BALAYADA SOMALIA HAYSATO WAXA LAGU SOO AS ASEY CARTE MANA HARI DONTO ILAA SOMALIA 100 DOWLADOD LAGA DHIGIN ILAHEY HANAGA JOJIYO BALAYADA CARTE KAGA SOO MIN GURIYEY😂😂😂😂😂😂
Ilaa. Sacabka. Atuugsatid. Ayaa. Lagu gaarsiyey. Wa ka xumahay. Waqtigaga. Ku xisabtan. Aqiradada Ilaasho. Halgabar. Ayaa. Ku. Hadal kaga ka. Jibineyso
adeerow Carta wixii aad ku soo dhoodhoobteena ayaa halkan na dhigay adigana waa ku faanaysaa inaa halkaan naga dhigteen eeda adiga maahane waa dadka ku dhageesanaayo oo aan runta kuu sheegi karin
Waa yeelkaan oo kale intuu joogo umadda masakiinta ah waay u dhamaatay waxuu ku faanaa qabiil qorta lugu dhufay ahlu naar xoolo tayiin cune jixiibo allah kugu fogeeyo waat na dhibteenee
Hadii m xasan qof iyo cod run ka tagay, XAMAR HAKA BILAABO❤🇸🇴
Soomaaliya waa in ay noqotaa hal dal, hal dad, hal calan iyo hal diin. Midnimada ummadda Soomaaliyeed waxay badbaadinaysaa jiritaanka dalkeena. Guul xornimada umada Soomaaliyeed. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maxaa dastuurkii jeybkaa lagu ritey bal meeshuu ka shaqeeyo aan arakno 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
gadaashiin ayey ku ligood ka yimaadeen baadiyaha soomazliyeed geel jire lo jire iyo arijire beeraley inaas oo dhan ayey isugu jiraan waana hadaan kooyney mana dhargaayaan mana dhargi doonaan ilaahey ha nadhaafiyo kuligood
Mashalaah waa suldaankii ugu dacadsnaa geesi
BALAYADA SOMALIA HAYSATO WAXA LAGU SOO AS ASEY CARTE MANA HARI DONTO ILAA SOMALIA 100 DOWLADOD LAGA DHIGIN ILAHEY HANAGA JOJIYO BALAYADA CARTE KAGA SOO MIN GURIYEY😂😂😂😂😂😂
Waaa inladhagesta bulsha rayidka insha allaah
Mashallah sax❤
Yaa idinku yidhi Qabiilbaa Dawladnimo lagu qaybsadaa. Inaalilaah.
Waa sax in aydaan dawladnimo u bislayn.
In laga gudbo villada ka dhaadhiciya qoladiina Bulshadda rayadka sheeganaya…
Daarood baa diiday one Man one vote. Kk car dhaqaaq. Kkk
Waa sax. Daarood baa diiday.
Puntland oo qof iyo cod qabsan rabto bay xasan sh. & Xamse dhaheeen 24h bay ku burbureysaa.
Musharixiin kamidyihiin Wasiirka arinaha gudaha, Diyaano baa lcg lagu siiyey si Puntland dagaal uga dhaco.
Madaxweyne Deni waxa u utalaasulay shacabkiisa. Wuu soolaabty.
Hada Jubaland bay dagaal kula jiraan.
Ssc bay Cutubyo danagaar laga leeyhy ula tageen. Waxan wadar ogol ahen kuma jirno bay dhaheen.
Daarood waa furaha siyaasada dalka.
Xasan & Xoghayihiisa way yaabanyihiin😂😂😂
Heshiiskii Carta waxaan lahayn waar ka daaya soamliyi sidaa iskuma raacsanine. Kkk waa na diideen . Ma dhaqaaqday. Kk waa maya.
Dowlad majirtee. Qofwalboow deegaankaga aad kashaqee, maalgasho.
Qadaadwayn been ayey isku maaweeliyaan
Duqa. Afka. Ayaa. Laguu. Buxiyey. Ilaah. Ka baq. Farmajo. Wixii. Loo. Diday. Maheli. Doontin. Insha Alaah
Waan rabaa roob lagu waa
Inta xamar casimad tahay waa xaaran dolad lahelo
Xamar unukaa leh diidnay
Guul dowlada shabbka bey la dirirte
Maya waa fashilmeen 2030 ayaa cod iyo qof
Maxaa adaga ilaa carta soo taagay imaan laawe boqol magac yaa lala ba ay?
4:16 4:23 magaaladi dadka lagu xasuuqay inaycaasimad sii ahaato.waakhalad
Waa sax hal wadan ma la haan karo 5 Mdxweyne😮
Shiikhow wakhti majiro
Miskiin tahy xaqiiqdii. 😂😂😂😂
Marka dastuurkii lagu midesnaa dib igu laabataan, isukaaye keena.
HSH hadu madaxweyne dal yahy banadir buu kayahy madaxweyne.
Dowladnimada barashay rabtaa.
Warsoomaaliyey sida odaygan ookale runta usheega wallhi waa nin aqliga usaaxib ah
WADDANKA SOOMALIYA WAXAA BAARLAMAAN KUSHEEGGA UDOORTEEN SHAKHSI AAN DAMIIR LAHAYN OO AAN DOWLADNIMO WAXBA KA AQOON ISLAMARKAANA MOORYAAN AAN XATAA DHERGEYN AAD BAAN UGA XUMAHAY IN SHAKHSI NOOCAAS AHI WADDANKA MADAXWEYNE KANOQDO
Ilaa. Sacabka. Atuugsatid. Ayaa. Lagu gaarsiyey. Wa ka xumahay. Waqtigaga. Ku xisabtan. Aqiradada Ilaasho. Halgabar. Ayaa. Ku. Hadal kaga ka. Jibineyso
Somali-italia Dawlad maaha , waa Dawladdo kkkk lol. Isma ogid miyaa
Dawlada somaaliya pcunaqabaka kusoo rogte dalada nulaan iyo dawlada jubalaan marka yaa u dhexa waa cidma