SAXIIX PRANK - SHOCKING PEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #arimaheena #saxiixprank #shocking_pen
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    211,300 subscribers

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  4 ปีที่แล้ว +2123

    Part 2 - inaa sameeyo waxaan ka sugaa waa idinka (FanskeygaWaaFamilkeyga)

  • @kheyreilkacase7373
    @kheyreilkacase7373 4 ปีที่แล้ว +313

    intii nabika jcl
    like iyo sher iidhig

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 4 ปีที่แล้ว +567

    Hadaad jiif ku daawaneso like dhac dhac kusii 🤓🤓
    👇🏻👇🏻👇🏻

    • @zakibinuzaki7844
      @zakibinuzaki7844 4 ปีที่แล้ว +3

      Pro istag ku dawanoya maxay kugu taalaa

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว

      @@zakibinuzaki7844 sxb SUBSCARB ISAAR

    • @fartunmohamed6164
      @fartunmohamed6164 4 ปีที่แล้ว +3

      Jiif kuma daawan rabin lkn qosolkaa dhulka igu riday😝😝😝😝

    • @zafiyoocali1849
      @zafiyoocali1849 4 ปีที่แล้ว +1

      E

    • @khalifsh-ali6203
      @khalifsh-ali6203 4 ปีที่แล้ว +2

      Brother jiif makutaa wanooyi

  • @zunish6
    @zunish6 ปีที่แล้ว +4

    Inta ilaaa iyo 2023 dawanaysa 🎉❤😂

  • @anisoabdillahi4065
    @anisoabdillahi4065 4 ปีที่แล้ว +70

    Wlhi dacad uqslay inta ila qososhy likes isar 😂😂😂😂

  • @zakihapdirahman9357
    @zakihapdirahman9357 4 ปีที่แล้ว +321

    #lii #Caato iGa QosliYeY WlhY 😅😂
    Dadka #liicato ka qozliYeY like izara😅

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 4 ปีที่แล้ว +181

    Hadii aad adigoo iska faraxsan so gashay TH-cam allh ku siyaadiyo😍hadii aad murugeysan thy neh Allah ka qaado wllkey and wllshey🤲🤲

    • @Husnidahir7
      @Husnidahir7 4 ปีที่แล้ว +1

      Ameen yreey😁🤲

    • @anwarhaaji6411
      @anwarhaaji6411 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @naagadagofficial3744
      @naagadagofficial3744 4 ปีที่แล้ว

      @@Husnidahir7 miss you pea😢

    • @Husnidahir7
      @Husnidahir7 4 ปีที่แล้ว

      @@naagadagofficial3744 pea TH-cam ma isku dhax shukansanaa😁♥️

    • @yoogayooga8859
      @yoogayooga8859 4 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin 🤲🤲🤲

  • @fooshappy1604
    @fooshappy1604 4 ปีที่แล้ว +138

    Inta arimaheena jeceyl 💖like 👍 dhacdhac igusiyah

  • @noorshariif4949
    @noorshariif4949 4 ปีที่แล้ว +21

    Best ever video arimaheena one love can't stop watching

  • @hanadbulshaawi4417
    @hanadbulshaawi4417 4 ปีที่แล้ว

    Arimahena sxb wlhy video gan aad iyo aad ayuu iga qosliyay ano xanaqsan aya waliba dawaday tnx sxb Keep going bro👑✍️

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 4 ปีที่แล้ว +336

    Adoo dawanaya jadaa commenti aqrineyso like kuqabo
    👇😂😂

  • @Yahya_kadare6
    @Yahya_kadare6 4 ปีที่แล้ว +67

    Arimahenna waxan Ka baqaa inuu like ta iyo comments Ka uu Maasa noogu xiro
    Hadda anaa ugu daran uun
    Like ta carabka kusaaraa

  • @footballforyou6597
    @footballforyou6597 4 ปีที่แล้ว +148

    gacmahaga haday kuuficnyin like iisaar walal

  • @naturemusician3709
    @naturemusician3709 2 ปีที่แล้ว +2

    800k coming soon legend arimaheena

  • @naziizstyle7393
    @naziizstyle7393 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahaay amrki Ani Arimaheena qosolkisa iska jeclahay ♥️♥️♥️

  • @husseinhazzani1040
    @husseinhazzani1040 4 ปีที่แล้ว +82

    Lii caato cabaadkiisa inta argty like dhac kusiiya mas ilhy hayga dhigi kulhaa,😂🤣😂😂🤣😂

  • @delitodhalboqortyo4956
    @delitodhalboqortyo4956 4 ปีที่แล้ว +118

    wll mcn aduun iyo aqiraba allaha kuhagajiyo like ii sar ifka laiswaheshada

    • @dr.guletrp9213
      @dr.guletrp9213 4 ปีที่แล้ว

      Delito dhal boqortyo subxana’allah baryadaan dhan maxaa waye.

