Coll Cabdi Salad Cali - Wareysi 3/4 - Sarkaalki igu sareeyay ee ku dhaawacmay 1977

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 103

  • @Raaaganle
    @Raaaganle 9 หลายเดือนก่อน +3

    maasha Allah Tabaarakallaah! xaqiiqa waa waraysi aad u xiiso badan.. aragtidayda wariysiyadaada kan ugu xiiso badan... xoogaa odayga marar badan oo uu jeclaa in uu arrimo kale ka hadlo yaad ku celisay warka😢 lkn Adeer Col Cabdi Salaad cimriga Allah ha kuu dheereeyo..
    waan hubaa haddii aad waqti siiso in aad ugu yaraan labo qaybood oo kale ka samayn kartid asna uu zikmad badan hayo.. ❤

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 9 หลายเดือนก่อน +9

    masha allah❤Gaashaanle sare\ Cabdi Salaad waa sarkaal somaaliyeed oo qiimo badan waxaana ka muuqata Alle kacabsi iyo dhawrsanaan badan oo uu iska dhawrayo inuu Taariikhda ka been sheego kuna gaabsado uun intuu isagu uu goob-joog u ahaa uun! dhacdo dhacday iyo sooyaal laso maray marka laga waramayo waxa haboon in sidaa Sarkaalka laga run sheego lagana digtoonaado been-abuur iyo in laysku maqiiqo wax aanad ogayn ama xog rasmiya aanad ka haynin !!!
    Alle haku xafido adeer cimrigana hakuu dheereeyo Khaatumadana hakuu wanaajiyo... wiil soomaaliyeed✍️

  • @IsmaaciilAdam
    @IsmaaciilAdam 9 หลายเดือนก่อน +12

    انشا الله one day bay soo laban somali galbeed

    • @ahmedahmedadan1370
      @ahmedahmedadan1370 8 หลายเดือนก่อน

      dacdooyin taariikhda galay oo mahadooyin reebyay oo dhacay wakhtigi kacaanka aya ku duugan waraysigan oo laga dex akhrisan kara odaguna u ka qayb aha abaal marin iyo daawacna ka so gaaday . ti allah wa haday

  • @Mohammed_Kulmie
    @Mohammed_Kulmie 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay
    Soo Bandhigidda Dhigaalka Dhulka iyo Dhiiri_Galinta Dhallinta Soomaaliyeed,
    Mahadsanid Walaal/Thanks my bro!…

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 หลายเดือนก่อน +3

    Alla muxuu waaya arag yahay sharaf iyo karaamo taliye 😊🎉❤

  • @MiDoowBa
    @MiDoowBa 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Allahuma baarik
    Jazaaka Allahu kharan

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 9 หลายเดือนก่อน +6

    Cornell Mohamed Abdi Osman Ahmed Taajir AUN. Waxa uu ahaa Sarkaal aad u qiimo badan. Sida uu Odaygu sheegay si xun buu u dhintay. Dadkii Kibirka loo dilayna AUN Dhamaantood. Aamiin Allahuma Amiin.

    • @cheyyene
      @cheyyene 9 หลายเดือนก่อน +1

      Abtigeey C/risaaq Siciid Cabdi iyo 7 Sarkaal oo ahaa Sahanka kana soo wada jeeday Puntland diyaarad ayaa ugu timid furinta aaga Baydhabo-Doolow halkaas ayey ku dhinteyn.

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@cheyyene AUN dhamaantooda! Amiin Allahuma Aamiin. Qaasatan Coll Catiir, Col Bashiir Nuur Gurxan iyo Coll Mohamed A Osman Ahmed Taajir Gacmo dheere Dhamaantood hal beel hoosaad ah ayey ahaayeen Osman Mohamud!

    • @cheyyene
      @cheyyene 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdullahihersi1188 abtigeyba Osman mohamoud / Bah Gareyn, Sarkaal Sare Ruushka wax kusoo bartey oo markaas kasoo noqdey, Rahimahu Allah. dhamaantood.

