Adeer ciidankeenu awalba way iska celin jireen puntland ee mushkiladu waa shacabka dhulbahante ayaan rabin somaliland. Dad aan Ku rabina lama khasbo , inaguba Somalia ma rabno xadiisna kuma qabsan karaan isaaq. Nin walawba degelkaagu haku deeqo
Xaduud la difaacayo ma jirto ee meesha hada aad joogtaan iska jooga.Hadaad iska diideen in Soomaliya wax la qaybsataan, ssc way diiday inay wax idinla qaybsato marka waa gardaro waxaad wadaan. Aniga deegaankaa kama soo jeedo laakiin Soomaali oo dhan waa SSC maanta❤
Ragan waaweyn mxaa ka khaldan ee dawlda ku jira 😂😂😂 kulaha xisbiya ka masuula jabka qaranka oo xisbiyadu ma dalkay kula maamulayeen bal wxy nga dhaadhicinyan eeg
Qaran ma jireee qabiil baa tihin dhulbahntana waa qabiil qabiilna qabiil ma khasbe dhulkiina Ku ekada hadad u keen waydana dhulka hada joogtanbaa Ka guurysan
tani wa tii isaaq kuwaayi laha burco ilaa hargeysa wana siday kusocote wayo isaaq sanad ba lagu baryay nabad oo xata dhulbahante yidhi war dhulkad naga degantihin umaso socone na nabad geliya isaaq wadiiday ee idinku fiiriya waxa kudhici doona
@@samowsamale3490 huuno magacaaga Allaha swt hakuu rumeeyo LAAKIIN is aamin. Walaalo Dowladdu ma cirkey kaso dhacday sow Isaaq ma'ahan, maa maxay dadkan wada dilaya qofkan Isaaq ahayn ee ay ku arkaan Hargeisa...xattaa Boorama laga cararay Subxaanallaah.
Faanbadanaa yowmal qiyaamaha taaska dhow Ssc khaatumo waxay diyaar utahay idoor iyo xuluufadiisu haday hal talaabo usoo qaadan ama hal dagaal ama hal xabad soo ridaan dekada berbera gacanta inaan kusoo dhigno harti xagan kaga dhufto ilaa burco kabalax iyo koonbaha itoobiyana ay ilaa hargaysa ilaa berbera ilaa galbeedka sanaag gacanta ku dhigaan La oran doono beri waxa jirey reero jeegaan ladhaho oo taariikh laga reebo laga sheekaysto waxa ku dhaca
thank you iinanka yidhi sool ma tegin walahay oo bilahay markan hadlka hore qoryay ma gadhin meesha uu ku shegayo sool inanay bixin yes sool jahilintan ma yaqnan mana fahsana cida degan ama wa cadawad oo way is diidsiinayan xata gaalal oo yidhi ana ka soo jeeda sool may qiimayn o saxiibkodoa ah marnaba may qiimayn ee sool qof kale ayay isleeyihin wa leyahay ragan mucaridka ma waantoobayan bal eega kaas madaxa ruxaya wuxu ka xanaqay sool ma maqne magalao madaxda maqan hadana eega madaxa ayyy ruxayaan laxdan qofkan ag fadhiya inanka runta shegaya wa inanu mudaharadna si uruurda lo soo celiyo
ASC, Interesting programme by Universal TV and similar ones covering social and political issues in Somaliland. A question for Universal TV programme editors, if there are, what's the need to have a female standing next the male presenter when she is given just a few words to say. It is an observation on all the programs. There has to be a balance in the way the programme is presented otherwise it should be run by the main presenter only (male).
