Sirdoonkii Somalia (Qeybta Labaad)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 442

  • @mohamedaliabdirahman6346
    @mohamedaliabdirahman6346 5 ปีที่แล้ว +464

    Arimaha Sirdoonka Iyo Inta Xiiseysa like.👏👏👏👌

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 5 ปีที่แล้ว +5

    Marka horo mahadsanid Ustaad, intaas kadib iyadoo dadka qaar qabaan Nashiidadu ineey kubahtahay heesaha ayaa Tanu RAAB siidheer tahay!

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +49

    Masha allah walalkay mahad sanid 🇸🇴💙 DALKEENNA SOOMAALIYA AAN UDUCEYNO IN ILAAHAY KU SOO CELIYO KACAANKII WANAGSANA

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +133

    Suuriya,Somaliya & Liibiya manta saddexduba waa burbursan yihin
    Liibaxyo dhashoodi ay cuntay ayey noqdeen

    • @MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
      @MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf 5 ปีที่แล้ว +2

      Libaax aa carabaha ayaa dalka burburiyay ayagana allaha burburiyo illaa iyo hada ayey nagu siil wadaan

    • @xakiinsare4270
      @xakiinsare4270 5 ปีที่แล้ว

      Suldaan Mohamed Osman dgshhfsiid

    • @maktoobyt2009
      @maktoobyt2009 5 ปีที่แล้ว +1

      Suldaan Mohamed Osman Libya kasaar qashimiinta

    • @suldaanmohamedosman1592
      @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maktoobyt2009 Wadamadda aad neceb tahay addiga haku quseyso anaga qashamin uma naqano.

    • @maktoobyt2009
      @maktoobyt2009 5 ปีที่แล้ว

      Suldaan Mohamed Osman maxa u taqaan marka? Tariiqda wadankaaga baro. Suldaan baa leedahay waxa ogtahayna majiraan. Mida kale meshaan wa social media qofku fikirkiisa waa u xor.
      Reer miyi nimada hala iman social media ha .

  • @umoayman6373
    @umoayman6373 5 ปีที่แล้ว +7

    Waw mahad sanid pro waxad modaaba inaaan ku raaxaysanayo ,
    Magaciii iyo sharaftiii horre e wadan keeeena somalia viva

  • @ihsohcmefb4445
    @ihsohcmefb4445 5 ปีที่แล้ว +63

    Wixii dawladii kacaanka dumiyeey ee dawlad LA anta na dhingay alla ha cadabo cadaw iyo nacabay noo jabiyeen😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭

    • @engabdirahmanali9869
      @engabdirahmanali9869 5 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhhh ya dumiyey dowladi somali yana dhisay mrki hore ...

    • @bilanahmeddheere1631
      @bilanahmeddheere1631 5 ปีที่แล้ว +1

      AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

    • @jaamachussein1392
      @jaamachussein1392 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll qli beentaa maaha ilahay haybadeenii haynoo soo celiyo

    • @reerfarahabtidoon7957
      @reerfarahabtidoon7957 5 ปีที่แล้ว

      Cid dimisay malahan ,dowlad awood leh oo is aaminsan yihiin madax dooda sahal lagu ma rido ,
      Waxaad fiirisaa Ithopia si sahal laguma dumin Karo hadii uu maamulku adagyahy laakin. Somalia waxa dumiyay waa kuwii xilka u hayay oo har CAD kagala tageen ciidankii Ama libaxyadii Afrika

    • @zamiirhassan1469
      @zamiirhassan1469 5 ปีที่แล้ว

      Hahahahahah isaaq baa dumiyay isaaq baana dhisay fuck

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +40

    Arimaha sirdoonka waa cajiib wlhi pagekaan waxaa ku jeclahay wax yaalaha uu ka hadlo
    Inta samo ku afurtay like ta igu soo qabo wll mcn mhdsanid

