WAXAN UGA HADLAYAA URURKA DAACISH, MAXAY TAHAY SABABTA 12 AJAANIBA DAGAALKA HAL UGU DHINTEEN?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @zaytum
    @zaytum 11 วันที่ผ่านมา +15

    Ciidanka Guul puntland republic 💪💪💪💪❤♥️🌹❤️ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi 🙏

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 15 วันที่ผ่านมา +31

    Waxay doonaan ha ahaadeene hadaan reer puntland nahay waan isaga filanahay federalna inaan anagu wax tarno maahane waxba ugama baahnin mana na matasho hadaan nahay reer puntland ma aqoonsanin cadoga kowaadna ee reer puntland waa dadka qabuuraha fahansana waana ogsoo nahay calaa iyo xaal puntland waa dowlad caalamka cilaaqaad laka dhexeeyo muqdhsana wey ka hanweyn tahay wayna ka cudud badan tahay wayna ka horeysaa any time so ❤❤❤guul ciidanka xooga puntland iyo madaxwene siciid cabdulaahi Dani ❤❤❤

    • @MohamedAbdiwali-o8u
      @MohamedAbdiwali-o8u 15 วันที่ผ่านมา +5

      Nin jirinaa tahey ana fahansaneen waqtiga iyo isku bahnashaha cuqdadan cabdullahi Yusuf aakudhintey aso Amin San any time Allah kucafiyi cuqdadan kasaro somali wax laqebsada wadidene

    • @mohmmettelgabanow9129
      @mohmmettelgabanow9129 15 วันที่ผ่านมา

      Waryaa anaga hana afjabsan, hadaad afqabiil ku hadleyso reerkaaga iyo reerka aad u habjabeyso xus lkn magac Puntland state iyo Somalia dhinac iska dhig.
      Daacish iyo Shababka puntland jooga midkastaa maalintii la aasaasay su u joogey buu u jooga, 2007 iyo 2016 ayey puntland kala galeen ilaa haddana wa joogaan, midna Calmadow ayuu noo fadhiya midna Calmiskaad. Madaxweyne kastoo yimaada dantiisa shakhsigaa iyo lacag buu urursadaa dadka reer puntlandna xamar bay farta ugu fiiqaan oo cadaw uga dhigaan kuwaan buuraha kujirana waa ka jeediyaan.
      Wake up adeer.
      Dawlada dhexe hadda maxay inoo dhintey?
      Siyaasada dani iyo xasan sheikh isku ceyrsanayaan mid har inoo jiidaysaa maleh, lkn in aan lakala safano oo nin walbaa cod iyo calaf naga helo su midka kale isaga dhacsho waa yoolkooda.

    • @mohmmettelgabanow9129
      @mohmmettelgabanow9129 15 วันที่ผ่านมา +5

      ​@@MohamedAbdiwali-o8u
      Adiga laftaadu xanuunka cuqdada eed ninkaan kusheegtey labanlaabkeed ayaad qabtaa!

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 15 วันที่ผ่านมา +1

      Aad iyo Aad Ina Addeer Nuuuradiin! Puntland Waa Isku Filantahay Alhamdulilah!! Guurguurte Annaga Inaan Waxtarno Mooyaane Cidke Waligayo Waxba Kamaanan Sugin. Power to the people of Puntland and Puntland government!! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @cabdimacalim3399
      @cabdimacalim3399 14 วันที่ผ่านมา

      Wlhi umada inee Herman garto siyaasad xuma ayaa Ka masuula

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 15 วันที่ผ่านมา +11

    Thanks for your information 👍🏽

  • @mahadcumarali5232
    @mahadcumarali5232 15 วันที่ผ่านมา +18

    Mahad said cabdisalam Yusuf guuled waxaa tahay wadani Mar walbo inoo soo badi arimaha intelligence ❤

