DADKAYGAAN LA HADLAYAA Abwaan Shube oo la ooyey Gabay iyo Xaalada Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • DADKAYGAAN LA HADLAYAA Abwaan Shube oo la ooyey Gabay iyo Xaalada Somalia

ความคิดเห็น • 55

  • @sadiiqal-amiin1135
    @sadiiqal-amiin1135 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahow kuwii hadalka wanagsan qaata naga yeel 😢😢 abwaan shube cimriga iyo caqligaba alaha kuu barakeeyo

  • @abdulkadirjalaqo9765
    @abdulkadirjalaqo9765 3 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan hadraawi mar uu ka hadlayay tirinta gabayga ayuu yidhi "Markaad gabay tiriso ayay odhanayaan alleylehe wuu yidhi oo ay halkaas ku dhaafayaan
    Waxa jiray baydad uu kaga hadlayay arinkaas oo uu ka mid ahaa ^WAX KU SOO DAR AAMIIN^
    Qof waliba inta uu dhagaysanayo wuxuu ku qaabilayaa jawi xamaasadeed aan sii ridnayn
    Waxan odhan lahaa waagii hore kuwa talodooda la qaataa waxay ahaayeen ABWAANNADA, ee hala weeleeyo ereyada iyo ujeedooyinkooda togan.❤
    Alle ha u gargaaro abwaankeena iyo umaddeenaba 🤲🤲

  • @JabriilMaxamed-j6d
    @JabriilMaxamed-j6d หลายเดือนก่อน

    Abwaan waad kumahadsantahay guul iyogubanimo

  • @abduwahabalichannel2651
    @abduwahabalichannel2651 4 ปีที่แล้ว +6

    Caawa 3/6/2020 salaaddii maqrib Kadib ayaan waqti la qaadanay aniga iyo koox dhallinyaro ah runtii abwaanka waan ka FAA,ideeystey.

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +7

    *abwaan ilaah haku ilaaliyo, waxa ku haysata ayaan darro markuu ehelkaaga dhigay kuwan aad ku xiiqday*

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +4

    *waxa sax ahaa inay dhammaantood istaagaan oo ay yidhaahdaan kuyeelnay abwaan ee na horkac*

  • @daudadamtakow4385
    @daudadamtakow4385 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow cimri dheero cibaado leh sii waa abwaan garasho badan abwan shube

  • @xasancumarmaxamuud833
    @xasancumarmaxamuud833 5 ปีที่แล้ว +10

    Allaha dhooro abwakeena somaliyey isku duubnaano

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +7

    Adeerkey allow ku daa adeer shube

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 ปีที่แล้ว

      Su,aal rag baanu ku muranaye xumaana hayga arkine abwaan shube waa ayo(qabiilkee) walaalo xumanna saw arkin

    • @abdiwadudjama761
      @abdiwadudjama761 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahad Omar majeerten,ciise maxamud weye wll

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiwadudjama761
      Awoowashey ciis maxamud muuse.ciise reer samantar I love 💘 them

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ninkaanbaaa abwaaan ah walleee alloow cimriga iyo cibadada iyo caafimaadka kuu dheeree

  • @siciidbusho7190
    @siciidbusho7190 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah abwaan shube👏👏👏

  • @moubrekyare1829
    @moubrekyare1829 2 ปีที่แล้ว

    Madax isku sheega u daara gabaygaan.
    Abwaane ilaahey cimrigaga ha dheereyo sida aad u aragtid somalida aad u ilimeysay in ey duli yihiin aan marnabe hor u mar rabin

  • @aklimitedvideos4017
    @aklimitedvideos4017 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan shube allah danbigaaga ha dhaafo

  • @muhiyadiin9624
    @muhiyadiin9624 ปีที่แล้ว

    Gabaygan kama daalo alle wadan keena noo hagaaji meel kastoo aad tagto kuma anfacayso waa lagu quusanayaa waa lagu yasaya dal jacayl kuna dareen qofka bini aadamka ku beeran ani aduun yada Somalia ugu jeclahay alle hayno hagaajiyo

  • @elmiducaale1263
    @elmiducaale1263 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan shuube Allah raly ka nogda amin

  • @cawildeeq2569
    @cawildeeq2569 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walahi waa qeero

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 ปีที่แล้ว

    Walee Somali ma dhawa waakuwaa kii uhu dhawaa ee rabi u dhaliyay hogaamin qabyaalad iyo laaluush kaga qaaday kurdigii waa farmaajee.

