"Ninkii wanaagsan ba Naag baa Haysata"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 753

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093 11 หลายเดือนก่อน +27

    Guurka waxa ka horeeeeya in aad zhaqaysato oo naftaaada iyo reerkiina aad meel ku hubsato ayaa loo imaadaa❤

    • @saara795
      @saara795 11 หลายเดือนก่อน

      Absolutely 💯

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน +1

      nacam,nin aan wax haysan oo surwaalkiisu cheexanyahay oo dabadiisa dabayl ay marayso lama rabo.

    • @nadifnadifstar1020
      @nadifnadifstar1020 8 หลายเดือนก่อน

      Wankugu raacsnhy

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 11 หลายเดือนก่อน +25

    Nikii wanaagsanaa Ilaahey baa naag wanaagsan u calfey. Guurku waa calaf,Ilaahey baa qadariyaa . Calaacal na kuma yimaado, qofowlba wuxuu Allah u qoro ha ku imaansado .
    Dumarka aan loo qorin in ay ifka ku guursadaan, cibaado wanaagsan haku dadaalaan, In Sha Allah qiyaamaha
    Xuurul caynta Janaada ayeey noqon doonaan.

    • @suhaybhuud1378
      @suhaybhuud1378 11 หลายเดือนก่อน

      Ma afba lagu guursadana

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      qadarka ha ku meeraysan.

  • @abdirahmanlowyadomigration1694
    @abdirahmanlowyadomigration1694 11 หลายเดือนก่อน +35

    Marka xaqiiqda laga hadlo ninkii wanaagsanaa maaha laakin nin kasta oo guul gaadhay gabadh baa ka danbaysa, horumarka aan ku socdo iyo daganaanta allah isiyo waxaa sabab u ah xaasaskayga Alxamdulillah
    Waxaan ku talin lahaa habluhu ha u samraan inamada diinta leh ee karti uu ku shaqaysta haysta sababtoo ah isagaa bari noqonaya ka aad maanta doonayso insha allah

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 11 หลายเดือนก่อน +1

      So true, laakin wey adagtahy inaad sugto oo yididiisho mustaqbal aadan ogeyn siduu noqonayo, sidad darteed dumarku waxey raadiyaan mid mar hore dhismey laakiin hadana wey adagtahy in la helo mid sidas ah oo banaan.

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 11 หลายเดือนก่อน

      Absolutely❤

    • @SaladSaleeban
      @SaladSaleeban 11 หลายเดือนก่อน

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 11 หลายเดือนก่อน +47

    Ma haysato kun nin oo wanagsan baa jooga oo hadana single ah anigu intaan gabadh walaashay ah qalbada jabin lahaa dartay murugo hurdada uga tagi lahayd gurigeedana aan dumin lahaa mid single ah baan helayaa insha alah

    • @Ameinjamac12
      @Ameinjamac12 11 หลายเดือนก่อน +5

      Dadki wax. Gardk ah. Ad. Kajooga inader❤

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 11 หลายเดือนก่อน

      @@Ameinjamac12 mhdsanid wllo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 11 หลายเดือนก่อน +2

      Mashaa Allaah Cizo iyo sharaf Allaha kusiiyo.

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 11 หลายเดือนก่อน

      @@hafsaali4297 mhdsanid wll mcn

    • @zeynabdiriye6594
      @zeynabdiriye6594 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sas weye walashey waxad nafdada u ogalen walasha hskusamenin ❤

  • @hdA7573
    @hdA7573 11 หลายเดือนก่อน +16

    Qof walba oo aaminsan the title wlhi wxbaa kaa qaldan💯wad xanuusanysaa, Wxd heli kartaa 27 jir ku fahmaya,diintiisa ku dher, lacag hysta, nin naag leh Mxa kuso arky uff, na orod qiimo isku yeel oo shaqeyso nin naag yuu ku salaamin xataa 💯

    • @HibaakMohamet
      @HibaakMohamet 11 หลายเดือนก่อน +4

      Nagaahu iyaaga cadow iskuu aah naag faraxsan oo waax ficn haaystaa umaa ogolaa

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 11 หลายเดือนก่อน +1

      Nin maa naag laga celin karaa, sidaan lacag u jecelnahy ayey nimanku naag u jecelyihiin, waa dabeecad ku abuuran, wey xanun badantahy lkn wa inad aqbashaa.

    • @hdA7573
      @hdA7573 10 หลายเดือนก่อน

      @@HibaakMohamet ha wlhi inagoo dhan ayy qiimaha naga dilayaan💯naagahaas aynu magac gooniya u bixino

    • @hdA7573
      @hdA7573 10 หลายเดือนก่อน

      @@jamilanor653 na dee naag miyaanu qabin lkn fikirka ah ninkii wanaagsanba naag aya haysata wa xanuun ee alle ha idinka daaweeyo dadka wXaa aaminsanoow.

    • @muhiimali
      @muhiimali 3 หลายเดือนก่อน

      @@jamilanor653aqblimayo mid igu koban o cimriga ila dhamaysan ban rabi ka baryaya😂 wana ka tagaya kan naag kale guur keda raba isago I qabo no way nin laan haday dhacdo share miya gali kara wa xanun

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 11 หลายเดือนก่อน +13

    I really appreciate and admire your programs. Am from Kenya and watching you!!!

    • @farhiasabdulahi9474
      @farhiasabdulahi9474 11 หลายเดือนก่อน

      nonseseseseses EvEr.

    • @HanifaRashid-t8s
      @HanifaRashid-t8s 11 หลายเดือนก่อน

      MashaAllah bro am also from Kenya happy to see you here

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      Welcome, kusoo dhowow dooda.

