DegDeg Dagaal Qarka Usaaran Somalia iyo itoobiya Sacad Musow Seedi Waa Beer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 หลายเดือนก่อน +2

    Wuxu metela somaliland odhan ayumetela ❤❤❤❤❤

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 หลายเดือนก่อน +6

    Maayarka Maayiriinta ilaahay haxafido mansha Allah bless you Mayir Mooge. Somaliland guul iyo gobonimo ❤

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdikarin Axmed mooge guuuuuuuuuuuuuuuul

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi.bilaahi.gruubsotelko.waa.caydha.ugu.xun.ee.xaaran.cunayaasha.jooga.boqol.iyo.kontanka

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay ha xafido ina mooge

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 หลายเดือนก่อน +6

    Mogoow boqol iyo kotanka so eeg insha ala

  • @sahrajama379
    @sahrajama379 หลายเดือนก่อน

    MAAYARKAMAA MOOge mansha Allah guuuul guuuul

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx หลายเดือนก่อน +4

    Maayirka caasimada alla hacafido

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 หลายเดือนก่อน +4

    Way iska ciyeen geesi weeye mooge ❤❤❤❤waa inlaxidhaa ❤

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +1

    nimanka dhaqanka xun waaa in aad karbaashtid

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 หลายเดือนก่อน +3

    Mayer mooge caasimada intuu uqabtay wlhi in aanu uqaban soltelco adeer hadaanu nahay habar awal waanu dooranay mooge kumanu khasaarin codkanu siinay allah cadawgiisa ha jabiyo m mooge

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc หลายเดือนก่อน

      Markaa tan 150 miyaanad arag yaa u maqan tolow war nacasnimada nagala tag niicda h.awalna ma tihiid

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaaladu ha dhacdo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +5

    Guuuuuuul somaliland somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    Waa democordia sunhada inaa laa islaxisabtamo ciidna maa nicebe mayra mooga

  • @axmedali783
    @axmedali783 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa iman ayaantii
    ina mooge sugayee
    Boqol iyo kontankana
    Ina mooge dhisayee
    Alle uu ka sugayee

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 หลายเดือนก่อน +2

    Imdho la,aan iyo qabyaalad waxba laguma taageero, ninkii tobigan ka hadlayaa hasoo eego horta 150 iyo nawaaxigeeda

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ Madal furan Runbaad Sheegtay Ina Mooģe .magadhayaan Canasiirta qaran Dumiska geesi Qaran kusoco

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 หลายเดือนก่อน +2

    Guula Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia ❤❤❤❤Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia ❤Ethiopia ❤❤❤❤❤

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa shaqsiyaad dano kale leh lkn Mooge cidwaliba o reer hargeysa waygaranaysa hawlkarnimadiisa

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉mooge safar dheer baan usoo galay saan ugu codayn lahaa Kuwan Waa kuwii Jiifo jaqda kunoolaa

    • @SSBPOWERR
      @SSBPOWERR หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 hadi cod noqoto wd ogthy in hawada lgu dubanayo,munaafaqan badh faqashta ah,

  • @prosl11
    @prosl11 หลายเดือนก่อน +1

    Mayor Mooge waa geesi geesi dhalay anigu degaan degmada koodbuur

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 หลายเดือนก่อน +1

    Mayor Abdikariim noolow. Tuugta haw joojin

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah ina mooge Hargeysa siduu Ka dhigay 34 sano Cid qabatay ma jirto illaahay ha xifdiyo ina mooge aamiin

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +1

    WADADAA 150 WAA MUHIIM LKN WAXAY U BAAHAN TAHAY LACAG BADAN IYO SHAQO ADAG

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน +1

    Aniga.oo.ah.muwadi.hargaysa.33sano.onhargaysa.joogay.intaaso.mayar.hargaisa.soomaray..waa.mayarkakaliya.ee.cashuurtii.umada.waxtayale.sameeyay.kuwakadabaqaylinaya.waa.grub.sotelko.waa.cudur.mudan.inlaqabqabto

