ABWAAN XASAN DHUXUL LAABSAALAX IYO QUDBAD RUXDAY QULUUBTA ARDAYDA JAAMACADA JIGJIGA 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ค. 2019
  • dhiirigalinta aradayda jaamcada jigjiga iyo laabsaalax
    Copyright to Waqal & Afro Media Production
  • เพลง

ความคิดเห็น • 626

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 5 ปีที่แล้ว +374

    Aad & Aad --- wuxuu ahaa kulan aan noociisa
    horay uga dhicin Geeska Africa ..
    Laabsaalax abwaan keliya ma'ah'ee
    Waa Habl-abuur Heli og hadallada,
    Awoodna u leh inuu la hadlo dad & mujtamac
    Ballaadhan - mowduuca uu ardeyda u doortay
    si gaar ah ayuu isoo jiitay ..
    Mahadsanidiin Dhammaan
    Bahda isku soo dubaridday ..

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +3

      ABDI ASKARI TUBE #1 fan

    • @abdisalammatan4317
      @abdisalammatan4317 5 ปีที่แล้ว +3

      ABDI ASKARI TUBE Ma kii heesaha xadaayey oo wax uu laheyn sheeganaayey,mida kale hal abuurnamadiise muj ku kolsoonaado markuu dadku faraayo.
      Qudbadiisu asagee ku socotaa oo karbaash ku tahay.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +3

      abdi askarf adabamujahid kalad tahee barnaamjikan maad so galisid dad badan baa kugu xidhan si qalbigoioda qabilak uaga guuro mida kale abdi asari aniga in badan aban ku aqqaney dadku hab ku nacaan ilaa snm halgaama baad aheyd hada wan kusoo barbatnya xataa codkaag wan maqley suaal fol xun baan is laha waydii hadan wan ku quudhi wayey waad i fahantaan filyaa meel baa shaki iga jiraa quranka yadhi isku bartaa kkkk lakiin isku faquuqa muu ohan ha ii soo jawaabin dad badn baa kugu xidhan ii ka qarxin aniga shaqsiyn maba aminsani wax qabil layidhaa markey noqto dawald laiiin shacbi wa qabil hadii inaderkey yahey madaxwyene uma arko inaaderkey why aniga kol haduna nolasheyda shaqsiga ila qabseyn oon kirda ama baaburka aan wato ama caruuta aan dhaley ila korieyn lacag bilaasha ka haleyn amxu iga duwaney madaxweyen somali qabiil kale ah waxba aniga taaydaan aminsaney am aaminasan qabiil madaama aan nahey kuli somali kuli muslim

    • @gadhhayeibrahim6887
      @gadhhayeibrahim6887 5 ปีที่แล้ว +2

      Nooso dhawetseeN

    • @jamaalmaxamedaadan6047
      @jamaalmaxamedaadan6047 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalammatan4317
      Maxaad ka shekaynaysa daacunaw

  • @suldanpashir
    @suldanpashir 5 ปีที่แล้ว +47

    👏👏👏💯
    qof waxkasto uu jecel yhy mahelo balse waxkasto uu ku dadaalo wuu helaa
    haku mashquulin tagtada si aadan ugu mashquulin timaadada
    labadaan xikmadood ayaan aad ugu helay
    abwaan laabsalaax 👏👏👏👏💯

  • @mubarikaar2131
    @mubarikaar2131 5 ปีที่แล้ว +47

    Abwaan laabsaalax illaahey hibo aad u qiima badan ayuu ugu deeqey waa nin codkar ah , aqoon leh hibo hal abuur leh. Masha Allah alleh habarakeeyo .

