“Abwaanno shiray oo jilib tagay ma jiraan…" Abwaaan Yuusuf Shaacir.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 467

  • @falisa576
    @falisa576 หลายเดือนก่อน +61

    Wa runtiis Argagixiso an Maraykan
    Iyo Yuhuud reer galbeed o dhan
    An ahayni ma jiro gaalo dhan baa
    Islaamka gumaadaya o ku soo duulay
    Aya argagixiso ah

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 หลายเดือนก่อน +6

      Sxb argagaxisadii kun qof halmaanlin muqdisho laku laayey 14 oktober 2017 wataas argagaxiso😨

    • @Abdurrhmanzaki
      @Abdurrhmanzaki หลายเดือนก่อน +7

      @@yussufismael6314 waa isla iyaga uun , hadayna iyagu kii qarxay ahayn maal iyo maskaxba iyagaa waday , wax qarsoonna maaha

    • @falisa576
      @falisa576 หลายเดือนก่อน +5

      @@yussufismael6314
      Nuclear bu ahaa ki dhacay 14 ki
      October ma waxay kula tahay inay
      Alshabaab gacanta ku sameyen.
      Ayagaa ka denbeeyey Maraykan iyo
      Xulufadiisa Joogta xalane.wad
      Aragti gaaban tahay

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 หลายเดือนก่อน

      ​@@yussufismael6314 marekan iyo yahuud kwrn

    • @abdifitahahmed9768
      @abdifitahahmed9768 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 หลายเดือนก่อน +22

    Waa Abwaan Caaqil ah waana markii ugu horreysay een arko AMA maqlo abwaan Yuusuf

    • @ansarimohamoud666
      @ansarimohamoud666 หลายเดือนก่อน

      Ninkaas dhagayso suugaantiisa wa ehlu sharaf

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 หลายเดือนก่อน +6

    Abwaanku waa qof aad u caqli badan Alle haku xafido Abwaan Yusuf

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 หลายเดือนก่อน +20

    Ilahay caqliga iyo caafimaadkaba cimrigaba ha kuu dheereyo abwaan yuusuf shaacir 😊🎉❤

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +6

    Asc maa shaa allaah ilaahoow khaatumada khayr noogu khatim 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mahadsayidisack844
    @mahadsayidisack844 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah
    Wallaahi warintii
    Caqligu hashaqeeyo
    Soomaaliyey dhamaanteena
    Madax iyo mijiba

  • @masudabdirahman7926
    @masudabdirahman7926 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah
    alah kubarakeyo abwaan

  • @maanproduction8628
    @maanproduction8628 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyaha aad ban ugu riyaaqay couse xogta abwanka isaga kaso saaraya shukran wll.

  • @MunaKuus
    @MunaKuus หลายเดือนก่อน +9

    Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran .
    Waxey dadka arkeyn baa isaga umuuqdee.
    Allow garaadkaaga kuu xifdi

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      Ma sax baa dadkan maqaaxiyaha iska fadhiya ee boqol boqolka loo qarxinayo baa u baahan culimo cadaysa! Somalia culimadoodu kama hadlin Alshabaab oo waa arin cusub ba! Masaajid lagu dilo dad tukanaya waxay u baahan tahay culimo inay war ka soo saarto! Wadaadkani waa Alshabaab! Itixaad, Salafiya Jadiida, Suufiya, Tabliiq, Islaax iyo culimada Somali oo dhan way isku raaceen inxiraafka Alshabaab, Sheek Xassaan Ła yiraahdno oo Nairobi jooga mooyaanee! Bal noo sheeg culimada Alshabaab! Ninkani waa Alshabaab!

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله تبارك الله

  • @user-jd9kt6gb4g
    @user-jd9kt6gb4g หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah mubaarak Abwaanku Wa abwaan Islaami ah

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 หลายเดือนก่อน +6

    Manshallah
    Yuusuf shaciir cardigan Allah haku baraakeyo

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 หลายเดือนก่อน +12

    I wish all Somali polotions can relate to what these poet is saying.

