Xaafada Garabcase Ee Magaalada Jigjiga | 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • subscribe ta like ta share ta waa dhankiina Qaraabo

ความคิดเห็น • 84

  • @sahiraomer6302
    @sahiraomer6302 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah thanks wlll halka gaga wad magalada meel walba so dub

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid waa dadaalaa

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 ปีที่แล้ว

    Xasuus I galiseey wlhi garab kasee waa meshan kudhashey kunaso bar bareey 😢😢😢9 sano kasomaqanhy

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Sorry. Sxb. Nasoo booqo

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 ปีที่แล้ว +1

    Wali waa below jigjiga alaha barakeeyo. Si fiicn bay u koreysa

  • @Lij.ilyasstudio
    @Lij.ilyasstudio 6 หลายเดือนก่อน +1

    Insha allha anaa kasameen zxp
    🏥🕌🏛🏗🏕🏟🎢🎪🚉🚕🚔🚒🚑🚝🌇🎠🚦🛣⛲⛩

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  6 หลายเดือนก่อน +1

      Okay waaye, waykala soconee

  • @sali1269
    @sali1269 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll.wad mahadsantahay xafadan ad ban u rabay in ad noso gudbiso noso badi

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan

  • @abdikhadarmahamed8780
    @abdikhadarmahamed8780 ปีที่แล้ว

    Bir misa dolar qaali sanaa

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Waa birr wlaalkey

  • @siyatsom9869
    @siyatsom9869 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice video thank you so much brother

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 ปีที่แล้ว +1

    Horey u soco sxb isoo boqo wll

  • @vintagelevel
    @vintagelevel 2 ปีที่แล้ว +1

    Most more no one in jigjiga post

  • @Ahmedmohamed-kd7bd
    @Ahmedmohamed-kd7bd 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah sxb Ahmed Hajir.
    Sami hore u sii soco sxb.

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ugaas

  • @gaanicade2505
    @gaanicade2505 ปีที่แล้ว

    Masha allah mee ciyaal garabcase

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว

    Ina adeer 3da maqsin kirada waa imisa aan soo guuree biyaha ka waran

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว +1

      Wlaahi xoogaa kasoo maqanahay magaalada, marka qiimaha saxda kuma sheegi karo hada igaraali noqo.

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 ปีที่แล้ว

      @@Hajirpro1 haye ina adeer mahad sanid

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 ปีที่แล้ว

    Meeshaan itoobiyan miyaa

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Maya. Dowlad deegaanka soomaalida waaye

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 ปีที่แล้ว

    Mansha alah Runti ganacsiga jigjiga aad baan u xiiseeyaa.
    Balse waa maxay meherada maxaa shabagan loogu qariyay meshu ma sidi sauth-africa ayaa laysku boobaa? Mise xabashi baqanaysa ayaa leh dukaanka kk

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh maaha sidaa bro

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 2 ปีที่แล้ว +2

    Magaalada Jigjiga Waa Laysku Arkidoonaa Waana Magaalo
    La ilaaliyey Town plans keeda
    iyo Nadaafadeeda Magaalooyinka kale oo Soomaalida Xashiishka Waay Barkadaan .Hore usocda Jigjiga

  • @nimco2891
    @nimco2891 2 ปีที่แล้ว

    Xaafda laanta hawda soo duub wllo

  • @faisalgurhan9240
    @faisalgurhan9240 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว +1

      Waa isku leenahay sxb

  • @faadumosiciid8175
    @faadumosiciid8175 ปีที่แล้ว

    Waa jipri 5 x

  • @abdifatahmoallim1933
    @abdifatahmoallim1933 2 ปีที่แล้ว

    Video qurux badan horey u soco sxp qaali Haajir

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 ปีที่แล้ว

    Wow beautiful clip 🙏👍👏👏 aadban kaga mahadcelinaya lakin qiimahas huuno kuma maqlin

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Mid aan hubo maaha qiimaha. Waa sida layla wadaagay huno

  • @farhiamohamed4916
    @farhiamohamed4916 ปีที่แล้ว

    Mashalh wll qurux birqot nosodob

  • @asliali6403
    @asliali6403 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah soo badi wll markasta update noqo

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Insha allah wlaashey

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 ปีที่แล้ว

    Ma sha allaaaah bro si wanag San ayaaad Waxa noogu sharax day

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid bro

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว

    Khashin baad kudul socotaaye maxaa dhacay

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  11 หลายเดือนก่อน

      Waxaa kasocoto dhismo waa sidaa waxaad u aragtay khashinka. Waaka xumahay

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allaah

  • @ayaanitagodane5563
    @ayaanitagodane5563 2 ปีที่แล้ว +1

    Xafadayadii waraba salaan uxise😂

  • @yusufkhadar398
    @yusufkhadar398 ปีที่แล้ว

    Guriga an arkay 70000 kun uma qalmo

  • @istarhabeen
    @istarhabeen ปีที่แล้ว

    Maa Garabcase baa 70 kun dollar ah😮. inadeer qaaliga naga daa, waan garanaaya inta intaa aheen dhinacaa

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Hada inuu ka qaaliyoobo ayaa laga yaabaa

    • @istarhabeen
      @istarhabeen ปีที่แล้ว

      @@Hajirpro1 ok inshaAllah

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 ปีที่แล้ว

    Cadaado weydhisan tahaye dusmareeb maxaa kudhacay iyadaaba magaalo madax ahe

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah

  • @xudayfemohammed6746
    @xudayfemohammed6746 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan jidka 30ka iyo dhismihiisa iyo Diaman inta uu kamarayo iyo inta km ee uu yahay 4ta koorne ee magalada naga soo haqabtir from USA mahadsanid sxb

