Quruxda magaalada Jigjiga & buurta Karamardha | 🇪🇹

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 474

  • @Hawenay
    @Hawenay ปีที่แล้ว +28

    Reer jigjiga iyo inta jecel ismuujiya 😊

  • @abdirisakabib7292
    @abdirisakabib7292 ปีที่แล้ว +14

    Caasimada Dawlad Deegaanka Soomaalida Ee Jigjiga Ku Soo Dhawaw Saaxiib Dhakhtar Waan Ku Salaamayaa

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +72

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

    • @Vincent-De-Gesco
      @Vincent-De-Gesco ปีที่แล้ว

      7 NOW WHAT DOES THIS MESSAGE OF THE LAMB SAY? This Message says that we are no longer in the evening time but at midnight. However, it is the same age and the same Spirit of Elijah, but a "New" Message which is a high scope of the one of the evening time. Zechariah 14:7 is therefore different from Matthew 25:6.
      8 This Message says that the world council of churches, the ecumenical council of churches, associations, unions, federations and confederations of churches ... Catholic churches, orthodox churches, Methodist churches, Eckankar, the sect of Horus, Lutheran churches, Anglican churches, Mahikari, Baptist churches, Rosicrucianism, Nazarene churches, Scientology, esotericism, Anabaptist churches, Voodoo, Adventist churches, companions of Jesus, Emmaus mission, Inner Life, Jehovah’s witnesses, witnesses of Jesus, foursquare churches.
      9 Freemasons, Pentecostal churches, the worship of Inca gods, Protestant churches, Krishna, the church of Christ, transcendental meditation, the Grail, spiritualists, evangelical churches, Mormons, Guru Maharaja, Islam and Judaism and all the so-called revealed or restored churches… prayer camps, monasteries, convents, missions and ministries including the Branhamists, that is to say, those who still follow the Message of William Branham, even in its purity, are purgatories and nets of Satan to send mankind to hell and the spirits that act in those churches are not the Holy Spirit, but demons of seduction. Those are the same demons that were in the rivers, creeks, masks, Voodoo, forests and sacred groves, customs and traditions and which raised up traditional fetish priests. [Kc.10v1]
      philippekacou.org

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @keyzibrownlive1896
      @keyzibrownlive1896 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +14

    Dhakhtar oo ku dhaanteey Buurtii kaaraamardha Legend waa ku salaamay from hargeisa ❤️🥰🙏

  • @YaminaMe
    @YaminaMe ปีที่แล้ว +19

    Magaaladi Garaad Wiil waal 😍💚💙💚 ...Fadlan calanka xabashta dabo dhigtey ka qaad walaal, waa dhul xoog lagu heystee

    • @user-me5jq4dv4i
      @user-me5jq4dv4i 7 หลายเดือนก่อน

      Peace now

    • @Uus998
      @Uus998 4 หลายเดือนก่อน +2

      Yes walhi free #jigjiga

    • @Sim17261
      @Sim17261 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +17

    Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw
    👇😰 keep going

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 ปีที่แล้ว +18

    Alla jigjiga qurux badanaa muuqaal aad u qurux badan baa laga soo duubey ❤️❤️

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 ปีที่แล้ว +23

    Jig jiga Somali galbed ama Somali state 🇸🇴🇸🇴

    • @jer622
      @jer622 ปีที่แล้ว

      Ur wish 😂😂😂😂🇪🇹🇪🇹

    • @abdihakiinmuktar9888
      @abdihakiinmuktar9888 ปีที่แล้ว +8

      @@jer622 jig jiga part of somalia 🇸🇴 from jig jiga fuck etiopia

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 ปีที่แล้ว

      @@jer622 just check the Somali state flag and people nothing in common with highlanders

    • @abdiwahidmahad2971
      @abdiwahidmahad2971 ปีที่แล้ว +1

      @@jer622 you wiil sea

  • @daganmomo
    @daganmomo ปีที่แล้ว +15

    Thanks bro my Home Jijiga cadey waa u xiisay wlhi Jah Rer Jijiga camera wakawada dhacayn😂❤🇬🇲

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 ปีที่แล้ว +28

    Jigjiga ❤️🇬🇲
    My city

    • @YaminaMe
      @YaminaMe ปีที่แล้ว +1

      Ogadeen yaa siiye😂

    • @AmaalMahamed-nc1xx
      @AmaalMahamed-nc1xx 15 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay ayaa ziiyay​@@YaminaMe

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 ปีที่แล้ว +11

    Welcome back legenow
    Naga dhaaf maqnashaha😍

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 ปีที่แล้ว +19

    Architecture Jigjiga waa very beautiful.
    Isu socodka Laamiga, suuqa iyo guryahaba.

    • @abdullahidahir5056
      @abdullahidahir5056 11 หลายเดือนก่อน

      She’s a Melita mom left upper body I don’t want kitty. I’m so sorry.