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@cheyyene Reer Abtigaa ayaa ugu badnaa waayadaas saraakiishii aaday Ruushka ee ku soo tababartay. Waxa Ay heleen Fursad Dahabi ah waana Ay ka faa’iidaysteen. Nasiibxumo Dowladdii Afweyne ayaa cadow ku noqotay oo si systimaticaly ah u laysay. AUN Intii dhimatay oo dhan. Amiin Allahuma Aamiin!

  • @samanteryare1429
    @samanteryare1429 9 หลายเดือนก่อน

    Asc waa sarkaalkii ugu horeeyey ee runta ka sheegey dilkii garabka case waa abaanduulihii goobtaad aad baan ugu mahad naqayaa ayaanle iyo sarkaalkuba.
    Samater shaqo ciidan buu qaatey oo go'aan adag ah.
    Ilaahey how naxariistu.

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 หลายเดือนก่อน

    Oh!!! Cawa waa 7 September 2024 waana haben sabti ah, col abdi salad cali waxaa uga samray hawshii ka dhacday garab case 77kii inuu danbigeedu uu lahaaa S guuto cali samatar. 😢😢😢😢

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 9 หลายเดือนก่อน +4

    Musiibo ayaa soomali ku dhacaday oo qoladaas ciidamada ah geysteen

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 9 หลายเดือนก่อน +3

    cabdilaahi yuusuf waraysigii waxuu sheegay in la yidhi waa laydin dalacsiinayaa4😢kana waxkale ayuu sheegayaa yaab😮

    • @cheyyene
      @cheyyene 9 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan ayaa meeshaas joogey, Sahanka. dilkana joogey.

    • @ilyare99s
      @ilyare99s 9 หลายเดือนก่อน

      Abdulahi meesha ma joogin somalida dhaqankedana waa garanaysaa ragaas la laayay magaaladay galeen intay furumaha kaso baxeen qaad bayna doonteen taliyihi guud samatar hadu yimi si uu u cabsi galiyo ciidamada kale ayu amarkas u baxshay.

  • @MuhyadinMohamedAbdulahi
    @MuhyadinMohamedAbdulahi 9 หลายเดือนก่อน

    Waa arrin cajiib ah arrinta laynta ciidankaas number 30 ka lagu xulay iyagoo "file" ku jira oo aad mooddo odaygan korneylka ah wali inuu wax sarbeebayo ama wax qarrinayo waayo aniga kahbiir ciidan ma ihi khibrad na dhankaas uma lihi balse waxaa aad u fudud in la fahmo in maalintaas uu Gen. Kaas la magacaabay lambaarkaas ku xushay ninkasta oo 3 unugood iyo wixii ka badan madax ka ahaa marka xagga habka ay u istaagnaayeen laga tiriyo hab numberkaas ku aadineysa wixii taliye unug (10 askari) ka sareeya ku aaddineysa.
    Very Informative about history events which I hope will never repeat themselves.

  • @JeeztoInaaxmed
    @JeeztoInaaxmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayaad mahadsantahe sidee aaad taakhriida soo dugbibeysad❤🎉

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 9 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah ayaanle aad buu dadaal badan u sameeyay, wuu
    Mudanyahay in lagu amaano, gobol
    Target Uma aha ee dhacdooyin buu daba galaa.

  • @mustafaahmedali9069
    @mustafaahmedali9069 9 หลายเดือนก่อน +2

    Taariikhda iyo dhacdooyinka soomaliduna kuma koobna south and central somaliya

  • @abshirali313
    @abshirali313 9 หลายเดือนก่อน +1

    H noolaato

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 9 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda ayaa 1000 sono ee soo socota idinxusi doonta saraakiishi wadaniha ahayd ee ee somaaliyeed iyo askartoodii ilahay ha idin naxariist umad idin abaal guda uma jeedee amin aammiim

  • @Salamin77
    @Salamin77 9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha naxariisto general Jamac Ciise Mohamed “Jaamac Green”.

