HABEEN: waa layaabay!! Xamaas oo caawa ka oy-siisay kuwii, sidee wax udhaceen? xog muhiim ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 238

  • @BaxsanmaxamedMaxamuud
    @BaxsanmaxamedMaxamuud 7 วันที่ผ่านมา +10

    Alloow uhiili wallaalaha falastiin iyo islaamka oo dhan gaalada yuhuuda iyo maraykanka lyo reer galbeedka inta wax lawada alaha jabiyo Aamiin insha allaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 7 วันที่ผ่านมา +40

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 7 วันที่ผ่านมา +3

      Aamiin insha Allah

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 7 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaa rabi 🤲🏻

    • @AbshirJamac-mu6oq
      @AbshirJamac-mu6oq 7 วันที่ผ่านมา +1

      Waxay aniqa ilatay aakhiraan udiraynaa waa sax

    • @MaxamuudGaab-m9f
      @MaxamuudGaab-m9f 7 วันที่ผ่านมา

      Waxaanlayaabay, mareykan, waahogaamiyaha, dagaaka, marka, nindgaalkujira, nabad, jawaabtu, waa maya, xamaas, iyo falasii, alaha, ugargaro​@@AbshirJamac-mu6oq

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 7 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay haku salido cuduro aan dunida horey looga arag

  • @GoradShshugri
    @GoradShshugri 7 วันที่ผ่านมา +13

    Warkaaga mooyaan mid kale ma dhagaysto sxp
    Nadaara cimrigaaga alle ha dheereeyo❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 7 วันที่ผ่านมา +26

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza iyo daanta galbeed ee Palestine 🇵🇸

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 7 วันที่ผ่านมา

      Aamiin insha Allah

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 7 วันที่ผ่านมา +9

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @MoussaDjama-i7z
    @MoussaDjama-i7z 7 วันที่ผ่านมา +10

    Illaahow ugargaar islaamka amin

  • @Miisaanka2024
    @Miisaanka2024 7 วันที่ผ่านมา +9

    Nadaara guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 7 วันที่ผ่านมา +23

    Allah ha guuleeyo reer Falastiin, inshaAllah🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼

  • @UsamamohamedHussein
    @UsamamohamedHussein 7 วันที่ผ่านมา +7

    Alle ha u ziyadiyo oo hinta yahuudu

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 วันที่ผ่านมา +9

    Maraykanka gabadhaas maka hadleen sidii kii kamidka ahaa lixdii la dilay

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 7 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahay baa noosheegay inay isdhaga tirayaan

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 7 วันที่ผ่านมา +6

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @user-zw9is9ee1l
    @user-zw9is9ee1l 7 วันที่ผ่านมา +7

    Ustaad nadaara barnaamijkii xog waran ee horn africa duuhirkii inoosoceli yaa igu raacsan dadkii hore ayaa ifamaayo

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 วันที่ผ่านมา +8

    Dadka ay xasuuqayaan maalin kasta ma ciid baa

  • @Wardoon__Plus
    @Wardoon__Plus 7 วันที่ผ่านมา +7

    Allow jabi yahuuda

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 7 วันที่ผ่านมา +6

    Hhhhh yuhuudii oo ilmanaysa😂😂😂

  • @mohamedabdullahi1261
    @mohamedabdullahi1261 7 วันที่ผ่านมา +5

    Allahu akbar.

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 7 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaaheey mahad hakagaarto ilaaheeyoow guuleey umadda falastii ilaaheeyoow jebi gaaladda ilaaheeyoow burburi ilaaheeyoow islaamka mideey aamiin aamiin

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 7 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin insha Allah

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 7 วันที่ผ่านมา +4

    That's good news......💚🇵🇸🤍 يارب انصر إخواننا في غزة وفلسطين يارب العالمين

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 7 วันที่ผ่านมา +10

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsant walaalkey nadaara show israaiil ilaahey argagax haku rido insha allah umadda masaakiinta ah waay xasuuqeenee

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @ZusanCabdulqaadir
    @ZusanCabdulqaadir 7 วันที่ผ่านมา +4

    Scww walaal wax jira maaha maraykanka isagaa dagaalka wada oo aan rabin in uu dagaalku joogsado ilaa ay ka helaan dhulka gaaska leh eegaza ama ay u helaan dariiq ay ku weeraraan eeraan iyaga iyo reer galbeedku scww

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allow guule reer Falastiin iyo dhamaan Islamka cadawgu dulmay oo dhan Amiin