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน +3

    MOOGA WA GASI WA MADAX WAYNE HA FUTURE MOOGA ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u หลายเดือนก่อน +1

    Dad keeno mayaqanin qofka waxqabad kale ama danka leh wadanka kanbila edebka ah aa cayaya mayarka.Mayar mooge waa madax wayne ha mustaqbalka Guul somaliland ❤

  • @xassandaahir6617
    @xassandaahir6617 หลายเดือนก่อน +1

    Maayar mooge waa muwaadin dhaba wakhtiga uhadhayna caasimada wuu dhamaystirayaa joojiya hagardaamada qaranka hore ha usocdee

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 หลายเดือนก่อน +1

    Mooge Burcaanu Mayir aan dhicin uga dhigaynaa Hadaa ilaashan waydaan rer hargaysaw

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +4

    Geeeeeeeeesi geeeeeeeesi dhaly reer somaliland

  • @AbdilaahiAli-r4l
    @AbdilaahiAli-r4l หลายเดือนก่อน

    Yes.maayarka hargaisa wuu fiicanyahay

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha xafido mayirka ina mooge

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน

    Madal furan TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Guul SSB

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah madal furan geesi indr

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 หลายเดือนก่อน

    Jookar samatar salaan boqortooyo walaalkey ❤❤❤ guulayso walaalkey somaliland iyo adiguba

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx หลายเดือนก่อน +2

    Alla aanka sugayee

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 หลายเดือนก่อน

    Xaarwayne

  • @awm221
    @awm221 หลายเดือนก่อน

    Fariir masha Allah sax

  • @ShmohamedAbdourahman
    @ShmohamedAbdourahman หลายเดือนก่อน +1

    Maayar mooge ilaahay ha xafido

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +3

    Viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @IbraahimEgaal
    @IbraahimEgaal หลายเดือนก่อน

    Mujaahid Maxamed
    Mooge Liibaan
    Eebe Haw Naxariisto
    Aamiin Aamiin
    Kolkuu Qadey Heestan
    Erayadeeda Qayb Kamida
    Aynu Maqaleyney Kujireen
    Ee Ulahaa
    { Waxaa Iman Ayaantii
    Ina Mooge Sugayee
    Alle Uu Kasugayeee }
    Ayaa Maalintuu
    Alle Ka Sugayey Utimi
    Hadaba Qadarta Eebe
    Waa Halkeeda
    Oo Lagama Hor Imankaro
    Balsr Saadaal Aan
    Habaabin Bay Kunoqotey
    Markale Mujaahid
    Maxamed Mooge
    Naxariistiisa Eebe
    Ayaan Urajeynayaa
    Insha'allaahu
    But He Left
    Mohamad Mooge
    Amazing Legacy

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx หลายเดือนก่อน +2

    Waarun taada waa laga dhex hadlayaa maayir qaaliya hadhaco cadawgaagu

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 หลายเดือนก่อน +1

    Show iidorka ayaa ugu doqon badan

    • @aminajama160
      @aminajama160 หลายเดือนก่อน

      rashidahmed8794 Idoorku wadankooga ayey dhisteen aduu maxaad dhisatay

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน

      haaaa waar cadho ayaa iga haysa noocaa BKM in lala dhaco ayay ahayd. weliba waa kuwa ugu liita xagayaga Galbeedka

  • @abdia.ibrahim7082
    @abdia.ibrahim7082 หลายเดือนก่อน +1

    Anagaa ah SM iyo Hargaysa yaan lagu xiiqin oo aan la aflagadayn in Amada Mooge. Kuwan caayaya ma yaqaan ninkan iyo quality-giisa. Daaya ninkan oo noo dhaama kuwii hore.

