Coll Cabdi Salad Cali - Wareysi 4/4 - Sarkaalki igu sareeyay ee ku dhaawacmay 1977

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 110

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aad ayaa u mahadsantahay ayaanle because I knew nothing about our history before you walhi . Allah ku dhowra walal!

  • @hassanhadi897
    @hassanhadi897 7 หลายเดือนก่อน +5

    gaashaale sare cabdi salad cali allaha cimriga iyo caafimaadka ha u dheereeyo waa muaadin soomaali ah dadkiisa iyo dalkiisa u soo shaqeeyey waa sarkaal qiimo badan daacad ah

  • @enghassansaid9814
    @enghassansaid9814 7 หลายเดือนก่อน +3

    ❤alle somalia 🇸🇴 hogaan fiican hasiiyo.

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ayaanle very interesting interview

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah. Kornaylku wuxuu u qalmey fadhiyo intaa ka badan.

  • @bushra445
    @bushra445 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dagaalkas waxa iga dhintay abtigey cismaan oo sargaal cafimad ahaa waxana nolol iyo geeri ku weynay ila iyo hada abtigey abshir yarankii ayeeydey iyo curadkii😢😢

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 หลายเดือนก่อน +1

    Al Xaqiiqa Siyaad Barre inuu kuwa maanta Madaxweynenimada u ordaya ka Waddanisanaa oo ka qiimo badnaa

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad difaac cirlahayn oo weerer qaadeyso fudeydka dadkeena in badan oo kamid ah

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaawaca ku gaadhay laga yaabaa in ee khayr kuu ahaa, oo kaa hor joogasa day in Dagalkii Somalida dhexdeeda uu kaa baajiyay, imisa ayaa maanta ku dhintay ama ku dhaawacmay isagoo Somali dilaya, adiga cadaw shisheeye ayaa ku dhaawacay adigoo Dadkaaga difaacay, waaba Jiyaad ayaan odhan karaa waxa aad wax ku dhaawacan tay.

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qoraalku waa (Col. Abdi ama Sareeye Guuto….
    Mahadsanid Ayaanle

    • @Arabow-hg9lq
      @Arabow-hg9lq 7 หลายเดือนก่อน

      Sareyo guuto Waxa noqdo qofka marku Darajadaa General dhaaafo sargal ka mu dhafin Gashanle dhexe ama kornel sida warkaas ku caad 👍

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 7 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya waligeeda dowlad ma noqon waayo markaad dhagaysato waraysiyada noocaan ah waxaad arkaysaa in dowladnimada ka bilaawato kuna dhamaato madaxwaynaha, kuwa kale waa magac u yeel. Hayadaha dowlada ma shaqaynayaan.❤🇸🇴

  • @user-hi1fv5tm1k
    @user-hi1fv5tm1k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi hadalkiisa ugu danbeyay ee ducada ahaay aa wax walbo nooga muhiimsanaa wareysigan illahey hogaamiye xoolo doon aan ahayn illahey hanoo keeno

  • @mhmmohammed2365
    @mhmmohammed2365 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wareysi wanaagsan

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dawladnimo macaaanaaa

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ninka dhalinyarada ahaa ee Darawalka Gen Caarre ahaa wali waa noolyahay isagoo cuuryaan ayuu Cadaado, galguduud joogaa.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 7 หลายเดือนก่อน

      ANOO khaatumo ah ayaa darawalkaa u ducaynaya

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 7 หลายเดือนก่อน +1

      Fadlan xogtiisa oo buuxda hadaad hayso ayaanle uu gudbi walaal si uu waraysi uga soo qaado wiilka Alle isagana ha caafiyo

  • @alinuh5564
    @alinuh5564 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan sifiican ayaan uqaan
    Waa nin musali ah oo aan masaajidka lagaweyn Oo aad udegan
    Xagga cirka itoopia waa kaga fiicnayd
    Waxana dagaalka kula jiray Cuba Iyo Rassia

  • @wordmiiraddaw
    @wordmiiraddaw 7 หลายเดือนก่อน

    Si fiican oo qoto dheer ayuu uga hadlay korneylku wuxuu usoo joogay ee kasoo dhacay somalia xiligii taliskii maxamed siyad barre aadbaana usoo dhawaynayaa ayaanle inuu hadba shaqsiga xogta fiican ee abuuraysa qiirada wadaninmo uu horkeeno umadda daneyneysa jiritaanka somalia.❤❤❤