  • @abdiqanimohamed9383
    @abdiqanimohamed9383 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha aalaah

  • @mahadsaidshabeel3283
    @mahadsaidshabeel3283 3 ปีที่แล้ว

    Allah xaku xafido abwaane

  • @zakariyebadhan5971
    @zakariyebadhan5971 5 ปีที่แล้ว

    Dareen ooo ila dareen dalkaa ga hoos udhugo abwaan shube dunada gees na taaal dariskaan aas yaa ina baray digtoorkee inoo akhri yay

  • @abdallaxareed9502
    @abdallaxareed9502 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan ha inaga ohinin mahayne madax Abwaane wad iga ohisay

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 3 ปีที่แล้ว +1

    Ergo Daarood noogu tilmaansan tahay, ee waxba qiiq ha isku qarin.

    • @aadansiciid5725
      @aadansiciid5725 3 ปีที่แล้ว

      Waawaxamanta taagaan.wanaqan.alow.dhawr.abwaanshube

  • @mahadmaxamedmahadmaxamed4346
    @mahadmaxamedmahadmaxamed4346 2 ปีที่แล้ว

    Good man somli somli dhaly

  • @CcasiisMaxamud
    @CcasiisMaxamud หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @saedsomali2383
    @saedsomali2383 2 ปีที่แล้ว

    I need this in writin

  • @iammohaa5425
    @iammohaa5425 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabay qiiro leh fahmi Karana dadka caqliyada leh allow dhowr abwan shube😊

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

      Ma qalbigiisad daalacatay?
      Seed ku ogaankartaa?

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

      Sorry meel kaley ku socotaye

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 3 ปีที่แล้ว

    Dagaal baranaye isdaaya aan.barano

  • @abwaanbaafobaafoyare2127
    @abwaanbaafobaafoyare2127 5 ปีที่แล้ว

    dadkii wax utaruu jirkiisa dubaaxiyaa janada ku dakee abwaan

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 หลายเดือนก่อน

    y.m.j anuraas

  • @abdiazizismail2707
    @abdiazizismail2707 2 ปีที่แล้ว

    Darenka lahashaha wa gesinmo iyo wax lagu faano

  • @fuaadyare4621
    @fuaadyare4621 3 ปีที่แล้ว

    Mncha alllllh

  • @yooniscadeflims26
    @yooniscadeflims26 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan shube dawaani dhaba

  • @khaalidxuseencabdi1189
    @khaalidxuseencabdi1189 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey isku duuma

  • @fuaadyare4621
    @fuaadyare4621 3 ปีที่แล้ว

    Hadal qalbiga taabanaaya

  • @hodanelmi2958
    @hodanelmi2958 4 ปีที่แล้ว

    😢

  • @abdirahmanali2082
    @abdirahmanali2082 4 ปีที่แล้ว +3

    3 dislike waa amxaro

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

      15 dislike 👎 amxaaro iyo damane

  • @AliHasan-ii7sr
    @AliHasan-ii7sr 3 ปีที่แล้ว

    Gabaygii ergo daarood maka tooba keenay tuuk dhuuni raac ah waaye ,haduu dhuudaan ahaan lahaa waan aamini lahaa

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk.

  • @cabdimalikciise9351
    @cabdimalikciise9351 3 ปีที่แล้ว +1

    gabaygii ergo daarood ahaay maka towbad keentay.
    sheydaan duqoowe hadaad maqasho waakan doofaar yahow dufta leh

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 4 ปีที่แล้ว

    Beentiis waaye farmaajo ayuu lahadlayaa