ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มิ.ย. 2023
  • WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
    #subscribe #hbnonlinetv #hbntv #mowliidhajiabdi #MowliidXajiCabdi
    👉 / hbnonline
    👉 / hbnonline
    👉 / mowliidhbntv
    👉www.hbnonlinet...

ความคิดเห็น • 305

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 ปีที่แล้ว +21

    Hambalyo masha Allah! Waa runtaa professor Dalkeena Somalia Shidaal wuu ku jiraa wuuna ka buuxaa masha Allah.
    Allah wadankeena nabad ha inooga dhigo aamiin.❤🙏💯

  • @Fayeey920
    @Fayeey920 ปีที่แล้ว +23

    Allaha nasiiyo madaxweyne sida erdogan oo kale ah oo dalkiisa iyo dadkiisa u naxariista oo horumar gaarsiiya, anagana hadaan Soomaali nahay qabiilka iyo nacaybka dhexdeena Allaha ka saaro si aan danteena u aqoonsano. Aamiin ya Allah

  • @muslimmiskiin-alle146
    @muslimmiskiin-alle146 ปีที่แล้ว +14

    Runtii waa maqaal dareen taabad leh
    Waxa aan ka baryayaa Allah SWT inagu manaystay nimcadaas in uu ina garansiiyo sidii aynu u manaafacaadsan lahayn
    Waad mahadsantiin idinkuna
    Ustaad Mowlid Haji Abdi
    Iyo
    Maxamed Maxamuud Cadde

  • @percyacc-qe7yo
    @percyacc-qe7yo ปีที่แล้ว +7

    Illaahow keydkaas noo ilaali oo gacanta ha ugalin cadowgaada, ciday doontaba ha haatee, macal somali ha ahaadaan. ameen

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin Rabiyoow

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +3

      Waa duco aad uwanagsan,
      Ilahay Hogaan kheyr qaba oo ilahaygooda yaqaana hanoogu dhiibo

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 ปีที่แล้ว +3

    Somalia cid meel dhigtay ma jirto ee ayaga is dhigay waxe na jacel yihin ine tuugsadan qaxooti noqtan waxa na u sabab ah qabiilka ee qabyalada dishay carabta waa qabiilo hadane waa nool yihin somalia waxe heesado wadan isku hesto ma jiran lakin somalia marka firiyay dalkan waxa mesha dhigay dadkan ka so jeedo punland iyo dadla waqooyila ka imaday sababto ah waa dad aad iyo aad qabyalada loku tarbiyeyo guriyaha moku bara waxa arkesa cunug yar oo jiro 3 sano qabyalada ku weyn tahay marka inte qabyaladas jirto dalkan shidal hadii la so saaro xata wee isku dilayan inte dhahayan anago reer hebel wax soco mayan aniga waxa qaba madaxweyne dalkan qabto xabsi weyn ha suubiyo odayasha qab qabmayasha ha loku guro kadib kii qabiil laka maqlo hala galiyo dadka halaka dhigo shaqo waxi ka so haro ne coqaab

  • @ilyaascumar360
    @ilyaascumar360 ปีที่แล้ว +13

    Allaa mahada leh madaxdena ayaa dhibatadan no hor seday ilaah culeskan hanaga dolqado 😢😢

    • @abdiraxmaanabshir648
      @abdiraxmaanabshir648 ปีที่แล้ว +2

      Masha allh

    • @Inasaid56336
      @Inasaid56336 ปีที่แล้ว

      Illahay majiro ee nolosha horumar kagaad waxba illahay intaas sugaysid inay saacadu kaa dicin

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 ปีที่แล้ว +1

      @@Inasaid56336 Ilaahay wuu jiraa waana Allaha ku abuuray , baadh calaamadaha ku tusaya jiritaanka Allah .Allow naga badbaadi kaafirnimo.aamin

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Inasaid56336ilaahy haku soo hanuunsho, nocaago miiran ayaa nagu dhex jiran Somalinimo nala sheeganaya, Ummadana fasahaad iyo Galnimo ugu yeeraya,
      ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Mowduuc Aad inoo Farxad Gelinaayo Baa Soo Bandhigteen Aad ba u Mahadsantihiin Almiino usbuucii Mar Markoo Sidaan Niyada Noogu Dhisa

    • @mohameddakane730
      @mohameddakane730 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂 wa runta wll

