Macanka iyo xanuun oo dhami, dawo waa leeyihiin. Dr. Xoog wixii la baray , oo uu aaminay ayuu inoo sheegay, waa ku mahadsan yahay. Runse ma aha. Calamka oo dhan ayaa qaldan. Dawad anigaa idiin sheegi, qofkii rabaa. Waxan is baray xisabta iyo holistic medicine (characterized by the treatment of the whole person, taking into account mental and social factors, rather than just the symptoms of a disease. Aduunka waxa maclim u ah Shaydan haday diin tahay iyo science ba. Macalimkeeni Aw Barkhadleh wixii uu ina baray wuu lumay, mana raadino. Sheekh Isaxaq markuu 90 jir ahaa sodon jir ayuu u eeka. Ciddii rabta dawo waan u sheegi karaa. Waana dhaxalkii Awowo Sheekh Isaxaq iyo macalim Sheekh Yuusuf Awo Barkhadleh.
@@adammursal4106 Dad iyo xoolaba, jidhku waxa uu ku socdaa xisaab. Dadka shaydan ayaa u taliya, oo caqliga u sida. U malayn maayo in waxan kuu sheego in micno kuu yeelandoonto. Shaydan ayaa dhamanteen wax in baray, haday macalim tahay, sheekh tahay, dhakhtar tahay. Isga ayaa caqliga iyo aqoonta gacata inoogu sida. Wanse kuu sheegi. 24kii socadood ama malintii waa in aad hal mar wax cuntaa. Biyo waad cabi kartaa, shaah ama coffee aan sonkor lahayn waad cabi kartaa. Cuntadad ugu fican waa haricot iyo hadhuudhka ama garawga qofba sida uu u yaqaan. Marka aad 18 sacadood waxaba cumin, waxa uu jidhku bilaaba waxa la yidhaa autophagy, oo ah in unugyada jidhku bilaaban nadiifinta oo ay dayac tiraan curuuqdii bukootay. Autophagy is vital process in which the body's cells clean out any unnecessary or damaged components. Inta aad la qabsanaysid mudo 20 ilaa 30 malmood ku wad. Si fiican u ogaw, waxa uu jidhku bilaaba in uu is dhayo ( autophagy) 18 sacadoo markaa waxba la cunin. Haricot waad ku cuni kartaa tonta iyo basasha. Waa in sacad iyo ka badanba socodta. Bil ka dib waxaad gaadhsiin kartaa, 36,48,72 sacadood. 72 sacadood cancer ka ayuu qofku ka bogsan karaa.
Maasha allaah, si wacan ayaad noogu sharaxday guud ahaan cudurka Macaanka, waxa lagu garto, sida ugu wanaagsan ee loo daaweyn karo. EEBBE ha kaa abaal mariyo
Dr Hussein Allah Ha xafido Aad buu inoogu sharaxay xanuunka macaanka & kuwakalaba si Hagar la,aana miizaanka xasanaadka Eebe Hawgu daro waad mahadsantihiin Hctv
HALA KALA SAARO CUDUR IYO XANUUN. Macaanka ama (diabetes) waa cudur ee ma aha xanuun, Cudurka macaanka (diabetes) malaha xanuun. Haddii uu xanuun kaliya uu yahay waxaa ku filan 2 xabbo oo xanuun bi'ye ah, sida pracetemol ama ibuprofen iyo wixii la mid ah.
lantus sided u qadataa ,24 kii saacadod imisa unit ayad qadata ,,metformin wa laga baxay kiniin ka wanaagsan aya jira,anigu wan qaba macaan waxan qaata insuline,novorapid,,ma isticmaalo luntas,,dawooyin badan ayan haya o macaanka ah ,,hadad u baahan tahay so qor fariin,,canada ayan jooga
Well said, Cilmiga Iyo Codka Allaha Kuu Siyaadiyo
Micnuhu waa baruurta ha La iska ilaaliyo. Adigoon gaajo ku hayna cuntada haysaga cunin bilaa micne, iyo exersice. Mahadsanid Doc.💐
Abo macan Alle haku Xafido
ISHEEH IGU CAWI HALKA UU FADHIISTO WLL
Dr xuseen waad nòofaa iidaysay mahadsanid
Macanka iyo xanuun oo dhami, dawo waa leeyihiin. Dr. Xoog wixii la baray , oo uu aaminay ayuu inoo sheegay, waa ku mahadsan yahay. Runse ma aha. Calamka oo dhan ayaa qaldan. Dawad anigaa idiin sheegi, qofkii rabaa. Waxan is baray xisabta iyo holistic medicine (characterized by the treatment of the whole person, taking into account mental and social factors, rather than just the symptoms of a disease. Aduunka waxa maclim u ah Shaydan haday diin tahay iyo science ba. Macalimkeeni Aw Barkhadleh wixii uu ina baray wuu lumay, mana raadino. Sheekh Isaxaq markuu 90 jir ahaa sodon jir ayuu u eeka. Ciddii rabta dawo waan u sheegi karaa. Waana dhaxalkii Awowo Sheekh Isaxaq iyo macalim Sheekh Yuusuf Awo Barkhadleh.