    • @mahadcumarali5232
      @mahadcumarali5232 15 วันที่ผ่านมา +2

      Cabdi salaam Yusuf guuled waxaan ka mid ahay tagerayashada aad uxiiseya barnamishyadada waxaana ahay dhalinyarada kugu xiran 24hr waxan ubahanay dad nagu hugaamiyo wax walbo oo qibradna waan lenahnay wadankan siyasiyin caloo shood ushaqeystayaal ah ayaa raban iney na hugaamiyaan jabhadihii ayaa manta dharka le inoo soo qatay wadankan wuxuu ubahan yahay Revolution dad ah ee Uma bahna mid dhiig ku daato waxaan rabanaa sidii iran oo kale sidoo kale al taxriir alsham oo kale siriya please inoo noqo hugaamiye waxaa kale barnamishyadada kusoo dartaaa maxey marekanka ku qabtaan xerada Bali doogle cidanka Danab ey tawa baraan 2017 ilaa iyo hada magarayaan 4000 sawabta

    • @DuraanAhmed-o6g
      @DuraanAhmed-o6g 15 วันที่ผ่านมา

      Wlahay mahad anba sidaasaan ugu xidhanay barnaamijyada hogaamiye cabdisalaan guuleed waa nin dalka lexjeclo kalah x waxaanka akhristaa qoraaladu soo dhigo waa qof daacada marka la qiimeeyo barnaamijyaduu ka hadlo

    • @DuraanAhmed-o6g
      @DuraanAhmed-o6g 15 วันที่ผ่านมา

      From hargaysa

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 6 วันที่ผ่านมา

      Argagaxisada waa la’keensaday waxaana wata Yahooda iyo Reergalbeedka shicibka beenta kadaa basaas yahow la’soo dirsaday ilaahayna kuma cafiyo oo saxariir ha’idiin wada dilo waxiina cadowga u adeega EE Ethiopianka asakooda ah Somalina ku gambanaya nacalad rabbi ha’idinku rido Ethiopiana ilaahay dhulka afka ha’u galiyo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 5 วันที่ผ่านมา

    Quite reasonable argument, thanks.

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daacad weeyi aqoon yahan weeyi qabyalad iyo nin jeceyl xata kuma jiro hambalyo from gobolka Gabilay good information

  • @AbdallaJama
    @AbdallaJama 9 วันที่ผ่านมา +1

    Nice comments and highly knowledgeable.

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 15 วันที่ผ่านมา +5

    Kawarijta iyo daacish wa gaalo mujrimiin ah cadaw oomada somaliyeed allha jibiyo🇸🇴☝️

    • @cabdixafiid3428
      @cabdixafiid3428 15 วันที่ผ่านมา +3

      Warkaaga waxaa ku cad inaa tahay Ina Amisom 😂

    • @NuuneYare-d2u
      @NuuneYare-d2u 15 วันที่ผ่านมา

      Muslim murtad daroogo uf zino iyo daroogo ayad fahmee

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 2 วันที่ผ่านมา

      @@cabdixafiid3428 hooyada amisoonta kawas ya thay ma kawarija thay gaal yahow gaalku dalay adeer shatiga diimeed iyo heesaha carabiga wa lesku fahmay nafla care nasa weene xafayada xaarka leh iska bedel nin xafayad godka kula xirana thay dofarti kudhasha wase ilma yahuud 🇸🇴🩸🥷

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 11 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaan ALLAAH KA BARYAYNAA IN PUNTILAAN ALLAAH KA NADIIFIYO CID KASTA OO NABADA SHICIBKA KHALKHAL GALINAYSA . IYO MUSHKILADA LABAAD CID KASTA OO KALA QAYBIN IYO QABYAALADI KU JIRTO IN ALLAAH soomaali ka badbaadiyo AAAAMIN.

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 15 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaan aas-aaseynaa urur ama dallad ay ku mideysanyihiin dhlainyarada xorta ah ee soomaaliyeed si aan uga tashano aayaha wadankeena 🇸🇴 ❤hadaad igu raacday like saar 👍
    *xorta ah * xor ka ah qabyaaladda, fikirada raqiista sida waxyaabaha dhlnyardu ku madadaashaan ee baraha bulshada. 🇸🇴 ✊🏾

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 12 วันที่ผ่านมา

      Waxaa halaagtid maheshid idam alle. Dadoow kadheerada kuwa waxa aad jeceshihin idiinkugu baaqa. Qof aadan yaraantaadii shaqsi ahaan u aqoon ha raacin, masasku waa badan yihiin. Diintaada xafido, ehelkaa u adeeg xisbina waligaa ha saxiixin.