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว

      Hhhhh,
      Ilahay diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah waa war wanagsan mahadsanidin
    Somaliyey an isku tashanto oo allaah cafis waydisano inuu ina siiyo madax daacad dadka Iyo dalka u ah oo maslaxadooda ku kobnayn amiin yarabi🤲🙏

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er ปีที่แล้ว +24

    Asc walaliyal waad kumahadsantihin ee waxaan leeyahay soomaaliyey waxaa layiri biyo sacbadaada looga oonbaxaa ee kaca oo fidhiga kakaca ee ha aaminina kuwaan idin dhahaya waan idin caawineyna oo idin lugooynaya oo dadkeena iskudirey oo iskudhameyey dadkeena Allah hanagaqabto mahadsanidiin

  • @Alon_404
    @Alon_404 ปีที่แล้ว +16

    somaliya waytooeseysaa hadii laga taqluso Dimuqraadiyada iyo Dastuurka oo nagalula dhaqo kitaabka sharecada islaamka qaaano .
    cid kaqabta dood majirto .

    • @user-nh8zv2lw5w
      @user-nh8zv2lw5w ปีที่แล้ว +3

      Tasaah Run ah ila aay Riyada kabaxan oo ay dariqa islamka isku mamulaan indho la aan tasey kujirayan

    • @Dark-th4fg
      @Dark-th4fg ปีที่แล้ว +2

      waxay shegan tariqyahanadu in somaliya waligeed aysan caabudin sanam oo gaaloobin
      Maantane ayaan xumo 😪Democracy oo ann shaqo kulaheen bee qoorta noogeliyeen anagoo 100% muslimiin ah 😔
      wallee way hoogeen kuwii noodooray democracy maanta halkaan ayadaa somali dhigtay laakin warbahimada iyo waxgaradka mashegayan sababta somali maanta halkaan dhigtay

    • @malmohamud1465
      @malmohamud1465 ปีที่แล้ว

      Noo haduba dagaal sokeeya bilowdaye irir shemale iyo daarood ah oo waliba dulmiga isku dawanayane somali maryooley ilaahey caqliga idin ka qaad oo horta dulmiga iska daaya subhanalah oo aad meel walba ka wadaan

  • @faisalkarsey7666
    @faisalkarsey7666 ปีที่แล้ว +2

    MasAllah i knew SOMALI is the richest country in world we had a longest coastline in Africa , agricultural , cattle & huge mineral resources

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว +2

    Waa Run Soomaalidu Waa Hodan Se Hogaan Xumo & Maamul Xumo Ayaa Halkaas Dhigay Alloow Ur U Bixi.

  • @user-io1kl7os2u
    @user-io1kl7os2u ปีที่แล้ว +1

    Dhulka soomaaliya wa Qani wa
    BARWAAQO . HAWADEEDU BARWAAQO WEBIYADU WA BARWAAQO BADEENU WA BARWAAQO ❤❤❤❤ LAAKIIN MADAX MALEEH ❤❤❤❤2023

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +1

    #SomaaliWeyn
    Allow Dalkeena Soomaliyeed Noo Barakee, Ummadana Noo midee, Diintoodanna Fahamsii, Xaqana Nawaafaji Dhamaanteen Rabiyoow,
    Aamiin.
    Allow naga yeel kuwii Kheyraadkaa ku maneysatey kafaaideysta oo lasoo baxa, sidaad raali uga tahayna ugu dhaqma uguna adeegsada

  • @AhmedAbdi-ro1zd
    @AhmedAbdi-ro1zd ปีที่แล้ว +1

    Alloow noo aqbal ustaad maxamdoow ducadaada aamiin

  • @baashehasan5569
    @baashehasan5569 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayan idiin salaamay hbn m, m cade shugran xog qaaliya ayad na siisay.
    Ilaahay soomali havwaafajiyo caqligii ka faa,idaysan lahaa

  • @alih8948
    @alih8948 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku mahadsantihiiin barmaamijkaaan qiimaha badan oon rajaynayo in ogaalka ummada sare u qaadi doono

  • @ismailosman9671
    @ismailosman9671 ปีที่แล้ว +4

    Asc magaceygu wa ismail osman waxan joga Minneapolis tankale hada ayan dhib ku qabna 4.5 hadii shidaal la soo saaro waxii dhici doonta kabtey ma ragtey marka waa ragyigeyga umadan somaliyeed hogamiye dad iyo dalka wax u qabta Ilaah u sahlo aamiin qabiil waa laga daaley qeyr u rajeyna umadey somaliyeed

    • @ahmedhaibe1756
      @ahmedhaibe1756 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll Ismail osman.
      Shidaalka,waxa ka horeeya hogaan aragti iyo amaano leh.