  • @c.risaaqbashka6704
    @c.risaaqbashka6704 5 ปีที่แล้ว +6

    Waan ubagnay sxb barnaamijyada sirdonka soomaaliya waa mahadsantahay horey usoco

  • @abdulaziizali2628
    @abdulaziizali2628 5 ปีที่แล้ว +1

    waa barmajiyo aad iyo aad uxiisa badan kuwan iyo.kuwa kaleba wanu idinka sugayna sxbyaal Ku xidhnow markasta iyo meelkastaba janaalkan aad iyo aad ban ugu xidhanay anigu janalkan wanan xiseyaa barmamijyada garka ah ee sirdoonka waxanan leyay khibrad dhanka sirdoonka hore usocda sxbyaal

  • @amaalomarnour1335
    @amaalomarnour1335 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah illahay hakaa abaal Mario really markasta aan sirdoonka aan dhagaysto was sii jeclaadaa wadankayga waana ilmeeyaa

  • @abdimohamed4792
    @abdimohamed4792 5 ปีที่แล้ว +18

    Mahadsanid sxb maracade adigan kugu jognaa halkan
    Hor USOC sxb

  • @aligabowofficial.88
    @aligabowofficial.88 5 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah allow dib usoo nolee adeegayashii qaranka somalia 🇸🇴💯✔

  • @axmedgaab3309
    @axmedgaab3309 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah haka abaal marsho

  • @mohamedshire1829
    @mohamedshire1829 5 ปีที่แล้ว +8

    Sheekadiii Aamina Almufti noo soo dhameystir Halmar ha soo qeybinin

  • @wonderfulsacdaa7446
    @wonderfulsacdaa7446 5 ปีที่แล้ว +9

    👌👌👌👌👌👌
    Shukran wll maracaddeshow
    Waaan kula soconnaaa marwalba
    Waxaaan aad u xiiseyneynaa arimaha sirdoonka noosoo badi jazaakallaaah wll
    Happy Ramadan to you boss

  • @macquulabbaz4493
    @macquulabbaz4493 5 ปีที่แล้ว +3

    Aaad bad ugu mahadsanthy soo gudbinta xogaha muhiim ka ah 👏👏👏👍

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalia mar kale Allow usoo celi awoodii

  • @Warsame95
    @Warsame95 5 ปีที่แล้ว +3

    Daan Qaansho Beerka aah iyo Qalbiiga aaah ayaan Dareemaya Waanka Xumaheey Dalkeeyga Somalia mantey waxa Heeystaa walhi Ciiil ayaan meel Laafaadhiiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭from Somali Boy 26 years

  • @AhmedHussein-ci3dt
    @AhmedHussein-ci3dt 4 ปีที่แล้ว

    Salaan diiran Kadib wlaal aad baan ugu mahadsan tahay arimahan mihiimka ah . Waan ogaaday in aad tahay shaqsi waaqici ah ,warkaaguna runta ugu dhaw yahay according to athers . Markaa allaha kugu Arturo Hassan ballaadhan ee addumada uhayso . Dawladana tageer mar waliba. Thanks M.C.N.

  • @ayanlecabdi2689
    @ayanlecabdi2689 5 ปีที่แล้ว +8

    farax xiirane wan ubahanhy si uu dabagal ugusameeyo emaaratka iyo saudiga waxa ay dalkeena kawadan
    yaaqey ninkaas halkeeno sirdonka somaliyane come back fcn hasmeeyo

    • @ladancabdullahi8109
      @ladancabdullahi8109 5 ปีที่แล้ว

      Sirdonki yara aan heydanay away hada waladumiyay

  • @liibaanabdimohamed8946
    @liibaanabdimohamed8946 5 ปีที่แล้ว +91

    wllhi waan iska ilmeeya markaan soo xasuusto ama aan maqlo taarikhdeeni😢😢

    • @yurubazair2035
      @yurubazair2035 5 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid ahay wllhy wll 😢😭

    • @ikraanladan8497
      @ikraanladan8497 5 ปีที่แล้ว +1

      💪💪💪ha ilmeeynin waan soo noqoneeynaa

    • @alimoalim168
      @alimoalim168 5 ปีที่แล้ว +2

      Walhi dadku in ey ilaqabaan ma,ogyn lkn dhiiri gelin bey ii thy waan soolaabaneynaa insha,allh

