Maxaa inakala qabsadey annaga iyo maska (Lankgawi)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2019
  • #arimaheena
    Channelka Tiina Farey waakan / @tiinafareey
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    208,809 subscribers

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @abdifitahabdullahi8678
    @abdifitahabdullahi8678 ปีที่แล้ว +230

    Waxaan dawaday 2023 July inta iga danbeeso likta 😅❤

  • @nawaalhusen710
    @nawaalhusen710 10 หลายเดือนก่อน +72

    Inta daawatay koko oo yutubar ah liketa dhac kusii😂❤😅

  • @user-nf7fz9om3v
    @user-nf7fz9om3v 3 หลายเดือนก่อน +34

    Waxan dawanaya 2/4/2024 walba 24 ramadan inta iga dambysa like 👍 ❤

    • @MaariyaSaid
      @MaariyaSaid 3 หลายเดือนก่อน +4

      Ani xita afr Malin kadameyaa😂😂

  • @hamdaabdi7736
    @hamdaabdi7736 4 ปีที่แล้ว +88

    Arimahena tagero inta u ah ona anigu kamid ahay like dhacdhac

  • @Raqad-Riyad
    @Raqad-Riyad 4 หลายเดือนก่อน +71

    Team 2024😂

    • @user-cz6ui3fl9v
      @user-cz6ui3fl9v 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo Aad xadir

    • @user_sadiiq
      @user_sadiiq 3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad kasi aad😂​@@user-cz6ui3fl9v

    • @awalehmahamoud7134
      @awalehmahamoud7134 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @salmiita-ri4cv
      @salmiita-ri4cv หลายเดือนก่อน

      Maxaa soo raadine marka hadaa nahy team' 2024

    • @MasturaMohamett
      @MasturaMohamett หลายเดือนก่อน

      Waankanaa😂😂😅

  • @haniabdullahi4782
    @haniabdullahi4782 ปีที่แล้ว +112

    2023 daawade video gaan wlhi wax kale waaye 😅😅😅😅😅😅

    • @saeedmohamuud1334
      @saeedmohamuud1334 ปีที่แล้ว

      Aniga xita hda dawanoya😂

    • @Suhaybdayaxjr-kw3qn
      @Suhaybdayaxjr-kw3qn ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa mlin khamiis ah 2023/29/6 mlin iid labaad🎉

    • @Naima_updi
      @Naima_updi ปีที่แล้ว

      Same 😂❤

    • @Naaidamoumin
      @Naaidamoumin ปีที่แล้ว

      Same😂

    • @ZoeMalia
      @ZoeMalia ปีที่แล้ว

      ​@@Naaidamoumin same way bdtay😂

  • @coleennhamburo1308
    @coleennhamburo1308 4 ปีที่แล้ว +129

    Koko’s reaction 🤣🙌🏼

  • @Rabatt6
    @Rabatt6 ปีที่แล้ว +55

    Inta 2023 ilaa dawanaysa another level tihiin😂❤

    • @zeinabadan858
      @zeinabadan858 11 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @vateam135
      @vateam135 3 หลายเดือนก่อน

      2024

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 4 ปีที่แล้ว +105

    Yaaa mas isku halenkaro midhaabmar dambe uma dhawado🤣🤣🤣🤣

  • @umuamiin1938
    @umuamiin1938 4 ปีที่แล้ว +8

    AriMaheena thanks wallkyga Waa fuuray saa uquslayi farxada wey fcnthy wlhi masha alh jawi mcn oo happy qadateen alha idiin barakeeyo dhamantin

  • @ikraamabdi5992
    @ikraamabdi5992 4 ปีที่แล้ว +35

    Shukran akhiii arimaheena sidad nogaa qoslisay we lv u ❤❤

    • @xamaraaweshow6797
      @xamaraaweshow6797 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk maanka intana ma joogtaa hhhh

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Manka deeqa Ina abdi walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @ikraamabdi5992
      @ikraamabdi5992 4 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o hye wll

  • @ayaancalixxnasriin6670
    @ayaancalixxnasriin6670 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahaye ha ku xafido hore u soco arimaheena ❤❤