  • @lambaryuduf5932
    @lambaryuduf5932 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland hala taageero markaa somali da kalana waxay ficil gali doonaa markay arkan heerka ay gadhay Somaliland ayay ficil isku dayi doonan ilayn somali xin iyo xaasid nimo ayay ku nool yihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dhaabe7538
      @dhaabe7538 ปีที่แล้ว +1

      Nuucas maa tahay hhhh

    • @cabdicali7327
      @cabdicali7327 ปีที่แล้ว +1

      Hormar hadiu la dhaho migdisho waa idinkaga horeysaa amni Lee heesaa waana xasan xaliyay eee gobolda Lee wax la qeebsaneysaa

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว

      @@cabdicali7327 lkn shidaalka badanaa ssc uuka buuxaa waana qwawooyi somalilga sidee ugusoo xadnaa ileen reer waqooyi inama jecla

    • @abdicaweli9214
      @abdicaweli9214 ปีที่แล้ว +1

      Failed state faanka darod waa haawo been ah gaal dalgalka😂😂 😂😂😂

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdicali7327ma muqdisho oo siyaad barre horimariyay soomaali oo dhana intay hantidodi ka dhisteen oo dhigeen markii dagaalku dhacayna dadka guryahoodi hantadoodi beerahoodi la dhacay iyo hargaysa oo gabaigeedaba dhulka la dhigay baad simaysaa soomaliya oo aduunka dhami caawiyo iyo somaliland oo an aqoonsi haysan waxeeda kabkabtay bad is barbar dhigaysaa anaga yaab aragnay

  • @mustafexaashi6696
    @mustafexaashi6696 ปีที่แล้ว +2

    Asc hbn maxamuud iyo mawliid barnaamijkan khayr allah haydinka siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 ปีที่แล้ว +1

    1. Waxa ku hogaamiya madaxdaada tuuga ah, oo wadankaba gadanaaya haddii waxoogaa lacag ah la siiyo.
    2. Waxa kuu raacda adiga oo aad laguu necebyahay, sobobtuna ay tahay goobta aad deggantahay oo ah qobcadaha ugu muhiimsan aduunyada.😊

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc ปีที่แล้ว +2

    Guul & gobanimo insha Allah guul isalamaka guul isalamaka guul isalamaka guul madaxweyanaha Umada isalamaka guul isalamaka guul isalamaka guul isalamaka guul & gobanimo insha Allah

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb ปีที่แล้ว +6

    Ku saliya rasuulka❤

  • @muxudiinhassan8768
    @muxudiinhassan8768 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah dadka ka faideysta allah naga dhigo

  • @AwilOsman-uh9jj
    @AwilOsman-uh9jj ปีที่แล้ว

    Ilaahay swt ha mideeyo walaalahena somaliyed meelkastey joogtan waxaa halkaa dhigey waa qabyaled ilaahay quluubta jacayl naxaristo heyskin geliyo madax hagaagsanna ilaahay wadanka ha nagu dhibo ameen yaa rabi

  • @MaxamedCabdi-yj7lj
    @MaxamedCabdi-yj7lj ปีที่แล้ว +6

    No one able to drill oil untill the born president arrived

    • @hangoolhaaji9358
      @hangoolhaaji9358 ปีที่แล้ว

      Nonsense think again and again you will get the truth

    • @mahadowomar-pt3gq
      @mahadowomar-pt3gq ปีที่แล้ว

      ​@@hangoolhaaji9358the so called "born president" what does he mean

  • @gadhleibrahim5259
    @gadhleibrahim5259 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay somali marku inaga Dhigayey imtixaan uu inoo dhameenayey
    33 years bilaa Horumar ah Oo ilaa Hada meel loo socda la Garanayn

    • @clqaniaxmed1191
      @clqaniaxmed1191 ปีที่แล้ว

      Wllo runtii waad iga qoslisay maadama aad niyad ka hadlashay oo aanad keliya ku dhawaaqaynin uun.Arrinka sxb waa xaqiiqo.

