KALIGEEGA AYAAN TIMAHA JARTAY IYO ARIMAHEENA OO IGU XANAAQAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @_s8895
    @_s8895 4 ปีที่แล้ว +1152

    ᴡᴀʟɪ ᴍᴀ ᴊᴇᴄʟᴀᴛᴀʏ ϙᴏғ ᴀɴᴀᴅ ᴀʀᴀɢ ᴀɴɪ ʜᴀ ᴡᴀɴᴀ 《ɴᴀʙɪ ᴍᴜʜᴀᴍᴇᴅ 》《《sᴄᴡ sᴄᴡ 》》❣😭

    • @khadrahassan6723
      @khadrahassan6723 4 ปีที่แล้ว +4

      Scw ♥️♥️♥️

    • @najmanuur6860
      @najmanuur6860 4 ปีที่แล้ว +3

      Scw🌹♥️♥️

    • @jimcaaleyusuf437
      @jimcaaleyusuf437 4 ปีที่แล้ว +3

      Scw wcs🤩🤩😘😍😎😎🤩🤩🤩🤩😘😍

    • @abdallaahmed8391
      @abdallaahmed8391 4 ปีที่แล้ว +1

      ᴛɪᴛᴀɴɪɢ ᴏғғɪᴄɪᴀʟ zcw

    • @mohance7635
      @mohance7635 4 ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @mokhtarhajji6072
    @mokhtarhajji6072 4 ปีที่แล้ว +235

    Covid_19 inta lgu jiray vediogn igu qosolka badnaa🤣🤣🤣 hda ila mid thy like racsi🤠🤠🤠 Asad Hagio Big Fan😍😍✅

  • @najmamohammed6451
    @najmamohammed6451 4 ปีที่แล้ว +564

    Ilaahay asad lugihiisa ha usoo celiyo

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +34

    xabiibkena scw ku sali wll
    wllka muslimka ah muumiinka ah imaanka leh kherka nagu tager subscribe like shere nagu cawi alle haku xafido jasakallah

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว +332

    ARIMAHENA OO IGU XANAAQAY AYAA ISOO LEEXIYAY WAAYO NINKA TAGERO WEYN U AHAY🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️

  • @iqracabdiraxmaan2958
    @iqracabdiraxmaan2958 3 ปีที่แล้ว +46

    Maan sha allaah ilaahay waxaan kaaga baryaayaa inuu janada hakugaliyo 💖🌹

  • @ramlachanal869
    @ramlachanal869 4 ปีที่แล้ว +394

    😂😂😂😂😂 asad no viwes 6 like hore usoco boowe waad iga qoslisay hadad aragto commentiga ples like isaar inusan illhey indhaha kutirin

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 4 ปีที่แล้ว +67

    Sidan u qoslayey ayaan daaley 😂😂😂inta ila midka ah like hayla dhaafina plz

    • @suleimanhassan4229
      @suleimanhassan4229 4 ปีที่แล้ว

      Soo dii yaar ga row bee bigay ga ayaad iigu jaray saa ye asad wallo waan ku salaa may

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 4 ปีที่แล้ว +80

    😂😂😂gadal see tahay ayaa u rafadsatay ya allah magalada noo fur oo xanunkan adunyada wada xiray naga qabo 🤲🤲🤲

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 4 ปีที่แล้ว +48

    Wlhi dacad u qoslay Asad Sa u jaratay xay thy Bizinka 😂😂

  • @najmadiriyesirad5824
    @najmadiriyesirad5824 4 ปีที่แล้ว +41

    8:03 wlhi qosol baan labaqtiyay lkn alx waan noolahay hada kkk asadoow is ilaali aboowe

  • @mohajr9906
    @mohajr9906 4 ปีที่แล้ว +16

    Waligey Sidan oqsalay uma qoslin 🤣🤣🤣🤣 asad hajiyow wlha funny baa thy 🧡🧡

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 4 ปีที่แล้ว +72

    Yeah man
    WhatsApp man
    Are you doing man
    Are you ok
    Legend AZAD HAGIO.