  • @awm221
    @awm221 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ibrahimhirsi7264
    @ibrahimhirsi7264 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad baan kaga mahad celinayaa sida fiican ee aad uugu hiilisay cadaalad oo ah Maayir Mooge ilaahay baa caadile

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน +1

    MAANSHAALLAH MOOGA ❤️❤️❤️❤️😊

  • @abdirashidalale8885
    @abdirashidalale8885 หลายเดือนก่อน +1

    Wadada boqol iyo kotonka waxa ku baxaya lacag badan si fiican in loo sameeyo waa muhiin .maayirku waa lama taabtaan yaan lagu habsaamin

  • @KhaalidAbdi-tk8qm
    @KhaalidAbdi-tk8qm หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +1

    NINYOW HADALKA JILICSANI SOO BARO LAHJADAHA REER SHEEKH ISXAAQ KALA LEEYIHIIN,KOLBA WAAN KU ARKAAYOO NON KOONFUR KU KORAY AYAAD U HADAL EGTAHAY HADDAADAN AHAYN KUWA GURDANKA SOO RAACAY EE SHURUNSHUUR SAMAALE AMA HADDAAN SI KALE U DHIGO DIR DUREEMA LA FIL👎👎👎👎👎👎👎👎🤣🤣🤣🤣🤣🤣🌏🤣🌏😜😜😜😜😜😜😜😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🥰🥰

  • @AminaFarxan
    @AminaFarxan หลายเดือนก่อน +1

    Allahaxafido maayarkayaga anagaa jecel

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v หลายเดือนก่อน +2

    ABADIKARIIN MOOGO MAGACAAGA OYO MUUQAA HA DHEERAADO DUNIDA HA GAADHO

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 หลายเดือนก่อน

    Inamogo nolow walaal qali ah ruunti waa cajib heljega inugu jira ina caynon waxana daran xata noloshisa ina lacayo somarey waa cajib walhi xaal qado mogeyare we live you madaxweynha mustaqbalka

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    INA MOOOGE XISAAB HAW SOO FADHIISTO DEEGAAN CASHUURTIISII MID KALE KU DHISIMAYEE......

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n หลายเดือนก่อน

    Illaahay garabkiisa hagalo xilka umada uu u hayona illaahay haku asturo

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 หลายเดือนก่อน

    waa saas...dad xayawaaiina ha dhagaysan

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 หลายเดือนก่อน +2

    Masuul weeyaanoo wa lalaga hadli hadalkuna waa xilka isaaq ilahayoow bogoda burcad isu mari hargaysi wa casimad

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 หลายเดือนก่อน

    Waa runta abti Ina mooge waa lama taabtaan
    Anigoo Ah reer burco

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 หลายเดือนก่อน

    Mayorka caasimada waa halyay muwaadin ah oo caasimada hargaysa wax hore aan looga qaban

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e หลายเดือนก่อน

    Gull sland❤

  • @sabaadaar7314
    @sabaadaar7314 หลายเดือนก่อน

    Meyar C/kariin axmed mooge libaan shikhsiga siyaasiyiinta xilka wan ka qabtay somaliland cimigiisa ilaahay hadheereeyo caafimaad kana rabi haw barakeey

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi.kuwaya.150ka.kahadalya.ee
    Beenta.kasheegaya.mayarka.c.karin.solteko.isaga.io.ubadkisa.solteko.waligod.uhaagimayan.lkn.c.karin.maha.qabildi solteko.ee.dantasun.udhisaye.ama..sacad.muse.lkn.c.karin.waa.muwalid.bila.qabyal.c.k.moge.lkn.ninka.falagda.kuhaday.ee.mayareka.caay.halsoo.qabto.hdii.lasoo.qaban.wayo.anago.reer.axmed.dhagax.walh.i.dilan.

  • @MohamedIsmail-in9pi
    @MohamedIsmail-in9pi หลายเดือนก่อน +1

    ADIGU.ISAKADAA.QABYAALAD.IYO.CAADIFAD

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 หลายเดือนก่อน +1

    HOOYADAA U SHEEG maayarka anagaa dooranay. Lacagtayadii cashuurta ayaanu ku haysanaa

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน

      Anaa wado la iigu dhisay xaafadayada shacabka. iska sug 1sano ayaaa laguugu dhisi doonaaa

  • @abdia.ibrahim7082
    @abdia.ibrahim7082 หลายเดือนก่อน

    Waa ina Axmed Mooge iyo mustaqbalka.

