SIR FASHILANTAY ABDIRISAAQ KHALIIF IYO XISBIYADA WAXBA LAYSU QARIN MAAYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 258

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
    Thanks for your information Mujaahid Weriye Waridaad TV ❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Guul guul guul President Muse Bihi Abdi 💪🏾💪🏾💪🏾🐅🐅🐅💚💚💛🤞🫶💯🦁

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    waridaad TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Xirsi looma ❤baahna sxb CIRO ayaa wadanka dadka wax ka raba xirsi muxuu yahay.... Wadani waa tuugo xirsi iyo ciro ba.. Ciroba u dhaaray.. SL ma ogola

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Tuugta waa la yaqaanaa waana xisbiga Kulmiye iyo Muse Biixi. Maxay qabteen ee aan khasaare ahayn Allah ha na dhaafsho

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@samowsamale3490aamiin

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Beenta. Yaad. Usheegaysaa. Cida. Faqasha. Waycadahay. Mana. Qarsoona. Ilmahayar. Baa. Og. Adeer. Waa. Daahir. Yaa. Shamis. Aduu. Yellow. Aday. Kuutaalaa. Laakiin. Anagu. Waan. Kawarqabnaa

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo waridaad tv waan ku salaamay ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland ❤❤❤❤

  • @yonis1172
    @yonis1172 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Soodaa zakariyow waan sugaynayee si xiisalee walibaa. Gohead.

  • @lander2023
    @lander2023 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Absolute legend, hirsi is criminal for almost setting a coup of silanyo, working with enemies. His very dangerous.

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Wariye qaali ah runta kama gabado

  • @MaymounaAli-n2n
    @MaymounaAli-n2n 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Masha Allah gessi waa runta

  • @hussainismail2004
    @hussainismail2004 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waridaad tv nin indho dheer wax ku arka guulayso zhp cadowga somaliland meel baynu uga soo wada jeesanaynaa MUUSE BIIXI CABDI na mar kale ayuu soo baxayaa i.allah ❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geeeeesi Qaran Guuuuuuul Gobanimo Waridad iyo Somaliland

  • @Fadhi131
    @Fadhi131 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa sax way ku la jiraan waa waad huwan

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sax waa run walahi brother 🥰🥰🥰

  • @Aden558
    @Aden558 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maanshaallah, noolow!!!

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waxaan maqli jiiray inaan yar oo Edeeb daran aya siir laga haya barlamanka bakhtiga ah sirta laga hayo ayay ka baqayan xawayanka goolaha ii no fadhiiya Allah hay Naga qaabo Kuwan qashiinka ah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland lsrae

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inshallah Guul Somaliland

  • @iidalabari3388
    @iidalabari3388 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Lajen badhedhay soomaalind bilaa qabyaalada insha Allah waan wada gaadhi doonaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland

  • @Hamza00001
    @Hamza00001 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    wallal reer somaliland dhulkina ilashada anagu reer jabuti dhibatada an ku jirno ilahay baa og ee ka shageya nabadina

  • @XaawaCabdi-r6v
    @XaawaCabdi-r6v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waaaruntaa waridaadow baarlamaankusheegani waaahuwan

  • @axmed967
    @axmed967 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Qoodh hadaad maqasho waa war idaad❤

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 17 นาทีที่ผ่านมา

    Huwanta aad sheegayso wallaalohiis 8bilood iidoor laynaayey ma bilaa dhiiigbaa inuu u hiiliyo diinteenaa ina faraysa muusaba saw kii siyaad bare Allaah ha u naxariistee markuu ka soo horjeestay Tolkii raacay waa geesi ina Khaliiif Allah ha dhawro from Awdal

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wa runta 🎉

  • @faiiskhaalif3721
    @faiiskhaalif3721 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes waridaad waa run sir ayuu qarxinayayaa golaha dhexdiisa iyo xisbiga dhexdiisaba waana sidaa

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Cirro waa maskiin laakiin tuugo ayaa ka buuxsantay meeshiisii 😅😅😅

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WAX HUB SO

    • @cabdidalmaax7625
      @cabdidalmaax7625 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Runbaad sheegaysaa sxb qli halkaa kaga hay

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@ayaanibrahim8735KII KITAABKANKU DHAARTEY HADANA YIDHI MAAN AAMINSANAYN AYAA WELI XISBIGA WADANI KU JIRA!!!!!.CIRO WELI KAMUU HADAL!!!!.