  • @koosismail8297
    @koosismail8297 11 หลายเดือนก่อน +9

    Naag walba kii alle uqoray bay haystaa ee iimaanka Allah ha nagu sugo quudhi waagu iyo xasidnimadu waa iimaan la,aan.inta isqabta Allah ha isu barakeeyo inta kalena wax qayr qaba hasiiyo

    • @nimcoceelabe5794
      @nimcoceelabe5794 11 หลายเดือนก่อน +1

      M.a runbadanidaaa qaaliyeeey ❤❤

  • @jamiiladagaan6774
    @jamiiladagaan6774 11 หลายเดือนก่อน +17

    Inamo Buuqa badan yareeya shaqayasta
    Hablo idinkuna aamusa nafihiina dhisa wax barta shaqaysta markad inta samaysan waydun heli qfka aad rabtaan❤

    • @Ameinjamac12
      @Ameinjamac12 11 หลายเดือนก่อน

      Qudhacad. Talo xumida😂

    • @abdimahamed4691
      @abdimahamed4691 10 หลายเดือนก่อน

      waxa gurka adkaynaya iskudaya shad hebla ama hebal baa bixiyay inata iyo walidi owax sugahya

    • @jamiiladagaan6774
      @jamiiladagaan6774 10 หลายเดือนก่อน

      @@abdimahamed4691 isku dayasho ma jirtee inan walba dream life bay leeday qaab bay rabtaa inuu guur keedu udhaco way jiran hablo badan oo ku qanacsan wax yaroo iska Jabani marka wiilka aan awoodin gabadha qarashka badan rabta si bilaa turxana hawga tago oo mid ku qanacsan ha raadsado ama haw shaqaysto gabadha uu rabo

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      buuqa naaqusnimadooda bay ku qarinayaan!

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003 11 หลายเดือนก่อน +7

    Inanta Sheelada blue-ga ah Mansha allaah tabaraka raxmaan she's amazing❤.

  • @hakimali9435
    @hakimali9435 11 หลายเดือนก่อน +42

    I don’t understand why the girls are afraid to say “yes we want a rich man” it’s not wrong that’s their preference and it’s perfectly fine. They just need to know rich competent men are rare to find and they have to be exceptional to find one or might just have to share him. CALM DOWN BE BE TRUTHFUL 😂😂😂

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk 11 หลายเดือนก่อน +4

      Af Soomaali sooqor american majogan

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 11 หลายเดือนก่อน

      Wa run ay adagtahy in lagu dhawaqo.

    • @safakeise5747
      @safakeise5747 11 หลายเดือนก่อน +1

      Pick me choose me bay u badanyihiin habluhu they think it’s ceeb and gold digger nimo

    • @Fiyaamahad0
      @Fiyaamahad0 11 หลายเดือนก่อน

      English ka uu soo qoraayo meel loo Raacdo google translation ayuu ku soo turjumanya maxa yelay meel u socdo lama fahmyo wàr somali bey dadkan ku hadlayan hada fahan tay ina somali foolo oga bixiso mxa ku diday war istustuska iska daya

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 11 หลายเดือนก่อน

      @@safakeise5747
      80% pick me

  • @Username11249
    @Username11249 11 หลายเดือนก่อน +24

    Ninkan wanaagsan ee ay sheegayaan waa oday lacag leh wanaaga waxay u yaqaanaan lacagta

    • @SafaSalaad
      @SafaSalaad 11 หลายเดือนก่อน +2

      Qof hanyar ba lacg ku washa

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@SafaSalaadwaa runteda dee lacagbay rabaan maxa ninka reerka leh dul dhigay wiilal yaryar oo madax bananba jogee

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 11 หลายเดือนก่อน +2

      Lacag la'aan jacayl iyo nolol midna ma jireyso, lakin wiilka wax bartey ee dadaalayo mustaqbal ifaya ayuu leeyahay, mustaq uu lacag badan ku yelan karo.
      Dumar hada nahay jacayl iyo lacag kala dooran la'nahy😢

    • @Username11249
      @Username11249 11 หลายเดือนก่อน

      @@jamilanor653 jacayl iyo waxaasi dumarka wuu kasoo dhamaaday,oday dhareerku ka da’ayo ayaa la raacayaa.walahi waan naxaa markaan arko inan yar oo qurux badan oo awoowe dhinac socdo.dumarku miyaanay ogayn lacag Alle wuxuu u qoray wax ka badan inaanay dunida ka qaadayn ama oday ha raacdo ama inan yar oo leeg

  • @kadra825
    @kadra825 11 หลายเดือนก่อน +16

    JACAYL KUU HAAWARO HAA GUULAYSTO IINSHA AALLAH HALAGUU DAYDO RAASUULKEENII صلى الله عليه وسلم IYO DADKA WAANAAGSAN SIIDA WALASHEEN EE UU SHAQAYSA DAWLADA EE JACAYLKEEDU GUULAYSTAY MASHA ALLAH 🎉❤🎉❤🎉❤

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      ma nin sid nabigii scw tayyo wanaagsan baad haysaa waadiga cidla ka bood boodayee!?
      naa dhikh dhikhda choochi oo aqligaaga usoo noqo doqonyahay gawsaha dhaadeer.

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 11 หลายเดือนก่อน +15

    The actually definition of Nin wanaagsan is “ Money” period… I hate with passion naag Hanyare” Hanyare waa young Qoyan.