  • @cudoonmohamed1493
    @cudoonmohamed1493 4 ปีที่แล้ว +33

    Asad wllo lkn marlee isoo qaboooooooo aniga 2017-2018-2019-2020 intaaba kugu xidhanahay isoo qabo wllky inzha allah

  • @Abulwaagacusub2014
    @Abulwaagacusub2014 4 ปีที่แล้ว +21

    Saaxiiboo adoo mahadsan kuleeyahay bahashaan fooda ah iskayaradaji runtii qof wax wanaag kula dooni ayaa wa kusheega keep giong

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +11

    ManshallaH tabarakallaah HambalYo waad dadaashay wll
    Isku dayga ayaa ka wanaagsan isku dayla'aanta.

  • @munanalka151
    @munanalka151 4 ปีที่แล้ว +6

    Qofka ugu horeyey aya noqday waxa ahy tageero aad kugu xidhan aaadna ku jecel wax kastoon hayo haduu video kaagu soo galo faraha ka qadaa wad dareemi kartaa taageero aad kugu xidhabn ahy walaal qaliya tahy hore usoco wllo

  • @samiiraabdalla6108
    @samiiraabdalla6108 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta asad vedioyashisa dawanaYe kana igu qosol badna wlhi hda ila mid thy like 😂😂😂😂

  • @amuunpea4276
    @amuunpea4276 4 ปีที่แล้ว +51

    HorMarka AZad HaGio Hdd JcEzhaHaY Like Izku MuUJi🥰

    • @dalxaproduction1100
      @dalxaproduction1100 4 ปีที่แล้ว

      Amuun wll qaali iso booqo Subscribe i saar th-cam.com/video/e2X2yKCtlxs/w-d-xo.html

    • @Abdi-Qani
      @Abdi-Qani 4 ปีที่แล้ว

      Lkn ani wn ku dayda wllkey weyn

  • @kingakramofficial8069
    @kingakramofficial8069 4 ปีที่แล้ว +14

    Wllahy wan qosly mnta asadooooow editing le ku ficnthy adi sidad shanlada iyo sakinta isugu qbty ayn ku qosly maskiiiiiiin

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed 4 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi sidad asadow i maqlayso ayan ku laha kadaaaaaaa lkn sorry 😏😥

  • @mohasstv5483
    @mohasstv5483 4 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi kal iyo laab baan u qosley bro asad HaGio waan ku taageera bro😍😍

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 4 ปีที่แล้ว +14

    Oh Aniga Timo Kare eh aniga kuu jarayo asad😨😂🤣❤️🔥

  • @Amka_business10
    @Amka_business10 4 ปีที่แล้ว +71

    Wallahi dacad u qoslay hada ka dib adi lee isku jar 😂😂😂😂

  • @mohamedzidiiq7969
    @mohamedzidiiq7969 4 ปีที่แล้ว +23

    Xaga danbe mrkD jarYzaY zakinta paD hozYziizE dapaDeedna waY kaga wazHaY inta ila aragtay izmuujiYa 👍😂😂

  • @Jilic-jaamac
    @Jilic-jaamac 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk wlhi asad shactaroole ayaa isku badashey sxb maanta qosol iguma harin markaa shanlada sakiinta kahoosmarisay sxb waxaan kuleeyahay Allah luguhaagii hakuusoo celiyo

  • @stonegold7461
    @stonegold7461 4 ปีที่แล้ว +18

    Mar Waa naxaa marne Waa qoslaa wlhi waxa unaxe sida uu isku rafadiyay waxase kuqosle 10sano kahor ana San iskugu baashali jiray kadib gacanta In laiqabto laigaso dhukuri jiray😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shamsalafeey4928
    @shamsalafeey4928 4 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂🥰🥰🥰 aleyleha caadi matihid asadow ilaahey lugaha hakucaafiyo wllqaali midakalayna sharibaha haiska wadaxiirin xogaay reebo saay ayaa kutahay beautiful wll

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +26

    😂😂😂😂
    Ar Asadow Qof maxaa ugu Dhiibi waysay
    Waa isku Falaadee
    .

