Hajir pro
Hajir pro
  • 206
  • 217 186

วีดีโอ

Raysalwasaaraha dalka mudane hamse cabdi bare ayaa siweyn loogusoo dhaweeyay magaalada baydhabo.
มุมมอง 5123 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Raysalwasaaraha dalka mudane hamse cabdi bare ayaa siweyn loogusoo dhaweeyay magaalada baydhabo.
Maamulka gobolka banaadir ayaa Amarkasoo saaray dhismooyinka dhaadheer ee lagadhisaayo aaga Airport
มุมมอง 6623 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maamulka gobolka banaadir ayaa Amarkasoo saaray dhismooyinka dhaadheer ee lagadhisaayo aaga Airport
Joogida Ciidanka itoobiya ee gudaha dalka, Qaybta 3aad
มุมมอง 1.1K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Joogida Ciidanka itoobiya ee gudaha dalka, Qaybta 3aad
Joogida Ciidanka itoobiya ee gudaha dalka, Qaybta 2aad
มุมมอง 1492 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Joogida Ciidanka itoobiya ee gudaha dalka, Qaybta 2aad
DEGDEG: Musharax cabdiraxmaan cirro oo sheegay in 60-ka cisho oo inoo haray ay lamitahay 90 daqiiqo.
มุมมอง 2522 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Musharax cabdiraxmaan cirro oo sheegay in 60-ka cisho oo inoo haray ay lamitahay 90 daqiiqo.
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro, oo xariga ka jaray xafiis cusub oo Qurbajoota loogu talagalay
มุมมอง 2154 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro, oo xariga ka jaray xafiis cusub oo Qurbajoota loogu talagalay
DEGDEG: Dr. Adna aadan oo afka furatay sheegtayna in ay Qaramada midoobay ka eexatay Somaliland.
มุมมอง 4964 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Dr. Adna aadan oo afka furatay sheegtayna in ay Qaramada midoobay ka eexatay Somaliland.
Damaca itoobiya ee biyaha somalia, loolanka geeska africa, heshiiska masar & saameynta ka dhalanaysa
มุมมอง 2.6K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Damaca itoobiya ee biyaha somalia, loolanka geeska africa, heshiiska masar & saameynta ka dhalanaysa
DEGDEG: Faysal Cali waraabe oo yidhi tafaraaruq iyo kala qaybin qaran laguma dhiso
มุมมอง 9467 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Faysal Cali waraabe oo yidhi tafaraaruq iyo kala qaybin qaran laguma dhiso
Xildhibaan Moxamed abiib hadii lasiideyn waayo Boorama ayeynu iskugu tageynaa siina xidhnaanmaayo.
มุมมอง 6K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xildhibaan Moxamed abiib hadii lasiideyn waayo Boorama ayeynu iskugu tageynaa siina xidhnaanmaayo.
DEGDEG: Madaxweyne Biixi oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Arabsiiyo.
มุมมอง 42412 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Madaxweyne Biixi oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Arabsiiyo.
DEGDEG: Wasiir dhalinyaro ah oo xisbiga wadani weeraray ayeey beeshiisii u jawaabtay.
มุมมอง 52712 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Wasiir dhalinyaro ah oo xisbiga wadani weeraray ayeey beeshiisii u jawaabtay.
fanaaniinta Hargaysa oo hada hadleen
มุมมอง 26712 ชั่วโมงที่ผ่านมา
fanaaniinta Hargaysa oo hada hadleen
Dadka qaarbaa idhaha Ethiopia waa dowlad kirishtaan ah maxaa loola heshiinayaa, Madaxweyne biixi
มุมมอง 52012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dadka qaarbaa idhaha Ethiopia waa dowlad kirishtaan ah maxaa loola heshiinayaa, Madaxweyne biixi
Dalku wuu barwaaqoobi doonaa hadaynu iska hordhaqaajino xukumadaa iyo madaxweynaha fashilmay.
มุมมอง 5212 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dalku wuu barwaaqoobi doonaa hadaynu iska hordhaqaajino xukumadaa iyo madaxweynaha fashilmay.
DEGDEG: Suldaanka guud ee Somaliland oo raali galinsiiyay garaad jaamac garaad Cali.
มุมมอง 40714 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Suldaanka guud ee Somaliland oo raali galinsiiyay garaad jaamac garaad Cali.
MW :Xasan sheekh guul ayaan ka gaadhnay nabada dalka balse itoobiya ayaa qatar ku hayso Soomaaliya.
มุมมอง 28114 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MW :Xasan sheekh guul ayaan ka gaadhnay nabada dalka balse itoobiya ayaa qatar ku hayso Soomaaliya.
Musharax madaxweyne Ciro oo booqday degmada salaxley
มุมมอง 31316 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Musharax madaxweyne Ciro oo booqday degmada salaxley
DEG DEG: Boqorkii beesha gabooye oo hargaysa lagu dhexdilay.
มุมมอง 65916 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: Boqorkii beesha gabooye oo hargaysa lagu dhexdilay.
DEGDEG: Kulmiye intuu siidhi afuufo odhan maayo dhiig ma ii huraysaan,kulmiye dalkuu difaacayaa.
มุมมอง 13216 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEGDEG: Kulmiye intuu siidhi afuufo odhan maayo dhiig ma ii huraysaan,kulmiye dalkuu difaacayaa.
DEG DEG Xildhibaan barkhad batuun oo dagaal kale lagu soo qaaday
มุมมอง 1.2K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Xildhibaan barkhad batuun oo dagaal kale lagu soo qaaday
Airport-ku waa wajahadii wadanka lagasoo galaayay
มุมมอง 9019 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Airport-ku waa wajahadii wadanka lagasoo galaayay
Moxamed abiib hadii lasoo deynwaayo waxa ladoonayo wuu dhici doonaa reer Awdal..
มุมมอง 4.5K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Moxamed abiib hadii lasoo deynwaayo waxa ladoonayo wuu dhici doonaa reer Awdal..
Dagaal dhexmaray laba xildhibaan
มุมมอง 1.6K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dagaal dhexmaray laba xildhibaan
Waa kicin Awdal lakicinaayo, Xadhiga xildh.Moxamed Abiib.
มุมมอง 41821 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waa kicin Awdal lakicinaayo, Xadhiga xildh.Moxamed Abiib.
Maxaa lagu xiray xildhibaan Moxamed Abiib
มุมมอง 56321 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maxaa lagu xiray xildhibaan Moxamed Abiib
Socdaalkeygii Boorama || 2024
มุมมอง 21714 วันที่ผ่านมา
Socdaalkeygii Boorama || 2024
DEG DEG Shirkada Ethiopian airlines ayaa ugu danbeyn fulisay amarkii kasoo baxay dawlada soomaaliya.
มุมมอง 10914 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Shirkada Ethiopian airlines ayaa ugu danbeyn fulisay amarkii kasoo baxay dawlada soomaaliya.
Boorama iyo Daray macaane
มุมมอง 18621 วันที่ผ่านมา
Boorama iyo Daray macaane