    • @ahmedshariifsomali8569
      @ahmedshariifsomali8569 11 วันที่ผ่านมา

      @Daljirka-Dahsoon ma iska fadhinaa waayahe oo dhibka wadanka ma iska daawanaa ?

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 11 วันที่ผ่านมา

      @ahmedshariifsomali8569 Maya, xaaraanta iyo xaqu naas kafogoow si ducadaadda loo aqbalo. Hadaa dad isu keeneeysid oo aad rabto in aad hogaamiso marka hore soomar sunadii ambiyada (cs) oo ari jire soo noqo si aad u barato masuuliyad qaadnimo...baahidooda, xanuunkooda, kartidooda iwm. Ha raadin culeys aadan qaadi karin saaxiib. Majiro urur kutaagan isbadal doonkii loo abuurey (maanta) ama waa dhif. Ugu dambeyn faham marxalada dalka maanta iyo mesha laga heysto. Qabyaalad waa wax lagu awr kacsado ee fiiri xisbiyadda dhankooda.

  • @abdimullahahmed384
    @abdimullahahmed384 15 วันที่ผ่านมา +2

    Xukumaada Soomaliya waa Gaddii hasha labada geel jecel midba gaari waydoo laba Gabi dhexdood waraabuhu ku gawracaa ❤❤ Dawladnimo iyo Argagixisnimo mudba gooni gaari waa

  • @CfataaxMaxamuud-u5n
    @CfataaxMaxamuud-u5n 14 วันที่ผ่านมา +2

    Mahdsanid wakulasocona

  • @bukharihassan2488
    @bukharihassan2488 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid sxb TH-cam kaada mudaan raadinaayay🎉.

  • @hagal5522
    @hagal5522 15 วันที่ผ่านมา +5

    Alqaacida waxaa laku bedelay daacish somalia Allah badbaadiyo 😢

  • @daudhassan5223
    @daudhassan5223 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc keep the good work for the Somali people.

  • @Knowmad1010
    @Knowmad1010 13 วันที่ผ่านมา

    Thanks for your informative videos.

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 13 วันที่ผ่านมา

    Thank you so much brother that is good information.
    You are information it's very high intelligence

  • @ShaaficicirroAbdiqaaadir
    @ShaaficicirroAbdiqaaadir 9 วันที่ผ่านมา

    Thnks agaasime abdisalam xogtaa nasiisay

  • @Duufan
    @Duufan 15 วันที่ผ่านมา

    Guulayso khabiir sare, waxaan jeclaan lahayn in aad soo badiso khataraha dhagarqabayasha, dhagarta ay maleegayaan si shacabka iyo dawaladda ay ugu noqdaan wacyi galin.

  • @abdiqani6022
    @abdiqani6022 10 วันที่ผ่านมา

    Thank you

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 9 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallah allahuma najayna fii Kuli fidnah.ameen

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 12 วันที่ผ่านมา

    Guul guul Al Shabaab xitaa waal jabin la haaye Xasan shekh ayaa ciidankii wanjalay oo shir qoolay

  • @SiimSaam-l3m
    @SiimSaam-l3m 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walala uumaddan islmaka allaha isu keeno illahowo aami aamin iyo wiixi qariban

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 15 วันที่ผ่านมา +5

    mahsanid abdisalan xogaataan waxbadan sugaayi nosobadi

    • @Omarali-bz7wx
      @Omarali-bz7wx 15 วันที่ผ่านมา

      Kooxda Argagixisada Daacish waqti dahabi ah baa Soo maray. sannadihii 2014,2015,2016,2017. Intaas wixii ka dambeeyay kooxda waxay gashay dagaallo culus ao ay lagashay Dowladaha carabta iyo reer galbeedka. Dagaalkaaso oo lagu naafeyay , kooxda hadda awoodeyda way daciiftay.

  • @maanmaancabdi
    @maanmaancabdi 5 วันที่ผ่านมา

    Daacish waa niman kooban oo buur ku jira intaasoo sano wax weyn oo la xayaysiiyo ma ahan, laakin waxaa xayaysiiya sirdoonada sida haddaba uu guuleed u buunbuuninayo, dano gaar ah ayaana laga leeyahay.