  • @idersdacadinho1948
    @idersdacadinho1948 5 ปีที่แล้ว +42

    Mnzh allah jig jiga wlhi wn ka helay alleh haydin siyaadiyo quruxda from hargeisa

  • @iamsk1899
    @iamsk1899 5 ปีที่แล้ว +52

    Waligey ma arag kalmad kaqiima badan oo uu jeediyey
    Abwaan ama qof wax garad ah oo bulashada somaliyeed u dhexnool🙏

    • @mustafabdifatahomar1105
      @mustafabdifatahomar1105 4 ปีที่แล้ว

      Wllhi abwanka alla wuxu kumaneestay balaaga iyo cod karnimo

    • @barkhadibrahim38
      @barkhadibrahim38 3 ปีที่แล้ว +1

      Kalmad wuxu yiri nebi maxamed scw number1 and he is two

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +20

    Abwaanada Somalida u soo baxay intii ka dambaysay burburkii wuxuu kamid yahay kuwa ugu horreeya, Shaacir nin la yidhaahdo ayaa jira, balse ninkani waa reer magaal. Ninkani heeso, iyo gabay wuu tiriyaa, waana inspirational qof dadka guubaabiya oo ka qayb qaatay, Quursigu Qiil Ma Leeyahay, iyo baabi'inta qabyaaladda madow.

  • @zakariyeshirre9255
    @zakariyeshirre9255 3 ปีที่แล้ว +4

    Maskax iyo garadka alle hakusiyadiyo wllo qalia

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 5 ปีที่แล้ว +38

    Haday somalia ku necebtay anaga ku jecel abti viva abtiyaashay ❤️💬💚

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣 A anta ogaadeen nasapkii Ajapeey

    • @khadarcilmimustafe4531
      @khadarcilmimustafe4531 5 ปีที่แล้ว

      Abti mahad sanid

    • @bilanaxmed5794
      @bilanaxmed5794 5 ปีที่แล้ว

      Ya kugu yiri somali ba isnicib mise laab salax aya la nicibyahy😌

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 5 ปีที่แล้ว +32

    Waan jeclnahay Abwaanka iyo wlladay Somaliland nolada from jigjiga Ethiopia

    • @abdihakimhassan6077
      @abdihakimhassan6077 5 ปีที่แล้ว +1

      Fataal

    • @khadarcilmimustafe4531
      @khadarcilmimustafe4531 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mahad sanid

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

      Jig Jiga xornimada ay raadinayso eebe haysiiyo

    • @saskianuur6062
      @saskianuur6062 3 ปีที่แล้ว +2

      Ithopia haku wasto koley langabki nagu hoos nola baa tahay Ogadenia🇬🇲💚💙❤️💉

  • @mohamedisaaq7732
    @mohamedisaaq7732 5 ปีที่แล้ว +79

    Abwaan laabsalx codkisa wax ku fahmaysaa 🙌

  • @ziistoismael7936
    @ziistoismael7936 5 ปีที่แล้ว +54

    Masha allah jigjiga qurux badnaty walhi qurbo kama dhacdo jamcada jigjiga wy siraady from boorma🇸🇴🇸🇴alow usiyaadi🤲🤲

    • @ubahrashid3722
      @ubahrashid3722 5 ปีที่แล้ว +5

      💚💭♥️

    • @maskiintiiallemawalwasho726
      @maskiintiiallemawalwasho726 5 ปีที่แล้ว +2

      Illàahey swt ha usiyaadiyo oo somalinimada ha u adkeeyo from xamar cadey salaan sare rer owdal dadkeygi somalinada idinku weyn alle ha idin xifdiyo xaajigeyga halka kasoo jeeda awdal state of Somalia boorama cadey anoon booqan allow hay dilin🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💦💬💙❤💙💪👈

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maskiintiiallemawalwasho726 Awdal waa Somaliland ee xajiga ha afduubin maxaad Qaraxland kala doontay

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 5 ปีที่แล้ว +320

    Laap salax hadii ad ka heshy plz like dhac dhac igu siiii

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +15

    Issaaq nin aftahana wada caqliya lagama waayo wlhi wa maskaxda somalida ragaasi masha allh