ความคิดเห็น

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasi

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 วันที่ผ่านมา

    Caaaaac habaryahay inagumedi🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MuxyadinShadka-k6n
    @MuxyadinShadka-k6n วันที่ผ่านมา

    Horuu u sheegay Maxamed iney xeer ilaaliyaha iyo taliyaha ciidanka ay biixi bajaq ilma adeer yihiin.

  • @togsan1833
    @togsan1833 วันที่ผ่านมา

    👌👌👌👌👌👌🙏🙏🙏

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 วันที่ผ่านมา

    Subhanaallah, these are men who want to control Somalilad.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ilaahay ha idinka qabto umada somaliyeed Amin yaarabi 😢😢😢😢😢😢

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 วันที่ผ่านมา

    Subhanaallah, these are men who want to control Somalilad.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ilaahay ha idinka qabto umada somaliyeed Amin yaarabi 😢😢😢😢😢😢

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m วันที่ผ่านมา

    waaruntii dastuurku waa kii hore ee lagu heshiiyay uun baa dalkan udastuur ah

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 วันที่ผ่านมา

    Asc Xildhibaane aniga waxaan qabaa in Madaxweynaha uu masuulkayahay waxa dhacaya waayo talaabadii laga rabay ma qaadin msrkii lala taliyayna wuxuu ku jawaabay waxaan xeerinaa aniga waxey ila tahay Gees loaad kuleelka lagu gooyaa.Cagamadow

