Dhawaaqi Xornimo (18 May) Heesta Xuska Shidan - Maxamed bk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ค. 2019
  • Dhawaaqi Xornimo 18 may - Hees Shidan. Official Video music song About the Somaliland Country Flag
    Lyrics: Daahe gaas
    Melody: Maxamed bk
    Music: Bulshaawi
    Edited: Copyright video and audio © Somali New Entertainment
    #18may #bk
  • เพลง

ความคิดเห็น • 762

  • @zamirqalqaali5557
    @zamirqalqaali5557 5 ปีที่แล้ว +289

    MaXaMeD siciid pk ale ha inoodaayo

  • @abdikaniomaryareyare2264
    @abdikaniomaryareyare2264 5 ปีที่แล้ว +145

    Codmacaan maxamed bk iyo reer Somaliland Alle ha idin deesto hormar waxan waxan ahay shaqsi reer miqdishawi ah lkn jecel hormarka walalheyga reer Somaliland waligiin jira💯💯💯💯💕💕💕💕

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +7

      HArgeisa yaa ka xiga a muqdsho iy hargeisa isma haystaan shacbigana waa mid ee siyaasada la isku haysta a hargeisa ada aleh muqdishanaa anaa leh wadnaka somali qof somali qof somali ka xigaa wa xaaraan ma dhacin dhacina mayso ka is yidhaa samee waa hunguubayaa lumayaa

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 4 ปีที่แล้ว +4

      #Abdi
      Ito inta calosha fcn lehiba guulaysta

    • @xayiramedia8952
      @xayiramedia8952 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdikani Omar yare Yare mhdsnd bro

    • @muztafehazmar3382
      @muztafehazmar3382 4 ปีที่แล้ว

      aamin

    • @maxaakaalilaahiya5063
      @maxaakaalilaahiya5063 4 ปีที่แล้ว

      Alla haku daayo adigana walaal

  • @jackjoseph2743
    @jackjoseph2743 7 หลายเดือนก่อน +18

    I'm from SOMALILAND but I live in Djibouti and I hope that my future wife will be in SOMALILAND because it is my mother land and I can't forget it

    • @user-lf2jy4hv6b
      @user-lf2jy4hv6b 3 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh so go back to somaliland then

  • @nimcoawil3659
    @nimcoawil3659 5 ปีที่แล้ว +399

    Bk wanku tagi jiray waligeyna wanku tagi donaa Abti ano xmr Udhashay wlh wanku jiricoda hesa jamuriyada barakeysan wayo waxan jaqay naas isaq love U somaliland

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +27

      Maasha Allah Noolow hadaad jaqday naas isaaq Somaliland waad leedahay hooyaa laysku hubaa xamarna nabad Allah ha siiyo nabad gal meel kastood joogto

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 5 ปีที่แล้ว +12

      Ayan awil abtio wan ku jeclahay alleh hanabadeyo somalia waxa kunol dad somalia inshallah khar ban u rajaynay nah reer xamar nah

    • @salaanibnugiriig1469
      @salaanibnugiriig1469 5 ปีที่แล้ว +7

      Ayan abti waxn ku leenahay anagu waanu ku jecelnahay xamar allena ha qaboojiyo

    • @khalidanwar3680
      @khalidanwar3680 5 ปีที่แล้ว +4

      ayan awil masha Allah ilahy ha ku sharfo abti macan bk na wa abtiga tageradada wx wayn bay u tahay

    • @nimcoawil3659
      @nimcoawil3659 5 ปีที่แล้ว +2

      @@khalidanwar3680 thnk abti mcn intaa iyo inkabadanba weyiga istahilan shacbiyada wandankeyga

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +44

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    na iso dheh walal mahadsanid ‎ in badan{ ﷺ }

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 5 ปีที่แล้ว +59

    Inta bk taageerta mise inta kale inta ragerta waan salamayaa inta kale hayska maqnaato dee intaasa iga badan likede