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 ปีที่แล้ว +3

    Kheyraadka dalka kujira lasoo bixisteedu waxaa kahoreeya siyaasad degan is fahan dhan walba ah ineey dowladu sameeyso si xal loogaaro! Nabadeey

  • @universeboy6304
    @universeboy6304 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland bariga iyo bada ayuu ka buuxaa tusale ahaan berbera ilaa maydh 30 billion foosto oil ayay shirkad Norway ahi ka heshay xaga bada

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 ปีที่แล้ว

      Somaliya ma awoda hee inay la baxdo😂

    • @universeboy6304
      @universeboy6304 ปีที่แล้ว +2

      @@zuhaip9985 may ma awoodo inay la baxdo runtaa sidaasa somaliland iyadoo lasoo baxdo mooyaane somalia awood u ma laha inay u dhawaato kheeraadka somaliland that is the reality 😂

    • @Katharroyz
      @Katharroyz ปีที่แล้ว

      @@universeboy6304 Somaliland Aad Ku Faaneyso Waayo Cida Shidal Usoo Saari Karto Amaba Arinka Kala Hadlayo Somalia Unbaa Lola Macamili Shidalkana Somalia Baa Leh Dowlada Somalia Ayad Ku Hos Noshihin Maamul baad Tihiin

  • @salahahmed6526
    @salahahmed6526 ปีที่แล้ว +5

    Aad ba ugu mahadsantihiin barnaamijka iyo soo gudbintiina balse waxaan idinku dari lahaa in Barnaamijyada noocan ah ka hadlaysan in aad cadayn iyo maqaalo ku saabsan nala wadaagtan (Reference) sababto ah hadal waxba tari maayo

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid wll

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 ปีที่แล้ว +3

    An iskarafaadne manabadgaleen qayradkan misewaalayskagurtaa ileenwawadan dayacane mahadsanidiin HBN

  • @KhaalidCali-er1wk
    @KhaalidCali-er1wk ปีที่แล้ว

    Aniiga ayaa fikiir cusuub hayaa wlhii maraabo iin aan lcag badan yeesho lkn waxaan rabaa dawlad mid ah oo vision dheer leh inshallah

  • @akhilowle1
    @akhilowle1 ปีที่แล้ว

    Thanks, HBN Online tv is good information

  • @adenbare9213
    @adenbare9213 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, balse Somali alle ha israaciyo, Amiin

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll aad ayaan uga xumahay inaan daawado may ahayn muuqaalkan😢😭

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว

      Waayo,
      Aqoon wacan ayaa kusoo korodhee, haba qaraaratee

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqadu Waa Kharaartahay Taas Ogow😮

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 ปีที่แล้ว +1

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +1

    Waan salaami mm cade walalo yaal. Warkiisa waa sameen walalo

  • @user-gc4me2op9x
    @user-gc4me2op9x ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك

    • @malmohamud1465
      @malmohamud1465 ปีที่แล้ว

      Yaa ka faaidesanya markaa inta lagu jiro irir shemale iyo daarood lkkkkkkk iyo anaa laandheere ah

  • @yahyesinwarro1cn
    @yahyesinwarro1cn ปีที่แล้ว +3

    Allaw isfahan sii somalda

  • @ahmedhashi2527
    @ahmedhashi2527 ปีที่แล้ว +2

    Rafaad Inshaalaah wuu dhamaan

  • @abrahimabubakar
    @abrahimabubakar ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah ilahi waxaan kabaryeyna inuu nabad yeelo idinkuna waad kumahdsantihiin lkn murayada aad xidhantahy iska saar amma gasho

  • @faisaljama4500
    @faisaljama4500 4 หลายเดือนก่อน

    Thanka allot

  • @mohamedibrahimdahir2137
    @mohamedibrahimdahir2137 ปีที่แล้ว +4

    Sabbta dowlada laaan u nahay cidna nooma ogala in tiigsano meshas 😢😢😢

    • @keefali2864
      @keefali2864 ปีที่แล้ว

      Aad oweyn

    • @malmohamud1465
      @malmohamud1465 ปีที่แล้ว +3

      Dowlad la aan ma jirtee intanu ku jirno irir shemale iyo daarood oo inagu isku maqanhy halkaas ayaanu fadhiyeenaa