  • @saidabdullahi3403
    @saidabdullahi3403 7 หลายเดือนก่อน

    Maash allah waa ragii wadanka dhiga u so shubay

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin Alle masuul caffeine madqaba ha ukeeno somali

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 5 หลายเดือนก่อน

    Nin somaaliyeed ayuu ahaa

  • @abshirali313
    @abshirali313 7 หลายเดือนก่อน +1

    H noolaato

  • @user-ic7zt6qn7m
    @user-ic7zt6qn7m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yaa rabi amiin yaa rabi. Allahayow quluubteene midee hogaan fcn noo yeel wixii wanaagsan oodhan baan ku waydiisanayna

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu 7 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @BoqoraxmedNuur
    @BoqoraxmedNuur 7 หลายเดือนก่อน +2

    ⚠️hadalka u danbeeya😢 wlhi wuxuu taabanayaaa qlbiga"😭

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 7 หลายเดือนก่อน

      Haaa waa hadal wax badan qalbiga taabaty

  • @jabartiinadabshid2044
    @jabartiinadabshid2044 7 หลายเดือนก่อน

    4 qaybood waan dhamaystay

  • @ugaaskaliibaan
    @ugaaskaliibaan 7 หลายเดือนก่อน

    #Ayanle mahadsanid waxan kugu dhiiri galinaya hosha culus iyo xogaha taariqda ah ee bulshada uso gudbineyso gaar ahaan dhalinyarada aan waxba ka ogeen wixii lasoomaray 👍

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanle wuxuu kornaylka ku khasbayaa inuu caayo maxamed siyaad

  • @abdoshMo
    @abdoshMo 7 หลายเดือนก่อน +2

    40:00 mushkilada ugu wayn waxay ahayd inuu is casilo dagaalka 77 ,sababtoo ah qof isla ciidankii ah oo sii wada waa heli karayay oo uu beer afgooye ah iskaga nasan lahaa dalkuna badbaaadi lahaaa.

    • @mohamedadan5120
      @mohamedadan5120 7 หลายเดือนก่อน +1

      Armuu ka cabsaday in la dilo ama wadan kale qaxooti ku noqdo haduu is casiyo, maadaama uu dilay rag badan

    • @abdiharman7451
      @abdiharman7451 7 หลายเดือนก่อน

      WAA MACQUUL INUU BAQAY ODAYGGA XILIGAAS AFRICA OO DHAN AYAA INQILAAB MIIRAN AHAYD CIIDAMADDA MIDBA MIDBUU XOOGAYEY@@mohamedadan5120

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 7 หลายเดือนก่อน +2

    Afweyne dumiyey somalia khalaas

    • @iamasad
      @iamasad 7 หลายเดือนก่อน

      Why ku ceynee qof kaa hooseeya 😢

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ragii lagulaayay jig jiga ninkan ayaa si caqli gal ah usheegay!!.

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x 7 หลายเดือนก่อน

    Sww please ha xaqirin siyaad bare

  • @benzemabenzie3609
    @benzemabenzie3609 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanle cuqdad siyaad bare aa qabtaa 😂😂😂

  • @SadamiidxasanMaxamed-bn1or
    @SadamiidxasanMaxamed-bn1or 7 หลายเดือนก่อน

    Jananka cimridheer iyo caafimaad alaha siiyo

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamed siyaad waxyaalo badan buu ka qabtay wadanka afkeena somaliga, waxbaradho lacagla’aan ah iyo cafimaadka wadadooyin ,jaamacado cibitaalo uu dhisay waxaana dhibka keenay nimankii jabhadaha sameestay xalkuna waxuu ahaa in la samro haddii la samro Allah swt faraj ayaa iman lahaa taasoo ula jeedo ayadoo wadankii la burburiyey umadii la xasuuqay 2 sano ka dib maxamed siyaad wuu dhintay marka somali waxaa ku dhacay isma hurtooy hays haleen

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 7 หลายเดือนก่อน

    Hadalka aan ka qoray sarkaalka waa “ Ethiopia marna xal ma ahayn”

  • @shaaficimohamed2198
    @shaaficimohamed2198 6 หลายเดือนก่อน

    Adkaba caadi ugu galinasa siyad barre inu wax ka sheege. Any way mhdsndn aderna cumri dher io cibado suban allaha siyo

  • @samirr546
    @samirr546 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa khasaare ku dhacay somalida
    Markii la is yidhaahdo wax hagaajiyana qabiil bay isu bedeshaa
    Ciil iyo cadho waynaa
    Hasiimo iyo khasaare badanaa .