NOOsheeg wll
Waan gartay Dr xuseen ee illahay ha ku siiyo ajarjeedee bal ii soo sheeg.
🙏
Dadka u sheeg hadaad dawo hayso waa laguu ducayne.
@@adammursal4106 Dad iyo xoolaba, jidhku waxa uu ku socdaa xisaab. Dadka shaydan ayaa u taliya, oo caqliga u sida. U malayn maayo in waxan kuu sheego in micno kuu yeelandoonto. Shaydan ayaa dhamanteen wax in baray, haday macalim tahay, sheekh tahay, dhakhtar tahay. Isga ayaa caqliga iyo aqoonta gacata inoogu sida. Wanse kuu sheegi.
24kii socadood ama malintii waa in aad hal mar wax cuntaa. Biyo waad cabi kartaa, shaah ama coffee aan sonkor lahayn waad cabi kartaa. Cuntadad ugu fican waa haricot iyo hadhuudhka ama garawga qofba sida uu u yaqaan. Marka aad 18 sacadood waxaba cumin, waxa uu jidhku bilaaba waxa la yidhaa autophagy, oo ah in unugyada jidhku bilaaban nadiifinta oo ay dayac tiraan curuuqdii bukootay. Autophagy is vital process in which the body's cells clean out any unnecessary or damaged components. Inta aad la qabsanaysid mudo 20 ilaa 30 malmood ku wad. Si fiican u ogaw, waxa uu jidhku bilaaba in uu is dhayo ( autophagy) 18 sacadoo markaa waxba la cunin. Haricot waad ku cuni kartaa tonta iyo basasha. Waa in sacad iyo ka badanba socodta. Bil ka dib waxaad gaadhsiin kartaa, 36,48,72 sacadood. 72 sacadood cancer ka ayuu qofku ka bogsan karaa.
Aqoon, waaya aragnimo, iyo daacadnimo ayuu ku sifoobay Dr.Xuseen Xoog. Rabi ha ku xafido, rabi jano ha ku siiyo
Aamiin ya rabi
@@izraali1293 you
Maasha allaah, si wacan ayaad noogu sharaxday guud ahaan cudurka Macaanka, waxa lagu garto, sida ugu wanaagsan ee loo daaweyn karo.
EEBBE ha kaa abaal mariyo
السلام عليكم
جزاك الله خيراً جزا
Ader xusen muhumed mahamed full doctor 🙏
JASAAKALAAKHAYR DOCTORS
Mahadsanid dr muddo sannad ah waan qabaa waadnoo faa.iidaysay kheyr allaha haku siiyo
alle hakaacafiyo anigana ilhy ha iga ilaaliyo🥺
Dr xuseen (xoog) ala habdbadiyo aduun iyo akhiraba
Walalyaalow iso duceeya ana hada layga helya dr adn waa mahad san tahaye
Hada maka fiicanthy
Alle ha ku gargaaro wllo
Alle haku xafido Dr.sh.xusen xoog
Nasha Allaah jizakalaah kheyr
I’mgfff
Jazaakalaah dr waxbadan baan kaa faaiiday
Shukran akhii filah ilaah haa ka abaal mariyo
Wuu mahadsan yahay doctor xuseen xoog waar hadaba cuntooyinka yaraysta dadow wakhti baynu maraynaa cuntadii lagu bukoonayo waa hadaad dharagta badsato ilaahayow naga ilaali dhamaan cudurada xunxun ee macaanku kamid yahay
Aamiin
aamiin
Asc Alle miisaanka xasanaadka ha ku saado luqadakale ayaa nago basan
Dr Hussein Allah Ha xafido Aad buu inoogu sharaxay xanuunka macaanka & kuwakalaba si Hagar la,aana miizaanka xasanaadka Eebe Hawgu daro waad mahadsantihiin Hctv
alle khayr haku siiyo
Alle hanaga haayo
نعوذ بالله تعالى من جمبع الامراض والاوجاع انه بعباده خببر بصير
Wr heedhe DR waxba kama maqalnee maxagayagaa mise waa xagiina