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 9 หลายเดือนก่อน +1

    Intaan ka aqaan somidii hore ayaanlaa I Baray noo soobadi Mahadsanid

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 9 หลายเดือนก่อน

      Waaba nool yahee, siduu Soomaalidii hore ku noqday. Mise waxaad aaminsan tahay in berigii dawlada la ahaa aheyd wakhtigii caad iyo samuud.

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ismailjama178micnaha waxay ka wadaa taarikhda somaaliyadii hore ayuu i baray wax fahan adigaaba ka daran ayadee

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 9 หลายเดือนก่อน

      Taarikhda dalkaaga inaad barato waa waajib abaayo hadaba XUSUUB REEB qor wareysi dheer general Galaal ayaad ka.heleysaa wareysi.dheere

    • @haawoali5442
      @haawoali5442 9 หลายเดือนก่อน

      @@ismailjama178 wll haduunoolyahy soodad kii hore maaha ileen anigu majoogin wagaase

    • @haawoali5442
      @haawoali5442 9 หลายเดือนก่อน

      @@cabdikahinshugricali3989 haa waandaawadaa lakiin kanaan ubadnhy

  • @abdialimohamed4579
    @abdialimohamed4579 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ha Noolaato sxb dhaggayso dadka markaad waraysanayso adigaaba ka hadal badane

  • @Cawadcali
    @Cawadcali 9 หลายเดือนก่อน

    last episode caawa miyaan ka seexana mise waad ku soo tuuraysaa Halgamaa Ayaanle, mahadsanid sxb

  • @wayne15geesa25
    @wayne15geesa25 9 หลายเดือนก่อน +4

    Generaal ismacil qaasim naaji ma wuxu la dhashay al fanaan saalax qasim naaji?

    • @abditaallo4217
      @abditaallo4217 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haa waa walaalo Saalax Qaasim

  • @mankacade4947
    @mankacade4947 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walee gananku waa nin karmeed soo jabay

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 7 หลายเดือนก่อน

    Cabdi Wali Xareed Carab wa askarigi ka badbaaday dilka saraakisha garabcase lagu laayey 1977ki
    Asaga nool oo waramaya
    Runtana asaga ugu dhow
    Magacisa you tube ku qora xaqiiqda ayu step by step uga waramaya

  • @akhalif579
    @akhalif579 9 หลายเดือนก่อน +1

    Akhyaarey Kornelka waa salaamaya with respect lkn suaalo hala is weydiiyo Soomaalida markii hebel tago hebel baa ogaa Mey iska dhaafto oo marka dadka kale hadlayaan hadlaan? Waayo waa la yiri ayaa joogsan lahayd.
    Tankale 4 guuto iyo 2500 ciidan ayaN maqlayey taas 4 urur miyuu ka wadey kornelku mise aniga rush ah? Waa sax soomaalida 35kun iyo xooga jamhado ah ku dagaal gashey, itoobiyana 130kun regular army ah 3rg division ugu casn sana iyo 300,000 kun qafaal ah hal national service ah bil lagusoo kiciyey + rush Yemen kuba timid 2 biloid dagaalki social, Maba Isleh xadiga ciidan. Soomaalida guul qeyrul caadi ah gaartey 8 bilood ugu horeysey. We will come back again.again mahadsanid kernel.

  • @mustafaahmedali9069
    @mustafaahmedali9069 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanlow somalinimadu maaha kaliya central and south somaliya

  • @abdirizakmohamudelmi1194
    @abdirizakmohamudelmi1194 9 หลายเดือนก่อน

    Waa geesi run sheeg ah. Waxa uu kasheekeeyay taariikh dhab ah oo qof kasta horay uga baqay. Runta kale eeuu sheegay waa sida puntland ay markasta dheeriga u raadiso iyo musuqmaasuqooda.