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 7 หลายเดือนก่อน +3

    Siyaad bare inuu ciidanka laayo ayuu ugu talagalay cadawga la sheegaaba siyad bare ayuu ahaa hospitalka ugu dhaw waa hargeisa hererna ka dagaal gal irbad dhiig joojin ahna lama heysto halakasi waxa kaga muuqata siyad bare cadawnimada uu hayey war ninku somali ma ahayn garac ayuu ahaa.....

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน +2

      Hadafkisu wxuu ahaa afweyne in aanay ciidanku ku soo jeesan xukumkisa balse uu iska lga sii jeediyo itoopia ilaa uu kusoo jabay

    • @iamasad
      @iamasad 7 หลายเดือนก่อน

      koley waxaa Muuqata in Aadan Si Fcn u Dhagysan Wareysigaa ,waxaad leedahay. Cirbada dhiig joojin ah lama hysto bal ku noqooo soo dhagyso 👋

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 6 หลายเดือนก่อน

    Col cabdi salad cali
    Waxa iga muqda nin shegaya kaliya waxii uu goob joga u ahaa
    Daacadnimo run aqiyaarnimo iyo Alle ka cabsi
    Waxa uu si maangal ah ugu jwbay askartii lagu tooktay garab case
    Waxa isky dayday ayaanlow in col abdi ubaastid maxamed siyaad barre😂😂😂😂
    Wase ka diiday sidii aad rabtay uguma jwbin su'aashadi ee sidii asiga la aheyd ayu ugu jwbay
    Wad mahadsan tahay ayanlow noso badi dadkii hore ee waya araga ahaa
    Col aduunka cimri dheer caafimad taam ah
    Aakhirana Janno

  • @muhammedomar5499
    @muhammedomar5499 7 หลายเดือนก่อน

    Ayaanloow Korneelka 10ka daqiiqo ee u dambeeyaa maxaad so gaar ah uga dhexbaareeysaa?😢
    Just a joke…. Good job Hanoolaato….keep it up

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanle- weriye munaafaq!

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa, Ayaanle Waa ash-shahaado la dirir munaafaq ah.

  • @cismanjawari991
    @cismanjawari991 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanle Talo ahaan waxaan dhihi lahaa xogtaas hala qoro si ay dhaxal ugu noqoto jiilka soo koroyaa ninkastaa reerkisa amaanto

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 7 หลายเดือนก่อน +1

    Run buu sheegay kornaylku, laakiin ayaanle jawaabtaa inuusan ku farxin bay u egtahay. Jawaabtaa mid u dhow waxaa bixiyay alaha u naxariistee Cismaan Maxamed Jeele oo ahaa golihii sare ee kacaanka, oo waliba 8 sano Maxamed Siyaad xidhay.

  • @sooyaalmidia3053
    @sooyaalmidia3053 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qofki kowaad comment ka dhiibtay

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan dhibaato wuu soo arkey

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad 7 หลายเดือนก่อน

    General Cashur sidii loo dilay waydii @Hanoolato

  • @sportlive-bz2wl
    @sportlive-bz2wl 6 หลายเดือนก่อน

    waa dagalki abahay logu bixiyay taliye dhabarjabiye wajaale ayuu ka dagalamyay xabashida ku jabiyay ilhy cafmadka ha u dheeryo lkn manta somalia lama tuso calanka buluga siyad bare ninka ciidankisi dib ulayay alle ha unaxariste from hargeisa cajaaib

  • @user-hi1fv5tm1k
    @user-hi1fv5tm1k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Iyo cadalad daradii lagu sameeyay oo I xanuujiyay oo dhamanteen nataabatay

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 6 หลายเดือนก่อน

    Fudayd ka jooji dee odayga warka ma kadhurayside

  • @user-lw4bf5ci5n
    @user-lw4bf5ci5n 7 หลายเดือนก่อน

    Ayaalle

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 7 หลายเดือนก่อน

    Dad iska yacaya ayey ahayeen Ethiopia ayey kujiran hargaysa ayana laduqaynaya?