    • @mooyimaaqaan9177
      @mooyimaaqaan9177 3 ปีที่แล้ว

      thanks abwan daha cabdi gas iyo m bk good sog

  • @fatiminaking7052
    @fatiminaking7052 5 ปีที่แล้ว +119

    Hanti Qaran BK Geesi naga Dhashay Anaka ka badan 💚☁️❤️

    • @fathiamohamed4183
      @fathiamohamed4183 5 ปีที่แล้ว

      Waaaaw bk hanti qaran Nolaw cadawga ha jabo

    • @idilindho7962
      @idilindho7962 5 ปีที่แล้ว

      🏩🏩🏩🏩🏩😅😅😅

    • @zamzamzubayda746
      @zamzamzubayda746 4 ปีที่แล้ว

      @@fathiamohamed4183 aamin wllo

    • @faadumojaamac4780
      @faadumojaamac4780 3 ปีที่แล้ว

      Bk.👍👍👍👍👍👍👍👏💚🍨❤🏣🏣🏣🏣🏣🏣🚄

  • @saidhamse1484
    @saidhamse1484 5 ปีที่แล้ว +182

    Waan kufaanaa hadaan nahay reer somaliliand maxamed siciid cabdi pk inta ila mida lk zaara

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว

      Sidii hodan cabdiraxmaan ka dul dagi maayee minyaro hala soo weydiiyo faadumo quruxwanaag.

    • @Mohamed_Abdi-YTA
      @Mohamed_Abdi-YTA 4 ปีที่แล้ว

      @@yusurmariinxiga4277 abti ma inaga iska dheex bilowana abti xuushod ku dar de

  • @idiriscabdiraxman9915
    @idiriscabdiraxman9915 ปีที่แล้ว +4

    Anoo og inuu yidhi heesahayga hadhagaysanina hadana xaalka iyo wakhtiga na biday legend hayeey qarana taariikhda ku xusidoonta maxamed siciid bk

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +20

    BK unconditionally love brother..... Illaahow ku Barakee.... Jecliyaaa Somaliland.... Illaahow Somaliland noo Rumee Aamiin Yaa Rabi

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allah Hees♫☜ Shidan✔ oo duco wadta Amiiiin amiiiin fanan qaliya Tagero buxa fanana Afgaban oo sharfa leh Bk 😍😍😍😍😍😍😍From Hargeisa cadey🖑❤ ⚪🍀

  • @jamalali3280
    @jamalali3280 5 ปีที่แล้ว +125

    Maal iyo murtii ayaa nagaga baxday ninkan qadaadweynay idinku bilaashbad ku dhagaysatan kuna daawatan ee imika wixi ka danbeya lacagban idinku soo qorayna insha allaha liketa igu boba taageryasha bk

    • @anr4578
      @anr4578 5 ปีที่แล้ว +1

      Jamal Ali mmmmmmkk lcg yoube way diista nh

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 5 ปีที่แล้ว

      @@anr4578 abayo see cml nooh bixi lacagta hadi kale youtubeka block ayaan ka saraya nooh kkk

    • @anr4578
      @anr4578 5 ปีที่แล้ว +1

      Jamal Ali kkkkkkk bowe sorry awod ma ulihid

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 5 ปีที่แล้ว

      @@anr4578 baayo ha iga xanajin hadi kale balo wa jidhi karta isasabo baayo balo ma jidhe

    • @anr4578
      @anr4578 5 ปีที่แล้ว

      Jamal Ali hhh I’m laandheer girl kacarar mesha

  • @mahamudqarazta5821
    @mahamudqarazta5821 5 ปีที่แล้ว +162

    Anigu Wxba Igama Gelin Somallind Iyo Somalia Wxy Isku Hyztaan Lkn Bk fanaan Ahaan ban utaaGera

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 5 ปีที่แล้ว

      runta

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

      Waa fanaankaagii taasaa muhiim ah

    • @zahraibrahim6236
      @zahraibrahim6236 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa runta walalo qofka shaqsiyadisa aya laku ixtirama wuxu dono haa aminsanado isaga aya lee dorashada

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว

      BK ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @adnanasir4160
      @adnanasir4160 4 ปีที่แล้ว

      Zahra Ibrahim wllo isjecel

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 5 ปีที่แล้ว +37

    💚💭❤Somalind My Dhiiga
    Alllow Somalind Dhowr
    bk Bk Hantida Qaranka Wale
    waa wadani Dhab Ah alle Ha ku daayo Bk Bk Heesta Qiirada
    Rerrar Na Dhibay Iyo Qabiilo Dhintay Top song