  • @deeqdiamond6034
    @deeqdiamond6034 4 ปีที่แล้ว +121

    sanadyaal ayaan radinaayey in aan frist noqday plz love zaar deH🙏🙏🙏

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 ปีที่แล้ว +3

    Ibraahim macalin geesi wlh iga dheh wan idin wada salamy asxabta arimahena keep going adigana wllke

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah arimaheena walahi waa fani qosolka ayaa igu dishen

  • @bahjamohamed3538
    @bahjamohamed3538 4 ปีที่แล้ว +22

    Omg im first view arimaheena taageerk ruuxi leedahy noolow qof qalbi nadiifa baa tahy bro💋🥰

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Bahja Mohamed walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @Mwalimu82
    @Mwalimu82 4 ปีที่แล้ว +101

    Arimaheen fmly htaa taagro dacad tahay like isar

    • @King-dayax
      @King-dayax 4 ปีที่แล้ว +1

      Ayuub saciid please subcrib isar walalkey

    • @aminoali9878
      @aminoali9878 4 ปีที่แล้ว

      hhhhhjj yaaa alaah anaaba mooday in la iidhiibay yaahuu ha isoo marin mas aaaa

    • @suldaanboyofficial6815
      @suldaanboyofficial6815 4 ปีที่แล้ว

      @@King-dayax kusra adna subscribe igu cwi

    • @duniacadaan7700
      @duniacadaan7700 4 ปีที่แล้ว

      Arimaheen fuley aya tahay

  • @munacali7923
    @munacali7923 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep goin Arimaheena ❤

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah arimahena ku jecliyaa❤❤❤

  • @hodoibrahin9612
    @hodoibrahin9612 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allh hore usoco wllky arimaheena iyo famligaba

  • @adnaanabdullahi5683
    @adnaanabdullahi5683 4 ปีที่แล้ว +235

    Hhh hyey mas ka🙈 hada mas ka ad ka baqdo like is ka sar 😁

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว +1

      Naan yare walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @suldaanboyofficial6815
      @suldaanboyofficial6815 4 ปีที่แล้ว

      Kusry plz subscribe igu cwi

    • @nimcoyyyyy
      @nimcoyyyyy 3 หลายเดือนก่อน

      Ma noshahay😂

  • @hodancalichannel3338
    @hodancalichannel3338 4 ปีที่แล้ว +8

    Waaw cawa aniga ugu horeyo waan ka helay arimaheena love you pro. Keep going ❣❣💋💋

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      hodan cali channel walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka

  • @binticabdi6435
    @binticabdi6435 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alllah Arimaheena waan kugu fana wlhi illhy ha ku dayo wlle mcn

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 4 ปีที่แล้ว +4

    11:13 Waa vloga ugu qurxoona ee abid arko keep going arimahena iyo team la socday.

  • @cimraancraxmaan8938
    @cimraancraxmaan8938 4 ปีที่แล้ว +8

    Arimaheena qosolka an kaa jeclaaday my king😁😁😁

  • @kingmaame3786
    @kingmaame3786 4 ปีที่แล้ว +94

    Amiir sayid inta tagerto like👍💙

    • @King-dayax
      @King-dayax 4 ปีที่แล้ว

      King moha walakey subcrib isaar fadlan

    • @kingmaame3786
      @kingmaame3786 4 ปีที่แล้ว

      kusary macl🔔🔔

  • @zamzamdahir7451
    @zamzamdahir7451 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah arimaheena anytime I have stress wlhi markan dawado your channel waxan iska noqda Happy thanks inbadan horay oo soco walaakeywaxan ku dhahay

    • @zamzamdahir7451
      @zamzamdahir7451 4 ปีที่แล้ว

      Waxan ku dhahay an ku dhahay wlhi you’re so funny

  • @maxamedxussen9673
    @maxamedxussen9673 4 ปีที่แล้ว

    tan waa sababta aanan uga xiisa dhicin daawashadaada mar walba waad naga farxisa aad baan kuu taageera arimaheena si khaasa kuu salaaama keep going

