Mustaqbalka Gobolka Sool muxuu ku dambayn doonaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Mustaqbalka Gobolka Sool muxuu ku dambayn doonaa?
    Dagaalka laascanood, Goojacade
    #somaliland
    #khaatumo
    #somalia

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @MohamedNaasir27
    @MohamedNaasir27 ปีที่แล้ว +144

    Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
    😭😭🙏

    • @issehassen4203
      @issehassen4203 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal ปีที่แล้ว +1

      Sallisaw nabiga layk haku doonin xishoo

    • @alisalah2787
      @alisalah2787 ปีที่แล้ว

      Haddii aad raganimo leeyibiin ISAAQ. Iskeena baryo name dhextaalo

    • @alisalah2787
      @alisalah2787 ปีที่แล้ว

      Habartaan waydiiys anigoo DHULBAHATE ah ayaa qabay. Heedhe miyaad iloowdey macaan keygii?

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 ปีที่แล้ว

      Scw❤❤❤

  • @fdama
    @fdama ปีที่แล้ว +23

    My Isaaq people have become delusional. If this delusion continues they will accidentally press the self-destruct button.

    • @SamsungS-jw6ii
      @SamsungS-jw6ii ปีที่แล้ว

      Mind to elaborate please

    • @muslima45
      @muslima45 ปีที่แล้ว +7

      😢 aad baan u ga naxsanahay dad soomaaliyeed oo walaala ah oo sidaa u maan gaaban.

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว

      @@SamsungS-jw6ii elaborate your momma

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 ปีที่แล้ว +5

      @@muslima45 Waa Somaliland ee Somalinimo ma aminsana. Isla weyni iyo kibir ayaa bohol ka tuuri doona

  • @cashamohamud5624
    @cashamohamud5624 ปีที่แล้ว +15

    Nin kasta dhulkiisa hadhisto. Halkad sool kafekaraysan hargaysa iyo burco biyo usameeya

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 ปีที่แล้ว +1

      Kuwaan dib ha ugu noqonina waa dad waalan oo shar badan

  • @mr.mohameddahir3917
    @mr.mohameddahir3917 ปีที่แล้ว +21

    Goorma ay SNM ay ka adkaatay Dawladi Somalia? Taariikhda halagu noqdo

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +9

      Waa waxeey beenta ilmaha tar yarka ugu aqriyaan

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +7

      Waa been ku nool reerku xitaa Iskoolaadka baa loogu dhigaa warkaas ... Malaha in Xashin iyo Daroor loo qaxo bey adkaan u arkaan iyo guul. 😂😂😂😂😮

    • @mr.mohameddahir3917
      @mr.mohameddahir3917 ปีที่แล้ว

      Wa runta walaahi khayaali baa laga dhaadhiciyay @@fouzianuura2327

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ปีที่แล้ว +21

    Dadka yaab bay leeyihiin. War dhulkiina ku ekaaday Iidoorow, Walaalyaalow dad cuqdadaysan la lama noolaan karee dhulkiina ku ekaada. Mana fiicana in la is guursado xataa sidaan qabo

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 ปีที่แล้ว +1

      Kadib dagaalkii dhacay dhulbahante waan dadkay dariska layiin waa dad yaableh. Dhulbahantow kuwaan kafogaada soomaalibaa kabadan

    • @NuraQallib
      @NuraQallib ปีที่แล้ว +1

      Guurku xaga alle ayuu kaqoranyahay cidi majoojin karto

    • @Aalamualkium
      @Aalamualkium ปีที่แล้ว

      Walhi wa laka fogaday somali sidan qabiil intay ku mashuulen aqli ximo heerkan laga garay somali un baa lagugu yeeraya aduunka meel kasto oo jogto walhi markay dhintan dad somali ah waliba dhilinyara qurbaha somali wiil ah ba dhintay la yiraahda awalan isku duubma oo hal calan sameesta boqol calan baad lawada yeeshay kuso wada noqda calankiina buluga awal baadba caasi yowdene qalbiil wax la dhahana jara somali baan ahay kaliya kadan sida baana aduunka laga yaqana walhi hal calan buluug ❤

    • @salebanabdidjama7004
      @salebanabdidjama7004 11 หลายเดือนก่อน

      OO YAA IDIN RABA INAY IDINKA GUURSADAAN IDINKUUNBAA HABLAHAYAGA DABA CARAREE

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 ปีที่แล้ว +50

    Beesha isaaq wali dad cuqal ah ayaa Ku jirah lkn kuwa an dareenka lahayn oo dawaday wixi sool ka dhacay Iyo maydkii warnaa oo wali leh wiilal hor leh ayaan dabka Ku shubaynaa waa duli an. Alle Iyo islaamba aqoon dhulkiina wad joogtan.nabada hada ka shaqeeya intaa nabad Ku hurudeena alle Ku shugriya

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 ปีที่แล้ว +5

      Markii la waayay power sharing waala lafilayey inay tani dhacayso

    • @abdalejeerjeer
      @abdalejeerjeer ปีที่แล้ว

      ​@@fatumanur2227
      Pp
      Pp
      P
      Pp
      P
      Pp
      P
      P
      Pppp