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 15 วันที่ผ่านมา +1

    One love somali

  • @jucuurcabdiqaadir
    @jucuurcabdiqaadir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax waxa tahay macalin waxa fahansan m.a

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @NuurCade-w8n
    @NuurCade-w8n 13 วันที่ผ่านมา

    ‏‪11:23‬‏ ‏‪11:25‬‏ ‏‪11:26‬‏ ‏‪11:26‬‏ ‏‪11:28‬‏ ‏‪11:28‬‏ ‏‪11:28‬‏

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 15 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah bro warbixintaada qiimaha badan aad baan ula socdaa

    • @mr___tiintin2297
      @mr___tiintin2297 15 วันที่ผ่านมา

      Daacish waa Ciraaq iyo Shaam anaga soomali ah maxaa naga galay

  • @siyaadmaxamedcismaan3791
    @siyaadmaxamedcismaan3791 3 วันที่ผ่านมา

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 15 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay jano idinma geeyo! Daacish iyo alshabaab kuligood waa balaayo wareersan!. Subxaanallaah ilaahay sharkiina idinku celi aamiin aamiin yaarabi

  • @Albaghdadi1
    @Albaghdadi1 12 วันที่ผ่านมา +2

    Nin Qureshi ah ayaa amiirka muumininta ah oo la dhaho Abu Xafsa Al hashiyil Quresyshiyi hadaba ogow ma noqoni karo khaliifka muslimiinta cid aan qureesh ahayn ilaahayna ha guuleeyo beenaale ayaad tahay iska hadliya kolay mangaabka ayaa ku rumaysaniya sidaad reer galbeedka u ramaysatay

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 15 วันที่ผ่านมา

    Argagixisada dalkeena kadagaalamaya waxay kayimaadeen wadamo kala duwanaan bulshi iyo diimaba kajiraan anagoo hal bulsho iyo Hal diina ahana waxay doonayaan inay naladagaalamaan ooy dadkayaga xasuuqaan iyagoo diin no sheeganaya
    Waa waajib qofkasta saaran in lala dagaalamo lagana sifeeyo guud ahaan dalka

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa kamida dadki Syria Ku dhinte wiilki Feysal Cali Waraabe Xussen Feysal Cali Waraabe Allah u naxariistee

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 วันที่ผ่านมา

    MAJEEDHEN IS DILAYA

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 15 วันที่ผ่านมา +2

    #Cabdisalaan_guuleed
    xalka lagu xalinkaro fikirada shabaab iyo daacish alqaacida waxaad kahelaysaa 3 muxaadiro oo sheekh umal kaga hadlay 5 bilood kahor dhiiga daadanaya iyo waxa keena ayuu kusoo qaatay xalka lagu xalinayo fikirada xagjirka ah waxaad ka daawan kartaa chanel ka #Salafmedia

  • @AbdiAbdi-es4ok
    @AbdiAbdi-es4ok 15 วันที่ผ่านมา +1

    Qandala iyo Bosaso waa 80 km .

  • @SuleekhoRiyaan-xt6nz
    @SuleekhoRiyaan-xt6nz 15 วันที่ผ่านมา

    Ikhyaar somali sax ah ayaad tahay

  • @Shaashad-1
    @Shaashad-1 4 วันที่ผ่านมา

    10:11 Nio qof weyn tahay Ilaahy ka cabso.
    Daacish waa ajaanib Dhamaantood hal qof Somalia hada kuma jiro haduu kujirona mid iyaga la mid ah wye kaliya Islaamka inay burburiyaan rabaa.

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 14 วันที่ผ่านมา

    Puntlaand guuuuuuuuiiiiiil

  • @SaidAbadid
    @SaidAbadid 15 วันที่ผ่านมา

    Laillah illalah maxamadun rasulullah waar somalido waa islam100%maaxay naaga xuuraynayan waar alqaida laayaa

  • @omarwarsame3662
    @omarwarsame3662 15 วันที่ผ่านมา +3

    Dacish hatii aad u aragto inay cadow ku yihiin rergalbedga meel dhow ayaad ka eegeysa
    Codowgooda si ay u kontorolaan ayey cadow u samesteen.