    • @liicatooofficial3067
      @liicatooofficial3067 4 ปีที่แล้ว +3

      Wecelow Mel walpo ma joktaa

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว

      @@liicatooofficial3067 adi maa wecelnimada ku dhalay wecelka hhhhh

    • @liicatooofficial3067
      @liicatooofficial3067 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiadan269 hhhh ar Kan wecel waye

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh walahay asadow waad iga qoslisay lkn is tijaabintu waa muhiim keep going my brother one love you
    ASAD HAGIO GADHKA hakuu jaro siduu ueekanayaa ...?

  • @zalmabariyeylife8993
    @zalmabariyeylife8993 4 ปีที่แล้ว +10

    Asad aboowe macan ilaahey lixdaada lixaad hakuu soo celiyo Insha Allah 😂🤣😂🤣🤣 don’t let anybody take your dignity away from you do it try it yourself aboowe more kaa sugayna Insha Allah keep going 👏👏👏👏👏

    • @cabdirashiidgiire1969
      @cabdirashiidgiire1969 2 ปีที่แล้ว

      Aaaamiin aaaamiin aaaamiin ayaa rabi

    • @612o.t.f.7
      @612o.t.f.7 2 ปีที่แล้ว

      M.a lkn mxaa ku qosle qof weyn ma tihid miya

  • @qalbiwanaagofficial1943
    @qalbiwanaagofficial1943 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad abwe walashaa ayan ahy wana ku tageraa . sidaasothyna wanag ayan kula jeclhy abwe timaha fooda iska GAA gaab wll plz Allah janada hana gu kulmiyo kuligeen iyo intii muslimin ah ba 🤲🤲🤲🙏🙏🙏

  • @nemoabdirashed3604
    @nemoabdirashed3604 4 ปีที่แล้ว +20

    Asad hagio jecel wllnimo farta taag mash allah

  • @ayajama5989
    @ayajama5989 4 ปีที่แล้ว +6

    Wax mayaalo meesha timihiina waadku ciyaarte samir io iimaan wllky asadow 😂😂😂 waa kaftan uun bro we love u stayle kaaga cusubna wanu soo dhowayn hhhh😆

  • @mucalimquranonline7821
    @mucalimquranonline7821 4 ปีที่แล้ว +4

    wll ilahay Waa inaga xaarani nimeeyy imayn timaha kala dheerayno

  • @3_36_mohomed4
    @3_36_mohomed4 4 ปีที่แล้ว +6

    Tinta qurux waaye aniga na ii jar asad sxb 😂😂😂😂😂❤️❤️

  • @saciidabdimalik6621
    @saciidabdimalik6621 4 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi qosol dartisa ba la dawan la'ahay muqalka 😂😂 keep going bro

  • @kingupdalla8495
    @kingupdalla8495 4 ปีที่แล้ว +2

    Isku daYgu wxuu ka fcn YhY isku daY la aanta🙏🏼🙏🏼
    Team asad hagio like izaa😀🙏🏼

  • @Norrson
    @Norrson 4 ปีที่แล้ว +15

    Intii Jecel ArimaHeena : Like

    • @dalxaproduction1100
      @dalxaproduction1100 4 ปีที่แล้ว

      Midnimo wll qaali iso booqo Subscribe i saar th-cam.com/video/e2X2yKCtlxs/w-d-xo.html

  • @samiir4k566
    @samiir4k566 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll azad haagio wllahi runtii tima heygi aniga jarto xitaa anigon hal meel iska dasin shalno iyo sakiin ku jartaa in la iijaro modo 6 years igo dan beysay kaliya mar aan xanun sanaa jirtay wllshey ijartay oo aniga horay obaray 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 4 ปีที่แล้ว +4