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 7 วันที่ผ่านมา +2

    ❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 7 วันที่ผ่านมา +4

    Asc nadaaara show

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 7 วันที่ผ่านมา

    Guuleso falasatina Allaha guuleyo falasatina

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 7 วันที่ผ่านมา

    rabiga sareya ayaan barinay in uu shacabka gas gargaarkisa u fidiyo oo uu rabigu culayska ka qaado gasa rabigu kufarta ha jabiyo yuhud iyo maraykan junudu minalaha oo halaaga rabigu dagdag samada ha uga keeno aamin yaarabi

  • @caadilcade
    @caadilcade 7 วันที่ผ่านมา +3

    وعليكم السلام عمي نظاره

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 วันที่ผ่านมา

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda ah iyo basaasiinta dhexdooda ku jiro aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas aamiin

  • @umuomar-n7u
    @umuomar-n7u 7 วันที่ผ่านมา +2

    Aloow reer falastiin gusha sii adaa qadir ahe amiin

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 7 วันที่ผ่านมา +1

    InshaAllah Nasriga ALLE WUU i'maan...RER FALASTIIN.
    #VIVA HAMAZ

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 วันที่ผ่านมา +2

    UJEEDADA XAMAAS, IFTIIN ARKI MAYAAN WAXA WEEYE IFKA AYAN KA QARINEYNA.

  • @CabdishakurJaamac
    @CabdishakurJaamac 7 วันที่ผ่านมา +2

    Maroradilaac.hauwadadhintan kuwaxiran.kuwakalana.baroor.hawdhamaadan insha.allaah

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay ilaahey dhulgariir iyo uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 7 วันที่ผ่านมา +1

      آللهم آمين 🤲🏻 يارب

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 7 วันที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 7 วันที่ผ่านมา +1

    Guul Bithin’Allah

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs.nadaara show Guul. Shacabka.falastiin❤❤❤❤

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 7 วันที่ผ่านมา +1

    Awal way heyteen iftiin .oo.nal ayaa ku jira dhulka hoostisa iyaga u gaar ah markaas ayaa laga damin rabaa sidey ila tahay allaaha guuleyo mujaahidinta mel walba oo ay joogan allaahuma aammiin

  • @Am123Am12-q
    @Am123Am12-q 7 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 7 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @ElmiDahirrobleh
    @ElmiDahirrobleh 7 วันที่ผ่านมา

    Asc allaaha ha u siibiirsho yahuuda halaaga xamaas rabigeen halajiro

  • @saedabdilahi2569
    @saedabdilahi2569 6 วันที่ผ่านมา

    Allahu akabar

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 7 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Dantagalbed falastin haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 7 วันที่ผ่านมา

    Wxa shirciya oo yala majieto raga ay samistaya maxkamada ee cabdaka jojiya oo wxa iska ciliya ali hawo gargaro falsatina amiiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 วันที่ผ่านมา +1

    WAA DILEYNAA WAAYE MACNAHA HADALKA XAMAAS WAXAY ISKA HOR KEENAYAAN SAHYUUNIYADA DHEXDOODA(WAA JAMBAL AAN CAADI AHEYN)

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 7 วันที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @MaxamedQoole
    @MaxamedQoole 6 วันที่ผ่านมา

    ❤Allaahu Akbar❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ha dilaan xamaas muqawinda Alqasaan yahuud 👏💯🤲🐑🇵🇸

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 7 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah ❤❤❤free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 6 วันที่ผ่านมา

    Allahu akabar inshalah gushu waa dhawadahay❤❤❤

  • @SaedCade
    @SaedCade 7 วันที่ผ่านมา +1

    Af iyo adiabatic waa kaga adkaadeen yuhuuda,alle ayaan makansiiyey❤❤❤❤

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 6 วันที่ผ่านมา

    Maashaallah alx

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 วันที่ผ่านมา +5

    Ha ooyaan eeyaha xun😂😂😂

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha guuleso falasatina

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 7 วันที่ผ่านมา

    Dacwadii Illahyna waa u damaysaa
    YuHuuda nacdali haku dhacdee

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ani waxan u fahmay ifka ayaa laga qarinaa aakhiro iilka madow loo diraaa

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 6 วันที่ผ่านมา

    Insha Allah Hamaas ayaa xuriyada keening doonta Palestin

  • @user-lg4qn6dx8p
    @user-lg4qn6dx8p 7 วันที่ผ่านมา

    M.a❤❤❤❤

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 7 วันที่ผ่านมา

    Mugdi Allaha hayn galiyo yahuuda xunxun

  • @quulequule4559
    @quulequule4559 6 วันที่ผ่านมา +1

    Abdiqaadir nadaara
    Waxaan jogaa galkacyo somalia markii qof kuudharto oo dhahaayo wankudilaa waxaa laskugu hanjabaa walaahi inan iftiinka kaqarinayaa marka xamaasto waaba reer mudug caadiya

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaan gumaysanaa waana ooynaa !!!! Yuhuuda waa daciif islaamka ha ogaadaan.