  • @mxcofficiall6195
    @mxcofficiall6195 4 ปีที่แล้ว +74

    Kitaabka dacad u qoslay mnta 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Saaa u qozlayy kalyihii i fuureyn😂😂🤣🤣🤣
    Inta ila.qozozhay like isaara bal😂🤣🙏

  • @nimcomohamed132
    @nimcomohamed132 4 ปีที่แล้ว +15

    MashaAllah team Arimaheena one love❤❤💕

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Nimco Mohamed walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @aldovic1128
    @aldovic1128 4 ปีที่แล้ว

    arimaHeena love uh bro hormar wacan ✌✌😍😍😍

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 4 ปีที่แล้ว +2

    Kp Going pro ArimaHeena ❤

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi ปีที่แล้ว +8

    Koko hada caan waaye😂❤

  • @cutiepie9536
    @cutiepie9536 4 ปีที่แล้ว +23

    I swear I really enjoyed this vlog 🤗🤗🤗 you're a good TH-camr 👌 keep going on 👍

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Shukri Yahya Omar walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @habonmawlith9826
      @habonmawlith9826 ปีที่แล้ว

      🙏🤗🤗🤗🤗👑❤👌

  • @fartuunmohamed5107
    @fartuunmohamed5107 4 ปีที่แล้ว

    Wallhi caawa si aan aadi ehen ayaan u qoslay sidoo kale waan u cabsay masha allah mahadsanid

  • @Supper8k
    @Supper8k 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena waxatahy qofka marwalbo aan dawado horey uso my bro

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 4 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena the best beaches 🔥😍❤️

  • @NasroShire-ff3gu
    @NasroShire-ff3gu ปีที่แล้ว +9

    20july2023 hawen jimca ah ayaa daawanaya vedeokan kaly iska arag 😂 wxi kadal ma imandona liketa isi saara ❤

    • @RoodoMaxamuud-qx1oq
      @RoodoMaxamuud-qx1oq วันที่ผ่านมา +1

      19 July 2024 haween jimco soogaleeso inta IGA sii Dan beeso one like

  • @Alloore44
    @Alloore44 4 ปีที่แล้ว

    Alla qosol badanaa ilig iguma harin Arimaheena Ku aaminsanahy

  • @najmaaddani5002
    @najmaaddani5002 4 ปีที่แล้ว

    Waaanku salaamy wll arimaheena

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 ปีที่แล้ว +21

    Beri subaxdii aan daawanaa muuqaalkan hada daawasho maleh iyaa aboo masaa🙄🤯🤯🤯

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว +1

      Iqraana Ali walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @maqadeyare9047
      @maqadeyare9047 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh 😂😂😂😂

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi 4 ปีที่แล้ว +49

    5 minute
    1.2k Veiws 🤗
    Horumar Wacan WllkeY Arimaheena ❤

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว +1

      SuhaYp alexSandroH walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka plz

    • @nugaalproduction6445
      @nugaalproduction6445 4 ปีที่แล้ว +1

      SETWAD ONLINE wan kuu saray adna isaar

    • @ZuhaipEprahimi
      @ZuhaipEprahimi 4 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o maxad Igu zo KordhinaYzaH zp

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh apwe farxadina alha siyadiyo apwe ani hawada ayaa kaqadanay dalxiiska apwe geep going 👌❤❤

  • @amiiraboodhlle5934
    @amiiraboodhlle5934 4 ปีที่แล้ว

    Si aanan baryahaaba u qoslin baan u qoslay thank you arimahena wl qali ah

  • @anasetokante4903
    @anasetokante4903 4 ปีที่แล้ว +12

    ArimaHeeNa first one ahy Like ii saaR @legend arimaheena

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Anaseto Kante walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @anasetokante4903
      @anasetokante4903 4 ปีที่แล้ว

      Wax fudud kahadashay wllky

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 4 ปีที่แล้ว +20

    Runtii, dalxiis aan caadi aheyn MashaAllah 😂😂😂😂😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Abdikadir K'naan he is best. Osman walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @abdiwaliaamuzan5889
      @abdiwaliaamuzan5889 4 ปีที่แล้ว