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 ปีที่แล้ว

    Mashalaah welcome 🙏 hno to jjga cadey iyo buurteedaba. Lastly dhantadiina wad la keentey keep going inabt

  • @mohamedabdullahimudow7239
    @mohamedabdullahimudow7239 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar baryahan yutubkag Waad ilowdee shaqadad garo OO saad usocoto ku dadaal wayo hadba waa kartidad WLL horumarkag waan jeclay dhigaa ugu saree si wlltinimo leh baan kuuleyey waa gabadh wllshaa ookale ah

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah magaaladayda Jigjiga
    horay Usoco brother insha allah wad guulaysanaysaa

  • @Saara765.
    @Saara765. ปีที่แล้ว +11

    Nio markuu #Qaysqeyser soo laabto challenge kii qosolka badnaa nooso sameeya ee su.aalaha keep going wll #Dhakhtarr

  • @Nasiiba
    @Nasiiba 7 หลายเดือนก่อน +5

    Calankas yar ee itoobiyanka maahayn inaad karamardha oo 10kun nooga dhimatay agdhigto😭😭💔

  • @ayanleadenmussie6145
    @ayanleadenmussie6145 ปีที่แล้ว +2

    Man sha allaah waa muuqaal qurux badan runtii ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 ปีที่แล้ว +6

    Dhakhtarka youtube keep going Brather 😇

  • @sihar123
    @sihar123 ปีที่แล้ว +2

    INSHA,llah ana marwantegidoona jigjiga

  • @zamzamahmett3167
    @zamzamahmett3167 ปีที่แล้ว +10

    Magalda Jigjiga thanks dhakhtar ❤️🙏💞

  • @ah375713
    @ah375713 ปีที่แล้ว +8

    Welcome to Jigjiga cadey bro. Taladii sayidka u jeedaa.

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 ปีที่แล้ว +1

    M.a waxty wilka aan TH-cam ugu jeclhy hore usoco wliga abwe 🥰🥰🥰🥰❤️💪

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 ปีที่แล้ว +3

    Dhakhtar best vloger
    Horay usoco shp

  • @saariyasaarish7521
    @saariyasaarish7521 ปีที่แล้ว +6

    Mahsanid wllo mar hore iigu danbaysay magladayda si fiican ii dawasiisay mashallha😻🙏

    • @khadar_mohamett
      @khadar_mohamett ปีที่แล้ว

      SAARIYA COME TO JIJIGA, GARBO IYO DHAGAXBOURBA KKK

  • @khadracali7615
    @khadracali7615 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah hore usoco habo jigjiga aad ayay u khurux badan tahay

  • @aidaroussahirsi
    @aidaroussahirsi ปีที่แล้ว

    My favourite TH-camr, Welcome to Jigjiga Inadero

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 ปีที่แล้ว +4

    Amazing dhulkeena qurux badana masha allah

  • @starwarchannellsomali3790
    @starwarchannellsomali3790 ปีที่แล้ว +1

    Shp sare maxamuud shp guulayso if iyo aakhiraba

  • @zalmanuuramohamed118
    @zalmanuuramohamed118 ปีที่แล้ว +8

    Mzha Allah dalkeena hooyo nimcaa fadhida🙏🏻

  • @nimcohani346
    @nimcohani346 ปีที่แล้ว +3

    Wiil yar o an dhalay aya ad ku jcl o ku yaqana aaq o uu ka wado abtiyo yar iyo waynba wan ku wadana wll hore u soco

  • @asadmaxamedasadmaxamed7337
    @asadmaxamedasadmaxamed7337 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar wllky isha alaah mar uun TH-camkaga waan ka soo muuqan doona😥

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 ปีที่แล้ว +6

    Buurtas maalin somaliweyn oo wada socda aya ku dhantendona insha ALLAH.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +5

    Insha allah maalin uun Bay u midoobi ummadda somaliyed cadowgooda lana xorayn waxaan lahaa inta aanan ifka tegin inaan arko shantii soomaaliyeed is raacday iima muuqato laakiin waxba kuma ah.Allow sidii Roon Aaamiin

    • @muhumednathirhanshi3112
      @muhumednathirhanshi3112 ปีที่แล้ว +2

      Jigjiga wll waa Ethiopia 🇪🇹 somaliwyan fikir ki aha dalkayaga Wan kadhafnay hormarkan maanta lama gaaren hadi fakirki qaldana ee shalay kusii socon lahayn viva somalida Ethiopia 🇪🇹

