Ninkan waa aad iyo aad u maskax fiican, his memory is top notch mashalah.. wuxuu u sheekaynayaa oo magacyada u xusuustaa sidii shalay. waa waraysi aad u fiican, waa ku mahadsantahay Ayaanle. Alle waxan ka baryayaa inay Somali kusoo laabato in dadku isu qalbi furnaato oo tafaraaruqaan aynu ka baxno.
Alla maxaa taariikh la soo maray somali wax walba oo horay u dhacay wixii wanaag ah halagu daydo oo ha la soo celiyo qabkii soomaaliyeed wixii xun ee dhacayna ha la iska ilaawo maanta ma jirto waqti ay nagaga dhawdahay inan dib u soo kabano guul iyo gobonimo dhamaan somali meel walba ey joogaan😊🎉
Mahadsanid Ayaanle adiga iyo hawl-wadeenadaaduba. Waan daawan doonaa laba qeybood ee harsan ee wareysiga. Haddii aadan si kale u xisaabineyn 1969 kii ( around 21 October) illaa 1977 kii waa 7 ba sano ee 6 sano maaha. 1970-1977 waliba marka laga reebo laba sano ee kala ah 69 iyo 77 Mahadsanid.
28:13 ..... Taas waxay kuu muujinaysaa diklii cabdirashiid inuu rusia ka dambeysay iyo saamaynta awoodaha dunida ay ku leeyihiin somaliya ilaa hada kasoo kaban lanahay
Man! Siyad Barre was evil, imagine getting into power and excusing your bestfriends for just suspicion, he could arrest them or put them on exile, I hope he rots in hell for that. As much as I miss old Somalia and how strong of nation we were, Siad Barre was a cruel dictator.
👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼 Bilad Geesi buu ku qaatay dagaalkii Soomaalida iyo Xabashida 1964, "1964 “Rooblow... Rooblow... Ma run baa?" loo heesay. Markii dambena loo wareejiyay warshadii kaluunka ee Laasqoray.
Colonel Ibrahim Roble warfaa Doonyaale Rag badan Oo darajada jananka Si Qabyaaldeysan lagu siiyey isagaa U Qorey Ciidan-nimo Sannadkii 1964 tii Markii Dagaalkii Ethopia Soo dhamaaday, Siyaad barre laga hayaa inuu yiri Seddex Nin waan ka baqay, Nin Nafteyda Ayaan Uga Baqay, waligay Ma arag Nin ka Geesisan ka dhiiran Waa aniga isaga Oo I hortaagan yiri Afweyne, Dilna Iigu Hanjabay Ninkaas wuxuu ahaa Colonel Ibrahim Roble warfaa Doonyaale Waqtigiisi Inta Ugu badan Xabsi Ku Qaatay Darajada Colonel ka Garab saarneyd 18 Sano Isagoo ahaa Ragii Ugu Aqoonta badnaa Ciidanka Xooga Dhinaca Logistics ka. General Galaal Wuxuu yiri " Dagaalkii 1977 Ee Ethopia Ciidanku wuxuu jabay Maalinkii Doonyaale Laga badalay Saadka ka Oo uu Madax ka ahaa Doonyaale " AUN Colonel Ibrahim Roble Warfaa Doonyaale.
Ninkan waa aad iyo aad u maskax fiican, his memory is top notch mashalah.. wuxuu u sheekaynayaa oo magacyada u xusuustaa sidii shalay. waa waraysi aad u fiican, waa ku mahadsantahay Ayaanle.
Alle waxan ka baryayaa inay Somali kusoo laabato in dadku isu qalbi furnaato oo tafaraaruqaan aynu ka baxno.
Colonel Abdi waa nin iska faraxsan Mashallah. Taariikhda waa Muhiim waa in laga ogaado halka laga yimid.
Axmadey khasaaro AUN
Ahmaday mahamed sheekh hussein khasaaro ilahay ha unaxariisto
Dadkaa nocaan eh soo badi wll mahadsanid
Alla maxaa taariikh la soo maray somali wax walba oo horay u dhacay wixii wanaag ah halagu daydo oo ha la soo celiyo qabkii soomaaliyeed wixii xun ee dhacayna ha la iska ilaawo maanta ma jirto waqti ay nagaga dhawdahay inan dib u soo kabano guul iyo gobonimo dhamaan somali meel walba ey joogaan😊🎉
Asc ayaale hussen abdi waan kaga madcilinayaa sida aad inogu soo gudbiso waxyabaha lobahanyahay❤❤❤ hanolato somalia
Mahadsanid Ayaanle adiga iyo hawl-wadeenadaaduba. Waan daawan doonaa laba qeybood ee harsan ee wareysiga. Haddii aadan si kale u xisaabineyn 1969 kii ( around 21 October) illaa 1977 kii waa 7 ba sano ee 6 sano maaha. 1970-1977 waliba marka laga reebo laba sano ee kala ah 69 iyo 77 Mahadsanid.
aad baan oga xumahay dilkii taliyaasha musubo qaran bay ahayd
Good
Maashaa allah adeer ilaahay haku xafido waa geesi wadan khaldan ayuu joogaa
Maxamed abshir wuxuu yidhi maxamed siyaad waxan ka quustay markii saaxiibkii caynaanshe dilay, maxamed abshir waa majeerteen, caynaanshe wuxuu ahaa nin isaaqa oo kamid ahaa dadkii soomalinimo jacyl darteed u godgalay
28:13 ..... Taas waxay kuu muujinaysaa diklii cabdirashiid inuu rusia ka dambeysay iyo saamaynta awoodaha dunida ay ku leeyihiin somaliya ilaa hada kasoo kaban lanahay
Man! Siyad Barre was evil, imagine getting into power and excusing your bestfriends for just suspicion, he could arrest them or put them on exile, I hope he rots in hell for that. As much as I miss old Somalia and how strong of nation we were, Siad Barre was a cruel dictator.