      SETWAD ONLINE masha allaah

    • @rayancaday7869
      @rayancaday7869 4 ปีที่แล้ว

      Dad culuz

  • @aragsanaxmedxasan6020
    @aragsanaxmedxasan6020 4 ปีที่แล้ว

    www my famliy quruxbadan keep going arimaheena wllo mcn

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah horey usoco walaalahay

  • @salahahmed3215
    @salahahmed3215 ปีที่แล้ว +3

    Walahay wayab mas maiskuhalanaysa😂😂❤❤❤❤arimaheena

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 4 ปีที่แล้ว +6

    Koko she is biuetyfull i love ❤😋

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว +3

    I like how to edit vlog videos ❤❤keep going bro

  • @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810
    @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810 4 ปีที่แล้ว +3

    One love arimaheena❤💋✊

  • @f.3997
    @f.3997 4 ปีที่แล้ว +5

    😅😅😅😂😂 Alla beerka caawa San uqosli waligee uma qolinaan umaleynaa😂😂😂😂. Mashaa allaah farxadiina allaah idin siyaadiyo dhamaantiina

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      maaya official walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waa Vlog kaadi iga keenay Iam K qofaan ahayn Inta kle waa fuley ArimaHena Koko Diamond tiina Fuley thn wlhi 😂😂😂😂

  • @qalbinuurainaruush3844
    @qalbinuurainaruush3844 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena qof qiimo leh ayaa thy waana ku taageeraa keep going pro

  • @maxamedxasan6221
    @maxamedxasan6221 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena xariif tahay walhi bro
    Keip going boss

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 4 ปีที่แล้ว +9

    10:17 arimaheena fuleynimadiisa gabadhii buu isaga dhigey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maxdar11
      @maxdar11 4 ปีที่แล้ว

      Alle Haku sharfo wllo
      isoo booqo mahadsanid

  • @user-he5df7es5k
    @user-he5df7es5k 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkk hhhhhh hhhhhh subxanallah walhi waan qosle maanta cabdullahi suu ucarare Ayaan kuqosle

  • @jawaahirjuujuuofficial3032
    @jawaahirjuujuuofficial3032 ปีที่แล้ว +1

    Nio waxaa tahay youtuberka kaliya ugu vlog fcn wllhi 🤠

  • @pajiye_official3469
    @pajiye_official3469 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena bqor ilaahey qalbi furan aad baan kuu taageeraa pqor
    Asad hagio aad kuu salaamey bqor

  • @razaanfaisal6430
    @razaanfaisal6430 4 ปีที่แล้ว +3

    Horo usaco insha allah

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว +1

      Razaan Faisal Walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @cutiepie9536
    @cutiepie9536 4 ปีที่แล้ว +14

    Arimaheena I thought you are really brave but I saw u, ur quite scared of the snake 😁but I must say MK is really brave 💪 I already like him 🙈 but anyways keep going on 👍 I really enjoy ur vlogs everyday 👌 thank you very much keep on entertaining us I'm sure you will reach the place that you actually deserve 😊 love you ❤️ May Allah bless you 😇

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Shukri Yahya Omar walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @abdihamidmohamed9689
      @abdihamidmohamed9689 ปีที่แล้ว +1

      waan ka labalabonaa waxaan wllhi imk maxaa carabka ugu lefee waxaan uf wllhi

  • @hanaanahmed5228
    @hanaanahmed5228 4 ปีที่แล้ว +1

    aah yaarabi masaaaaa agtiisa xitaa ma istaagen walal arimaheena mantay mass maa noo kentay horu soco walalkay

  • @sadiakasim533
    @sadiakasim533 4 ปีที่แล้ว

    Wac masha Allah hore usoco walaal insha allah thanks dhaman somali

  • @mohamedsahal2656
    @mohamedsahal2656 4 ปีที่แล้ว +5

    Viwe 5.5k
    Like 600
    Comanti 300
    Horomr wcan zxb arimaheebah
    💕💕💕💕

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Sahal walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @filsanfantastc1106
    @filsanfantastc1106 4 ปีที่แล้ว +4