    • @muhumednathirhanshi3112
      @muhumednathirhanshi3112 ปีที่แล้ว

      Waa iska hadashay jigjiga wll nolal io nabad io hormar bay haysata Uma socoto fakirki qarniyaal holcinayay oo aha Ina somaliwayn dawlad lawada noqdo waxba kamanan dheefin aan ahayn ogaden tarxiila , jigjiga waa dhulkaygi Wana dalkaygi Wan jecelahay waxana madaxwayne ka ah mustaf cagjar waxba somalia kamasojiraan somalia alshabab io amisom ha iska xorayso jawhar io jamaame io jilib cadaw diin idinla sheganaya haysto oo dhiigina jaqaya marka kaas iska kacsha jigjiga oo qowmiyadaha Ethiopia wax laqaybsanayso oo waliba hogaminayso Yan laku habsaamine

    • @Ck-cade1
      @Ck-cade1 ปีที่แล้ว +1

      @@muhumednathirhanshi3112 haahey somaliya waxba nagama jiro

  • @sagalsiman1249
    @sagalsiman1249 ปีที่แล้ว +1

    Wlalalaal dhakhtarr hore usoco masha allh

  • @nimcosaleeban
    @nimcosaleeban ปีที่แล้ว

    Mash allaah dhakhtar hore usoco

  • @muwaahib-haldhaa
    @muwaahib-haldhaa ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wlaal
    Hore usoco

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 ปีที่แล้ว

    Masha wll dhakhtar waad noo timid e soo dhawaw

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah
    Jigjiga Caasimadii Somaalia Quruxdeeda iyo Buuraha kuteedsan Baan la.ashqaraaray

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 ปีที่แล้ว

    Waa Vlog Qurux Badan Horumar wacan baan kuŕajayn Legend

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 ปีที่แล้ว +7

    Masha allha 🥰 ♥

  • @BarwaqoSaleban-tj2hl
    @BarwaqoSaleban-tj2hl ปีที่แล้ว

    maaash alllh wllo hore usoco

  • @lamatabtan8949
    @lamatabtan8949 ปีที่แล้ว +8

    Zaxip walahi hadad ii ogalato waan kula kulmi lakin jiig jiga kuma noli ee waxan kuu nolaha magalada heerar walhi xita wan kuso safri ee maa ila kulmi karta hadadan dhiib uu arkin cadsi🙏

  • @abdiqadirahmed1496
    @abdiqadirahmed1496 ปีที่แล้ว +6

    Magaladydii woow ❤

  • @faadumomahamed9725
    @faadumomahamed9725 ปีที่แล้ว +1

    WaH wxni dhaanto wey dhaaftey Dhakhtar0w 🤣
    Keep going wlll

  • @ikraanahmedali1102
    @ikraanahmedali1102 ปีที่แล้ว +2

    Allah dhulkaygii hooyo 🥺❤️ allow malin igu sin inan tago jigjiga caday❤️

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 ปีที่แล้ว +6

    Amazing 👏

  • @nimoadendayip406
    @nimoadendayip406 ปีที่แล้ว +1

    Rageeeedi wd na maamuustay Alle haku mamuuso keep going wllo ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 ปีที่แล้ว

    M.a alle quruxda ha usiyaadiyo jigjiga❤️❤️

  • @coolnadiya8772
    @coolnadiya8772 ปีที่แล้ว

    Wan ku salamy legend 👋from jigjiga 😎

  • @caaliyocabdiraxmaan2022
    @caaliyocabdiraxmaan2022 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waan rajeynaa inaan mar imaado

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 ปีที่แล้ว +6

    At the last dhantada i dishay 🤣🤣 keep going bro 👏👊

  • @amalmohamed9052
    @amalmohamed9052 ปีที่แล้ว

    Jigjiga cadeey dhulkaygii waan u xiisay wlhi from Dubai

  • @suhaybcabdi6489
    @suhaybcabdi6489 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah wllo horumar wacan

    • @abdihakinarab7041
      @abdihakinarab7041 ปีที่แล้ว +2

      mnsha allaah war topan sano ma arag waan ku farxay dhakhtarow wayo wayo ayaa iso xasuusisay
      waan kaga mahad celiyaa

  • @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
    @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah wallal

  • @iqbalibrahim9944
    @iqbalibrahim9944 ปีที่แล้ว +4

    Jigjiga wa lama huran ❤❤

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 ปีที่แล้ว

    Macha alll inbadan Ayaan kaa sugayanay muuqaalkan zxb waxaan rajaynayaa inaad aadibdoonto dhagaxbuur

  • @ibraahimabdirezak5914
    @ibraahimabdirezak5914 ปีที่แล้ว

    Best TH-camr Dhakhtar

  • @fathiamuktar1368
    @fathiamuktar1368 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allaah 🔥

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Dhakhtaroow dee mahayo
    Xafadihii shidnaa Ee wada Laamiga Ahaa .aad soo duubin