  • @MegaSacad
    @MegaSacad วันที่ผ่านมา

    Viva Somaliland Viva Ethiopië ❤❤❤❤❤

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm วันที่ผ่านมา

    Dhuusa,yay,la,duqowday

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu วันที่ผ่านมา

    waxey ku qabtaa khasaaro aad u weyn dowladu meelay ku dagaalanaan waayey ayaa isku dhex dagaalamaya soomaaliya waz markii labaad oy qaaxeyso soonoqosha aan la heyn dalkana dowladaha isku dagaalama ayaa qaadanaya ayadoon cid isku dagaalanta aysan imaan ayey waan idin difaaceynaa u soo kale ordayaan si ay kheyraadka u aruursadaan u imaanayaan waa beec soomaaliya

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu วันที่ผ่านมา

    waxaa ka masuul ah xasan waxuu yiri itoobiya anagu bad uma diidanin ee anaga ha nootimaado oo yusan aadin muuse biixi oo waxuu si fiican u bartey soomaalida sida loo adeegsado shacab wasiiro xildhibaano culimo waxgarad iyo ciidankaba ma ciidamada afrikaanka ah kaliya ma aha 4gobol oo xuduudyada soomaaliya ayey ciidan iyo shacaba itoobiyaan ah ayaa ku dhex jira oo ay u wacdeen madaxgobaleedada

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 วันที่ผ่านมา

    Acw.South Media Corporation (SMC).waad ku mahadsantihiin wacyingalintiina iyo dhiirogalintiina.dadka Digil iyo Mirifle,waa dad balaaran oo 40 (Jifooyin) iyo in ka badan ka kooban,ee yaan hal lahjad laku koobin oo xukunka wax halaga siiyo dadka dhulkaas ku nool walaalayaal. tusaale.waxaa jira Jifooyin aan ku hadlin lahjadda 'Maay',sida Jiida,Asharaaf,Ajuuraan,Biimaal,Wardaaye,,Garaha,Tunnidda,reer Baraawe,reer Marka,Gandarsha,Ogaadeenka Bakool iyo wixii la midka ah (IWM).Midda kale,gobolkaasi Sh/Hoose,waa gobolka labaad ee Soomaaliya ugu weyn,una khayraadka badan,hadeey noqon laheyd badda,beeraha iyo wabiyada.dhamaan Jifooyinkaas waxay leeyihiin lahjad u gooni ah. yaanan dadka la dulminin.markaa aad fiiriso, waxaad aragtaa 'wasiir!' ka tirsan Maayland (Koonfur-Galbeed) oo idaacada lasoo istaagaya lahjadda Mayga, isagoo kari kara inuu ku hadlo lahjad aay dadkiisa oo dhan aay wada fahmayaan,oo ku qodbeenaya.Lahjadda Mayga markuu dadkiisa la hadlayo, iyo markuu la hadlayo dadka oo dhan oo Maayland kunool way kala duwantahay. Islaam allow, wasiirkaas ma dadkiisa ayuu hurumar la rabaa,mise cagsigeeda. midda kale, aniga iyo dadka ila midka ah,waan qaldanaan karnaa, waxaan aaminsanahay,dadka iyo dalka Soomaaliya, in aay 34 sanno dhibaato ku jiraan,waxaa sabab u ah dadka iyo dowladda Maayland(KG),oo aan dadkooda iyo dhulkooda aan dhibaatada ka qaadi karrin 1995-2024 (Isbaaro !!),maadaama dalku yahay 'Federal!'.waxaay Maayland sheegataa (6 gobol),waxayse kari weyday in (3 gobol) aay maamulkooda ka shaqeyn waayay.Gobolka Sh/hoose oo ka kooban ( Marka,Afgooye,Wanlaweyn ama Daafeed,Qoryooley,Baraawe,Kurtunwaareey,Sablaale,oo maantana aay ku kordheen,Shalanbood,Janaale,Golweyn,Buulo-mareer) IWM, waa gobal weyn,oo dhaqaalo iyo wax soo saar badan,oo aan lahayn maamul si wanaagsan u sheegta.dhibaatada wadankeena maanta haysata, waxaa ka mid ah gobolkaas.waxaana u horseeday dhibaatadaas in aay ku jiraan Maamulka Maayland (KG).haddii aay ka damqanayaan dhibaatadooda gobolkaasi, kuma aaysan soo duuleen dad aan dowlad iyo kaledanbeyn dooninaynin, ama aan rabin,oo gobolo kale ka yimid.Dhanka kale,maamul goboleedka (Gal-Mudug,)waxaa degan oo dhistay 11 (Jifooyin) oo Soomaaliyeed.11ka Jifooyin,dad ka mid ah, in aay hor istaagaan 40 Jifooyin ,oo aay udiidaan Dowladnimooda,Biyahooda,Dhulkooda,Hurumarkood Beerahooda,Baddooda ,Bakaarahooda iyo Dekadahooda, ma fiicna. mida kale,aniga iyo dadka ila midka ah waxaan qabnaa,in dhibaatada Soomaaliya ka jirta iyo dowlad la'aanta, aay sabab u yihiin 'Siyaasiyiinta !!' sedex (3) jifooyin, oo Soomaalidda Jifooyinkooda ka mid ah:1 -Majeerteen(Maxamuud -Saleebaan),2- Hiraab(HG iyo Abgaal)iyo 3- Isaaq(Haber-Awal),inkastoo aay jiraan dad fiican oo Soomaalinimadda aay ku wayntahay.Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah. (RRA),markey iska kiciyeen (Salbalaar iyo USC), waxay kaxirteen bar 'kontorool iyo isbaaro !!' magaaladda Wanla-weyn,oo waay iska dhaafeen gobolka Sh/Hoose oo dhan,markaas ayaa laga faa'ideystay. midda kale, Soomaaliya waa hal Qabiil, laakiin, waxaa jira 'Jifooyin iyo lahjada badan'.yaanan la isku colaadinin kala duwanaantaas.codowga ummadda Soomaaliyeed iyo kuwa diinta sharafta leh ee islaamka kugabanaya ama ka beensheegaya ee ah Al-Shabaab,iyo wixii la midka ah(IWM),ilaahow nago qabo.Ilaahayow, Soomaalidda qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley,oo Burcad isu mari.Dowladnimo wanaagsan Allaha-Raxmaan ha na siiyo;Aamiin.

