SAXIIX PRANK (SHOCKING PEN) Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • #arimaheena #saxiixprank #shocking_pen
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    212,985 subscribers

ความคิดเห็น • 940

  • @11stars26
    @11stars26 4 ปีที่แล้ว +397

    Inta ku farxsan arooska liicaato arooskisa like igu deeqa walalayaal👍👍

    • @Pentoncomedy
      @Pentoncomedy 4 ปีที่แล้ว

      Wakugu siye subcrbe isar plz

  • @wadajirofficial8797
    @wadajirofficial8797 4 ปีที่แล้ว +108

    Inti xiligan cafimad ku jedo like ha isaraan

    • @Pentoncomedy
      @Pentoncomedy 4 ปีที่แล้ว +2

      Wakusaray isar subcrbe

    • @NNnnn751
      @NNnnn751 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamblyo lii cato iyo marwadiisa isku waara
      arimahena horumar balaadhan bn kurajayn iyo guri barwaaqo👍👏

    • @NashMedics
      @NashMedics 4 ปีที่แล้ว +1

      amalina channel isaar wa kusaray sxb

  • @hannaheprahem8529
    @hannaheprahem8529 4 ปีที่แล้ว +94

    ILahow iSka buLnimaDa iGa Saar🥺😄
    HambaLayO
    *♥️Zumaya♥️Liiban♥️*

  • @liikureejo
    @liikureejo 4 ปีที่แล้ว +31

    Arimaheena io lii caato inta
    ila tagerto like ii saara ❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +45

    Best TH-camrs ArimaHeena ❤❤
    Somali Mohamed🇸🇴 wan idin salamy 🙋‍♀️

  • @raabicosuldaan3940
    @raabicosuldaan3940 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh liiban iyo sumaya iskuwaara ubad khayr leh 👍👍👍👏👏✋✋✌✌✌✌✌💓💓💗💗❤❤💚💚💜💜💛💛👰👳💑💃🏃💑💑💑💑

  • @zakimuqdishawi
    @zakimuqdishawi 4 ปีที่แล้ว +9

    part 2 waa soo dhacay lkn asxbta mar wlba posotive ahaada sida aniga cml wallahi waa liibaanaysaan insh allaaaah tnx

  • @rkfilmsandvlogs7355
    @rkfilmsandvlogs7355 4 ปีที่แล้ว +44

    INTA PART TWO SUGEYSEY
    SUBSCRIBE I SAAR
    IFKA LAGU YAHAY WLL❤❤❤

  • @ilhaanxuseenilhaanita8219
    @ilhaanxuseenilhaanita8219 4 ปีที่แล้ว +38

    M.a allah maher wacan intii ku faraxsan liicato maherkiisa ❤❤❤ like dhac dhac ku siiya

    • @Pentoncomedy
      @Pentoncomedy 4 ปีที่แล้ว

      Dhac wakugu siye subcrbe dhac isii

    • @hanabeautychannel7427
      @hanabeautychannel7427 4 ปีที่แล้ว

      Ilhaan xuseen Ilhaanita isoboogo iyo subscribe Saar

  • @3blea607
    @3blea607 4 ปีที่แล้ว

    arimaheena pro youtubers -ka soomalikda kuwa postive creativity leh u samee SO

  • @missbasto6445
    @missbasto6445 4 ปีที่แล้ว +16

    Prank adna ku samaysay aramaheena inta daawatay Like allaah amarkiisa

  • @bintimaxamed5273
    @bintimaxamed5273 4 ปีที่แล้ว +1

    Mabruuk caruuska liibaan aadan cali lii caato iyo xaaskiisa sumaya alle ha isu kiin barakeeyo Qoyskii dhismee dhaqma alle ha idinka yeelo

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 4 ปีที่แล้ว +13

    Alle haysu barakeeyo
    Sumaya ND Liabaan licaato❤❤❤👏

  • @user-ju4lc4gg2k
    @user-ju4lc4gg2k 4 ปีที่แล้ว

    m.allh wllken arimahena keep going wllken liicato waxan leyahay hambalyo hambalyo الف مبروك بارك بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @Qaadha6
    @Qaadha6 4 ปีที่แล้ว +7

