Cali Guudlaawe waa Hawiye,Qoor Qoor waa Hawiye,Madaale waa Hawiye,Lafta gareen isaga maxaa ka reebay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @mohamedmohamud577
    @mohamedmohamud577 4 วันที่ผ่านมา +1

    1000 qof oo daacad ah adoo kale allaha hogaan ka noogu dhiibo thanks xildhibaan

  • @osmanabdi3185
    @osmanabdi3185 3 วันที่ผ่านมา +1

    Soomalidii waxaa ku dhacay cudur layiraaho hawiye wadankiina waxa u naxayo waa hawiye kuwa kale wexeba wadaan in aan baa bana gabi ahaanba

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 4 วันที่ผ่านมา +3

    Soomaaliya waxaa anfacaya hogaamiye daacad ah waa hadal wayn. Mahadsanid walalkay.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 4 วันที่ผ่านมา +2

    Nin culus oo soomaali dhab ah oo runta ka hadlay geesi geesi dhalay. ❤❤❤.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 วันที่ผ่านมา +3

    Runta ayaa uu sheegay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 วันที่ผ่านมา +2

    Aqoon kuma yaro waa muhiim in la ansaxiyo doorasho qof iyo cod insha Allah

    • @mahamudnuur7850
      @mahamudnuur7850 3 วันที่ผ่านมา

      DOORASHADA QOF IYO COD MA BUULAXUUBAY BAA LAGU QABAN

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 วันที่ผ่านมา +3

    Dawladnimadii la dhoodhoobayey halkaas ayay ku dhimatay

  • @samir7657
    @samir7657 2 วันที่ผ่านมา

    You are a Lion. I love it

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 4 วันที่ผ่านมา +4

    Kudarso Madaxweyna,ha qaranka waa Hawiye Caasimada ay dowlada ku shaqeeso dad ayee deegan uthy dadkaas ayaana ah bixiyaaasha canshuurta ooy dowlada ku shaqeeso walaalke waxaan leenhy 1gobol ee bay nabad ku joog Bakool waa lagula degaa Sh/hoosane shaqo kuma lihid oo Hawiyaa degan 90%.

    • @abdisalanabdulahi4582
      @abdisalanabdulahi4582 4 วันที่ผ่านมา

      Saxwaaye saxwaaye.

    • @KhadijaMuuse-g3m
      @KhadijaMuuse-g3m 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caqliga mooryaanta ay rumeysanyihiin baro juqraafiga dhulka maayga ay decaan,tiro ahaana waa dadka Somaliya uga badan waxaa inagu soo xiga waa Ogaadeyn,cambuulada nabad ku cun😊

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 4 วันที่ผ่านมา

      Miskiin , lacagta dawladdu ku shaqayso deeq ayaa lagu bixiyaa dibada ka imaata.
      Tasaale baarlamaanka waxaa bixiya dawladda Norway.
      Waxaa kaloo lasii dawladda dhexe ee Hawiye 300 malyan sanadkii op jeebka u gasha hadba kan jooga muqdisho.
      Ku darso , wax kasta oo dawladaha caalamka ay ku deeqaan muqdisho masoo dhafaan, waxaaba oogu danbeeyay, maraakiibta hubka ahayd ee Masar keentay, iyo kuwii ka horeeyay, ee talyaanigu bixiyay iyo waliba diyaaradaha la siiyay, Hawiyr keliya ayaa u arka adiga oo kale inaaf lee dihiin.
      Malaha caalamkuna waa wada Hawiye.
      Caasimada halaga bedelo,.muqdisho walaale si lacagta idiinku baaqato anaguna bal aan aragno dheefta caasimadda , bal markaa aan ama aragno inaad biilayseen ummada soomaali iyo in kale.
      Ogooe ma necbi Hawiye, balse soo ogoow waxa aan kuu sheegaayo, ma idinkaa bixiya mushaaraadka dawladda mise caalamka ayaa bixiya.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 4 วันที่ผ่านมา +2

    Xildhibanada 2 Aqal o ka soo jeeda Somaliland iyo kuwo lacag la siiyey iyo Aden Madowe keliya.

