Sxb, waa runta dalka waa lawada leeyahay.lkn, wax ayaa idinka qaldan, miyaanaad ogayn in cadawgu dhan walba inaga xigo. Jabouti iyo reeraha galbeed ee la hubaynaayo ayaad ku halaynaysaan ilayan weydanka xukinkii gacanta u galiyey waxaad ku sheektay isbadal doon eed ogtahay halkuu inala maraayo e. Mida labaad ciidanka qaranka aniga oo habar awala cidi igagama badna. dagaalkii u dambeeyey ee gorilugud ayuu ahaa sarkaalkii huwanta casharka u dhigay. Adeer wadanka dawladii aad dooraday iyo inamadiina xirsi iyo ina xaashi ayaa burburinaaye e hurdada ka toos oo dhulkaaga difaaco oo ciidankaaga ha iska qaramayn ayaan ssc gacanta lagu galina. Waa iga talo. hadii Habar awal ku walac. saa dambaad garan waxaan kuu sheegayo!
Ninyahow Isla yaab md hore muuse sharaf iyo karaamo ayuu Lee yahay allah ha barakeeyo edab darada iyo aflagadada ka daa anigu nin hjeclo ah Ayaan ahay xishmad iyo qadarin iyo wanaag iyo duco Ayaan uhayaa md muuse hjeclona inta badani warkaana maanta ayaa igu dabaysa no more to watching you sir
Anigo Ah nin solo madow Ah tolkay Habar jeclo waxan kula talinay tolkeyow ciidamada SSB idinka samaystay o hubkana ibasaday sababtii iyo coladii ciidamada SSB Aynu u Samay sanay ila hada waxba iskamay badalin o ila hada coladii way tagan tahay waxan idin leeyahay Habar jecloy maanta Ciidamada SSB Hadii la qarameyo waxad ogatan inay Huwantu Ay magaloyin badan o Habar jeclo ledahay inay Huwantu la waregayso o Ay Habar jeclo Hadaba waxa is waydiin leh maxa ciidanka SSB hada kuso beegay in layidhahdo waa la qaramenaya Sababta loo leyahay ciidamada SSB waxa weye in Habar jeclo Adhaxda laga jabiyo o cadowga iyo somali o isaso bahaysatay loo jabiyo Habar jeclo Tasa Habar jeclo lala doonaya war Hooy tolkeyo waxan idin leyahay caqliginu Haa shaqeyo o ciidan kiina maanta dalkiina iyo dadkiina difacaya ee Aad same saten yaan la qaramenin Hub kiinana Haa warejinina ila inata Ay coladani si uun Ay noqo nayso ciidanka SSB iyo Hub kiina yaan la qaramenin wixii jabahado same sanaya waxba inaga inagama galin Habar jecloy Anigu ma garanayo gortad sida khayrkin u Fakaraysan durtaba waxad qadaten inanki yaraye oyaye Hadalkii malinti dhawed ee Cadowgu uso dhiibay Habar jecloy maskax dadu yee noqon maqal lagula leeyahay o Aan 10 musbar iyo lagu furanin mufatiix
Habarjeclo waxay ku waalatay subeer awal xaad ku maqnaydeen markii muuse biixi 7 sanno ku jiqsiidu ku socotay ee jabhadaha iyo buuraha loo fuulayey waxa subeer awal iyo cirro waxa dhexeeya wax habarjeclo u taal maaha habarjeclo dagaalkan deegaanadeeda ee aan dhamaadka lahayn
Xabaashii subeer dhulbahantaa ilaaliya,ayakaa nooga masuul ah,inta ciidanka qaranka ku jirta ee subeer awal ayaanu ka soo kaxeyneynaa, jigjigi meykeeda ha sidato,adeer meydkaaga iska sido
Ilkacasaw dad waxa ugu aqoon liita Nimaan reerkooda mooyee reer kale arag xuduudaha somaliland masha inta habarjec dakto wadanku xududo kale ayaa jira xeebaa jirta wax ka imam karaan oon ognahay hadbaajra shalay isaaq lagu laayay waxaasi kahortag bay doonaysaa ma waxad doonaysaan sidii lagu habarjeclo loogaaday dacawalay loo gaaday in wajaale ceelsheekh😅 gabilay laygu gaado oo masaajidada iimaamka lagudilo somaliland cd iiga lexejeclo badanima ma 25 sano ayaan habarjeclo ka laaluushayay si aan lacagta soomaaliya uga bedelo Ilkcaow buurmadaw maanta wuxu sheegay inuuciro kulca socday wada hadalka soomaaliwayn xasan wuu ka baxaye umadasda raac taa maxaad u arkiwayday ta habsrawal wad aragtay inanka dagaalka ku jira ee ladilay maxaad uga hadliwayday habaryoonis ayaa ka hadash Guul Somaliland