Somaliland wxa sameystey Idoor wxa leh Idoor wxy degaan Hargeysa Berbera Burco sabab ay Sool ugu riyodaan majirto wa iney isku kalsoonadaan meeshoda jogaan maha in ay Dhulbnte u ooyaan Muse bixi dagaal ka uu sameyey si u dadka u gubo doorashada la joojiyo meesha u walaaqo oromo uku wareejiyo meesha Nov 13 2022 malinti dorasho la joojiyey
Somalidu waa Qabaailo is dhinac dega,iyada oo qabiil kasti dhulkisa ama xadkisa iyo xuduudisa gaar u leeyahay. الشعب الصومال قبا ئل المتفرقة و كل القبيله لحدودها و لحالها
Sool qaybtii Dhubahante lahaa way tagtay ee inteena inoo hadhay nabadda inoogu soo dabaala deriskana ha la nabad geliyo doorashadana wakhtigeeda ha lagu qabto
Qabsho ciidan oo Las-Anod ayay ka hadlayaan . Waar qabsho waxa la yidha marka cidi meel xuduudda ka baxsan khasab kula wareegaan . Las-Anod waa gudaha Somaliland ee maaha meel la qabsaday amma immika la qabsanayo
Maasha Allah Hablaha jira oo jooga Kk waar Ragoow dumarkaa idin dhaama ee iska qabta Ehlunaar Muuse biixi waayo? Ninkastoo rag ah ayuu la dagaalamay Nacaskana wuu u yeedhaa oo shaqo ayuu u dhiibtaa ama xafiis si uu dadka Fiyow u waalo waar sedexda xisbi iyo ururadoodaba ka qabta xukunka oo xoogiina mideeya inta isku kiin dirayaan .
waa reer hambo ku nool ah odaygaa Cirro in ay mucaardadiisa ku qadeeyaan mooyee arrin kale iyo ficil ma leh halka khayrkood Awal iyo Jeclo ragooda garab u yihiin gar iyo gar darro
Dhulbahante cashar ayu u dhigay idoor qaranka kulaha 😂 hartiyow qaran idinka ah IgA wale
😂😂😂😂😂 Sool waa laga badalay. Waxaa la yidhaahdaa Khaatumo state of somalia.
Universal tv... Doodaha aad wadaan dhinac bay ubadan yihiin waayo meesha laba maamul baa is haya.... Meeyay Maamulkii kale.
Hooyadaa baa is haya ,
Waad jabteen ee umada somaliyeed ku soo bira somaliweyn Aloow inoo soo ceeli Amiiin aamiin
Whats the definition of “Somaliweyn”? Yaa laku birya?? Yaa maqan? Maxad u ku yeerasa?
😊😊😊
@@xaalidahir8268
Great question 👍🏾
Ma’aanan Jabine Adaa Isyidhi.
Lakin Sidaadii Unbaad Sobaryootami Oo Adibnooguso Carari. Somaliweyntuna Hakuwasto. Aanhadaba Kubaree Anaga Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland Ee Weliba Tawxiidku Guardian Noo Aho Wixii Ilxun naguso’eegaba Alamyajika ⚔️
O ma jab ba u hadhy umad ka fakireysa qeyrkod har io habeen😂😢
Iygaba todi hysatye mxy bal toda uga tashn wayen😂
Universal tv.... Cinwaanka waa qaldan yahey. somaliland wax layiraahdo ma jirto waxaa la qaatey adigoo halka somaliland ku bedela ISAAQ.
Hadaa ma hooyadaabaa la yidhaa
Niow eraygan Mujaahid ee aad dabka ka rideen ka daaya
Caqli caadiga ahi waxa weeye soomaalidu waa qaba ailo dhulbahnte iyaga ayaa iska leh masiirka deegaankooda hadii ay iska dhex arki waayaan inay katagaan xaq ayay uleeyihin lkn wax walba waa lasixi karaa hadii xaqiiqda la wajaho siday utaaal
Kkkkkkkkkkk
Mucaaradkii fashil alle hanaga kiin qabto
REER BINU HAASHIM,BINU SAADO,BINU IRIR,AND LAST BINU LAFTA DHAGAAAA😂😂
IDENTITY CRISIS.
There’s no such you call somaliland.
Lies after lie.
Riyo bilaa hurdo bay kujiran isaaqii😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Sakariye waa nin qadiyad isaaq leh oo durriyad xalaala.
Allaha ciseeyo dhalinyarada Hargaysa inay cirdigòda, diintooda, wadankooda iyo sharaftoodaba ilaashanayaan
gobolka sool aabahod iyo hooyadod toona male oo waxa iskale dad dhulbahante daarooda walle idoor dulmi iyo garadaro laga taagi waaye madhamaadkisiba wayaabe
Adeer ciidankeenu awalba way iska celin jireen puntland ee mushkiladu waa shacabka dhulbahante ayaan rabin somaliland. Dad aan Ku rabina lama khasbo , inaguba Somalia ma rabno xadiisna kuma qabsan karaan isaaq. Nin walawba degelkaagu haku deeqo
Muuse biixi baa dhabar jabin ku sameeyay
Alla run badanaa gudoomiyaha ucud afku kuma go o fariid idho dheer thank you wanaaga way ku xanuunsadan wa dhab❤❤❤
Xoghayaha Guud Ucid. Weyaan
Intaa sool ku mashquulsantihiin maxaa oromada wadanka qabsatay oga hadli wayseen
Sool mahooyadiinbaaleh
My e waxale Ayeyday xalwo xji jamac o ah dhulbahanti faraax hagar hagar aadan fom H.jeclo awowo marka ayeyday idaya bills
Meey ayeeydada 3xad😂😂😂 war xarka iska xajiya wala so socda ila yoacada
Ceeyda xanaaqa oohinta hala yareeyo hooow
Universal TV ma wuxuu isku beddelay Tvga Muuse? Waa in maamulka SSC iyo Puntlandba ay Universal ka mamnuucaan deegaamadooda.
