ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wararkii u Danbeeyey Axmed Ismaaciil Samatar oo Ka hadhay Doorashadii Somaliland & Khaatumo oo uu la

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน +11

    Guul Somaliland ❤

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t หลายเดือนก่อน +2

    Futadaada ayaa ku khabtay xaaranyahy ilaahay baa naga kaa abtay Xamar waa yaad kasoo tartanty ee Hal cod ayaad kasoo heshay
    Doorashadii Waadigii kasoo cararay ee afkaaga hayso qudhunyjow Guul soomalilaan❤❤❤💪💪💪💪💪

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 หลายเดือนก่อน

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuuul somaliland

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน +2

    allaha bless muslim children's there family

  • @maxamedbuur2197
    @maxamedbuur2197 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +4

    Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน +2

    Ina samatar.isagaa hoos isku dhigay Wlee

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน +2

    Number one ❤

  • @sulaimanmuhamud5028
    @sulaimanmuhamud5028 หลายเดือนก่อน +2

    Mahamed aadan inader waan ku salamay ila 2010 ciyaalaga waxan geeye 3 meelood oo qolad lacagta ku doonat diinata baan geeye kii ugu daneeyey haeeysa buu ku yaal oo 3sano markuu lacagta iga gurayey 360$buu igu yidhi inaankagu cano ma yaqan oo waan ka xidgay waxbashad aniguan inader waxan is lag dalkag gee oo swedan baan ka keenay inader waxaa i hoday xaysi aan warbahita ka dhegaysat Waxii aad adigu aad ka heli lahayd aniga ku soo diraye kuwaa waa warka soo daa lkn iskuul quran lagu bartaa ma jiro e dacay igam ah waan ahay xaji kalaf mahamud

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +1

    Asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkaqoonsigii oo geediya yaa yimid🫵

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 หลายเดือนก่อน +1

    Samatar wax afka kawayn uun haku hadlo wuu fakan baaban islahaa sidii Dawdar iska joog meeshaada dheh somaliana hal cod ayay kuu haysaa

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg หลายเดือนก่อน

    Mid faqsh ah oiskadhigaya taar tv ayajira

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

    Dowlade konfur oo isku yascdeey 😂😂😂😂

  • @MustafaCabdilahi
    @MustafaCabdilahi หลายเดือนก่อน

    Muxuu dirir

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 หลายเดือนก่อน +1

    Tawtawle mashruuc kusoo qaatay eray bixinta KOONFURTA

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    ina samter sida ccotholic buu gacanta u taga weligiin ma waydiiseen diintiisa waa oday u gubtay sidii kuwaa bila imankee asaqaqan awelba cadowga Somaliland buu sodon sano aha han wayna ma wuxu doonayaay inuu heelo xukunka isago aha cadowgeena sodan sano sow yaab maha Allah baa jecel Somaliland cadow walaba ka badabdiyaa imisa cadawe Allah naga qabatay sida fowsiya xasji adan oo xusbi lahayd sida xagalo toosiye sida catoosh sida ina samater dhaman umadena ma ahayn iyo qaar kale badan wadankan in ALlah wax la rabo sidas ku gartaa guul Somaliland h a guunuuso cadowga who cares

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xw2tu9dp7p
    @user-xw2tu9dp7p หลายเดือนก่อน

    Warka madaxdiisa waa mihiim xayeeysinta talo walalnio

  • @mmogiire203
    @mmogiire203 หลายเดือนก่อน +1

    Trump waa dhaawac

  • @xasankhadar5145
    @xasankhadar5145 หลายเดือนก่อน

    LAANGAAB NIMADU DHIBKAASAY LEEDAHAY WUU OGYAHAY INAAN TOLKII NUMBARKOODU DHAAFAYN 20000 OO QOF MARKII MADAXWEYNAHU YIDHI SAWIRKA INDHAHA AYAA LAGU GELAYAA SAWIRKA INDHAHA USKAG

  • @FadxiyaDaahir-dc9co
    @FadxiyaDaahir-dc9co หลายเดือนก่อน

    Xamar miyaa kutaqanaaba waadigii 2 cod kahelay s/ land ayad wax ku noqotay awoowo

  • @hashim4226
    @hashim4226 หลายเดือนก่อน

    Yaa doc-ka-yeerkan , Axmad Ismaciil Samatar, la taliya maxaa yeelay bad aanu ka dabaalan karin ayuu la galay madax iyo lugo. Hadalada uu
    jeediyay waxay ka dhigan yihiin DANBI uu u mutaysday in maxkamad la hor keeno.

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale dib danbe waxba lagaama dhageysan doono beenaale mise qabyaalad ayaa qaadey

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 หลายเดือนก่อน

    Waxani beenbadanaa. Xaguu ku yidhi qoriga qaata oo wax iska celiya

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg หลายเดือนก่อน

    Rffg

  • @abdiazizmohamedkher5887
    @abdiazizmohamedkher5887 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waramaya waxaan kula talin lahaa hadaad war soo gudbinayso ku soo gudbi afsomaliga asluubaysan oo ah hadalka saxaafada.
    Hada hadalkaagu waa ciyaalasuuqnimo ereyo aan asluubta iyo afka somaliga ka hor imanaya ayaad ku hadlaysaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน

    LOOSER KII WAXA UU RABO UHAGE WEYDO SOMALILAND KUU WASHA

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน

    Muuse difaacii dalka wuu dayacay waana ceebeeyay intuu cadawga suubaa salaaxayay ayuu dalkii bahdilay