Ilko casow reerka ha gafin submer awal meel ay jabhad ku haystaan ma jirto muuse bixiina meel uu h ub ku haystaa ma jirto merl walba waa wada joogaa beenta la ha joojiyo nin meel ka Hadley oo aanu reerku la Socon ayaan loo maqlin
Daan daadsigan adkahadlaysa wamaxay ilkacasow raggu wa cole markay kugutuuran hal iyo laba maad toban kutuurtan cadawga sidukuladhaqma loladhaqma laakin bal ukaadi wa intasoykaqaleyane wa waali wallaahi iyo doqoniimo
Hhhhhhh shalay garxajis ayaa ka dabeeyay jabhado in lasoomeyo takale habar awal deegan kama aha sanaag lascanood balse habar awal hargeesa iyo Barbara ayeey dagaan ka yihiin anoo habar jecla ayaa hadalka kule takale buur madoow shalay dhulbahante wuu losocday maxaa mata isbadalay
Askariga 800km kaaga soo gurmaday sowtan yufule lagu lay naayaa waar ha noo gafin jabhadna halkay joogto ha soo cadeeyo beenaale did laguu dhagaysan maayo
Ilkacasow sxb reerka Awal da WA goobe cadawga xagaha haw qabaan , hiil iyo hooba way la garab taganyihin jumiriyada Somaliland ,
hoyadaa super Awal wasye difaco dhulkaga
Hooyo malihid sowmaaha waayo ilmo xalaal waxmacaayo laakiin wuudoodaa
Dalka waalawada leeyahay marka iyaga lasoodhaafo halkaad kunoolaan
Sxb, waa runta dalka waa lawada leeyahay.lkn, wax ayaa idinka qaldan, miyaanaad ogayn in cadawgu dhan walba inaga xigo. Jabouti iyo reeraha galbeed ee la hubaynaayo ayaad ku halaynaysaan ilayan weydanka xukinkii gacanta u galiyey waxaad ku sheektay isbadal doon eed ogtahay halkuu inala maraayo e.
Mida labaad ciidanka qaranka aniga oo habar awala cidi igagama badna. dagaalkii u dambeeyey ee gorilugud ayuu ahaa sarkaalkii huwanta casharka u dhigay.
Adeer wadanka dawladii aad dooraday iyo inamadiina xirsi iyo ina xaashi ayaa burburinaaye e hurdada ka toos oo dhulkaaga difaaco oo ciidankaaga ha iska qaramayn ayaan ssc gacanta lagu galina.
Waa iga talo. hadii Habar awal ku walac. saa dambaad garan waxaan kuu sheegayo!
😂😂😂habar awal qaybta dacaamka halagu ogaado reer somaliland
@@qurbaawis642 sax dee reer magaalku madagaalamo waayo noloshaa macno ule bal ufiirso soomaali dadka dagaalama waadadka badawnimada lagusheego askarta manoqdaan ee siyaasiyiin ayay noqdaan Habar Awalna maihi walaahi xataa reer abit wala reer ayeeyo wala dumaashi kumalihi laakiin runtu waalamahuraan
Thank you for your service, ciidanka qaranka, SSB,G36
isaaq hakala saarin oo weliba habar awal ixtiraam bay inaga mudan yihiin
Guulayso soomaliland SSB guulayso ciidanka qaran SSB soomaliland ❤❤❤❤❤🎉
Cawaa Dhurkeyn iillaahay Haa iillaaliya Degan Haanaa Guuleyo Ciidanka SBB 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Reer somaliland weyan ssc
viva SPSA77
Guul somaliland
Anagu
Wan
Oganahe
Ciro
Usheeg
Hj Naasoweyne
Yaad u wadaa hj waa dhulkiina difaacda
Aad baan ku salamaya Mujahid ilka-Case runtaa weeye waxaa gudaafada ah ee dharka raga gashan ee inanta yare kalyaha buurani beedka lacunaysa.