  • @naemamuse
    @naemamuse 4 ปีที่แล้ว +20

    Iam so lucky to be somalilander💝

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 5 ปีที่แล้ว +44

    Bk Mnshallah argaaga farxad I ah ❤️
    Ilahow ku dhowr nin Wadanimadiisa iyo jacaylku uqabo dhulkiisa ku hantey millions ka Qalbi ee umada jamhuriyada barakeysan Mnshallah walee Bk hanti qaran

    • @mukhtoabdi8861
      @mukhtoabdi8861 5 ปีที่แล้ว +2

      Waarunta wlashy masha allah guul somaliland

    • @Goraygacad
      @Goraygacad 5 ปีที่แล้ว

      mohamed siciid bk.magaca iyo cimariga allah kuu dhereyo.aamiin.jiir oo jooga

    • @nasranasra5377
      @nasranasra5377 2 ปีที่แล้ว

      @@mukhtoabdi8861
      Welcom

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 5 ปีที่แล้ว +24

    Kkkk
    Hanti qaran Bk noolow qaranimada u dhinta dadkaygow.💚💟♥️

  • @adnanmokhtar3271
    @adnanmokhtar3271 5 ปีที่แล้ว +89

    Bk Hanti Qaran ❤
    Somaliland Allow Dhowr
    My Homeland 💚💭❤

    • @nimcosagal2158
      @nimcosagal2158 5 ปีที่แล้ว

      masha allah guul insha allah

    • @zamzamzubayda746
      @zamzamzubayda746 4 ปีที่แล้ว

      Aamin wllo kuwii guulaysta ilaahay ha Inaga yeelo 💋💋💋❤❤❤

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 ปีที่แล้ว +35

    Mansha Allah geeesi qarana noolow magaca Ha jiro cadowga macilebaxo hore usoco Alle Ha Ku xifdiyo geeesi qarana Alle ka qabto ishaa cadowga iyo xasdinta kaxune horumarka iyo nabada somaliland Alle Ha Ku barakeyo Bk geeesi geeesi

  • @user-oe7tj4rk7u
    @user-oe7tj4rk7u 18 วันที่ผ่านมา +1

    Eryadii abawaan daahe gaas codkii iyo laxankii bk
    Musiga bulshaawi inta daawanay 2024 farta taaga s.lander

  • @iamalegend8778
    @iamalegend8778 5 ปีที่แล้ว +23

    Maxamed BK is a legend. May God bless you brother.

  • @aminaamin2078
    @aminaamin2078 5 ปีที่แล้ว +52

    Vive la SOMALILAND. K Allah protege notre pays de tous les mauvais oeils. j ai la chair de poule quand j ecoute les chansons comme ca. Vive Bk

    • @axmedak8305
      @axmedak8305 4 ปีที่แล้ว

      maxmed siciid abdi bk nin weyn baa tahy pro cadowga u nolow

  • @khadarsimba2313
    @khadarsimba2313 5 ปีที่แล้ว +48

    Somaliland dadkan dhalashada wadagney I am hawiye irir samaale isaaq irir samaale allow idin daa dadkeygi

    • @abdikadirxabxab893
      @abdikadirxabxab893 3 ปีที่แล้ว +5

      waar anagu carab baan nahay waxay wlltinmada ad shegayso

    • @mrxudayfi6947
      @mrxudayfi6947 3 ปีที่แล้ว +3

      Irir Samaale dhalasho miyaa kkkkkkkkk

    • @nuuradiinmaxamedxusen2897
      @nuuradiinmaxamedxusen2897 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wllo

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 2 หลายเดือนก่อน

      my dhiiga 🩸🩸hawiye walal an lawada haysan idinma ilawno ciyalka an tarikh hayin in badan ba manta fahansan wada dhalaahada irirsamale❤lkn adu wabad ogayiid 4 years ago bad so qortay❤🙏🏾🩸🩸☝🏾

  • @gigiali7597
    @gigiali7597 5 ปีที่แล้ว +21

    maxamed bk mashaallah libaax geesi noolo

  • @randamuse5079
    @randamuse5079 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxa kale oo mahad mudan Abwaanka erayada sameyey Abwan Daaha cabdi Gaas jir oo joog daaha gaas❤💯