    Www masha allh wall arimahena😂😂😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      filsan fantastc walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @kairarashid1878
    @kairarashid1878 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena the legend and best editor man

  • @sulegaabdi4148
    @sulegaabdi4148 4 ปีที่แล้ว

    ArimaHeena was the funniest Wallaahi and the lady with purple scarf..MashaAllah

  • @Mideeye23
    @Mideeye23 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend keep going ❤

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Moha Lyrics walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @munizahassan8809
    @munizahassan8809 4 ปีที่แล้ว +4

    Arimheen qof ughurye ayan ha like isar

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Muniza Hassan walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka

  • @niikoshidansupertop1033
    @niikoshidansupertop1033 4 ปีที่แล้ว

    Waa video gu ugu shactarada badnaa ee an daawado bro horsy u soco

  • @cabdinasir1650
    @cabdinasir1650 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah arimaheena sxb waxaatahay wiil wanagsan qosolaa igadhameysay

  • @wanagjecel697
    @wanagjecel697 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh Allah rabiyow jileec waye kulahaa😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanahmed5482
    @abdirahmanahmed5482 4 ปีที่แล้ว +11

    Ari meheena fuley ayaa thee inta ila og maxaa sugeesiineee

    • @naimaali7445
      @naimaali7445 4 ปีที่แล้ว

      Adiga mas ma qaban kartaa asigaa kaa roon waa uu qabtay adiga haddii laguu keeno waad cararee 😂😂😂😂😂😂

  • @tashatomedia5309
    @tashatomedia5309 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi safican usameseen wll arimaheena

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 4 ปีที่แล้ว

    wow channel ka arimaheena horay u socda ana subscribe igu qabta teamka arimaheena

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว +4

    Hadaad kabaqday bahalkan plz subscribe iigu dhac dhac siiya

  • @yasbagg
    @yasbagg 4 ปีที่แล้ว +16

    K0K0 she is Beautiful and Gorgeous🥰🔥

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Elias Park walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @libanabdulrazak5401
      @libanabdulrazak5401 4 ปีที่แล้ว

      Abti gbdha dharka madowle bad jeeda sowmha wllhi anba wan kula arkay ad bay uqurux badan tahy lkn maxa ka dana Islaam maha bro
      She is beautifull

    • @yasbagg
      @yasbagg 4 ปีที่แล้ว

      @@libanabdulrazak5401 hhhhh wtf LMAOOO 😂😂 KOKO waa somali bro 4:42 waa gabadhaas😂😂

    • @libanabdulrazak5401
      @libanabdulrazak5401 4 ปีที่แล้ว

      Anu hada wxan jeda bro Gbdha Dharka gaban xidhan ee qoslaysa markay Maska Hayso inader Taasi somali mahe nagada wllo Yaynan Arimahena la hadlineeee Hhhhhhhhhhhh qofta so qabo hhhhhh

    • @libanabdulrazak5401
      @libanabdulrazak5401 4 ปีที่แล้ว

      Hadan ku fahme iska daa bro

  • @munafathi6818
    @munafathi6818 4 ปีที่แล้ว

    wan ku jecelahy keep going Arimaheena

  • @rayanrayan3074
    @rayanrayan3074 4 ปีที่แล้ว

    Thanks arimaheena

  • @waberimediaproduction9189
    @waberimediaproduction9189 4 ปีที่แล้ว +5

    9:47 Bismilah, waxas naas lee mii. xabada caatasanaa oo jeeb weynaa

  • @ahmadahamada9467
    @ahmadahamada9467 4 ปีที่แล้ว +4

    Like ha iladhaafin

  • @ayanhusseinyusuf8566
    @ayanhusseinyusuf8566 4 ปีที่แล้ว

    Wa ku farax sanahay inaa ka mid noqday dadka ugu horeyo

  • @jiyaajiyuush4880
    @jiyaajiyuush4880 4 ปีที่แล้ว

    Tiinaa wax kaa fulaysan ma arkin intas waa kaftan keep going arimahena.