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ciro. Waaba. Kaugu. Daran. Yaad. Usheegaysaa. Waa. Shaydaan. Iyo. Ciidamadiisii. Laskiin. Iyagay. La. Goaysaa waayo. Ilaahaybaa. Arkaya. Anaguna. Waznu. Aragnaa

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 30 นาทีที่ผ่านมา

      HADUU MISKIIN YAHAY OO AANUBLA FIKIR AHAYN MABAY AGJOOGEENE, ISAGAA SIDAA DAN U ARKA OO KU FAANA

  • @AyaanMaxamudazkar
    @AyaanMaxamudazkar 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Nin rageed waad asiibtay sxb geesi qaran war idaad tv

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    geesi soomaalilandr ah war idaad

  • @user-jw4un5cy8b
    @user-jw4un5cy8b 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wey kuwada socdeen Dhamantoodba siiba Xirsi iyo Abdirsaq khakiifba

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Haa waa tuuuuugta xaarmajo ushaqeeya tuuuuuuuug huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo ushaqeesa buuuufi

  • @cabdirashid5579
    @cabdirashid5579 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mayee waa isku mowqif inta ugu badan wakiilada waa khaainulwadan,

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Well said brother

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hayaay adkaatay oo wali ilayn waakamid crisaaq khalif xusbiga wadani iyo baarlamanka

  • @bunnygirl5184
    @bunnygirl5184 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanAden-bc7lg
    @AyaanAden-bc7lg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ku lis kitaaabku idin qabey inshalaaah alaa maxaaa wax isku huuursan geeesi qaran baaad tahey ilaahey ha ku xafido

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLE WUXUU INOOGU SHEEGAY QURAANKA SIIBA SUURATUL CANKA BUUT
    WUXUUNA YIDHI ALLE S X W
    DADKU MAWAXAY UMALAYNAYAAN
    INAANU KAGA TEGAYNO AAMANA ILAA AANU WARKIINA DEBEDA USOO SAARO MUUMIN IYO MUNAAFAQ MID WALIBA BANAANKA SOO DHIGNO
    NINKANINA ISAGAA ISKU MARAG FURAY

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rucbi alle idinsaar reer buura fuuloow adiga iyo cirro qadhmuunaba dhulkaa laydinla jarayaa insha allaah😮

  • @hodanamin4733
    @hodanamin4733 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maash allaah inder waxa baad ifisan manta

  • @محمودحرير-ذ5ص
    @محمودحرير-ذ5ص 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waar Habar Jeeclo iisutashada dheeniinyw guuul guuul insha Allah

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul soomaalilaan cadawgeena ilaahay hajebiyo

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa in la eryo dhamaan kuwa reerkaa ku aftirsada khatar ayay ku yihiin wadankeena

  • @amiira8902
    @amiira8902 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war idaad tv geeeeesi ❤❤❤❤❤

  • @HIBOHERSI
    @HIBOHERSI ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi qaaran ❤❤❤❤

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    geesi run yaqaana war idaad tv rabbi umadeena haynoo wanaajiyo

  • @Nuur376
    @Nuur376 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cabdirisaaq khalif wuxu gudomiyaha oga cararay madaxwayine ayaa lagaga dhigi lascanood lakiin waa latagay oo cuqubadii uu wadankiisa ka galay ayaa hayisa

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soo karbaash

  • @shugri-2292
    @shugri-2292 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaandaran

  • @kismayo612
    @kismayo612 3 นาทีที่ผ่านมา

    Istaq furulah

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ma odhan karan khain wadan ayuu ah Wayo waykuwada socdaan dhamana wa khaimin inyar moye

  • @suleymanweyrah991
    @suleymanweyrah991 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waar dadkan maxaa ka qaldan
    Waar dawladan Somaliland dawlad kaloo al ictisaam ah ayaa ka hoos dhisan .
    Koonfurna xidbiga wadajir ayaa looga yaqaanaa.