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 ปีที่แล้ว

      @@fatumanur2227 power sharing lahayna kuwaan kafogaada

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 ปีที่แล้ว

      Doqonimada aad ku fikiraysan joojiya calanka ma wadahadalba lagukeenay cudud ba lagukeenay doqonyow nin aan shanta farood ka celin sharci kamareebo

    • @marymw-yh1ib
      @marymw-yh1ib 11 หลายเดือนก่อน

      Nin daad qaaday xubo cuskay

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +73

    Ninka aaminsan qabiil ayaan xoog kuqabsanayaa waaa qof aan caadi ahyn oo xanuunsanayah

  • @munajamac1273
    @munajamac1273 ปีที่แล้ว +36

    I agree mentally health is a serious disease…god help these people 😢

    • @CawaFeysal
      @CawaFeysal ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @m.x970
      @m.x970 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 sh*******t dead laughing

    • @Muneeera
      @Muneeera 11 หลายเดือนก่อน

      Do you mean mental illness*?

  • @mohamedabdi-ml8kx
    @mohamedabdi-ml8kx ปีที่แล้ว +93

    The panel is indeed one-sided, displaying one of the most unintellectual biases, collectively exhibiting a low-minded perspective that seems detached from reality. They appear to have been influenced by pure tribalism, and it's truly disheartening to hear their arrogance and delusion regarding the governance of Sool and Sanaag. The sovereignty of Somalia is non-negotiable, for a very small minority tribe.
    Over the past 8 months, you have indiscriminately taken lives in Sool and caused destruction to critical infrastructure, including hospitals, schools, electricity stations, and water supply stations.
    It is truly shameful, Universal TV panel organizers, that you provide a platform for such sick and twisted individuals. It's saddening to see your station associated with people of unsound judgment.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +8

      That's true well Said wll.... Very sick People indeed😢

    • @MrGengad
      @MrGengad ปีที่แล้ว +9

      I completely agree with everything you've expressed. I reside in what's known as SL, and I feel I have no rights here whatsoever. My belief in Somalia remains unwavering until the day I pass away. It's imperative that we come together for the sake of Allah, rather than for the sake of SNM or SL.

    • @MrGengad
      @MrGengad ปีที่แล้ว +5

      @@خلودا-م5طYou not making any sense, it is better that you stay away from social medium since you not mature enough to come up with intelligent point, I gave you my point, in return what is your point to the public? I am not Isaaq I am representing Somila, which is the bigger picture.

    • @AbdifetahIOmar
      @AbdifetahIOmar ปีที่แล้ว

      I was schocked watching these ignorants.

    • @abdirahmanmuse4086
      @abdirahmanmuse4086 ปีที่แล้ว

      Doodu way fiicantahay hadii sida waxtarka leh looga faaideysanayo(root case analysis for action). Wayna haboonayt in doodahan oo kale oray loo qabto. Waa in bulkheads qaybaha ka maqan lagu soo daraa. Sida culumaa'u diinka. Iyo dadka dhexexaadka ah oo nabada jecel. Dooduna ha ku ekaato 32 adii Sano waxii dhacay

  • @safiyaxusen4084
    @safiyaxusen4084 ปีที่แล้ว +21

    Waxaan alle kabaryayaa hadii aad dagaal qaadaan oosool xabad dambe kuridaan intiinaa meesha fadhida madaxyadiina laga tiriyaaaamiin aaamiin aamiin

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf ปีที่แล้ว +9

    Sool tagtay meeshaad na gaadhsiiseena Wallaahsy weli idinku maydaan dareemin
    Ma intaad 8 bilood Madfac nala dhayseen ood na qaxiseen baad digasho noogu daraysaan quusta idiinsoo noqon mayno khasabna dee waxaan idin leeyahay Labadeena Seefood waatii saawir noqotaa

    • @saadiaahmed1256
      @saadiaahmed1256 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqdii waa reer riyo bal i tay 8 bilood magaalo la duqaynayey oo la qaxiyey Bay hadlayaan saacadaan, nacaladi baa dhamaantood ku taala. Lasanod weligood arki maayaan 1000 sano haday ka soo wareegto, waan la wada hadlayn, lays ag fariisanayn, xaduud haday u soo dhawaadaan sheekada qabiil iyo xasuuq baa bilaabanaysaa, walee harti Bay taagan tahay daarood Bay isu badelaysaa, soo socda reer caqli xumoow, rag iyo dumar isma dhaamaan

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 ปีที่แล้ว +12

    Iidoor gaalada dabada ka leefa dabacayuun,ssc guuleysta guuleysta 🎉🎉

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 ปีที่แล้ว

      Naaa Astaqfurullah dhe Allah hakuso hanuunsho e dad Muslim ah Gaalo haku tilmaamin Dhiigoda aad banaysatayna malinta qiyame meeshaad aadi walee adaa og

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 ปีที่แล้ว +21

    HABARTAN waa waalantahay.

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q ปีที่แล้ว +1

      Darood daniyahaa Somalida..
      Sahra Halagaan biography kee so EEG first

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 ปีที่แล้ว

      @@Bertil-r5q maxaa qortay afsomali mise english Habartan aad faanineeyso waxaay dabataagan tahay SNM oo Gabalkeesii dhacay. SNM WAXAAY AHEED KANSAR UMADA SOMALI KA SOO BAXAY OO HADA LAGA GOOYAY SOOL..

