B/Marexaan &Wasiir Fartaag ooHal qodob ku heshiiyay& xasan sh oo la wacay, Dalku ma 1991 ayuu aaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 62

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +14

    Turkey Waan Soodhaweena Baddeena inuu Difaaco warkaasa Imaraayo❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedMaxamed-qg2ol
    @AhmedMaxamed-qg2ol หลายเดือนก่อน +8

    Suldaanka TV: ASC

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi หลายเดือนก่อน +2

    Marexan dhulka iyo daka iyo dinta iyo HUBKA ayaga kamasuula

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 หลายเดือนก่อน +1

    Ujeedadu waxaa inleeskudiro shacabka iyo doolada waase lagaguuuleestay qayaanada qarandumis kiihubka keenay

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 หลายเดือนก่อน +1

    Dowladu hubkaan sharci daradaa nimankii wadanka keenay hasoo eedayso maxkamadna hasaarto! Beesha Mareexaana qayaamada iyo laqdabada haka dayso haddii daacadnimo jirto

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi nimanka hadlasyo was dawlad iyagaana ka shaqsynasya qslbi jabka shacsbka iyagoo mucaarad iska dhigaayo illahay ha inaga kiin qabto idinka iyo kuwa idinka camal

  • @Bakaaley
    @Bakaaley หลายเดือนก่อน +1

    Xasan hore asaga u balanqaaday in 1991 lo laabanayo hana la arko cidii u darnaato

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib hubkii waa tegay oo meelo kale ayaa la geeyey

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg หลายเดือนก่อน +1

    In la qarameeyo dadkii hubku gacantooda galaywaxay waxay kasii khatarsan tahay in la yiraahdo hubkiina noo dhiiba.

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ciidan ah oo laqarameeyo
    Yeeysan jirin oo hal nin oo ciidan yaan mayxaan laga qorin.

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb หลายเดือนก่อน +1

    Ciidankaa waa ciidan maamulka gal mudug ninkii diidsna cirka ha soo taabto ciidankan waa ciidang mudug sidaa ku soco

  • @AasiyaLove
    @AasiyaLove หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @user-vo6gx4ov3b
    @user-vo6gx4ov3b หลายเดือนก่อน

    Wallahi hadii mareexaan hubkaas saas ku qaato dawlad majirto beesha mareexaana waa burcad dadka xoolahooda jidka u gasha hadiyadna maaha xoolo dad soo iibsadeen inaad qaadato.waa tuugnimo iyo mooryaannimo mareexaan bilaabay.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Idiinka ah Barlamaankii Somaliyeed waa inaad waxka qabatan marxaaladda, haddii aadtihiin kuwii dalka u dhartay dadka, iyo dalka.

  • @MaxamuudGaab-m9f
    @MaxamuudGaab-m9f หลายเดือนก่อน

    Guulbaan, idiin, rajeynaa, waadkumahqsantihiin, sidaaisagadhjcisen, mahasnidin

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 หลายเดือนก่อน

    Marexaan horgal lama heshiiyo iyagaaba xagga rabbi qaran ka ah

  • @marianm936
    @marianm936 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE CBB AH OO DALKA DHIB U HORSEEDAY AYAA TAHAY GAMADIID DAL XOREEYE ALLAHA XAFIDO.

  • @cabdiqanigalad7516
    @cabdiqanigalad7516 หลายเดือนก่อน

    Dabiil waaye maraxaa😂

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Qarameyn waxaa ku jira Qiyaano weyn , haddii ay aaminaan Xasan Sheikh Iyo Fartaag, adinkaa og waxaad ka heshaan.
    Wuxuu doonayaa qiyaano u dhigo.
    Kuwa waxaas aqbalaya ma kuwo xayawaaniin baa ?
    Fartaag reer Caabudwaaq kama jecla Reer Baledxaawo.