  • @aishanoor4884
    @aishanoor4884 4 ปีที่แล้ว +4

    mashaAllah💖💕💚

  • @umuasadbaaldahab5673
    @umuasadbaaldahab5673 4 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi cabsi aa daremay iyo walwal anoo gurgeyga joogo aa wadnah igaracmay

  • @leyloabdinuur6581
    @leyloabdinuur6581 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah manta waa iga qoslisena hori u soco wll qali 💓 💓 💕 ❤️ ❤️

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Leylمo Abdi Nuur walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @leyloabdinuur6581
      @leyloabdinuur6581 4 ปีที่แล้ว

      Mar horo ayaa sameya

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh sidaan u jecelahay insha allah Waan imaan doonaa

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 4 ปีที่แล้ว +7

    CAAWA YAA IISEXAN DOONO THIS IS REAL WLHY OMG😢😯

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      SANJUU JR BLUES BOY walalka subscribe and iisaar

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣Sas dhan MA fulay utahay

    • @sanjuujrbluesboy7668
      @sanjuujrbluesboy7668 4 ปีที่แล้ว

      @@nehalsayid20 haa walahi hurdo ma jirto caawa😢😂

    • @sanjuujrbluesboy7668
      @sanjuujrbluesboy7668 4 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9oku saray lkn wax macqula ka sugeyna awoowe

  • @zakiali4591
    @zakiali4591 4 ปีที่แล้ว +6

    Hahahha wlhi fuleeyo ayaa tihiin 🤣🤣🤣

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Zaki Ali walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @himiloprod9790
    @himiloprod9790 4 ปีที่แล้ว

    King of Somali youtubers

  • @buqaaribk267
    @buqaaribk267 4 ปีที่แล้ว

    keep going pro arimaheena la'aantada TH-cam dhan dhan ma lahan wlhi

  • @maryamaruun5232
    @maryamaruun5232 4 ปีที่แล้ว +4

    Waligey saa uqoslay cawa cml uma qoslin thanks guys meel an ku share gareynin majirto imo WhatsApp messenger iyo kuwa kali bdn dadka qaar labo jer ka bdn an udiray qosol dartiis 😂🤣😂🤣😂🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌👌 lkn wan dhididay cabsi le sa mas u necbahay le allow ka Mayan 🤲🤲🤲

  • @bustankaquruxdachannel1081
    @bustankaquruxdachannel1081 4 ปีที่แล้ว +3

    Walhi qosol dartii ilmo ayaa iga timi open uyeh 😂🤣😂🤣😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Roda Qani walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka plz

  • @sagalfaraxsan6626
    @sagalfaraxsan6626 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena was iga qoslisay walahi bro hore usoco

  • @nasseranischannel6740
    @nasseranischannel6740 4 ปีที่แล้ว

    Arimahenna keep going 🤙🤙

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +7

    Alaa hogayey maska 😭😭😭arimahena ma inan maska necbahaybu oga muxuu hpen uso galiyay video 😥

    • @dreamygirl5185
      @dreamygirl5185 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 abayo aniga waxa kufikiraya cawa sede kusexan dontaa😣😣😣😭

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dreamygirl5185 😂ZiDoH kle wlhi cawa hurdo majirto😨

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      badra Mustafe channel walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka

    • @fahankaquraankachannel3820
      @fahankaquraankachannel3820 4 ปีที่แล้ว

      Inta ay hurdo la.aanta kudhacday ma is weheshanaa hhh

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fahankaquraankachannel3820 😂😂😂😂is weheshiba inoma Dhina mar hadaynu xiliga so jedno

  • @filsanfantastc1106
    @filsanfantastc1106 4 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂arimahena waa geesi ❤️😳😂😂😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว +1

      filsan fantastc walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo i

    • @filsanfantastic859
      @filsanfantastic859 4 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o 💜💛waa filsan wall

  • @mahdimaxamud1534
    @mahdimaxamud1534 4 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful place masha allh

  • @deqoali6646
    @deqoali6646 4 ปีที่แล้ว

    Happy birthday 🎂🎁🎉🎊🎈