    • @omarwarsame3662
      @omarwarsame3662 15 วันที่ผ่านมา +2

      Qufkii danbi ka geesta wadamodaadana dacish ayaa lagu yiraahdaa sheegta si ay islaamga iyo muslimiinta dad xun inay yihiin looqaato.

    • @omarwarsame3662
      @omarwarsame3662 15 วันที่ผ่านมา +2

      Trump ayaaba inoo shegay inay ayaguba asaseen dacish xiligii obama iyo clinton.

    • @omarwarsame3662
      @omarwarsame3662 15 วันที่ผ่านมา

      Waan ku taageera sxb lkn barıtaan badan samee

    • @malablecabdi8049
      @malablecabdi8049 15 วันที่ผ่านมา

      Wlhi waa sax jarmalga ninkii dadka ku laayey quf islaamga neceb buu ahaa oo dıinta kabaxay.

    • @sharfaani8381
      @sharfaani8381 14 วันที่ผ่านมา

      Xarakaadka islamiyiinta dhan waa saxnyihiin wllhi swbtoo ah gaalo wexee rabaaan inee bulshadeeda gaala ka dhigaan marka qarax alalha no ziyadiyo hadiiibo sharciga alle aa diidno

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sawika ka dambeya ee qariirada Somalia 🇸🇴 fadlan daji oo saar qariirada saxda ah ee great Somalia 🇸🇴

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 12 วันที่ผ่านมา

    Daacish waa nimanka ugu khatarsan argagixisada.

  • @mukhtaryusuf2076
    @mukhtaryusuf2076 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad wad mahadsan tahay

  • @Omarali-bz7wx
    @Omarali-bz7wx 15 วันที่ผ่านมา

    Abdisalaan guled , khabiir sare dhinaca amniga .

  • @SAYAD_10
    @SAYAD_10 12 วันที่ผ่านมา +2

    Masuul mapka meesha kuu saaran Naga sax Greater somali soo saar

  • @xogogaalmedia1751
    @xogogaalmedia1751 15 วันที่ผ่านมา

    Wll kasohadhaal ganacsatadha Muqdisho oo shirkada canshurta uqadho ba dinac kale Shabab uqadha lacagta canshurta.

  • @abdirahman_ahmed
    @abdirahman_ahmed 11 วันที่ผ่านมา

    Alqaacidda meeyan ka go'in 2013 taarokhda si fcn usoo aqri 2006 ayaa waxa sameesmay taxaaluf jaacooyinka ciraaq ka dagaalami jiray oo dhan eey ku jireen alqaacidda markaas laga soo bilaabo meeyan eheen alqaacidda 2006 ayaa ugu danbeesay alqaacidda ciraaq

  • @Abuukarabdullahi-y8h
    @Abuukarabdullahi-y8h 15 วันที่ผ่านมา

    Barnaaamijyadaaan nuucaaan ah noo so badi mazuuul

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 15 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo Gobanimo

  • @YasinMohamed-ly3gg
    @YasinMohamed-ly3gg 15 วันที่ผ่านมา

    Sababta loso diray 12kaas nin fikir kale ayan qaba anigu, kaaso ah 12 kaas nin inay ahaayeen dad aad u tababaran oo isku xiran khatara oo lasoo socay, lana aminsana meshay galan inay ka warkenayaan lakin ma aysan dhicin oo waa la leefay.

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 15 วันที่ผ่านมา

    WAXAAD ILOWDAY AS IYAGAA KAS CAD U LAAYAY AJAANIBTI WADANKA JOOGI JIRTAY SI AY AFAARAHOODA AQ UGU SHEEGIN MAADAAMA GANGS ISKA NOQDEEN LKN WADA HADAL AS LALAL GALO WAX LOO OGOLAADO IN LA ISKU DAYO WANAAGSAN EE SOMALI DHAGA LAAY YAA WAX U SHEEGAYA.