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 หลายเดือนก่อน

    seeloodhegeestaa gama diid hurdabanooma ogolee

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino หลายเดือนก่อน

    Yaan la yeelin hubkaas yaannlaysku qorin

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt หลายเดือนก่อน

    Kharameyn waa qiyaano khaawan qofkasta wuu fahmi karaa.mareexaan hubkooda hadiyada alle siiyey.inta dowlad dhexe oo la aaminini karo la helaayo. Awal maxaa loo qaremeyn waayey. Kuwii laqarameeyey aawey cee iyo cidama somaliya

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 หลายเดือนก่อน

    Ciidan soomaaliyed oxasan maxad uyahay waa kuwii qaranku tababaray xasanbaa baabi iyay fartaag & xasan saad ulaheshisen waaxaran wana cadawga daarood mareexaan somaliyed ee maxad kula heshisen xaaraan weye Askar hadey dawladu qoraneyso marexan dawlD mahe se wilashayada iyo hubka marexaan miyaa dad Anheshin sebey somaliya ugushaqeynayaan waxa Anmaqlayo xaranweye marexanow xasan wadtaqanin soomalina wu iskudilayaa iskajira marexaN

  • @FadumoadenJellw
    @FadumoadenJellw หลายเดือนก่อน +1

    Been

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahi หลายเดือนก่อน

    Hadii la qaramaynayo waa inay noqdaan ciidan galmudug noqdaan làakiin hadii layiraado dawlada baa la wareegayaan taasi waa shirqool lama aqbalikaro

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Yaa aamini doona qaraamanta inla lalayo ciidankaas.

  • @user-el5pb8nd7r
    @user-el5pb8nd7r หลายเดือนก่อน

    Waa qaayano,hubkaas ko hot maxaa loosamaysan waayey

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 หลายเดือนก่อน

    Mareexaan hadii ay aqbalaan qarameynta shirqoolka ah waa inay kafiirsadaan beenta iyo dabinka loodhigaayo iyo qarameynta aanay waxba kajirin ee ah waan idin qarameyne hubka iikeena kadibna iska baxa amaba xabsi weeye sheekadan sidaa awgeedna Mareexaanow arinkaa hayeelina hadii kale waad ogaan doontaan dhibta idinka soogaaro waxaan aaminsanahay raga aad dhiilka lagaleysaan inaad aqoon buuxda uleedihiin oo aadan ubaahneyd in la idinka faalooda😮😮😮

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    4:44 Ma H7b Tuugan8mo ah, Baa la rabaa, In la qarameeyo.
    Doowladu Meey Ciidankaa Qorto, Hubna u gado.
    Waa Qiyaano, Lakiin Dadka Xasan ka Aqli yar, Ma aqaan 🤔 Xataa Hadaan Xayawaanada eego.
    Dhagax baa Laga yaabaa, Inuu La Aqli yahay.

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน

    Mida kale yaa la aminayaana hee

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Maxaad ku hadlaysa. Dadki soo iibsadey sow Ma garanayaan hubku wuxu aha.
    Mareexan yaanay aaminin wax loo qaramaynayan ma jirto. Dawlada ka masul ah haday cidan qaramaynayso inay Sanad siso

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 หลายเดือนก่อน

    Ruwaayad miyaa hadalkani yaa dabaaloo duurka loo diraa mareexaan laanqayrta cas muu noqday feejignaan dheeraada

  • @user-vo6gx4ov3b
    @user-vo6gx4ov3b หลายเดือนก่อน

    Oo haddii nimankii hubka lahaa la yiraahdo waa sharci darro why qabiilka mareexaan hub dad kale leeyihiin loogu sharciyeynayaa. Waa qalad hubka nimankii lajaa hala siiyo hadii wanaag la rabo. Haddii kale materxaan wa ey rabaan iney hg kula dagaalaan saxnaaaha .