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q ปีที่แล้ว

      @@mohamedomat4028 reerka kansarka somalida adunku know waa darood daniyee.. if darood don't exist walahi Somali haalka mey joogiinlay hee dayacaa aye Ka casheylahayne

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 ปีที่แล้ว

      @@Bertil-r5q DAAROODKA WAXAA KADARAN QOFKA MAANTA WALI AAY KU QUFULANTAHAY SNM AYAA WANAAG SAMEEYSAY.

    • @Hana-si3sk
      @Hana-si3sk ปีที่แล้ว +1

      Somaliland aye kuwashen

  • @Khayr120
    @Khayr120 ปีที่แล้ว +7

    Qaran qof dhinta ayaa kawayn dagaalka hala joojiyo dhiig danbe yaan ladaadin ayno iimaansano dhulkeena dhiiga Islaamka ilaahay agtiisa waa danbi gabaaiira

  • @kaamilosman467
    @kaamilosman467 ปีที่แล้ว +13

    Yaa ilaah yaqaan dadkaan xagey ku noolyihiin warba ma hayaan

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 ปีที่แล้ว +4

      Kkkkkkk waxaay kasoo dhargeen garaabo

    • @Alalaxeyda
      @Alalaxeyda 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedadem4731
      😂😂😂😂

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 ปีที่แล้ว +25

    Waxaad gabtay abti ayaa meesha yaalo😅
    Somaliland waa maamul qabiil ah. Car yaa beeningaro?

    • @shadiafuad
      @shadiafuad ปีที่แล้ว +1

      Isagoo qabiil ah buu qasab kugu haysanaya kwrn adoonyahya😂😊

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 ปีที่แล้ว +3

      😂😂 caqliga idoorku wuu fooraraa

    • @nafisamohamed4441
      @nafisamohamed4441 ปีที่แล้ว

      ولدتهぉこのわしらは槍@a

    • @soumimoulid201
      @soumimoulid201 ปีที่แล้ว +1

      ​@@shadiafuadayaad ku haysan isaq land
      Waad riyonaysaa ood hurudaa ee hurdada kakac🤮🤮🤮

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

      @@shadiafuad maxaa 2007 maa umaleyn heysa in la joogo 2023 ayaa lamari hayaaa ogow baaba

  • @istareexomar4786
    @istareexomar4786 ปีที่แล้ว +16

    Dadka meeshaas fadhiya sadex qof baa ugu caqli badan soomalida maanta joogta way yartahay inta meel dheer wax ka eega ee caqliga salimka ah leh sadexda qof ee aan sheegayo waa labo dumara gabadha garbasaarta cas iyo inanata khamaarka madow ee lahayd ciidanka cidii sidaas u gashay maxkamad hala soo taago iyo wiilkii dhalinyarada ahaa ee lahaa snm hada looma baahna

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 ปีที่แล้ว +1

      Sucaad somalinimada ku waaynd love her❤

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +1

      Haa fariid caqli badan sucaad daraadeed baan ,Wallaahi ufiirsaday.

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      Ishaad ka ridey
      Inta kale 00%

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 ปีที่แล้ว +16

    Ninkaa sheegtay siyaasiga Madaxa-banaan ayaa ah nin wax badan fahansan oo aqoonyahan ah lkn dadka inta kale waxay ku hadlayaan hadalkii yaalay meelaha shaaha lagu cabo iyo fadhi ku dirirka ah
    2aad waxaan qabaa marka hore in dad aqoon leh oo wax badan fahansan lakeeno dooda waayo haddii aynu keeno dad caadifadaysan oo aan meel fog iyo mustaqbal fog eegeyn waxba soo kordhinmayso doodu runtii

    • @hassanmataan1980
      @hassanmataan1980 ปีที่แล้ว +4

      Haaa ninkasi wax badan ayuu fahansanhy lkn dadka khiyaali ayey wadaaan

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +3

      Sax iyo wiilka yar ee yiri joojiya SNM ta aad ku dikriyeysaan si wax leydinla yeesho Isaaqow❤

    • @moe689
      @moe689 ปีที่แล้ว +3

      Sucaad Xuseen waa inta yar we runts sheegtay wayna Lu mahadsantahay!❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +6

    Waa dad riyo ku jira adinkaaba xadkii soomaaliya ka mida xadkale majiro qabiil qabiil kale u dowladaynaya baa tihiin is dejiya

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว +8

    Doodu sideebay balance maaha hadaan laheli karin qof dhulbahante ah oo sidaa ina halgan oo kale xagjira

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 ปีที่แล้ว +24

    Dadkani waxay u baahan yihiin dhaqaatiir sychology oo u sheegta waxay aaminsanyihiin in ay khayaali ee runta qaata

  • @khadarfaarax6402
    @khadarfaarax6402 ปีที่แล้ว +9

    😂😂 walee caqliga ku jiro Qoladan isaaq baa la yaabay
    Hartiyow idinkana caruurtiina ku akhriyaa xadkeena waa Burco
    Hartigu ha is waalo

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 ปีที่แล้ว +2

      Saas waaye walahy cadawada in la igu abuuro weeye

  • @michaelcorleonejr
    @michaelcorleonejr ปีที่แล้ว +6

    Sool, waxay katirsaan tahay SSC-Khatumo waa dhul Harti haadi idoorka xaadka Oog so dafaan waxaa no balaan ah Gaatama ya Burco ilaa Hargeisa ! SSC GUUL KHATUMO GUUL 🇸🇴