    • @power1774
      @power1774 ปีที่แล้ว

      ​@@malmohamud1465 xaqiiqa wlhi😢

    • @power1774
      @power1774 ปีที่แล้ว +2

      ​@@malmohamud1465 dahir calasow iyo kabtan ayuub iyo kuwa kle oo qabyaalada yiqaano bay tageran wlhi umadan caqligoda oo dhan waa tik tok iyo qabyaalad ay kuwas kasheekaynayaan😢😢

  • @Ahmeddahiromar
    @Ahmeddahiromar ปีที่แล้ว +1

    Waxaa thy wariyaal qiima bdn irinta aad nala wadaagteen waa mid muhiim u ah dalkeena iyo dadkeena waa mahadsantihiin👍

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 ปีที่แล้ว +1

    Falanqeyn fiican thanks

  • @malmohamud1465
    @malmohamud1465 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ka faaidesanyaa markaa inteey eey ku jiran somali maryooley irir shemale iyo daarood

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Asc Masha Allah

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🫡🇩🇯🫡🇹🇷🫡 guul guul somaliya

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb waa wax sax wlh ilahey hanatuso wadankena ❤😊😊

  • @hangoolhaaji9358
    @hangoolhaaji9358 ปีที่แล้ว +1

    Even very little percentage will able us to wake then we can redraft any concession made today let's do it either at regional level or as a nation which will be very fortunate may Allah bring back our true sense and true faith Islamic imaan ASC

  • @shukriabdi1631
    @shukriabdi1631 ปีที่แล้ว

    aad baad ugu mahadsantihiin mowlid iyo maxamed maxamuud cade warkan aad na siiseen laakiin dhibka waa soomaalida

  • @user-gu6im7jv8m
    @user-gu6im7jv8m ปีที่แล้ว

    Somalia lambar one weeye hadi runta laga hadlo waayo kiwankale waa la isticmaalay kayykooda lkin dalka dihin ee uu nin walbi kor ka eeganayaa waa inaga.
    Lifepath numner1

  • @MustafaAli-xj2bm
    @MustafaAli-xj2bm ปีที่แล้ว +3

    Wadamada awooda leh waxay ka abuuraan daagaal sokeeye wadamada khayraadka badan haysta, sida wadanka Congo iyo somalia. Waxaan ku jirna Qaybi oo xukun. Waxaan haysana hal Diin, dhaqan,iyo luuqad marka asomalidu isma diidana ee wadamo shisheeye ayaa somalida dhibaato ku haya

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 ปีที่แล้ว +2

    Xogtan Halkeed ka keenteeen.
    Ma Nala wadaagi Kartaaa???

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif8442 ปีที่แล้ว +1

    Somaalidu waa dad waalan kuna waalan qabyaalad waligoodna meel ma gaadhayaan intay qabyaalada ku dhaqmayaan

  • @Summad
    @Summad ปีที่แล้ว

    Siyaasiyinteenj waa dantooda oo qudha eegtayaale ummada somaaliyed ayaa ka raali ah oo aan rabin inay maashan maankooda iyo khauraadkooda

  • @salmamohamed7018
    @salmamohamed7018 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @hanaddeeq4825
    @hanaddeeq4825 ปีที่แล้ว +1

    Shidalkasa ku jira wadanka 10 ki liter oo shidalana 10 dollar ba leyga qaadaya allahau akbar

  • @bashka123a3
    @bashka123a3 ปีที่แล้ว

    Allah subxanahu watacala madaxweyne oo cadil ah Allah nokena qabilka iyo madaxweynasha oo caloshot u shaqaysat yasha Allah naga qabto

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha labo weriye oo rug cadaa ah

  • @crisaaqyuusuf7256
    @crisaaqyuusuf7256 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah sifiican baad u sharaxday

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 ปีที่แล้ว +2

    Every week kusoo celceliya madaxdaan madax adag ilaah hana qabtee

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad u mahad San tihiin

  • @inpektore14
    @inpektore14 ปีที่แล้ว

    Shabaab Waa in heshiis lala furaa kadibna maamul goboleeyada iyo df sameeyaan dawlad wada jir ah

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

      Alshabab waa la cirib tiraya heshiis wax lala fura ma ahan argagxiso dawadooda waa in la cirib tira no mercy