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

    Lacagta Hubka Waxaa shubay waa lacagtii qaranka dowladaa Shubtay dalaalin ayey ahaayen xooga bey kulahaayen

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    7:20.
    Waa yaabe
    HUBKAA, qabiipkii loowaday haduu Gaari lahaa, Ma Xasan baa hadli lahaa, Mise Ciidan Qaran buu ka hadli lahaa..
    Hubkaa Ciidanka NISA OO HAWIYE AH BAA WADAY. QABIILADOODANA U WADAY.
    MARKA Doowladaan iyo wixii ku fakir ah. Waa Xaaraan Kadaabyo ah. WALAAHI 300%.

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk
    Oo markaa nimankii habar gidiree hubkalahaa ay nin kii walee mareexanaba laba ninoo habar gidirihi wada dilaan malaa mareexaan sidaa mayeelin waa shirqool dhamays tiran

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Ha la qarameeyo hadhow in la dilo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 หลายเดือนก่อน

    SOW SOOMAALIYA MAAHAN GOBOLADA AAD SHEEGEYSID DADKAAS CIIDSNA WAA YAQAANAAN MAREEXAAN CID KA CIIDSN BADSN SOOMAALIYA KAMA JIRAAN HUBKAANA AWALBA SHABAAB BAA LOO WADEY CAR HA SHEEGTAAN INA CALI ADOON AWALAA INUU SHABAAB UDSLAALO LA IGAA

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy หลายเดือนก่อน +2

    Iskuraranta.hubka.malaayiinta.kabixiyay.maxakamadhalasoosaaro.waa.hadiiaaay.jinto.dowlad

  • @marianm936
    @marianm936 หลายเดือนก่อน

    YAA KA MASUUL AH DAGAAL BEELEYKA WAXAA KA MASUUL AH MAAMUL GOBOLEED YAD DII FARMAAJO OO DHABTA DHILI AH IYO ADIGA EE JOOJIYA DHIBKA AAD DALKA KA WADAAN⛔⛔⛔

  • @AasiyaLove
    @AasiyaLove หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    0:38 Doowladu Hub Xaraan ahaa, Qabiiona loo waday Beey rabtaa.
    Guryaheenii XAMAR na Unakaa leh beey ku heeydaa. Guryihii Qabiilada aan Hawiyaha lhalaayeen, Oodhan yaa ??? Soo Cellin?. Xalaal beey ahaayeene?. Iyo Hanti Muaadan.
    Soo warreer ma aha..
    Doowladaan Dooraseeyda baa ka aqli badan, Markuusan badar-jirin Weey is fahantaa.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Ciidamada hore awey??

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 หลายเดือนก่อน

    Balwuxu Ku hadlayo toban malyan halnin baashaqeeya shacabki laxasuuqay eemareexaan meelkusheega ragayagi meel kusheega magdhowgoodi

  • @Bakaaley
    @Bakaaley หลายเดือนก่อน

    Sheeko aan socon karin weeyan

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n หลายเดือนก่อน

    BEEN WEYE WAXBA KAMA JIRAAN FARTAAG WAA LASOO CAYRIYAY

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน

    Calashan ciidankaas dhan beesho dhani maa ciidan ahani doonana mida kale yuu dagaal ku wada dhamenayaana

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Lol

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Xasan oo fashilmay waxaa fiican in uu iscasilo.Hubkaas waxaa lahaa xasan kuwa kale waa adeegayaal ujeedadiisana waa dagaal .

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkllkkkk. Waawar. Wax. Udhimanyahay. Hadaay. Taa. Marerxan. Aqbalaana. Waahogeen. Waana. Ba een. Waana. Siyaasadii. Lagu. Gaagtirilahaa. Ugaasguna. Waacasilanyahay. Biidaduna. Kuma. Fikirto. Ee. Malayacnigaas. Nagajoojiya. Warar. Beenalayaaloow

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน

    kkkk yaa loo sheegaa beentaas kkk

  • @AasiyaLove
    @AasiyaLove หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