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 4 วันที่ผ่านมา +2

    Kudar kan kuwareesanayana waa hawiye🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahmoudkaahin4388
    @mahmoudkaahin4388 4 วันที่ผ่านมา +1

    Good man

    • @Heimatar
      @Heimatar 3 วันที่ผ่านมา

      Laftagareen waa halyeey waxa uu alaalshay waa oodwadaagnimo dad nimadaada waa mid jirto maxaa kaa qasan

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 วันที่ผ่านมา

    Tuugsiga barasho ayuu rabaa.

  • @CabdullahiShiiq-h8g
    @CabdullahiShiiq-h8g 4 วันที่ผ่านมา

    Alla hawiye moxoo dad ciilay
    Kkk alx caa kali xaal❤❤

  • @Heimatar
    @Heimatar 3 วันที่ผ่านมา

    Anaa reer KG ah waana taageersanahay go'aanka madaxweene Laftagareen guul qof iyo cod sharaf iyo karaamada uu ka hadlayo waa maxay😂😂😂

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye Idacad dad badan kuxirantay Adiga waxaad ogeyd in Gudoomiyasha Gollaha joogta ee BFS wa kuwa soo saxafadda SCable kasheegay in eey nidamkii BFS habraacyadii aan lamarin.

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 4 วันที่ผ่านมา +1

    Adan madoobe waa kirishbooy

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 3 วันที่ผ่านมา

    That true waa nin wax fahsan

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 3 วันที่ผ่านมา

    Yes

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 4 วันที่ผ่านมา

    Waligay dawlad dhisan ma mucaaradin anagoo og iyadoo kutumaneyso xuquuqda gabalkeena iyo samiqaybsiga siyasada gobalkeena hiiraan hadane waxan kadoorbidnaa horukaca iyo taabagalka magaceena soomaliyeed (hiranboy)

  • @mohamedmohamud577
    @mohamedmohamud577 4 วันที่ผ่านมา

    Kan wareysigiisa waa labo labo, waqti sii qofka ha hadlee

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 4 วันที่ผ่านมา

    Meesha Madal Soomaaliyeed ma taal ee Madal Hiraab iyo Xamse Marxuum oo dhegayste ka ah baa isu yimi

  • @momindekk1
    @momindekk1 3 วันที่ผ่านมา

    Hawiye waa looga baxay dawladnimadii

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 วันที่ผ่านมา

    Waligeey tan oo kale lama arkinee Adam madoobe Xasan sheekh miyaa qaba tan xitaa qabid waa dhaaftay Adam madoobe video miyaa laga haayaa

  • @Heimatar
    @Heimatar 3 วันที่ผ่านมา

    Qawiil dhintay qof iyo cod loo dhaqaaqay kan dhawaqiisa Soomaali gaja gaja waaye muxuu ahaay horta?

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 วันที่ผ่านมา

    Kan mucaarad wixiisa way dhaafeen 😂😂😂 lafta gareen waa ninka kaliya koonfur galbeed dhisay ma ahan sidii shariif sakiin cml

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 วันที่ผ่านมา

    malin ayaa imaneyso ay kashalaysanayaan 2cajuus uumid uuyahay axmaar midna uuyahay khaain

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 3 วันที่ผ่านมา

    War general Ku Candhuuftu waa maxay?
    Meesha ma makhaayad buu mooday 😂😂😂😂

  • @MohamedAbdo-yw8ee
    @MohamedAbdo-yw8ee 3 วันที่ผ่านมา

    Kan oofiyadi hadey laga saaro waxaa aakuliste aa ahaan jiray

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 วันที่ผ่านมา

    Kan mucaarad wixiisa way dhaafeen 😂😂😂 lafta gareen waa ninka kaliya koonfur galbeed dhisay ma ahan sidii shariif sakiin cml
    Somali cebal tv 📺 haku ciyaarina taasaan idinku talinaa

  • @CaliMaahir-n3c
    @CaliMaahir-n3c 4 วันที่ผ่านมา

    Adeer Malaga waawoo lafta gareen in uuw u arko maslaxada kg in aay ku jirto aamusnaan waayo maamulada jira wax mucaarad ku ah ma jiro badi waxaa la arkaa kuwa kg kasoo jeeda oo qeeylo meel la taagan sidaas darteeda lafta gareen mala dhihi karoo garab la aan ayaa heeysa dadkiisa dushoodaa isku jeeda hada waakan adigii sheeganaayey siyaai kasoo jeeda kg ayaa waxba dhooran oo fidno biloowdey wareysi sidiisa dano gaar ah ayaa laga lahaadaa maxaa ku keeney maadaama aadan sirtaada qarsan karin

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 yarku isagaaba dadka isku dirayaa kulahaa
    Maxaad tari kartaan.