    • @MarwaAhmed-ni3tw
      @MarwaAhmed-ni3tw 11 หลายเดือนก่อน +1

      Periodt 😂😂

    • @Nsteho124
      @Nsteho124 10 หลายเดือนก่อน +1

      Period pls say it louder 😂😂😂

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 10 หลายเดือนก่อน

      @@Nsteho124
      Damn straight!

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 หลายเดือนก่อน +17

    Ilaha ka ajar siiyo dhamaan cidii soo qabanqaabisay doodan oo wax badan uu ka faaiidayo qofkii wax garad ahi gaar ahaa gudoomiye c/wahaab allaha ku dhowro sharaf iyo karaamo 😊🎉❤

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 10 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayhwasalam♥️

  • @Kaafiya66
    @Kaafiya66 11 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyo kastaa waxa ay jeceshahay in gabadheedu ku noolaato nolol quruxbadan xitaa tay hooyadeed kunooshahay mid kasii quruxbadan markaa wiilkan leh guriga culays baad kuhaysaa saxmaaha arinkaasi aabo iyo hooyo kastaa waxa ay doorbidayaan intii inantooda nin madaxa kaga istaagilahaa oo uu guumaysan lahaa in ay ujoogto,
    Mida kale gabadh kasta oo muslim ah waxa ay uqalantaa nin ula dhaqma sida boqorada ixtiraama ilaashada qiimaheeda tusa oo jecel lacagta aan sheegaysaana gabadhaa 💯% kaqiimo badan

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 9 หลายเดือนก่อน +1

    You gotta look at this from both perspectives. Guys don’t have money due to lack of opportunities in Somaliland. And we all know girls want to be and feel safe financially. I hope non but the best for them

  • @hamdahamda6339
    @hamdahamda6339 10 หลายเดือนก่อน +4

    Alla maxy lacagtii qiimo dhcdy dadkii qimhii lacagta Ayaney fahansaneyn ba😭😭weyyy anagu hadanu dumar nahay oxygen tayadu waa lacag war dhan

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน +1

      Good girl!keen gacanta walaal.

  • @swetymohamed4909
    @swetymohamed4909 11 หลายเดือนก่อน +17

    Kalsoni daro iyo daciifnimo waye saan nin naag qaba qalbi kumahayo ee reraaqaska kadayaa😢

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad 11 หลายเดือนก่อน +3

      Markii iigu damysay shukaansi iyo caynkaas waxaa ogaa ragg naaga doonta..lkn iminka waa maxay naagaha ragga raadsanya…malaha raggii baa dhamaaday

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AbshirAwadwaagii aduunku wangsanaa ayey ahyd, oo dumarka asturnaayeen oo is qiimeynayeen, manta dumarkii banaanka isi soo dhigeen, nin raadinaya qiimo iyo reer wuu yaradey, hadan banaanka ka heli karo maxaa qarash i galinayo ayey maree, markaa nimankii in la raadiyo noqotey markan.

    • @akdream5313
      @akdream5313 11 หลายเดือนก่อน

      Dhageeesta Ustaad Xaliye

  • @LadanWardheere
    @LadanWardheere 11 หลายเดือนก่อน +11

    ALLE AYAAN KA BARYAAYAA NIN AAN NOOLASHA LA SOO DHISO KADIBNA AAN IGA FOGAAN MARKAAN WAKHTIGA ADAG ISLA GUDUBNA 🥰🥰

    • @somaliwayn7059
      @somaliwayn7059 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @ismaaciilcali2731
      @ismaaciilcali2731 11 หลายเดือนก่อน

      Isooqabo aan wada bilawneee eey

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 11 หลายเดือนก่อน

      Qof yahay mashaa Allaah Anu ducadaas baa idhaaftay. Runtii Duco fiican weeye sidaa kuwad huuno. Inkastoon kudhihi lahaa marwalba Qalbigaaga Ilaahay swt inuu maxabdiisa inuu kaaga buuxiyo aad oogu duceyso. Taas waxay kuu sahleysa in Qalbadu kaa jabin Beri markaad aragto Faarax oo meelaha eegeegaya

  • @AamiimAamiir
    @AamiimAamiir 10 หลายเดือนก่อน

    Hanolaso badhiya fadlan wa moduc muhim ah
    khasatan dalinyarya muhim uah🎉❤
    Tnxs

  • @ifrahibrahim216
    @ifrahibrahim216 11 หลายเดือนก่อน +85

    Why is that guy aggressive? Men should understand most women want well built man who will pay their bills and provide for his family

    • @fawazfowzi1478
      @fawazfowzi1478 11 หลายเดือนก่อน +17

      He is speaking plain logic and reasoning, but the way he delivered it was aggressive, yeah, but quite true. Understand where he is coming from not the way he sounds

    • @Al_anoud.0a
      @Al_anoud.0a 11 หลายเดือนก่อน +6

      He is triggered cause he knows he can't pull women without being financially stable

    • @canbarosomali4757
      @canbarosomali4757 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Al_anoud.0a bingo ❤

    • @fawazfowzi1478
      @fawazfowzi1478 11 หลายเดือนก่อน +13

      @nana.lily678 and yet they all deny when he said that the marriage is solely based on money, and they fought back by saying money is not only root for marriage. That's why he brought up the 900 dollar argument. Deep down, we men know when a woman says love is what matters in marriages That it's completely false. I am not saying we are brokis, but what triggers us are the lies. Women need financial support from the husband and and we husbands want love and support from you as simple as that.