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +124

    Legend🤴 ArimaHeena❤
    Inta halkan so gasha💖 wan idin salamy 🙋‍♀️

  • @ayuubrayvanny2814
    @ayuubrayvanny2814 4 ปีที่แล้ว +90

    Muniir inu camera hayay inta ila aragtey #like 🤣😁

    • @ikhyaarali3159
      @ikhyaarali3159 4 ปีที่แล้ว

      Anaa arkay markiuguhoraysay uusodhacay daawaday kadhexmaqlay asagoomarkadhexhadlaya xagakaamiradana soojiro waynakhiyaamayaan kwrn mulaiboys oodhan wylaogayen filayaa ama muniir kaliya xusees bebe maba uu daarin qalinka wuuogaaaa asnafilayaa

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 ปีที่แล้ว +11

    Ar adigaaa Arimaheena like isaar i like You my brother😂😂😂😂qosol iguma hariin😂😂😂taem Asad like isaar

  • @derkioo2542
    @derkioo2542 4 ปีที่แล้ว +110

    Arimahena inta jacel like iisara 👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰😂😂😂

  • @mpvlogs4314
    @mpvlogs4314 4 ปีที่แล้ว +33

    Arimahooda One love Form Hargaysa 💝

  • @queendihama717
    @queendihama717 4 ปีที่แล้ว +81

    Inta ila aragtey in abdullahi hagio xanaaqay😆🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zunish6
    @zunish6 2 ปีที่แล้ว +2

    arimaheena plz soo celi prank yadaan ookale 🥰💫

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. 4 ปีที่แล้ว +20

    14:00 😂😂😂😂 mas allaha iga dhigo dhuysada alaha igu dhajiyo maku aaminayi kulhaa

  • @halimaibrahim109
    @halimaibrahim109 4 ปีที่แล้ว +39

    Hadii aad quranka jeceshahy like i saar 🌹❤️👍👍

    • @yaaskachannel2107
      @yaaskachannel2107 4 ปีที่แล้ว +1

      War alle ka cabso please please please please please

    • @hanabeautychannel7427
      @hanabeautychannel7427 4 ปีที่แล้ว

      Halima Ibrahim isoboogo iyo subscribe Saar

  • @CNB-rn9om
    @CNB-rn9om 4 ปีที่แล้ว +24

    Qosolkii aduunka Liicaato intii ugu raacsan. 13:45 Bal like haygu qabato.

  • @saamiyamohamett9858
    @saamiyamohamett9858 4 ปีที่แล้ว +79

    Prank markaan arkay saan uso orday war like😂

  • @hashimguy5797
    @hashimguy5797 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going sxp I wish 8k by the of this month good luck

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 4 ปีที่แล้ว +21

    Prankigi ugu qosolka badnaa abid😂😂😂😂

  • @updyizze6827
    @updyizze6827 4 ปีที่แล้ว +11

    Inta liicato ku Qosashag like dhac ku sii plz😂😂😂😂

  • @kingmaame3786
    @kingmaame3786 4 ปีที่แล้ว +30

    Xaasidnimo somala lagu ogyahy naclye like isara 1k i garsiya plz❤

  • @abdulrahmanahmed743
    @abdulrahmanahmed743 4 ปีที่แล้ว +14

    One of the best prank ever that I have ever watch bro💗💖💞💖

  • @ikbalmahamud1160
    @ikbalmahamud1160 4 ปีที่แล้ว +7

    Liii caato intuu qoslka ka dhameeye liken kal iyo laab uqoslay waa fuurey sooo isku faaniye leee ka heley tllhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 4 ปีที่แล้ว +8

    Hadad daacad u qosashay like saaar

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 4 ปีที่แล้ว +62

    Dadkan wa walnyhn video wa mixe gareeyey ee prank la isla ogaa klahaa edit hdad tqan lheden zaaz midan dhahdeen arimheena pro hore uzoco

    • @ahmetabtriciat9217
      @ahmetabtriciat9217 4 ปีที่แล้ว +2

      Bro arimaheena video ayuu kugu so qaaty hambalyo 😂😂😂😂

    • @kinghakimi1087
      @kinghakimi1087 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmetabtriciat9217 hhhhh wn arkay pro 😂😂😂😂😂