  • @nadiirkeyaptiidoon8282
    @nadiirkeyaptiidoon8282 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waleee galpeed lama xureeyan😢

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah ileen digaalka waxa looga guleysan o Somali balaayo ugu dhacday waa maskiinta la yaalay

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 9 หลายเดือนก่อน +1

    Halkaas Murtida Maanta waxay soo gali jirtay 5ta galabnimo oo rubur dhiman Odaguna afartii iyo bar buu soo degay barnaamijku wuu duubnaa oo horaa loo diyaariyay HARGO MARAN SIDE HOWLI KUMA YARA HABAARNA U DHEER, bay ahayd maahmaahdu.
    Waxaa sheegi jiray Yusuf Sheek Cali Samatar.

  • @bakarabdi4943
    @bakarabdi4943 6 หลายเดือนก่อน

    48 saac baa loo qabtay rashia 77kii😊

  • @ahmedabdirahman3042
    @ahmedabdirahman3042 9 หลายเดือนก่อน

    Gacan kudhiigle

  • @mustafaahmedali9069
    @mustafaahmedali9069 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ha noolato iskuday inaad reer waqooyiga iyagana wareysato masax iyo shacaba

    • @odaykee4342
      @odaykee4342 9 หลายเดือนก่อน

      inagadaa cuqdadiisa laanta lagama ogola cuqdadlayda haduu soo galona waa inuu liinta dhadhamiya

    • @anasxasanwii_hg
      @anasxasanwii_hg 9 หลายเดือนก่อน

      ​​@@odaykee4342 adigeyba cuqdada kaasoo shiireysaa ninka waxa u qorsheysan maad ogtahy markaad wax ku dhajineyso

  • @husseinhilal-n3b
    @husseinhilal-n3b 9 หลายเดือนก่อน

    Col. Cabdi salaad
    Maanta wuxu cadeeyey arinti gardarada aheyd ee lagu laayey garab case 1977 askar somaaliyeed oo aan waxba galabsan
    Runtana ka sheegay dilkoodi
    Kana dambeeyey cali samatar..

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 9 หลายเดือนก่อน +1

    Miyaanay dulmi ahayn layntaasi ragaa la laayay

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 9 หลายเดือนก่อน

    Inkasta oo sheekada Somalidu ay Versiono bada tahay, oo ay ku xidhan tahay cida aad daawanayso.hadana waa macquul in Amardiido lagu laayay.

  • @aminaxagi7664
    @aminaxagi7664 9 หลายเดือนก่อน

    7/7/1977

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 7 หลายเดือนก่อน

    Sarkaal mareexaana oo uu waraystay Dabcasar wuxu yidhi waxa nalagu amray inanu so saarno raga ugu geesisan wa la dalacsinaya sidaas baanu raga u keenay
    Marka yaa run sheegaya

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 9 หลายเดือนก่อน

    Waa waagii Soomaalida, ay ahayd qaran dhisan oo leh ciidan aad u qalabaysan, oo jabiyey Ciidamadii Ethiopia.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 6 หลายเดือนก่อน

    Galaal Aun nin ka Abaal xun ma jirin
    Ninkii Badbaadshay ayuu 24 saac Caayi jiray

  • @nooraka6776
    @nooraka6776 9 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad odayga sir badan oo Somalia inta badan qarsooneed ayuu sheegay

  • @Abdikhadarahmed-q4g
    @Abdikhadarahmed-q4g 9 หลายเดือนก่อน

    Waa dhacdo iyo taariikh lasoo maray

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa maalin dhow la waraystay ninkii ka badbaaday xasuuqaa isagoo jooga degmada shilaabo. Cabdiwali xareed carab ee ninkaa raadi