Nimanka Dhulbahante waa in gacan la saara
Ssb is a prank isn't real defenses group
They are just pretending for the defending their region. They are never moved forward.
Aya cadowga sameyey rinta isku sheiga ilmaderayal
Fariid wll jilaa ilkacase.
😂😂😂 waa mirqaansanyahay
Adeer dadka maxaa kaagalay haday doonaan hadabar goaan
Shalay Asgarigii aad disheen jiida hore bal kawaran isaga
Cuqdad Muuse iyo SuberAwal ayaa ku haysee kiniin caloosha ku dhaqaajiya doono
Ninyahow Isla yaab md hore muuse sharaf iyo karaamo ayuu Lee yahay allah ha barakeeyo edab darada iyo aflagadada ka daa anigu nin hjeclo ah Ayaan ahay xishmad iyo qadarin iyo wanaag iyo duco Ayaan uhayaa md muuse hjeclona inta badani warkaana maanta ayaa igu dabaysa no more to watching you sir
Guul insha aalah Somalilnd
Madaxweynihii aynu dooranayba wuuba iska hurdaa waa nin foorara oo korba madaxa u qaadeynin
Maxaa wadan la difaacaa adeer cire runta haka hadlo anaka aamusnaan
Ma rabnee
Muxuu qarinaayaa
Hadii uusan maamul wax ka aqoon muxuu iskaga deyn waayey
Anigo Ah nin solo madow Ah tolkay Habar jeclo waxan kula talinay tolkeyow ciidamada SSB idinka samaystay o hubkana ibasaday sababtii iyo coladii ciidamada SSB Aynu u Samay sanay ila hada waxba iskamay badalin o ila hada coladii way tagan tahay waxan idin leeyahay
Habar jecloy maanta
Ciidamada SSB Hadii la qarameyo waxad ogatan
inay Huwantu Ay magaloyin badan o Habar jeclo ledahay inay Huwantu la waregayso o Ay Habar jeclo Hadaba waxa is waydiin leh maxa ciidanka SSB hada kuso beegay in layidhahdo waa la qaramenaya Sababta loo leyahay ciidamada SSB waxa weye in Habar jeclo Adhaxda laga jabiyo o cadowga iyo somali o isaso bahaysatay loo jabiyo Habar jeclo Tasa Habar jeclo lala doonaya war Hooy tolkeyo waxan idin leyahay caqliginu Haa shaqeyo o ciidan kiina maanta dalkiina iyo dadkiina difacaya ee Aad same saten yaan la qaramenin Hub kiinana Haa warejinina ila inata Ay coladani si uun Ay
noqo nayso ciidanka SSB
iyo Hub kiina yaan la qaramenin wixii jabahado same sanaya waxba inaga inagama galin Habar jecloy Anigu ma garanayo gortad sida khayrkin u Fakaraysan durtaba waxad qadaten inanki yaraye oyaye Hadalkii malinti dhawed ee Cadowgu uso dhiibay
Habar jecloy maskax dadu yee noqon maqal lagula leeyahay o Aan 10 musbar iyo lagu furanin mufatiix
Caanyo dheregtey caasha boorigey ciidan kisaaye
Cumbulyeynta reeraha xigaay kulla,carawdaaye caddawga iyo shisheeyaana wey ucabbanaataaye (waa,reeraha ,sacad Muuse)
G 36 iyo ssb uunbaad sheegtaaye ciidankii qarankani lahaa ma faryaro bidix ayuuka baxay mee
GEESi QARAN LÁAKIIN BUUR MADAW LAUGH 😂😂😂
Wallaahi in aanay huwan hub iyo rasaas midna jayn ee waa ha la moodo in aad wax isla haysaan
❤❤❤❤❤H A....H J❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Markaad reerkiina aad u hiilanaysay meyaad i looday
