Sidee ayuu doonayaa in loo Qaybsado Shiidaalka, Mulkiilaha leh beerta laga helay ceelka?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2022

ความคิดเห็น • 321

  • @ruunabdi7363
    @ruunabdi7363 ปีที่แล้ว +76

    MaanshAllaah ilaahay ha idiin barakeeyo sidii kii sucuudiga oo kale meel walba ka hela anigoo reer MUQDISHO waan idinla wadaagi farxada

    • @acacius9903
      @acacius9903 ปีที่แล้ว +5

      Thank you walaalo. May Allah protect you from the evil and their Al Shabab terrorists too. Ameen

    • @aminaali6892
      @aminaali6892 ปีที่แล้ว +2

      Masha allaah mahadsanid walaalo qaali ada farxaad ku noloow aamiin yaa raabii🤲🤲🤲🤲

    • @cumarnuux98
      @cumarnuux98 ปีที่แล้ว +2

      thnk u wll

    • @ashaadan809
      @ashaadan809 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah Allahumma barik, adna wax khayr qaba Allah haku siyo

    • @zumayaahmed9491
      @zumayaahmed9491 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah walaal ilaahay ha inoo rumeeyo soomaali soomaaliya isagaa leh

  • @ikk8851
    @ikk8851 ปีที่แล้ว +35

    Mulkiiluhu waa assal iimaan qaba nin baaxadle nin ilaahay laabtiisa buuxiyay eeshcalaa rijaal.Alle hakuu barakeeyo caafimaadka iyo iimaanka anoo waqooyi hargaysa ah waan kaa helay adeer. Markaaga horeba lillaahi baad ahayd

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah odayga fariidka ah ee imaanka leh, waa in laga farxiyo oo abaal gud la siiyo

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox ปีที่แล้ว +11

    Maashaa allaah ilaah haidiin barakeeyo kharkiisana ha idin waa fajiyo shartiisana ha idinka xijaabo aamiin

  • @arawelohd8025
    @arawelohd8025 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allha a week kaa horo xassan sheekh aya dadka uu dereniyaye oo laha I’ll provide waxay raba look now Allha give them great gift Mansha Allha ❤

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak ปีที่แล้ว +22

    inshalaaha ilaahay ha ka dhigo adkabaxdaan abaaraha

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waa nin aad u qiimo badan oo iimaanku qanjaha joogo dalkiisana jecel
    Shacabka reer somaliland markasta waxay muujiyaan iimaan fara badan sidii dadkii suuqa waaheen ka gubtay dhamaan allah bay u mahad celinayaa.😍💯💯

  • @user-horo
    @user-horo ปีที่แล้ว +11

    Mashalaa tabaarak alaa ilaahay ha ubarakeeyo amiin

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 ปีที่แล้ว +10

    Isgaa iska leh oo waa in laga iibsaddaa waayo Illaahay baa uga soo saaray.

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว +2

      isago BeertisaHaysta Ayaa Saami Laga Siinaya Waayo Tasa uga Faaido Badan

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 ปีที่แล้ว +11

    Waa deegan dad aan kibirsanayn oo wax qaybsiga yaqaan waa lagu faaiidi

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว +9

    Mashalllah Ader Allah haku xafido inshallah guuuuuuuuul somaliland

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 ปีที่แล้ว +12

    Wll sida loo qaybsanayo waxa ka horeysa waxan ma shidaalba mise maha, tas ka dib sidee lo soosaraya , qalabka lo bahan yay mid qiimihiisa aynu goynayno maha .
    Ilaahay sidii ficn ha inooga dhigo

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 ปีที่แล้ว

      Imaanka alle idanka qaad xaasidiin heego

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 ปีที่แล้ว +31

    Wa nin iimanku qanjaha jogo
    Wariyeyal wngsana sland
    Inkarbaa inagaga dhacday
    Ilahayna waxn inoga bayayaa inuu
    Celkan iyo kuwo kale oo badan oo
    Shidala inuu inogu deqo kuwii nabad
    Galiyo iyo sharaf ku horumar ha inogu
    Deqo insha allah

    • @karisiyotuutbaati4928
      @karisiyotuutbaati4928 ปีที่แล้ว +1

      Masha.alaah.alaha.barakeeyo.waxaan.urajeeynayaa.walaalkeen.inuu.helo.qeeyraka.uukahelay.dhulkiis.sicadaalada.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +10

    Somaliand rabibaa jecel

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 ปีที่แล้ว +10

    Masha'a Allaah, Illaahay shidaal how nooga dhigo , mid khayr u leh somaliland

  • @monagoth
    @monagoth ปีที่แล้ว +10

    Ninka beerta leh allah ha xafido, waa qof qalbi wacan.
    Dhamaan Dhulka waxaa iska leh dawlada somaliland: sharciga wadanka ayaa sidaa dhigaya. Qofku waxa uu leeyahay kaliya isticmaalka dhulka. Hadii qaranku dhulka u baahdo, qofka dhulka isticmaalka waxa uu leeyahay mag dhow buuxa. In la siiyo, dhul u dhigma dhulka uu isticmaalayay ama uu mulkiilaha la ahaa.