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 9 หลายเดือนก่อน

    Guulihii laga garay cadawgii waa waa tariiqda somalida ogu fcn

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 9 หลายเดือนก่อน

    Ciro allaha unaxariisto asagaa ahaa taliyaha 88 nin ee ladilay masuuliyadana asagaa aakhiro wax laga weydiinaa cirana inow rabay in lasoo jabo oo ciidanku hadhow markow wadanka galo afgambi sameeyo weyba cadahay oo asaga ayaaba isku day afgambi sameeyay 9 kii April 1978
    Marka adeerow wareysigii horana markaad magaca caydiid sheegtay waad qososhay qosolkaas oo jees jeesa hadana galaal oo aadan waxba ka ogeyn inta qofow dilay ayaad tiri 9 ayuu qirtay waana ka badan yihiin
    Ciro oo 88 qof dilayna waad difaaceysaa oo danbigii ali samatar oo dhintay allaha uwada naxariistee ayaad dusha kasaaree

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 9 หลายเดือนก่อน

      Kk maxaa kaa xanaajiyey sxb.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 9 หลายเดือนก่อน +1

    48:55 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 9 หลายเดือนก่อน

    Aad ban uqiirooday wllahi dhulkaas imika xabashi baa noogu bootaynaysa hrar iyo diradhaboniyo dhulkaas iska daaye qoloshi bay dadka ku xasuuqayan

  • @mustafaahmedali9069
    @mustafaahmedali9069 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanlow try to be somali

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 หลายเดือนก่อน

    Shan kun waa ahaayeen qiyaastii ciidankuna meesha uu aad ugu dhintay waa jigjiga

  • @DeeqMuhammad
    @DeeqMuhammad 9 หลายเดือนก่อน

    Qadiyada sidaaas loogu baaba
    .ay ma ahan in soomaali ka taanzusho walaahi 5000 oo askari iyo hantidii qaranka ciyaar ma ahan iyo qarankii oo ku dumay

  • @sheekhxamse7736
    @sheekhxamse7736 9 หลายเดือนก่อน

    Waar nimanyaw anigu waan yabaanahay'' dadka waxan oo sira ka sheekaynayaa ma waxay ka waramayaan dad la halaaagey oo qoomamkii hore ka mid ahaa mise dalkan aynu wali is hayno ee gaalada ah ee waliba maanta inagaba xoog badan oo badaheenii raba inay qaatan inagoo arkayna illeyn way ku guulaysteyn inay gobol gobol inoo Kala jaraane -war allaah ka baqdoo sirta inoo qariya oo aamusa afka la idin goo ma idin idhaahdaaye -ileyn wali waan is haynaaye gaaladan see tihiin --Kan wariye ha ahna waan ka shakisanay ma doqon cemard haystaa mise waa nin badheedhsan --- waar odayada nooga qabta maalaa da,da ayuu kaga faa idaysanayaaye iyo malaa aduun yaroo loo soo dhiibey allaah ayaa xaal og """allahayaw ummada soomaaliyeed ee muslimiinta u gargaar oo wadankayaga noo xifdi yaa allaah oo qalbigayagana isku soo dun yaa rabi"""

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 9 หลายเดือนก่อน

      45 sano ayaa kasoo wareegtay waa wakhti hore. Wixii sir ahaa wakhtigaa aduunyada oo dhan waa la kashifay. Ethiopia ba general doodu wey ka sheekeeyaan waliba waxyaalo kaa yaabinaya oo aad is odhan laheyd maxay usheegayaan miyey qarsadaan. Xitaa Russia wey ka shifeen wixii ku saabsanaa dagaalkii 1977

    • @ilyare99s
      @ilyare99s 9 หลายเดือนก่อน

      Ma dibadaa ku nooshahay see wax kaa yihin qof caadiya ma tihide war dalka aad ka sheekaynayso xogta iyo sirta u qarsoon maxay tahay madaxwaynayaashooda wixi xog ah laga helaa mida kale dagaal dhacay iyo tarikh dhacday hadaan la sheegin wixi dhacay iyo say u dhacen se wax looga baranayaaa.