    • @daahirguureye5923
      @daahirguureye5923 8 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq weeye caqliga umada somaliyed weeye nimankaasi

  • @abdikadirjama6537
    @abdikadirjama6537 4 ปีที่แล้ว +18

    jamacad saa uqurux badan ba ku taala jigjiga isma lahyn. masha allah❤

  • @mohamedbishar6265
    @mohamedbishar6265 5 ปีที่แล้ว +60

    Waxaan idinku waaninayaa wax isu ahaanshihiina hoose ee reernimo wax isu ahaanshihiina hoose ee qabiilnimo wax isu ahaanshihiina hoose ee qolonimo waxaa ka muhiimsan waxa isu ahaanshihiina guud ee qowmiyadnimo.
    Abwaan: Laabsaalax

  • @suldaanseeraarofficialchan5976
    @suldaanseeraarofficialchan5976 5 ปีที่แล้ว +240

    Waa abwaan qiimo badan leh welcome to jigjiga

  • @Abdirahman_moa
    @Abdirahman_moa ปีที่แล้ว +4

    Laab saalax allaha ku dhawro cumrigana allaha ku barakeeyo 🙏

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan3765 5 ปีที่แล้ว +82

    Maasha allah ninku cod macanaa😍oo hadal mcnaa😍

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 5 ปีที่แล้ว +6

      Fatxa dee Xaax iyo Ax dheh
      Haka noqon qalbiga caydhe

    • @mohashiine7865
      @mohashiine7865 5 ปีที่แล้ว

      fatxa Hassan
      Abayo ereyadada mcna m.A wllhia adiga ayan ka helay plz watts up ka iga soqabo +252907532915 plz thanks wlashy qali

    • @jumayarechannel5272
      @jumayarechannel5272 5 ปีที่แล้ว +1

      fatxa Hassan been maha wlshy fatxa hasan wll

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +2

      Codka waa lahjada Somalida woqooyi ku hadasho illaa Laascaanood

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk waaynakaa hadaba

  • @abdulfattah2090
    @abdulfattah2090 5 ปีที่แล้ว +38

    marka damaca qeyrkaa yahay dumi dhan maaree adna maaha dib u guur oo hankaaga duuduub darajada wax kaa xiga oon dadaal ahayn sheeg😍😍😍😍💪🏼

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 5 ปีที่แล้ว +12

    Lama hadlayo abwaan ku inta hor fadhida oo kaliya Ilhy baa mhd iska leh isoo gaadhsiiyay hadalkan waanada iyo dhiirigalinta leh allah ha ubarakeeyo caqligiisa anana allah hanaga dhigo kuwo wax ku qaata waanada🤲❤️

  • @yusufaxmed3853
    @yusufaxmed3853 5 ปีที่แล้ว +77

    Reer Somaliland hadal iyo murti iyo codkarnimo ha loo daayo ☺👏

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +2

      🤔👏👏👌♥️

    • @faisayousuf2351
      @faisayousuf2351 5 ปีที่แล้ว +1

      mshllah noo dheh bal

    • @yusufaxmed3853
      @yusufaxmed3853 5 ปีที่แล้ว

      Faiza Degan aad iyo aad wllshay wax ilahay uugu mahidino ❤

    • @halimabulhan7682
      @halimabulhan7682 5 ปีที่แล้ว

      qabyaalad iyo kalaqabin somalinimona.udaaa

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว +1

      Ogaden ba ka murti badan iidoor nac nac u da iyo sheeko baraley

  • @deckomar4742
    @deckomar4742 5 ปีที่แล้ว +17

    Qudbadii igu qirada badneyd nolosheyda abwan labsalax alla haku xafido aduun iyo aakhiro❤❤❤❤

  • @Cajiincune
    @Cajiincune 5 ปีที่แล้ว +8

    Abwaanka wlahi lama uu hadlin inta mesha fadhiso oo kaliyah ee ardey kasto oo soomalia ah ayuu waaninayaa in ay waqtigood ay wax ku bartaan alla inoo xafido abwaan laab-saalax

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO2 5 ปีที่แล้ว +9

    Soojeedintii ugu waanada iyo dhiirigalinta badanyd ee aan dhagysto . Xasan dhuxul laabsalax eebbe aduun iyo aakhiro haku xifdiyo.

