bini aadanimada 4 sano iyo bar shaqo la radinayo somaliland iyadu ma xaafad baa meeye shaqooyinkii banaanaa
War inantan wa casi sida imuqata aniga ahn
Runtii wan nakaoyhisay asmo abyo waxan ku rajaynayaa guul sidoo kale waxaa kartay mida takada anfacdo allah kadiko faraxday ku nolowo noloshu wa mararka faraxad badan ayaa ku rajaynayaa walashya mcn hormar wacan
kartida lagu shegayo waa intaas waana wax aad ku faani karto intaad noshahay sababto ah waxad tahay qof so bartay dhibato kasta oo ay kali nimadu ledahay nolow byo aakhirana gulayso😰👸
Aamin abowe mhdsnd wlh wey istahisha gabadhan wax kasto wangsan
I really cried! waxi makhluuqa ka qarsoon khaaliqa og!
Masha allah tabarak karti ilaahey ku siiyay ha kuu siyaadiyo walee hooyo calool adag subxana allah 😢😅
Anaaba ooyay😢 Masha allah gabar adag waaye wlh
Runti waa qiso cajiiba wll allah ha ku garab galo nin wanagsan oo rafadki aad soo martay aad ku ilowdo allah ha kusiiyo dhamaantiin u duceeya wll😪🤲
Walahi waaa ooyay, inanta yar dhibaa soo gaadhay waxay u muuqataa qof kasoo kabanaya.
Really it is heart touching history walalhi walal. Gulayso walal hore usoco waxan hubaa dadka ku xumeyay Odhan ee walalaha iyo hoyada iyo abaha inay malin malmaha soosocda kamida ku iman Donnan adoo heer gaadhay nafsiguna uu hoostàda keenidoono inshalah.
Wll alle haku barakeeyo wxad ogataa in walad hooyo iyo aabe idna haysan wadanka ku noolyihiin adkeysi iyo dulcaad alle ka cabsi iyo inaad alle swt isku xidho ayaa marxaladaha looga gudbaa
Alla xanun badanaa 😢 HooYoyinka qaarkod inaa rajo noqota kafican alow unaxarizo hoyadey inantana qalbiga udaji😢😢😢
Ameen Allah haunaxariizto
Runti wa gabadha aad iyo aad uu adag waxan leyahay alle ha kuadkeyo samirka intaleg eed ledahay wll amiin hore usoco allena ha kuxafido wll qali amiin
😢OMG it’s heartbreaking I have never thought a mother can treat her child like that
Dhhsubsuhbdhuhhduhdhu
Whusb7
It's sad that women can do this to their kids. I am happy she has raised a serious pertinent issue facing the somali families
why blame the mother coz it was teamwork they both did it.
@@egalfatma3217 I really don't blame any of them coz we only have one side of the story and both the mother and the father have theirs, that why its against the principle of fair justice. That everyone is innocent until proven guilty.
There's always the other side of the story. Shukraan 🙏
Ya rabbi rer wanagsen ku arsaq wiil wanagsen iyo awlaad baar ah 😢🥺😭😭😭
Subxaanallah. Waalidkaa aakhiro ayaa ka danbeysa. Allah caqligaaga iyo quruxdaada reer wacan hakugu siiyo. Iska cafi walidkaa. Xidhiidhi
Sheekadan waxa fiican in saxnimadeeda la ogaado, haday sidaasi dhacday waa jariimo wayn, balse gabadhani dad badan Bay eedeysay waxa la rabaa bal in la baadidoono dhinacyada kalem
Walhi sana u ooyaye wa dhinatye abaayo waliga guuuleso
Waa sax wllky
Wa laxaqijiyay macal aderked ba kaso hadalay 😢😢
Subxaana laah weligey ma arag laba waalid o kaqalbi adag gabadhana mashaa alaah ilaahay ciil dambe kuma bado
Wlshei Wlhi Gabar AdaG Tahay oo Karti Leh AaLe Wax Danbo oo Ku Dhiba Kuma Tuso wllo👑❤️
Wlo wn ku la derema yaah wlhi dhibka qof kasta o warid kala tagan ba dhibkas darema in ta badan ani waxaba ii dherayd in an in badan naf taba is dhaafiyo damco o an is ku tuuro baragah qof hdi u dhinto waxan oran jiray alle way modku adiga muxu ku dili wayay oo qof kale u dhin tay ilaa iyo hada ayan la nolahay ale ha ka saro insha alh nolasha mid guul ka gaarta alle ha ka dhigo
Subxanallah🥺ilahow no dambi dhaaf🤲qalbigana no qabooji😭
Mida kale qofka qisooyin sidanoo kle ah soo mareen een rabin inla sheego sideed usoo bandhigi kartaan
waa xanuun runtii wllahi ku waa waalid lama odhan karo😥😥
Ax wn ka xumada wlhi wllshe yee hore u soc😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
Wlllhi aqof walp oo qurxon waa qof Soo silcaY😭😭😭😭😭😭💔💔
Alaha qalbiga ku qabojiyo mcny xanun waye wllhi mustaqbal wangsan ku rajeyna abyo mcn
Subxaana laah hooyo noocee ah waaye 😭😭😭😭
كلام فاضي أبوها يحبها ورباها وتعب فيها تستاهل
Noloshu waa wada qiso💔😭
Lkn naag adag batahay abaayo
Kala taga waalidku dhipaatada ay leedahay.
Dhibaato kastoo ku soo gaadhay maanta waxaad kaga kabanaysaa waayo aragnimadaada, aqoontaada, caqligaaga iyo hawl karnimadaada.
All in all waxaan ku farxay guushaad maanta nolosha ka gaadhay wll alx hadaad adigu iskafaysay oo aad dabaratey noloshaada sidookle waxa iyana mahad leh dadka yar ee ku soo gacan qabtey
Wlhy saaid ban uguxumahay inanta waxa kudhacay so sad 😭😭
Càlool adagaaa hyodaas. SubxanaLLAH
Anigaba hooyo anoo yar ayay dhimatay. My dad took me to eedo and it was the worst experience ever of my life. Dad was never aware of how she was treating me and my brother . My dad working thinking that he was working for his children but he was working for her (eedo) and her children. We barely eat anything or enough from that house and my dad never asked if we had anything to eat. He just assumed all was well as he loved his young wife. Bottom line is nimankiinna meel kasto ciyaal ku dhalayo ogaado you are responsible for your children whether they are with you or not. Just asking if they eat or what needs do they have especially girls. Boys can struggle and make it but it’s the girls that suffer so much. Please be mindful of your children. Today I don’t trust no one with my children even their own mom. I keep asking if they eat or what they eat . I ask the children all the time to make sure they are okay and I learnt how to cook for my kids and family including visitors so I don’t have to worry about someone else dictating my and my children’s lives.
Very sad walahi 😢
Subxaanallahu hooyadu bila naxariizbay ahayd maxay inanta yar maxay ka celcelinayzay inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay naxariiztaadaanu ku weydiisanay
Really nolosha caqabad walbo kuqabsato tada mid kadaran ba jirto alxm walidku marku kala tago dhibatade ledahy qof nolosha ciishe kaliya daremi karo😢😢😢😢
Eedo nosha wanaagsan allaha kuu danbaysiiyo insha allah gadaal samadii Nabi Yusuf allaha kusiiyo aamiin