Ciidankii muuse biixi dhisay ee madaniga ahaa ee SSB ayaa futadaada difaacaya ee askaria qaranka ee sanaag ku dhintay keen cidii dishay adhlaxyahaw
Ciidamada ssb iyo g 36 dagaal.ayey ku jiraan beelahooda ayaana hubeeyey maalgaliyey way dadaaleen lkn wixii kuwaa ka soo hadhay garanmaayo
Dhiloo difaacoo dhulkaga😂😂😂
guuuul Somaliad ❤❤❤❤
❤❤
Iska celi dee LGPTQ idinka isla yaqan reerahasiyeh
Dadkan aan cadowgu weerarin baa ciidanka medeniga ah I arka dhibaato kama Diwan qof kujira uurka hooyadiin ceerigaabo raga miyiga joogaa guri maseexdo
Afqashuushow cantarabaqashka kalahadh m Muuse libaax
Ssb iyo g 36 waa rag waayo waxay xoojiyeen ciidankii qarankii beesha habar jecli iyo habar yoonis bari waa rag wayna iska dhiciyeen cadawgoodii
Inantan maxaa kudaba dhigay kuwiinii maxaad uga sheeken weday naasWene inoobixiyay calooshA ku taagan
Habarjeclo waxay ku waalatay subeer awal xaad ku maqnaydeen markii muuse biixi 7 sanno ku jiqsiidu ku socotay ee jabhadaha iyo buuraha loo fuulayey waxa subeer awal iyo cirro waxa dhexeeya wax habarjeclo u taal maaha habarjeclo dagaalkan deegaanadeeda ee aan dhamaadka lahayn
Xabaashii subeer dhulbahantaa ilaaliya,ayakaa nooga masuul ah,inta ciidanka qaranka ku jirta ee subeer awal ayaanu ka soo kaxeyneynaa, jigjigi meykeeda ha sidato,adeer meydkaaga iska sido
hooyadaa muuse was xanuun muuse la yidhaa baa wada haya futo xunta
raga iska celi subeer awal iyo muuse midna isma haysane
War kaaga oo kaliya ayaan haya war sax ah ee soo wad xaqiiqda ceerigaabo
inadeer kada hadalka naxligaberaya adiga❤ ayaankugarabtaaganahay❤ 9:50 dhimasho iyo dheefba adiga ayaan❤ kulawadagaye❤
Adeer jabhada carabka lamarmarinayaa adeer waxay ahayd fakshan ee haddii habarawal ay samayso jabhad dhulkaa dhaqaaqi lahaa markaa malaha qoladan reer bari aqoon la.aanbaa ka haysa habarawal adeer jaamac baanu idiin furi
Warkaana anigoo muuse ismaaciila ku leh ,dubna hawsii dayn
Adeer ciidanka qaranka kuwa Zubeer Awal kaga Jira ee maalin walba dhintaa ma habarjeclaa
Ilkacasaw dad waxa ugu aqoon liita Nimaan reerkooda mooyee reer kale arag xuduudaha somaliland masha inta habarjec dakto wadanku xududo kale ayaa jira xeebaa jirta wax ka imam karaan oon ognahay hadbaajra shalay isaaq lagu laayay waxaasi kahortag bay doonaysaa ma waxad doonaysaan sidii lagu habarjeclo loogaaday dacawalay loo gaaday in wajaale ceelsheekh😅 gabilay laygu gaado oo masaajidada iimaamka lagudilo somaliland cd iiga lexejeclo badanima ma 25 sano ayaan habarjeclo ka laaluushayay si aan lacagta soomaaliya uga bedelo Ilkcaow buurmadaw maanta wuxu sheegay inuuciro kulca socday wada hadalka soomaaliwayn xasan wuu ka baxaye umadasda raac taa maxaad u arkiwayday ta habsrawal wad aragtay inanka dagaalka ku jira ee ladilay maxaad uga hadliwayday habaryoonis ayaa ka hadash Guul Somaliland
Ilko casow reerka ha gafin submer awal meel ay jabhad ku haystaan ma jirto muuse bixiina meel uu h ub ku haystaa ma jirto merl walba waa wada joogaa beenta la ha joojiyo nin meel ka Hadley oo aanu reerku la Socon ayaan loo maqlin