  • @maxamedcabdullaahicali502
    @maxamedcabdullaahicali502 5 ปีที่แล้ว +84

    Jigjiga jannooy Allow xurnimo buuxda iyo hormuudka soomaaliyeed kaa yeel insha Allah

    • @rumansalah7124
      @rumansalah7124 5 ปีที่แล้ว +1

      MAXAMED CABDULLAAHI CALI amiin amiin wll

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

      Calashaan Shankaroon land noqo miyaad leedahay duqooshinkow.

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 3 ปีที่แล้ว +2

    Waqal hambalyo 1m aad gaarteen guulaysta ayaan idin leeyahay

  • @hooyoprolyrics8066
    @hooyoprolyrics8066 5 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah meeshu ma jigjiga toronta ayan moodaayee qurux badanaaa

  • @qalbidhaya6578
    @qalbidhaya6578 5 ปีที่แล้ว +74

    Ala jigjiga wey siraaday mansha Allah my city❤️💙💚

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +63

    Abwaan Xasan Dhuxul Laabsalax
    Hore U Soco Inader
    Abwaan Buuxa Tahay Walahi Oo Codna Ilaahay Siiyay😍😍😍😍

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 5 ปีที่แล้ว +9

    Jaamacada geeska africa ugu qurxoon una wayn jigjiga university masha Allah

  • @hersonfarah9857
    @hersonfarah9857 3 ปีที่แล้ว +4

    Weligey ma.adag qof xikmadan Allah oogudeeqey mashaAlah. May Allah bless you.. the sweetest inspiration I have ever heard.. Alahu akbar

  • @axmedyasiin9546
    @axmedyasiin9546 5 ปีที่แล้ว +90

    Abwaan dhuxul wAA hadiyad ILLAAHAYE ILLAAHAYE ugu deeqay umada soomaaliyeed intii igu raacsan like saar

  • @kaltunaxmed2152
    @kaltunaxmed2152 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a ilaahay hakuu barakeeyo cilmiga iyo aqoonta

  • @isramohamed1880
    @isramohamed1880 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah marka la leeyahey abwaan waa laab saalax oo kale
    Erey kasta oo afkiisa ka soo baxaa waa dhiiri gelin iyo waano iyo waxa uu ardeygu uga tababaabusheysan karo wllh wllhi waa abwaan qiimo badan

  • @Hangool
    @Hangool 5 ปีที่แล้ว +54

    Ninkaan cilmi noocee ah buu bartay maahan nin aradane waa qaamuuse xaqiiqatan cilmigu ma qarsoomo

  • @qanciyeqalbiqaran5276
    @qanciyeqalbiqaran5276 5 ปีที่แล้ว +27

    Aww what an Inspiration speech. Thanks Abwaan laabsaalax u really inspired me and I hope more other people to watch this video. On the other hand I congratulate my fellow somali brothers and sisters on their beautiful gratuations. Love u all Reer Jigjiga wallahi you live a beautiful environment masha Allah❤

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 4 ปีที่แล้ว +13

    Kawarama Hdaan Salaada tukano😭😭😭 Kula shay bacdal salaad🙏🙏🙏 I liket Wolloh Eraygaas Abwaan Laapsaalax🙏🙏🙏🙏

  • @anisamohamed5304
    @anisamohamed5304 5 ปีที่แล้ว +11

    Abwaan laabsaalax runtii waa dhiirri-galiya iyo jiheeye aftahan ah , af-soomaali togan iyo hadal wax Ku ool ah .
    #jigjiga magaalo horumartay weeye runtii .

