Sirculus Markab qaraxyo siday oo Gariiga lagu qabtay iyo Xiriirka Jibouti la leedahay Al Shabaab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Alasow.nl - 1- Sirculus : Jibouti goormee laga bilaabay ka ganacsiga hubka sharci daradda ?
    2- Al-Shabaab halkee loo mariyaa Agabka qaraxyadda iyo hubka ?
    SIDEE QARAXYADDA WAAWEYN LAGU GEEYAA SOMALIA - Raashinka Ciidanka Jibouti HIIL WALAAL.
    3- Sirculus : Markabkii lagu qabtay 29-ka kunteenar ee qaraxyadda halkee laga raray -yaase loo waday ?
    4- Sirculus: Sidee loo xadaa dhaqaalaha Qaranka Jibouti ?
    5- Sirculus :Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ma cadawbaa mise walaalka Somalida ?
    6- Ismaaciil Cumar Geelle ujeedkee ka lahaay Shirkii Carte ee Somalia ?
    7- Madaxweynaha Jibouti doorkee ku lahaay suntii lagu shubay Somalia ?
    8- Madaxweynaha Jibouti oo laga xayiray guryahiisii iyo lacagahii u yaalay Faransiiska.
    9- Dowladda Jibouti maxey dalkeeda ugu casuuntay Ninkii abaabulay weerarkii Joornaalka Charlie Hebdo Mr Peter Cherif ?

ความคิดเห็น • 229

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 ปีที่แล้ว +23

    Ilaahey haka jaaziyo intii ka qeyb qaatay baabinta ummadda islam ka ah ee Somaliyeed

  • @llenovalio4221
    @llenovalio4221 5 ปีที่แล้ว +14

    Ar somaliyaa turki iyo jabuuti Qatar iska ilaaliya waa walaalaheyn aad kuwaalateen war qof walal kula ah majiro qofwalba iyo dantiisa iska erya amizon xataa erya anaga an isku harno waan iska hishiin doonaa insha Allah

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden209 5 ปีที่แล้ว +14

    ilahay cuqubada masakinta ku gubatay ha kaso saro inti kadan baysay Amin

  • @shukridirie8518
    @shukridirie8518 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaw walee maanta waa la soo qufay tuugadii. Ninkan sir badan ayuu soo qufay. Illaagay ajar haka sii yo. Dad badan aa bad baadi doono😭😭😭😭

    • @hafsaabdi5629
      @hafsaabdi5629 5 ปีที่แล้ว

      Shugri amin amin amin lkin madamo sirta la fashilay ha sibadal ha la arko

  • @fariida5769
    @fariida5769 5 ปีที่แล้ว

    Jabuuti wa mamul aanu anaku gaarsiinay meeshu taaganyahay maanta wana nugu abaal dhaceen ismacil cumar geele wa kibray lkn waxa dhici doonta malin laaamiga lugu jiidi doono sidii maumar gaddafi insha alllh

  • @cbbonlineproduction
    @cbbonlineproduction 5 ปีที่แล้ว +5

    hassan sheikh haret oh my God waa nin gesi ah naftiis hure ina libax sanka katabte, isupport your investigative voice help the ppl of mogadishu open their eyes i know they will not your testimony but that is the reality, you have no blame in the day of judgement. 2nd may our next live show inshll.

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 5 ปีที่แล้ว +8

    Daahir mahadsanid.
    Qalbigeyga maantay qeybaa noolaatay.

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 5 ปีที่แล้ว +2

    Ina cumar geele hawiyow wallalihin Darood ayuu cadow idinka dhigay oo idinku jeheeyey xagna idinka xasuuqay allaah ha kashifo cadowga umada somaliyeed

    • @sadam8268
      @sadam8268 5 ปีที่แล้ว +2

      Goormay hawiye iyo daarood walaalo noqdeen.. Mareegto kasta oo war soo saarta daarood leeyahay hawiyaa lagu caayaa.. Markaad madaxwayne noqotaan baad walaalo raadisaan. Abdillahi yusuf miyaanu ahayn kii ethopian muqdisho kusoo fasaxay ee daarood oo dhana mush xaradayay.daarood munaafiqiin