Waa xagaaga sxb anaga si faseex ah ayaan u maqalnaa bro ama sister
Thanks
bardaquush hala qaato anaa sokpr qabey waxaan 4 bilood qaadanaayey karostolol xataa waa qabey illaahay waaiga dulqaaday dhaqtarkii wuxuu yiri maxaad qaatdatay illaahay isaacaday
Mxd samaysay
Wllo wxd samaysy
Bardaquush waxay wllo ilmo yar Aya iga qaba please isoo jawaab
Bardaquush wa mxy wll
maxad isticmaashey wl
DR WAS EPALINED IN GOOD MANSHA ALLJ
Iskusoo duuduuboo Dhibka waxa keeney inaan qilaafney tamarkii alle iyo sunadiisa nebigeena muxamad scw,sida waxa nala amrey iney aan cunista iyo cabistaba ku xad gudbin,
Dr aad ayaad umahadsan tahay caafimaad iyo cafwigaalle allaha kusiiyee bal dhiig karka iyo kolostroolkana kasoo hadal iyo siyaabaha dadka qaba uga badbaadi ikaran dhibaatadoda
Qof dhuuban macaanku ma ku dhici karo miya
Ma odaygii Abokor Muusaa? Wasiirkii hore ee caafimaadkaa?
Mashaa allaah runtii Dr xoogow anigu waxaan kamid ahay dadka lanool cudurka macaanka mudo 11 sano ah markaana waxaan kusuganay jir kaygi labo meelood meel ayaa tagtay oo. aad ayaa u daciifay kaadi ayaa fara igu haysa aan xad lahayn
Aamiin allah caafiyo isaga iyo inta kale ee walaalahen ee xanuunsan.
Allha Ka Caafiyo Wll Aamin Aamin
ALLAH CAAFIMAAD HAKUSIIYO ADIGA IYO INTALANOOLBA
Allaah ku caafiyo walaal xulbada cab iyada sokorta wey yaresa mizankane wey ku yara kordhin inkasto sokorta dhibkeda kowaad yahay mizaanka badan
Ani maku caawiyaa wll
Wll sonkor 9 ah baa la ika shegayo wamaxay waxan 100 xata ehen ma sonkor ba
Haa waa sonkor ayaad qabtaa
Shekhoow dawada subaga maxaaladhahaa fadlan iijawaab
Asc sheikh habeen ki babacooyinka iyo cidiyaha iyu dhigu bux sama casaadana eewamaxay?
Rabi Yasir Walaa Tucasir
الله يحفظك در حسين
Maxaase dawo noqon kara sidan okala?
Dr:sh.xuseen horta waan ku salamayaa anigu waxaan leeyahay macaan labaad ee maxaan sameyaa ama aan isticmaala?
Alle ha kaa dulqaado wll jimicsiga ixo socodka badi
Allaahaku caafiyo
Dawadad si tos ah uu qado jimicsi iyo dhaqkhtarka oo jogta ah ula xidhiidhtid
@@DunXarirachannel ok laakiin ma tihid Dr: xuseen ee ma ila mid baad tahay oo kayga kale ayaad leedahay?
socadka badi subaga iyo sankarta ikadaa isha allaah wayka istagi cutada badal oowadaniga cun iyo caha gele iyo biyaha nabadso
Waxaa jira saddex nooc oo ah sonkorowga,Nooca 1,Nooca 2 iyo sonkorowga Uurka heerarka sonkorta dhiga oo sarreya iyada oo aan la daaweyn.Wa inaad qaadata talada dhakhtarka
Nooca labada macanka waxuu qaata kanino Metformin 500mg
Nooca dhowda waxuu qaata isbada
Maasha Allaah Kabayare waa runteed 100%. Hadeybà sheekadu ay sidaan tahay naagtu xaqi muslinka baa ka soo baxaya weyna helaysaa dhibtii ay sheegatay iyo dhib kasii badanba coz umad dhan bey qiyaantay. Beentuna Allaah ma jecla. QIYAANOLE MA ĹIIBAANO.