    6:37 Waa Qaldosa Kadaa Asadow🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🤦🏻‍♀️🤷‍♀️

  • @aleezapea7594
    @aleezapea7594 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi mar waa naxy marna waxaa is dhahy amo is qalqalaa asdaw apwe mcn madax adega iska dhaaf keep going pro Ramadan kariim All muslims 😍😘🥰

  • @amenuk7733
    @amenuk7733 4 ปีที่แล้ว +5

    ASAD HAGIO BROTHER KEEP GOING MNZHALH ALLAH CAAVIMAAD ZAREECANA HAKU ZIIIYO LUGAHAAGA ILAAHAY MAR UN HAGU IZTAAJIYO BROTHER

  • @aslammidale9723
    @aslammidale9723 4 ปีที่แล้ว

    Alla kaqabta .gadal maxaa ku dhacay Asad .waxaad isoo xasuusiyay waagii aan yaraa .intii lasoo xasuusiyay like saar

  • @ismaiilismaiil8594
    @ismaiilismaiil8594 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah allaha idin barakeyo walalaha is jecel nolada

  • @jiyaajiyuush4880
    @jiyaajiyuush4880 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo hadad sifcn u jaran laheyd anoo dumar ah ayan iijar ku dhihilahaa 👍👍👍👍👍👍sidey ahatoba keep going my bro😍😍😍😍😍😍

  • @kalkaalisosuleikha2771
    @kalkaalisosuleikha2771 4 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂wlhi caadi ayn uqosly asad kaksooni dhameeyay wllky keep going ❤❤❤

  • @Rhia143
    @Rhia143 4 ปีที่แล้ว

    Isku dayga waa wx wngsn hdad mr qaldid mrka kle wd ku guulysaanysaa👏👏hda madowso iska mari

  • @maxamedcabdiraxman8262
    @maxamedcabdiraxman8262 4 ปีที่แล้ว +3

    Nio walaalkaa aad uu kuu jecelyahay Masha Allah ilaahay ha isku kiin daayo

  • @fadumojirde7451
    @fadumojirde7451 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi wllky markaad soo qadatay makinada waan naxay intaan daawanayay waan naxsanaa wllhi malindanbe ha samaynin waa iga codsi wllo

  • @saynabroble4949
    @saynabroble4949 4 ปีที่แล้ว +3

    Asadow wllhia wadnaha I istagi garay saaa maxaa kawadaa keep giong pro wllhia love you plz lkn ck prank call ku samee waa codsi asad ♥️🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️

  • @butafla4864
    @butafla4864 4 ปีที่แล้ว

    Nio nin weyn oo ilaahay caqli siisay tahay caqligaaga haku tuman ee maalaa yacnigan iska dhaaf wax yabahan cml looma baahna...wxaa jira wax yaabo badan oo aad sameen karto adiga aad wax badan ka faideyso dadkana eey kaaga mahad celinayan wxaad ufaaideysay...pl dib iskuugu laabo...mahadsanidna sxp..Cafwana...xuman igama aha

  • @kinglilpa7093
    @kinglilpa7093 4 ปีที่แล้ว +5

    Hdda dacas la'an ila dawanosid shaqadada ma ku baraa😂😂😂

  • @Abdiqani_Abadir
    @Abdiqani_Abadir 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanta dhan ma i maqloosa ku dhohooya ADNA HAdlosid mxa wayehna
    ➖ASAD HAGIO HOROW SOCO ZP QALI ❣

  • @realdwz7396
    @realdwz7396 4 ปีที่แล้ว +3

    Asad walal markaan ku arko waa iska qoslaa qofkii comment tigayka arko subscribe haa iisasro waxaan ahay wiil yar

  • @nimceeyamohamed7704
    @nimceeyamohamed7704 4 ปีที่แล้ว

    Asadow beerkaad uxanuujisey Alleh haku xuftiyo my brother from Somaliland Hargeisa