  • @yahyame111
    @yahyame111 หลายเดือนก่อน +7

    Alle ha barakeeyo abwaanka

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah. Abwaanka 100% waa ku raacsanahay siduu hadalka u dhigey.

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah หลายเดือนก่อน +1

    Allaha barakeeyo abwaanka

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi sida xaqiiqada ah buu sheegay waaba iga dhex hadlay isku argti baan nahay❤❤❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli หลายเดือนก่อน +7

    Abwaan, Sheikh, Macalin IYO Mujahid Ilaahay Boqray Oo Dhamays_tiran.
    Allah Haku xafido 🤲

  • @Sambalool
    @Sambalool หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-lh1jr8vk1j
    @user-lh1jr8vk1j หลายเดือนก่อน

    Masha allah WAA WAREYSI CAJIIB AH

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q หลายเดือนก่อน +3

    Well done

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 หลายเดือนก่อน +7

    Maashaa allaah abwaan allaah ha ku barakeeyo waxaad tahay indheer garad adugoo kale allaah ha badiyo soomaalina allaah quloobtooda ha mideeyo ❤

  • @CumarBarraawe
    @CumarBarraawe หลายเดือนก่อน +2

    Abwaankani waa mid wax garad ah caqli fayowna leh bulshadana wax wayn ayuu uhayaa waxaan leeyahay guulayso.

  • @AbdlazezMBouni
    @AbdlazezMBouni หลายเดือนก่อน +20

    Allah yacizak, yusuf shacir waa ninka ugu indheergaradsan dadka geeska africa ku nool ee la arko, sannadahn aan ku jirno, Allah ha xafido, fadlan siiwad tilmamahaaga si umaddani u bararugto.

    • @hassanoorsheikhabdikadir
      @hassanoorsheikhabdikadir หลายเดือนก่อน

      Adiga matahay?????

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @ismaaciilmaxamed6258
    @ismaaciilmaxamed6258 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaankan waa nin indheer garada ah oo allah ka cabsi ka muuqdo meelo badana farta ku fiiqay❤

  • @akaniadam8254
    @akaniadam8254 หลายเดือนก่อน +4

    Alshabaab miyad no xayaysiin shaacirow, hal daqiiqo 1000 qof oo muslima isku qarxiyeen

  • @legendruuzi612
    @legendruuzi612 หลายเดือนก่อน +3

    Abwan shaacir waa kaas difaacay shabaab. Waa socdaa asagana meel Ku qorta.

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน

    الله حفظكم الله

  • @abwaanmahaddeeqtotube4203
    @abwaanmahaddeeqtotube4203 28 วันที่ผ่านมา

    Allow barakee abwan yusuf shacir

  • @ConfusedBallet-ln6ff
    @ConfusedBallet-ln6ff หลายเดือนก่อน +5

    Abwaan yuusuf shaacir waa socdaa ma arkaysaan

  • @Engabokor9000
    @Engabokor9000 หลายเดือนก่อน +11

    Allow yaa somaali ubadiya dadka sidanookale ah waa aqoonyahan kaxishoonaya wixi foolxun kuna faanayaa wixi shrfaa
    Alha barakeeyo abwaanka alle dertiisbaan ujecelnahaay

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      Ma sax baa dadkan maqaaxiyaha iska fadhiya ee boqol boqolka loo qarxinayo baa u baahan culimo cadaysa! Somalia culimadoodu kama hadlin Alshabaab oo waa arin cusub ba! Masaajid lagu dilo dad tukanaya waxay u baahan tahay culimo inay war ka soo saarto! Wadaadkani waa Alshabaab! Itixaad, Salafiya Jadiida, Suufiya, Tabliiq, Islaax iyo culimada Somali oo dhan way isku raaceen inxiraafka Alshabaab, Sheek Xassaan Ła yiraahdno oo Nairobi jooga mooyaanee! Bal noo sheeg culimada Alshabaab! Ninkani waa Alshabaab!

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂❤❤ waaw walahi isku aragti banu nahay abwanka argagixiso waxan u aqan galo iyo wixi daba socda ee dhaqankoda qata

  • @abdirisakomar5388
    @abdirisakomar5388 หลายเดือนก่อน +7

    "Maanta cadow waa hal, meel dhexe oo la istaago ma jirto."