Xaduud la difaacayo ma jirto ee meesha hada aad joogtaan iska jooga.Hadaad iska diideen in Soomaliya wax la qaybsataan, ssc way diiday inay wax idinla qaybsato marka waa gardaro waxaad wadaan. Aniga deegaankaa kama soo jeedo laakiin Soomaali oo dhan waa SSC maanta❤
Hadal miyaa lagu soo qabanayaa GOBOLKA SOOL mise habaar?
Asc. Jawaab baa loo baahanyahay iidoorow.
Sool dadkii lahaa baa heysta isaaqow jooga wadankiina.
Xalka somaliland waa Muuse oo la bedelo only.
Xasuusin.
Gabadha weriyaha ah xaqeeda sii.
WABILAAHI tawfiiq
MA WALI LAASCANOOD BAD RADINEYSA WAR DADKU WALANA.
BEENTEYBA ISKU FAHMAN 30 SANNO OO KALE WAA IDINKU KALIGIIN 😢
Waxii aad doontaan sheegta xisbi ama reer, SSC way tashadeen mana dhici doonta qof isaaq inuu mardanbe dhul aanu leenahey cag so dhigo. Ma dhici doonto mashruuc isaaq leyahey in dhulkayaga soo hungureeyo. Kuwa idin lajoga ee magacayaga sheegtana waxanu unaqana adoomo isaaq leyahey. Isaaq baad tihin qabiilna qaran manoqdo.
Waxaa noqdon mammul qoboleed oo puntland, khatuumo prank waa riyoo haha
Dhulbahante deegaankiisa asagaa iskaleh dumiga jooja markale baad jabi doontaan
Qabiil bay hubaynayaan qarana waa sheeganayaan waa yaab
Balwaayahee Fura Doorashooyinka Iminka
Ragan waaweyn mxaa ka khaldan ee dawlda ku jira 😂😂😂 kulaha xisbiya ka masuula jabka qaranka oo xisbiyadu ma dalkay kula maamulayeen bal wxy nga dhaadhicinyan eeg
Qaran ma jireee qabiil baa tihin dhulbahntana waa qabiil qabiilna qabiil ma khasbe dhulkiina Ku ekada hadad u keen waydana dhulka hada joogtanbaa Ka guurysan
Dhulbahante dagaal laguma soo celin karo
Dholku ma kuuro ee daaka kurah uu shega ki diida iyo sol wa Somaliland wa guul Somaliland
land land badanaa meeshan qayb ka mida somalia ku ogaynee maxaa khaldan
Gobolka Sool Ma Hooyadiin baa leh?!😡😡😡😡
Hehehhe
Reerka sool qalbiga ka raacy uu soo duceeya
May nagihi anu wasi jirnay aya joga
Waa Halkii Xaq U Dirir Sare Jaamac Shabeel Ee Waar SOOL Ma Hooyadiin Baa Leh ...........................Wa Laahu Aclam.
Universal waa hal dhinac oo waa qabiliste uu dooda isaaqa
Sekeriye waa boqolnin udhigme🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
Zakaria Sajin niin raageed
xisbiga Wdaani waa in meesha laga saaraa oo la xidhaa, isagoo gacan siinaya cadowga iyo maalgelinta argagixisada.