  • @xakiimiciise7658
    @xakiimiciise7658 6 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaanle aad baan kaaga mahad celinayaa shaqada aad dalka u heyso iyo dhalinyarada arimaha bdn ka qarsoonaa aad soo gaarsiineyso mideeda kle waxan rapaa arimo dalka muhiim u ah inan kula wadaago sideen kugula soo xariiri karaa maamule

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x 7 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare waxbadan ayuu qabtay

  • @samatarismail715
    @samatarismail715 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan odhankarnaa, dawlad ciidankeedii gabtey..😢

  • @muusefaray8867
    @muusefaray8867 7 หลายเดือนก่อน

    Miig 23 dheh

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 7 หลายเดือนก่อน

    Jaalle Siyaad wuxuu ahaa Madaxwaynihii ugu wanaagsanaa ee Soomaalidu yeelato. Waxaa ka horeeyay Sayidkii M Cabdile Xasan. Waxaa horseedka hogaanka Soomaaliyeed ahaa Axmed Guray. Maanta Soomaalida waxaa hogaamiya Jaajuusiin, Burcad, Tuugo, Iyo Ganacsato dhulka Soomaaliyeed ka iibinaysa Etoobiya, Kenya iyo Carabta.

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa in Xooga Dadka Soomaaliyeed la mideeyo oo dhulkeena la dhiso. Waa in aan Qabiilda Soomaalieed lagu qasbo in ay ku midoobaan Qaran Soomaaliyeed ama in la burburiyo. Qaranka Soomaaliyeed iyi Qabiilo cadow isku dhulka kama dhaxayn karo.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhh reerkiina hanoogu sheekayn jaajuus iyo oday geela masaakiinta dhaca goormay geesi noqdeen

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 7 หลายเดือนก่อน

    Mudo ayaan raadinayay sidii lagu laayay ragii jig jiga ninkaan ayaa runta shegay.

  • @user-vn9ov3ro5t
    @user-vn9ov3ro5t 7 หลายเดือนก่อน

    Warma maku rideeen markay banaankii harta sheekh marayeen 19m mxaad uga boodsiisay.

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 5 หลายเดือนก่อน

    Shanta maylka ayaa la yidhaa

  • @deegandeegan
    @deegandeegan 7 หลายเดือนก่อน

    Banka ayaan maraynaye maxaad noodhaafisay

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu Wadani,ahaa muxuu u dilay saraakiisha iyo culumada ala soomaali run isuma sheegto

    • @iamasad
      @iamasad 7 หลายเดือนก่อน

      Wadaniyada iyo in culumo la dilo mxaa iska Galeee Wadaniyada waa gooni dilkana waa gooni

  • @samirr546
    @samirr546 7 หลายเดือนก่อน

    Xisaabtan ma jiro hala isdilo uun
    Halkii horumar iyo nolol lagu socon lahaa dagaal iyo isnicid uunbaa socota .

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 7 หลายเดือนก่อน

    Qofka Bani aadamak yaraantiisa wixii lagu shubo way adagtahay in lagasaaro Haday AYAANLE Wuxuu kusoo koray warkii Jabhadaha MINGISTE Dabada kariixayay ee ahaa SIYAAD BARE Nin Xunbuu ahaa hada waa Qaadan la,yahay inta wanaaga ee Jananku Siyaad Bare Ka Sheegay.

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 7 หลายเดือนก่อน

    In cashuur sarakishii Hargeisa lagu dilay ayuu ku jiray Cirro ayaa amarka fulinayey amarkuna taliska ayu ka imaneyey isna wati loo dilay inqalabkii,weli ma hayo sarakishii badnaa ee hargeysa lagu layey cid ka warameysa

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 7 หลายเดือนก่อน

    Korneel Qab leh welina ku dhex nool dal jaceylkii iyo wadanimadi itoobiya ayaa nabad nala rabtaa taasi ninki caqli leh wuu garanayaa noolow ader mcne

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 หลายเดือนก่อน

    Alle dile ayaa dhinta tiisi baan galin markii la lahaa ninkan waxba lagama qaban karo

  • @suhaibawkeahmed3161
    @suhaibawkeahmed3161 7 หลายเดือนก่อน

    Maxaa wax lasoo maray!