😮
H noolaato
Ibrahim rooble warfaa ( doonyaale ) saleebaan ayuu ahaa allaha unaxariisto wax badan ayuu usoo halgamay dalka
👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼 Bilad Geesi buu ku qaatay dagaalkii Soomaalida iyo Xabashida 1964, "1964 “Rooblow... Rooblow... Ma run baa?" loo heesay. Markii dambena loo wareejiyay warshadii kaluunka ee Laasqoray.
Colonel Ibrahim Roble warfaa Doonyaale Rag badan Oo darajada jananka Si Qabyaaldeysan lagu siiyey isagaa U Qorey Ciidan-nimo Sannadkii 1964 tii Markii Dagaalkii Ethopia Soo dhamaaday, Siyaad barre laga hayaa inuu yiri Seddex Nin waan ka baqay, Nin Nafteyda Ayaan Uga Baqay, waligay Ma arag Nin ka Geesisan ka dhiiran Waa aniga isaga Oo I hortaagan yiri Afweyne, Dilna Iigu Hanjabay Ninkaas wuxuu ahaa Colonel Ibrahim Roble warfaa Doonyaale Waqtigiisi Inta Ugu badan Xabsi Ku Qaatay Darajada Colonel ka Garab saarneyd 18 Sano Isagoo ahaa Ragii Ugu Aqoonta badnaa Ciidanka Xooga Dhinaca Logistics ka.
General Galaal Wuxuu yiri " Dagaalkii 1977 Ee Ethopia Ciidanku wuxuu jabay Maalinkii Doonyaale Laga badalay Saadka ka Oo uu Madax ka ahaa Doonyaale "
AUN Colonel Ibrahim Roble Warfaa Doonyaale.
Shacabku aad ayay u soo dhaweyeen inqilaabka
Soomaalidu waxay ubadan yihiin dad iswada gaadaya , waxaa iska cad kuwa ladilay , haddii qorshohoodu ufulilahaa iyaguba wey dililahaayeen laakiin waa lagala hormaray
Ayaanle noosoobadi dadkii hore warysigooda aanbal kaogaane wadankii hore suuahaa waankumahadsantaha
wllo suuaal ninkan odayga iyo kabtan ayuun maxay isku yahin waa isula kaay egyahine
Maxamed siyaad barre saaxiib fiican maahayn cuqdad ayaa ganaha buuxisay bahal dugaag ayuu ahaa.
Odayga ceydiid markuuu sheegay maxuuu Laquslay Tolow maxuu Laquslay?
😂
Wuxuu ogaa Caydiid ninkii umada ka qabtayvino ahaa😅😅
Waxay ahaayeen sanadihii dawlada somaliya ay meel sare gaadhay dhinaca dhismaha ciidanka , la dagaalanka qabyada , qorista iyo hirgalinta afka somaaliga
Waxay ahayd xilli dadka somaaliyeed u baahnayeen isbedel in uu yimaado , waayo cadaalad daro badan oo baahsan ayaa jirtay
Maxamed Siyaad nin wuxuu ahaa qof walba meeshiisa ku og
Salad gabeyra Lamasirin ee Taariikhda sax in Laga sheego aya fcn waxan rabnaa wax dhaxalgal ah
Odaygan erey khaldan buu isticmaalay markuu leeyahay dadka ay Soomaalidu maagaan waa aflagaado cid ay soomaalidu maagaan majirto
Yu ila jeeda lkn asagu
@@shaaficimohamed2198 kolay Cid walba waa fahmaysaa ciduu ujeedo
Gabooyaha ama madhibaanka lama cusuriyeeyo miyaa cusuriyadase ma amaan baa.
Maagaaan waa sax ma marbaad ka haysaaa wanaag Mar walba way maagan waana wax jira kaliya her lagu qaad ayuu sheegay odaygu
Kacasnku ciyaar ma ahayn
Goorma ayaa la dilay salaad gabilay iyo maxamed caynaashe guuled
Hal,shey,aan,kuugu,daro,ruuxa,wixii,wanaaga,waa,la,sheegaa,u,sheeg,kornelka,agtaada,fadhiya,mahamed,siyad,barre,wuu,isku,dayey,inuu,ka,saaro,ceynashe,laakiin,ceynashe,isaga,ayaa,diiday,laakiin,mahamed,siyad,barre,wuu,isku,dayey,inuu,ka,saaro,sidaa,u,sheeg,saaxibnimadiisa,ma,iloobin,laakiin,kuwa,kale,ayaa,diiday,in,laga,saaro,dilka,kaas,diiday,magaciisa,waa,mahamed,sheikh,osman,ayaa,diiday,in,dilka,laga,saaro,sidaas,ayaa,lagu,dilay,siyad,barre,maamulkaa,kaligii,ma,lahayn,ogow,sidaa,goodluck
Qaab qoralka iga cun nio😂
barnaamij qiimo badan
Qof xanun sano waxa fican
Qof ma wareysto
maxaad sheegaysaa
@@cabdiraxmaanjaamac197 🤣🤣🤣🤣