    • @AbdufataaxAbdulaahi
      @AbdufataaxAbdulaahi หลายเดือนก่อน

      Cid cadow igu ah ma jirto aan gaalo ahayn

    • @abdirisakomar5388
      @abdirisakomar5388 หลายเดือนก่อน

      @@AbdufataaxAbdulaahi meel dhexe ma jirto R to L ee waxa yar ayaa idin dhiman Soo baxa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน +1

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

    • @Sirad47
      @Sirad47 หลายเดือนก่อน

      ​@@Liiloowehorta wiilasha Hawiye ka qabso oo fadhiisi..markaad inta saxdo kuwa Isaaq waa lagula qaban. Lakin ku hogaaminaya kuwa maamulaya cidkastaa ku jirta xataa ajanabiaan soomaaliba ahayn baa ku jira.
      Lakin idinka soomaaliyeey Isaaq uunbaa idin muuqda.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf หลายเดือนก่อน

      ​@@Liilooweisaaq abwanadoodi intaad godod ku ridateen deedna dhaha shabab bay utageen boon yahay bila caqliga ah

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay caqliga iyo cilmigaba hakuu daayo

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      Ma sax baa dadkan maqaaxiyaha iska fadhiya ee boqol boqolka loo qarxinayo baa u baahan culimo cadaysa! Somalia culimadoodu kama hadlin Alshabaab oo waa arin cusub ba! Masaajid lagu dilo dad tukanaya waxay u baahan tahay culimo inay war ka soo saarto! Wadaadkani waa Alshabaab! Itixaad, Salafiya Jadiida, Suufiya, Tabliiq, Islaax iyo culimada Somali oo dhan way isku raaceen inxiraafka Alshabaab, Sheek Xassaan Ła yiraahdno oo Nairobi jooga mooyaanee! Bal noo sheeg culimada Alshabaab! Ninkani waa Alshabaab!

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 หลายเดือนก่อน +16

    Waan kutaageri jiray lkn waan kaala noqday shabaab yeey kujahaadayaan xamar gaalo maajogta

    • @shuabahmed5650
      @shuabahmed5650 หลายเดือนก่อน

      Runta ayuu sheegay wax aan heshiis ahen Somalia nabad kuma heleeso

    • @liivazza
      @liivazza หลายเดือนก่อน

      Waaba la yaabay wlh Fakarkiisa hadii eey Hargaysa iyo Burco dadkiisa ku xasuuqi lahaayeen sidaan uguma Tiiqtiiqsan laheyn! Bro Dagaalkaan argagixisada waaba mid qalbyaaldeysan oo xamar in lagu xasuqoo la Rabo.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

    • @Fikir-dheere
      @Fikir-dheere หลายเดือนก่อน

      Kuwa gaala raaca oo kitabkii Alle katageen oo murtadinta ahh

    • @abdiazizmohamed8125
      @abdiazizmohamed8125 หลายเดือนก่อน

      @@Fikir-dheerehargeisa ma diinbaa lagu xukumaa?

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s หลายเดือนก่อน

    Abwaan Allaah haku sharfo

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx หลายเดือนก่อน

    Masha alah waa abwaan somaaliyeed

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah หลายเดือนก่อน +1

    Waa abwaan soomaaliyeed

  • @saharasiciid-iq1oq
    @saharasiciid-iq1oq หลายเดือนก่อน

    Yusuf mahadsanid warun gaalada arga gixisa ah

  • @abdiazizmohamed8125
    @abdiazizmohamed8125 หลายเดือนก่อน

    Ma wax walba ogaa mase waa Alla yare!!! Acuudi billaahi kii saa yidhi Allaha ha u tawbad keeno

  • @AmeinMahamod
    @AmeinMahamod หลายเดือนก่อน

    Mansha allah abwaan qaaliya

  • @ducayzane
    @ducayzane หลายเดือนก่อน

    Maahmaahdaa ugu dambaysa ee 𝒃𝒂𝒌𝒂𝒚𝒍𝒐𝒘 𝒏𝒊𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝒃𝒖𝒓 waaan ku qoslay walhi waayo waa xaqiiq

