Bal Somaliayey nin muqdisho ku qadanayay 8000kun sabab uu dowladi biilesay qori u qaatay tii ka darneed oo 1000 sineso ma u qadanayo qori because waa is ku reer qurac😂😂wadankas laga sug cadalad iyo nabad 😮
Indhacade,rooboow iyo axmad madoobe waxaay uga soo tageen argagixisadii ay iyaga aas aaseen waa xukun jeceyl cida lama hishiinayaan ilaa xukun ay helaan
Adiga maxaad ugu marqaati furee weruyaab tahay maad iska yiraahdo waan gartey hayee iiwad sheekad qofka markaas wax bad buu dal dalaayaa laakiin marqaatig waarin aad leedahay hadlo badan Baad ku aamusiisey ee ogo sidaas weriye lagu ahaadee
Farmaajo xoor ma aheen sa mooryaan buu laa'luush siin jiiray...iyo baad.....Xamar joogiid beey kaga bahantahay...waa guuri MOORYAAN muqdisho
shalaaygii aduunka waa aragnay kii Aaqirro aa dhiman
Xaqa hadii afka laga xiro feruhuu kadillacaaa 😂
😂qabyaaladiste😂😂 cadeestay
Bal Somaliayey nin muqdisho ku qadanayay 8000kun sabab uu dowladi biilesay qori u qaatay tii ka darneed oo 1000 sineso ma u qadanayo qori because waa is ku reer qurac😂😂wadankas laga sug cadalad iyo nabad 😮
Wuxuleyahay xassan sh wuqaldanyahay yana laladagaalin e haliskadhaafo masaxbaa
Waa baaba
Waxaan hubaa inuu farmaajo Khalad galay oo waliba uu Ku gafay wadanka waayo indha caduu halyeey Ugu yeeray
Waa aakhiro samaan
Hawiye turub baray 😂😂
Indhacade wa exlow o benaala ah
Waad e xan indhacadow
Lacagta ummaduu kusiin jirey
😂😂UMADAAD BIYAHA WABIGA KA IIBIN JIRTAY IYO UMADAD XASUQDAY YAA MORYAN INDHA CADE YAA KU CAFINAA ADIGA IYO ROOBOW CALI DHEERE KARATAY DAHIR AWEYS XISBU SHEYDAN MUNAFAWIIN
Waqabileysta weynaaday o tuug ah
Tuug
Indhacade,rooboow iyo axmad madoobe waxaay uga soo tageen argagixisadii ay iyaga aas aaseen waa xukun jeceyl cida lama hishiinayaan ilaa xukun ay helaan
8020 dolar baan qaadan jiray maxay tahay 😂😂😂
INDHA CADE ISFAANIS AYU MESHA LASO FADHISTAY.
Ar waa beentaas laailaaha ilallahu muxamada rasuulullah
What for 8000?
Kkkkkkkk farmajo aya igu fican mr idhacade kkkkkkk
Indha waa nin qabiil ma aha nin qaraan wayo ku ogoow shaley
Asc warunta hawiye dagal no
Indhacadow shalay miyaad khaldanayd laftaadu mise maanta?
Shalay ma kitaabka eebbaad u dagaalamaysay
Adiga maxaad ugu marqaati furee weruyaab tahay maad iska yiraahdo waan gartey hayee iiwad sheekad qofka markaas wax bad buu dal dalaayaa laakiin marqaatig waarin aad leedahay hadlo badan Baad ku aamusiisey ee ogo sidaas weriye lagu ahaadee
Indhacadde hadal wuxuu ku soo dhameeyey farmajo inlala dagalamo markkuu ku darsaday saxeey aheyd. Xasan hadduu ku darsado in lala dagalamana waa qalad shiikh hawiye waa kaas
Eey eey dhalay
Waa ninkii qarankii
Somalida ragaadiyey ilaahey ifka kugu cadaab
Wakaa maanta kabaha laga gashto
Ka qiimo badan
WaLaaLnimo iyo qadarin iyo dowLadnimo ayo koLadhaqmaye adigana qabyaalad iyo qaainimo ayaad kuladhaqmeyse
Kanaa wax la weydiina beenlow tuug ah sow isku xayeesisiinayo aa iigu daran yaahuu xoolo dad ayu haysta wuu hadlaa yaahuu
Insha cafe qajajac iyo qalam Dalam ayuu kusoo jiray ilaa burburki ilaa abdilahi yousus maxaakim hogaamiye kooxwd shabeelada hoose..Muslim mayal adag .janaraalnimo..qabqab qac maanta ayuu igu runbadayanahay..😅😅😅😅😅😅.
Allaah haku denbi dhaafo wax badan oo khayr ah ayaad sheegtaye.
Ilaahay idiinma denbi dhaafoo idin cadaab
INDHACADE HADUU RABA IN BAARTO
Allaah hakuu denbi dhaafo wax badan oo khayr ah ayaad sheegtay.