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 5 หลายเดือนก่อน +1

    Duli yaal. Koow ka hadla mamul goboleedyada ee cadawgeena sameystay iyo qabiilka dhibka ey ku haayan somali

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 ปีที่แล้ว +1

    hada nahey somali anaga xasid isku eh somali ma laha madaxweyne wadani oo dhab ah siyaasiyiinta somali wa daneystayal

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 ปีที่แล้ว

    mhdsanid sxb

  • @holac7
    @holac7 ปีที่แล้ว

    War anaga shabab baa dabada nooga dhagan inkaar allha kuridee

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    Arintaan waanu ka dheregsanahay lakiin waxaa ka horeeya nabad, dowladnimo iyo cadaalad

  • @hanadmohamed6868
    @hanadmohamed6868 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 ปีที่แล้ว

    Xasan dhiiqo oo caqli foorara leh kuna Mash Quulsan Guri boos iyo lacag uu xado baa Madaxweyne u ah xasan dhiiqo Waa 4 more years Wasting time

  • @barkhadcooli5164
    @barkhadcooli5164 ปีที่แล้ว

    May Daan ahay kuwa kageeyay somalid somalid 🇸🇴

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว

    Maxmd m cade arimaha dibada Aya Ku baranay mashalah o add taaqsuus Ku yahy

  • @hassanhusseinhassan2932
    @hassanhusseinhassan2932 8 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND khayr aad badan bay leeyihiin dhawaan na wey soo saaranayaan ee wadankaa jaarkayaga iyaguna ha isku tashadaan oo haddii ay wax leeyihiin ha soo saartaan

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin. Mudaneyaal. Horta. dalku. waa .maansha.Allaa.waxa.ka.buuxa. khayraad.badan. sida. Macdanta. Oo.kale..iyo shiidaalkaba..lkn
    Waxa. haysata. Nasiibdoro. Ku dhacday. Somalida. Kana qarisay. Nimcadii. Dalka..taalay.
    .
    Nasiibdaradaasna.. waa .qabyaalada. dalk bur.burisay..oo ku mashquuleen. . Odayaasha. Imika.. cad.ceeda. Casara. kuna.
    mashquulay. Waxaan. Fiicnayn
    Lkn.dalku wuxu.sugayaa. khayraadkiisu. Jiiilka imika.kacay...oo dunida.lajaan qaadidoona.

  • @user-qk6oe2im6k
    @user-qk6oe2im6k 6 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว

    Madaxdaa Naga Xun Ee Allow Madax Xil Kas Ah Nasii.

  • @raxmafarhan3304
    @raxmafarhan3304 ปีที่แล้ว

    Allaaah kariim

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck ปีที่แล้ว

    #somalilander_model #ck_caanka #hargeisa_queens #match_model 0:04

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 ปีที่แล้ว +2

    Shidaal aduunka waa laga guurayaa .😂😂

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว

      Waqti dhaw lagama guuri karo waayo badalkiisa lama haayo

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว

      @@Ahmedali-gw7xm waalaga guuri rabaa. Reer galbeedka inee ka guuraan ayee rabaan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      @@Ahmedali-gw7xm 2030 aya laga gura

  • @Somali-One
    @Somali-One ปีที่แล้ว +1

    *Farmajo haduu joogi lahaa waanu soo saaran lahayn maanta shidaalka balse baahanayaal iyo guumo munaafiqiin ah ayaa mucaaridey*

  • @justomar9554
    @justomar9554 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey hawiye iyo daarood dhexdooda maslaxo ha dhigo ka dib kheyraadkaas waalaga faa idi doonaa insha allah

  • @user-se8yv5po1b
    @user-se8yv5po1b ปีที่แล้ว +2

    Saudi Arabia waxa Shidaalka u soo saaray ilaashada waa Maraykanka Somalia cidda horumarka u diiddan ee Ciraaq burburiyey Venezuela go'doomiyeyna waa isla Maraykanka
    Maraykanka haddii uu saaxada caalamka ka baxo Somalia way nasan kartaa barwaaqadeedana way la soo bixi kartaa insha Allah

    • @malmohamud1465
      @malmohamud1465 ปีที่แล้ว

      Noo ma rabno waayo haduuba dagaal bilowdaye irir shemale iyo daarood ileen intaas ayanu ku ficnhye oo is dhameene nooh ii fahan beelo maahoo