  • @campgermany1328
    @campgermany1328 5 ปีที่แล้ว +79

    Qurbo mahe wa baladki jijiga allow no dhawr dhulalkayaga somaliyeed

    • @mahamedabdi9097
      @mahamedabdi9097 5 ปีที่แล้ว +1

      Camp Germany
      Amiiiin Amiiin. ..wllo

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +2

      Camp Germany Ameen ilaahow independence nasii

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

      Jig Jiga waa qurbe nacas markaad Hargaysa ama Jabuuti katimaado

  • @abdihakimmohamed2044
    @abdihakimmohamed2044 5 ปีที่แล้ว +44

    Laa saaalax magacagu
    Waa qeexida rasmiga ah eed lee dahay aniga fikir kyga alow wayo cimriga kuu siyadi

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 5 ปีที่แล้ว +31

    Wll abwan xasan dhuxul laabsalax.
    Ilah haka ajarsiiyo hdlkda qiimaha leh.

  • @nuurjaamac5451
    @nuurjaamac5451 5 ปีที่แล้ว +48

    Abwn qiimo bdn oo wx bdn lga
    Faidayo alle cimiriga ha ku dhereyo

    • @fahima08coljoog10
      @fahima08coljoog10 5 ปีที่แล้ว

      Mnsha allah abwaan qaaliya nolow intay nololi jirto

  • @qureshnuurofficiall5436
    @qureshnuurofficiall5436 5 ปีที่แล้ว +37

    Meeshu Qurxoonaa mnsha allh jigjiga ilaaahy Hormarka ha idin siyaadsho

  • @Khadarokey78
    @Khadarokey78 5 ปีที่แล้ว +131

    War meshu qurxonaa alaa jigjiga cadey wlhi way tagtay 😲😲

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 ปีที่แล้ว +3

    Anoo nin weyna ah ayaan wax aad u badan ka fii'day.

  • @filsan7722
    @filsan7722 5 ปีที่แล้ว +18

    war hadal qiimo leh ayu ninkasi shegay walee inbadan ☝️❤️❤️

  • @clkariinmohmed8940
    @clkariinmohmed8940 5 ปีที่แล้ว +42

    intii ilahay jecel like

  • @maskiintiiallemawalwasho726
    @maskiintiiallemawalwasho726 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah abwaan somaaliyeed alle haku sharfo somaliyey nabad midnimo is jeceyl wax wada qabsi aan ku dadaalno tasa inoo dan ah 30 years eega manta halkan joogno jigjiga anaa leh muqdisho anaa leh hargeisa anaa leh garisa anaa leh kosmayo ana leh bosaso anaa leh borama ana leh berbera anaa leh jabuti anaa leh maxa yeelay waxan ahay somali ayan ahay wallhi ma aamknsani in aan rer ahay somaliweyn waa iisimanyihiin dhalinyaroy aan midowno qaxoti ayad naga dhigten 😭😭 hadana ilmeheni ayan ku korineyna qaladkana ragiina na dhigay war nagq xishooda halkaanba rag isku duubana dhistaye quursi iyo qeyrka ka har ayan ku jogna😭 asaga in aad hoos jogtid waxa ka qurux badan dalkaagoo nabad ah mid ah qof walboo somaliya oo xaqiisa helo 🤲🤲🤲😭😭💙👈

    • @abdihakimhusen3438
      @abdihakimhusen3438 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi wa xaqiiq hdalkaga insha allah wan isqaban aniga iyo inta nalamid ah

  • @ayubnaima5854
    @ayubnaima5854 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi nin kaa aqli badan somali kumajiro abwan inti iguracsan lke dac

  • @hassansheekhabdillaahi8178
    @hassansheekhabdillaahi8178 5 ปีที่แล้ว +16

    Abwaan qiimo weyn agtayada ku leh taarikhdu way ku xusi doontaa abwaan runtii indheer garad hilaadiya waxa maqan ayaa tahy nasiib baanu leenahy hdii waqtigu ngu simay inaad noo hogotusalayso runta io waaqiciga
    Alle hku sharfo abwaan xasan saleebaan dhuxul (laabsaalax)

  • @mukhtaarindho9305
    @mukhtaarindho9305 5 ปีที่แล้ว +5

    Run ahaanti ninkan waa nin wax garad ah waxanu ardayda halkay ahayd in lagala hadlo masha Allah abwaan Allah yacizak

  • @baarkaa353
    @baarkaa353 4 ปีที่แล้ว +15

    when he stopped for salah... I cried 😭😭😭 take me back home....