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaanlow wll odaygan xogta inaad aad nooga Soo badiso xogta isku day i.a dhulkaas waa udhanayna markale

    • @Abdullahikooya
      @Abdullahikooya 9 หลายเดือนก่อน

      Maxaa weyh xogta aad ubahantahy walal *is ilaali wali waa yartahay baan umalayn

    • @RaxmaCabdiraxman-q7p
      @RaxmaCabdiraxman-q7p 9 หลายเดือนก่อน

      @@Abdullahikooya maxaa iska ilaaliya? Xogta dalkayga taariikhdayda waan ubaahanahay

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 9 หลายเดือนก่อน

    Af Soomaali ku dheh 77kii😂

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 9 หลายเดือนก่อน

    Maxamed cali samatar iyo Maxamed siyaad barre dad cun bay ahaayeen.

  • @mrali3601
    @mrali3601 9 หลายเดือนก่อน

    Odaga Caare xiliga sarkal taangiste, khabiir iyo waayo arag, maanta weli tuutaha xiran, muxu radinaya oo ka maqan?

    • @miinkaay
      @miinkaay 9 หลายเดือนก่อน

      Caaruhu amuusan aheyn Caarahaan? Naga hubi

    • @odaykee4342
      @odaykee4342 9 หลายเดือนก่อน +2

      kan maanta maahee waa jeneraal caarihii hore

    • @mrali3601
      @mrali3601 9 หลายเดือนก่อน

      @@odaykee4342 ok , apologies

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 9 หลายเดือนก่อน

      Kkkk Caarahani waa jabhad. Reerkooduun baa u yaqaan Mujaahid...

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 หลายเดือนก่อน

    Waxay ahayd arrin loo baahna waayo dagaalka ayay ka soo baxeen

  • @alaka5158
    @alaka5158 9 หลายเดือนก่อน

    Dilkaas wuxuu ahaa Dambiyadii waawweynaa ay dowladii siyaad bare iyo kuwii u nacab layn jiray ay umada soomaaliyeed kagaleen illaa maantana haysato.

  • @Dahir-Ismail-Goley
    @Dahir-Ismail-Goley 9 หลายเดือนก่อน

    th-cam.com/video/2nxAXwclMQY/w-d-xo.htmlsi=N6dXrBMj8K0LHT2N
    Ayaanlow Sargaalkaas raaadi waa nin wax vadan tariikh muhiima haayeee

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 9 หลายเดือนก่อน

    AYANLOW MAXAAD U WEYDIINI WEYSE MARKII DAGAALKA LAGASO BAXAY E HARGEYSA LA YIMID 6 DII SARGAAL E LAGU DILAY SABABTA LO DILAY MAXAD U WEYDIIN WEYSE

    • @ilyare99s
      @ilyare99s 9 หลายเดือนก่อน

      Qaybta xigta ayu kaga hadlayaa.

  • @mustafaahmedali9069
    @mustafaahmedali9069 9 หลายเดือนก่อน +1

    Be realistik weli ma arag adigoo wareysanaya madaxdii reer waqooyiga dhacdooyinkii ama tacadiyadii ka dhacay waqooyiga soomilya Ama maxaa keenay oo u sabab ah in reer waqooyigu goostaan

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan isku keenida 5ta soomaali ayuu ka shaqeynayaa meel soomalinimada laga necebyahay ooo cuqdad miiran ah inuu yumaado oo wax ka wareystana lagama yaabo

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 9 หลายเดือนก่อน

    Soomaali haday xoogaa xoog ah hesho isma celi karto. Sal fudeeyd

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 9 หลายเดือนก่อน +4

    Seventy seven 😂

    • @abdiqanihussein8670
      @abdiqanihussein8670 9 หลายเดือนก่อน

      Nothing to laughon here 😡, If you know anything about valor entity you would admire the cost of this history .