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 9 วันที่ผ่านมา

    Majority waa ajaniib mana trust gareeyaaan 😂 soomalida daacish shydaaan

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 11 วันที่ผ่านมา

    Habaraa ayaa khaldan

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 15 วันที่ผ่านมา

    Somalia waa dad qabyalad iyo hogamiye kooxedyo ay dilaty wana dal u nugul cadowga siiba carabta an kufarta waxba dhamin hadii aysan iskashan oo qabyalda aysan ka tagin magacoda aya halis galaya ajanib ayana kasha donto

  • @Albaghdadi1
    @Albaghdadi1 12 วันที่ผ่านมา +2

    Dowlada islaamiga ah waxay ku taagantahay xaq waxayna u dagaalamisaa in kitabka laysku xukumo waana dad diinta ka run sheegiya qof kasta oo diinta u nasab sheegta hadana rabin ku dhaqankeedana madaxa ayaa la jaraa insha Allah wayna qabsan Caalamka oo dhan bi'idnillah

  • @Nimcaan2023
    @Nimcaan2023 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waysaxan yihin adomo Ethiopia manikin waryaa

  • @axmedgorod3795
    @axmedgorod3795 15 วันที่ผ่านมา

    Allaylehe waa qodob.

  • @Epicfountain10
    @Epicfountain10 15 วันที่ผ่านมา +1

    Al Baqdadi ku xigeenkiisa Al Jolani waa madaxweynaha Syria hada.

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 11 วันที่ผ่านมา

      haa sxb axmed al sharci ayuu hadda la baxay shaati ga ayuu badashay.

  • @hagal5522
    @hagal5522 15 วันที่ผ่านมา +1

    Danta laka leeyahay somalida ayaakeentay daacishta

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 13 วันที่ผ่านมา

    Hogaanku in uu soomaali yahay oo amar siiyayna waay noqon kartaa

  • @maxamedgeedgale5451
    @maxamedgeedgale5451 15 วันที่ผ่านมา

    Telegram koda yaa iisheegi karo fadlan nimanka cadawga ah

  • @ArafaatMohammed-x8r
    @ArafaatMohammed-x8r 15 วันที่ผ่านมา +4

    Al qaeda iyo daacish wxaa tiri waa qatar marka ma democracy Ayaan qaaddanaa anaga somaliya xlkeedu dagaal buu ku jiraa hadaan dhabta ka haddalno

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 9 วันที่ผ่านมา

      Argigixiso thy

    • @ArafaatMohammed-x8r
      @ArafaatMohammed-x8r 9 วันที่ผ่านมา

      @Mirhan777 wn ku faraxsanhy aduunka waa laba am halagugu yeero waa agagaxiso ama gaal caabud noqo waa intaaa

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 9 วันที่ผ่านมา

      @@ArafaatMohammed-x8r buuraha aad o is qarxi comments haka ooyine

    • @ArafaatMohammed-x8r
      @ArafaatMohammed-x8r 9 วันที่ผ่านมา

      @@Mirhan777 hhhh taaa ilaahy ma ogola ee adiga iyo dimiqraadiyada xageed kala mareysaan

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 9 วันที่ผ่านมา

      @@ArafaatMohammed-x8r demoqradiyad hadad diidey qarax maaa rabtaaa

  • @AxmadQaalid
    @AxmadQaalid 15 วันที่ผ่านมา

    Abucumar albaqdaadi

  • @wiilwaal7114
    @wiilwaal7114 11 วันที่ผ่านมา

    Hoyadod iyo carabta ey yihin manaqaane nolosha intad kusowada qabataan wada qawraca nacalla idin wadatay

  • @mohamedosman1373
    @mohamedosman1373 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mudane si maangal ah ayaad u qiimaysay adigaana u dhuun daloola, waxaa igusoo dhecaysay in raggaa loo soo hor mariyay in ay ahayeen rag taba bar sare leh oo ciidankaan lixaadda leh oo cududdoodi soo ban dhigay haddii jug way gaadho moral jab way baa ku chici doona.
    Mana is diidayaan arrita aad sheegtay iyo tan, aad baad u mahadsantahay.