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 ปีที่แล้ว +4

    Hargeysa waa Magalo madxdii labaad ee Somalia 🇸🇴 hadii sharciga Adunka u yaal laga hadalaayo marka Riyaada hadii la iska daayo hurdada ha laga kaco idiin horseeday riyada beentaa.
    Sool ku deysee ,hargeysa mardhow laga xoreynaa aragagxiso da 32 years dadka afduubka ku heystay. Ha sugi waayin adaa baalyo u durbaan Tubanaayeeh.
    SSC KHATUMA waa MAMUL la siman so called Somaliland ama Isaaq land. War hooy qabiil walba gobolkisuu xaar xaarteeh kiina ku imaansada.hadeydan rabin magacaa riyda ku sameysateen in la idin ka xayuubiyo.
    Viva SSC Khatuma State of Somalia 🇸🇴
    Ka naxoow nafta waa.

  • @hadafmedia4143
    @hadafmedia4143 ปีที่แล้ว +7

    Dadka leh sool gacan shisheeya soo gashay waa runtood marka dhan laga eego waayo harti ba soo galay hartina waa dhulbahante that means dhulbahante waa shisheeyo oo sarbeeba

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +9

    Iidoor wax lalama yeelan karo waayo waa dad uu qabiil madax marey😢

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 ปีที่แล้ว

      Kkkk cawan qaabil waa kaa dedkogu qaxiyeey ee kondom majerten ah naa isaaq waad laa deegtan sool naa waa lagula deega dhuule waax soo saare Lee malihid baad malihi sool isaaq hawiye deega maa kaliga baa 200 oo qoof dowlad maa noqonayso qabil baa idin madax maraye ee haa daliina dhulmahante ama guura ama somalilland waa siida

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 ปีที่แล้ว +11

    Dadii aad 15 sano gumaadeyseen hadey iska kiin cesheen ma doodbaad qabtaan caqli xumadiin isma dhaanto riyo kunool

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 ปีที่แล้ว +10

    😳 umadan ma caruurbaa mise Waa dad waaweyn , Sool qabiilba dega qabiilkaasbana u talin kara

    • @xamsexadaari
      @xamsexadaari ปีที่แล้ว

      Way oguyihiin in ay qabiil degaan way is indho tirayaan😂😂

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 ปีที่แล้ว +2

      ​@@xamsexadaarikkkkkkkkk tooda uun bey ka hadlayaan lkn dadka islaam ka ah ey Ramadanti duqeynayeen xataa ma arkaan

    • @abdik9002
      @abdik9002 ปีที่แล้ว

      Waa waali cas tani! Reerkaas way ka gardaran yihiin. Wayna iska celiyeen!

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay umanariisto kuwii laascaanood idiinka dhintay

  • @kingamoore780
    @kingamoore780 ปีที่แล้ว +2

    Hawiye urur baan iskunahay bal wakase hawiye wax hanii qabto niyada geliya darood madi maha gul darood from Raxaweyn cali ismacil jabarti

  • @Hosh-cu5fg
    @Hosh-cu5fg ปีที่แล้ว +8

    Universal tv ine halgees waresato waa khalad ee kagashay somalida kale rali galin buuxda wa ina bixisayn

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +5

    Rag walaal wuxuu ku dhaamo lawaa baa layiri wax aadan adigu qaadateen ama aad ka dagaalantay rag kale howla tegen

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ปีที่แล้ว +5

    INGRIIS MA XUKUMO DHULKA SOOMAALIYA

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ปีที่แล้ว +4

    SOOMAALI QASAB LAYSKUMA KEENI KARO SOOMAALINA QABAAIL BAY KU DHISAN TAHAY

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +21

    ssc khaatumo khayr iyo barwaaqo nabada iyo xoriyad madax banaani bu kudambeetay ilaahay idinki hore usocda mashaa allaah

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ปีที่แล้ว +36

    MARKA XUDUUDA LA SOO XIDHO EE DADKA SOOL LA LAAYO MIYAAD WADA HADAL LA GALAYSAAN. MALA WAAD RIYOONAYSAAN😢😢😢

    • @Dirir-t1l
      @Dirir-t1l ปีที่แล้ว +8

      Walaal dadka sool cid layn kartaa baab jirin, Ilaahay iyo Ehelba wey leeyihiin. Ha u biqin dadka Sool 💪🏽

    • @sahramohamed9704
      @sahramohamed9704 ปีที่แล้ว +2

      Waxaas waa caqliga dadkan maskaxda yar bal fiiri waxay leyihiin maadama ethiopia ba o dul somali xoog kuhesato anagana waxaan xoog kuheysanaynaa dulka dhulbahante ala ilaahyoow dadkaan caqli siii yaarabi

    • @safacadeysafacadey5076
      @safacadeysafacadey5076 ปีที่แล้ว

      Dadka iyagu Miyeeyna Qorta waday Sidee Loo laaynaa😅

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +13

    Saacad iyo bar ayan idin dhageysty wxnse idin leeyahy isma dhaantooy😢
    Talisyahow wuxuu doonayiyo dawga garan waayey
    Talisyahow dulmiga aad gasheen dunidu ay yaabtey
    Hadaad calanki doogada lahaa deysan kari weydey
    Anana diidney maradaad doraad soo daldalateene
    Nina kuma dirqiyo Aadanaha waxaanu dooneyne
    Denbigaad kol hore iga gashaan kuu deldelayaaye
    Car dib iigu soo noqo hadana waan kuu diyaar ahaye.