Iidoor odaygii shiikh isku xaar bay magaciisa u badeleen somalilan
YAAHUU SOOL MA HABARTOODA LEH XABADA LOGA SAAREE
tani wa tii isaaq kuwaayi laha burco ilaa hargeysa wana siday kusocote wayo isaaq sanad ba lagu baryay nabad oo xata dhulbahante yidhi war dhulkad naga degantihin umaso socone na nabad geliya isaaq wadiiday ee idinku fiiriya waxa kudhici doona
Sxb aan ku saxo Isaaq dagaal Dhulbahante la galay ma jiro ee dawlad ayay la dagaalameen. Maantana wax Laascaanood loogu soo noqdaa meesha ma taalo
@@samowsamale3490 huuno magacaaga Allaha swt hakuu rumeeyo LAAKIIN is aamin. Walaalo Dowladdu ma cirkey kaso dhacday sow Isaaq ma'ahan, maa maxay dadkan wada dilaya qofkan Isaaq ahayn ee ay ku arkaan Hargeisa...xattaa Boorama laga cararay Subxaanallaah.
war yaar isaaqoow xaaafad waxaay ugu gudubtao waa khalad dhulbahante wuu tagay quusta kibirka jojiya 😂😂😂 sakariyo sosoco qalasyadi dhulbahante iyo harti weene waay ina sugan yihiin
Cidkasta degankeda iyadaayaa iskaleh somali weligeed ayey isdagaleysay cidii dagal rabto hasoodhawato ilaa qarbi lagu dhigo camalka ❤
Deeganka uun ku koobnow adna 😂😂😂😂
Waxa igu qosol badan midian leh sool reero badan baa daga adeer sool dhulbahante lee daga siradey
Waa kaa saxan tahay reer badan ayaa wada dega weligoodna way wada degi jireen waana dad ehela
@@samowsamale3490ii sheeg adigoo raali ah dadka dhulbahante la daga gobolka sool
Ciidanka madanigaa waa Hj uun Maaha reer soomaliland
Dhammaantood waa isaaq
Dhulbahante ayay ka doodayaan masiirkooda waa umad dhinac walba ka jabatay isaqo from Hawiye
Hooyada from isaaq😂😂
Hawiye really?? 😂😂 hawiye don’t have time to watch dood! They are busy freeying their City
Waa ku waalatay cadirisaaq khaliif adiga iyo muuse baa ka masuul ah
Qalaran ba ku walateene xoogina waa la arkay inaysan ahen rag wx iska dhicin kara sool iyo sanagba ba ku walateene ma hoyadiinba leh shekadu hda 2023 wxay tagan tahy hda 2 xiniyot tahay kalay varxada
Wadani maaha ee waa waraabayaal indho adag waliba magacaa inaan loogu yeedhinbaan aamin sanahay sida zakariye sheegay
Wlhi ucid waa wadani dhabaha ilayahay ucid haku guuleeye
Waaar kanmucaaradka sheeganayaa muse umuuqda huwantA ayaana maamusha ooxirsi horjooge u yahay ee markale ummada ha horkeenuna biidhiqaatayaasha wadani.
.
Faanbadanaa yowmal qiyaamaha taaska dhow
Ssc khaatumo waxay diyaar utahay idoor iyo xuluufadiisu haday hal talaabo usoo qaadan ama hal dagaal ama hal xabad soo ridaan dekada berbera gacanta inaan kusoo dhigno harti xagan kaga dhufto ilaa burco kabalax iyo koonbaha itoobiyana ay ilaa hargaysa ilaa berbera ilaa galbeedka sanaag gacanta ku dhigaan
La oran doono beri waxa jirey reero jeegaan ladhaho oo taariikh laga reebo laga sheekaysto waxa ku dhaca
kuwa kulmiye u hadlayaa waxad mooda in caruusadii ciyaalka wixi ku duubnaa in ay ka dhex hadlayaan waar dad damiirkoodu noolyay mesha keena
AAWAY DADKII MIDNIMADA SOOMAALIYA INAY DHOWRAYAAN KITAAB JAAMACA KU DHAARTAY
SIDA MUUSE BIIXI, DAAHIR RIYAALE,SIILAANYO , SULEYMAAN GAAL, MAXAMED KAAHIN ,GENERAAL TAANI IYO SAARAAKIIL HADDA XILKA KA HAYA GOBOLADA WOQOOYI.
thank you iinanka yidhi sool ma tegin walahay oo bilahay markan hadlka hore qoryay ma gadhin meesha uu ku shegayo sool inanay bixin yes sool jahilintan ma yaqnan mana fahsana cida degan ama wa cadawad oo way is diidsiinayan xata gaalal oo yidhi ana ka soo jeeda sool may qiimayn o saxiibkodoa ah marnaba may qiimayn ee sool qof kale ayay isleeyihin wa leyahay ragan mucaridka ma waantoobayan
bal eega kaas madaxa ruxaya wuxu ka xanaqay sool ma maqne magalao madaxda maqan hadana eega madaxa ayyy ruxayaan laxdan qofkan ag fadhiya inanka runta shegaya wa inanu mudaharadna si uruurda lo soo celiyo
Somaliland xuduud ayey Ku waalatay goormee aqligu usoo laaban doonaa dadkaan
Dadkani sidan wuu dhaami jiray ee toloow maxaa helay? Anigu garan waayey khayaaliga ay ku nool yihiin reer Hargeysa.