    • @mohadeeql
      @mohadeeql ปีที่แล้ว +1

      dakhliga Shidaalka Saami qaybsi baa loo kala helaa intaana ku dar

    • @thegent2716
      @thegent2716 ปีที่แล้ว

      Dhulka Ilaahay ayaa iska leh, dawladdu ma leh cid lakalena ma leh, bal hase ahaatee haddii ay dhab noqoto oo shidaal aad u badan laga helo waxa qasab noqonaysa in ninka beeta leh laga siiyo magdhaw buuxda sida aad sheegtay laakin si isku mid ah loogu qaybiyo muwaadin kasta oo la raacoasida Norway ay u maamusho shidaalka iyo gaasta ay soo saaraan.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +14

    Somaliland Dhiishiifakhrigay Jebisey …Oo Ilaahay xagiisalooga Gurmadey💓

    • @savage5833
      @savage5833 ปีที่แล้ว +1

      Allaha usiyaadiyo. anigoo wiliba reer muqdisha ayaa uhanbalyeenayo. intee koonfurta hurado waakaas waqooygi nabad beey sameesteen naxariisti Rabi neh weey heleen.

    • @ju5661
      @ju5661 ปีที่แล้ว

      @@savage5833 Allah baa nabada iyo colaadaba keena qofna masamaysato

  • @abshirahmed6895
    @abshirahmed6895 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah ilaahay haka dhigo shidaal la intifaacsado oo aan lagu fitnoobin

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 ปีที่แล้ว +18

    Manshallah tabarakallah, fadlan hadalka badan ka joojiya Iyo carbaka badan dhehana Manshallah . Duceeyana Allah haka dhigo wax aad inoogu kheyr badan ameen

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 ปีที่แล้ว

      DUCA IYO BARAKA ceelkas salaxleyyy

  • @asmaabdirahman9165
    @asmaabdirahman9165 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay mid khayr ino ah ha inoga dhigo

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว +20

    Laguma kala bixin ayuu yidhi waa shakhsi qalbi wanaagsan oo somalilander ah ilaahay wax aad dhiisha fakhriga lagu tuuro haka soo saaro!!

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah hashii maandeeq ee la sheegi jiray maantuun baynu haynaa waana wax ilaahay loogu mahad naqo

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo soconayaa Insha Allah ♥️

  • @zaxarlaabdirahman5067
    @zaxarlaabdirahman5067 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa qof wanaagsan oo iimaanku qanjaha joogo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 ปีที่แล้ว +1

    Allah wariyeeyaashu waa sun socota. Bal sida uu ninkan Imaankiisa qaba sida uu uqodqodeya ayaa wax laga yaqyaqsoodaa.

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox6075 ปีที่แล้ว +7

    Surveyada la sameeyo xogtooda dhabta ah la inamaba siiyo sidii turkigaba loogu odhan jirey gaas Kuma jirto bada madow illaa iyagu sahamiyeen oo ay heleen. Inaga awood aynu ku sahamino maba jirto laakiin illaahay baa odaygaa saalixa ah u diray isagoo ceel biyood waqaf ah qodaya.
    Illaahay ha Inoo barakeeyo dadka iyo dalkaba. Khayr la wada mahadiyona ha inooga dhigo.

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 ปีที่แล้ว +2

    Waa dadkii wanaagsanaa, Alle ha barakeeyo.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +3

    Riyadeeniba Inoorumowdey Alhamdulillah

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah alle ha'inooga dhigo mid aynu faqriga kaga baxno.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +3

    Ma dheera marka Beertayda Diamond
    Laga Helayo Coming Zoon Insha Allah🙏

  • @libaaxkaluumayste3158
    @libaaxkaluumayste3158 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa Allaah....

  • @osmanosmanali7537
    @osmanosmanali7537 ปีที่แล้ว +2

    Insha allaah wax badano barakeysan

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +2

    MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO HORUMAR WACAN GUULL GUULL SOMALILAND GUULL

  • @abdirahmanmahir3975
    @abdirahmanmahir3975 ปีที่แล้ว +4

    Manshalh inshalh dhiisha faqriga ayaynu tuuraynaaa

  • @maxamedsaleebaan3956
    @maxamedsaleebaan3956 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha inooga dhigo

  • @awm221
    @awm221 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani ปีที่แล้ว +2

    Reer sallaxley ilaahayba Hadyaad ku siiyey petrol Dawlaaduna waligeed wax ay tartay ma Jirto. 30 sano waxay ahaayeen Dad iyo Dhul laaga Qadiyey Waxtaarkii Dalka. ALLAHHA UU BARAKEEYO DEEGAANKA

    • @waxgaradmediachannel1298
      @waxgaradmediachannel1298 ปีที่แล้ว

      Iskaddaa haddalka cunfiga ah walina adoo ah gabadh berina hooYo noqon karta ummadna soo saari rabta subxamalah

  • @istahilabdi2722
    @istahilabdi2722 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ❤ ♥

  • @mustafemohamed1760
    @mustafemohamed1760 ปีที่แล้ว

    Allah hakuxifdiyo adeer m.a waa qof iimaan qaba

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj ปีที่แล้ว +1

    Masha'a Allah abti hambalyo

  • @hibomahamoudegeh3789
    @hibomahamoudegeh3789 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaaah waa nin qalbi wanagsan

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah 🥰

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarikallah

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 ปีที่แล้ว

    Habmalyo iyo duco from KG🇦🇿🇦🇿🇦🇿🥰💪🏻shidaal lagu liibaano allah ha idinkaga dhigo

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah fakhriga dhisha ayan turnay hada nu nahay reer sland

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha illahy mid khyr qab ha inoga dhigo insha'Allah

  • @asiaomar3841
    @asiaomar3841 ปีที่แล้ว

    MASHALL Dhul KENA NIMCAA FADHIDA INSHALLA HELNAY

  • @saidawad4435
    @saidawad4435 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa Nin iimaan qaba oo
    Iimaanku qanjaha joogo
    Maasha allah

  • @axmednaaji8206
    @axmednaaji8206 ปีที่แล้ว

    Msha alh

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 ปีที่แล้ว +2

    Ameen 🙌

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah waaba Ceel aad u dhow ee meel fog maba jiro shidaal kaniyee Aad Haloo ilaaliyo Ceelkan haduu yahay shidaal kolay astaamihii shidaalkaa ka muuqda ee

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +1

    Alle hadin siyaadiyo aamiin

  • @osmanosmanali7537
    @osmanosmanali7537 ปีที่แล้ว

    Insha allaah wax baraka badan

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah beri Somaliland waa UAE

  • @amsa1135
    @amsa1135 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaha Illaheye kher haa kaa dhigo waxa khiilafa illahey kama dhigo mid barako leeh raabi
    Haa dhigo kuu raasmeye oo aan
    Guudhan allaha haa kaa dhigo niinka
    Meeshe leeh waxa uu eegye niin imaan leeh

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว +2

    mashalla

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @Hasnktal
    @Hasnktal ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว

    مشاء الله تبارك الله

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว

    عبد جبار ماشاءالله تبارك

  • @milanomd989
    @milanomd989 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE ปีที่แล้ว

    Wooow masha Allah somaliand OK anaago ah waalalihin reer somali wax maNaga sindontan

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Mansha Allah guul alla

  • @calikhaan2792
    @calikhaan2792 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin qalbi wanaagsan oo aan damaaci ahayn. Isagu dhulka ayuu leeyahay se shidaalka ummadda Somaliland ayaa leh.

  • @awm221
    @awm221 ปีที่แล้ว +2

    Amiin Amiin Amiin

  • @mos1954
    @mos1954 ปีที่แล้ว

    Allah Dadka Maxuu Fakhri Indha tiray! Waxey doonayaan ayeey iskaga hadlaan, Hadaad ogaan lahaydeen inta uu jiro Ceel Qodistiis meydaan iska Ciyeen.

  • @lulahmedjama5292
    @lulahmedjama5292 ปีที่แล้ว +1

    🙏🙏🙏🙏🙏❤ mashalla

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 ปีที่แล้ว +1

    Mabruuk baan leeyahay walaalaheen reer Soomaliland shaqo ayaan idiin soo raadsan doonaa hadii eebe idmo

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 วันที่ผ่านมา

      Shaqada hada u doono shidaal baa la soo saaray. 🤣😂

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 ปีที่แล้ว

    Shirkad yeah la aamiin

  • @amiin8829
    @amiin8829 ปีที่แล้ว +2

    Shirkadahan sahamiyaa way ogyihiin inuu shidaal ku jiro lkn block kastaba dibay usii ibiyaan

  • @madarcali122
    @madarcali122 ปีที่แล้ว

    Ilahay mid khayr qaba haa inoga dhigo

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 ปีที่แล้ว

    M allah allow noo rumee

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +2

    War somalidu maanta WAA dad tabaryar aduunkina wuxu isku dilaya shidaal EE qarsada

  • @randomvide1
    @randomvide1 ปีที่แล้ว +3

    Yo Shell, BP, Chevron! Where u at?

  • @dejisnet6904
    @dejisnet6904 ปีที่แล้ว

    M.A waa aaaba Caaqil ah

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 ปีที่แล้ว

    Mulkiiluhu shiidaalka ma asaga ku shubtay wa hantida qaranka asaga in dhul kale la siyo un weeyan
    Macdanta caalamaka wa hanti qaran meel kasta halaga helo shakhsi shaqo kumalaha

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 ปีที่แล้ว +1

    ALLOW KA dhiig shidaal

  • @roisehony9718
    @roisehony9718 ปีที่แล้ว

    waa hanti qaran

  • @user-ko6hq2sf2s
    @user-ko6hq2sf2s ปีที่แล้ว

    asalamu calaykum waraxmatu laahi wabarakat dhagaysta dalka ma shacab aya xukuma mise dawlad dhulka korkiisa hoostisa iyo buraha dawlad aya xuknta waxii Donna halaga helo wariyashu waa munafiqin ninka dhulka leh dhul kale ay xaq u leeyahay in loogu badalo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 ปีที่แล้ว

    yaahuu imikaa Lacoste odeygaa

  • @warduush9399
    @warduush9399 ปีที่แล้ว

    alle wakugu mahad 🙏😭

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +1

    MMTV fadlan wariya iyo kuwo kaleba wan arkay wanan iidiinku xidhanahau. Fadlan xaga taclinta iyo wanaga dalka bear biila calaymuk

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 ปีที่แล้ว +3

    Laskiin waxaan la yaabay, qoladani wasarada biyuhu, markii hore miyayna sahaminin in ay meeshu biyo leedahay, iyo inta ay jiraan meesha biyaha ku jiraa, markaa meesha miyay iska qodayaan.

  • @maamomacaan3423
    @maamomacaan3423 ปีที่แล้ว +1

    Ceel waqaf buu dhahay Alle badal siiyay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 วันที่ผ่านมา

      Aaway hada shidaalka 😂🤣

  • @phoenixgaming7677
    @phoenixgaming7677 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa intaan ku haminaayay weeye alxm ilaahay ayaa mahad leh kana dhigo kuwii akhiro iyoaduun kaga faaidaysta

  • @khadarcaare2273
    @khadarcaare2273 ปีที่แล้ว +1

    MMtv sualaha aad waydinayso ninka berta shidalka waa khalaad waxaad ka radinaysaan muxu yahay fiidno meel any ku jiriin hakadoniina dalka ma Cadawbaad u tihiin islayaaba

  • @MHaashi
    @MHaashi ปีที่แล้ว

    Wareysiyada & booqashada lacag haka dhigo!

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha waxa ka aqoon badan odayga beerta iska leh

  • @ozmanbarud3750
    @ozmanbarud3750 ปีที่แล้ว

    Political stability ba ka hooreya

  • @kamalcabdi3839
    @kamalcabdi3839 ปีที่แล้ว

    Wa landhere cida gala ah War mesha inga lehe inaga eri somlilnta kle balaya wax la yelte

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 ปีที่แล้ว

    Dhiil faqri ma jirtee,dhulkeynnaan hoos u eegin,midda kale carabi maka shallaysay shidaalka mise horumar bey gaareen,wey ka qoomameeyeen

  • @samaroonwarrior7896
    @samaroonwarrior7896 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Betrol Somaliland

  • @Pettotheworld
    @Pettotheworld ปีที่แล้ว +1

    Kolay en garanayay inay Somaliland iyo magaloyinka somalida kLo dhan uu Ka buxo mrka intani Wa hordhicii ilahay haydinku garab gaLo

  • @luqmanmohamed6257
    @luqmanmohamed6257 ปีที่แล้ว

    Asc baha-dhamal sheegtay km uu u jiro Hargeyse waa qibladee?

    • @garaadmedia1
      @garaadmedia1 ปีที่แล้ว

      Salaxlay buu ka shisheeyaa

  • @aliaxmed4415
    @aliaxmed4415 ปีที่แล้ว

    Petry

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 ปีที่แล้ว

    Wa Ciid gubatay kulayl awgeed

  • @hassanhersi5760
    @hassanhersi5760 ปีที่แล้ว

    Dadku may qodanayn lkn Dowladda ayaa cell biyood u qodaysay deegaanka.....warku sifa u Yahya u sheega.