    • @nimcosaalax5624
      @nimcosaalax5624 5 ปีที่แล้ว +1

      Dictator iyo kaligii-taliskii miyaad u qiirootaa

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcosaalax5624 waxa hada laguugu qadariyaa tariiq oo isaga kaga tagay

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid inbadan rabbi dalkeena iyo dadkeenaba haxafido aamiin

  • @ajomar5049
    @ajomar5049 5 ปีที่แล้ว

    Wa ku mahadsan tahay Ugaaad sida qurux da badan aa nogu hager baxde hadii oo jiro book 📙 shekadan ina aqristo Thnx alot
    From Germany

  • @hunaynali7733
    @hunaynali7733 5 ปีที่แล้ว +10

    Noo so badi Arimaha sirdoonka mhdsanid wllo

  • @ihsohcmefb4445
    @ihsohcmefb4445 5 ปีที่แล้ว +12

    Mahadsanid wll
    Addbaan ku tagera guulayso

  • @halelaonshe3354
    @halelaonshe3354 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭somali dabaqoodhi badanaa itoobiyaan hilib ciiriin cunayay dabaqoodhi uyihiin ilaahoow Nagasaar

  • @abdallaabdi4283
    @abdallaabdi4283 5 ปีที่แล้ว +7

    zxip mcn ad bad umahdsanthy sirdoonku waaa sheekee xiiso badan

  • @burhanbulhan3867
    @burhanbulhan3867 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay walaal. Fadlan barnaamijyadaan noo soo badi.

  • @A__-lt5hu
    @A__-lt5hu 5 ปีที่แล้ว +15

    Waad Ku Mahadsan tahay Ka Haqab Tirida Barnaajimjo Tayo iyo Wax Tarle ee aad Nala Soo Wadaagto
    Horay usoco wllky Runtii Waxan Ka Mid ahay Dadka aadka u Daneeya Arimaha Sirdoonka Caalamka iyo Somalia marka noo soo Badi Anaguna waan Kuu Share garayn

  • @shilaabotv2609
    @shilaabotv2609 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah waan kaa ga mahad celininaa xogta aad naga siisay qaran keenii iyo taariikh deenii soo maalinimo waxaad moodaa in aa hawl galayo ani oo ah sargaall u dhaaratay qarankiisa waan murugoon hayaa marka aan arko dhuuni qaatayaashu halkaey na dhigeen sxb waan ku salaamay naxasuusi noona soo gudbi inta aad awoodo taariikhdii dalkeena hooyo alaha noo wanaajiyo e

  • @fadumoabdikarim948
    @fadumoabdikarim948 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh allah ku dhowro wll wad ku mahadsanthy

  • @mohameddayax765
    @mohameddayax765 4 ปีที่แล้ว

    Guuuuuul somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @madadaalomadadaalo591
    @madadaalomadadaalo591 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb aad ayaa kuugu dhiiri gelinaa inaa sii wado baraamijyadaan oo kale

  • @abdirahmanabdiwaliali5417
    @abdirahmanabdiwaliali5417 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha inoosocisho Abodeyni calamka an ku dhex laheyn

  • @gobley1gobley213
    @gobley1gobley213 5 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allah waad mhsnthy wllo

  • @mursalsiyaad3487
    @mursalsiyaad3487 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh horey usoco walaal qaali ah ayaa tahey oo dadkiisa kacaawiyo arimo bdan oo faaido u ah horey usoco markle

  • @engseerabtaa2402
    @engseerabtaa2402 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa iifarxad inaan waqti kula qato, kumahad sanid , soo gudbintaada.