  • @hawahassan3858
    @hawahassan3858 4 ปีที่แล้ว +37

    13:57 alle qosol iguma harin lii caato feeraha ixanunay alalala ilaah dhuusada igu celiyo aaaa 😂😂😂😂 Thanks intaa naga qosliseyn dhamantiinba Keep going Arimaheena

  • @deeqkaftanleofficiall3064
    @deeqkaftanleofficiall3064 4 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah arimaheena waan jecelahay brank kiga aad sameyso keep going my brother

  • @abdibasidmohammed5130
    @abdibasidmohammed5130 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena the legend of TH-cam 2014🔥

  • @abdinasiromarali7027
    @abdinasiromarali7027 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Arimahena ila hada ayan qosla zxb keep going bruh

  • @mahadmohamed2516
    @mahadmohamed2516 4 ปีที่แล้ว +11

    Haada abdullahi hagiyo kanaaxdaay like saar

  • @zakiwehliye9195
    @zakiwehliye9195 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep going Arimahena ✌️❤️

  • @wadajirofficial8797
    @wadajirofficial8797 4 ปีที่แล้ว +55

    Plz 🙏 Adoo like isarin ha imoodin 🙏

  • @yasirhasan5957
    @yasirhasan5957 4 ปีที่แล้ว +4

    #teamarimaheena ❤❤❤❤💘💘👑👑10klike inash Allah sxb arimaheena nosoday qeybta kale 👑💪👌

  • @caashomucalim1234
    @caashomucalim1234 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll mcn arimaheena keep going

  • @yurubmouse6537
    @yurubmouse6537 4 ปีที่แล้ว +8

    Arimaheena ciyaalkii xaafada waad ciqaabtay😂😂😂😂😂

  • @laandheerecadeninweyn7152
    @laandheerecadeninweyn7152 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta jecel arimaheena inuu iskaabul Nimo like saar🤘🤘🤣

  • @sabariinbabe3632
    @sabariinbabe3632 4 ปีที่แล้ว +6

    Legend arimaheena
    Keep forward bro👑👑

  • @zackhan3873
    @zackhan3873 4 ปีที่แล้ว +25

    Reaction of the year goes to......6:40 🤣 🤣

  • @zoyaahmed3712
    @zoyaahmed3712 4 ปีที่แล้ว

    Walhi waxa khatar ku sameysey arimaheen my big brother keep going

  • @hafziinadiamond9994
    @hafziinadiamond9994 4 ปีที่แล้ว +15

    hda ka horeeyo plz like😢

  • @haajifaisalyusef1118
    @haajifaisalyusef1118 4 ปีที่แล้ว +9

    6.43 wllhy si facan ban ugu qoslay😂 Arimahena si xun bu u eegey

  • @somaliofficial6040
    @somaliofficial6040 4 ปีที่แล้ว +47

    6:40 wllh qoslka aya iga damaday hadu adigan ka damaday like plz ii sar

    • @munomaxamed9905
      @munomaxamed9905 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk hhhhhhh arimaheena caadi matihid masha allaah

    • @user-fj8vl9dg4d
      @user-fj8vl9dg4d 4 ปีที่แล้ว

      Qosol an waligey qoslin buu igaqosliyay wilka yar walahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abnsml9289
      @abnsml9289 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi kaas iigu qosol badma

  • @studiomaanaf9716
    @studiomaanaf9716 4 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi run ayaa uduubtay vidiowga

  • @yuukey55official94
    @yuukey55official94 3 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena wuu asaga u tijaabin waayay waa biiq nimo marka inta igu raacsan like saara comentigaan

  • @cumarzakisoomaali9048
    @cumarzakisoomaali9048 4 ปีที่แล้ว +72

    TTEAM ARIMAHEENA POQOL LIKE WELI MA GAADHN II CIMAAMADA HEE ❤❤❤👈👇

  • @hamsemuhsin2035
    @hamsemuhsin2035 4 ปีที่แล้ว +17

    INTA JECEL HORUMARKA SUBSCRIBE IGU SHARFA AAN IDINKU SHARFEE🙌❤👊 ARIMAHENA HORUMAR WACAN BRO👊

  • @luulqalbi192
    @luulqalbi192 4 ปีที่แล้ว +20

    Inta arimaheena xiiso u hysa like ii saara😘

  • @fatxicadey3123
    @fatxicadey3123 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ano xanaqsnaa ayaa iska frxy i love arimahayna💘