  • @farhiaabdi6886
    @farhiaabdi6886 ปีที่แล้ว

    Maanshaalaah maanshaalaah wad lakeentey dhaantadii my brother laakiin ana kamaqan jigjiga ameerica markan kaimaado ayaan tartabeynaa dhakhtar laftirkeygu waan ilaawey

  • @xalimoshekhabdi1444
    @xalimoshekhabdi1444 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰

  • @moha5318
    @moha5318 11 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaalidu Waa xaasad calan itoobiya ayuu saaray wuxuuna quudhi waayay kan soomaalida

  • @panserinajiib
    @panserinajiib ปีที่แล้ว +7

    Wow jigjiga ❤✌🤴

  • @Sihaamaaaaaaa
    @Sihaamaaaaaaa ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🥰 ♥

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 ปีที่แล้ว +1

    Wooow axyaa vlog

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +6

    Manzha Allah ❤️❤️ I miss you 🥰 jigjiga

  • @t6f
    @t6f ปีที่แล้ว +3

    Welcome to my hometown Jigjiga😍

  • @sacadaabdikarim7503
    @sacadaabdikarim7503 ปีที่แล้ว +1

    Dhanka iyo jibriga so Same wllo🥰

  • @yahyetygah9118
    @yahyetygah9118 ปีที่แล้ว

    waw jigjiga I'm coming after one week inshaballh😍♥️

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 ปีที่แล้ว +1

    Mahamoud Dhakhtar My Favourite TH-camr

  • @hothanezxaaq133
    @hothanezxaaq133 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro❤️

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Masha allah bro

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 ปีที่แล้ว

    Amazing thanks

  • @jaweyriyoahmed9188
    @jaweyriyoahmed9188 ปีที่แล้ว +9

    Our legend 🤴🏻✨✊

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 ปีที่แล้ว +1

    Keep going 🌄

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 ปีที่แล้ว

    Thank u so much brother

  • @aniisailkacas
    @aniisailkacas ปีที่แล้ว

    Mansha allah magaladaydi🥰🥰🥰

  • @faraxdhacar6252
    @faraxdhacar6252 ปีที่แล้ว +1

    Mashalla wll qaali💗💗❤❤💋💋🇬🇶🇬🇶🇬🇶

  • @hadiyaabdi1471
    @hadiyaabdi1471 ปีที่แล้ว

    M.a wllkey dhakhtar

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Hanaan-yasin
    @Hanaan-yasin ปีที่แล้ว +5

    dhaantada i dishay 😂😂🖐💕

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @suldaamaofficial1618
    @suldaamaofficial1618 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar haaye wll update noqo noosoo badi vedioyadaada

  • @farxaancabdilaahiabokor8537
    @farxaancabdilaahiabokor8537 ปีที่แล้ว

    Wow!!this video is amazing,I'm like ,so another video I'm waiting for you,thank you

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 ปีที่แล้ว

    Keep going dhaqtarkena jijiga jeclahay runti

  • @hamdaqueen4615
    @hamdaqueen4615 ปีที่แล้ว +3

    Super hero keep going 🥰

  • @ibrahimaxmed3185
    @ibrahimaxmed3185 ปีที่แล้ว +2

    Best youtubers in somaliland💚🤍❤️🙌🏾

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว

    Keep going my pro 👍

  • @raxmaxasan2407
    @raxmaxasan2407 ปีที่แล้ว +1

    Welcome dhakhtarow jijiga cadey ❤

  • @nacimayusuf1009
    @nacimayusuf1009 ปีที่แล้ว

    Maşallah

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 ปีที่แล้ว +1

    Nabi Maxamed scw

  • @mohamedwadaniofficial2726
    @mohamedwadaniofficial2726 ปีที่แล้ว +1

    Legend keep going 👏

  • @niicimamuxamuud4538
    @niicimamuxamuud4538 ปีที่แล้ว

    Masha allh jigjiga jano🥰

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 ปีที่แล้ว +10

    Asc reer jigjiga dhakhtarow baryahayn waalagu wayay imikiin soobadi video khayr alaha kusiiye 🖐🖐😂👍😍🤴

  • @nasradheemanbootaan2526
    @nasradheemanbootaan2526 ปีที่แล้ว +2

    I miss karamardha

  • @bossahref9687
    @bossahref9687 ปีที่แล้ว +15

    Jigjiga My home 🏡 ♥️

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 ปีที่แล้ว

    Well done keep going

  • @milonerziize8177
    @milonerziize8177 ปีที่แล้ว +2

    Meeshan jigjiga la dhaha indhaha faraha laga galinyaa TH-cam waxas ma yaqnanan😂😊

  • @Worldy-71
    @Worldy-71 ปีที่แล้ว

    Tarvel man dhaqtar from Nairobi lpx Nairobi imow wallo si aan muqal kula sameeyo wallo 🤌🤍🤝😊