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว +1

      @Yas Gasovna xaarood waa cadawgeena adi hdii walalkuu yahay ku eekaw

  • @hafsaabdi5629
    @hafsaabdi5629 5 ปีที่แล้ว

    Allha unaxaristo inti ku dhimatay inta dhiban oo sunta ku jirtane allha shafiyo lkin waxa dhib qaba ninka somali uso hogamiyay dhibkas waxan alle ka bar yeynan in alle nasrigisa no so da dajiyo amin amin amin😭😭😭

  • @hibaqadam3949
    @hibaqadam3949 3 ปีที่แล้ว

    Kuma iloobin umada jabuuti ee wa kuwa reer geele waxa na babiyey waqtiga aya tusi doona dabigey naga galeen iyo sidey noo qarxiyen insha alaaah

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 5 ปีที่แล้ว +10

    #Barnaamijkaan video clip ka wngsn uu #Dahir Soo saaro wn wayey walee wax bdn baan ka dhaxly ayaa ila mida ☝️

  • @abdishukrishukri1688
    @abdishukrishukri1688 5 ปีที่แล้ว

    Manshaallah dahir alasow walaal sidaas aad usofagayso cadowga somaliyeed hakadaalin sxb sare

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlh dahir calasow howl weyn baad somali uheysaa wad mahadsan tahay somali %99 dad kala yaqaan cadawgooda iyo saaxiibkooda maahin

  • @salmanwabbery
    @salmanwabbery 5 ปีที่แล้ว +1

    J'attendais avec impatience la suite... Je ne suis pas déçu.Félicitation et bravo Monsieur Alasow, de nous informer. Monsieur C. HARED: son intervention a été excellente.Merci de donner la parole à l'opposition djiboutienne. J'espère, encore plus d'information, croustillante; si une suite a été programmée...

    • @suldaansiciid1899
      @suldaansiciid1899 5 ปีที่แล้ว

      Somaali baa meesha joogtee farsnsiiiskani muxuuu ahaaa

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว +8

    jabuuti mailloobeen 1977 aan xornimada usoo dhicinay miyaysan islaam ahayn miyaysan soomali ahayn maxay naga rabaan dalow

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 5 ปีที่แล้ว +5

    Bismilah war jabuuti iyo rer cumar geele aan walaalaha moodno ileen cadawga uma somaaliyeed

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 5 ปีที่แล้ว +1

    Qarax jamal jabuti in lagu burburiyo aya dadka shacabka lagu laaya cimri gaban iyo mucjiso allaha ku rido wixii ummadda dhibayo subxanalah

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 5 ปีที่แล้ว +13

    Hub lagu laynayo shacab muslin hunguri intey karadinayan may raashin iyo bedrol dawoyin kenan

    • @Dabayare
      @Dabayare 5 ปีที่แล้ว +1

      Qoomiyadan juhalnimada ku dhexjirta warshad yar oo qalimaanta & buugta iskuulada lagu sameeyo malaha, laakiin malaayuun doolar inay hub & waxkaloo qarxa lagusoo iibsado waa caadi.

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 5 ปีที่แล้ว +10

    Muqdisho waxa laga sowerara somalilnd iyo jabuuti..

    • @zamzammohamed3927
      @zamzammohamed3927 5 ปีที่แล้ว +1

      muqdisho iyadaa is weerarta oo dadkeedu yihiin wax ma garato mooryaan ah isbararooyinkii baad Ku bedelateen qaraxa waxba meel kale indhaha haku taagin.

    • @hafsaabdi5629
      @hafsaabdi5629 5 ปีที่แล้ว

      Sax waye midas

    • @hafsaabdi5629
      @hafsaabdi5629 5 ปีที่แล้ว

      Zamzam muqdisho uma jogto oo dacada ah iyo qacininta ah inta qacininti ah oo alle an kabaqen ba badan qaraxyada wawen ee dhibta bahan gesto waxa laga kena dibada

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi7256 5 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib...
    Waa howl weyn..arrinkan waxuu Ka
    Dhiggan yahay the end of Shabab and Djabuti...
    Walaalkey waad mahadsantahay..
    Siddad wax nuugu sheegtey.