  • @ayubabdimohamed5461
    @ayubabdimohamed5461 5 ปีที่แล้ว +13

    M.allah wax bdn aan ka fahmay bro mahad sanid
    Qeytii 3 aad waan ka sugnaa

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 5 ปีที่แล้ว

    Wakhti ayay ahayd Aan hormar gaadhnay wllhi ilmo Ku qabanayza farxada dalkeena iyo arimaha sirdoon inzha allah wakhtigii INA dhaafay wuu zoo laaban

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah waa ku mahadsntahy sida ad noguso gudbisay wax badan oo naga qarsana waxan ahay dhalinta soomaaliyeed lkn wax sida u badan kama haysto arimaha sirdoonka somalia

  • @safhs
    @safhs 5 ปีที่แล้ว

    waa la ogyahay ciday ahayeen kuwa itobiya ubasayey mooryanta iyo dabadhilif yada dalkanaga burburiyey, alow unaxariisto xafid alsad iyo duyad

  • @zakiahmed7561
    @zakiahmed7561 5 ปีที่แล้ว

    Sirdoonka waa ari,aha ugu muhiimsan aduunka oo dhan

  • @theone1140
    @theone1140 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad shaqo wcn baa haysaa wllky 😘😘😘

  • @ahmedsahal3641
    @ahmedsahal3641 5 ปีที่แล้ว +4

    Aad baN Uga MaqsuudaY Arimahaaga Ku SaabsaN Sirdonka Somalia 🇸🇴🙏 Thnx Bru

  • @Rayaan2k3
    @Rayaan2k3 5 ปีที่แล้ว +8

    Keep going #proudofsomali

  • @deqsancali959
    @deqsancali959 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waa barnaamij na dareen siin kara xog intanan dhallan jirtay

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 5 ปีที่แล้ว +1

    Wa ka mahd celinaya sxbow sirdonka somaliya nagu sacid video-ga sirdonka somali famil aham ayan undawanaya abbahy aya ka mid aha meletariga xoga dalka ad ayu ugu qiroda marka la so hadal qado somaliya walal waxan ka codsanaynaaa anago ah famil ka koban 24rux aya ku dawanaaaa

  • @mohamedjamanuur2857
    @mohamedjamanuur2857 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay shaqo wacan waana sugaynaa muuqaaladaada mahadsanid ramadaan mubaarak

  • @xirsicabdijamacqoorlacag3918
    @xirsicabdijamacqoorlacag3918 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alaa Sxb wan Xiseeeyaa barmaaamijkaaan Halkaas Noogu Sooo Wad alaha ku Sharfo

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 5 ปีที่แล้ว

    Thnkz mr.maracade manala wadaagi gartaa faarax xiirane buugaagtiisa

  • @sundusyaray2806
    @sundusyaray2806 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mudane

  • @ogaalkadahsoon563
    @ogaalkadahsoon563 5 ปีที่แล้ว +7

    Msh allah wll keep going

  • @Mohancade-f2y
    @Mohancade-f2y 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia mar UN dip wey usoolaawan dontaa❤

  • @hadiyahadiya2518
    @hadiyahadiya2518 5 ปีที่แล้ว +5

    Aamina almufti soo dadaji wllo

  • @mukhtarkhismail6260
    @mukhtarkhismail6260 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wllo wax walpa oo naga qorsoon inaa saaas noogu soo kudbiso jeclaalaheen

  • @cabdiqaadiraxmed1010
    @cabdiqaadiraxmed1010 5 ปีที่แล้ว

    Soo badi sxb maracaddoow barnaamijyada sirdoonka

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sxb mahad sanid horay usoco

  • @najma8198
    @najma8198 5 ปีที่แล้ว

    mashallaha allaha u na xaristo maxamed siyad bare aamiin

  • @omarisak882
    @omarisak882 5 ปีที่แล้ว

    Hore usii soco saaxiib alaah ku xafidee

  • @xasankorontoofficial6279
    @xasankorontoofficial6279 5 ปีที่แล้ว

    Somalia 😭😭😭 wadaankygii burburay ilhow dib ugu dhis

  • @abdullahimuhudin435
    @abdullahimuhudin435 5 ปีที่แล้ว +7

    Waanaga dhisoosa wlhi brader

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 5 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq Sxb Halyeey Qaranka uso Baxay ayaad tahay waana kugu hambalyeyna dadaalkaaga hana ka daalin howshan waa mid aad u muhiim ah sxb Gacan Qaran ayaan kugu so dhaweyna🙏🤝