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah abwaane illahay haku xifdiyo odhaah qiimo leh💞

  • @aminasead4471
    @aminasead4471 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan allh cimriga iyo cilmiga haku barkeeyo waxd tahy dhirigeliyahyga dhabta ah waxd tahy iftiin ubaxa umaada usoo baxaay

  • @engyoung1205
    @engyoung1205 5 ปีที่แล้ว +15

    Aqoonta a barateen war yeey idinka duwin
    Dadkiina
    Diintiina io
    Dalkiina
    Well done abwaane
    #ku faan soomalinimdaada

  • @khayre_yare_channel9288
    @khayre_yare_channel9288 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abwaan xasan dhuxul laabzaalax runtii wa abwanka kaliya ee motivationadisu soo jiitan dadka keep going abwaan

  • @Daljirkii101
    @Daljirkii101 5 ปีที่แล้ว +51

    omg! he's actually changed my life

    • @ayn-m266
      @ayn-m266 5 ปีที่แล้ว

      Me too💔✋😔

  • @ubahmohammedige2840
    @ubahmohammedige2840 5 ปีที่แล้ว +4

    JaWi mcaN iYo HadaLo QiirO LeH👍💋HaSSaN dHuxuL LaabsalaH NiN JiRaH

  • @amiinabdimajiid8992
    @amiinabdimajiid8992 4 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan laab salaax wlhi hadalkagi wa wano iyo wacyi ninki damiirkisa nolyahay fahmayo 🙏❤

  • @adagownani1432
    @adagownani1432 5 ปีที่แล้ว +11

    Abwan labsalax wa shiqsi codkar ah allow ku dhowr

  • @hanaadiaxmed7838
    @hanaadiaxmed7838 5 ปีที่แล้ว +6

    Mzha allah
    Wlhi abwaan aad u qaliya
    Hore u soco abwaan❤hambalyo dhamantin from hargeisa hoyga fanka

  • @accountdeleted6301
    @accountdeleted6301 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Xasan dhuxul waayo-arag hadal sharafeed waxtaraya dhaman ardayda qalin jabisay iyo kuwa daawanaya labadaba.
    Alle haku sharfo.
    Waxad la hadlaysa hogaankii barri waana runtaa.

  • @IbraahinAadan-zc4cc
    @IbraahinAadan-zc4cc 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.allaah hanti umadeed hanti ayleeyihiin umada afka somaliga ku hadasha allaha kubarakeeyo abwaane❤❤❤❤

  • @marwaxirsi7186
    @marwaxirsi7186 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waxa ku haminayaa inaa adiga ookale noqdo abwaan horey usoco thanks

  • @hassanmuhumed7090
    @hassanmuhumed7090 5 ปีที่แล้ว +9

    From mogdisho...im big fan of this man...wow!