  • @calimahadxaaji6369
    @calimahadxaaji6369 5 ปีที่แล้ว +17

    Allah baa garanaya waxa ay ka hadlayaan balse waa arrin culayskeeda Leh
    Soomaali Allah ha nabad geliyo

  • @gulaamsiyaadamiin688
    @gulaamsiyaadamiin688 3 ปีที่แล้ว

    Daahirow MAANGAL BAA TAHAY lakiin mararka qarkood TARAARAXA JOOJI TAGEER DALJAAGANA mahadsanid.

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh zakariye kulahaa sheikh maaha ee dhiigya cab dameer ah ilaahey adduunka haku cadaabee

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa mahadsan tahay walal xasan shiq xareed wxd nala wadaagtay sir weyn oo somali eysan ogaateen thnks

  • @abdishukrishukri1688
    @abdishukrishukri1688 5 ปีที่แล้ว

    Walahay manta hadal aad iyo aad ayaad manta iiqanciyo ayaad iso bandhigtay

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 5 ปีที่แล้ว +1

    Everything uu shegayo waan aaminey lakiin hal wax aan aaminin elatari baa soomaali jecel beenaale nacalaa ethopia and elatari ku yaal waxas nagama dhaadhaceyso was same kalaabta

  • @istarlinfarah920
    @istarlinfarah920 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow somaalia xaasidka ka qabo awalba ismaaciil cumar geele waa ka shakisanaa

    • @shamsutdore5169
      @shamsutdore5169 5 ปีที่แล้ว

      istarlin Farah subhanallah I genuinely thought the president of Djibouti was a good man-May Allah protect us Somalis ameen.

  • @dr.fathidaher8186
    @dr.fathidaher8186 5 ปีที่แล้ว +1

    thanks for the information.

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallha allha naga qabdo cadowga Somaaliya

  • @hibojaamac5277
    @hibojaamac5277 5 ปีที่แล้ว

    Alla adeer daahir alle haku xifdiyo geeesi baa tahay

  • @shidaneshekeye7024
    @shidaneshekeye7024 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow umaddaada badbaadi

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 ปีที่แล้ว +4

    Inuu ku qarxaa fiicneyd balaayo haku dhacdee

  • @ahmedmshafi1694
    @ahmedmshafi1694 5 ปีที่แล้ว +4

    Dahir calasow i don't support u at all because u r always talk about tribes but in this investigation u did it well i want to tell u good job and thanks

  • @BarreCade
    @BarreCade 2 ปีที่แล้ว

    Waaa war cajiib ah

  • @omamer588
    @omamer588 5 ปีที่แล้ว +5

    xaqa somaliya. ayka galeen. ilahey wakasoo bixinaa insha. allah. ramadanka faligiisa

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas794 5 ปีที่แล้ว

    Fadlan daahir calasaw wll waxaan rabaa inaad igu xidhiidhiso ninkani waxaan jooga canada markaa hawshan ayaan u baahnaa inaan galo waayo mudo ayaan cadayn raadinayay

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas794 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw sir aad u qarsoonayd weeyi

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe5459 5 ปีที่แล้ว +3

    Soomasliya walaal maleh waa madi walee ilaahow nabad baadi

  • @hibaqadam3949
    @hibaqadam3949 3 ปีที่แล้ว

    Kamanan filey waxan ka so baxay xukumada jabuti ilahow xafid dadka reer jabuuti

  • @saadiyahassanofficial4106
    @saadiyahassanofficial4106 2 ปีที่แล้ว

    Asc good 👍

  • @Haniawiloffical
    @Haniawiloffical 5 ปีที่แล้ว +4

    Wasir daahir allaha kudhowro qali ayatahay ishii kanaxdo nahuus yaa huu

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 5 ปีที่แล้ว

    Daahir Calasow, waankubsalaamey intaaskadib walakiibhada hadlayey waxad weydiisaa haddii ay taasu jirtey waayo ay more hore uga hadliwaayeen miyaanan leys oraneynin waxa ah hada uga hadlayaan waa ay mucaardayaan hada, haddii aad a 20 ku dhawaad aad soo wadeenbdhibaatadaan had miyaanan leys orankarin weysoo daahdey ama is too late, Arinkaasu. Waan ku salaamey

