Maxaa keena Burburka Qoysaska cusub?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Dumarku 500 $ bay ku lebistaan habeenkay aroos tegeyaan , majin jaadana way ka cabanayaa. Keebaa dhaqaalaha burburiya?

ความคิดเห็น • 369

  • @af-bakayle
    @af-bakayle ปีที่แล้ว +55

    Waxaan shaqsi ahaan tv-ga ka codsan inshallah Inaa la siiyo fursado gabarta daadihinaysa tv-ga ayadana ee uusan wiilku keligii dadka wax weydiinin. Sax mahan taasi

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 ปีที่แล้ว +4

      Waa waxa raga naga haysta waxba nooma ogola

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 ปีที่แล้ว

      ​@@aragsan6552aragsan anaa kuu ogol soo daa warka saaxiib

    • @abdilahicabi
      @abdilahicabi ปีที่แล้ว +1

      😂😂 dumarow dooda waba LA inagu heshisinayaye de balamiska kale ka daaya gabadha iyada iska amusane

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 ปีที่แล้ว

      ​@@abdilahicabikkkkkk

    • @asiaasli9437
      @asiaasli9437 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @hodhanabdi5910
    @hodhanabdi5910 11 หลายเดือนก่อน +4

    Dhalinyaro sida aad riyooyin quruxbadan uleedihiin sida in lacag badan aad uheshaan, guurku hadhaf weeyn haiidinnoqdo❤

  • @hodhanabdi5910
    @hodhanabdi5910 11 หลายเดือนก่อน +5

    Guurki kumawadadhisno jaceyl ....isfahanka ayuu kudhisanyahay❤

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +8

    51:47 excellent point of view, absolutely. Mashallah ❤

  • @sweeet_november
    @sweeet_november ปีที่แล้ว +19

    حلقة جميلة ❤ فهمت كثير منها ..... افهم صومالي أكثر من الكلام

    • @MohiedinAAli
      @MohiedinAAli ปีที่แล้ว

      هل تعني انك لا تفهم لغة الصومال فما جنسيتك

    • @fs292
      @fs292 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@MohiedinAAli لا تتدخل فيما لا يعنيك

    • @SalahsaidJama
      @SalahsaidJama 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@MohiedinAAli
      جيد ما أحد يمنعك فهمها

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 11 หลายเดือนก่อน +20

    Cabdi Good is the man of this debate 😂👏🏿👏🏿👏🏿

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +15

    Abdi Good was on fire 🔥 masterpiece his a great father mashallah. 1:07:24

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye ปีที่แล้ว +7

    adkaatey adkaatey ABDI GOOD meeshuu joogo SHIDAN TAHAY
    @MUUNA INANTA HOLLAND KU DHALATEY ayaa sifiican u dhigtey tolow xagaan ka helaa .

  • @sakariyecali2775
    @sakariyecali2775 ปีที่แล้ว +17

    Labada qof inay xaga diidnta ka dhisanyihiin baa muhiim ah.
    Labada qof ee lagu soo barbaariyay diidta iyo shareecada islaamka siday u kala tagaan way adagtahay. Amar ALLE mooyee

    • @sakariyecali2775
      @sakariyecali2775 ปีที่แล้ว +1

      Mida kale hadaad cuqdad qabto oo boogo hore kugu yaalaan waa inaad ninka u sheegtid inaad dhaawactahay

    • @israaxo0
      @israaxo0 11 หลายเดือนก่อน +1

      Masha allah

  • @SNM-x3r
    @SNM-x3r ปีที่แล้ว +25

    Sheekada cabdi good abees waa runtiisa qaadkii igu horyey malinta cunay waxay ahyed 2005 waxyna ahyed gobolka tog dheer ee somaliland 😢 waxan.xasuusta in qof kasta oo maqaxada soo galayey aan ka baqyey oo aan modayey abahay wlhy xasuus sxbday oo aan sadex ku ah mid waa dhintay 2015 sidan maqaly shil gadhi midka kle.war kama hayo.ana waxan joga malmo sewden oo imid 2009 alow maxan wakhti soo arkay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +4