  • @nasirhurun3520
    @nasirhurun3520 หลายเดือนก่อน

    Maansha akaah

  • @MaxamedNur-ct8zd
    @MaxamedNur-ct8zd หลายเดือนก่อน

    Wallahi waruntiisa argagaxiisada lagu sheego wa USA 🇺🇸 Israel 🇮🇱 io UK 🇬🇧 ii amiina odayga xaqiiqadu kahadlay

  • @muniibcade8335
    @muniibcade8335 หลายเดือนก่อน

    Wariyuhu waa very talented

  • @mahadsayidisack844
    @mahadsayidisack844 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Walaahi waa abwaan
    Dhameystiran OO umada
    Waxtar uleh alow Dhowr
    War wax aynukaqaadano

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 หลายเดือนก่อน +5

    Yusuf shaacir waa hanti qaran allaha kubarakeeyo

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 หลายเดือนก่อน +1

    Bari is badal nololeed oo dhaban iska arkayaa arsenal dawashadeeda iyo xanuunkeda ka shekaynteeda abwaankan ayuu alee isoo dhax mariyayay inan wax akhriyo xifdiyo waxna qorro isha allah

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z หลายเดือนก่อน +4

    Maashallah indheergarad Alle haku xifdiyo ❤

  • @hassanbishaarmustqbal5867
    @hassanbishaarmustqbal5867 หลายเดือนก่อน +1

    Run ma aha abwaanku wuxu Kusi jeeda khawaarishta bal u fiirsada waraysiga

  • @user-io8ig1yk2q
    @user-io8ig1yk2q หลายเดือนก่อน +1

    Allah ka cabsada abwaanka nabad galiya

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน

    Shabasb caadi ah oo iswareysanaya doqonimadooda iidoor

  • @user-no1nu1ch7d
    @user-no1nu1ch7d หลายเดือนก่อน

    abwaan yuusuf shaacir waa caaqil waa sheekh

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame หลายเดือนก่อน +3

    Yuusuf shaacir waa nin macquula

  • @Puntlader
    @Puntlader หลายเดือนก่อน +4

    Cadowga somalia 🇸🇴 wa argigixiso

    • @fahadmuuze
      @fahadmuuze หลายเดือนก่อน

      Maha kuwaas ee waa dhalyarayada sababtana adigu bal is weydi Mar wlba waad argta e😎

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +2

      ILAAHAY AYAA RUN SHEEGAY OO YIRI CADOWGA UMMADDA MUSLIM AH WAA GAALO, ADIGUNA BEEN AYAAD SHEEGTAY MARKAAD TIRI WAA ARGGAGIXISO.
      INLA ARGGAGIXIYO WAA SHAY WAAJIB AH

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      GAALADA IYO CAWAANKEEDA

    • @user-rm7os8ke8n
      @user-rm7os8ke8n หลายเดือนก่อน

      Warun wa argigixiso wana atmis iyo maraykan

    • @MunaKuus
      @MunaKuus หลายเดือนก่อน

      Waa run oo waa argagixisada mareykan iyo kuwii bariiska ka goostay caawa

  • @Beerdilaacshe14
    @Beerdilaacshe14 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis argagixiso waa yuhuuud iyo maraykan

  • @naaficmedia7588
    @naaficmedia7588 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @fadumoa1254
    @fadumoa1254 หลายเดือนก่อน +1

    Jihaad micnihiisu ma in bulshomuslin ah la baabiyaa,isaga ruuxiisa ayaa qasan Abwaanimo xaal ha qaadato.wuxuuba isku qasay caanahii iyo dhiigii,hayeey ABWAANKA SOMALI LAND

  • @harushhassan5248
    @harushhassan5248 หลายเดือนก่อน +10

    Abwaan suasha alshabab galgalasho badan ayaa ku jirto ma kala cado dhanka aad u raran tahay hadalo tiro badan ayaad waqtiga ku dhumisay,wariyaha sual muhiim aheyd oo ka hoos baxday jihad ayaad ku celcelisay ,alshabab ma jihad bay ku jiran in uu ku weydiyo ayay aheyd si hadalkaada inta aan la fahmin si loo fahmo