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 11 หลายเดือนก่อน +3

      He Dulayste narcissistic

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 11 หลายเดือนก่อน +11

    Arinta dhaqaalaha waa wax aduunka oo dhan ka jirta.......
    Guurku waa doorasho iyo jacayl❤

    • @sacdiyomacalin-l9r
      @sacdiyomacalin-l9r 11 หลายเดือนก่อน +1

      Doorasho maahe guurku waa calaf😢

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      Bravo!waxaa tahay nin raggoo ishuba.adigoo kale baa lasoo dhawaystaa oo gabadh qaaliya la siiyaa.

  • @jhjhjhjh96
    @jhjhjhjh96 11 หลายเดือนก่อน +17

    Dadka Somalida noll aan nin iyo naag ahen malahan 😢 war baxa hormar sameeya cilmi barta dadka la sinma dunidan aad dig uga dhacdeen ufff

    • @ahmedmaahir1044
      @ahmedmaahir1044 10 หลายเดือนก่อน

      Hhhh ar waxan waa doood .meeeelkastana waaa laga dooda ufff mxa kawada😂

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      aqoontii baa loo kharaareeyey dee!

  • @tamerat.
    @tamerat. 11 หลายเดือนก่อน +5

    Inanta xamda fadlan waan ku wataa qof buuxda caqli ahaan weeye

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan xanaaasani waa tabliiq, tabliiq uma meelkasta ayay ku guursadaanoo meel buu banaysanayaa!
    Wallo gabdhaha ku qabsanaya ninkii naag leh, waxay ku tashatay in ay guri dhisan dumiso ILAHAY na majecla in guri dhisan la dumiyo ee waxaan ku odhan lahaa ILAHAY ka baqa oo kiinii raadis da intaad nagula qabsanaysaan!

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 11 หลายเดือนก่อน +6

    Naag walba ninkeeda ayadaa jafjafatee naagaha raga lacag bay kadhex aragtay iyo nin naag kusoo tacabtay wiilasha masakiinta ugurmada oo jaf jafa mid ilahay wax siiyay haso dulfuulinee😂😂😂😂

  • @nacimamaxamed-ev8pq
    @nacimamaxamed-ev8pq 6 หลายเดือนก่อน

    Anikuwaxan aaminsanahay inhadiirunlaysushago waxbaxumanan qufwaliba sidiyaha kuwaynado wabeen inlayidhado ningiiwanagsan gabadhhayasa❤❤❤❤❤❤

  • @Caaisha-zc9oy
    @Caaisha-zc9oy 11 หลายเดือนก่อน +2

    Zuheyb axmed ma sha Allah qof aqayaar ah oo dagan waaye wlhi muqdisho ka soo salaama wllkey 🫡🥰

  • @akdream5313
    @akdream5313 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaaad Xaliye..

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 9 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣nakaaha waxy dhahan ningii ficna❤naagba hysata🤣ee ogoow naag fican ba kurii jogta🏡

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaa Saalax wa nin waayo arag ah waana run waxa uu ka hadlayo 🎉Tageere ayaan u ahay

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever 11 หลายเดือนก่อน +34

    From my own observations I think it’s fair to say that a lot of Somali women have daddy issues and that it’s a deep rooted issue in our society

    • @150hendrixyeight6
      @150hendrixyeight6 11 หลายเดือนก่อน +3

      I don’t think so, Maybe just you and few others. We are not typical non believers or African Americans. Somali men actually take care of their Kids.

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 11 หลายเดือนก่อน +2

      true 100%

    • @fatimahabdul4329
      @fatimahabdul4329 11 หลายเดือนก่อน +2

      so you are saying women should accept sleeping on the ground while she was sleeping on a bed in her parents house. Its no having daddy issues, its the feminine saying I have standards and boundaries. The reason why 100 camels were paid for her dowry, Somali women were amongst the most expensive.

    • @mohammednur6169
      @mohammednur6169 11 หลายเดือนก่อน

      this isn't a western country ... get out here with that crap

    • @Illyv4ever
      @Illyv4ever 11 หลายเดือนก่อน

      @@150hendrixyeight6like I said in my post “my own observations” unless you’re an absent father this doesn’t apply to you. As far as my observations women who are willingly marrying married men have daddy issues. Fatherless women tend to seek validations from men and are willing to go through emotional abuse in order to achieve that desire. Thera no other way to justify a woman marrying a man that has family and kids (specifically in the cases of men who don’t provide for their previous kids and wife)

  • @toreyetheservant1437
    @toreyetheservant1437 11 หลายเดือนก่อน +25

    Ma ku racsani titlekaas aniga
    Waxan aminsanahy gabar kasta oo wanagsan inuu ilahy ugu tala galy nin wanaagsan …😂 waana sida Quranka ilahy ku sheegay

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

    • @RiyaaqGabey
      @RiyaaqGabey 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jimcalesicid2955
    @jimcalesicid2955 11 หลายเดือนก่อน +1

    Saalax kugu maalay waa sax nin baan soo jafjaftay kuye mageedbaa qolof laga diirayo ninka hooyadii baa soo gaadhsiisay meeshan weliba isga mag baa laga qaada

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b 11 หลายเดือนก่อน

      Hooyadi macaan iyo aabahi wiilkasta iyo haday jirto walaashi oo ka wayn❤6 wiil ayaa ila dhashay illahay ha xifdiyo Maxaa dhib iyo hawl aan lasoo maray yarantoodi hada alx aniga iyo hooyo ayaay na daryeelan illahay ha daaye lakiin runti wiilasha iyo gabadhaha wiilasha aad loogu tabca

  • @aliismail5519
    @aliismail5519 10 หลายเดือนก่อน

    Waar yartaaas mumtaaz igu soo qabta anigaa single ahe thnks reer universlow

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      lacag uun baa kaa xigta.