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 หลายเดือนก่อน

    mashaa alahaa mogo nolow anigo la heeb aheen hadanaa waxaaan cadeynayaa waa ninka ugo shaqo wacan somalind iyo madaxada oodhan ruunti waxaan jeclahey inu noqodo madaxweynaha somaliland mustaqbalka mahashaa alahaa nolow bro.

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien หลายเดือนก่อน +1

    Waa laga dambeya cida soo diray nimankana wa la garanaya

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac หลายเดือนก่อน +1

    Kaxishooda geesiga qarniga doofaaryahay

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm หลายเดือนก่อน +2

    Hi madal furan my name is jaamac yuusuf cabdi Karin Ahmed I support always I say alive alive

    • @MADAL-FURAN
      @MADAL-FURAN  หลายเดือนก่อน +1

      Masha allah mahadsanid wl

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan sharub khan waa aye dhalay anaga reer dabaabna hargeisa oo kule waxala waxuu qabtay ma jirto aan kahan tiktok iyo midhayaha afmacan

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 หลายเดือนก่อน

    BADHIDHOOKH BADHIDHOOKH
    BADHIDHOOKH BADHIDHOOKH
    BADHIDHOOKH BADHIDHOOKH

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ inamoge geesi

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน

      waa tuug

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ahmedwali-ji2sf Heego cadawbaad tihiin cadaw gudaha ==== Heego

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +2

    HABAR AWAL INA MOOOGE SHIKIN CASHUUURA YASNAY SIININ

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyadaa usheeg ay yahow kulaabo tuuladaadii. waan ukordhinaynaa VAT, ta baabuurta , xitaa shaaha ayaan 300 shilin usaaraynaa. Dulibaad tahaye

    • @Halgame334
      @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

      HORTA YAD TAHAYDE NO DHEX RACIN MAYDI RER TASHADAY ISKU XADIRIN MAYDID INAN KAN YAREE SAKHRAAN KU DHSLAY HADAD ISKU XAFAD TIHIIN MAXAY KALSONIDU KAGA LUNTAY WAX CAD BANU KU HAYSANA YA NADAL DAWARSADE AH. IBNU IBNUL SAKHRAN XOLAHAYAGA XAFADO KALE KU JEEXI MAAYO. NACAL UMAK EYSHOW IJAARANI

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +1

      @@Halgame334 Rerrka ba'ay ee jabay ee Sheekh ceebeeye ,ee bilaa wacyigaa miyaa.waar inta ilaahay aniga hogaan idiinka dhigayo isuga maxas yahay,aan diin aqoon,aan rag aqoon ---tolkaa xumaa ayaa nahaysata ani iyo inta ilamidkaa ee caqliga Sacad Muuse ahaa

    • @Halgame334
      @Halgame334 หลายเดือนก่อน

      @@magacaygamaxamuud7253 AFSOMALI GA WAD QORAYSA SAXNA MAHA KUMAN FAHMIN NIN KAN MAYIRKA AH WAX ANAD OGAYNBSNU KU HAYSANA QABYAALAD IYO QAYBI OO XUKUN CASHUUR TAYADII OO UU XAFADOODA KU DHISAY IYO VODKAYAGII OONU DIINAY 26 COD MA RER KODA DIYAY MAYA CADAYNTII WA TALA ADIGA RER XAMARA MAXA INTA KU KEENAY

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Haa usheeg isaaq waa isaaq nimo hargeysa viiva somaliland

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 หลายเดือนก่อน

    🆗️👍🆗️👍🆗️👍

  • @MohDegelle
    @MohDegelle หลายเดือนก่อน

    ASC, Madal furan
    Waa Aduunyo koley aayo ma leh
    Allah wuxuu quran ku sheegay nebiyadii uu doortay ay dadkoodii jeef iyo joogba u diideen markaa mooge waa sidaas