  • @shukricali9065
    @shukricali9065 12 วันที่ผ่านมา

    inal muminiina iqwa

  • @abdirahman_ahmed
    @abdirahman_ahmed 10 วันที่ผ่านมา

    nimanka soo weerar kulli inee soo laabtaan looguma talagalin inee meesha ku dhintaan ayaa loo soo diray marka danta ee ka lahaayeen waa ka gaareen weerarkaas maadama xaruntii ciidamada soo gaareen ciidana dileen

  • @yassinduale34
    @yassinduale34 12 วันที่ผ่านมา

    War naga daa beenta xassan sheekh wixiisu waxay ahayd igu sawire wax uu dagaal la galay ma jirto waa tuug aan waxba xeerin isaga ayaa shirqoolay askartii somaliyeed oo baa biyayay

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 15 วันที่ผ่านมา

    Danta Guudi Wada Jirbay
    Dayaca Uga Foogataaye
    Hadraawi
    Mahad sanid

  • @liban4679
    @liban4679 15 วันที่ผ่านมา

    Daacish waa koox yar badankood ajnabi qaab tahriib lagu keenay iyo shaqo abuur been ah. Wax siijirikaro oo shacbiyad hanakaro maahan

  • @rukiaabdi2124
    @rukiaabdi2124 6 วันที่ผ่านมา

    Al qaacido mxy thy waligey waa maqli jirey

    • @ciiseabdale7569
      @ciiseabdale7569 2 วันที่ผ่านมา

      AL QAEDA SIDE BAADAN U AQOON😅😅

  • @MaxamuudCismaan-os9ps
    @MaxamuudCismaan-os9ps 9 วันที่ผ่านมา

    cabdirashiid dahab shiil waa awooda ay ku taagan tahay argagxisadu balse nasiib daro cid wax ka qabanaysa majiro

  • @Geediguuleed1453
    @Geediguuleed1453 15 วันที่ผ่านมา +2

    Falanqeytaada Waa Sidaa Umaleysay 😂
    Waxaad Ka Tagtay In Shabaab Buurihii Cal Miskaad Lagasoo Ceyrsaday 😂
    Adigu Ma Reer Galbeed Baa Tahy, Maxaa Sidaa Dhan Uga Cabsaneysaa😂

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama 15 วันที่ผ่านมา

    Midd shacabka gaalo looma arko ee dawkadda

  • @RANKINGWORLD-1
    @RANKINGWORLD-1 15 วันที่ผ่านมา

    Abu bakar al baqdaadi waayo talyo

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 15 วันที่ผ่านมา

    Wanaagsan

  • @mowlgamer
    @mowlgamer 15 วันที่ผ่านมา

    Waa kanaa dad mudan in subscription loo saaro

  • @xasanmuxiyidiin3724
    @xasanmuxiyidiin3724 15 วันที่ผ่านมา +1

    Oo ileen wariye ayaad eheed

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 15 วันที่ผ่านมา

    Iraaq walaga sarey sababtu waa in fakarkan iyo hadafkoda tona laga laheen ciraaq derted
    Hadana somaliya bey ka dagal laman yaa wado oo keney somaliya yaa mal geliyo majirto dhaqale somali ledahey oo ay kutirsan yihiin
    Figrad ahaan na ma ahan somali taas sida ay ucadahey halo cadeyo majirto wax xaqiiq ah oo la aamini karo xogaha somali gudaheda ah dhaqankoda wala yaqanaa lkn mamulkoda iyo taladoda iney banan ka katimado ayaa cad aa waayo dalka maalgelinayo

  • @sayidguray1509
    @sayidguray1509 15 วันที่ผ่านมา

    Suaashayda kaliya waxa weye dagal yahanadani halkay so maraan?