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 2 วันที่ผ่านมา

    Ala Waa Ninkii Adeer FARMAAJO Gscantuu ika Jabiyey ❤🎉 Waa nacas c/SHAKUUR

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 2 วันที่ผ่านมา

    Useless guys

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale2587 2 วันที่ผ่านมา

    2 aan wax isdhaamin vaa iswarettatay yaahuu xilibaanka cida uwakiilatay midkaan waa yaabeen gelan waa mufsid

  • @CanabbCilmii
    @CanabbCilmii 2 วันที่ผ่านมา

    alla Kuma Astur0 yaa LA oqoonsadaa Isaacq miyaa kalagii LA oqoonsadaa dadka idin LA dega marabaan waxa aadsheegeysit sidaasdarteet baa u waydeen aqoonsi

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 2 วันที่ผ่านมา

    Habar walaatay waa ader waa excpyar ader waxa kuudhacay HIV aqoonsaa dawana maala

  • @DahaboDhalin
    @DahaboDhalin 2 วันที่ผ่านมา

    P0⁰⁹⁸😊😅😅😅😅

  • @MaxamedJoobe-x5q
    @MaxamedJoobe-x5q 2 วันที่ผ่านมา

    Ma xeerbaygaranayaanjahiliintani😅

  • @MaxamedJoobe-x5q
    @MaxamedJoobe-x5q 2 วันที่ผ่านมา

    Ma xeerbaygaranayaanjahiliintani

  • @MaxamedJoobe-x5q
    @MaxamedJoobe-x5q 2 วันที่ผ่านมา

    Ma xeerbaygaranayaanjahiliintani

  • @MaxamedJoobe-x5q
    @MaxamedJoobe-x5q 2 วันที่ผ่านมา

    2:16 hadiilasidanwayo.haa

  • @JuliusWill-y4w
    @JuliusWill-y4w 2 วันที่ผ่านมา

    Garcia Amy Lopez Scott Gonzalez Donald

  • @MaxamedJoobe-x5q
    @MaxamedJoobe-x5q 2 วันที่ผ่านมา

    Dagalbaan.diyaar.unahay

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 3 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaanku horey ayuu usheegay in kan madaxweynaha eh iyo booliska heesto iyo kan maxkamada joogaba eey ilma adeer yihiin