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 หลายเดือนก่อน

    Kadaa adeer haku taageerin qalafi ina mooge, horta caydu kuma jirto tobiga,Laakiin shacabku xaqbay u leeyihiin inay madaxdooda dhaliilaan, wax badan oo runa ayay ka hadleen runtii dhalin yaradaasi orodoo bal mar 150 iyo dhanaan wadooyinka soo gala walaahi ilaahay yaabuu kuu keeni,maayarkuna hore ayuu u balan qaaday inuu dhisayo

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

    Maayarka Aflagaadada ha la ga daayo 150 anagaa degan.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    .etiopia.marabno.hargaysaay.runta.iskusheega..hargaysa.oromo.ayaa.lawareegtay.ayaan.darada .dadkasoo.maliyeed.baleega.inta.aqliga.lahay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland ❤

  • @Safiyacumar-fl4mf
    @Safiyacumar-fl4mf หลายเดือนก่อน

    Xaladaha.dhexedeena.ayaa.xarakadaysan.xabrigii.idinkaca.ardaalka.laxamataane..xaqudirirka..iyo..geesigaad.xagasha..goysane

  • @HoodoIbrahim-q4y
    @HoodoIbrahim-q4y หลายเดือนก่อน

    Geesi geeai dhalay

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h หลายเดือนก่อน

    Hiil inaadeero ayaa halkaa ka muuqda.

  • @yasinhassan2309
    @yasinhassan2309 หลายเดือนก่อน

    Very soon br

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    4 Libaax kkk waa xaafadaan ku dhashay ina waran cadana muu deganayn wakhtigaas from sacad m

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน

      doqonoow mayor mooge cid kafiican lamahelayo. markaa utitibiya maayorka oolahadla kulamo. laakiin waaxay solteco iyo waxaadkahadlaysaaa. xaaraan cunoowgii miyaad udarsatay

  • @SayidXasan-ez7ur
    @SayidXasan-ez7ur หลายเดือนก่อน

    Aadbey u akhlaaq xunyihiin kuwani

  • @AwillYeey
    @AwillYeey หลายเดือนก่อน +2

    Adiga maxa kadhex hadalya garxajis.

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน

      sheekh Isxaaq hoos ha uga dagin. Maayor mooge cid dhaanta majirto

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 หลายเดือนก่อน

    OGI OGI HEESIHII AHN CADULLE ZAZAAG EE AHN INE MOOGE LAGU DHIRBAAXAY LAGUNYI WAA LA SAMAYSTAA HADAAD HEESAA JECLAATAY.

  • @abdulazizibrahim6556
    @abdulazizibrahim6556 หลายเดือนก่อน

    Ceeeb ceeb yaan la caayin maayirku cidna maaha waa maayirka hargaysa aynu ka xishoono cayda haduu daantaa dhiso iyo haduu daantaa dhisaba hatgaysa uun buu dhisayaa

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien หลายเดือนก่อน

    Iimaanlaan ba wada lacagbay ka rabaan laaluusha iyaga iyo ka ka wayniba

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled5843 หลายเดือนก่อน

    Ina Mooge waa maayir waxa qabad leh dooxii qashin qubka ahaa siduu u nadiifiyey intaas baan waxa loo dhigaa jirin cadawgiisa ilaahoow jebi

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v หลายเดือนก่อน

    Waa xaaraamiya inanka waxa idiina.qabataye ha culinary oo luga ha qabani waxaa idinka dhexa hadalaaya huwantui gudaha

  • @ibrahimjibril953
    @ibrahimjibril953 หลายเดือนก่อน

    Qofka madaxda dhaliilayaa akhlaaq ha ku daro,shaqsi caygu se waa edab daro

  • @FatimaAhmed-v2o
    @FatimaAhmed-v2o หลายเดือนก่อน

    Iska soo ururiya reer Hargeisaw lacagta lagu dhisayo wadad 150 ka

  • @sabaadaar7314
    @sabaadaar7314 หลายเดือนก่อน

    Geesiga dhulkiisa guusha uhorseeda geerida dishaay geedkaa haba,o

  • @allahbawayn
    @allahbawayn หลายเดือนก่อน

    Waa run walalo waa nin fiican mooge lakin 26 juun waxba ka muuqaban xata waxdii ama gurigii waxda ma dhisin