Suldaanka TV.
Suldaanka TV.
  • 1 313
  • 27 677 851

วีดีโอ

DEG DEG Xiisada Kismaayo oo Waji Kale yeelatay & Ciidamo Furimaha Kasoo Baxay, Ahmed madobe oo Hanja
มุมมอง 7K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Itobiya oo Cagta Saartay Dagaal Qoomiyadeed, MW Cirro oo Biixi kala wareegay Warqado Sir ah,
มุมมอง 11K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Mucaaradka Jubaland Oo Labo Garab Ugala Jabay & A/Madoobe Oo Waji Cusub La Soo Baxay,Guusha
มุมมอง 15K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG DFS oo Gedo la wareegeysa, Musharaxiintii oo kala jabay, Ciidamo Goostay, & Ahmed madobe …
มุมมอง 9K15 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Dagaalka Kismaayo, A/madobe oo Dhaartay, MW Cusub ee Jubbalnd oo la helay, Wasiir Fartag oo…
มุมมอง 37K17 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Rooble & Qoor Qoor oo ku Biiray UPD& Xubno diiday, Lafta gareen oo Tashkiilis lagu wado
มุมมอง 2.9K20 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG S/land & SSC oo Maxabiisti isdhafsanaya&Cirro oo Gudi Magacabaya, Abaalka Hawiye & Ogadeen.
มุมมอง 25K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Ahmed Madoobe oo go,aan looga gaaray Villa Somalia, Khilaafka Farmaajo & Saacid, Qoor Qoor
มุมมอง 22K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xogta Safarka Deg dega MW cirro ,Bayle oo Wasiirka maaliyada Somalilnd loo wado, Kaalinta Qatar Doo
มุมมอง 52K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEGD DEG Kiiskii Haashim oo Cadeeymo hor leh loo helay, 30 dhalinyaro ah oo ku dhintay Badda & Halis
มุมมอง 26K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Tigreega &Eritrea oo Abiye u heshiiyay, Dagaalka Amhara & Oromo, Duqeeymo lagu ekeeyay
มุมมอง 15K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG MD Cirro oo Talaabo Lama Filana Qaaday &Go’aanka Sirdoonka Leexsan, Saldhiga Sraiil ee Somal
มุมมอง 14K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Boorarka Ahmed Madoobe kaliya oo laga taagay Kismaayo & Xubnahii Kale oo loo diiday,Xasan Sh
มุมมอง 18K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Safarka MW Cirr Jabuuti Wada hadalkii moqdisho & Hargeysa, Amadobe oo shirka madasha ku
มุมมอง 28K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Safarka MW Cirr Jabuuti Wada hadalkii moqdisho & Hargeysa, Amadobe oo shirka madasha ku
DEG DEG Fariimo Halis ah oo Cirro uga yimid Itobiya+ Casuumad, Mucaradkii oo Xasan Sh & BCalamka isk
มุมมอง 33K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Fariimo Halis ah oo Cirro uga yimid Itobiya Casuumad, Mucaradkii oo Xasan Sh & BCalamka isk
DEG DEG Dagaal Qaraar oo ka dhacay Jubba, Xasan sh & Xamse oo Kala Tagaya,Puntnd & Jubbalnd oo xayi.
มุมมอง 7K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Dagaal Qaraar oo ka dhacay Jubba, Xasan sh & Xamse oo Kala Tagaya,Puntnd & Jubbalnd oo xayi.
DEG DEG Ruushka oo Gantaalo ku garaacay Ukraine, & Dunida oo dagaal u jiheeysatay, ICC oo Waaran
มุมมอง 6K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Ruushka oo Gantaalo ku garaacay Ukraine, & Dunida oo dagaal u jiheeysatay, ICC oo Waaran