  • @muslimoducaysan6775
    @muslimoducaysan6775 4 ปีที่แล้ว +4

    Arimaheena keep going brother❤💯💯💯

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 4 ปีที่แล้ว +3

    😹😹😸😸😸😹 masakiin best parnk ayu ahay
    Adba uso dhawaynoya new pranks kga our legend Arimahena keep going All of u ❤❤❤😘😘😘💞💞💕

  • @liikureejo
    @liikureejo 4 ปีที่แล้ว +21

    Arimahena inta jcel like ii saara ❤

  • @zuldanahzaed5715
    @zuldanahzaed5715 4 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena 🤗i like your prank😅😅so funny wlhi

  • @kingseerabtaavlogs5578
    @kingseerabtaavlogs5578 4 ปีที่แล้ว

    Ebad vedio gii iigu qosolka badbaaay oo aan daawado 😂😂😂😂😂 @Arimaheena jini waaa wlh

  • @koodaxtv8596
    @koodaxtv8596 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi aad baan uqoslay sxb wiligey sidaan TH-cam wiligey uguma qoslin hore usoco sxb

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 4 ปีที่แล้ว +82

    Arimeheena : Saxiix si ad abaal marin u hesho
    Qofka: 🖊 laa ilaaha ila laah ⚠️ SHOCK
    Arimeheena : abaal marintada wad helee
    😂😂

    • @aminoali9878
      @aminoali9878 4 ปีที่แล้ว +2

      kkkk wlhy arimaheena dadkii waad ka wada qaylisiisay ishooda way kula jirtaa

  • @khaalidnuur5492
    @khaalidnuur5492 4 ปีที่แล้ว +11

    Ich kann nicht mehr 😂😂😂🙆🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

  • @somaganggang2978
    @somaganggang2978 4 ปีที่แล้ว +10

    6:40 Wlhii wxn is dhaby ARIMAHENA waa u Dhamaaty hahahah

  • @ilwaadaragsan3478
    @ilwaadaragsan3478 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah. Arimeheena. Cajiibatahay wad naga qoslisay

  • @abdullaahiabdi291
    @abdullaahiabdi291 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk
    ma .a
    arimaheena, waa igayaabisay wlllhi cawa uhoreen illah baa warka kuu fududeyey, masha allah ,, lkn waxaan kuquslay bilowga warga siday gacatiyo warka u wadasocdaan thank,

  • @user-hd5yv4nn8f
    @user-hd5yv4nn8f 4 ปีที่แล้ว +6

    Arrimaheena best comodian👌

  • @Mohamad-mo4oz
    @Mohamad-mo4oz 4 ปีที่แล้ว +11

    11:13
    Arimaheena: Next Next
    Watchman(Hussen): Hal maan soodeeynaa?
    Arimaheena: Haaa
    😂😂😂

  • @filsanahmed116
    @filsanahmed116 4 ปีที่แล้ว +8

    Lii caaato😂😂😂😂😂😂😂 I’m not laughing without you 😂😂😂😂😂

  • @asmaabduqadir8124
    @asmaabduqadir8124 4 ปีที่แล้ว +4

    Liii kulahaaa dhuusada Allah ha igu celiyo hadaadan ku aamino😂

  • @zeinaibrahim0542
    @zeinaibrahim0542 4 ปีที่แล้ว +1

    One of best prank I have ever watch....I like it

  • @fatmamohammed3935
    @fatmamohammed3935 4 ปีที่แล้ว +6

    I love you so much liicato walalky ii dhun ko arimaheena lii na ku Soo dar

  • @mustafedhakaar7053
    @mustafedhakaar7053 4 ปีที่แล้ว +8

    13:56
    wlahi Si daacadaan u qosley lii caato ninka kaliyee iga qosliya

  • @m.bashiir110
    @m.bashiir110 4 ปีที่แล้ว +7

    Lii caato Dhuusada allah ugu dhajiyo 🤣😂

  • @abdullahsalad389
    @abdullahsalad389 4 ปีที่แล้ว

    Sida wanagsan oo ad malin walpo day u sameene wan kaga mahadcelina fam Uma maleynayo sidad wax u sameyneyso in oo qof kle TH-camr ah u sameeyo Keep doing it broeder🙏🏾

  • @iamkingalfaara
    @iamkingalfaara 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxay si Qaldan u fahmeen Marka uu wiilka yar prank lagu sameynayey uu dhahayey Qalin la aan dhanto Markaas Waxaa qosalkiisa si daciif lo maqlay Muniir Videogasna waa midka dambeyyey Marki lagu sameyey Muniir Lkn Arimaheena wuu kala soo Hormariyey Videoga Marka si qaldan u fahmeen Keep going Walal arimaheena