  • @asadxuseendasar1950
    @asadxuseendasar1950 4 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga maa saxan mise golaha shacabka is waydii oday xoola agoon maa cuntay aniga waaba kaa shakiyay

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 วันที่ผ่านมา +2

    Baarlamaanka Soomaaliya Lama Qasbin Waa Dad Adiga Kaa Aqli Badan Kaana Cilmi Badan

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v 4 วันที่ผ่านมา

      Qabyldu qarn ma dhisto jahil ba tahy wax wadn ka dhismi karin adig cml aya buxan

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 วันที่ผ่านมา

      ​qof kaan waa oromo xon langab waye

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 วันที่ผ่านมา

      Jahali adiga ah faqash xon oromo tahay langab cilan tahay

    • @alihaji9213
      @alihaji9213 4 วันที่ผ่านมา +1

      war mabeen baa isku sheegnaa hassan shekh ba baarlamanki jeebka kuritay

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 วันที่ผ่านมา

      Yaa ku shegay adiga

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 วันที่ผ่านมา +2

    Dabaal Kasta Waala Wareysanaa Yaab

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 4 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda aad leedahay waa hal beel gobalada ay ka taliyaan qabiil somali oo kamaqan majiro barlamaanka diideyso wa xildhibaano dalka dhan metelo

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 4 วันที่ผ่านมา +1

    Qufkaan buskud dhiiq haloo qoro

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 4 วันที่ผ่านมา

    NINKAAN WAA CAADO QAATE LASHAQEEYA ITOOBIYA WAANA IN LAGULA XISAABTAMAA LAGUNA MAXKAMADEEYAA HADALADA GAFKA AH

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 4 วันที่ผ่านมา

    Kuwa suitka loso galsho farta hanogu fiiqo 😆 🤣 😂 😹

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 4 วันที่ผ่านมา

    Xayawan kasta w7u iska soyeraya ilahow nogu celin aqoney xalqado

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 4 วันที่ผ่านมา

    Hawiye hakuwaso neef baa tahay

    • @ryusuf3409
      @ryusuf3409 4 วันที่ผ่านมา +1

      War ma runtaaad didi,
      1 Xasan shekh soo hawiye ma ahan ?
      2 qoor qoor soo hawiye
      3 laftagareen waa raxan ween
      4 gudomiyaha banadir waa hawiye .
      Away daroood mise haye ayaaa daroo ka masuuul ah .
      Runta haka lexan, walalkaa haduu qaldanyahay iska amus ama qabo.
      Shaley farmajo tolkees ayaaa qabtey, away hawiyii wax ushegi lahaaa xasan shekh

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@ryusuf3409deni hawiye miya adan madowe hawiye miya raisul wasare hamze hawiye miya kuxigenada hawiye miyaa cabdi xashi hawiye miyaa wa dambena wale shiq rusheya dad badan ubahan imuqda dowlada qabdhismedkeda qaldan wa sax nidamka 4.5 lkn hawiye hade yihin qorqor iyo gudlawe iyo madale deganadas ma darood ino mamulo rabtay ayado 4.5 kan walan lagu shaqenayo sual iga jwb mamulka buntland hal hawiye ah iskaba ilowe masul weyn xita askari hawiye ay qoren iken anigo weli aflagadehen asxabteda ubadan bal dhulka hawiye askar iyo masulba wa ka yihin qabilka wax wanagsan ma ahane iga dhaf

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waaryaadha Hee dadkaan aad moodid waalids dhaqanta xagaad kakeentaa walaalo dee dad fayow warareysta

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 วันที่ผ่านมา

    xildhibanad xoor waye wixi umaday udharten ayey kashaqeynayn ma xilkoda ku heesata adeer kuwi cado qatayasha aha oo dano shaqsiya fulinayo waxa uyertay ninki soo sartay

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 วันที่ผ่านมา

    ninkan intee laga soo tuuray makuwi xildhiibaandi sooqori jiray adeer oday danbe waxow soo qoro waa udhamatay qoof iyo coda adena ee kafariso umada

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 วันที่ผ่านมา

    Dabaal Kaan Ma Wuxuu Rabay Aqligiisa Yar In Lagu Shaqeeyo?