  • @abdiwahababdirazaq5685
    @abdiwahababdirazaq5685 4 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah my brother keep going on

    • @dalxaproduction1100
      @dalxaproduction1100 4 ปีที่แล้ว +1

      Salma wll qaali iso booqo Subscribe i saar th-cam.com/video/e2X2yKCtlxs/w-d-xo.html

    • @ibrahima3897
      @ibrahima3897 2 ปีที่แล้ว

      War Niyahow Rabi Subxannahu Wataala Kabaq iskadaf Walal Jagada ad Xirineyso Timaha iska daaf ha baxane ama Wada Xiir Walahi adiga iyo Kuwa Kula
      Midka eh Ka deera Oo Waliba Jojiya daqankan daqan Islam eh Maahan Wa daqan Gaalo.

  • @safiaadam3310
    @safiaadam3310 4 ปีที่แล้ว +1

    Asad pro keep going wlhi cfimad tama allah ku siiyo hormar wacan inaataan in ka badan kuu rajeena ❤❤👌👌

  • @خالدعباس-ط5س
    @خالدعباس-ط5س 4 ปีที่แล้ว +4

    الله يهديك جافد يا اخي ❤❤

  • @saxane2165
    @saxane2165 4 ปีที่แล้ว

    Waxa udir garoweysaa ramadanka muqalkan muqalka xiga adigoo food adan laheyn aya arkenaa hore u soco

  • @guurdoonyoutubechannel3753
    @guurdoonyoutubechannel3753 4 ปีที่แล้ว +11

    Allow #HOOOOYO #MCN janadii Geey.
    #AAAAAMEEN DHEH.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
    wll illaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saaar.

  • @monaali203
    @monaali203 4 ปีที่แล้ว

    asad habo aad ayaan ku jeclahay markasta alle waxaan kaga baryaa in aad cagahaaga ku istaagto habo wax walba waa isku day timaha waxaad u jaratay si qurux badan habo guuleyso

  • @saara.....................8503
    @saara.....................8503 4 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣 astqfirullah wlhi waa fuury gadaal saad yeeshay lee😁

  • @Caruustvchannel
    @Caruustvchannel 4 ปีที่แล้ว

    Isku daygaa horumar lagu gaaraa " Haniyad jabin tin wey soo baxee ee mar kale iyo mar sadexaad isku day "🗣

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall 4 ปีที่แล้ว +3

    Muqalkan waa mid qiro iyo qosolba leeh wa inaa reaction kaso bixiya Asad wllky🤣🤣🤣😭😭💯

  • @ayanleaxmed1259
    @ayanleaxmed1259 4 ปีที่แล้ว

    Asad bro Ayanle waye
    Wa Ayanlihi her markaha isla eheden oo nasib iyo Aramehena saxibada ahayen
    Wlh qosolkad iga dhamesay bro

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 4 ปีที่แล้ว +2

    Xay tahay meesha gadaale oo dar alle ka xiiran 😂😂😂🙏

  • @hayatdagan5780
    @hayatdagan5780 4 ปีที่แล้ว

    Asad abowe dhibato malahan maanta hadad kasi weyday bari adaa jaraneysid qof uurka hoyadis kalaso baxay majiro ee waxkastaba waa barasho marka ha niyad jabin abowe mcn khasaro kasto faido ayaa kadanbeyso wan kugu fanaa pro keep going quruxlowga

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 4 ปีที่แล้ว +13

    Wow you can do it👏👏👏🙉🙉

  • @munaapdyaziiz1237
    @munaapdyaziiz1237 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahy lixaadkaagii inuu kuusoo celiyo ayaan rajeynayaaa waanan soo duceynaynaaa wL mcn inch Allah

  • @mssshamzah1326
    @mssshamzah1326 2 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😳😳

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh wlky asad dhinca ayaa tinti kal tagtey noh kkkk hore uu soco wllo allah cagahagi ha ku soo celiyo ragero buxa ku ahey wlll