Al faashiilo Snm wax kalay majiirtoo alxaqiiqa
ASC, Interesting programme by Universal TV and similar ones covering social and political issues in Somaliland. A question for Universal TV programme editors, if there are, what's the need to have a female standing next the male presenter when she is given just a few words to say. It is an observation on all the programs. There has to be a balance in the way the programme is presented otherwise it should be run by the main presenter only (male).
Femal standings next , are u Dreams
Or what
Wa sharaxaad lobahanyahay
There doing it for the feminism gang
Waa waallidii oo Ummad ah Allaw adaa u maqan Soomaali
Sakariye oo caruurtiisii ku guuldaraystay markaan arko isaga somaliland kahadlayo ayaan murugoodaa
Somaliland wxa sameystey Idoor wxa leh Idoor wxy degaan Hargeysa Berbera Burco sabab ay Sool ugu riyodaan majirto wa iney isku kalsoonadaan meeshoda jogaan maha in ay Dhulbnte u ooyaan
Muse bixi dagaal ka uu sameyey si u dadka u gubo doorashada la joojiyo meesha u walaaqo oromo uku wareejiyo meesha
Nov 13 2022 malinti dorasho la joojiyey
Sool sanaag can intaaba iaaq baa dega
@@IfrahJama-d4n oromada itobiya ha u guurto meeshan logama baahna
Xishod xuma dad dhan oo meeldagan bay isa soten😂😂😂😂😂
Somalidu waa Qabaailo is dhinac dega,iyada oo qabiil kasti dhulkisa ama xadkisa iyo xuduudisa gaar u leeyahay.
الشعب الصومال قبا ئل المتفرقة و كل القبيله لحدودها و لحالها
Asc. Yuhuuda iidoor wagaash iyo UNIVERSAL TV halaga saaro cariga DAAROOD-ka.
Sool qaybtii Dhubahante lahaa way tagtay ee inteena inoo hadhay nabadda inoogu soo dabaala deriskana ha la nabad geliyo doorashadana wakhtigeeda ha lagu qabto
Magaca soomaaliland iskabadala Harti waa Tashadaye Tashada Qaran maahid Qoosyarbaa tihiin Aduunku Qaran kuuma yaqaan
Mr Keyse waa libaax walaahi wiilkaasi
WALAAL RIYO BAAD KU JIRTAAN SOOL MASOO NOQONASAA WAA WAX LAGU QOSLO 😂😂😂😂JAWAABTU SOOL SOO NOQON MAYSO INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN 🤲 SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR SCW ♥️ SCW ♥️
Kulmiye kan u hadlaya waa buuniga reer suluge,wa bilaa tacliin
ASC IDOORKI Riyo ayey kujiraan
Universal TV ma Hargaysu u guuray o doodan deegan kale o somaliyed laguma qabto miya?
Yaab war isaaqow dhulkiinu haydi deeqo oo dagaalka aad 98% hurinaysaan joojiya oo dulmiga joojiya, allahu maa balqtu
adigu halkeed leeday meeshu waa Somaliland waysan ahayn waydin ka guuri
Ciil udhimo!!
Ninkan nacaska ah gabadha barnaamijka la daadihinaysa inay hadasho maba u ogola. Oo isaga kaliga hadlaya. Gabadhuna waa iska taagantahay mesha.
Yuusuf kayse walle waa sunta kulmiye kaga ilmaysiiya runtu indhaha kaga dhuftay
Waa dad caqligii ka guuray
Xisbigii ucid fursad ayaa u banaan shacabkuna xal buu u arkaa Faysalow xisbigaagii garxajis ahaan loo muquuniyey fursad ayaa maanta u banaan Waa hadii aad siyaasiyiin tihiin
Hhhhhh kulmiye kale qube soomaaliland hog buu ku rideen tala xumasha kulmiye waliba way hadalayaan yaab😮😮😮
Inantan ma Sh Dirir bay walaalo yihiin misa anaa mooday.