  • @cabdinasircali2074
    @cabdinasircali2074 14 วันที่ผ่านมา

    Report ku wxu zhegyaa inay 1200 yihin 700 o kmida wa ajanib

  • @anwaraadanismaciil2785
    @anwaraadanismaciil2785 14 วันที่ผ่านมา

    Wasaas gudoomiye lakiin waa haday jaanis uhelaan bunland caacish

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 15 วันที่ผ่านมา

    Siyaasigii isu badalay yuutubarka

    • @abdiabdullaahi614
      @abdiabdullaahi614 15 วันที่ผ่านมา +1

      TH-cam maahe ninkan awalba wariye ayu aha xogta uu kuso gudbina ka dhageso adiga shaqadisa asagay u gaarthy

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 14 วันที่ผ่านมา

    Ninkan fiiri wuxukuhadlayo gorma dagal intaleg shabab kulajirtay dacish osababay in mashqulkisa lagamashqulay kafaidaystan mise xasan shiq buxayaysinaya? sidanqabno xasan shiq ayaa markay iskudhecen puntland siyasadi dorashoyinka ayaa goansaday bur burinta mamulkas kunadhawaqay yirina inta puntland jirto xamar dawladi kamadhalanayso siduqabo isagu dagal belo iyo dorashadi umaray guuldaro kadib daacish adegsaday iyagon waxba haynin malgaliyay jubalana werarkuqaaday waxasan cidakadanbaysa daacish

    • @mohameddeq6370
      @mohameddeq6370 13 วันที่ผ่านมา

      Waa jirantahay ee allaha ku caafiyo. Walaalo hakuu kala saarnaati argagaxiso iyo xasan shiq. Xasan waa dhaliili kartaa inuu puntland garab istaagi waayay oo wax la taaban karo keeni waayay lkn Daacish ayuu ku taageeray iney puntland weerarto macquul maaha. Waa qof dhahay oo kale saciid dani wuxuu taageeray shabaab in ay mogdisho qarxiyaan taasina suura gal maaha. Waxa lala diriraayo waa filir dibada ka yimid oo ajaanib ay garwadeen ka yihiin.
      Daacish iyo shabaab inuu dagaal ku dhexmaray buuraha oo ay awood badatay Daacish waa kawada war heynaa sababta shabaab looga guuleystayna ay kow ka tahay dagaalo xooga weyn ee uga furan koofurta ha ahaado mid maaliyadeed ama mid toos ah. Sidaas darteed puntland in ay waqti siisay cadawga labada khawaarij inta mid laga guuleysanaayo oo ay labadooda isku sii jabaan kadibna ay puntland hal aag ugu furto kuwa guuleystay dabcan kuwa laga guuleystay waa iska sahlanaan doonaan sida hadaba dagaalka xoogiisa loogu jiheeyay Daacish oo shabaab laga dhigay next target. Dabcan shabaab laftirkooda waa ay isa sii diyaarinayaan inta Daacish iyo puntland ay soo kala baxayaan waxey ku jiraan is diyaarin waa hubaal taasi.

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 15 วันที่ผ่านมา

    Majerteen saliid oil lo marsanayaa holof ban ka dhigaynaa

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 9 วันที่ผ่านมา

      Saliida ana kugu dhalfaynayaaa dhilo argagixiso

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 15 วันที่ผ่านมา

    Ninbaa aas asey dacish ka dibna la aqonsadey hadoo nin uu aas asikaro inta dalkele tago bal adigaba ku aas aas kox nocan oo kele ah wadan kele

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 15 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 ani wayab shabab dacish maa ahan miya 😂😂

    • @كوتر-ظ2ع
      @كوتر-ظ2ع 15 วันที่ผ่านมา

      Wayihin

    • @wiilkummandos4086
      @wiilkummandos4086 15 วันที่ผ่านมา

      May calanka aye wadagan 😅 okaliya ​@@كوتر-ظ2ع

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 11 วันที่ผ่านมา

    Calmaani ayaa tahay dimoqradi iyo dastuur waa diin gaalo

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 9 วันที่ผ่านมา

      Calamaniyada guul leenhy

  • @aminam3470
    @aminam3470 12 วันที่ผ่านมา

    Argagixiso not welcome

  • @liban4679
    @liban4679 15 วันที่ผ่านมา

    Bulshit analysis! Ajnabiga tirada intaas la eg isqarxinaya dagaalamaya waxay cadeyn u tahay Soomaali inay ku yaryihiin haddii ay ku yaryihiina buurahaas ma soo dhaafikaraan.

  • @HusseinBeyre
    @HusseinBeyre 15 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk. AL QAACIDA way guletsatay. Adaa wax ogeeen. Wax soo baro moryaanow

  • @ciise_masuul
    @ciise_masuul 12 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid