ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Maxamed Mukhtaar - Wasiirki hore ee Batroolka iyo Kheyraadka I London 03.01.2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 51

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 ปีที่แล้ว +5

    Wareysi cajiib ah weeye, xambaarsan xog muhiim ah, qaab qurux badanna loo duubay. Thanks Team HaNoolaato. 🇸🇴☝️

  • @24Sevendays
    @24Sevendays ปีที่แล้ว +2

    Shidaal buu Ka sheekeynayaa Somalia heshiis maaha. Waxaa laga sheekeynayaa waa riyo. Baarlamaan tuug ah yaa aaminaa.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +2

    Waa goorma ayuu ahaa
    Wixii ka dabeeyey dawladii ahayd sax

  • @saidhussein814
    @saidhussein814 ปีที่แล้ว

    Waa WASIIR aad u yaqaan cilmi fiicanna u leh (KHEYRAADKA) siiba, arrimaha Shidaalka Adduunka iyo Kan SOOMAALIYA...( Wasiir Buug ka qor Aqoontaadda). Mahadsanid.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah hanoolaato wadaadkaan waa diyaarsan yahay waxaana ka muuqato in uu diyaar u yahay in Somalia ay wax qabsato na fahamsan waxa uu ka hadlaayo thanks guys waan maqlijiray shidaal aa la baaray lkn maanta xoogaa yar ayaan faaiday aqoon la aan waa iftiin la aan

  • @tba2085
    @tba2085 ปีที่แล้ว +2

    Finally, Hanoolaato is becoming a learning and experience information sharing platform. Appreciated the remarkable work and leadership of Ayaanle and the competent Minister.
    Let me add few cents to the platform.
    1. The generic measurement of the country economic growth s GDP = C+I+ (Government revenue - Government Expenditure) + (Export - Import). This clearly indicates that both our trade and public balances are in deficit, we are consumers (which is imported) and modicum investments due to instability.
    2. To build sustainable development it's imperative to focus resource-based development and that is inclusive (wealth creation), shared prosperity, accountability and sustainable, as highlighted by the Minister.
    3. From our Somalia experiences, the focus was mainly engagements and negotiations with complex instruments without national vision, transparency and required competencies.
    What we need first and foremost is national consultation engagement (this is where Somali intellect blossoms and inclusive ideas and national development model (national identity) will be framed, resource-based industrialization and development compact. The focus may be Extractives, Agropastoral, Ocean and Green economy. This s just as an example. Green economy is critical to use the minerals parts to the assembly of renewable energy technologies and expand universal access to energy and build resilience and productivity. Let's not forget we are climate vulnerable country and entire Somalia is biodiversity hotspot.
    4. The shared vision will be followed: a) National mining policies and administration procedure. We need specific standard operating procedures (SOP); b) Geological and mineral information systems. This is national security, and we need to standardize the fragmented data and host into secure database. c) Human capital and institutional capabilities. This is crucial and we can learn from many African and Arab countries, moreover we need to attract and harness Somali experts around the world. We shall also revive both technical vocational schools and national university. We used to have prolific faculty of geology with brilliant Somali geologist dispersed around the world. d) Safety health and environment is paramount due to vulnerability and rich biodiversity of our land. e) Partnership and investment promotion. f) R&D and innovation to leapfrog new technologies. This will be given to our brilliant youth. ...
    5. 20 countries export crude oil in the continent. However, five countries dominate Algeria, Angola, Nigeria, Egypt and Libya, who between them account for over 80% of Africa’s oil production. Qatar, UAE and others benefited oil and gas industry with no human capital. We can learn from them. Norway model is human capital driven. The essence of development is Peace, and the essence of Peace is Justice, and the essence of justice is Identity. Our identity should be revived and rediscovered. Sheikh Aways articulated very well and other Scholar Somali scholars and leaders before and after him.
    6. Critical constraints and success factor is Governance. The essence of governance is lead and strike balance between the three endowments: resources, people, and institutions. “A young shepherd does not let his sheep sleep”.
    The civil war created a vacuum of leadership, hence warlords, clan-based regions, self-declared states, unrecognized "religious" groups, emerged, competing power; internal conflicts gave neighbouring states and others to influence and dictate the political economy and administration process of the country, while accelerating balkanization of the country.
    What shall reflect, thick and build our own governance system. Why we are the only country in the world that use clan-based system. Hence competent and talented Somalis are forced to leave and help other countries. Why we pretend to apply pseudo federal system that is not reflection of Somali identity that is based mobility to mitigate and adapt climate change.

    • @tba2085
      @tba2085 ปีที่แล้ว

      We shall reflect, think and build our own governance system. Why we are the only country in the world that use clan-based system. Hence competent and talented Somalis are forced to leave and help other countries. Why we pretend to apply pseudo federal system that is not reflection of Somali identity that is based mobility to mitigate and adapt climate change.

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว

      Good stuff 👏. However, I wish you wrote this comment in Somali so that the target audience could better understand it, which might help them make informed decisions to that end. 👍

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +3

    Mohamed muqtaar wa qabiir weyn Allaha Cimri dheer iyo caafimaad allaha siiyo waxaa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso walal

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme ปีที่แล้ว +1

    One of the best Somali minister in Somalia.

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 ปีที่แล้ว +4

    Walalow gob baa tahay waraysi loo baahnaa iga dheh

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 ปีที่แล้ว

    Wa sax siduu waziirka sheegay wa in bulshada wacyi galin loo sameyo intaan qabiil isku heysano inaan Ka hadalno arimaheena dhaqaalaha iyo wixii ilaahay nagu maneystay sidaan ula soo bixi laheyn

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyeed aynu ducaysano

  • @mawlemagan
    @mawlemagan ปีที่แล้ว +1

    Wasiirku waxyaalo badan uu ka hadlay waa dhabta ka jirta geyigeena.
    Waa nin aqoon fiican leh. Rabina ugu deeqay codkarnimo. Mashallah Alle ha dhowro. Balse, mid ayaa ka maqan Wasiirka taa soo ah in maanta Soomaalida laga helin experts field walba.

  • @abdulrashid9614
    @abdulrashid9614 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Hanoolaato wareysi badan oo wacan ayey qabatey so far. Allah kheyr iyo wanaag iyo isbadal iyo waanoyiin iyo waxtar hanooga dhigo….. Daacadnimada iyo future ka kuekaada walaalayaal - Hanoolaato.

  • @GareenMedia
    @GareenMedia ปีที่แล้ว

    Waraysi qurux badan....mahadsanid Hanoolaato & Ex. wasiirkeena.

  • @jdjjjfjd542
    @jdjjjfjd542 ปีที่แล้ว +2

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاتة

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallaah
    Waa doowlad xoog leheed laakiin
    Hogaan la,aan

  • @Qaali12
    @Qaali12 ปีที่แล้ว +1

    The best interview 🎉❤️❤️❤️

  • @Syfyany
    @Syfyany ปีที่แล้ว

    A successful interview. This person has valuable guiding evidence and a full understanding of the important aspects of what the Somali lands are good at. An important economic issue for the Somali people, so it should be benefited from by holding economic seminars and workshops.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว +2

    Heshiis siyasaded oo badrolka waxa la heli kara markii mamulada goboledyada dowladda kuwo la shaqeyo la aburto aad sameyso sida buntuand iyo jubbaland la keno rag shacabka u naxo an xujo jogto ah iyo jaleyfen wadin

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 ปีที่แล้ว +1

    Allow allow, tolow meesha heshiis po xaqqul qaljn lagu qaatey buu saxiixey wasiirkani madama wixi ku meel gaar la ahaa wasiirada batroolku saxiixan heshisyo ay xaqqul qalin ku helaan oo ay kala qeyb sadaan mamulkaas, marka somali laga waa wax dan guud ka shaqeeya dan gaara mooyaane, allah ba u maqan dadka& dalkanba

  • @michybitshuayi4309
    @michybitshuayi4309 ปีที่แล้ว

    Runta sheeg maxamed mukhtar macdanta marenkanka aa gurto oo diyaarado ku qaata

  • @zakariyamarci
    @zakariyamarci ปีที่แล้ว +1

    waxaan ogahay sadax shirkadood oo kabaari jirtay in aay xog hayaan waxaa kaloo muhim ah in uu jiro baritaan 3D oo hore loogu baaray xeebaha qaar aan kasoo shaqeeyay qaasatan

  • @hfm9834
    @hfm9834 ปีที่แล้ว

    Ha noolato heersare baa tahiin noolaada noolal wanagsan.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkan abtiga u ahaa wuxuu soo Bart ay sida shidaalka u shaqeeyo ama dhulka baaxsan oo ay shidaalka ku jiraan waxaa wadanka laga cayrsaday waqtigii dagaalka sokooye hadeer wuxuu ilaaliye ka yahay shoobing mallka ee mareeykanka soow qalbi jab ah

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 ปีที่แล้ว

    Imagine one veiw of this Guys words.. dawladai cidamada ahayn (wax macnalahaba Somali central government and the Somali young beautiful 🌷 girls to saudi and emarite ) the rest wax fican iyo waxkaleba yaridhi this episode

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 ปีที่แล้ว +1

    Soo noqodheh

  • @truthfully2277
    @truthfully2277 ปีที่แล้ว +2

    There are many Somali petroleum engineers in America and Europe with vast experience in the Oil and Gas industry. It’s lazy to suggest “Somalia doesn’t have industry professionals “ that can negotiate with international majors. It takes simple LinkedIn search to find competent professionals- the truth is the government loves selecting incompetent ministers.

    • @abdullahiomar1634
      @abdullahiomar1634 ปีที่แล้ว

      @Truthfully
      Whereas there could be Somali professionals in upstream petroleum elsewhere, what the former minister is saying is that there wasn't sufficient and relevant capacity in the ministry during his tenure. In any case, the competency required is at technical level staff where there could be recruitment challenge at that level due to unmeritorious staffing challenge that is not unique to the petroleum and mining ministry.

    • @bashirbarawi8771
      @bashirbarawi8771 ปีที่แล้ว

      السلام عليكم ورحمة الله Ma ogtihiin dad baa AAmin san in dadka ama jinsiga Somaliga ah uu san laheyn caqli dowlad lugu dhiso marka waxaa la sugaayaa waxaan imaaneynin

    • @joemac8787
      @joemac8787 ปีที่แล้ว

      There are but do they want to come? Will they accept the lower pay

  • @libanshuaib7611
    @libanshuaib7611 ปีที่แล้ว +1

    Dhibaatda siyaasiyiinta somalida iyo dadkii la dhibaateeyay inbadan waa ka hadashay lkn waxaa u badan deegaan qaar wax ka bedel

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 ปีที่แล้ว

    Runtii waan ka xumahay In ilaa hada Somalia shidaalkeyda aan la so saarin mida kale 5:36 10sano ee sosocdo waxaa laga yabaaa in ay aduunka shidaalka ka tagaan madaamo uu adunka tiknolajiyada xawaare sare ku socdo ma aqaano sawbta ay ilaa hada dadka ugu faidey la yihiin dadka masaakinta

  • @adarsiad3555
    @adarsiad3555 ปีที่แล้ว +1

    ❤🙏♥️

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +2

    Waan gartey ayaan le sodaa shidaalka somaalia malaga yaabaa in laga maarmo sida loo hadal hayo wakh tigan casriga ah ayaanle

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +1

    Sidee bay khalijku Ku xaliyeen shuruucda shidaalka daraasad buuxda ma Ka hayaay,

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 ปีที่แล้ว +1

    Ex wasiir waxa tiri somali haka faa'ideysato kheyraadka Alle siiyey,SHIDAALKA IYO KALUUMEYSIGA. 💯 waa runtaa Laakiin LAANDHEERAYAASHA waa GEELEEY 😂Geelka wax faa'iido maleh miyaa😂😂😂😂

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 ปีที่แล้ว

    Wan ku racsanahay waziirka xolahan waxaa leh somali oo dhan wa mishaakil hadii aan Ka hadli weyno ooy dhowr qof oo madax isku sheeg ah jeebka gashtaan waxaa nagu dheceeyso sidii Nigeria oo kale

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliya shidaalkeeda wuxuu soo baxayaa goor aan loo baahneeyn solar electric hydro Waxaas baa suuqa ka saaray shidaalka aad fileeysaan

    • @genmejor8451
      @genmejor8451 ปีที่แล้ว

      Shidaalka marna lagama maar mayo sxb

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 ปีที่แล้ว +1

    Baba what u tilling is not correct patroum history in Somalia bab waser this agreement was a temporary agreement of patroum well drilling

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 ปีที่แล้ว +2

    Kuwii shalay dumiyay qaranimadeena shidaalkii loo diiday aa hada dib loola hishiinaa 😂😂😂😂 oo maxay soomaali ku qaxday kuna baa ba day hadii aysan dhicin isla xisaabtan ka hor intaan lagu dhihin hadaan ku adoo saday ee hoo haraagaan 😂😂😂

  • @cawilahmed3898
    @cawilahmed3898 ปีที่แล้ว

    Awoowehey ayaa ka dhintey aabahey is na wuu kadhintey???????
    Aniguna Uma jeedo wiil keyguna
    In uu hele doono ma hubo Marka anagu malihin reer galbeed iyo carab ayaa ku fariistey bari hore

  • @24Sevendays
    @24Sevendays ปีที่แล้ว +2

    Somalidu waa wada munaafiqiin. Waala heshinaa wixii lagu heshiiyay la fulinaayo. Waa la heshiiyay wixii lagu heshiiyayna lama oga. Khayaali baa lagu jiraa. Siyaad Bare cancer ba uu Somali Ku beeray. Kaasana laga Bogdan waayey.

    • @icetay521
      @icetay521 ปีที่แล้ว

      Sayaad bare nin fiican buu a haa.
      Mudo 30 sano ku dhow uu dhintay.
      Walina raga somaliyeed qaladka siyaad bare ay saarayaan.
      Maanta oo lagu jiro 2023.
      Taarikhda somaliya mugdi ay ku jirtaa.
      Ninkaan ex wasiirka hadalkiisa waa
      Fiicanyahay. Waa in baarla maanku
      Xogta shicibka siiyaa.

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 ปีที่แล้ว

    Puntland ayaa wadankaan qas ku wada, oo haddii aan sidey rabto la yeelin waa qas iyo qub, markaa ha naga go'do ha na dhaafto.