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dagaalkii wayna ee somaliland lusoqaday dawladu way kagaabisay sirdonku madifaacin dalka waxay ka ahaayen dawadayaal intii laysku habar wacanaayay

  • @Abdirahman-x5c
    @Abdirahman-x5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sax...

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xildhibaanada bari dhan ayay odhan jireen in ciidamada baarlamaanka waraysto ayaan ubaahanay show waa haynagu dhex jiray

  • @naasirawliyo2525
    @naasirawliyo2525 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulayso.sxb.beerka.kalaag.nacabka

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa aragti macarigka iyo hildhibaano kalaba

  • @farxaancali6000
    @farxaancali6000 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    walahi sxp xaqiiq bad sooban dhigtay dhaman tood ha lakala diro waxba ishuursan

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abu.shanab.dhaxeeyenoqo.❤❤❤❤dhanbaadkararntahay.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta ayaa igu dambayiisa wax layidhaahado Somali land not any more 😢💔💔

  • @khaalid713
    @khaalid713 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    siro badan ayuu abdrisaaq khaliif ka hayay ragii xisbigooda uu ka tirsanaa haday tahay kuwa barlamaakna ah iyo haday tahay xisbiga mucaaradka ee wadani labadaba siro badan ayuu ka hayaa

  • @DrAbdisamedAhmed
    @DrAbdisamedAhmed 41 นาทีที่ผ่านมา

    War idaad❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💚 Soomoaliland 🤍Alloow dhoowr❤

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WALAL NIN WALBA OO KA MIID AA XISBIGA WADANI LACAG AYU QATAY, UGU HORAYN CIRRO IYO INA XAJI CALI INTA KADIBNA XILDHIBANO BADAN OO MATALA XISBIGA WADANI AYA LAGA DUBAY COODAD IYO MUQALO MARKI LACAGTA LAA SINAYEY WANA LAA OGAN MALIN DHOW NIMANKI KHIYANADA KULA JIRAY BARLAMANKA SOMALILAND

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 35 นาทีที่ผ่านมา +1

    NOOLOW WARIDAAD, HALGANKII ITO FAQASHTII WELI LAGAMA GUN GAADHIN, NOOLOW OO CADOWGA GUDAHA, MID MID U QARXI !

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy ชั่วโมงที่ผ่านมา

    His right

  • @nabiihaxaashi5770
    @nabiihaxaashi5770 16 นาทีที่ผ่านมา

    💯💯❤️❤️

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba.yaan.laysku.gaban
    Ninka.somaaliland.aamin.
    Sanayn.habadhiidho

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa farbaà ku godan meeja

  • @saadomahad1812
    @saadomahad1812 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee muulqaalkii meeye libaax🎉🎉

  • @user-cm9so4rv7y
    @user-cm9so4rv7y 32 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @sacadabdirahman1409
    @sacadabdirahman1409 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    First one

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Karbaash xirsi iyo ina khalif waa huwan kalkaal iticsaam ah qaranimada slnd rag aaminsan ma ah waa in shacabka slnd ragani Isha kahayaan ayna doran wxba udhubin maadama waraabayihin oo cadawga horsocodaan dee nijaastu

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤👏👏👏

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Argagixisada Kulmiye hogaanka fashilmay maalin qudha kamaad hadlin waxba qaranka ha ku soo gaban yaa Seedi xume Cabdiraxmaan na waad ku geftay duli.

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      xisbiga huwanta iyo cadowga somaliland la shqeeya somaliland uma baahna😂😂

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Time to clean the house.