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 หลายเดือนก่อน

      Waa lakala shakiyay ayaa ii baxaysaa kkk

    • @Ozil10313
      @Ozil10313 หลายเดือนก่อน +1

      Shabab waxey jihad kula jirtaa cida dastuur gaaled ka ku xukunta iyo kuwa gaalada dalka kuso hogamiyey

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 หลายเดือนก่อน

      @@Liiloowe Isaaqu buruud waynaa oo burji waynaa, 4 kaliya laga qaylnaya, niyaw dalka waanu qabsan lshayn ee Hankayaga iska yar. Kkk 90% AS waa hawiye, madaxdu waa iyaga, dhulku waa dhulkiini, yaanay huuhaadu caqligaaga xukumin

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      @@Ozil10313 Islaamihii shaaha ku karsanayay Zoobe maxay ahaayeen ee Alshabaab isku qarxisay! Cajiib! Dastuur bay shaaha ku iibinayeen miyaa!

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan qaaliya

  • @SiciidAxmed-bn1su
    @SiciidAxmed-bn1su หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hadal nin wayn

  • @thewariah
    @thewariah หลายเดือนก่อน +2

    Hadhow buu jilib kasoo hadli doona😂

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 หลายเดือนก่อน +2

    Khawaariijtu dadkey xasuuqeen ee somaliyeed caruur ito dumarba lahaa ma gaalaa leysey...kan oo kalaa aduunka ku nool

  • @SomaliHabas
    @SomaliHabas หลายเดือนก่อน

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน

    Illaahay hakaa illaaliyo kuwa dadka iska xidja🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanleMacalin
    @AyaanleMacalin หลายเดือนก่อน

    Walhi Waa Aragti caafimad Qabta. Ale hakuxifdiyo

  • @Ahmedday
    @Ahmedday หลายเดือนก่อน

    Wlhi yuusuf shaacir wa nin caaqila jazaaka laah

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 หลายเดือนก่อน

    welldone abwaan sidaa ad u fekerasaa way yartahay cid wax u tabaysaa

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 หลายเดือนก่อน +1

    Alshabab iyo 🎉israel. Isu shaqo ayey hayan wax lokala qaadi magaran. Muslimin unbey xasuqan

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 หลายเดือนก่อน +2

    Aabahey yuusuf shaacir run sheeg ❤ xigmawi; wax garad

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 หลายเดือนก่อน +2

      Abshir cabdilahi mise abshir yusuf 😂😂😂😂

    • @abchirabdillahi3036
      @abchirabdillahi3036 หลายเดือนก่อน

      @@zakirboss143 i ma dhalin lkn wa sheekheyga

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 หลายเดือนก่อน

      @@abchirabdillahi3036 sax sax lk pro diin ahaan ma banaana ee eray kale adeegso

    • @abdulkadirismailyusuf
      @abdulkadirismailyusuf หลายเดือนก่อน +1

      Aabihii ku dhalay in aad inkirto maxaa kugu kalifaaya Subxanalaah war waxaasi waa Dambi ee Haku sirmin

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm หลายเดือนก่อน +3

    Abwaankani shandadiisii waa xidh xidhay illaa jilib 🏃‍➡️

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr หลายเดือนก่อน

      Ad iyo ad waxnse ka yabanahy waxa Abwaanadan tashkiliyay ee dabka ku shubaya

  • @salehelmi3927
    @salehelmi3927 หลายเดือนก่อน

    😎😎😎 Yousf shaacir aqoon buuxda 👍👍👍

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 หลายเดือนก่อน +3

    Caqliga odhanaya shabaab ma sheegi karo inay qaldanyiin iyo inkale
    Waxa odhan kara waa isla ayaga uun

    • @aqoonqaate8109
      @aqoonqaate8109 หลายเดือนก่อน

      Isagu wadaad maaha, waa khalad iyo sax, diinta ayaa sheegi karta, haduu dhaho waa khalad ama sax waa in uu la yimaadaa, emotional looma baahna

