DEG DEG:DAAWO DENI OO FARIIN DEGDEGA LOODIRAY|CIIDANKI DAWLADA OO HADA ISAGA BAXAY CAABUDUWAQ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +9

    itoobiyanka halaga saaro dhulka puntland iyo ssc ba

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha หลายเดือนก่อน +7

    Good hadalkaa

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w หลายเดือนก่อน +3

    Falastiin waxa Ku dhacay cashar Ka barta.
    Ninka itoobiyaanka wuxuu Ku doodayaa Somalia asal ahaan anaga iska leh.
    Iska saara itoobiyaanka dowladnimo muujiya jil jil jileeca joojiya dowlada puntlad.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan iyo mooryaanntiisu dalkii qashin bay ka dhigeen

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +2

    Ciidanka mooryaantu ilaa inta gurmad kasoo gaarayay umbeey kusimayeen lkn mareexaan caqlihiisuu qabaaye waa diyaar iyo nus

  • @issaali6048
    @issaali6048 หลายเดือนก่อน +1

    Ugu dabeyn waxay donayan inay dalka nala sheegtan.
    Dila 🇪🇹 .

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน +2

    You must be kidding xassan shiikh asagaa isugu dhiibay beelaha did he care waxay isladhacayan ee qabiilada islaynaya illahay hakala qaboojiyo aamiin

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg หลายเดือนก่อน +3

    Wax laabtey ma jirane wet galen oo cidodey also saften

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +3

    Waxa ka darana dawarse Ben Ben ah

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 หลายเดือนก่อน +1

    Iska raafa ama xidha waayo sharci daro ayey ku soo galeene, IDINKUBA itoobia bilaasharci waa lagu xidhi,maxaa idin indho tirey ,basaasiin weeye, waa la ogyahay waxay yihiin,xidha xabsi ka buuxiya, waana tuugo,.😮.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 หลายเดือนก่อน +1

    Sharci daro ku gal waa xabsi,Shaqo ma qaban karaan Bataata,😮.

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 หลายเดือนก่อน +1

    Hala saaro oromada

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน

    SSC KHAATUMA IYO PUNTILAND WAA INAAD OROMADA ISKA SAFEYSAAN YAAN MAGAALADA LAGU BADAN LAAYA OO CEYRIYA WAA CADAW RABA INEEY BADA SOOMAALIYEED QABSADAAN LKN MA QABSAN KARAAN WAAN KU JIHAADEYNAA HADANA L
    HALAGA SAARO DHULKA ALAHA JABIYO ITOOBIYA AAMIIN

  • @mohaabdi757
    @mohaabdi757 หลายเดือนก่อน

    Oromos are all military trained, only acting as beggars .some of them are spying.

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk หลายเดือนก่อน

    Asc mudane ❤

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian ka ku shaqsysta waaba caqliye shaqooyinka waaweyn na idinka shacapka ha ka shaqqeeyaan lkn kuwaan adoonsada

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 หลายเดือนก่อน

    Meesha aay kasoo gelayaan hala xiro oromada iyo itoobiyaanka

  • @kismayo612
    @kismayo612 หลายเดือนก่อน

    Saxib haadi yaaxin kuuwo muslimin ah maa liskadafo saxib

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w หลายเดือนก่อน

      @@kismayo612
      Ethopia dhul iyo bad ay xoog Ku qaataan ayeey rabaan
      Hadii ay muslin yihiin dhulkooda ha joogaan

  • @abdulkadirmohamud4627
    @abdulkadirmohamud4627 หลายเดือนก่อน

    You need to start accepting the $5 jobs.
    The government is not gonna do anything for you.

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n หลายเดือนก่อน

    Abi aya xukumo xogbuna kuso gali Buntland

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 หลายเดือนก่อน

    waa inad idinku xoog isaga saartan
    shaciga rer puntlaniw iska saara oo xoog u saara
    dani saari mayo itoobiyan wayo isagaa dani ah itoobiyan

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 หลายเดือนก่อน

    Quraan akhrista

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan ciidan qaran ma aha brother dowlada ad shegto xakay ka talisa

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +2

    Mareexaan waxaa la dagaalamaya Hassan dhiiqo wuxuuna ula tagaalamaya hubkii uu u waday USC.... Hassan dhiiqo wuu hubeeyay hawiyaha degan mudug iyo galgaduud si uu wuxuu doonayo ugu qasbo daroodka habarkintiray ayaa soo qaadatay mashruuca dagaalka mudug iyo galgaduud....