  • @kadramohamed7802
    @kadramohamed7802 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah brother thank you 🦁👍

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan wlaashey

    • @emmanuelkouame3503
      @emmanuelkouame3503 ปีที่แล้ว

      7 Remember that the Jews had been waiting for the Messiah for 4000 years. They were prepared for it. They had a culture of prophets. They had received dozens of prophets. They knew that a true prophet is lonely and condemns the religious systems of his time. They knowed that the Messiah would be born of a virgin and would be born of the house of David. They knowed what a prophet is. They were all ready to receive the Messiah. But when the Messiah came, they crucified him. And so, what can we expect from Africa and the nations in front of me Kacou Philippe? They rejected me and yet I hold the keys to the Kingdom of Heaven, I am God's savior for this generation. No one can be saved except by me. And in me will be preached salvation and condemnation of mankind until I leave the earth.

  • @zamirismail1079
    @zamirismail1079 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco pro

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 ปีที่แล้ว +1

    Asc zxib waxan aad ujecelahay inaa socdo

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Hahahahah anigane sidoo kale bro

    • @tamaanshire9989
      @tamaanshire9989 ปีที่แล้ว

      @@Hajirpro1 zxib I'm from Kenya ilaa heer jamacadeed nio jigjiga hada skul kafuro lacag maan kaheli raayigaada

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Schoolka nuuca uu yahay ayuu ku xiranyahay. English private school haduu yahay wuu ka jiraa lkn sida mid heersare ah oo dhigaayo dad yaqaano shaqadaa. Suuqaa boos weyn ayaa kaaga banaan si dhaqsi leh ayaa lacag uga sameyn kartaa dadka magaalada aad ayee u jecel yihiin barashada Englishka. Si fcn usii baar. Kenya ka xagee bro

    • @tamaanshire9989
      @tamaanshire9989 ปีที่แล้ว

      @@Hajirpro1 akhi I'm from gariza lkn Nairobi wax kubarte waxana kasojeda shabele ethiopia waxan hami wayn ulaha ina waxda waxbarashada gobalka kubiiro lkn waxa isobaxday inay kaficantahay ganacsiga private kaa mid jooga ayaa idhahay dhaqaalo maleh jigjiga oo micnaheedu yahay hadii skul sare ama dhexe oo macalimiin kenyaana lageyo wali makenayso wixi kubaxay

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Whatsapp numberkaaga isoo dir

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 2 ปีที่แล้ว +1

    70kulaha yad waxas ushegaysa anigaba hada kudhisay guri 25jun & duqa dhaxdeda waliba 5 qol istor 2suli jiko daradi waliba kuwa hada ugudanbeya guryha marka dadka xaiqida ushega 70kun 2guri ayay dhisaysa noc hada socda

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wlashey

    • @xamda8366
      @xamda8366 ปีที่แล้ว

      huda wllo marka ma ilaa dhulka 25kun mise dhismaha guriga bas isoo sheeg wll hadad aragtid qoralkay

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 ปีที่แล้ว +1

      @@xamda8366 wl waa guriga kaliya wuxu kukacay 30 markan qoralkan qoray kadib ayudhamaday waxkasta wayqaliyoben hada waxba lamadhisikaro hada qofi bilaba 40 ila 50k wukutagaya laxagti birtu qashin ayay noqotay dhuliba 10k maraya midka ugujaban

    • @sahrohaashimaxamed9881
      @sahrohaashimaxamed9881 ปีที่แล้ว

      Walaal xamar ayaa kudhow 70kun balse magaaladaan iney kariqiisa naato ayaa larebey

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 ปีที่แล้ว

      @@sahrohaashimaxamed9881 guriga ugu qimaha badan waa 4k ila 35k

  • @footballskills27227
    @footballskills27227 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll
    waa video aad ufiican waana kugu dhiiri galinaynaa inaad kolba horumarka magaalada soo gudbiso. wxaan jeclaan lahayn xaafada community ga inaad iyana nalasoo wadaagto, wxaan maqlay qurbo joogta ayaa ubadan dhinacaas. bal iyadana noosoo gali

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Waa mahadsantahay wlaalkey. Waan ku dadaalaa insha allah. Adigane hadii aadan Sxb nala aheyn nagu soo biir. (Subscribe) mahadsanid

  • @abdikariim3783
    @abdikariim3783 2 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bishaarobisharo9149
    @bishaarobisharo9149 2 ปีที่แล้ว

    Wllo qali waxad noo so dubtaa Shk nuurcisee

    • @Lovely-qw4ov
      @Lovely-qw4ov 2 ปีที่แล้ว

      Sheikh Nuurnise maquruxubadan Anaa joogay Qumaadaha dheh

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh

  • @mazimmazim5457
    @mazimmazim5457 2 ปีที่แล้ว

    suuqyare kasoo samee vlog bro

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  2 ปีที่แล้ว

      insha allah bro

  • @xuskad98
    @xuskad98 ปีที่แล้ว

    How do i buy a land in jijiga?

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  ปีที่แล้ว

      Nootaayooyin iyo dalaalo ka shaqeeyo ayaa jira.

  • @xudayfemohammed6746
    @xudayfemohammed6746 2 ปีที่แล้ว

    Subscribe na waa kusaray

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Masha Allah