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow Omar geele masiibo u keen aamiin yaa rabi.dadkeena buu laayey eeyga caloosha dheer

  • @maryammohamoud8426
    @maryammohamoud8426 5 ปีที่แล้ว +1

    Reer muqdisho intaad formajo cunaysan ismaciil cumargeele ba somalia dhamayey belaayo hiil walaal idinkadhigata

  • @shairsaid7359
    @shairsaid7359 5 ปีที่แล้ว +3

    Daahirow walaalkeyga iska ilaali maafiyada hubka ganacsata ayaad faraha la geleysa Baaritaanka qunyar socod iska noqo..

  • @hafsaabdi5629
    @hafsaabdi5629 5 ปีที่แล้ว

    Madamo sirta ushegay is badal hala arko insh allh

  • @hibaqadam3949
    @hibaqadam3949 3 ปีที่แล้ว

    Bisinka ilahowdaba qabo jabuuri maanta tabar aanu ugu hilino ma hayne

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wiilka reer jabuti ee beesha isaaq walee ibna xalaal ayuu ahaa mansha Alaah.

    • @khadkaon1259
      @khadkaon1259 5 ปีที่แล้ว

      Nin xalaasha quuta oo dhiiga walaaluhu waxaay gudaan yaqaana ayuu ahaa wiilkii ka diiday inuu hawsha u wado si maafiya nimo ah, ALLAHA ka ajri siiyo wanaagaas aamiin.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว

    Waa in laga dacweyo maxkamada adunka wadamadaan somalia dhulka dhigey o ha la dacwiyo rer gelahaan waa in qabiil la dugo waa in carab iraan turki shiine kuligod amason la xaqo iyo ajnebiga qasayo somalia inta somali dhimatey iyo afrikaan waa in maxkamad la saro

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว

    Wallaahi madaxweynaha Jabuuti ciso iyo sharaf baan u hayey, balse arinkan haduu run yahay waa iga dhintay.
    Insha Allaah intii dhibka aan aragnay ka danbeysay wey kasoo baxeysaa.

    • @hawamohamudmohamud6652
      @hawamohamudmohamud6652 5 ปีที่แล้ว

      Qoof raqiis aah baa tahaai hadaad been ladadobey aad aamineeyso

    • @hawamohamudmohamud6652
      @hawamohamudmohamud6652 5 ปีที่แล้ว

      Qoof raqiis aah baa tahaai hadaad been ladadobey aad aamineeyso

    • @jamaadelmi4466
      @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว

      @@hawamohamudmohamud6652
      Raqiiska aad ka hadleyso waa maxay dhar miyaa meesha yaal teeda kale yaad ku socotaa yaadse ka socotaa waxaad aaminsan tahay hakugu jirto ama soo bandhigo dadka kale comment tigooda lama daba galee. Haddii ay aqoon dari kaa tahayna hada baro

  • @abdisashifarah7982
    @abdisashifarah7982 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay shaqsi waxbadan ka og arinkan waxaa layaab igu noqotay sirta intan leg siduu ku ogaaday alasow
    Daadaalkiisa Dartii wuxuu kasbaday inaan waxbadan cadaymahooga siiyo alasaw haduu ubaahdo

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 5 ปีที่แล้ว +2

    Daahiro muqdisho iyo dadkediba wa laydinlanaya ee hurdada kakac intad qabil daba socotid

  • @ummabarwaaqodeer526
    @ummabarwaaqodeer526 5 ปีที่แล้ว

    ASC somaliyey ma waxaan hadda u xeyxeydaney jabuuty kol kaan soo cuney guryahayaga suxbxaanallaah allaah ka baq Kane waa nin jags waayey his iyo qat baa lagu yiri nacas yahaw

  • @abdulkaderhersi4204
    @abdulkaderhersi4204 4 ปีที่แล้ว

    Yaa la amiina marka hadi aay siida thy xalaadu

  • @ahmedmshafi1694
    @ahmedmshafi1694 5 ปีที่แล้ว +3

    Arinta Run ayey u egtahay

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +2

    Daahir calasow waxaa jeclahay sidaad siraha culus I soo bandhigto, jabouti iyo maamulka hargaysa inay alshabaab ka dambeeyaan oo fan gareeyaan. Dhowr sano ka horna in Dahabshiil fangareyso kooxda alshabaab adigaa soo bandhigay.