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 7 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤
    Keep going nadara

  • @HassanKhadar-d2x
    @HassanKhadar-d2x 7 วันที่ผ่านมา

    Alaha jabiyo yuhuda

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walaalkeen 🎉🎉🎉

  • @SaalaxXanafi
    @SaalaxXanafi 6 วันที่ผ่านมา

    Haa nadaaro wehastaan iftiin

  • @RAHMAADEN-lh6ld
    @RAHMAADEN-lh6ld 7 วันที่ผ่านมา

    # free Palestine ❤❤❤❤ inchallah

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 7 วันที่ผ่านมา

    Thanks ❤❤

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 7 วันที่ผ่านมา

    إتفقوا العرب على ألا يتفقوا

  • @DaharAhmed
    @DaharAhmed 7 วันที่ผ่านมา

    Vive nadaara

  • @user-us6ed7nd2s
    @user-us6ed7nd2s 7 วันที่ผ่านมา

    Guleeyso Insh Allah zxb

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walbahaar ku dhamaada

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 7 วันที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @cabdullahiosmanmohamed5014
    @cabdullahiosmanmohamed5014 7 วันที่ผ่านมา +1

    Koowaad

  • @amiirabatawe6673
    @amiirabatawe6673 6 วันที่ผ่านมา

    Xaa

  • @Farsamadadahabkacilltire
    @Farsamadadahabkacilltire 7 วันที่ผ่านมา

    Gul gul

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 7 วันที่ผ่านมา

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @engilyas44
    @engilyas44 7 วันที่ผ่านมา

    Warkagu waa dhandhanbellay

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa mabqd badayan Nadara sxb

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wc nadaara

  • @EllADHermonize
    @EllADHermonize 7 วันที่ผ่านมา

    Sirdonka Israel wexey kujirar madaxda iran

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @mohamedOmar-k6g
    @mohamedOmar-k6g 7 วันที่ผ่านมา

    Mugdiga waqabriqa

  • @inaawliyo2185
    @inaawliyo2185 7 วันที่ผ่านมา

    Masiidaaneeno

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 7 วันที่ผ่านมา +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @MawliidSanka
    @MawliidSanka 7 วันที่ผ่านมา

    8:05

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 6 วันที่ผ่านมา

    Wcsww wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @MahmuudTahir
    @MahmuudTahir 6 วันที่ผ่านมา

    Waa sax in loo Dido iftinka

  • @PalmerCold-j9h
    @PalmerCold-j9h 7 วันที่ผ่านมา +1

    Iftiin way arkaan ee mardambe ma atki doonaan weeye macnuuhu

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 7 วันที่ผ่านมา

    Asc Nadaara Caawa waxaa kugu furan Kalar Cagaaran Xamaas Maxaabiis ta iftiin ma arkaayaan waxa aay ka wadaan wey soconayaan hadii eey naan Israel Nabada diido Allaha Jabiyo Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamin Allaha Guuleeyo reer Falastiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @HamdiQueen-p5g
    @HamdiQueen-p5g 7 วันที่ผ่านมา

    Goorma lala xisabtama

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 7 วันที่ผ่านมา

    bismillah asc iftiin ma arkaayaan waxan ufasirayaa ama aan u arkaa wey udhamaatay wax kale oo ku macneeyn karo ama aan ufasiri karo oo aan fasirkaan eheyn ma aqaan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wr wbr akhii

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 7 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k 7 วันที่ผ่านมา

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏

  • @MawliidSanka
    @MawliidSanka 7 วันที่ผ่านมา

    Alabarigi.waa.laqbalay.walaha.falastiin.haguulaystan

  • @user-ip3kj4ps4b
    @user-ip3kj4ps4b 7 วันที่ผ่านมา

    Beeydan isagaa dagaalka wada waana dhamaadkii reer galbeedka

  • @adenali6107
    @adenali6107 7 วันที่ผ่านมา +1

    One