  • @sofiamoh3872
    @sofiamoh3872 4 ปีที่แล้ว +3

    Stay @ home 🤣🤣 sokor xitaa waa latirinooyaaa dad badan aan arkey🤦‍♀️

    • @ciyaalxamar4754
      @ciyaalxamar4754 4 ปีที่แล้ว +1

      Walahay runtaa miyaa🤔
      .
      .
      😂😂

    • @sofiamoh3872
      @sofiamoh3872 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ciyaalxamar4754 haaa 70,000000 aan Marooyaa hadda wax yar iidhiman kulahaa tiktok kusoo arkey qosol🤣🤣

  • @iqrahilaal9004
    @iqrahilaal9004 4 ปีที่แล้ว

    Asadooooow wlllh waaaad iga qoslisay waaad isku ciyaarty meeel faaruqaa ka dhigty meelna maba aadan tabn😂😂😂😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃😅😅😅😅😅😅😅😆😆😆😆😀😀😀😀😁😁😁😁😁😂😂😂

  • @mohamedabdullahi336
    @mohamedabdullahi336 4 ปีที่แล้ว

    ilahay waxan kaaga bariyaa inaad istagto asad Alle haku cafiyo

  • @cabdiraxmanxasan9810
    @cabdiraxmanxasan9810 4 ปีที่แล้ว

    intaan muuuqaalkaan daawanaayw marwaan qoslaaye marna waaa naxaaye
    wlhi aadaa iiga nixisay bro
    alh sakiin saan u necbhy
    alh haku saayo bro
    rabina haku xafido

  • @daudmacalin5335
    @daudmacalin5335 4 ปีที่แล้ว

    shp Asad marka aad rabtid inaa shanlo iyo sakiin timaha kujaratid waxaa sameeysaa sakiinta kor u yara qaad hadii aad hoos usoo dajisid sakiinta weykaa dafeysaa mhdsanid.

  • @fartuunfanka6861
    @fartuunfanka6861 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan qoslay wallahi
    Balse waxaa kudhihi
    Lahaa keep going
    Pro

  • @sacduuofficial9579
    @sacduuofficial9579 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waxan kurajey nayaa dhan walbo inaad iskufilnaato idin ale asedhajow adi iyo walaal lahada sharaf tabadan

  • @ziinaahmedciise4899
    @ziinaahmedciise4899 2 ปีที่แล้ว

    Asadoow afurta kahor ducayso alle kaku cafiyo qof qiimo leh baathy wllo keep going noloshu kuma xumayso

  • @ayanleisa5160
    @ayanleisa5160 4 ปีที่แล้ว

    Insh allh when day waad cfmdysaa bro sidaas alle karjynaaa

  • @somaliachannal5442
    @somaliachannal5442 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh mid aan laquslay Dhinacaas intaa ka qurxan kulahaa wana isku dheloyaa walle asad27 wx kale pro

  • @munnamyussuf1896
    @munnamyussuf1896 4 ปีที่แล้ว

    Asad waa iga talo tinta dhan iska xiir wll waxa nagu soo food leh bishi barakesned ee ramadan ka faideso sidan mahan sunada nabiga scw

  • @adharhassan6140
    @adharhassan6140 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah

  • @lastkinganassheeqshaafici7239
    @lastkinganassheeqshaafici7239 3 ปีที่แล้ว

    M.a asad hajio keep up zxp sare

  • @kawsariitaahmed4910
    @kawsariitaahmed4910 4 ปีที่แล้ว

    Asc asad hagio wll mudo bil iyo 10cisho wanka maqnaa social Media wayo safar ayaan ahaa mudo ah wan uxiisey dawashadada adiga reer Malaysia arimaheena asad muniir lii caato Ahmed fj fadil pepe dhmntin ilaahy haidiin sharfo hdaa sideydii ayaan kula socon dona ilaahy haku caafiyo asad wankusoo duceeya mrwlbaa