  • @user-qk6oe2im6k
    @user-qk6oe2im6k 6 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว

    Devant UAE et Kuwait avec 8.3 Billion.parille in Somalia no way.1somali perssone 8.3M par Years( Cajiib qofkii somaliya 5mila 8m dollar Helikaraa miyaad jnaleediin 15m marka layahay ( holhol Sool.region ilaa Lowyacade bahadhamal to Dadmadhedh.oodweyne To Saraarc caynabo intaas waqoyi 1bilion.ah.intakalee dhan + Gaz kujirto ugu badan koonfur 1ceel 6 block ah 1bilion kelogiisa Xarardheere allready somali isma oga Waxana Carabta Emarat& Qatar ugu tunweyn Qaskeena ka kow ah.fahma ama hafahmina

  • @raashidahmed6813
    @raashidahmed6813 ปีที่แล้ว +1

    Somaalidu Waxay u baahan tahay madaxweyne adag oo mideeya oo xoog ku soo saara
    Waayo waxaan ognahay in sucuudiga ninkii soo saarey shidaalka boqor c/casiis c/raxman

  • @saharaosmangabo9999
    @saharaosmangabo9999 ปีที่แล้ว

    M mahuud cade jir eejoog

  • @mohadeeq534
    @mohadeeq534 ปีที่แล้ว

    Adaa u mahadsanitihiin

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว

    Aniga rajuu i geliyat waraysigani, waayo hal shay oo hore werwer ii gelin jireyvaa meedha ka baxay.
    shaygaasi waa" ka maaranka shiidaalka".
    Wixii kale oo dhan sida amaan darada, dawlad la'aan awelba waa ogaa oo iguma cusba.

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 ปีที่แล้ว +1

    Somalia aakhiro ayay isula dhaadhacday
    Dalkan mustaqbalka ethopia ayaa qadanaysa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @KhaalidCali-er1wk
    @KhaalidCali-er1wk ปีที่แล้ว

    Umadii somaliyeed wadamada oo dhan gaajo ayaay uguu baqtiiyeen ee sidee ugaa sarii karnaa cadiifada iyo qoriigaa ay sitaan ee iyaagu iskuu madhiyeen

  • @abdihamidahmed7341
    @abdihamidahmed7341 ปีที่แล้ว +1

    Hada mowlid iyo ugaska kale malinkasta waxad dadkena tustan waxoda lkn ma ogola iney ayagu cunan lkn in locuno way ogolyahin

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +1

    Dameero Malab Siida Ayan Nahay Somaliyay
    Mid Kale Dumarku Raga Kuma.Heshiyan Raguna Dhulka Kuma.Heshiyan Marki Hore Aya Balodho isku Diilaysay Somalidu Hadi u Dhulki Lacag U Dhalayna Maxad Ka Sugaysa

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h ปีที่แล้ว

    MANSHALLAH mahadsaanidin ❤

  • @Gmaaad
    @Gmaaad ปีที่แล้ว

    Somaliya siyaasi baa mesha dhigay calolshis shaqeysta iyo Emirate 😊😊😊😊

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 ปีที่แล้ว +1

    waa runtii m a cade inay somaliya ku jirto wadanka lixaad ee ugu shidaal badan caalamka waxaa kaloo aynu leenahay beerihii iyo xoolihii kaluunkii marka aawy caqligii aynu ugu faa'idaysan lahayn inagii ayaa kala dhamaan la oo fan iyo tooq meel kasta iskula taagan

    • @malmohamud1465
      @malmohamud1465 ปีที่แล้ว +2

      Noo ma rabno wayo inagu aanu is dhameeno oo irir shemale iyo daarood eber iskaga dhigno intaas lee ku ficnhy maahoo isku muuqano oo cadow isku ahaano ilaa qiyaamaha nooh

  • @maxamedibraahim7744
    @maxamedibraahim7744 ปีที่แล้ว

    Sxb mowliid x cabdi ad iyo ad baan ku slmy ee soomalinimo dhabah beri hore ayaay dhimatey

  • @zakariyemohamedabdi7544
    @zakariyemohamedabdi7544 ปีที่แล้ว

    Qawiilka Ya u Maqan marki Howshaan imaato😃😃😃😎😎😎