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    OO MAXU KAA HEELYE WAALEBE INU INAGU SOO NOQADU RAJECENYE INA DOWDAR😅😅😅

  • @CabdiRashka-q2b
    @CabdiRashka-q2b 35 นาทีที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdiRashka-q2b
    @CabdiRashka-q2b 35 นาทีที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtii Xirsi

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbiga wadani waa pure daalimeen ee wadanka halaga casino dhamaantood

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    basaaska ayaa inagu badan waliba xilal haya

  • @shugri-2292
    @shugri-2292 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tolayeey imbadan

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    HEEGO IS QARINAYSA AYAAD AHAYD ALLA MAXAN VIEW IYO LIKE KU SIYAY SI AAN KUUGU ABAAL MARIYO DHEXDHEXAADNIMADII AAD ISKA DHIGI JIRTAY

    • @mxmedadn4194
      @mxmedadn4194 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      La noqo idilkood

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isbadal dooon

  • @jaamacmaxamed6392
    @jaamacmaxamed6392 15 นาทีที่ผ่านมา

    Inna Cali Koore isaga miyaad ilowday

  • @Fadhi131
    @Fadhi131 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha biiqiin runta ku dhaqan

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin dhan oo wadan dhan lagu aaminay baa le qof shakhsiya ayaa qaranka adhaxda ka jabiyey so inuu is casilo weeye isaga iyo nuux baasto waa in maxkamad la soo saara

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    zxb sual Dahir yale M/Lascnot dagaL kumuu tagin dee ina khalif marku dhahyy dadkyga la dareen ahyy wuxu ka wadee dadkyga dareen la ahyy MD muse may ahayn inu la dagalamo lascnot wata manta qar huwana oo darood sheganaya soo galeen mesha😮

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxiib dawladii silaayo abdirisaaq qaliif wasiirbu ahaa hadana gudoomiya barlamanka marka saaaxiib muuse waa nin dad qaaday xubo cuskay

  • @hanadyare520
    @hanadyare520 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    golaha dhexe ee xiisbiga wadani wuu ku jiraa cabdi risaaq qaliif goglaha a eeg

  • @engburco1437
    @engburco1437 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin tolkii raacay cado iyo ciil uu soomaaliland Maa mulxumada haysaa ka keentay wadani tooshka hawdaba qaadan zxb
    Talabaad wixii siyaad bare laga diiday dadkaadiiday nacnac uma baahna

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sir buu ka hayaa.

  • @FarduusHayan
    @FarduusHayan 12 นาทีที่ผ่านมา

    Waridaadow❤ habaryer❤ haliicin ❤waligaa❤ jir❤ oo ❤joog ❤ wallaahi ❤ waxatahay ❤ wadnihii ❤somalilandar ❤waxaatahay ❤af ❤hayeenka❤ hooyada ❤somalilanda ❤saka❤ markaan❤ ku❤ dagaysanayay ❤I'lmadaan❤ xajin ❤wayay ❤waxaan ❤xasuustay ❤agayagii ❤qaaliga❤ ahaa ❤ee❤ godka ❤u ❤galay ❤nimcadaa❤ ay ❤raga ❤qaarkii❤ filinka ❤ ku ❤dul ❤matalayaan ❤ Waridaadow ❤ha❤ u❤ joojin ❤cidna❤ ogoona ❤waxa❤ jira ❤somalilandar❤ aamusan ❤oo ❤dalka ❤dusha ❤kala ❤socda❤ oo ❤aan❤ tiro ❤iyo ❤cadad ❤lahayan❤ guulayso ❤waxatahay ❤xidigaha ❤qaranka❤ ee❤ taarikhda❤ somaliland❤ balka❤ dahabka❤ kaga❤ qoran ❤guul❤ iyo❤ gobanimo ❤somaliland ❤

  • @CaliIbraahim-d8n
    @CaliIbraahim-d8n 21 นาทีที่ผ่านมา

    Ina Khaliif waxa doortay waa wadani iyo wixii huwan futada udhaqayay ee Walaalo ayaanu nahay lahaa dad somaliland aanay qanjaha udhaafsanayn weeyi cunfi iyo cuqdad ay uhayaan muuse biixi iyo reerka uu kasoo jeedo ayay uracayan daarood nacaybka isaaq somaliland burburkeda raba lkn maxy ka fa'iden wati dhulbahnte burikuso tufaye

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse juudaan sidaa ugu xiniiya salaax khaladaadku kagalay dalka maxad uga hadli weeyday inagumeedyahow ciilani