Sheekh Abdi xayi waan kujecel nahay laakiin bahashay meel fiican maadan dhigin waxaa maqan soomaali barkeed ee sidee doorashada Hassan Rabo ku hirgaleeysaa soo maahayn in umada isku wada keeno kadibna wada tashi ka gadaal loo dareero qof iyo cod mida kale sidee doorasho loo sameeynayaa ayadoo argagixisada aan laga adkaanin maxaa dadka loo hoolaalayaa ninankii muqaayadaha iyo xeebta dadka ku gumaadayay hadii eey arkaan dad kumanaan ah oo layn kujiro soo boqolaal zoobe ookale madhici karto war dadka hala hashiisiiyo argagixisadana hala sifeeyo markaas cidii qof iyo cod in eey ku soo baxdo halala shaqeeyo asc. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
Mashaalah sh,cabdi xayi
Qof yo Cod
Waa ubaahanahay
Hadaan nahay
Dhalinyarada somaliyeed
Mindi Mindi ku
Taag waa ku
Daalnay
Shekh c.xayi waa runtiisa wallhi