  • @ahmedqanimuqdishawi1847
    @ahmedqanimuqdishawi1847 5 ปีที่แล้ว +2

    Daahir geesi somaliyeed hore u soccco

  • @ahmedisse9223
    @ahmedisse9223 5 ปีที่แล้ว

    Daahir keep up the good work -- Wallaahi waxyaabo badan baad noo ifisay

    • @hawamohamudmohamud6652
      @hawamohamudmohamud6652 5 ปีที่แล้ว

      Are you falling for this crap waar waa been ladadobey adheer

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 ปีที่แล้ว +2

    Hiil walaal Hiil walaal,Hoog walal wata noqotay ee ka gura dee,horanu idiinku sheegnay inu nin waliba dantiisa wato ee adeer ka kaca meesha ama ku ura dee oo somaliland uun ka la lada oo daba yaaca halkanay gashay iyo meelbay horumar ka samaysay niicda iska daayo dad noqda reer somaliyaw

  • @nasrayusufcilmatan5129
    @nasrayusufcilmatan5129 5 ปีที่แล้ว

    Somaliya iyo jabuuti walaaalo mid waa lawareer shay jabuuti halabadbaadiyo dad aannaxariis lahayn ayaa utaliya waa dad kashaqaysanaya aan ushaqaynayn Dumarka somaaliyeed waa naxariis badnaayeen khadra xageey katimid odaygu waaba nacas

  • @halimoabdullahi3882
    @halimoabdullahi3882 5 ปีที่แล้ว

    Kan Jabuuti uu kawaayay bililiqo.Haday run tahay muxuu mar hore u sheegiwaayay kuwaan waa labo mooryaan o.o qaran dumis ah

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 5 ปีที่แล้ว

    Dowlada somalia waa in ay xadka sameeysato si loo soo dhaafin Iyo diyaradaha oo la baaro si adag. Sida ugu wanagsan oo loo xafidi karo dhiga somalida ee qubanayo!

  • @johncarter8842
    @johncarter8842 5 ปีที่แล้ว

    Somdalidu waxey ku xuunyeeheyn baaska iska qaataan wa la yidhi warka hubsada marka horey

  • @Asadcanab12
    @Asadcanab12 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaalka Qaaliga ah Fadlan adoo raali ah
    Subscire ii saar please

  • @abdullahikatallahisheikhal7774
    @abdullahikatallahisheikhal7774 5 ปีที่แล้ว

    Daahir calasow waxaan dhihikarna waa markii kowaad ee hadal run ah ee aan shaki kujir uu soogudbiyo takale somalidu waxaa maankeeda kamaqan ismaacil cumar geele inuu yahay cadowga kowaad ee somalita

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว

    Walahi suaasha ah xagee lugu sameeyaa qaraxa intaas oo khalqi dilaya ma dalka dhexdiisaa lugu sameeyaa mise waa lasoogaliyaa waa suaasha aan always iswaydiiyo hadii wadanka gudihiisa lugu sameeyo how??? Hadii dabada laga keeno xagee lasoomariyaa???? Yaabay anigu

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 ปีที่แล้ว

    asc.hubsiimo hal baa la siistaa.ninkaan waa macquul.laakiin is wediiya maxay shabaab u qarxin Ithopia s.lanad iyo jabuuti.waa in la dabo galo.maxase ninkan uu u siin war daahir calasow.wabilahi towfiiq.