  • @issaissa2112
    @issaissa2112 9 หลายเดือนก่อน +1

    “ Xalku waxaa weeyaan sidatan: leave dhulbahante alone or Somali- land will face a huge consequences that Somali- land will never ever seen before now” believe me or not, if Somali- land crossed the border between SSC and Somali- land ii door will be erased the map period and of course , muse would be under my shoes more than ever!

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 ปีที่แล้ว +9

    Habartaan waalan meelaha fagaara ka hadalka ha keenin qof xikmad hadal maahan ee waa qof dagaaal marka qofkaan ka joojiya fagaaraha ay ka hadlayso inay ugu dartaa mooyee waxba faaida,ah Ma Keenayso

  • @qaraxo
    @qaraxo ปีที่แล้ว +5

    Gobaladiina iyo hargeysa mamul gobaleed u dhista khatumo maamul gobaleed ayey noqotey ..xaduudiina jooga khatumo xadudeeda ilaal sane qabiil qabiil uma dawladeenkaro waa la I's fahmey😂😂😂

  • @ayaanleyare4810
    @ayaanleyare4810 ปีที่แล้ว +6

    Ragoow kibirka waa lagu kufaaye kaa hala ogaado

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr ปีที่แล้ว +2

    *Wey dhamaatay Beentii, Nothing call somaliand it doesn't exist, One somalia for ever 🇸🇴*

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 ปีที่แล้ว +20

    Koofiyad madhan inshaa Allaah ilaahay xanuunka reer. Sool dareemeen haydin dareensiiyo si aad u dareentaan waxaanu dareemayno waana iman doontaa inaad diiq diiqsigaa dib u gocotaan habartaasina waxaa ay nagu sfaysay ee ay ku faraxsantahay way heli doontaa sidaad laascaanood u dumiseen inaad u dumi doonaan magaalooyinkiinu idanka ilaahay abaddan ha nagu riyoonina nagu soo noqon maysaane inshaa Allaah

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 ปีที่แล้ว

      Habaar mooye ma wxkle ayaad hysaa

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 ปีที่แล้ว

      Qasaab ayaad somaliland haadi kale waa guur cuudur Anne daawo lahayne baa idin haaya 😂😂😂 yeelaka

    • @anabahmed4924
      @anabahmed4924 ปีที่แล้ว

      @@umalkhymohamed7492
      Waa garaadkaagu siduu wax kuu tusay raadkii sannad hore ayaad naawilaysaaye ilaahay ha ku hanuuniyo

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      ​@@umalkhymohamed7492 Haddaadan ogolayn Somalia waa inaad guurtaa. Dhulku waa Somalia.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +7

    Inta dagaalka iyo dhiiga ku baaqaya waa mujrimiin dhiig islaam u ooman masiibo u gaara alla haku rido

  • @ayaanleyare4810
    @ayaanleyare4810 ปีที่แล้ว +8

    Xuduud soomaali miyaa kalaleh qolo walba meeshii ilaahay kubeeray ayadaaleh

  • @Bandaasproduction
    @Bandaasproduction ปีที่แล้ว +10

    SSC Khatumo 🇸🇴 ayey kuwaasheen. Iidoor wagaas & kufriga wacad Allaah uyaale

    • @hodangafadi5042
      @hodangafadi5042 ปีที่แล้ว

      Somaliland it always RIGHT ✅️ ❤

    • @Bandaasproduction
      @Bandaasproduction ปีที่แล้ว

      @@hodangafadi5042 Maxaa ladhahaa Somaliland? I only know iidoorland

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว

      Rer SOOLEY dad WALAN ba idinku washay 🤣🤣🤣🤣 UMAD dhan oo isku caqli ah kkkk psychopaths

  • @omohaji
    @omohaji ปีที่แล้ว +6

    Riyadh ku jirtaan welcome to reality

  • @abdirahimjanagale5838
    @abdirahimjanagale5838 ปีที่แล้ว +20

    Wali riyo bey ku nool yihiin rerkan balse wan arki dona halkey ku danbeyso riyada malinta cad insha allah

  • @samramohamed6666
    @samramohamed6666 ปีที่แล้ว +16

    Dad riyoonaya ban u jeeda😂😂😂😂 ragii qaranka qawiyey baa jooga sool

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว +2

    13:25 Bal habartaas matageedaa dhagysta Alow maxaan sanadka dadkaa baranay.

    • @gaan1999
      @gaan1999 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 ปีที่แล้ว +8

    Dadka sahra halgan dhegaysanaya ayaan la yaabanahay😂

    • @arfahdaud5329
      @arfahdaud5329 ปีที่แล้ว +1

      sxb aniga iyo adiga aya iskufikar ah❤

    • @mustafahmed1690
      @mustafahmed1690 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk anaaba yaabay

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว

      Faisal Cali warabe ba MASUL ka ah Hargeisa. Xarunta dadka WALAN 🤣🤣😆🤣 nin dadka MAJNUUN kushegay been ma sheegin.