    Arimaheena one love ❤️ libaax 🙏

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว +1

      Qaadhuu midnimo walal SUBSCARB ISAAR please

  • @munocabdullahu6177
    @munocabdullahu6177 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena liibaan halmar noosoo gali yutubta waanaga cogsi liibaan ilaaheyg haka digo asi iyo zumayo lawadii is ku waartay Aamiin adiganah hormar wacan arimaheena 👍👍👍👍👍

  • @muhyadinabdi
    @muhyadinabdi 4 ปีที่แล้ว +5

    Arimaheena Nin Wax Badan Og
    Ayad thy Pro Keep going🙏🙏

  • @mudinhoofficel5185
    @mudinhoofficel5185 4 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ana uu horeyo dadkii suugayey part 2 bac iku sii hee like

  • @AbdibasidAbdisamad
    @AbdibasidAbdisamad 4 ปีที่แล้ว +21

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Lii Caato Official 🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂

  • @xaliimofarax8685
    @xaliimofarax8685 4 ปีที่แล้ว

    Qosol iguma hadhin hore usoco wll qalbi nadiifa oo fanskiisa ixtiraama wali adigaa hortaa lama arag TH-cam leh videos ma isticmaalikaraa fanskiisa qadariya waliba ugu hafaniisa sida ugu macquulsan markasta agtaagan wiilsha wlldiiya isla wayni ku jirin qof wanaag rabi udhaliyey waxaad tahay wll kudayasho mudan
    rabi hakuxifdiyo 🤗🎁best you tube 2019 lagu xanuunto 1m subscibers ayaad uqalantaa

  • @cabdiqaniaxmed652
    @cabdiqaniaxmed652 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadka guur doonka ah ana kamid ah soo duceya wllyl

  • @mohayaremck1977
    @mohayaremck1977 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena qof dadaal bdn

  • @ifiyahasportska6632
    @ifiyahasportska6632 4 ปีที่แล้ว +8

    Veiw one cawa aniga ah arimaheena salamad
    #lii caato hamplyo bro
    Arimahena mas alalh iga dhigo kulaha

  • @hayaathilwa7019
    @hayaathilwa7019 4 ปีที่แล้ว

    Muqalkii prat 1 xiiso Badnay keep going wllkey 👏

  • @raxmohuseinmohamud1478
    @raxmohuseinmohamud1478 4 ปีที่แล้ว +4

    Wwww 🐵I'm so happy caawa Ana's frist aha 💕

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว

      Raxmo husein mohamud abaayo SUBSCARB ISAAR please

  • @baadisooc2220
    @baadisooc2220 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena the one and only Somali TH-camr guulayso walalo mar walba.

  • @iamjeeyofficial4135
    @iamjeeyofficial4135 4 ปีที่แล้ว +16

    Arimaheena prada waan ku tabay wlhi qofkii ugu horeeyay ahay like dhac igu sii hee hadaa iga dambeysiin

    • @NashMedics
      @NashMedics 4 ปีที่แล้ว

      Jeylaani Shaafici waan kusaray ee subscrib igu caawi 🙏🏽

    • @iqroahmed9398
      @iqroahmed9398 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

  • @ib3h3m
    @ib3h3m 4 ปีที่แล้ว

    ArimaHeena u r legend prank kiga xunka ah ay adna kugu sameeysay anaa kaa raali galinaayo waxaas wax f cn maaha legend always is legend

  • @shadaadosman1632
    @shadaadosman1632 4 ปีที่แล้ว +19

    Hambalyo li catoo ♥️♥️♥️ , inta ku fraxday aroska li catoo like sarr👍

  • @faraxsaneofficial4724
    @faraxsaneofficial4724 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena ku fana mzul ayaa thy keep goin wll horay usoco ku leeyahy