  • @faraxfilsan4271
    @faraxfilsan4271 4 ปีที่แล้ว +11

    Maasha allaah wiilka funana gaduudka ashahad ayu qabsaday waa kelemad wanagsan o mar walba in lagu hadaqo ah

  • @belaquen323
    @belaquen323 4 ปีที่แล้ว +12

    Muniir 6:37 camerada azaba haye side uu wax ka ogen cml umatalaa 😂

    • @ayannamohamed2828
      @ayannamohamed2828 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xitaa taas wala yabay

    • @naimayusuf9186
      @naimayusuf9186 4 ปีที่แล้ว

      @Ayanna Mohamed abaayo marka kow fiiri camerada meel ee saarantahay muniir marka lagu sameeyo ka dib aaa loo wacaa oo camerada qabanaa

    • @manaalonline7564
      @manaalonline7564 4 ปีที่แล้ว

      Maya muqaalka kow intan ayaga lo iman marba muniir gadaal kahadlayaa

    • @muhammadabuukarry5414
      @muhammadabuukarry5414 4 ปีที่แล้ว

      Ha Lakin video Kala horeyi asxabta kasobilaway

  • @fatmamohammed3935
    @fatmamohammed3935 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi dad baa iag hurday wxd midaysay in kalyaha la ihayo keep going bro 😘 arimaheena wlhi qoslki bd iga dhamaysay kalyaha baa ixanunay runtii 2...…..10 Soo samee ♥️♥️😘😘😘

  • @cumarilkacase6060
    @cumarilkacase6060 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena rera bulsho waaye dhalinyarada somaliyeed ee wlalahis ah wow jclyahay horay usoco bro arimaheena

  • @dahirdayax9426
    @dahirdayax9426 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a midka dhahay...لا اله اللهkhaatumada Allah noga dhigo ereygas😍

  • @saadaqaltatv3822
    @saadaqaltatv3822 4 ปีที่แล้ว +4

    LEGEN ARIMAHENA .
    Intii Arimahena ila tagerto like isara.

  • @adz6980
    @adz6980 4 ปีที่แล้ว +12

    Sidaan u quslay mudo dheer uma quslim wlhi😂😂😂😂😂

    • @adz6980
      @adz6980 4 ปีที่แล้ว +1

      @@raxmocabdiqaadiraxmed5623 wll af somaliaga wuu igu yara adagyahy Cod ii soo dub😂😂✌

  • @elizaaraale9556
    @elizaaraale9556 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlh Best prank for mi life daawada Kan waaye funny guy's Allah idiin dhooro ♥️♥️👌👌🥰🥰💖💖

  • @abuukarmahaadabeabdiazez6315
    @abuukarmahaadabeabdiazez6315 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena dhuusada allh haikudhajiiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @nalkanurkisa455
    @nalkanurkisa455 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah arimahena horay usoco walalkey

  • @timacade2509
    @timacade2509 4 ปีที่แล้ว +8

    6:40 wiilka Yar ciilka aduunka qabtaY wlhi wuu Ku feeeri rabaY Wax Yar uu is ku celiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rajosame9437
    @rajosame9437 4 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂 Wlh ka Yar baan daacad ugu qosley kuLaha Kan iga qabo qalin la,aantaa Dhaanteeh 6:41 Aqoonyahn Hhhh

  • @dekadunia9333
    @dekadunia9333 4 ปีที่แล้ว +5

    Cawa qosolkii dambiga ahaa qosly abdullahi hajiyow😂😂😂

  • @craxmaanclaahi2655
    @craxmaanclaahi2655 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw arimahayna Sxb wll waaaqoslay sakariye hanter aad uguqoslay hooray usoco

  • @shiinefaraweyne4393
    @shiinefaraweyne4393 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena sxb hory usoco I have respeckt 🇸🇴🥰🥰🥰🥰

  • @maskacadde3295
    @maskacadde3295 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll arimahena waan ku salamay✋✋✋❤❤

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 4 ปีที่แล้ว +6

    Liicaato 😂😂😂🙏🙏🙏✅
    Zaki😂😂😂😂

  • @munazarahmed5686
    @munazarahmed5686 4 ปีที่แล้ว +31

    Sorry

    • @haboonnuur2165
      @haboonnuur2165 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤦‍♀️

  • @suldanman9361
    @suldanman9361 4 ปีที่แล้ว

    ARIMAHEENA legend nlw pro horey usoco ..👏👏👏

  • @maxamuudbarreofficialmuude6551
    @maxamuudbarreofficialmuude6551 4 ปีที่แล้ว

    waxaan joogaa muqdisho muuqaalkaaga maasha allah