DEG DEG Sirdoonka Itobiya oo shir ku leh Doolow, Erdugan oo mar kale ka farxiyay DFS, & Dayax gacmee
มุมมอง 11K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Sirdoonka Itobiya oo shir ku leh Doolow, Erdugan oo mar kale ka farxiyay DFS, & Dayax gacmee
DEG DEG Kulan Deg Deg ah oo dhex maraya MD Cirro & Biixi, Kulmiye oo qiray Guuldarada Soo gaartay, F
มุมมอง 29K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Kulan Deg Deg ah oo dhex maraya MD Cirro & Biixi, Kulmiye oo qiray Guuldarada Soo gaartay, F
DEG DEG Kismaayo oo lagu kala baxay, Ahmed Madoobe oo ku gacan-sareeya, Xasan Sh & Xamse oo…
มุมมอง 15K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Kismaayo oo lagu kala baxay, Ahmed Madoobe oo ku gacan-sareeya, Xasan Sh & Xamse oo…
DEG DEG Soo saarista Badroolkii oo lagu Guuleestay,Barkab ka Yimid Turkiga oo Dekada Taagan&Ciidanka
มุมมอง 19K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Soo saarista Badroolkii oo lagu Guuleestay,Barkab ka Yimid Turkiga oo Dekada Taagan&Ciidanka
DEG DEG MW Cirro oo Faysal Cali Waraabe Xil culus u magacabaya,& Xisbiga Wadani oo shir deg deg ah g
มุมมอง 33K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG MW Cirro oo Faysal Cali Waraabe Xil culus u magacabaya,& Xisbiga Wadani oo shir deg deg ah g
DEG DEG Ahmed Madobe & Beesha Caalamka oo Foodda is daray, Jooji doorashada ee dib ugu laabo shirka
มุมมอง 12K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Ahmed Madobe & Beesha Caalamka oo Foodda is daray, Jooji doorashada ee dib ugu laabo shirka
Xogta MW Cirro oo Raaf ku Bilaabaya Oromada S/land joogta, Itobiya oo heshiiskii badda shaki ka…
มุมมอง 64K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xogta MW Cirro oo Raaf ku Bilaabaya Oromada S/land joogta, Itobiya oo heshiiskii badda shaki ka…
DEG DEG Abdi Ileey oo isku day dil ka badbaaday, Tigreega oo 70Kun oo ciidan ah Ruqseeyay, Eritrea S
มุมมอง 33K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Abdi Ileey oo isku day dil ka badbaaday, Tigreega oo 70Kun oo ciidan ah Ruqseeyay, Eritrea S
teliye odawaa oo codsaday in xilka laga qaado wasiir tiktok
มุมมอง 23K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
teliye odawaa oo codsaday in xilka laga qaado wasiir tiktok
DEG DEG Fahad Yasiin Oo Fariin Lama Filaana Ka Soo Saaray Doorashada Somaliland,Dagaalka Hargeysa
มุมมอง 37K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Fahad Yasiin Oo Fariin Lama Filaana Ka Soo Saaray Doorashada Somaliland,Dagaalka Hargeysa
DEG DEG Ciidankii Ahmed Madobe oo mucaaradka u galay& Kala furfur ka socda Kismayo, Shir deg deg oo
มุมมอง 31K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Ciidankii Ahmed Madobe oo mucaaradka u galay& Kala furfur ka socda Kismayo, Shir deg deg oo
DEG DEG Cirro oo qaaday talaabo lama filaana miyuu xilka ka qaadayaa Nuux Taani, Biixi oo is dhiibay
มุมมอง 68K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG Cirro oo qaaday talaabo lama filaana miyuu xilka ka qaadayaa Nuux Taani, Biixi oo is dhiibay