  • @safiyohashi280
    @safiyohashi280 5 ปีที่แล้ว +4

    Somaliya cidaan ragasomaliyed aheen dambi kama galin raga somaliyeed waa tuugo dibta heysata ayagaa kamasuula

  • @souldanbured8731
    @souldanbured8731 5 ปีที่แล้ว

    wlhi daher alasow farid ba tahay

  • @mohamedabdi8271
    @mohamedabdi8271 5 ปีที่แล้ว +2

    Daahir calasow waa in ey dowlada ka dhigtaa wasiirka sirdoonka

  • @suldaansare2975
    @suldaansare2975 5 ปีที่แล้ว

    War niyow dawlado dhan baad tahay halkaa Jawad👍

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 5 ปีที่แล้ว +1

    Ismaaciil waa mujrim shacabka reer muqdisho xasuuqo reer jabuuti waa wlloheen iyagana wuu xasuuqay cunaqabateenna wuusaaray

  • @sarahmohamed6827
    @sarahmohamed6827 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว

    Walahi wa sheeko run u eg

  • @rodasaid350
    @rodasaid350 3 ปีที่แล้ว

    Marka hore hubaso intadadan jabuuti af lagadeen.mase is weeyadiisen maxey al-shabab u qaraxisaa soomaliya inteeda kale.lagiin Somali land.waa nabad

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว

    Al shabaab hub ma so sarto waa runta dahirow dowlado ayaa ka danbeya iraan shiine carab o dhan ma rabaan somalia sababto eh iraan iyo carabta iyo shiinaha wexey gurtaan qeyradka somalia sida maleyga wexeyna ku dugaan sunta hubka laga so saro o la yirahdo uranio waxa lagu duga dhulka somalia bada somalia iyo mida jabuti saas ayaa somalidii wax shabaab layey wax kansar u dhintey ilmaha agonta waxs laga rarta jabuti ina geele waa ninka afrika ugu tajirsan somaliyey hurdada ka kaca jabuti ha la xoreyo

  • @nuur3272
    @nuur3272 5 ปีที่แล้ว +1

    Ismail and his family are mafia and we know that but the question is..hubka miyay siiyaan misa way ka iibiyaan nimanka xag jirka ah.
    Ninkani wuxuu inoo sheegay in laga iibiyo hadaba miyaanay haboonayn cida Somalia joogta ee dilaalka ah in la cadeeyo. Aniga waxa igala dambi wayn ka iibsaday...isagoo shaadh wadani xidhan.

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 5 ปีที่แล้ว

    Waligeey waan. Ogaaa ismail omar geele. Inuu. Hubka alshabab siiiyo..... Dad ayaa ila yaabi jiray... Jabuuti burburkii Somalia ayeey caan noqotay

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +3

    ismaaciil Cumar Geele
    ONLF Badan ayuu Jabuuti kaqaban jiray oo uu Ethiopia udhiibi jiray,
    Haday Soomaalinimo dhab katahay, Raga Soomaaligalbeed Xornimadeeda udagaalamayay Xabashi uma dhiibeen

  • @allemagan987
    @allemagan987 5 ปีที่แล้ว +1

    Alow alle waa bilaabatay dumintii gobalka reer jabuuti wariyeyaasha iyo mucaaradku waxa ay ka dhaxlaan ayaan ogaan doonaa

  • @aahmalingoog923
    @aahmalingoog923 5 ปีที่แล้ว +4

    sheeko sahlan ma ahan ee daahir is ilaali

  • @bircun-technicians7625
    @bircun-technicians7625 5 ปีที่แล้ว +5

    Daahir Adiga iyo adeerada ba qaraxa maleega kana ganacsada.👉😤

  • @omarionxb2967
    @omarionxb2967 5 ปีที่แล้ว

    Midii buuraha no isticmalaan subxannallah

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee somaali meel baa laga heystaa muqdisho qarax walakena

  • @jamaadam1473
    @jamaadam1473 5 ปีที่แล้ว +1

    Fake u are liar.
    Stop telling lies
    Peter Cherif is not originally from Algeria.
    I believe that you are telling from start to end I don't see any reason why u need to spoil the image off innocent brothers.
    Pls think twice before making false allegations.