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e 3 วันที่ผ่านมา

    By somaliland guul samaronow iyaka garan wayey

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 วันที่ผ่านมา

    NOLOW GEESSI DHEE GUUL& GOBANIMO AWDALSTATE GOODBYE SNMLAND

  • @abdirashidmohammed7512
    @abdirashidmohammed7512 3 วันที่ผ่านมา

    Nin rageed xaqiiqduu ka hadlay Xildhibankan

  • @FartuunaxmedxasanFarta
    @FartuunaxmedxasanFarta 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂❤

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 วันที่ผ่านมา

    Musa waxa kuwadinya Somali so daris mah so xaqa kuma lahan. Jarkag somah

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 6 วันที่ผ่านมา

    Doqontani wuxuu miodayaa in uu sidaas u baladhani gobolna wuu matalayaa qabiilna wuu kicinayaa.

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 6 วันที่ผ่านมา

    Wuxuba sowkuwa baabuta kasoo degay kkk

  • @Hemzeveron
    @Hemzeveron 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaad tahay huwane'taa halistaaa ee la iska ilaliy00

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 7 วันที่ผ่านมา

    Subxana allah. Ilaahow umada dhiban cadaalad sii😢😢😢6

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 วันที่ผ่านมา

    Gabòoye oo muuse weer cad uxiray

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 8 วันที่ผ่านมา

    Waar nimanyohow caqligu ha inna shaqeeyo. Miyadaan marna dhegeysan clibyada dambiga iyo fadeexadda xambaarsan ee muujinaya ninkaasi dagaalka uu qaranka ula badheedhay. Weli dalkan innama soo marin xataa kuwii Xamar lacagta yar u doontay nin waxaa ku hadla, way ka wada xishoodeen waxaas oo kale. Ninkani doqonniimo iyo cadaawad merl hoose ah (below the belt) iyo qaranka iyo bulshafiisa sharaftaula badheedhay, isaga iyo nin kasta, reetkuu doono ha noqdee, waa in xasaanadda laga qaado, la xidho la maxkamadeeyo, jeelkana la dhigo inta dambigiisu u gooyo. Ciddii taa aan ogolayn ee si kale iyafoo wax walba maqashay haddana innala murmaysaa waa dad aan rabin Somalilanta dhabta ah ee dastuurka iyo sharcigu shaqeeyaan. Anigaa faalladan qoraya haddii sharciga hortiisa layga helo inaan sidaa Maxamad Abiib Yuusuf u dhaqmay oo ay igu caddaato xaq waxa la iigu leeyahay in la i xidho oo lay maxkamadeeyo, jeelkana lay dhigo.

  • @umulqero
    @umulqero 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 8 วันที่ผ่านมา

    Waa iskugu tageen tuug soomaali yaa ka cunsuriyeeysan tuug

  • @ZahraZahrabachir
    @ZahraZahrabachir 8 วันที่ผ่านมา

    Reer awdaloow hubka qaata maan tookalay haybadleedahaye Hooyooyinbaakuxidhan xeerla aanmaanta ehubka qaata maantey ugu haboontahay e

    • @Hemzeveron
      @Hemzeveron 7 วันที่ผ่านมา

      Doqone baa tahay oo bila asalaa

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 9 วันที่ผ่านมา

    Barkhad Waa isugu tageen, sida loo ceejiyey miskiinka

  • @randomin8390
    @randomin8390 9 วันที่ผ่านมา

    halxidho barkhad too waayo waa basaas teleephonku ku hadalay waxa loo u jir khadak oo lag amiray inuu diloo ninka😮😮😮😮😮😮😮

  • @SamsamXuseen-d4p
    @SamsamXuseen-d4p 9 วันที่ผ่านมา

    Maxamed😅😅😅😅😅😅😅

  • @lade_media
    @lade_media 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah keep going 🎉

  • @MunaAbdi-p8z
    @MunaAbdi-p8z 10 วันที่ผ่านมา

    can I see the schools and block 3 full vides please

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1 9 วันที่ผ่านมา

      Iam sorry, am not there now maybe next time thank you 😊

  • @MunaAbdi-p8z
    @MunaAbdi-p8z 10 วันที่ผ่านมา

    I miss my home shedher one day inshallah I will come

  • @umulqero
    @umulqero 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