ความคิดเห็น

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 13 วินาทีที่ผ่านมา

    Jublland waa daarood xassan nooma aho dowlad

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 นาทีที่ผ่านมา

    Somaalidu ma ismaamuli karto....waa teyda haleeyi.. anigu wax iska joogaa kursigeyga...

  • @yousufadam6771
    @yousufadam6771 2 นาทีที่ผ่านมา

    Hassan waa qar iska tuur Xamze waa will yar oo Gacanta hassan ku jira Madoobe isaga saxsan

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 4 นาทีที่ผ่านมา

    AXMED IYO XASAN DHIIQO WAA FURUQ IYI WARABOOW!!! XASAN WAA FURUQ AXMED WAA WARAABOOW ADIGU KALADDOORO !!!

  • @abuomar2007
    @abuomar2007 6 นาทีที่ผ่านมา

    Waa jubbaland tan dastuurka ilaalisa

  • @abuomar2007
    @abuomar2007 9 นาทีที่ผ่านมา

    Adiga yaad u shaqaysaa

  • @abuomar2007
    @abuomar2007 10 นาทีที่ผ่านมา

    Jubbaland Dastuurkeeda ayey ku dhaqmaysaa

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 11 นาทีที่ผ่านมา

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah ha Ogaado hadii uu ganacsiga Kenya xiro reer isaga iyo reer tolkiis Waa lasoo tarxiili donaa Xassan diirato Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 13 นาทีที่ผ่านมา

    Argagixisada alshabab waxaa iska leh dalalka diriska ah kuwa luuqyada ugu xiran waa cadowga umadeena garcyada daba dhilifka ah arxan laawayasha Argagixisada xasuuqay 😂

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 14 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan beenloow haduu ogaaday Cadawga dhabta ah ee soomaaliya Kkkkk walee inta uu axmed geedo naar kismaanyo joogo dalkeenu Ma hagaago

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 14 นาทีที่ผ่านมา

    DHAC DHUL ISKA CAD WAYE KENYA IYO ITOBIYA XAALKODA MAYARA SOMALI AYAA IS DHIGTAY MESHA LAGU GOWRACO.

  • @AbdulahiAbdu-w3q
    @AbdulahiAbdu-w3q 14 นาทีที่ผ่านมา

    Mujrimiintii markii hore yiri itoobiya iyo kenya ayaa soomaali nabad udhalin oo argagixi ka difaaci u sheeg warkaas,imisaa la lahaa war wadamada dariska ciidamadooda wadanka ha soogalinin,cali maxamad geedi iyo salaad cali jeele warkaa u sheeg iyo tuugadii la shaqeynaysay,waligood itobiya iyo kenya soomaaliya kama baxayaan

  • @CraxmaanMuxmednur
    @CraxmaanMuxmednur 21 นาทีที่ผ่านมา

    Sacid danii

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 24 นาทีที่ผ่านมา

    Waa arin iska cad cidda tastuurka ku dhaqmeysa oo axmed madobe ayaa ku saxan xagga tastuurka oo dhigayo in maamul gaboleedka uu isaga xaq u leeyahay in uu doorashadiisa qabsado.

  • @XasanXaashi-ig7tl
    @XasanXaashi-ig7tl 44 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaa aniga ilaquman Somaliya wadajir waykukalatagtaye Intii israaciba hala iskudaayo kiigaar ugu ina haladaayo

  • @koobiyolambastingsandboxay7001
    @koobiyolambastingsandboxay7001 53 นาทีที่ผ่านมา

    Colaada soomaali laan jooji soomaali laan wsamide

  • @AbdirahmanNoor-o8t
    @AbdirahmanNoor-o8t 56 นาทีที่ผ่านมา

    axmadow jiro joog waligaabo malabaad waxaan kulenahay kusoonaqo kursigaaga

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 56 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkani layiraahdo Ahmed Islaam Ma aha qof xishoonaya Halmar baa si caadi ah baa loo doortey Markii labaad wuu isku caano shubey Markii sedexaad wuu isku caano shubey Calaamatul su aal ?????????? Hada markii afaraad Ahmed Islaam wuxuu doonayaa inuu isu caano shubo Tani waa tii uu ku dhiman lahaa Jananka SHUBE loo yaqaano Wuxuu yiri hadaad mar wax ku cuntid FAATAXADA marka labaad Suurad kale baa la aqriyaa Hadii mar aad wax ku cuntid FAATAXADA Marka labaad waa mida aad ku dhiman laheeyd Saadaasha wexeey u egtahay Ahmed lIslaam waa tii uu ku dhiman lahaa Ahmed Islam ma aha qof xishoonaya Rasuulkeeni wuxuu yiri عن أبي مسعودٍ عقبة بن عمرٍو الأنصاري البدري رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((إن مما أدرك الناس من كلام النبوة الأولى: إذا لم تستحِ، فاصنع ما شئت