Jisaakalaah dhaqtar
Masha.alah digdoire
Ilahey hanaga koriyo
Asc waalo hilbka wuu u dhashay xuseen xoog maxaa loo yidhi adeer aad baan kuu salamay guul iyo gobanimo ku waar Insha Alaah
30:09
Ganaca abada ku yaal ee soo saara magaciiis walaaal????
Masha alaaha
Drka waxuusan la socon in la heley daawada sonkorta oo ah Quaanka rabiga
Runtaa waaye
Yacni ma quraan saarka Ayaa ka wadaa wll
@@ayaanfarah668 ani makugu caawiyaa daawo kaadaaweeneeso
@@queens5170 Al’a wall ball I sheeg aniga hooyaday baa xanuusanaysee
@@ayaanfarah668 oky abaayo diyaar waaye halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomali ahaan kugu sooqoro mafahmi kartaaa
Shiek any sickness comes from allah and allah can cure ur sickness allah says wagclana kule Shae sabab
Ilahay ha nosahlo aniga iyo intuu hayo xanuunkasi walhi waban naxaye
Ani maku caawiyaaa wll haduu xanuunkaaas kuhaayo
@@queens5170 haa please noo sheeg wllo
@@queenfarduusabdifataaxmaxa2143 abayo diyaar waaye ee halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaaa ee what'sappkeyga hadaa soomaali ahaan kugu soqoro mafhmi kartaaa
@@queens5170 haaa qaali isoo qor
Anigana ii caawi@@queens5170
Aleh hanga hayo
HALA KALA SAARO CUDUR IYO XANUUN.
Macaanka ama (diabetes) waa cudur ee ma aha xanuun,
Cudurka macaanka (diabetes) malaha xanuun.
Haddii uu xanuun kaliya uu yahay waxaa ku filan 2 xabbo oo xanuun bi'ye ah, sida pracetemol ama ibuprofen iyo wixii la mid ah.
Asw walaal kobaha qaas siduu u xiranayaa qofkii joogo dalalka qabow oo barafka badan leh soo maxiranaysid kobo dhaadher oo hadana qabowga kaacelinaayo iyo sigisyo dhaadheer oo adag. maxaa tala ah.
Rotgu uqaliyobay waa maqayadaha hilb gelka lagu cuno misirka iyodigirkukariyaan maraqa
Berbera 100 000dolar bilwaba ayeybixiyaan qofwalba 1 dolar
Qnp
Dr waxba lagama maplayo miyaa mise waa xagayga
Metformin iyo insuline lantus labadaba wan qaata Dr
uma baahnid in aad wada qaadatid. Type 2 hadaad tahay bilaa dawaad ku noolaan kartaa.
lantus sided u qadataa ,24 kii saacadod imisa unit ayad qadata ,,metformin wa laga baxay kiniin ka wanaagsan aya jira,anigu wan qaba macaan waxan qaata insuline,novorapid,,ma isticmaalo luntas,,dawooyin badan ayan haya o macaanka ah ,,hadad u baahan tahay so qor fariin,,canada ayan jooga
@@husseinhandule3766
Type 1 mise Type 2 ayaad isoo sheeg wll kee kiniinka u qaadataa
@@husseinhandule3766 asc walaal aniga raba sonkorteyda madagto marwalba wey iska kacsan tahay kaniin waan qaataaa walaal alaha kunaxariisto tala iyo daawa intaba isii
@@husseinhandule3766 asc lantus insulin wxan qata markan sexanayo metformin 2 maar ayn qata thérapie insulin ayn 3 bilood ku jirey marka hada wan ficanahy wxan joga jarmalka
Codkiisu aad ayuu u fiicanyahey
Codkiisa waa danan iyo heer aad usareeya
Waa maxay oof wareen
OOFWAREENKU WAA XANUUN KUDHACA SAMBABKA WUXU KU DHAWYAHAY KAROONAHA SOOMAALIDII HORE AYUU AAD UDILIJIRAY
WAA Nin ciidagale Ah
🥺🥺😢
Talada caafimaad waxay kusoo urur tay cunada yareeys ta
Dr waa inaad is caateysaa aad baa baruurtu kuu fuushay Sideen wax kaaga Qaadanaa adigaa sidan FAt ku kuugu badan yahay
Sxb ka xishood drka
Fat maahaa ee waa Xoog yaakhii
Xuseen xoog wuu udhashay
Cod ma jiro
Cod majiro
Wuu jiraa cod ee maxaa idin helay
maasha allah
Mashaa Allah