  • @Afguduud
    @Afguduud หลายเดือนก่อน +2

    Weriyuhu waa wiil Yar Ee waraysigan Nin weyn oo Dunida Fahansan Baa ku Fiicnaa, xataa Af-soomaaliga inuu iska Hagaajiyo kula Talin lahaa waayo jinni-boqor buu Akhrin kari la'yahayba.
    Tan kale Abwaanku Waa Nin soomaali ah Uu Quman Si Togana U Hadlay Qofkii Hadalka Nuxurkiisa Fahmaya wuu Fahmayaa Maangaabku lkn Ha iska Caytamaan Cay Meelna Ma Buuxisee.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 หลายเดือนก่อน +4

    Abwaanku waa taageero buuxa oo Arsenal ah 😂😂😂 Sababtoo ah maanso kaste oo uu tiriyaba wuu soo qaata.

    • @cabdinuurm.xareed1084
      @cabdinuurm.xareed1084 หลายเดือนก่อน

      My ee adi ayafikir kle kaa dhexguxaya iyo wuxukadigayay

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 หลายเดือนก่อน

      @@cabdinuurm.xareed1084 ma jirto waxsi ee odhayga u fiirso

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o หลายเดือนก่อน +1

    Waaa nin wayn oo aragti dheer

  • @cammaxali6351
    @cammaxali6351 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nasiib darro in abwaanku qiri la’ yahay in Al shabaab argagisixo yihiin. Ayada oo la ogyahay waxa ay ku hayaan dadka soomaalida ah.

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanka daaya somaliyey

  • @afg6417
    @afg6417 หลายเดือนก่อน +3

    Malaha isna Jilib buu u SocdAA😢

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 หลายเดือนก่อน +5

    Other Abwaan nageeye from hargeysa soon in Jilib weeye kan usoofiirsada😂

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 หลายเดือนก่อน

      Warayisaga Ma dhamaysatay??😂soomaali fudayd ayaan ku nacay

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaamus

    • @AbdufataaxAbdulaahi
      @AbdufataaxAbdulaahi หลายเดือนก่อน

      Jilib waa magaalo somaaliyeed

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 หลายเดือนก่อน +1

      @@AbdufataaxAbdulaahi hada wa xarun Khawaarij argagixiso oo 🇸🇴umada somaaliyeed laku gumaado insha allah Halyeey Xasan sh birmade dalxoreye ayaa haraadiga Khawaarijta ka sifeyni koldhow insha allah

    • @MunaKuus
      @MunaKuus หลายเดือนก่อน

      ​@@yussufismael63142 sano wiilal waa dhameeyee aaway dhulki la xoreeyay? Xarardheere kow iyo kun sow uma ahan

  • @hodancadeey9866
    @hodancadeey9866 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaane fikirkaagu wa mid fiican hadalkaaduna waxaa iga muuqata inaad aqoon badan leedahay balse alshabab inaysan diin iyo bani aadanimo midna lahayn wa cadahay culumana uma baahna waayo in dad masaakiino oon hubaysnay qarax la dhaxkeene lagu qarxiyo diin iyo jihaad maahane wa bahalnimo cad waxba yaanan qiil loo yeelin

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 หลายเดือนก่อน +2

    Abwanku wa runtis argagiso wa rer galbeedka xamaas iskugu tegey e hadana guul ka gaadhi kuwa xasuuqey in ka badan 34000 o qof e barakiciyey laba million o qof e dumiyey magaaladi ay ku noolayen dadka intas le'eg kuwasa ku sifobey atgagixiso.😢😢😢

  • @alqaadiishureih7154
    @alqaadiishureih7154 หลายเดือนก่อน

    Waa abwaan aragti diineed oo togan mid dhaqanba alle ku manaystay m.sh

    • @am.b5688
      @am.b5688 หลายเดือนก่อน

      Ma sax baa dadkan maqaaxiyaha iska fadhiya ee boqol boqolka loo qarxinayo baa u baahan culimo cadaysa! Somalia culimadoodu kama hadlin Alshabaab oo waa arin cusub ba! Masaajid lagu dilo dad tukanaya waxay u baahan tahay culimo inay war ka soo saarto! Wadaadkani waa Alshabaab! Itixaad, Salafiya Jadiida, Suufiya, Tabliiq, Islaax iyo culimada Somali oo dhan way isku raaceen inxiraafka Alshabaab, Sheek Xassaan Ła yiraahdno oo Nairobi jooga mooyaanee! Bal noo sheeg culimada Alshabaab! Ninkani waa Alshabaab!