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 10 หลายเดือนก่อน

    Watching from Kenya and the discussion was so captivating ✌️

  • @canbaromaxamuud1549
    @canbaromaxamuud1549 11 หลายเดือนก่อน +4

    Naagna nin an waxba haysan u badhedhi mayso 2024 weeye

  • @mumtazjama2768
    @mumtazjama2768 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ninba la jafyaa uunba la leehyh ragu manay hooyo iyo walal lahynoo guri ka zoo toozin mxaa laga jafyaaa ta lbaad dee dabciga qofka naag iyo nin toona ma bedesheee qofku wuu u dhashaa xumaanta iyo wanaaga

  • @randomin8390
    @randomin8390 11 หลายเดือนก่อน +1

    willsh yaryarbat ku ciidhinyan habal
    rag waa wayne baa ka dhadhicinay dumar kalmad❤❤❤❤❤❤

  • @hassanibrahim-fk1bn
    @hassanibrahim-fk1bn 10 หลายเดือนก่อน +2

    Very interesting conversation, enjoyed the exchanges. Life is not easy and nothing comes easily. If you leave tour affairs to Allah then you'll succeed. Having a lavish celebration that you can ill afford is short sightedness. Save your money and do something useful. Tawakal Alaalah waqafabillahi Wakilla. Most of touhave a good heart and Allah is with you.

  • @hoodofarxaan8384
    @hoodofarxaan8384 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkastoo la faansho lagu naasho raganimo gabdh baa u sababtay who is remember this song

    • @ahmedsomali3746
      @ahmedsomali3746 11 หลายเดือนก่อน

      Waaxas waa been

    • @thomasmuller5434
      @thomasmuller5434 11 หลายเดือนก่อน

      Waa gabadhi dashay ta lasheegayaa hooyo waye.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 11 หลายเดือนก่อน

      Hooyo waa Muhiim waana lagama maarmaan. LAAKIIN hooyadaa guri kuu joogi meyso o ilmo kuu dhalimeyse oo waxa Zowjadaada ay kuu qabaneyso kuuma qaban karto saas darteed waa Xaaska qofta ama kuhormarin karta ama facaa kaa reebi karta.

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dhaqanka wanaagsan ee xijaabka yaan la nicin hablow aan Allah SWT ka cabsano waa aduun kan aan joogno waana laga tagi
    Saaln qadarin iyo qiimo leh hablaha xijaaban❤
    Hablaha aan xijaabnayn Allaha ku hanuuniyo inay xijaabtaan

  • @Naamir03
    @Naamir03 11 หลายเดือนก่อน +1

    14:30 Suhayb Axmed Yuusuf, Codkar da'yat ah, masha allah wllkyow❤

  • @Dajiya-f4n
    @Dajiya-f4n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan abwanka AG fadhiya waa bila akhlaq waligi lama barin akhlaqda is maqalka cidba ma dhagaysanayo qofki is yidha hadalba Wuxu kaga dabalanaya hadalki.

  • @munaahmed7334
    @munaahmed7334 11 หลายเดือนก่อน +21

    Ani ma rabi inan yar oo food dheere ah lkn nin da aahaan iga ween ayaan jeclahay lkn aan Naag lahayn lkn waa in iga ween yahay oo khimrad ahaan iga ween insha allaah kaas alle ha igu soo beego

    • @xabdi9667
      @xabdi9667 11 หลายเดือนก่อน

      Alle ha kusoo dhaweeyo😂

    • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
      @AbdirahinomarGedi-ls1ez 11 หลายเดือนก่อน

      Inta ka heli hadda diido kii kula ikaa😂😂

    • @bashexaji7595
      @bashexaji7595 11 หลายเดือนก่อน

      waykan wll ninkaas waa aniga soo dhawoowe ❤

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 11 หลายเดือนก่อน +1

      aamiin isku mida baynu nahay runtii Ana qof Aan ogahay ilaahay hii soo dhaweeyo Allaahuma Aamiin 🤲❤❤🎉🎉😊

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 11 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Rabbi

  • @yusufazhari1811
    @yusufazhari1811 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa barnaamij aad u wanaagsan.

  • @randomin8390
    @randomin8390 11 หลายเดือนก่อน +2

    well done ❤❤ kalmad ka timi rag xaaskalee iyo dumar kasoo burburaan carmalkaa❤❤❤❤

  • @MohamedAli-s9y8n
    @MohamedAli-s9y8n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alla Shabcaan run bay sheegtay. Laakiin adiga oo 15 jir ah markaad guursatay oo aanad khibrad badan lahayn reer lagu dhaqo, sided ninkaaga nij wanaagsan uga dhigtay. Mise hooyo ayaa la taliye kuu ahayd.