  • @Degaliah
    @Degaliah 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahow dadkaa kibirka lagu dilay unaxariiso kuwii amray cadaabtaa ku fogeee

    • @IsmaaciilAdam
      @IsmaaciilAdam 9 หลายเดือนก่อน

      Cidna kibir laguma dilin ee
      Waxay u dhinteen iyagoo dhulkoodii ka maqnaa so ceshanaya

    • @Degaliah
      @Degaliah 9 หลายเดือนก่อน

      @@IsmaaciilAdam makuwa cabada lagu furay ayaan kibir loodilin, kaliyaa maxaad uso baxdeen 2500 askari sidee 80 nin loga doortay. Se ma ogtahay dagaalki Ethiopia inay somaalidu bila qorshee kugashay

    • @IsmaaciilAdam
      @IsmaaciilAdam 9 หลายเดือนก่อน

      @@Degaliah inta negativeka ah waxa kabadan positiveka
      Waan kugu raacsanahy inay khalad ahayd ee talo xumo ba ugaysay

    • @ilyare99s
      @ilyare99s 9 หลายเดือนก่อน

      Waa meesha u dambaysa ee lagu cabsi galinayo ciidamada iyaga ka dambeeya si aysan furumaha uga soo bixin sida la sheegay ciidankaas qaad iyo naago ayay jigjiga uso aadeen oo furumaha uga so baxeen somalidana waa taqaan kuwa hada jooga waa saas hadii meel jooga la dhaho magaaladay qaad u doonan maxa moodaa meel qabow

    • @Degaliah
      @Degaliah 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@ilyare99s haa ok kolay intaasaa uqornaayd, see waxaa calool xuma ah in wali dhulkii Ethiopia haysto 😭

  • @waberigirehmusa2873
    @waberigirehmusa2873 9 หลายเดือนก่อน

    Taliyayaashii mid ka mid ah oo dhawaan geeriyooday wuxuu sheegay in la yidhi ninka ugu fiican soo saar ,anigu waxa soo saaray akari ku la dagaalama taangiyada oo isga oo dhaawaca oo arkartii la dagaalamaysay taangiyada ay wada dhinteen ayaa taangiyadii xabashidu weeran nagu soo qaadeen markaas laba arkai oo dhaawaca ayaa laba taangi oo kuwii amxaarada yuu mid ku dhuftay uu gubay isna taangigii kale dilay, askarkii kalena taangigii buu xubay.
    Anigu askarigaa yaa ku daray wuxuna ka mid noqday askartii garab case lagu dilay.
    Ninkani wuxuu daafacayaa Ciro.

    • @ilyare99s
      @ilyare99s 9 หลายเดือนก่อน

      Ok Taada aan kuu yeelno Maxaa loo laynayay askarta ugu fiican ileen waa layaqan ragi lalaayay cid walba waa lahayen sabab caqli ah ma keeni kartaa.
      Ninkaan odayga ah isagaa goob joog ah warkiisana waa kan ugu macqulsan ee aan maqlo wuxu noo sheegay in ciidankaas loo laayay sabab ah inay magaalada soo galeen oo furimaha kasoo baxeen somalidu askarta ah dhaqankaas waan leenahay hada kuwa joga somalia waa tabtaas hadii meel lageeyo oo ay dagaal kaga jiraan waxa arkaysa kuwa tuulada ugu dhow qaad iyo naago u doonanaya maxa moodaa niman qabowgi jigjiga banaankeda ka dhacayay oo magaalada so galay marke adugu noo micnee ciro ciidan intaas le eg amarkiisa kuma dili karo taliye aag buu ahaa waa laga sareeyay. Mida kale maxaaba raga ugu fiican loo laynayaa miyaanan dagaal lagula jirin cadawga mise cadawgay u shaqaynayen baa ledahay

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 9 หลายเดือนก่อน

      Kol haduu yidhi anigaa joogay oo aakhiro marqaati ka noqon karaya, meel loo dhaafi karo maleh

  • @ahmedabdirahman3042
    @ahmedabdirahman3042 9 หลายเดือนก่อน

    Waa beenale kadaaba