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itopiya cadow kadhow buu daarood leeyahay waana cadowga irir samaale oo kaxun itopiya waayo itopiya waxa kzxun kuwa kursiga noogu fadhiya ee qabyaalada qudhunka cufurka iyo cunsuriga nacaybka daarood kursiga kula fadhiya ilaahay guuldaro iyo gacmo madow hsku ridee

  • @maxaaidhibayo3223
    @maxaaidhibayo3223 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxad sheygeysid hal eray run Ah maku jiro dadka ha mrin hawawinin qeer beele

  • @HusseinAli-h7b
    @HusseinAli-h7b ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dani iyo wafdi ay kiniya iyo Ethiopian iyo imaaradka

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War yaa jooji beenta uu Xassan dhiiqo oo Ayax ah kuu Soo dhiibey Viva Sheekh Axmed Madoobe

  • @CabdiraxmanSayuun
    @CabdiraxmanSayuun ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dadka Beenta dadka daaa

  • @mahadmaxaxmad4870
    @mahadmaxaxmad4870 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gusigiisa doonaya KKKKKK

  • @Mohamed-g3h4y
    @Mohamed-g3h4y ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War beenta kadaa daka

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo xamse

  • @CabdulahiXasan-zx3px
    @CabdulahiXasan-zx3px ชั่วโมงที่ผ่านมา

    4 qufood miyaa rafaad kii hore hadaad rabto diyaar hada dagaalka dhicidoono ood somaali kudiideyn intii goor goor that. Soo noqda 5 qof nama haysankaraan soomaali dhiiqo Gali Kara arintaas halaga fiirsado ciidamo Fara badan ayaa diyaar ah magaaladii ubaahan in la burburiyo waa laburburinaa waxa kismaayo kasocdo horaa loo ogàa waane la qaboojinaa

  • @NoorMohamed-dw4up
    @NoorMohamed-dw4up ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abii Axmad waa 1

  • @HappyBirdNest-yt7sd
    @HappyBirdNest-yt7sd ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka ooguhoreh wadani

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hayaaay ,,,Geedo Naar , Gaboose , Gurguurte Gembaroole , Gendi wade , ayaa lagu wadaa iney Somalia Gubi doonaan .

  • @IsmailHaji-r4b
    @IsmailHaji-r4b ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Deni

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kursiga ma asagaa iska leh mise Reer jubaland ayuu Ka dhexeeyaa kkkkk

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala kala adkaado si nabad loo helo!

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma dastuur ayaa jiro marka hore mar hadii sidii la rabo leysugu cabiraayo oo waqtigii la raban siday rabaan ubadalayo .axmed wuu badshay oo wuxuu ka dhigtay inuu isa soo sharxi karo markii sadaxaad xasan waa loo jeedaa wax uu barlamaanka ka wado ..hogaanka wanaagsan umadna alle ha siiyo..siyaasi danley ahna alle ha ka qabto

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    fadlan waxaan ka codsanaynaa xasan dalxaraashe in uu aqoonsado ninkuu dirsaday ee gaboose .axmad na markuu isku caanashubo hasoo xiro madaxwaynaha xasan . sheekadana hakusoogaba gaboowda talo walaaq iyo ciyaala suuqnimo.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allow xaakimow xulifada xaasidinta xadgudubka wada iyo xasandhiiqo nagaqabo xoola cirdonada xabalaha qufanaya allow xabiso fashili xamse wahangolo tolki wuu xumeyoo xaabaweye dablagushido allow xurmalawayasha laxissbtano fashili ilyasow xurmadiyo hayskaqadin xishodke xaqudirirka sooraac xeerkii walalnimo xinjir hauqudhine xaqudirirka sooraac kismayo axmedba xoreystayo xinjiraa kudaataye xageed shalayto jogtern guuul axmed geesi🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🔥💪💪💪🦁🦁🦁👍🙏✌️