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 ปีที่แล้ว +15

    Idoor iyo caqligiisi waa kaas. Rajo male.

    • @xerogeelmedia6230
      @xerogeelmedia6230 ปีที่แล้ว +1

      Bro dadka ha isku wada daarin 😂😂

    • @jesssandulle8162
      @jesssandulle8162 ปีที่แล้ว

      @@xerogeelmedia6230
      You are right. But i see always only hatefull gathered people. Where are at least those open minded who dont lie of every thing? Those who are with open mind, ears and heart?.

    • @xerogeelmedia6230
      @xerogeelmedia6230 ปีที่แล้ว

      @@jesssandulle8162 waa jooga lakiin walhi waa ka hadlin ee kuwa xun xun ba buun buuniya that is fact

    • @jesssandulle8162
      @jesssandulle8162 ปีที่แล้ว

      ​@@xerogeelmedia6230
      Kuma fahmin

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 ปีที่แล้ว +19

    1:20, Excellente, wiilkaas dhalinyarada waa nin caqli badan runtii, isaaq iyo SNm in maanta dhan laga sheekeyo maahan, Ninka awdal joga iyo Ninka Sool joga adeer mujaahidka aad sheegayso anigu maba ahayn mana aaminssni ee dalka ma wada dhisanaa, that's all, hadalka runtiisa ninkaasaa yar baa taabtay, Aqoonsiguna Sool iyo awdal buu ku xiran yahay taas ogaada horta

  • @sogah5460
    @sogah5460 ปีที่แล้ว +3

    hada dhulbahantow xeer cusub sameysta ninkii iidoor laga maqlo surka ka jara waa leydin xasuuqey soomaali wax aan ku dhicin baa idinku dhacey dhulkiina cid danbe haw daba fadhiisanina idinku ismaamula nabad galyadiina suga iidoorna wuu riyoodaye haduu idin soo doonto iska celiya guul ishaallaah

    • @gaan1999
      @gaan1999 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

  • @alrahmanducaysane2534
    @alrahmanducaysane2534 ปีที่แล้ว +5

    Hadii dood laqabanayo waxaa laisugu keenaaa labada dhinac ee dagaalku kadhexeyo,bal hada fiiri haldhinac ba doodaya kuligood waxay kasimnyihin xududa in lasimo maxay kadoodaan marka ahdiiba ay isku fikir yihin😮

  • @Fay80
    @Fay80 ปีที่แล้ว +5

    Sucaad waa qof daacad ah oo waayo arag ah qabayaalda ceebteeda iyo qaxootinimda ceebtdada ayeey ogtahay. Noolow Sucaad sharta Allaha ka qabto wllo❤

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +6

    Hadadad dagal dame kuso qadan dadkas dhulkoda degan o dulmiga jojin waydan ilahy xabad idinkama rebo dulmiga ale ma jecla lknse wad ku jabaysan dhulka gal maleh ader ragba leh

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 ปีที่แล้ว +6

    War Qoftan Sucaad wanaagsana Masha Allah dun iyo dadnimo fariidnimo Qurux bay Isku darsatay Allah haku dhawro Walal 😂

    • @hodonabdullahi6382
      @hodonabdullahi6382 ปีที่แล้ว

      Masha allah Allaha barakeeyo Sucaad❤❤❤

    • @moe689
      @moe689 ปีที่แล้ว

      I love sucaad’s fikirkeeda, because she is telling the truth and by telling the truth creates both friends and enemies! I want to let her know that her heart and words are pure clean!

    • @moe689
      @moe689 ปีที่แล้ว

      Sucaad Xuseen ❤

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 ปีที่แล้ว +9

    War anaga wax aragney SSC ayaad is heysatane bal Jigjiga maxa mesha keeney YAAB 🤷🏽‍♀️

    • @nim7534
      @nim7534 ปีที่แล้ว +4

      Daarood neceyb aa ka buuxdo

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว

      We know your dirty game !🤷🏽‍♀️🤷🏽‍♀️

    • @samatar1025
      @samatar1025 ปีที่แล้ว

      🔥 in your jealousy 😅

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 ปีที่แล้ว +12

    Somaliland waa ku khaldan thy in ay sool ku duusho 100%.
    Lakiin sidoo kale waan ka xumahay SOMALI dhamaanba in ladabar tirayo Anagana dhexdeena cadow isku aragno😢😭

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 ปีที่แล้ว +20

    Inshaa Allaah haddaad dulmiga ku sii socotaan waxaan jirin ilaahay haydinka dhigo wallaahi thumma wallaahi laascaanood iyo degaan kale oo aydaan lahayn marnaba ku soo noqon maysaan ee xaalku waa cadhadiina ku dhinta

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 ปีที่แล้ว +3

      Hoostada ma dhaafto 😂😂😂

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 ปีที่แล้ว

      Dhiklo

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx ปีที่แล้ว

      ​@@Adnomo1234MA WAXAAD U OOYI DHUL AADA LEHEEYN MISKIIN

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 ปีที่แล้ว +5

    Dadkaan iyagoo soo jeeda ayey riyoonayaan dhulkaan gumaysigii ayaa I siyey gumaysiga isaga maa lahaa dhulkaan uu idin siyey caqli majiro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xaashiyare8348
    @xaashiyare8348 ปีที่แล้ว +12