  • @fahimaomer7173
    @fahimaomer7173 4 ปีที่แล้ว +2

    Asadaaaw mxd samaysay intaad arimaheena oo khatara ka cararaysay ayd fawol 🤔🤔 ku dhacday lkn waa cadi😢 aniga iyo arimaheena iyo wliba dadkle wn kuwada garab taganay. Ok🌷🌷🌷🌷🌷

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo pro Asad hagio waad caafimad qabtaa oo waanu kuu jednaa Ee caafimaadka Aan sheegayO qof wal oo ku garanaya ayaa garanaya
    Sudio Asad hagio ❣🙏👍🤲

  • @iimanaxmed4420
    @iimanaxmed4420 4 ปีที่แล้ว

    Wll asad waxan rabaa inanku weydiiyoh please ksoo jawaab wamaxeyne mdaxaga dhinca danbe tinta qeybaa ku cade ma color baa mise ciro 🌹🌹❤💋🌹🌹💋❤

  • @abdallamaxamed1333
    @abdallamaxamed1333 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhh wlhi wan qoslay m.a Respect ku Haya wll Asad Hagio🙏🙏🙏❣

  • @maxamedyaazien3706
    @maxamedyaazien3706 4 ปีที่แล้ว

    Ha niYad jabin zxp noloshu faaido iyo khasaare waxaad khasaartay waa timo dad baa khasaara dad nool iyo waliba maal markaa alxamdulilaah dheh waxba kaa xumaan maaYaan if iyo aakhiraba don't worry iska ilaali niyad jabka badan

  • @sistersarah5733
    @sistersarah5733 4 ปีที่แล้ว

    muhimada maahan inaa kudhaho like isaar io waxyabaha lamid ahh .... waxaan kudhihi lahaa inoo wall ilaaah lukahaagaa kuso nabad celiyo iyo caafimaad taam ah inuu allle kusiiyo kurajeynaaa akhii asad jagio waxa aduunka uku fiican wllhi waa cafimadka
    allh dhaamaantena noodinbi dhaafo Aaammiin 😔

  • @shaymaaali686
    @shaymaaali686 4 ปีที่แล้ว

    Wll asad ilaah kacabso oo timaha iska jar bil ramadaan baa so galysa waxaan waa aduun qurux mahaan wll

  • @hanadosmaanhero6189
    @hanadosmaanhero6189 2 ปีที่แล้ว

    Brother of mine asad waan ku tageera

  • @ceynashyare3034
    @ceynashyare3034 4 ปีที่แล้ว

    Asad sxb mcn wankujeclhy Gar ad uquruxbadan waledahay sxb timaha oo dan hal noc ujaro qurux ayaa kusobixi wlh

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy wlllqli marwlabaa hestaa kuudhmaado vidogaaa kudhmaado aan dhegaysto muuqagaana aan arako wlhy waaiska oyaaa im sorry wll mcne malin maalmahaa kamidnaa waarajaynayaa inaad lugahagaa ku istaagto cadowgagag cagtaa hoostiisa waaxaan kujeclhy ilahay dartii wanaa kusooslamayaa from haragysa ❤👍

  • @riyaanrasmichannel2609
    @riyaanrasmichannel2609 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaw nice wlhi ad baa uqurux badantahay lkn pls tinta kore waxyar daji adbee ubadantahay

  • @Admiregemar
    @Admiregemar 2 ปีที่แล้ว +2

    Video gan hadiii aad dawaneysid 2022 like

  • @Rayanbajaj
    @Rayanbajaj 4 ปีที่แล้ว +1

    Istaqfurullah wlhi waan mar waan ka naxay marna waan qosla😂🤗😛

  • @adnanfarah7892
    @adnanfarah7892 4 ปีที่แล้ว

    *Arboowe wan idin jeclahay rabi dartiii Adiyo wallada saad isujeceshihiin anagana rabi ha naga yeelo* one love🤙🤙🤙🤙🤙🤙❤️❤️❤️❤️❤️❤️