  • @hanateitmohamett3733
    @hanateitmohamett3733 4 ปีที่แล้ว +4

    HambalyoH liicaatoH😥💖🙏

  • @amiishacumar7258
    @amiishacumar7258 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllkey arimaheena hormar wacan

  • @AmaalSiciid
    @AmaalSiciid 4 ปีที่แล้ว +4

    hanbalyo hanbalyo duma qli sumaya iyo saygeeda libaaaan 💖🔥

  • @shukriabuukar2943
    @shukriabuukar2943 4 ปีที่แล้ว

    arimaheena wlhi hurdo aaad iheeeso mrkuu isoo dhaco
    vidio aad baaa ugu frxaaa hmbalyo hmbalyo arimheen

  • @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810
    @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810 4 ปีที่แล้ว +5

    ArimaHeeNa Zxp TageeRo FroM Garowe Tagero❤🙏

  • @ahmedmusse7634
    @ahmedmusse7634 4 ปีที่แล้ว +2

    Hooyadaa macaan haday kuu nooshay please subscribe noo saar hooyo alle hanoo dhaafo 😭🙏

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 4 ปีที่แล้ว +4

    4:03 oo ninkaasi adakaa sidasa lo bahanyahay ma mujahidbaa nacalaa💪

  • @abdikhadarabdulkadir6046
    @abdikhadarabdulkadir6046 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh ,
    Wlhi waan fuuray saan uQoslaayay markan Fiirsaday Part 2.
    Hormar wacan sxp arimaheeena I hope Meel Sare iyo cimri dheer iyo cibaado Suuban

  • @waarikoz2638
    @waarikoz2638 4 ปีที่แล้ว +11

    Khaakh tufuu like 😊

  • @waare1214
    @waare1214 4 ปีที่แล้ว

    Msha alH zhp Arimahena wlhy Run haanti Si xad dhaaf ah ayaan kuu Jeclahy ma qiyaasi karo wlhy tuntii mar walba Vedioyadada ayaan suga mana sugi karo hadii aad ka raagyo wlhy TH-cam ka ba ma daawado waan ku caajisa zhp prankiyadan na waan ka helay hore u soco guul guul isha alH✊✊

  • @Apdull121
    @Apdull121 4 ปีที่แล้ว +3

    562 Qof lee iga Horeyzo
    Lii Zumayo Hampalyo

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed1163 4 ปีที่แล้ว +1

    Pls inoosobadi walalkey Arimeheena😂😂😂😂

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 4 ปีที่แล้ว +4

    INTA JCL in PRANK lasoo badiyo
    LIKE 😂LIKE

  • @zuhaylazalah6777
    @zuhaylazalah6777 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena waa youtbarka kaliya ee aanku xidhnahay igana qosliya
    Keep going brother

  • @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810
    @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810 4 ปีที่แล้ว +5

    HanBaYO Lii io SumaYo❤

  • @mowliid-Mohamed
    @mowliid-Mohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    Best youtuber ArmimaHeena keep going wll qaali hormar kuu rajeyna 1M Subscribe Insha allah lii HAMBALYO HAMBALYO ayaan leeyahy

  • @rayanasadabdulahirayanasad7903
    @rayanasadabdulahirayanasad7903 4 ปีที่แล้ว

    Markaa hoore hambalayo licaato kamadaalayo inaa daaho hambalayo raabi hakagadiigo labii iskuwaarta arimaheena my role model my legend my brother adna miid kheyr qabta oo kunasaato allah hakusahlo big respect

  • @hassankaafilyrics8229
    @hassankaafilyrics8229 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo Lii Caato Qofka inta bdan iga Qosliya Run ahantii wxan dhihi lahaa Waa best comandy in somalia🤙🤙

  • @almaazcollection889
    @almaazcollection889 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh arimahena hore u soco wll

  • @siman1438
    @siman1438 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi qosol ledahy ilahey haku xafido arimahena shaqsi aan dar alle ujeclhy aya tahy💓💓💓

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimahena waad ka bxsty sxb prank pen part Two

  • @sbofficial4374
    @sbofficial4374 4 ปีที่แล้ว

    Alla ifka laku yahay wll arimaheena

  • @kaltunyusuf1727
    @kaltunyusuf1727 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena aad ayan kutageera illahay hakuso dadajiyo guurka aad kadhawajisay hore uso bro liicato hanbalyan leyahay

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena hore uzoco allaha ku dhawro lii caato io dumashiday hmplyo kun io kow jeer liicaato qosolkisa maqlooya 😂😂😂😂

  • @deeqaabdu9056
    @deeqaabdu9056 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo wllkey iyo dumashday alle haisku Kiin barakeeyo ubada khayr qaba kala helaa aamiiin aamiin

  • @hananhassn9181
    @hananhassn9181 4 ปีที่แล้ว

    hambaliyo wllky liii iyo zuzu congratulations

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo wllkey Libaan aadan Ali iyo walipa Wllshey Sumaya cadey Guurkiina guur kheyr gurigiina guri naga guulow kayaal ayaan ku leenahy My bro ArimaHeena insha'allah Hambalyadaada sugeynaa mid kheyr qabto kurajeynaa wllkey👏👏👏💕💕😍

  • @mohamadc.qaadir6065
    @mohamadc.qaadir6065 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkeen arimaheena kusalaamay

  • @ayaanibrahim3110
    @ayaanibrahim3110 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaash allaah xafidu allaah my bro ♥️❤️

  • @ilaysmediagroup4566
    @ilaysmediagroup4566 4 ปีที่แล้ว

    Kip going arimaheeeeena

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena intii soo daawatay Adan prank aYku zamayza Arimaheena hadaad zoo artaY like👑🙏

  • @anisakarshe2120
    @anisakarshe2120 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah hambalyo isku waara ubad khayr qabana kala hela

  • @qarqaraaye8847
    @qarqaraaye8847 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend Arimahena salama eebow

  • @premqaasiminho5030
    @premqaasiminho5030 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo lii butac keep going #arimaHeena

  • @baastocade3696
    @baastocade3696 4 ปีที่แล้ว

    Aniga ayaa ku horeeyo wadasha arimahena

  • @nasroaxmed2739
    @nasroaxmed2739 4 ปีที่แล้ว

    Inshalah arimaheena inta guurdoonka ah sida adiga aniga dhamaan inta kale ee rabto iney guursadaan alle hanugu wada guuleeyo kuwa is aamino hanagadhigo wallkey liban aadan Ali hanbalyo sumaya hanbalyo iyo dhamaan inta kale ee isguursanooso

  • @darwishdalmar9859
    @darwishdalmar9859 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah hambalyo isku wara ubad khayr qaba kala hela

  • @shukriyasalad5865
    @shukriyasalad5865 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Hambalyo hambalyo lii caato

  • @maryanmaxamuudxasan1966
    @maryanmaxamuudxasan1966 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah liicaato Haplyo iskuwaara ubad kheer qabo kala hela

  • @yuusufabdisalan7724
    @yuusufabdisalan7724 4 ปีที่แล้ว

    Keeo going arimahena

  • @wiilboqortooyosaxafiyare9394
    @wiilboqortooyosaxafiyare9394 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh wall lii caado iyo duma sumaya is kuwaara kala hela ubad qeyr badan love lii & duma sumaya❤❤❤

  • @aashamohamedmohamuud6772
    @aashamohamedmohamuud6772 4 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah mamruuk walalkey lii caato alle ha idiin barakeeyo

  • @aragsanaxmedxasan6020
    @aragsanaxmedxasan6020 4 ปีที่แล้ว

    keep going arimaheena

  • @ubaxmaxamed5249
    @ubaxmaxamed5249 4 ปีที่แล้ว

    masha allah bro ad ayaa iga quslisy keep going

  • @fantasticboyz3541
    @fantasticboyz3541 4 ปีที่แล้ว +1

    ArimaHeena nin tilaab saday 😜😜👌👌👍👍👍👍

  • @madinacawse8130
    @madinacawse8130 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alf alf mubruk hanbalyo bro liiban

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah hambalyo hambalyo isku waara abdi

  • @duulduulyare3711
    @duulduulyare3711 4 ปีที่แล้ว

    Congragulation liicato and sumayo

  • @a.shariifka1590
    @a.shariifka1590 4 ปีที่แล้ว

    Hamblyo liicaato arimaheena adaa dhiman

  • @caamirmohamed2677
    @caamirmohamed2677 4 ปีที่แล้ว

    Bro horay usoco insha allh wakugu dhiintaa

  • @khadrajamamadar8712
    @khadrajamamadar8712 4 ปีที่แล้ว +1

    ArimaHena waan ku tagera

  • @jamaal_vlogs2526
    @jamaal_vlogs2526 4 ปีที่แล้ว

    #arimaheena walal qalbi wangsan ayaa tahy jir o joog bro 🙌💯
    #liicaato wlal hampalyo hampalyo

  • @queenabdirahmaan7691
    @queenabdirahmaan7691 4 ปีที่แล้ว

    Keep going bro kugu fana inolow intey nolal jirto

  • @queencaisha9836
    @queencaisha9836 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo wllky liicaato iyo dumaashiday sumeya❣❣❣❣

  • @kafiyaeprahim5248
    @kafiyaeprahim5248 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah liicaato hanbalyo barkalhu waa barka calkum

  • @fowsiasuleiman2783
    @fowsiasuleiman2783 4 ปีที่แล้ว

    Msha allah hanbalyo hanbalyo wlky liiman iyo wlshy sumaya guurkina guur kheer gurina guri nagi guulow ka yeeel ♥️♥️♥️♥️

  • @mxxurshe1751
    @mxxurshe1751 4 ปีที่แล้ว

    Arimahena keep going

  • @saciidcopyofficial2367
    @saciidcopyofficial2367 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena hore usoo

  • @madinacawse8130
    @madinacawse8130 4 ปีที่แล้ว

    Tks bro Arimaheena

  • @laylamaxamud5379
    @laylamaxamud5379 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah arimaheena

  • @qudbiyojamaal1112
    @qudbiyojamaal1112 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo wallkey liicato iyo dumashidey isku wara oo farxad heli intii haysanina ilah meel gaban hakasiyo amiin

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia3638 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo brother Lii Caato ❤❤

  • @meymuhudiinchannel9872
    @meymuhudiinchannel9872 4 ปีที่แล้ว

    Mash allaha wll qaaliga ah allaha idin xafido allaha siku kiindato marwabo kuwi siku waro ilahay ha idinkadhigo inshallah

  • @dr.memoumorahima631
    @dr.memoumorahima631 4 ปีที่แล้ว

    استمر يابطل 💜

  • @mohanedfashion3492
    @mohanedfashion3492 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo lii caato zxp arimaheena waankula socdaa horay usoco

  • @samiaisse7070
    @samiaisse7070 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena inoo soo badi waa funny Wlhi Team Arimaheena vedio dhameyso kadibna Like u saar Arimaheena si uu noogu so badsho prank ka😍❤🙏🙏

  • @slamicchannel4283
    @slamicchannel4283 4 ปีที่แล้ว

    Arimahena pro horey usoco

  • @aishaagane2623
    @aishaagane2623 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena waan fuuray wlh qosolka aduunka hhhhhhh

  • @iqrabaffo1832
    @iqrabaffo1832 4 ปีที่แล้ว

    The one and the only favourite TH-camr ❤😍 hamplyo wllkey liicaato iyo duma sumaya adan بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🎊🎉🎁

  • @cabdiqanixiirey3457
    @cabdiqanixiirey3457 4 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo wll liicaato allaha ku dhawro