    Ssc waa ay ka baxdey gacanta snm ee judamada insha aalh awdal sanado iyo dharaaro dhow baa ay soo xiri dontaa gacanta snmta 😊

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว

      Am from Awal and tell you f*ck off with your fake propaganda! Awdal =Somaliland ! We are not dumb like dhulmahaante

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 ปีที่แล้ว

      War dhubahantow kuwaan kafogaada

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว +1

      Dhulbahantow darbi dhista. UMAD WALAN BA IDINKU WALATAY 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 ปีที่แล้ว +17

    Dadkan hadlaya qaar baa xooluhu ka caqli fiicanyihiin dadka qaarna xaqiiqaday ka hadlayaan sida ninka odayga ah e suldaanka ah15 sano oo somaliland joogtay deeganada dil iyo mdaxduub baa laga dhaxlay iyo horumr l,aan wasiirka ciyaaraha qaado oo igula shiraakow wanu diidnay waxayse ila tahay in qabiil waliba joogo deegankiisa cid cid xoog ku haysan karta MA jirto naagta sahra halgan waxan dhiigan S.N.M e aad sheegayso adiga ku fadhiye anagu kuma fadhino dhiiga S.S.C baanu ku fadhina

  • @khalidshino7693
    @khalidshino7693 ปีที่แล้ว +4

    Gacantad gooyn weeyso Waa la dhunkadaa 😎 is maqal majiraa ?

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +15

    Dadkaan caqligii baa ka guurey bdankod.. Illaahy ayaana raba iney dabar go, aan denbiyadii badnaa oo ay Somali ka galeen mudada bdan darteed....
    Isma qabtaan, gumeysi jaceyl, been ku nool, xuduud 1960kii laga xoroobey iney maanta u dhintaan waa u nasiib darro weyn... Waana dhamaadkodii bey ila tahy..😢

  • @nasramuse3225
    @nasramuse3225 ปีที่แล้ว +6

    Waalida dhanta waxay dagantahay hargaysa

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว +5

    21:00 saldanada uu sheegayo dhulkoooda somalilaand kama taliso 😂😂😂😂😂😂 badhan,dhahar ,laasqoray ,calmadow

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv ปีที่แล้ว +13

    They have lost their minds, 😂they joined us but can’t leave

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 ปีที่แล้ว +3

      Qaldaamiinta mala yaabtay.

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi dadkan inay sidan ka ron yihin ban uqabay. 33 sano oo XEERO QABIIL AH ZOO ba Kaso baxaya.

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 ปีที่แล้ว +6

    universal waanu ogaanay kamanashaqayn Donto Dalka inta aanulenahay

  • @abdulmohamud7685
    @abdulmohamud7685 ปีที่แล้ว +5

    Ilaah uma naxariisto ciidanka Somaliland

    • @gaan1999
      @gaan1999 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 ปีที่แล้ว

      Afkaga qadhmuun usheeg

    • @rahmahodan8583
      @rahmahodan8583 ปีที่แล้ว

      Hoostaada ma dhaafto idamka Alle!

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed ปีที่แล้ว +1

    Isaaqow qamriga iyo saqrada iskadaya marka caadi noqotan yaydan kusoo noqonaysan somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ibraahimbarafoow8959
    @ibraahimbarafoow8959 ปีที่แล้ว +4

    Iidoor caqliga inta u saaxiibka ah waxaa ka badan inta walaan marka.hadaad harti ku qasbi kartaan xukunkiina waa la arki doonaa hada wey dhowdahay laakiin meel fog ayaa laga doonayaa

    • @mustafahmed1690
      @mustafahmed1690 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk waa laga yaabanyahay dadkan in la xasuuqo weeye

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif8442 ปีที่แล้ว +16

    Boorama bixidonte waxyar suga !

  • @madar-Abdirasak007
    @madar-Abdirasak007 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijku waa mid dhinac ka raran, dadka qaar uunbaa la siiyay wakhti fiican oo ay fariintooda ku gudbiyaan.

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว +1

      House of Cards weye North Korea style. Dood hal Dhinac ah ba lo qabta. They in capable of critical thinking

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 ปีที่แล้ว +1

    Sahra halgan waxay ka midtahay kuwa qaranka dumiyay .
    Muusaw ciidanka fasax ?
    Waa qaran jab

  • @maymuunhusain3343
    @maymuunhusain3343 ปีที่แล้ว +4

    Sool idin ma rabbto islaantan asaaqaqdey meesh maxa Ka halaeysan ee orado ciibadeyso

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g 7 หลายเดือนก่อน +2

    dhulbahante ayaa yaqana sida iidoor loo edbiyo kkkkkk

  • @RodaWais
    @RodaWais ปีที่แล้ว +3

    Tani way xanuunsanaysaa allaha caafiyo

  • @nastexobokh8840
    @nastexobokh8840 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiil qadaran ma noqdo cidna cid ka ma adkeee aqliga ilahay ha idiin soo celiyo wali waad walantihiin

  • @Xoggaar
    @Xoggaar ปีที่แล้ว +4

    Guul khaatumo cadowgeeda Alloow jabi miyaa nala cawryayaa

  • @hawahussein498
    @hawahussein498 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dal Somaliyeed buu ku dambeyn insha'allah. Wbt🥰