  • @abdikhaliqhussein4247
    @abdikhaliqhussein4247 5 ปีที่แล้ว +9

    please sifican u dhux hadalka darenka u leyhy
    wll iska dhafa qira somaliga sida meshu wa jigajiga iyo somaliland ayu kaso jeedaa war waxqabad u wax wada qabsi ka fakara caqligunana ha baadho. thanks

  • @fahadhamud9736
    @fahadhamud9736 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashlh runtii waa hadal qiimo leh oo anfacaya dhamaanba ummada soomaliyeed gaar ahaan dhalinyarada ❤️🇸🇴

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama6139 5 ปีที่แล้ว +21

    Markuu damaca qayrkaa
    Yahay duni dhan mare
    Adna maaha dib uguur
    Darajada wax kaa xiga
    Oon dadaal ahayn sheeg
    ☆abwaan heercalamiya laabsaalax●

  • @axlaaminamouse4566
    @axlaaminamouse4566 5 ปีที่แล้ว +9

    M.a codkarkii somaliland Welcome to jigjiga

  • @maxamadjamac9562
    @maxamadjamac9562 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @khaalidnaje8674
    @khaalidnaje8674 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abwaan ku kaliya maaha abwaaan eeee waaaa dhiiri galiye saxa

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwan Somaliyed Cimri Dheer, Cibaado Sooban iyo Camal wanaagsan Ayan Allah ooga Tajayna yaaa

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwaanku Hore Ayuu Ugu Heesay Dadka kilalka shanad Daga ..Iyo Dadka Koonfurta Daga Iyo Dadka Waqooyiga Daga ..Codkar Nimadiisa Iyo Xigmadiisa Awgeed 👏🏻🥰👏🏻👏🏻

  • @abdihakeembeerlibaax8061
    @abdihakeembeerlibaax8061 5 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi waa jiriricoodey oh May GOD wht a speech 😳

  • @nimonaruuroh340
    @nimonaruuroh340 5 ปีที่แล้ว +13

    Mzha Allh
    Alle caqliga hku barakeyo abwaan 🥰✨✨

  • @somaliawardtube6878
    @somaliawardtube6878 5 ปีที่แล้ว +39

    abwaan xasan dhuxul waa nin ay muuqato waxa uu yahay iyo shaqsiyadiisa waxaad uqalantaa madaxwayne qaran

  • @cqadir6681
    @cqadir6681 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha alah msha Lah runtii waa abwaan qiimo badan leh ilaahay hadaaye waanan ku faaanaa intaan nool nahay

  • @jumayarechannel5272
    @jumayarechannel5272 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwan la jecel yahay wye abwan xasan dhul laab salax inan markasta iska dawado jecelahay wlhy 😗

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +13

    Mashaallah abwaan xasan dhuxul laabsalax geesi aftahana allow cimriga iyo cafimaadka Ku dhere💪💪💪♥️♥️❤️❤️❤️🗯️🗯️🗯️🗯️💚💚💚

  • @abdillahisaid
    @abdillahisaid 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah, Abwaan Laabsaalax, waa qudbad qiimoleh haddii lagu dhaqmo hadaladiisa horumar lagu gaadhi karo.

  • @farhangacmadhere7056
    @farhangacmadhere7056 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad maskaxda kadhididi waydo wa inad muruqa kadhididaa laabsalax hadal dhaxal gala Masha Allah 💜💜💜Somali

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 4 ปีที่แล้ว +10

    Jigjig magalaydii lapaad hore usoco reer jigjig like isaar

  • @yasminsomali9743
    @yasminsomali9743 5 ปีที่แล้ว +12

    Thanks dhiri galintada welcome to jigjiga xasan dhuxul labsalax wa gurigagi jigjigi cidi kama xigto

  • @qurankakariimka4860
    @qurankakariimka4860 5 ปีที่แล้ว +13

    Motivation 🤧 , i miss ma motherland jigjiga 😴🙏🙏❤️

    • @MO-kc7th
      @MO-kc7th 4 ปีที่แล้ว +1

      Quranka Kariimka
      I MISS HARADIGEED
      I MISS DAGAHBUR
      MY MOTHERLAND
      I WAS BORN THERE
      I COME TO NORWAY WHEN I WAS JUST 3 YEARS OLD I DO’T REMEMBER ANYTHING EXCEPT MOM SINGING ALL THE TIME AND THE SNAKE ATTACK IN 2005
      GOOD times
      Now i am 16 years old