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 ปีที่แล้ว +2

    Sideedaa iyo inta kale ee ku jirta adduunka dushiisa Allaha ku cadaabo aaqirana naarta jahanama allaha ku waariyo

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi7256 5 ปีที่แล้ว +4

    Afkii baa juuq I Gabey 😒😒😒😒

  • @batullazeylac8324
    @batullazeylac8324 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaahow iikaa xafid ader mcn Daahir calasow

  • @hibohassan4667
    @hibohassan4667 5 ปีที่แล้ว

    Midkaagan baa qeyb ka ah qaraxyada Soomaaliya iyo xasiloonidarada maanta jirta.

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein8590 5 ปีที่แล้ว

    Djibouti dan uguma in ee somaliya nabad noqoto sababa ah xaga dhaqaleheeda ah

  • @wadanirunah3115
    @wadanirunah3115 5 ปีที่แล้ว

    Doqoniimo waxaan ahayn uma malaynayo in ay ku galisay wax aadan waxba ka ogayn inaad dadka uga waranto. Imaan ma lihid iyo eax diina midna beentu waa xaraan dadka ha isku dirin waa dad soomaali wada ah wallaalo ah oo islaam ah.

  • @Dabayare
    @Dabayare 5 ปีที่แล้ว

    Hadaad fahmi weydeen markuu sheegayay markabkii qalabka qarxa sida lagu qabtay Giriiga. Ka raadi google adigoo raadinaya qoraalkan; "Freighter with explosives seized, crew arrested, on suspicion of illegal arms trafficking"

  • @ugaasboss9536
    @ugaasboss9536 5 ปีที่แล้ว

    Why ay sidaasi usameey nayaa?
    Mexeeysa ka faa'idayaan?

    • @khadkaon1259
      @khadkaon1259 5 ปีที่แล้ว

      Waxaay ka faa'idayaan lacag waa ganacsi lacagtuna waa sixir gaar ah

  • @medelmi9643
    @medelmi9643 5 ปีที่แล้ว

    xeerka ciisaha maxad ka taqanaa

  • @gouledj1
    @gouledj1 4 ปีที่แล้ว

    Isaaqland binu alshabaab ilaahow somaali ka qabo

  • @AO00720
    @AO00720 5 ปีที่แล้ว +1

    Nacaskan caqli ciyaalka ayaa uu hanqal tagaya inu madax kanoqdo jibouiti alla reer jabuti ayaan darana

  • @xaajiwaagoaanwanaagsanhamb6671
    @xaajiwaagoaanwanaagsanhamb6671 5 ปีที่แล้ว

    Waa shaqo xun

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadii cadayna jirto magdhow waa laga qaada dadkii zoope lagu gumaaday

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 5 ปีที่แล้ว

    Mission ayaa midna la fuulo leh waa layaqaan meesha soomali laga duminayo waana caraabta oo ay ka danveeyaan yuhuuda iyo reer galbeedka lkn kama hadli kartid daahir marka mawlaca ciyaarta ka dhaaf

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +1

    Daahirow.wiilkaan.maxuu.nar.horey.u.hadli.wayey.loyar.ha.loo.qabto.maxkamada.holana.ha.ka.dacweyo.hadey.wax.ku.dhacaan.in.uu.ismaaciil.gele.iyo.asaxaabtiisa.ka.danbeyso.waaba.yaabey.alshabaab.hub.ma.soo.saaro.yaa.ka.danbeyo.ilen.ninka.jabuti.heysta.waa amxaar.af.soomaali.bartey.kansar.alaha.ku.rido.asaga.iyo.firkiisa.ilen.hubka.soomaalida.lagu.laayo.iyo.aftikaanka.asaa.kena.waanin.maxkamad.naloo.saaro.in.ala.iyo.intii.dad.looga.diley.soomaaliya.ha.dacweyaan.wuxuu.rabey.xataa.iritereya.iyo soomaaliya.inuu isku.diro.muse.bixina.waa.lamid.ilen.wexey.goaan.ku.gaareen.in.dhalinyarada.soomaaliya.dhamaato.wexeyna.ku.duugaan.waqooyiga.soomaaliys.uranio.oo.kansar.laga.qaado.faransiiska.iyo.yurub.ayaa.laga.keenaa.waa.runtiis.daahir.jabuti.weligeed.qarax.kama.dhicin.sababtoo.eh.dadka.aduunka.laga.raadiyo.ayuu.soo.dhaweystey