Jirkaaga Maxaa Ku Dhacaaya Hadii Sonkorta Iska Deyso Muddo 30 Maalin ah || Jiil Media.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo
Hadaa chocolate 🍫 cunay lkn macmacaanka ma jecli team dhadhanaan waa idin salaamay hapipiyal 😂❤
Chocolate 🍫 iskamadenkaro 😂😂 wax kale haa
@@adnaseid7182 nnjjii9o
@@adnaseid7182 kkm
@@adnaseid7182 j
@@adnaseid7182 k
Cabdi xaliim cali wajigaga natus
Alxm mar hore ayaan iska dhaafay
Thank you❤
Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯
Cabdixaliin cali hal mar maad soo muuqatid 👀
masahaalh
Jiil media sokor siyaado ah malinkaste cabaa sidaan ku daayo way adkaanaysaa hadii layareeyo faidadaa lahelaayo waa tamaam bal waan isku dayi insha allah
C/haliim Cali soofadhiisiya
Allxamdullh
Lkn ani ma iska deen karo😢
sida aad iskubartay iskaga denkarta
Keep going 💪 ✨️ 👌
Wllhi fikrad fudud ayaan helay si anana u dalin misankeygana aan u dhimo mahasanid asxabey🤗🤭
Isbadal maku aragtey
@@muhaabfeisal764😅 jawaabta waan wada sugoonaa 😅
aymahan max inigo dhacay❤❤❤❤
isooboqo walaal
Wllky cod dahab💙❤️
Tank you
Maxaa u arki la nahay qofka hadlooyo sabbtoo ah fidioyada kle waan arkeenay muuqaalkiina 😌
Mashalah 😢
Good brohter
Wll waxan kuweydina mufada iyo cajeelada casi miyaa mala cuni karaa cadi miyaa hadaa sokor lagu daro marka lasa meynayo iisheg plz isoo jawab waa ii muhiim
❤❤❤
abdi halim ali wajigiisa natusa
Wiilkan codkan iska leh ee hadana laydinku arkin marka soo miuqanausaa jiil mediayow mee wiilkani
Day 6 sonkor la aan rafaad badanaa qof waalan is moodaya wlh niyad jab madx xanun
Sidee noqoty
Wamaxadsatihiin
Wax fcn baa noso gudbise tnx
abowe ade iskayare ainga maiskayarenkari
Uu i anfacay shukran
Hada abdihalimoo sokorta joojoiya maa nadhahoosa sidaa aad ucaadowdo oo jiimka lacag kaaga bixin waa kugu raacay😂😂😂😂😂
Abdihaliiimoow sabab aan kuu arki waynay😂🥺🥹😢
Codkisa mcn codadka kale wuka qurux badan yahay🥰
Waxaan maqlay raga codka macan wajiga ayey shabel oga egyihi folxumo daba gadisan cml 😂😂😂😂😂😂
C/xaliinow jacaylkayga Sonkor haygu dirin nio 😅
3 weeks
Sokota maba Jecli 😂
Day 3 iyo madax xanuun😂❤
Ani xitaa madax xanuun day 3😅
Cod dheeman
Lkn mar mar cunaa anigo diet kujura😂😅
Aniga 40 casho ayan cuni sokor lakin ad ban u catoway😢
Hadan jimicsi ku daro kwrn
Shaqsiga sokorta kama dhaceeso miyaa
9/11/2024Maanta aayaan bilaabay i.a
Waxad karagtay isbadal
1ka bil cunto badan soo Macuni Kari Sidoo kale mooska Macuni karaa I have an answer for you 👍❤️
Haa muuska iyo malabka ad ku badalan kartaa
Nio finanka idhibo iminka bilabya😂
Aniga wan iska jojiyay inkasto igu adked lkn malab ubatashay alx
Ma is badashy
Lakin sokor sokartada aa hoos u dhaceyso
Malinki 3aad ayay manta ii tahay
Wll ma,wada wali
hhhh waxan wa been ana tijabiyey ramadantii 28 malin wax sokor leh ma cunin sidaydiina wa aha 😅😂😂 xitaa shaaxa bila sokor cabi jiray
Anagu caato Ayaan ahy maxaa xala😢
😂😂Anigu wllhi farax lugo basto Original
Sand ayanaan cunin sonkorta cad miisan kayga wuxu ahaa 97 kg waxn gaarey 67kg hadna waxn ahay 72 kg ubadn murqo
ka so dawo filiamn xisobadan th-cam.com/video/6iSJlkuuq4w/w-d-xo.html
Thanks
❤❤❤