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman หลายเดือนก่อน

      Hawiye power cid hor istaagi karta Somali oo dhan

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc หลายเดือนก่อน

      ​@@MrkeepgoingTruemanItoobiyaan manoqo munaafaq yohow soomaali dhexdeedu kuma deeqdo

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman หลายเดือนก่อน

      @@TmmmChcc
      Somali sanadkan wey kala adkaanaysaa ama Hawiye ama daarood mid ayaa Somali noqon doona mid Na laaji ( refugee) 😂😂😂😂

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 หลายเดือนก่อน +1

      Waruntaa.idoor Iyo duulbanhatee😂😂😂

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc หลายเดือนก่อน

      @@MrkeepgoingTrueman Itoobiyaan teeda oromka waalan ee tuurta kusita hakaqab sadaan haday yihiin wax jirah OO nafleh

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +1

    Hala Saro itobiya nka muf muf Sara jajadooda

  • @husenMohamed-u7o
    @husenMohamed-u7o หลายเดือนก่อน

    Cayda ad kucayesio ithiopia malin malinkamid ah majeerdenka walaka saraya garobe iyo bossaasl

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc หลายเดือนก่อน

      Adeer waad riyoonaysaa oromkii waalnaa baa kugu yidhi nacasnimada aad labadhaa cinaysid iskadaa garoowe iyo Boosaase soomaaliyoo dhan baa laga sifaynayaa itoobiyaanka jooga

    • @HalimaIbrahim-p6n
      @HalimaIbrahim-p6n หลายเดือนก่อน

      Qabsada awalba anaga hortagnene

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc หลายเดือนก่อน

      @@HalimaIbrahim-p6n riyi haday dib leedahay dabadeeday ku qarsan lahayd itoobiyaan munaafaq kadhamoow soomaali

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 หลายเดือนก่อน

    sixir mahaanane waa ciidamadii idin qabsan lahaa

  • @FiiroMedia3322
    @FiiroMedia3322 หลายเดือนก่อน

    War wuxuu hadal jilocsana 😅😅

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 หลายเดือนก่อน

    war heedhee Somaalidu way ka faananan shaqada Oromadu WAXAY shaqeeynayso: sida musqulha laqodo, beero lafasho,jidadka la xaaqo, dhismaha runta marka laysku sheeqo
    war Somaaliyay waad ka faantaan ee sheekada beenta ah naga daaya , raaxhada aad jaceshihiinee, hadda gabadha haddlaysa ma musqulha may qodi karta mise dhaqgaxa jabin kartaa?

  • @sahramohamed5314
    @sahramohamed5314 หลายเดือนก่อน

    Hanaka saaro dalkii way baabi iyeen fusuq badan bay naguhayaan iyo foolxumo

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje หลายเดือนก่อน

    Maxaad ka rabtaan masaakintan baahi baa heyso idinka gurigina baad joogtan qurbo masoo martay xaaladan waan soo marnay adunka soomara reer tolkey alla ka baqa iska daaya masaakinta wixi shar wada iska qabta lkn masakiinta wey il xunyihin

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Waa kuwii qabsan lahaa. Waan ka geeriyoonaaye kam gabawno

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 หลายเดือนก่อน

    Waa xida suuqyada guba

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน

    Shacab ka puntiland ku yaaca oo laaya wey cararayaan waa oromo fulay kaa aragtaanba dila iyagaa dan u carari doona halagu yaaco cadawga ka saara dhulkiina inshaAlaah Dani haduu saari waayo kursiga ka tuura

  • @IidleSalebancabdi-oo8mb
    @IidleSalebancabdi-oo8mb หลายเดือนก่อน

    ok

  • @museosman8296
    @museosman8296 หลายเดือนก่อน

    Deni saari mayee isks shacabow idinku