ar liicaato ahaa saan kuu raadinaya hambalyo lii caato leen maqlaa aadhaga laiiga jafay hambalyo ayaan ku leeyahay wllky mar 2waad 👉❤ INTA DHAGAHA looga jafay hambalyada lii caato 🙏PLZ LIKE
Alah berkah Quzul igu ma harin m.A nolazha ha idin wac natoh dad isku faraxzan ilah ha Idin ka dhigo nolazha ha idin wacnatoh♥️♥️♥️👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fris guy wlhi farxad iima dhinNo m.a hor mcn idin rajeynaa Guyz keep going legend lii caato good munir fadil sayga hunter iyo asxaabta kalle hor mar aan idin rajeyna
Wllky waan ku tageraa liicato hal cilad baan kaa wanin ciladaas oo ah mar walboo dhaar leeba ku jirtaa dhaartana ma fiicna iskadaa hore usocaan kuleyahay
Asc marka hore wllky lii caato dhamntin wan idin salamay marka xigta waxn ka codsanaya inad noso samyso ciyar ad u qurux badan o dadkna farxd glinysa insha allah 🙏hdaba wxa weyi ciyartasi ama ay noqon donta daasad koly re somaliland aha inad fahntan rajynya (dasadana)sida dasadaha sharabka ama kuwa canaha wawyn ku jiran🙏inad ifhantan rjynya insha Allah dasada marka la dhigo qofka indha lga xidhaya dabaded wa lawerejinya qofka qorina wa lo dhibaya marka la wrejiyo aya dhaqaq laga odhnya isago indhaha ka xidhan dasadi ku dhufo usha 🙏🙏insha Allah inad commentiga argtan rajynya🙏🙏wllky lii caato plz nona so same insha Allah *somaliland*;borma Wana gabdha🙏🙏🙏
Manshalha hor mar wacan lii caato cawo waad iga qoslisay 🤣🤣🤣 waxan soo xasuustay wlalahy markan birkinta isla dhicijirnay wliba anagoo filma dawanayna qosolah keep going
faaadil chanalkisa saxda 👉 hallagu yaco my fns th-cam.com/video/8sU5k-uj8a0/w-d-xo.html
Licato munir muxu comerda isku mashquliya adna ha ugalin togfisa chanelkisa
Lii waku salamay
Woow
Lii caato Snapchat ma isticmashid miyaa
Hooyoy warsaney nin adag
Inta QURANKA jecel like❤
jmco wye aan nabigena ku salino scw and haad ku salisay like saar
Waa diiday
Scw
Scw
Scw
Scw
Licato inta jecel lik isar❤
Lii cato intii jecel like ha ii saarto 👍
intiih jecel liicà like iih saar fadlan wll
Waaw
123t
Mohamed Dahir wllhi wan jeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️💋
Liicato codsi wataa een wxkle mhin wxn donayaa ciyaarta layiraahdo (kiik karawish inaad ciyaartan ) insha allh inaad itix galiso qolakeyga wn rajeynaa abwe
liicato horay usoco walalo
Yaya anigu waakugu raacsanhy
Wankuguracsanahay
waan kugu raac sananhy
Sxp Lii caTo
Muniiir waaa sxiiip aaan inaba caaadi eheYn plz ilaaalso🙏🙆♂️
Miniiir ku aminsanahY wll and all🙏
Inta lii caato taagerta like ha ila dhaafina
ar liicaato ahaa saan kuu raadinaya hambalyo lii caato leen maqlaa aadhaga laiiga jafay hambalyo ayaan ku leeyahay wllky mar 2waad 👉❤ INTA DHAGAHA looga jafay hambalyada lii caato 🙏PLZ LIKE
😂😂😂😂Al beerka wlhi dacad u qosley wn idin jecelahy wiilshena❤😍😍😍
Walhi wanqosley 😂
Intii liil cato taageerto like izaar
Team liicato Like dhac ku siii
waa ciyaar I cajawisay
Ha ila dhaafin
👇 adeer ❤🔥
Lii caato
Miyaad guur satay
hadaad guursatay HABALYO ❤💋❤💋❤💋❤💋💋❤❤💋❤ wllky qli
Maash allh my walaalalheeyga qaliiga wan idiin jecelhay inbadan lkn liicaato iyo yaxye daacad ee waxan idiin rajeeynaa hormar wacan ❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah keep going my brothers love you all ♥🙌🏻✨🇸🇴🇸🇴🇸🇴
INTA JECEL HORUMARKA SUBSCRIBE IGU SHARFA AAN IDINKU SHARFEE❤👊🙌
Wllo subscribe i sar wllo
Igusharaf wan kugusharfee
Sida Gobta ayaan idiinku sharfay❤🙌
🤣🤣😂😂🤣🤣
Al fanaan Yahye Hunter
Daacad aa u dheeleesay ciyaarta
Keep going lpx
Idiris sheegow lii cato allaha iskakadayo aad ban idin tagera huray usoco wlky mcn💖❤🤴
Alah berkah Quzul igu ma harin m.A nolazha ha idin wac natoh dad isku faraxzan ilah ha Idin ka dhigo nolazha ha idin wacnatoh♥️♥️♥️👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah dhalinyaro faniya baa tihiin allaha idin dhaafo my walaalahey guul baan idiin rajeeynayaa dhamaantiin tageero buuxo baan idiin ahay
Lii caato bezt youtuber 10 like magarin
Somalia maxamd
Hhhhhhh pro horey usocda
Wallahi waa kutaa yeeraa lii caato
Aamus nacala ku yaale 🖕🏻: licato ha caayin
@@Sgrliveagar caay aa 😁😁😊 somali aqriz mataqanid
HanaD yare lyricz thank U boy
Tuli vs liicato halay dayo
INTA somali❤JCL❤LIKE LIKE
Muniir qayaamo Ayuu wadaa
gsjcsjfcoo
Wax kle
Fris guy wlhi farxad iima dhinNo m.a hor mcn idin rajeynaa Guyz keep going legend lii caato good munir fadil sayga hunter iyo asxaabta kalle hor mar aan idin rajeyna
MashaAllh wilishena anjeclahy marwalbana nagafarxinayan adinkina farxadh kuwadanoladha love u guyz stay blessed always🤗🙏👍👍👍👌👌
Lii caato hanbalyo wll qali kufarxasanahy guurkaga reerki lagu naste nabad gala inanta kobad leyga horeye jiyaaa IGA horeyse ta labad saamiya ubixi noh pro Thanks sumayana igu salaan
Inta jecel quranka ❤love
Hhhhhh qosolka ayaikadamade 😂😂best challage ever seen wlhi 😂😂😂hata calasho ayaixanuntee🤣😂
Wallhi huuno waxaad tihiin dad iga qosliya hore u socda ❤👑👏👏👏👏🔥🔥❤
Thnks bro lil caato adi iyo sxbda stress exam isaga ihayo iga qosolsiiseen thnks wlhi marka kudaalo waxa qabanayo dawashidiina relex kuqata
Caruuska wll liil caato aad bn ku salaamaya game qurux bdn ayad noso bandhigteen asxab qlbi furan wa idin jecelnhy dhamantiina ❤❤adigana mabruuk alfa mabruuk guurkaadu guur khyr insha Alh 💕💕
Faadil dhip badanaaaaa😂😂😂 keep going brothers 😘😍 faadil love u man😂 funny💖😂
Lii caatow ani Sayga cade❤ban idnk jcldaY wlh♥️💞dhmntin one love wllyaL❤💯♥️♥️👈🌸
Dont pretend you didnt notice the fresh cut of Zaky Masha'Allah 💞💞
Liicaato apoowe kutageraaa horay usoco adi asxapteyda dhan
Faadil
Sayga
Muniir
UK
Xuseen
Cabdiqani
Zaki
Dhaman horay usocda
Lii caato hno waxan ku leeyahay cuntada ku dadal next video waxan ku rajeenaya isbadal Amiinta ku dadal keep going dear liicato
M.a best ciyaar wllhi horay usocda asxaapta 😘👍❤️❤️❤️
li canto wlhi was daacad wu wareersanyahay in a ilana araktay like saar
Kaw kaw hayay doliga😁❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Liicato ku jecliya wllo❤
badra Mustafe channel
@@bdirahmanturkish7932 he❣
Hhhh walhi sidacda uqosley labadaa khiyamolayaal wey laaayen masaakintii muniirna khayinimaduu kujirey keep going Brother inta hda dawaneysaa like
Wax kastod so smysna way na farxad galinyn 🙏brother of mine💚liiban Adam cali
Barkimihii caawada ay barkan lahaayen my wataan we love guys 😍😍😍😍
My king's inoolaada inta nolol jirto one love taem mulali boys 🌹💝
Liicaato ku aminsanhy bro
Dhamaantin hore usocda
One love
Alla beerka ma nooli wlhi sida aan u qoslayay waan ilmeyay inu so badiya ciyaartaan camal
Wllky waan ku tageraa liicato hal cilad baan kaa wanin ciladaas oo ah mar walboo dhaar leeba ku jirtaa dhaartana ma fiicna iskadaa hore usocaan kuleyahay
Washeda waa ni jeclhy I love you so much dhaamntiin wlhi ilhey haa ikiin xafido❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hodo Ahmed thank U wll
Hhhhhh Masha Allah wlhi wan qoslay lkn ani qiyano ma jecli 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️lii caato guul wacan wllky
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walahy qosolka ayaa ìiga dhamaaday qoftii aan is jeclayn ♥️ayaa iga xanaajisoo markaa daawan madaxa ayaa i xanuunayay thanks asxaabta🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wlhi wan qosly farxad baad nootahin hoore usocda walalyal lkn noso badiya ciyartan wlhi l like ❤❤❤😘horumarkin jeclhy 🙏
Lii caato abowe qaali miss you in badan wlhi idin taageersanhy 😍❤🙏
masha Allah hore usoco pro guul wacan Insha Allah ❤❤
Lii caato Off lciall masha allah👌❤❤❤👌
Masha allh kkk
You are very interesting walahi I always watch your TH-cam channel and it makes me lough
Lii caato baari waaye wlhi ilahow xidigaha geey si xun ayee ugu dhifanaayeen saseetahay tageerayashiisa hadaan nahay nama usan dareensiin qof qalbi nadiif ah waaye wan iska jeclahay in aan dawado aboowe qaali ah😍😍😍😍😍
Walhi zayga dartis u dawadaa ♥️ he's so cute
Mnzha allh my brotherz allh keep you for every time
Mazhllh liibaan Adan cali keep going brothers one love dhmntiin
Liicaato official team kiisa ahy haylay soo dhaweeyoh😎🤗🙏
Wlhi qosol iguma harin 🤗 🤗 m.a horay usocda ❤️💖💖 💖
Wlhi qosol iguma harin 🤗🤗m.a horay Usocda ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Wlhi plahi tlhi sn u qoslyy wn oyay xaqiqdii kep going dhlan yaro tgersnhy 🙏🙏👑
Qosol ikuma harin my brother keep going❤😘
Jjio
Hore uso wllo qali liicato indin taagera dhamantin horumar wacan inamadayadii
Liicaato wll waan ku taager sanahay maxaa yeeley waad qalbi fiicantahay horey u soco ilxuna kuma aragto ♥️ ♥️ ♥️ you and asxaabtaada💖🌷🌹💞🎂♥️💜❤️
liicato walal aan jeclahay wlhy walal keep going pro wllky❤💯
masha allah wiilasheeydii allah ha idin barakeeyo 😍❤👏
Lii waligaa love ima siin 😡 hormar wacan ❤❤❤
Asc marka hore wllky lii caato dhamntin wan idin salamay marka xigta waxn ka codsanaya inad noso samyso ciyar ad u qurux badan o dadkna farxd glinysa insha allah 🙏hdaba wxa weyi ciyartasi ama ay noqon donta daasad koly re somaliland aha inad fahntan rajynya (dasadana)sida dasadaha sharabka ama kuwa canaha wawyn ku jiran🙏inad ifhantan rjynya insha Allah dasada marka la dhigo qofka indha lga xidhaya dabaded wa lawerejinya qofka qorina wa lo dhibaya marka la wrejiyo aya dhaqaq laga odhnya isago indhaha ka xidhan dasadi ku dhufo usha 🙏🙏insha Allah inad commentiga argtan rajynya🙏🙏wllky lii caato plz nona so same insha Allah *somaliland*;borma Wana gabdha🙏🙏🙏
Lii zxp waxa tahay xaqiiqdi quf hal abur leh horumar buxo ku rajeyna zxp keeo going
Keep going bro liicato 😍😍😍😍
Walal lii caato keep gowing my pro
Liibaan adan ali liicaato hore soco wlh waan jclhy kaftannkaaada❤❤❤
Muniir qayaanoole maa xaq xisaabtid liicaato and saayga love you hore u socda
Manshalha hor mar wacan lii caato cawo waad iga qoslisay 🤣🤣🤣 waxan soo xasuustay wlalahy markan birkinta isla dhicijirnay wliba anagoo filma dawanayna qosolah keep going
team muniir guulaysta💪♥️♥️
Waankahelnay wllhi
Lii cato saan oqoslayey quranaalisaroyaa kkkkkkkkk
😂Sidaan u qoslaya beerkaa i cadaaday 😍💯👍💬
Lii Cato horay usocda adi iyo asxaptada hormar idin rajaynaa keep going my best prothers
Yahye hunter wllhi biraha oo budeeyey waana laga far macees kah waana qosley mahadsinidiin guulesta waan idin jecelahay
Walkay lii caato ilove you❤❤❤❤
Yaaa Allah faadi asiga qof miyaa mise waa qori dhar logaliyey intuu ladhacdhacaa indhahaba umaxirneee ZCML 🤣🤣🤣kaftanlee
Li cato my brother keep going 😂❤️
walahi dcd videogan Aad baan ugu qosley Hormar wcn wllhyga somaliyeed
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣weligay comment lii caato kama soo bixin like moyee waa ciyaar madixii ibararay saan uqoslayay hore usocda brothers
Hore usoco lii caato❤❤we love u
Sayga cade ❤💞❤
Sayga cade
Ladan huzeen 🥰🌹sayga waa nagu qali wllo❤️❤️
❤dhamaan wada jeclahay💞
Kkkkkk fanny tihiN waN idin Taageera wlhi😂😂😂❤❤
Liicato maskiinka waagadeen asiga iyo yaxye
Horay usocda
thank U wll
Waa Ini jeclaahy jiliinkiinu wuu iga qosliyaa wllhi siiba liibaan iyo muniir❤kip goin
Maasha allah sxbo an jclhy dawashado an ka xiso dhicin hore usocda👌👌👌
OMG 😂😂😂😂😂kkkkkkkkk très drôle wlhi j tro rigole vraiment wlhi
Hhhhhhh meeshadhan waxa ugu qoosool badan liibaan iyo yaxye sayga
Hhhhh sayga 5:15 firi wuuba iska furee muu iska tumo😂😂
Maskiin wey idin qayaaneen wllhi😢😢😭😭
walhi anon waligay qosol oyin ayan manta qosol oyay lii brother wad naga qoslisen Alle ha idinka farxiyo dhamantin lkn munir dhiblow waxu samyinayay Albitar la aan ba dhantay mzha Allh wiil fani ah ba tihiin wll
Waxad tihin dhalinyarada kaliya ee waxy soo galiyan aan aad ugu qosolo wan idin jecelhy dhamntin horey u socoda
Masha allah walalkey Lii caato ❤❤❤❤❤❤❤❤
wll ❤️🙏
@@LiiCaatoOfficiall asc lii caato
@@salahsaidyarre5505 sxb SUBSCARB ISAAR
Ala hoyoy manoli qosol dartis 🤣🤘
keep going liicaato aboowe
LII CAATO SAAXIIB HORAY USOCO TANI WAA ADUUNYO EE HALA CAAWIYO WALAALKEEN LIICAARO
Wiilkena oo soo labtay aad ayan ugu faraxsanahay inan arko idinkoo siwada jira uwada joogo masha alah wlalahay keep going 👏👏👏👏💞💞💞💞💞💗💗💗💋💋💋
Lil cto wil yaro an dhaly oo 2sno jira ad ku jecel lilcato lkin isr