  • @xasanaxmed1103
    @xasanaxmed1103 11 หลายเดือนก่อน

    War jacaylka markaad sifiican u xaqsiiso waxba kuguma xidhi karto inantu hadaad runta usheegto ❤

  • @MarwaAhmed-ni3tw
    @MarwaAhmed-ni3tw 11 หลายเดือนก่อน +10

    Ninkan saalah la leeyay naagtii saa u gashayeey fariid baad thy😂😭😭

    • @FaraAhmetAli
      @FaraAhmetAli 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂wlhei waa cilanyahay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 11 หลายเดือนก่อน

      Waa nin balaayo ah oo Yuusaya in runtii😂😂😂

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 10 หลายเดือนก่อน +2

      Wa nin runta kahdlaya dumarku been bey isu shegayan

    • @MarwaAhmed-ni3tw
      @MarwaAhmed-ni3tw 10 หลายเดือนก่อน

      @@samiiraabdirahman7067 adigu hadaad been isku sheegayso waa halkeeda lkn anigu waxaan aaminsanay baa ii runa hooyaday waxay ku guursatay 18 guurkaas waxay ka haysaana ma jirto hadaad 25 xataa ka weynaato oonad guursan mushkilad ma leh naagahan minyarada u waashay iyo nin naag lehna hadaayaan

    • @MarwaAhmed-ni3tw
      @MarwaAhmed-ni3tw 10 หลายเดือนก่อน

      @@FaraAhmetAli aad iyo aad wlhi

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 11 หลายเดือนก่อน +6

    Wow this guy against women 😮😮 come down maybe someone left him😂😂😂😂

  • @kadra825
    @kadra825 11 หลายเดือนก่อน +7

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خيركم واجزاء ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉❤🎉❤🥳🥰💓💚😍💝💕💥🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💞💨💨💖👋💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️

    • @Bureeqo-c2r
      @Bureeqo-c2r 11 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @nouriya8413
      @nouriya8413 11 หลายเดือนก่อน

      Scw scw wcs ❤❤❤❤❤❤

  • @alimire2
    @alimire2 11 หลายเดือนก่อน +3

    UNVTV waanu la soconaa warbaahintiina fadlan Somaali dhex dhexaad ka noqda😊.
    Jeceelka reer woqooyi khaasatan reer isxaaq intaad iska dhaaftaab u soo jeesta midnimada Somaaliyeed.

    • @abdimaxamed7193
      @abdimaxamed7193 11 หลายเดือนก่อน +1

      Midnimo somaaliyeed waxla yidhaa majirto

  • @narinasbeauty4374
    @narinasbeauty4374 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ninka wanagsan wxn uga jeedna raga lacgta leh haloooooow😂😂

  • @kadra825
    @kadra825 11 หลายเดือนก่อน +1

    DHALIIN YAROOY GUURKA FUDUDEEYA OO KADAYA QALIIGA KHASATAN REER WAQOOYIII SOMALILAND GUUL GUUL SOMALILAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR MAGACIIN HAJIRO CADOWGIN HAJABO AAMEEM AAMEEM AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII AAMEEM 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉❤

    • @farhiasabdulahi9474
      @farhiasabdulahi9474 10 หลายเดือนก่อน

      as, yaawaayE, familibaanahEEEe who, yartaanaa tanaa waa laguu yaqaanE yartayarta qatrooseey qiimobadandumaroo lagufarxEEEEy sahrascadeyyareey familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy noolaaba cadceedmurwodumaroo yariisEEE ilaa wadajireey ila xamareeey la iyo alaana layguyeero iyo tabadanba iyoiyo tilmaamahEyga qaasEEd aan dumar tadawatooyyyyyyyy fariidadtaan.iya sacabbadan

  • @khadrafaysal9243
    @khadrafaysal9243 11 หลายเดือนก่อน +5

    Somalidiii camal aan nin iyo naag ahayn maba hayaaaan adeeer waxan waxwayn hanooga dhigineee ama fiqiir guursada ama taaajir noloshiina naagow dhista adeeer

    • @halimaahmed133
      @halimaahmed133 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo waa runta niin iyo guur iyo fuuriin baa aqleegaan noqday

  • @bilancaday1
    @bilancaday1 11 หลายเดือนก่อน +10

    Nin aan waxba haysan aakhiro xataa loogama baahna
    hala tabcado aduun iyo aakhiraba
    markaasu jacaylku waa rayaa ❤❤

    • @ilhamjirde2954
      @ilhamjirde2954 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      dee waaba loo sheegay inay soomaan oy cibaadaystaan hadii aysan dhaqaala hayn ee miyay wax maqlayaan?
      Xittaa odayga gaboobay ee dhuusadu qosolka kusoo dhaafayso oo aan istaagi karin oo gawsaha beelay ayaa guur raadinaya !
      malaha nimanku :expiration date" ba ma laha!

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaa ubax waan ku haystaa hadal keeda fariid weyaan

  • @IsaackMaad-ph5nx
    @IsaackMaad-ph5nx 11 หลายเดือนก่อน +2

    The fact is that man should be very hardworking if he had wife or single even if you are hand to mouth.

  • @akm4480
    @akm4480 11 หลายเดือนก่อน +1

    hablaha iyo ragga halkaa fadhiya waxay aad ugu celcelinayaan ereyga ah WAAN GUURSADAY.. kaasoo erey qaladan ah .. Qof dumar ahi wax ma guursato.. ama ha yidhaahdaan waa lay guursaday ama inan ama wiil baanu is guursanay balse dumarka odhanaya waan guursaday taa haloo sheego in ay dhanka kale u rogayaan.