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan 1⁹1kowdii aad sheegtay baa loo noqdaye waxba daarood haysku dirine miyaad baqaysaa meeyey ciidankaagii sow adigii lahaa daarood waa wax yar jale kaalay lays deyn maayo

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lafa daarood dhiiqo ma maqashay

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .arxuumka lagu aaso xamar waa halkuu ku dhintay

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Meydad ka daarood oo xamar daadsan1991

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciilqabe

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay jumalanad nabad ka dhiga

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia ha iska ilaaliso afar cadaw oo kala ah dawladaha dariska ah gaar ahaan itoobiya iyo Kenya laba reer galbeed oo maraykan iyo ingiriis kow ka yihiiin iyo imaaraadka oo ah wakiilka yuhuuda iyo maraykanka waa dad ka Soo jeeda asal ahaan yuhuudii reer binuqurayda ingiriis Meesha keenay Maaha dad carab ah ama Muslim ah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle ha burburiyo itoobiya gaar ahaan Mr abiye oo ah cadawga koowaad ee soomaaliya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali halberd waxaa gabay soomaaliya

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse juudan muxu ku kordhin cirro nin isagiba ku fashilmay mamulkisii

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      100ka million ee muse ku wareejiye cirro dalka dan uma ahaa miyaa? Maxkamada aa markhaati koobjoog u aheyd arinskaas

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro cidna kuma qasbaayo iney lagoaan. Ssc du haraacaan puntland...ileen dadku waa reero iyo abtirsi..wadaag.. Somaaliya intii is ogolba heys maamusho. Saylac wax degaayo etoobiya .. jeclaaw am ha jeclaanin..

  • @25Aug23
    @25Aug23 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gooni isutaag waa dhamaatay SSC baa soo afjartay Hargeisa burco iyo berbera dawlad ma noqonkartaa?

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay intii xaq’darro ku’heshiisaa oo cadowga Somaliya garabsiiya sida Ciidamada Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 & Xerada Xalane ee Arsenal maalgaliya ilaahaybaan ka baryay tafiirtooda ilaahay haka tirtiro oo mid kama reebo yarab oo ilaahay Axmed Madoobe ilaahow meel xun katuur oo shicibka 100% Islaamka ah ilaahow ka’dulqaad Axmed Madoobe sharkiisa iyo Ciidankaas Ajinabiga uu dalka ku soo hogaamiyay yarab oo ilaahow carrada ku dhaqaaji oo kulligooda midna ilaahow haka’soo reebin oo ciidanka Geesiyada ee Jubbaland ay qorigooda Ajaanibta iyo Alshabaab ay afka kagaliyaan ilaahow Axmed Madoobe gacanta Geesiyada Kismaayo ku’dil oo sidii Qadaafi ilaahow dhulka lajaiidaa bakhtigiisa yarab ilaahow shicibka Gunnimaduu galiyay ilaahow kasaar heeryada saaran uga dulqaad sidaad SOMALILAND Muuse Biixi aad dadka uga badbaadisay Kismaayo, Gedo, Baydhabo, Hiiraan iyo Meelwalba uu cadowgeenu joogo rabbiyow ku halaag oo Ciidanka Ethiopianka bakhtigooda wadooyinka ay aydu kucunaan oo Hubkoodu ii gacanteena soo galaa Geesiyada xalaasha ah ee Somali qabiil’walba hanoqdo ilaa Diridhabe iyo Herer cadowga laga saaraa yarab yaakariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow 5ta Somali midnimadooda soo dadaji oo quluubteena saafi kadhig inta isku’dirka wada ee Oromada luqadda baratayna rabbiyow halaag oo ceebtooda dibadda soo dhig oo Madax Xalaal ah ilaahow noo’keen oo shicibku ay doortaan sida Somaliland oo ilaahow Xerada Xalanena ilaahow holci Arsenalka ay nagu dhex abuureen ilaahow iyaga madaxa isku gali oo isku halaag yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina geele Lacagihii uu dal kiisa Ka dhacay tuugaasi

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali Galbeed Alle haka xoreeyo Itoobiya hana ka dulqaado Heeryada Gumeysiga .....🤲🤲🤲