      Salaam Alaykum imika ma iska daysay Qaadkii 😊

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

      ​@@hodanibrahin1569
      Hhhh

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 ปีที่แล้ว

      2005 miyad uu jeeday 2015ki OK qaadki ma daysay

  • @AbdallebuulleAbdallebuulle
    @AbdallebuulleAbdallebuulle ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah gabadhani Muna la yidhaahdo wllhi waa gabadh caqli iyo aqoonba isku darsatay iyo waliba indheernimo Masha Allah allow kuu xifdi caqligaada❤❤❤❤❤

  • @NimcaanDhasta
    @NimcaanDhasta ปีที่แล้ว +4

    Cabdi good qodobaada qar ruun ka sheegay laakiin nin caruurtisu gaajoneyso sideebu Tumaasho niyaad ugu helikara

  • @umulkhayrjama4908
    @umulkhayrjama4908 ปีที่แล้ว +6

    Dadka hadalka ha ku xidhina ee barnamjiyada qaybo badan usameya si fikradahooda kala duwan is aan u dhagaysano intasan idin odhan laha waad mahdsan tihidin hadad hadad wax ka badashan barnamujyadiina sida kale waa top mansha allah ee lkn wakhtiga u badiya dadka hadalkoda ha dhamaystane

  • @shanqof
    @shanqof ปีที่แล้ว +3

    Qoyskaku wuxuu kuburburaa isfahlaan iyo raga iyo dumarkoon garanan sababsatay uguursadeen imaankuna Waa kamid

  • @Badriafaysal7
    @Badriafaysal7 ปีที่แล้ว +4

    Fakiir fiican bay ka hadlen inanta qurbo jogta ah ee muna iyo cabdi good👍
    Good point isku fakar nahney👍👍

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 ปีที่แล้ว +37

    Abdi good 🐐 ❤

    • @abobakarsadik
      @abobakarsadik 11 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @farxaanindhojacaylchannal8188
    @farxaanindhojacaylchannal8188 ปีที่แล้ว +7

    Muuna iyo cabdi good wllhi waan wataa
    Waliba Wllshay muuna oo afka qurba jooga ku hadlaysay ❤❤❤❤❤

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 11 หลายเดือนก่อน +1

    Illahow abdi good ookale nazii we need legend not man🥹❤️‍🔥💯luv u adeero

  • @ikraamali7645
    @ikraamali7645 ปีที่แล้ว +7

    Waa sax dumarka majecla furitanka haday dalbadaan sbb aya ku kento

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 ปีที่แล้ว +9

    Waa run abdi good 👍🏿 saxiix ninka ayaa isku diraa sodohda iyo inanta 😂😂😂😂😂😂

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi good wuu afduubtay barnaamijkiba keligiibuu Raba inuu isu jawaabo

  • @hanajrde4924
    @hanajrde4924 11 หลายเดือนก่อน +1

    48:20 Masha Allah i love her wlahi!! she spoke for us! way noo hadashey dhamaan hablaheena qurbaha jooga!

  • @hafsomohammed6711
    @hafsomohammed6711 ปีที่แล้ว +4

    War abdi good caadi maha nin nool dheh

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 ปีที่แล้ว +6

    Odaygasi wa xaqiiq yaqan wa run

  • @khadarcarab7397
    @khadarcarab7397 11 หลายเดือนก่อน

    absolutely waa dood wax ku oola oo dhalinyarda faa'iido u kordhinaysa cabdi good iyo inanta muna sifiican oo waayo aragnimo ka muuqato ayay u hadleen. thanks

  • @anisakhadar1061
    @anisakhadar1061 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh tabarkallah abdi good ilhy haku xifadiyo ader

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 11 หลายเดือนก่อน +2

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 ปีที่แล้ว +12

    Inantaa Qurbo joogta ahi waa qof wax badan fahansan runtii, oo waxyaalo badan oo muhiim ahna ka hadashay 🤙

  • @hodhanabdi5910
    @hodhanabdi5910 11 หลายเดือนก่อน +1

    Horte Barashadu dhabta ah wexey timadaa markii guriga lawadatago....taas burbur makeeento....qofka markaad wada hasaaweysaan qofkasto wuxuu mujiyaa dhankiisa quruxsan❤

  • @mahamedahmed9598
    @mahamedahmed9598 ปีที่แล้ว +5

    Doodahan ookale aad ayeey ugubaahanyihiin dadka soomaaliyeed waxan codsanlahaa inlabadiyo laganadhigo kuwa cilmiyeeysan sisaraaxaleh rag iyo dumarba loogahadlo aancadifad lagadhigin bulshadana wacyigalin unoqota lagunadhiso qooysaska soomaaliyeed si loogafogaado burburka qooysaska soomaaliyeed iyo dayaca caruurteena❤❤❤

  • @abdiaziz6792
    @abdiaziz6792 11 หลายเดือนก่อน +2

    Odayga wayn caadi maaha Masha Allah Waxyaalo badan oo run ah ayu ka hadlay

  • @zuldancabdirahman3591
    @zuldancabdirahman3591 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi good iyo inanta qurbojogta ah dhab baye ka hadlen runti

  • @AssaDjama
    @AssaDjama ปีที่แล้ว +2

    Muna Hadalkeeda aad baan uga helay. She feels alot!. A brilliant by the way!.

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi good, legendary 😊😊

  • @ShadiaAhmed-g3m
    @ShadiaAhmed-g3m ปีที่แล้ว +39

    Waxaa keena burburkaas waxaweeye:
    1-Maka horaan lagafiirsan oo labo aan isu qalmin baa laysku daray.
    xagga aqoonta,da'da,dhaqanka oo kala beeyad ayaa lagu soo koray,dhaqaalaha,
    2- Waa laba quf oo dibadda laga maamulo.
    Badanaaba soddoh ama dumaashi ama saaxiib baa ku dhix chira reerkaan cusub.
    3-Labadaan caruus midna looma diyaarin guur,mana yaqaanaan masuuliyadiisa.
    5-Sida loo wada hadlo iyo mushkiladaha sida loo maareeyo ma yaqaanaan.
    nacamtii:adkaysin malaha,dulqaad malaha,tanaasul malaha,hadal wanaagsan malaga,sirta ma qarsadaan.
    6-nin iyo naag baa loo dagaalamaya,midwalba wuxuu isleeyahay yaan lagaa adkaan oo aan suuqa lagaaga sheekaysan.
    7-waa dad aan waqtigooda nadaamsan:
    waqtiga hawlaha qolka hurdada,waqtiga hurdada,waqtiga ubadka lasiiyo/lala baashaalo,
    wax labaro,baahidooda la daboolo,dibada loosaaro,etc...
    waqtiga ahalka la siiyo iyo waqtiga saaxiibada la siiyo.
    Waqtiga aqoonta la kordhisto ama farsamo kale la barto.
    8- waa dad aan ugu talagalin geeri,geedi,furitaan,cudur madkood ku dhaca,faqri ama dhaqaala xumaan,shaqada oo quf kamida ka dhamaata.
    Allahul mustacaan!
    bilaash bay la qooqeen,waxna islama hayaan,dad baa waalay .
    Balaayo waxay ku tiraahdaa: guur ama guurso!

    • @saniisweety
      @saniisweety ปีที่แล้ว +1

      Really weeyan intuba wlaahi ❤

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +2

      Salaam Alaykum masha Allaha Allaha caqaliga hakuu barkeeyo wax baanka faaiday ❤😊

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

      Yes this right

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah, waxaa tahay qof si aad ah u dersay bulshada Soomaaliyeed qoysaskooda iyo waxa haysta.
      Caqli iyo qibrad ayaad haysaa❤❤❤.

    • @apdimajiidabiib1354
      @apdimajiidabiib1354 ปีที่แล้ว

      Dooda kuu baahneyd adiga😂

  • @NuraQallib
    @NuraQallib ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah muni sifiican ayay u sharaxday

  • @sahroabdi8913
    @sahroabdi8913 ปีที่แล้ว +2

    Thank you hodan

  • @somali-avaliable
    @somali-avaliable ปีที่แล้ว +1

    Inanta dharka cas aadban ugu riyaqay fikirkeeda m.a

  • @guuleedmohamed
    @guuleedmohamed 11 หลายเดือนก่อน +6

    muna waar inantaasi fariidsanaa
    somaliyeey iyada ku deyda waa legend nolosha wax badan ka fahansan ❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +10

    Gabarta qurbo joogtaaa maashaa allaah cajiib

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +9

    58:45 best advice ever…mashallah wisdom…❤

  • @hodhanabdi5910
    @hodhanabdi5910 11 หลายเดือนก่อน +1

    Midekale guurka waa nimco,fitanta addunka ayaa loogabadbadaa deee halagudagdago❤ in guurka lagudagdago makeeento burbur qoys...umaada yaan guurka loofolxumeynin😂.... walidiintenuba ayaago qaan gaddhin ayaaa laiskuguudhin jirey❤

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 ปีที่แล้ว +5

    M.a warbal next time ani ikenaa tv wan kahelaa walhy ❤😂

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว +4

    Dooda Cabdi good iyo inanta qurba joogta ah aad bey ii cajabisey 👏

  • @bashiirabdul4627
    @bashiirabdul4627 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah barnaamijyo fiican ayaad qabateen

  • @NasabSalan-fk8ql
    @NasabSalan-fk8ql ปีที่แล้ว +4

    Hodan wan salamayaa dooda si fiicanbay uga qeyb qaadaty keep going hapo
    Waxan isku baranay berbera batalaale last week
    Waa qof caqli usaaxiiba
    Dhankaad doontan iskaga qaada ragow eeda idinkay idin saranty
    Exactly

  • @Anisa_Qubane
    @Anisa_Qubane ปีที่แล้ว +1

    Cabdi good wllhi wa legend isaga iyo muna good points by ka hadleen

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y ปีที่แล้ว +3

    Man sha allah

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 ปีที่แล้ว +1

    I luv u man Gooooood thanks runta ishaad ka riday

  • @IstahilSalan
    @IstahilSalan ปีที่แล้ว +1

    Great hodan

  • @n5tv351
    @n5tv351 ปีที่แล้ว +16

    Mansha Allah viva Somalia 🇸🇴 😢❤😢🧠🙈🙈🙈🙈🙈

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy ปีที่แล้ว +12

    Cabdi Good Caqligaan kugu jecelhay, Ninku haduu ku Shaqeeyo oo uu ku yidhaa ana kugu filane ubadkaaga hayso wax ka wanagsani ma jiro hadii ay B,H,D, sidato, Sidasay diintu ka Raali tahay, dumarka waxaa bara bixiyey Dimuqradiyada ay gaalo inoo keentay, inay dumarku Runta isku Sheegaan inay 50. Yihiin, Raguna ay boqole yihiin, laakiin inta Caqliga saxiibka u ah inay Ragu qadirinayaan & iyagoo gurigooda jooga, dumarkuna haku ololeeyaan siday u wacyi galinlahayeen dumarka si aney u burburin

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah si wanagsanbad u dhigtay balse anigu waxan qabaa maanta noloshena jirta 100/70 raga jooga waagan inanay gabadha iyo baahiyaheda ku filaan karin.gabadh shaqysan jirtay oo baratay inay wax dadka tarto iyo nafteda labadaba hdi biil aan ayada dhaafin loso diro wxay sabababysa inay door moodo inay ninkeda caawimo u muujiso kama aha dumrka xuman kle xaalada imika jirta e wxa is waydin mudan mxa keena mushkilada

    • @nicemhr1935
      @nicemhr1935 ปีที่แล้ว +4

      PHD mataqaanid sida loqoro jahilyahay

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 11 หลายเดือนก่อน +3

      Iska aamustaa laguu qaatay !!

    • @saidohn8126
      @saidohn8126 11 หลายเดือนก่อน +1

      Illahayba 50 igama dhigin ma adaa igadhigayaa

    • @Pintuomar321
      @Pintuomar321 11 หลายเดือนก่อน +2

      Pick me idooro na naga fadhiso ninku hooyada mu bilinyaa

  • @zahraahmed2519
    @zahraahmed2519 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi Good Waa Xogogaal runtii

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว +3

    Dadka doodayaa waa xul, lkin sheekha aqoon diineed illa hadda kama muuqato sababto waxa uu usoo bandhigi lahah qawaaniinta dhan ee Ilaahay ka dejiyey qoyska iyo tusaalihii nabi muxamad calayhi salatu wasalaam.

  • @hanajrde4924
    @hanajrde4924 11 หลายเดือนก่อน +1

    pls part 2 noo soo galiya insha Allah

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka hadlayo o dhan waxaa ugu hadal wanagsan muno woooow waa naag madi iyo diini u dhisan❤❤❤

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 11 หลายเดือนก่อน

    Thiis song is the best song avery
    Thans to legeng Abukar Mahdi abukar ❤❤❤❤❤

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi good waa nin khibrad badan leh oo waxbadan daraseeyey❤

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว +4

    Waxa jira ragg badan oo masuul ah oo gabadhi ku xumatay iyo dumar badan oo la dhaqan karo oo raggi ku xumaden

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein 11 หลายเดือนก่อน +2

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +8

    Horta hadii laguursan maxaa dhacaayo ileen guurka Soomaalida waa sanadka ugu horeeso bis baa lesjeclaan kadib waa leyska xiisa dhacaa 😂😂

    • @nasrinibrahin1881
      @nasrinibrahin1881 ปีที่แล้ว +1

      Qasab maha guurku waa suni wana laa guuraankara lamana guursankaro waa wax wnasgan guurku lkn mustacajil yaan guurka layskaga dhigiin waxas oo dhan waxa kaa mihimsan ku xidhnashaha Allah inaad dinta barata naftada barataa Khalas .

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abdi is on the fire 🔥 he is trustful father

  • @daganhodan1215
    @daganhodan1215 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaheyba yidhii gabadhay gurigaaga fadhi

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abdi Good is the man of this debate 🎉🎉🎉🎉

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh dood aad u qurux badan weeye oo runta jirta laga hadlay abdi good iyo muuna inantaa qurbo joogta ah ayaa si qurux badan uga qayb qaatay
    Universal tv waas ku mahadsantihiin barnaamijyadan aad noso gudbisaan ee halkaa nooga wada

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 ปีที่แล้ว +3

    Way jiraan rag yidhaa in caruurtaa aan lay waydiin karin nafaqadooda ama biilkooda koriin

  • @dekaali7614
    @dekaali7614 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi abdi nour iyo gabdha qurba ku haysta. Dooda good point

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂 war odaygu waa funy war noo sheeg waxa lagu xiray kuyeh

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waan.xiseyaa.dhaqanka.somaalidi.hore.iyo.somaluda.manta❤

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 11 หลายเดือนก่อน

    Abdi good abeees waadna meteshay❤

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi good reality ayuu ka hadlay

  • @ismacilmaxamedismacil1138
    @ismacilmaxamedismacil1138 ปีที่แล้ว +6

    Doda Dhan 'Cagta Dhulka dhiga, ka FahmaY wllhi islantu waa Team sHarma 😂😂
    cabdi gad wllhi mesha Fashil bulafadhiya ragaw Faraxa naga Ilaliya sireheni Bu fashile😮

    • @FardowsoAhmed-dx1fc
      @FardowsoAhmed-dx1fc ปีที่แล้ว

      Yarow dhibka jooji 1saac 30 dhan LA xiiqayay markasd ledahy cagta dhulka dhiga ka fahmy kulah manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Sharma boy walking in your mind 😂

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi Good ❤❤❤Runta ayuu ka hadlay

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 11 หลายเดือนก่อน

    I agree with abdi good

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 ปีที่แล้ว +1

    Abdi good waanin waayo araga oo waxbadan og ee dumarow dhagysta ninka odaygaa haiska doodinee

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂abdi good run badanaa subhaanka yaa cadiim

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 ปีที่แล้ว +7

    Inanta qurbo jooogta ah baa ugu fikir wanaagsan hablaha inta kale way caadifad hadlayaaan

    • @ShadiaAhmed-g3m
      @ShadiaAhmed-g3m ปีที่แล้ว +1

      Waan kugu raacsanahay 100%, waxaana la hor fariisiyey oday mayal adag oo qararac iyo qayla badan

  • @IxsanMxmad
    @IxsanMxmad ปีที่แล้ว +2

    Mashalah walashy qali hodan maxmuud❤

  • @SomGrl88
    @SomGrl88 ปีที่แล้ว +5

    "diracii ba qarxay" Abdi Good 🤣🤣

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว +1

    Dhaqaala xumada iyo nolosha iyo dhibka waxaa keena dawlad la,aanta

  • @sahrafarah5194
    @sahrafarah5194 11 หลายเดือนก่อน

    MR Abdi waa runlow mansha Allah from mrs Puntland Cusmania

  • @maandaahir239
    @maandaahir239 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy Dadka wAya iska hadalayan ruunta halaga hadalo

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 11 หลายเดือนก่อน

    Midhaa cabdi good anaa u rumaynaya in ragu ay isku diraan hooyada iyo xaaskiisa

  • @user-uh2qi6nv7c
    @user-uh2qi6nv7c ปีที่แล้ว +3

    Abdi goud legend wlhi ❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว +3

    Wa runta dumarka ma jecal sododa maqan waxa Ku dhiray dumar qaldan

  • @rissakaize337
    @rissakaize337 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi goot nin ragga waxbadan og💯💯

  • @xafsa2869
    @xafsa2869 11 หลายเดือนก่อน

    I salute cabdi good

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w ปีที่แล้ว +1

    Qoftan shelada cad xidhan mesha xisad caadi ah by ka furaty like charges kulaha physics ma so dinany

  • @hanasuleymana9030
    @hanasuleymana9030 9 หลายเดือนก่อน

    Good dhibaada

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 ปีที่แล้ว +1

    Naa hoogto waxaay uunsiiga kucaarfaayaa naa dharkiisaa jeexjeex abdib good 😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @nimcoabdirizak5087
    @nimcoabdirizak5087 ปีที่แล้ว +1

    Abdi good hooyo iyo aabo labada soo noqday taasa keenysa in uu qaldka raga bayamiyo

  • @nuuraxassan6627
    @nuuraxassan6627 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi good isn’t easy wlhi 😂❤️👏👏👏👏👏

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi good run badanaa suxanaka yaa cadii.❤❤❤

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 11 หลายเดือนก่อน

    Adrerka Abdi Good 👍 👌🏻aabo qiimaleh.🇸🇪

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 ปีที่แล้ว

    Al wodayka m.a ilhoo cimrika kubarakee❤

  • @اكرامعبدالله-ب7ت
    @اكرامعبدالله-ب7ت ปีที่แล้ว +1

    Alle haydin barakeeyo doodo waxtarlad qabataan walaahi ilaa aan dhamaysto ma daayo doodihina bulshada waxad ugu jirtaan kaalin wayn wllo dadka arimahani waya araga soo badiya dhalinyarada wali aan guursan ee riyoonaya naga yareeya

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 11 หลายเดือนก่อน +3

    On the other side.... Raga somaliyeed waxey doonayaan
    naag qurux badan
    ubad qurux badan
    Guri qurux badan
    Cunto macaan oo udgoon oo Kala noocnooc ah
    Hilib iyo caano joogto ah
    In ubad badan loo dhalo
    In galmo badan lala sameyo oon ubadka iyo danaha guriga lagaga mashquulin
    Guri bila buuq ah... Sida xaas aan qeylo badneyn.... Ubad aan ciyaar iyo oohin badneyn
    Waxaso dhana wey doonayaan Lacag hagaagsana iney bixiyaan dooni mayaan badankoodu waa sida bal intaso dhan iyo lacag yar is qabadsiiya caqligu ha shaqeyo raga somaliyeedow runtu waxey tahay in lacagtu nolasha eey qurxiso bila buuqna ka dhigto🤔⁉️

    • @abdiazizbarkhad2028
      @abdiazizbarkhad2028 9 หลายเดือนก่อน

      Lacagtu xal ma noqon karto iyadoo lacagi ayaan hadana happy qaarkood isku ahayn

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi good iney dumarku taloyin qaldan siyaan dumarka la qabo been baad ku sheegtay wle labada raga iskula taliya waar la guurso hadey naagtu ku dawakhisay reerka ninka uu ka dhashay iyo asaxaabtisaba waxey Kala taliyaan naagta lacag ha isku barin,,,hadey ku wareerisay wey kibirte la guurso iyo wixi la mida halka dumarka lagula taliyo reerkaaga dhaqo naag aan barkinta ilmadeedu qoyn reer MA dhaqate reerkaaga u dadaal oo daryeel ayeey kula taliyaan qoyska eey xaasku kaso jeedo iyo dumarka asaxaabta ah taasi iney jirto waa xaqiiqo raga iskula taliya talooyinka qaldan ee reeruhu ku burburaan talooyinka qaldana sidey tahay u qaata oo fuliya halka dumarka la qabo nolosha nimankoda si kastey uga cawdaan naagta la isku dayo in reerkeda wax qaldan looga sheego difaac iyo is giijin bey galaan dadka talada qaldan siiyana cadow baabey u arkaan reerkoda ka duminaya halka ninku dadka talada qaldan siiya eey u arkaan nastexo period.

  • @assensiovlogs3327
    @assensiovlogs3327 11 หลายเดือนก่อน +2

    Inanta qurbo Joogta waa variid wlhi ❤