  • @abdikafarkulow1419
    @abdikafarkulow1419 10 หลายเดือนก่อน +3

    This kind of engagement is very health because this argument will enlight many people who might be afraid of the unknown fears
    Those of us who are in kenya, you normally refer to us as "somali sijue" and i am learning somali language from them and the best way to express my self
    Many thanks to the organizers of this great innitiative, its a noble course and i encourage to continue with the same spirit

    • @abdikafarkulow1419
      @abdikafarkulow1419 10 หลายเดือนก่อน +1

      People who hails from Somaliland are not ready to tie the knot until they reach 35 years and it's not specific to one gender, both gender are not marriage sensitive

  • @HodanAhmed-qm7wx
    @HodanAhmed-qm7wx 11 หลายเดือนก่อน +1

    Super suhayb waaa fariid m.a 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SamiraSaid-ly9xz
    @SamiraSaid-ly9xz 11 หลายเดือนก่อน +5

    Jamacad bay maqleen jamacad layskuma guursdo ee ha soo bartaan sunaha guurka iyo guurka ilhay waxa wuu inoogu soo dejiyay guurku intaa wuu ka qiima badan yahay

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 11 หลายเดือนก่อน +8

    Dumarku wanaga lacagbay u yaqanan yaa naga wangsan hben walba hdna cidla seexdaye😂

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 11 หลายเดือนก่อน

    Odayga dhaqanka u taagan hadal gaaban oo mug leh buu sheegay. Alle ha ku barakeeyo adeer.

  • @Bushra_Abdiss
    @Bushra_Abdiss 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaa bilaa aqligaa wuxuu wayay qof siwanaagsan ugu jawaaba oo waliba usheega qiimaha iyo martabada ay diinteenu na gaadhsiisay walhi waxn rajynayaa inaan malin uun meel ku kulano

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 10 หลายเดือนก่อน +1

    Awesome 👏 debate very interesting and informative and behind every good man there’s a good woman behind him 😅

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      OK, bal waayahee maxaad sacabka u tuntay ?

    • @sadiiqcaydruz7874
      @sadiiqcaydruz7874 10 หลายเดือนก่อน

      @@hargiesa_gira Dee show wa sacab Ana pray 🤲 oo kale 😂 may walahi wa uu dhahay wa nice dood somaha sxbtay

    • @sadiiqcaydruz7874
      @sadiiqcaydruz7874 10 หลายเดือนก่อน

      Ma ka xuntay sacabka tumay 🤣

  • @ezrahupdirahman1747
    @ezrahupdirahman1747 11 หลายเดือนก่อน +2

    ka koodhka bunigaa midbaa ka tagtay umalaynaya qofka xun wajigiisay ku qoran tahy si kastuu isku wanaajiyo hablo ninkaa iska ilaaliya subxanalah

    • @thomasmuller5434
      @thomasmuller5434 11 หลายเดือนก่อน

      Ninku runtuu idin sheegay , maxa u dhahdan ragoo keliya guurka u baahan idinku caruur ma rabtaan miyaa.

  • @xasanaxmed1103
    @xasanaxmed1103 11 หลายเดือนก่อน +1

    War jacaylka markaad sifiican u xaqsiiso waxba kuguma xidhi karto inantu hadaad runta usheegto

    • @Najwanuura
      @Najwanuura 10 หลายเดือนก่อน

      Waba runta waxa la idinka la,yahay

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 11 หลายเดือนก่อน

    Nin hun intuu jiraa waa naago billa talent ah raga soomaaliyeet wax dhaqdhaqdo oo u samro ayey layihiin naag walbo nin ay naag kuso daasheey rabtaa oo loso samrey nin hun majiree lacag jaceylka ha laiska daayo waaka naagihii cabiida willal yaryar oo soomaali ah ka dhaalaayo oo faracii la ilaalin jirey noqday naag gaal iney ilmo soomaaliyet wadato

  • @deeqaaadam4031
    @deeqaaadam4031 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkii wngsanba nag wngsan ba hesata❤

  • @kafiyadaud2890
    @kafiyadaud2890 11 หลายเดือนก่อน

    Maha Nabi ibrahim xaaslow wa nabi zakariye oo Nabi yaxye alle ugu bushareyay

  • @hadiaahmed7391
    @hadiaahmed7391 11 หลายเดือนก่อน +3

    Kan waaa faqiir 😂😂😂😂😂 nagnagta haya

  • @abdimalikmohedabdi3004
    @abdimalikmohedabdi3004 11 หลายเดือนก่อน

    Majoogo 20jir million haysta somalia jooga

  • @mmmm1224.
    @mmmm1224. 11 หลายเดือนก่อน +3

    Saalax muran badanaa waaba imtixaan caadiya😂😂

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sax ninki wanag sana waxa haysata gabadh wanagsan❤🇸🇴🇹🇷

    • @AbdiqaniAli-is2fk
      @AbdiqaniAli-is2fk 11 หลายเดือนก่อน

      FaaraxaaaGa ISka Hagaajizo wllo😢

    • @maryamjama7537
      @maryamjama7537 11 หลายเดือนก่อน

      Mad ku qabsan marka😂

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 11 หลายเดือนก่อน +3

    Well done Shabcane 🌸👍

  • @nazreenabdi6642
    @nazreenabdi6642 11 หลายเดือนก่อน +1

    It’s funny how a woman takes the responsibility of changing a man from point A to B. Stop dreaming woman u cant change someone. Let the man build himself and build yourself and get together.

  • @khadarahmed2451
    @khadarahmed2451 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kan dhaarsan ee dadkii meesha joogayba xiijiyay muxuuu ahaaa😅😅😅😅😅😅 walahi qosol ayuu igu dilay

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 11 หลายเดือนก่อน

      Xiijiyay😭😂😂😂😂😂

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 11 หลายเดือนก่อน +5

    Anuu hablaha waxaan kula talin lahaa inay intay hudhuul iyo waxaa ay kubixinayaan ay dahab sistaan ooy dhul ku iibsadaan oy hanti dagaan intay fufud yihiin

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 10 หลายเดือนก่อน

    Inantaa maryaha cagaaran ra yigeeda waan ku raacay ❤❤

  • @nuhmuse5443
    @nuhmuse5443 11 หลายเดือนก่อน +7

    That man with the big beard is a realist. Somali girls are looking for an unreal life even in economically first stage countries.