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm หลายเดือนก่อน

    Sax sax aabo

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen1293 หลายเดือนก่อน +20

    اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
    اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน

      waar wuxu muxu soo qoray ma carab aya farta galisay ????????? from saylac

    • @osmanrashidomar8703
      @osmanrashidomar8703 หลายเดือนก่อน

      Amiiiiin 🤲🤲🤲🤲

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @shaafimuhudin6004
    @shaafimuhudin6004 หลายเดือนก่อน

    Waxa somaliya ka socda waa jihaad iyo mar kale Shabaab wax laga weydiiye culumada ayaa ka jawabeyso halkaa wariyaha ayeey aheed inuu Su'aalaha is dhaafka ah Abwanka ku qabto lkn wariyihii dhamaba waa yahay iyo waar gartay iyo haye ayuu uga baxay wareysigii.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf waa soomaali sax ah oo damiirkiisu noolyahay

  • @AbdirizakMFarah
    @AbdirizakMFarah หลายเดือนก่อน +7

    Waa ayaan daro abwaan inaad afkaaga kadhowrto shabaab inay argagixiso yihiin mana lamid ahan maxkamadihii ama ahlusunna wal jamaaca waa cadow koonfurta somalia lagu saladay.

  • @jabriilwadani457
    @jabriilwadani457 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaanka suasha Khawaarijta wa ku Raftay Waxad moda inu hal dhinac uscdo oo uu Difaacayo abwanada mida kale Jihaad miyay ku jiraan shabaab

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 หลายเดือนก่อน +2

    Qof aan kala aqoon in Alshabab saxan yihiin iyo in ay qaldanyihiin waa qof aan la socon waa qiciga jira ama ku farxansan waxay samaymaynaaan laakinn aan is muujin karin

  • @abdikariinaxmed2727
    @abdikariinaxmed2727 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Yuusuf shaacir waa gob garaad iyo garasho u saaxiib ah

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k หลายเดือนก่อน

    Waa sax wax aadan aqoon ulahayn lama dhax dabaasho, abwaanku waa runtiis,,

  • @ice-cold4342
    @ice-cold4342 11 วันที่ผ่านมา

    Why is it so hard for the man to condemn the cannibals

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle หลายเดือนก่อน +1

    Yuusuf Shaacir ama waa is yeeyeelayaa ama aragtida Shabaabka wadba ugu ma billowna. Yuusufow Shabaab dowladda koonfurta ka dhisan bis cadow kuma ah ee Somalilandta aad joogto xitaa cadow ayay ku yihiin.

  • @abdirizakali766
    @abdirizakali766 หลายเดือนก่อน +1

    Qaraxii hairgeisa 2008 Dadkii ku dhintay ma gaalo ayee ahaayen al Shabaab qarxiye hadase Somaliland gaalo u taqaan AS cali dheere si aan gambasho laheyn bu u dhahy maamulka ashahaaado la dirir Somaliland warbaahita andulus si toos bey idin gaaleysiisa waxey dhahdaan maamulka Daaqudka ah o Ethiopia u shaqeeyo Nin ku gaaleysiisay oo meel u kuso maro la baad taageysaa ogoowna hada axmed diiriye waxa u diiyarye unugyo amniyaan ah o Somaliland ka howl gasho wa koox yar o dadka isku dhex qarin doonta kadibka bistoolad ku laayn doonta markaas war kle ka sugeynaa

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 หลายเดือนก่อน

    Argagixisada ugu wayni waa yuhuud iyo maraykanka.

  • @artann7833
    @artann7833 หลายเดือนก่อน

    Ninkan legend wye aragagixiso marekan iyo israil ka weyn maba jiran🤝