  • @Labadhako
    @Labadhako 5 ปีที่แล้ว

    Muddane maqalkaan waa muhiin wixii lamidda ee aad hayso nosoo gudbbi waayo adoo kaleeto waa naadir kor ha ahaato somalinimadu mar waliba رمضان المبارك كل عام وانت بالف خير
    I'm Abdirahman Ali frankfurt Germany

  • @Hassan-qs2xy
    @Hassan-qs2xy 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wll aad iyo aad umahadsantahay sida aad isku xowshid arimaha sirdonka
    Aad basn uxiiseeya sirdoonka ramadaan kariin wll💖

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 5 ปีที่แล้ว

    Allaha ku sharfo sxp aad baa uga faaiday barnaamijkaan

  • @ayuubmaxamed5790
    @ayuubmaxamed5790 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll ..halkaa kasii wad wll illaahay hakaa abaal mariyo.. Halakee ayaan ka heli karaa iyagoo af Somali

  • @aziizsharmathehumbleking3838
    @aziizsharmathehumbleking3838 5 ปีที่แล้ว +2

    Haaa waa runtaaa sxb

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 5 ปีที่แล้ว

    Asc maansha alah waad mahadsan tahay walaal ilaahoow wadankeena nabad nagu soo celi

  • @fuadtatabte4582
    @fuadtatabte4582 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxp arimaha sirdoonka somali noo so badi ado rali ah bro

  • @faaraxcabdiraxmanjaamac3269
    @faaraxcabdiraxmanjaamac3269 5 ปีที่แล้ว +2

    waa barnaamij wacan oo kutusaya mesha aanu gaadhnay mar horeba

  • @abdifitahabdulahi6698
    @abdifitahabdulahi6698 5 ปีที่แล้ว

    Aadbaan raali kaaga nahay ee noo joogtee video yadaan xiisaha badan waad mahadsantahay mr maracadde

  • @ان_سان7678
    @ان_سان7678 5 ปีที่แล้ว

    bishar xiligi uu xukunka qabtay maxamed siyad ayaa kasii horeyay ee iskasoo sax taariikh siyad iyo bishar iskuma soo gaarin xiligas ee soo sax wax lawadad og yahay ha qaldin dadka taariikhad wey qoran tahay mahadsanid

  • @_QuickClip
    @_QuickClip 5 ปีที่แล้ว +2

    Saxib mahadsanid e adigo raliah madlawadgtid asxbtada faragalinta ay kuhayan wadamadn EUA, SAUDI , waxey kadamacsanyin

  • @abdisalaad8000
    @abdisalaad8000 5 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wll lkn soo gali qeybta 4 ee basaasadii carabta Amina Almufti

  • @ahmedisse9223
    @ahmedisse9223 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah Hawl fiican baad waddaaye halkaaga ka sii wad walaal

  • @ista-istar
    @ista-istar 5 ปีที่แล้ว +3

    Nice story

  • @mofarah382
    @mofarah382 5 ปีที่แล้ว

    Maracade wa marki labad oo an Diib uu dhagysto sheekoyinkga basas ee ad no so guud biiso horay uu soco bro

  • @aziizsharmathehumbleking3838
    @aziizsharmathehumbleking3838 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb qaali

  • @kumakani5821
    @kumakani5821 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaan u xiiseeyaa siyaasada Dalkeena

  • @hammoaxe10
    @hammoaxe10 10 หลายเดือนก่อน

    Mhd and wlle ad iyo aad wlle wllaahi wxbadan ayankafahmay wlle ilaahay hakuzafido