Warkaa aad leedahay jabhad spsa baa leh oo hargaysa joogta waa been sal iyo raad leh
Noo xaqiiji dhimasjada abdimadoobe
Wayahee maxad raga ulaynaysaa markaa ma adaanu kula dagalanaa war nadaa ceebtiinu wataa
Habarjeclo wax iska celiya oo buqdharkayn xoreya
Ma iyagaa leh buuqdharkayn
Qabyaaladu xoog badanaa
Shelay maxaad lahayd
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Daan daadsigan adkahadlaysa wamaxay ilkacasow raggu wa cole markay kugutuuran hal iyo laba maad toban kutuurtan cadawga sidukuladhaqma loladhaqma laakin bal ukaadi wa intasoykaqaleyane wa waali wallaahi iyo doqoniimo
waryaa ilko xumow dhagayso markaad na la haydeen bariisbay keeneen anagu ciidan gaara maanaan lahayn e ciidan qaran ayaanu ahayn oo 34 sano bari ku dhimanaynay abaalna kaama hayno balse imikaanu ciidan gaara samaysanay oonu marna idinku caawino marna idinku weerarno qaramayna mayno anagu
Wax laakin adiga waxa ku haya xanuun suber awala ilahay ha kaa qado wan ku soo ducaynaya
Waryaa nin kii aad yufle ku disheen ka sheekee
Maxaad ku disheen boqor boqor ka bax
Hhhhhhh shalay garxajis ayaa ka dabeeyay jabhado in lasoomeyo takale habar awal deegan kama aha sanaag lascanood balse habar awal hargeesa iyo Barbara ayeey dagaan ka yihiin anoo habar jecla ayaa hadalka kule takale buur madoow shalay dhulbahante wuu losocday maxaa mata isbadalay
Askariga 800km kaaga soo gurmaday sowtan yufule lagu lay naayaa waar ha noo gafin jabhadna halkay joogto ha soo cadeeyo beenaale did laguu dhagaysan maayo
Ilka casoo maad garan jabhadan waa jabhad hunguri oo waxaa ina baray jabhadii buurta gacan libaax oo waxaa laga baadhaa dadka qurba jooga markaa Habar Jecelo faan uun baa haysaa maa burburisaan saldhigyadooda si aanay awood yeelan dhinaca G36 ayaa dhul badan gaadhay idinka fiican laakiin idinku waxiino faan iyo faata dhug baabuurta ayaan baa wadooyinka eridaan
Wa ina buuhodle madfac lagu garaca dee cidnkana nin salamadowe loo dhiiban
Hadaad afxumada joojin weydo subseer awal xadiis kuma hadashide iska celi dhulbahante naagyow
X,dhiban,oyaye,ooqarameyey ssb
Fariid
Raga liita oo dhan baa hooya cayga yaqaana e ilka casoow la dhac deeqa afroo
Hooyada wasa suber futada ilaalina
Ilahooow sahal😅😅😅 amuuraha
Adigu muusaad kuwAlatay beenaaloo ilaahay ayaa boqorah adigu waxaad island dhigtaa nin ilaahay yaqaana beentaaduna waxay ka dhamaan weday habarawal iyo muuse biixi ayaada ku waalataye
WAA BEENTA
Difaacayaasha qaranka
Warya ninkow reeks awal Afka nooga leexi reer kaga iyo arimohoka kugu ma haysano Anaya i dhaaf niyow
Waan grty
Waar adigu siyasada waxba kamaad fahmin
Beenale ma buqdhurken ayaad imaan kartaa
Kkkkkkkkk
Anigu isaaq ma ahi lkn subeer awal haday rag yihiin ha tegaan foromaha dagaalka inta walaalahood dhabar jabinayaan
Oo.yaa.tahay.