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 11 หลายเดือนก่อน +1

      Qeyb ka mid ah 5tii Somaliyeed.kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Mid ah. ❤🎉❤

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dal SOMALILAND AH. WBT🥰

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 ปีที่แล้ว +4

    Wax somaliland la yidhaaho ma jiraan waqoyiga Somalia markuu Ka xoroobay uk waxaan noqonay Somalia markaa adeer heshiin mayino intaad leedihiin gaal baa nahayistay anaguna waxaan leenahay waxaan noqonay Somali markaa adeer idina tiina aamina anana taayada ayaan aaminayina markaa wax ma wada yeelan karo inta diyaaradu idiin Saran tahay hargaysa snm aad dhiganaysaan markaa ina kala mariya

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +1

    This time there is NO WAY BACK for dhulbahante in Somaliland ! Kaarkii danneysiga u guubtay maanta! Somaliland is not plan B option for no one ! The old generation of Somalilanders made very easy for dhulbahante, I don’t know why because they hate Somaliland deeply, but I promise you the new generation of Somalilanders will not tolerate this toxic behavior of dhulbahante! Amba eedaab iyo somalilandernimo ku joga amba cirka taga! No one needs you walahii ! 👋👋

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ปีที่แล้ว +4

    WALAALYAAL RUNTA NAFTIINA U SHEEGA CIDNA XOOG KUMA QABSAN KARTAAN. XUDUUDKA IDINKU MA LIHIDIN WAAD QALDAN TIHIIN

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว +1

    Reerkaa isaaq dawlad bay isku sheegaan hada khilaafkasta waxaa xaliya qabiiil tusaaale habarjeclo, hada reer dhan 14 garaad oo ah meeshii ugu sareysay oo matali lahayd reerkaas hadana uma muuqdaaan

  • @serrobo
    @serrobo ปีที่แล้ว +17

    This is unfair listening one side the store

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud ปีที่แล้ว +2

    Naagtan la yidhaa hoosta ka galgan waa naag xaaranta 32 dankii sano ku soo naaxday oo kaliya garanaysay maxaad cuntaa. Heego waa iskuada aqli. Habar awal afkuna wuu idin dheer yahay irbadna dun ma galisaaan. Hadii aad dhafiga isaaq maqasgo waa habar awal oo asaljeedu yahay oromo

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaba iigu daran midkaan Warsangali ee meesha dhexfadhiya

    • @abdirahmanmohamoud9242
      @abdirahmanmohamoud9242 ปีที่แล้ว

      Kaas iyo kan dhulmagante hoos ayuuu firin Wlhy wuu baqin xitaaa sifican uma hadli karo

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      Waliba dhaqankii ayaa ku yiri kaa howshaadii waad gabtey
      Duli ku bax
      Kaligiis ayaa qabiilkiisa la magacaabay
      Waa nin warsangaliya
      Guri ba ay

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 11 หลายเดือนก่อน +1

    Doqonka Warsangeli oo la edeeynaayo asago dadkisa layay baa igu daran. Nacalad baa wajigaga ku taal. Bal wajigisa eeg

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 ปีที่แล้ว +9

    😅😅😅😅😅😅 antara baqashka waa kalmada ah qaranka😅😅😅

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq aya khalad ka leh because dhulbahante inay madaxweynaha ama ku xigenka siyan ay ahayd from daarood 😂😂😂😂😂😂

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 ปีที่แล้ว +6

    Habrahan waxaa kula dagaalay waxaa waaye barida isoo hor dhigaysan iga dayaa 😂😂😂😂😂 kibir waxey ka gareen iin barida maraada laga qado oo la isoo hor dhigoo 😂😂😂😂 aniguna sii toos ah uduubayeey 😂😂😂😂😂

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 ปีที่แล้ว +1

    Wariye dhan ka raran oo xamaasad iyo caadifad ka buuxdo ka qaybgalayaasha aan SNM ahayn wuu ka jarayay

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 ปีที่แล้ว

      Hal miridh wuu i diiday in ay gabadhu hadasho maba is ogayn xamaasad iyo ciil ayuu mantagey

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +4

    Ninka warsangeli waa miskiin buu yiraahdo habarta dowlad waxwalba ku siisay baad diiday qabiil aan waxba isiin dil iigu daray maxaan ku raacaa

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 ปีที่แล้ว

    Are you crazy guys, it’s too late for this panel. Because SSC KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 is part of Somalia not a SNM anymore. You must be dreaming.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +3

    Kan suldaanka la leeyahay waa mujrim dhiig ku baaqaya

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kuu cadaynayaa haddii aan maamul goboleed weyno in cid noo diidi karta inaan qayb kanoqono puntland waayo PL anagaa leh.

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว

      Al Xaqiiqa 💯💯

  • @munahersi1144
    @munahersi1144 ปีที่แล้ว +5

    Ninja madam dhaqameedka sheeganayaa wAA bilaa caqli subxaana'allah. Nin aan dhul marin dhaayo la😅😅😅😅😅

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว +1

    Midkan warsangeli muxuu ka dhex qabanyaa
    Dadkan xanuusan oo saacadu kaga fariisatey1991

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 ปีที่แล้ว

      So ma aha kan Nama matalo 😂😂😂