  • @najmaali17
    @najmaali17 5 ปีที่แล้ว +6

    Wllo mahadsnid nogu dadal sogalinta sirdonka wadankena

  • @guluc2005
    @guluc2005 5 ปีที่แล้ว +9

    Aaad iyo aad hogaamiye

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 5 ปีที่แล้ว +1

    wn la socda muuqalada aad soo dhigto horey usoco

  • @husseinabdidahir8325
    @husseinabdidahir8325 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waxaan rajaynaya in ay gaarto madaxda soomaalida

  • @abukarhajji
    @abukarhajji 5 ปีที่แล้ว

    Waligeey anigoon arag dawlad sax ah ama tii kacaanka oo kale hadane waan qiiroodaa markaan maqlo ama aan daawado muqalada taariikhiga ah ee wadaninimo iyo ay daacad uugu ahaayeen dalkooda oo ay uuga run sheegeyn howsha ay umada u hayeen
    Ilaahey dawlad caadil ah hana siiyo

  • @maxamedxasancali4572
    @maxamedxasancali4572 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sxb hore u soco wax badan ayaan ka FAA iidnay

  • @shugriisaaq3484
    @shugriisaaq3484 5 ปีที่แล้ว

    Horay u soco wllkey mahadsanid

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +24

    Ninkan wuxu uqalma in laga dhigo madaxa sirdoonka somaliya.
    Side u aragtaan idinka ??

  • @ahmedomer4741
    @ahmedomer4741 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa wabixin aad u fiican,

  • @abdirahmaankulan4379
    @abdirahmaankulan4379 5 ปีที่แล้ว +8

    Amiina mufti an kasugeygeynay

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 5 ปีที่แล้ว

      Buugeeda soo iibso kagama gayooneysid halkane 🤣 sheekhow

  • @muniirhassan7222
    @muniirhassan7222 5 ปีที่แล้ว +9

    Xaafid al al asad ayu Ahaa Bishaar waaakan imika

    • @saidalhusseini3030
      @saidalhusseini3030 5 ปีที่แล้ว

      Xaafad waa asadka hada jooga abbihiisa oo uu talada kala wareegay

  • @muhanadosmaan1990
    @muhanadosmaan1990 5 ปีที่แล้ว

    Wii soolagama fiican sirta soomaliya inaad faafaahin kabixiso iyo hanaanka at sirdoonka Somalia ushaqeeyaan

  • @Skpoi7
    @Skpoi7 5 ปีที่แล้ว

    Walaal wlhi horey usoco ayaan kuleeyahy barnaamijkaada waan kutaxanahay

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 5 ปีที่แล้ว

    masha allah wlle illahay haku koryeelo insha llah horay usoco waxan kurajaynya guul iyo han sare

  • @therealworld4576
    @therealworld4576 5 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya waxaa burburiyay kalsooni darada u dhexeeyay rag Soomaali ah. Ilaahay waxan ka baryayaa in u kalsoonidaa u soo celiyo.

  • @wardaabdi6425
    @wardaabdi6425 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo hore usoco waad arki waxyarkadib 100 subscribers

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 5 ปีที่แล้ว

    ASC Ramdan kariim hadalkagu waa uu igusoconayaa foys cajiibAh ilahey hukusiyay Manshaa alaah halkadawad mahadsanid walaal shugran calalwaJib viva Barave soomaaliya is Come back inshaa alaah hadii.aleedmo *,*?

  • @mascamo2629
    @mascamo2629 5 ปีที่แล้ว

    maansha alaah waan kaa sugayaa

  • @ahmednur2906
    @ahmednur2906 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan qalad u arka in laga shekeeyo sirdoonkena maxa yeelay waxa ka faaiidasanaayo cadawga umada somaliyeen sababtoo ah waxaba la dhahaa sirdoon wariyaha barnaamijkan wado waxan ku wanin lahaa in uu iska dhaafo ama uu joojiyo ka shekeynta arimaha sirdoonka qaranka somaliyeed wa iga dardaaran in aad qadan doontana wan rajaynaya inshallah

  • @salahahmed9618
    @salahahmed9618 5 ปีที่แล้ว

    Hay'ada sirdoonka somaliyed NSS tabin wacan thnks bro