  • @kawsaraxmed7446
    @kawsaraxmed7446 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Abwaan dhiriigali bulshada

  • @guuleedbaashe1571
    @guuleedbaashe1571 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah abwaan ereyadiisa iyo midhihiisu yihiin mid wax Ku ool ah

  • @hamzaking2942
    @hamzaking2942 5 ปีที่แล้ว +50

    The most inspirational speech that I listen at these days by eloquent laabsaalax

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 5 ปีที่แล้ว +6

    Guul guul somaliyey
    Hadii laga helayba abwaanada
    Abwaanka qarniga xasan dhuxul
    Hadraawiga cusub

  • @sahra-qd2id
    @sahra-qd2id 3 ปีที่แล้ว +3

    Jigjiga ❤️❤️❤️❤️🌺😍🥰

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Abwan qiimo badan Ley Allah kuu xafido

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah Tabaraka Allah

  • @axmedmaxamed2818
    @axmedmaxamed2818 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abaanka ilaaheey cimri dheer iyo caafimaad ilaaheey ha u saa idiyo qudbadiisa waa qudbad qiiro leh runtii

  • @nasrayousuf9258
    @nasrayousuf9258 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh waan salamaya dhamaan shacabka reer jig jig masha allh illhy ha daayo

  • @emrankirish1434
    @emrankirish1434 5 ปีที่แล้ว +6

    Mchlla codka iyo kartida Alle hakuu dayo
    😘😘😘😘😘😘mchlla

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +27

    Mazha alh abwaan Soomali jecel wye Noolow gacalow👏👏👏

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +2

      Meel aan Somalia lagu hadal hayn baad Somali la hoos carartaan

    • @raveenamoshe4948
      @raveenamoshe4948 5 ปีที่แล้ว

      @@somalilandtayda3765 hhhhh qalbiga qarixii badna wax u dhimay

    • @fathumaupdimoha1110
      @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +1

      @@somalilandtayda3765 wll Somalia io Somaliland ta aad shegayso xage ka keentay? Soomalinimadu wxy thy baro

    • @fathumaupdimoha1110
      @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +1

      @@raveenamoshe4948 ilhy meel qarax yal ima dhigin E cuqdada io madowga kugu jira iska saar waad da' yar thye

    • @fathumaupdimoha1110
      @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +1

      @somaliland community thankz wllo👏👏👏

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 ปีที่แล้ว +39

    Arday baan ahay
    Dardaaran qiimo leh
    Abwaan xasan dhuxul laabsaalax

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwan mahadsanid sida Qurux da badan aad noo dhiirigalisay

  • @abdurahimahmed8938
    @abdurahimahmed8938 5 ปีที่แล้ว +19

    Heeey, war jacket madow kadhex baara bal waa anigee 😂😂😂😂❤️

    • @asmadhalad7685
      @asmadhalad7685 5 ปีที่แล้ว +3

      Abdurahim Ahmed 😂😂 wn ku hyaaah anuu

    • @abdurahimahmed8938
      @abdurahimahmed8938 5 ปีที่แล้ว +2

      @@asmadhalad7685 😂😂😂😂 ❤️ love you

    • @caafimaadkoriyeofficial9140
      @caafimaadkoriyeofficial9140 5 ปีที่แล้ว +3

      Anna ku arkaa ee igu dheh love you 😅😅😅😅😅

    • @abdurahimahmed8938
      @abdurahimahmed8938 5 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣😂🤣🤣😂❤️ i love you too 😍

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 5 ปีที่แล้ว +1

      Dhowr jacket oo madow waan arka laakiin waan ka so dhex saaray ka waran!

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 5 ปีที่แล้ว +3

    NIN cod nool balaaqad agu alle siiyay
    Dhanka wanagsan inuu Uga fa idaysta ayaficnayd o keliyata 😍👍

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +7

    #LaabSaalax haldaarka inta hala abuurka e jiilka casrigaa👏👏👏