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      you are poor get lost!

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 11 หลายเดือนก่อน +2

    ragan wada xun iyo dumarkan wada fiican baan garan waayay. dadku xumaan iyo wanaagba way wada leeyihiin rag iyo dumarba. imisa jira nin dhalinyara oo noloshiisu wacnayd oo kala jabiso u timidoo nolosha ku adkaysay.

  • @saaqozafwaan3324
    @saaqozafwaan3324 11 หลายเดือนก่อน +3

    Suhayb adke adakedhalay buufi baajumaha 😂😂😂😂😂

  • @mahdabaashe7731
    @mahdabaashe7731 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ninki xuma naagba haysa sababtu tahay inankasta oo marwo ahi way cabanaysa yaan been laysku sheegin dumarow😂😂

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 11 หลายเดือนก่อน

      Sey tahay baan uqoslay. Runta saad usheegtay baan layaabay. Runtii inta dumare laqabo ee Cabanaya tiro maleh Subxaanallaah

  • @missjano8249
    @missjano8249 11 หลายเดือนก่อน +2

    War wad no hilisen caawa 😂hada maried nahay yaa la igu imaan kani an waqti gaaliyey ilahay ha i barakeyo ila janada ani iyo isaga ❤

  • @farahjamaa
    @farahjamaa 11 หลายเดือนก่อน +5

    Reer Somaliland waxaan ku jacelahay waa umad always waaqac ka hadla ama ka dooodada meesha dhalinyarada koofur hoobiyaha iska ilalinayan Kuwaan waqac saxda ka doodaya

    • @toreyetheservant1437
      @toreyetheservant1437 11 หลายเดือนก่อน +2

      Somalida wa dad hora u wada socda … caqli xumada umada ha la so dhex galin

  • @SaaraAhmed-do9wb
    @SaaraAhmed-do9wb 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ka koodhka buniga xidhan waa iimanlaya ay wale😂😂😂😂😂

    • @AbdiqaniAli-is2fk
      @AbdiqaniAli-is2fk 11 หลายเดือนก่อน

      Ta LacaG izka Doonayzo Kawaran😂😅

  • @Sacdiyomaxamedjimcaale
    @Sacdiyomaxamedjimcaale 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adna sidaa baalagaga qaadanaa quruxey😂

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 11 หลายเดือนก่อน

    Naagaha qaar mxa bahdilay oy gbdh wlshed ah u dulminayan oo nolosheda ugu ciyarayan nin ay jafjaftan oo wngsn ii single ah wuu buuxaye uf

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 11 หลายเดือนก่อน

    Saalax waa nin rageed runta ayu sheegay naagahan yaryare waa laygu soo tabcaye ninka i rabaa kan ha isiiyo , kuleh.
    Gaaja ka cararka lasheegaaba waa kuwan iyado reerkodu laba jeer wax cunan ayay rabtaa 6 jeer iyo cuwaftodi , cosmetics iyo sariir waregaysa

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 10 หลายเดือนก่อน

    Hada sheekadii way is badashaay naagtii fiicnaydbaa nin baa haysta sure 😮

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wiilasha yaryarka dhalin yaradaa halaga naxo oo gabdhaw wiilasha unaxa guurku waa samir iyo dulqad ragan dumar qabana lacag bad kuwadatan

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqda marka laga hadlayo nin aan waxba haysan ma rabaan dumarku ta labaad gabadhi wax ma wanaajiso illaahay ayaa wax wanaajiya guurkana wanaagiisu waa is fahan iyo kala danbayn iyo is maqal iyo kalsooni

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 11 หลายเดือนก่อน +4

    Salaam Alaykuma masha Allaha horto waan dhamaystay doodo waa dood wanaagasan Wakhatigan imika aynu jognan Ama waaqica waxa jira ka hadalaysa runtii lakiin waxaan TVga universal waydiiyay horto kol kaad doodaha qabanaysaan miyaydaan sii i cilaamin ka hor intaydaan qaban waa ta labaade waxaan idinka codsanayaa please insha Allaha bal inaad dooda tan ku xigta i cilaamisaan walahi waxaan jecelahay inaan kasoo qab galo hadiii Allaha yidhaado thanks my dear team 🙏👍👏👏👏

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 10 หลายเดือนก่อน

      hadaad tahay naag nool oo sida libaaxa cad goosan taqaan hadlina taqaan dadkan buuq ku furayn sida :saalax: saalax iyo lax wuxuu yahay manaqaane,dee waan ku sugaynaa waannu kugu dhiiri galinaynaa inaad dooda ka qayb qaadato!

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 10 หลายเดือนก่อน

      @@hargiesa_gira ma nigaad ila hadalysaa 🤔👋

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 11 หลายเดือนก่อน +4

    ninkan abihi wasay maxa laga badalyaa lagaga tabcyaa na ilmo aad dhashy ba😂

  • @alisayonis7422
    @alisayonis7422 11 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga universal yaa igeeya

  • @hanahassan7436
    @hanahassan7436 11 หลายเดือนก่อน +5

    Saalax walagu adkeeyay filaya wakan jaraynayee😂😂

    • @suhaybhuud1378
      @suhaybhuud1378 11 หลายเดือนก่อน

      😅 waadku fahantahay

  • @madarmaxamud129
    @madarmaxamud129 11 หลายเดือนก่อน

    Xamdi ladan pls ha lay raadiyo🎉🎉🎉 cidii garanaysaaay