  • @Drroble4288
    @Drroble4288 7 หลายเดือนก่อน

    Ayanlow walal adiga naftigada dinac karar aya tehe siyad bare si ayad unecebtehe

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 7 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle sidee wax kaa yihiin, wuxuu siyaad barre uga tegay
    Wadanka ama uu qabtay ee
    Infrastructure iyo development
    ahaa miyaad ilawday, yeynu
    Credit kaa siinaa ilayn waa taariikhe.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aduu wuxuu burbur iyo balaayo horseeday mmiyaad Ilawsan tahay

    • @abdullahicumar3176
      @abdullahicumar3176 7 หลายเดือนก่อน

      Ok abaalmarinta intaan lasiin wixii asagaa burburiyay ee marka ma danbiilaa mise waa abaal marin baan siinaa
      Bashaar al asad iyo aabihiis 42 sano ayagoo heysto suuriya ayuu lix bilood ku burburiyay wadankii ninkaas abaalmarin iyo amaan maleeyahay

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 7 หลายเดือนก่อน +1

      Taariikhda Aduunka wixii madaxweynayaal soo maray wuxuu ka mid yahay kuwii ugu xumaa anuu waxan u qabtay eed ka sheekeynayso maan garan

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 7 หลายเดือนก่อน +1

      Siyaad bare wadanka ma burburine ee waxaa burburiyey dad jaahiliin ah oo hub helay. Manta madaxda ama siyaasiinta somalia joogta waa wada sirdoon shisheeye oo khaayimiin ah. Wax taariikhda ka xun majiro oo somalia soo maray dadka manta somalia siyasiinta sheegta

    • @abdirizakcumar1272
      @abdirizakcumar1272 7 หลายเดือนก่อน

      Somalidu cadifda qabiilka ayaa Kala
      Weyn xaqiiqda waa xanuun, ilaahay ha
      Innaga daweeyo.

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad 7 หลายเดือนก่อน

    AHUN ADEERKAY General Cashuur Runtii wwxa uu ahaa geesi
    Ciro iyo Team kiisa baa dilay nin,kani waxa muuqata in uu lug kulahaa

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku cadaynaysaa inuu kunluglahaa reerahaan cuqdad baa dishay

    • @ilyare99s
      @ilyare99s 6 หลายเดือนก่อน

      Canshuur xog badan buu kahayaa dilkiisa ninkaas odayga ah xiriirkiisa raadi waxbadan bu iga shekeyay isagu waxba kuma lahayn lakkn anigu waan ku qancay qaabka uu iga sheegay dilka ninkaas.

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 7 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis siyad barre qashinka hadda jooga ayuu ka fiicnaa

  • @user-ut4dd8cs6b
    @user-ut4dd8cs6b 7 หลายเดือนก่อน +1

    tayeglow magaladrydi ❤❤❤❤ respect

    • @engazaad8760
      @engazaad8760 6 หลายเดือนก่อน

      Wll tayeglow yaa daga

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 6 หลายเดือนก่อน

      eelay ​@@engazaad8760

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 7 หลายเดือนก่อน

    Ciidankii lagutoogtay jig jiga ninkan ayaa runta kasheegay, wayo War macquul ah ayuu shegay.

  • @AMA-Online
    @AMA-Online 6 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida yar iyo wayn Waddaniyaddu waxay tahayba ma fahansana!
    Waddaniyadda uu lahaa maxay tahay ninka naftiisa ka doortay dalkii iyo ummaddii dhammayd?! Subxaanallaah !

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wad qabyalad warrantay
    Yaa waxyello

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa nin wax badan og maxaa yeelay wuxuu ka mid ahaa saraakiishii sare ee dagaalka hogaaminaysay. Weli wuu ka soo Horjeedaa Ethiopia iyo gumeysigeeda.

  • @user-wy8kq1ch3g
    @user-wy8kq1ch3g 5 หลายเดือนก่อน

    Dawlada baadayac day cabdi salaad madax tooyada inuu kunoolaado buuxaq uleeyahay sorry

  • @Sosman2248
    @Sosman2248 7 หลายเดือนก่อน

    Wadani waa ninka dadka iyo dalka u tura ama u naxaya. Nin kursi iyo xukun jecel wadani ma noqon karo ee waa dictator.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 7 หลายเดือนก่อน

    Kan wariye kusheega ah cuqdad ayaa dishay xawaadlaha uu kadhashay gobolkii hiiraan waa lagula noolaan la,ayahay waana kii maalin dhaweyd shirkoodi qabiileed warvsaxaafadeedka nairobi ugu akhrinaya muxuu eedeeyaa

  • @fuadhassanduale2411
    @fuadhassanduale2411 5 หลายเดือนก่อน

    Duli xun baad tahaye. Waxani wareeysi maaha

  • @samirr546
    @samirr546 7 หลายเดือนก่อน

    Waan ka xumahay adeer
    Cadaalad daro
    Naxariis daro
    Qabiil isu kala soocid
    Hoos uun ha u socdeen!!!!