Gabadha wariyah ah nin kaan xataa uma ogla inay programma ka la wado
Arintaas ma ila aragteen bal u fiirsada walaayaal jaahinimada raga somaliyed
yu haa doqonkaan 34:16?
Reerkaan wexee badsadeen cunto dhacday qali dhan mahestaan wali raje kqaban sool walee wxa lweyn hal qof oo isaq shgta
Galaal Cirro casil dee asagaa buurta shuftada galiyey ciidanka qaranka laayey
Munafaqad loma bahna
Kan ucid u hadlaya wu maqiiqan yahayba indho adaga
Wadani ba cidanka jabiyey rer Somaliland way ogyihine iska hurud khuuro ayad ku jirtaa
Qabsho ciidan oo Las-Anod ayay ka hadlayaan . Waar qabsho waxa la yidha marka cidi meel xuduudda ka baxsan khasab kula wareegaan . Las-Anod waa gudaha Somaliland ee maaha meel la qabsaday amma immika la qabsanayo
Dooda waxaan rabay inaan dooda dhegaysto lon basiib-darro aflagaado iyo personal attack baa ka socda
GOORMAA. LOO. OGOLAADAY. TV. FAQASHTA. UNIVERSAL. INAY. CIIDANKA. QARANKA. ARIMIIHA. SOO. FARA. GESHAN.
War magaalada hargeysa oo keliya horta nabadeeya magaalada ayaa laba meel uqeybsan
Yaaaaaa yaaaaaa
NEVER GACANTA KUDHIGI MAYSAN SOOL MA IDINKA LEH SOOL INDHO ADKAA DADKAN YAHOOD WEEYE LANDERS
UNIVERSAL TV WAA IN LAGA XIDHAS DHULKA SOMALILAD. WAAYO WAA CADWGA SOMALILAD
Maasha Allah Hablaha jira oo jooga Kk waar Ragoow dumarkaa idin dhaama ee iska qabta Ehlunaar Muuse biixi waayo? Ninkastoo rag ah ayuu la dagaalamay Nacaskana wuu u yeedhaa oo shaqo ayuu u dhiibtaa ama xafiis si uu dadka Fiyow u waalo waar sedexda xisbi iyo ururadoodaba ka qabta xukunka oo xoogiina mideeya inta isku kiin dirayaan .
Sool iska ilooba riwaayad bad ku jirtaan
universel tv waxaa leh khadrah jabutih waa in anay kah shaqayn dhul darod tv wuxuu kah shaqeyah burburkah somalia 🇸🇴
Don’t dream about sool tagtey
H.Y iyadaa dhib iskugu filan. SAKARIYE IYO NAGIIB labaduba waa H.y labaduba waa inagumeedyo layska soo horaysiiyey oo heego nigiska u dhaqaya 😂😂
waa reer hambo ku nool ah odaygaa Cirro in ay mucaardadiisa ku qadeeyaan mooyee arrin kale iyo ficil ma leh halka khayrkood Awal iyo Jeclo ragooda garab u yihiin gar iyo gar darro
Runtu raga ma disho ee way ka nixisaa 😂
Wllhie beentada❤❤❤ maHan
In laascaanood madaafiic lagu garaaco miyuu idiinku dhaartay dadkiisa oo laxasuuqayo miyuu dhawrtaa caqliga isaaq oo meel isugu yimid cabirisaaq madaafiicda hooyadiis in laladhaco in uu daawado baad rabtay
Waaxan ogaday in dadka isaqa yihiin kuwo qalbi xun oo xiqdi iyo cuqdad indhaha tirtay waxay garabsiin jiren cadowga ingiriska 77 waxay garabsin jiren xabashida hadana 9bilood ayay carur xasuqayen lascanod
Koley qof aan aqoon u lahayn Isaaq ayaa tahay oo cilmi dhagood meesha la yimid markaa bal taariikhda deb ugu noqo
Tv university sacabka iyo qosolka way ka xanaaqaan
Car na soo qabta reer waxba baalayega yaacaye dulmigu waa wax idin dilaye ilaahay ka cabsada qabiil qabiil ma qabsado
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hayaaa issaqland ma saasa udanbeysey faanki iyo beenti ciiyaartu wey xidhantahay