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 2 ปีที่แล้ว +16

    I listen every 18 may....my favourite song 🎵 Somaliland guul insha Allah 💚🤍❤

  • @fosiyabedda5655
    @fosiyabedda5655 ปีที่แล้ว +11

    Heestaan ugu Jeclahay heesaha Somaliland ❤️🤍💚😍😍😍...Kalgacal aan dhamaan dhexdeena ka Yeel Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Somaliland ha Noolaato ❤️🤍💚💞💞💞

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 ปีที่แล้ว +5

    Dhamaan dhaayihii
    Dhugtee dhab urumeeyay
    Dhamacdii loo maray
    Dhismaha qaranimee
    Dhalaankii danbana
    Dhexdiisa raaxo ku helee
    dhadhamiyay xornimo
    Dhumuc Ciidan qaranimo
    Dhaarsani geesaha kajoogaan
    💚💚💚💀♥️♥️♥️

  • @kawsarxasan1707
    @kawsarxasan1707 4 ปีที่แล้ว +24

    Heestan kama dalo dhagaysigeda
    Wnnjidhidhicodaa markan marayo xusban udhigna inti dhimty 😢calankan somaliland alle dib nogama celiyo wn ku hos dhalañee mansha allaH
    Alle alle ha no barakeyo wadankena💚🗯❤

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +23

    "Dherega Qanibaan Dhexdiis ku Ahey"

  • @amiinyarechannel
    @amiinyarechannel 5 ปีที่แล้ว +12

    bk waa hanti qaran inta bk tageerta like isaara

  • @abdimalekhasan6785
    @abdimalekhasan6785 5 ปีที่แล้ว +11

    Dhawaqi xornimo burcukadhashoo
    Bk nolow

  • @junhvvvhgggv1898
    @junhvvvhgggv1898 5 ปีที่แล้ว +15

    Xidigaha masakiiin wala ilooobey kkkkkkkkk bk king ilahow ku daaa

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah Fanan Jira M. Bk nolow intey nololi jirta 👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍🖑

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +16

    Sunta jaarka xalaashaa kaga ilmaysiisa
    Kaftan Reer koonfur wana jecly inshallah maalin uun waan tegi xamar
    Lkn qadiyadayada hanalgu ixtiraamo hdanu Qadaadyarta nahay

  • @AymanHHamze
    @AymanHHamze 5 ปีที่แล้ว +11

    Fanaan qaran maxamed Bk

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +5

    maxamed bk ha ku daydaan dhaalinta somaliland ilaahay ha barakeeyo isaga iyo caruurtiisa iyo ubakiisaba masha allaah isha xaasidka ilahay ka hay faniintaa kale waxaan leeyahay u kaca dalkiina

  • @cabdicabdilahi5002
    @cabdicabdilahi5002 5 ปีที่แล้ว +32

    somaliland inta jcel like isaar cadowkeedu hashabo💚💭❤

    • @zamzamzubayda746
      @zamzamzubayda746 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin wllkay aamin allow jabi cadawga soliland🇮🇪🇮🇪🇮🇪

  • @mgaas8211
    @mgaas8211 5 ปีที่แล้ว +7

    Somalilander haduu Jiro
    Bk baa Heysta Soccerkas👏

  • @bossog2906
    @bossog2906 5 ปีที่แล้ว +8

    Mahamed saed abdi Bk Nin adag Fanaanka kaliyee Somalilandarka ah nin adag❤❤

  • @somalilanderpure2391
    @somalilanderpure2391 5 ปีที่แล้ว +19

    Guul Somaliland allaw dhawr cadawgeeda cagta hoosteeda galin
    Halyey qaran Maxamed Siciid Bk geerida ku dishaay geedkaa ha ba'o

  • @duniyaaofficialchanan6977
    @duniyaaofficialchanan6977 5 ปีที่แล้ว +7

    Guulyso bk mnsha alaah eescalaa hees

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashalaah guul guul bk ilahey haa ku dhawro 💚🙏🤲🏻✌️💪👍❤️

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 3 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan Daaha cabdi gaas ❤️👏🏻

  • @l.tabdiqani3599
    @l.tabdiqani3599 10 หลายเดือนก่อน +2

    Nagaha no sar Allow Nadhafi Boramuu ka dhacay shirkii dhaqab galay

  • @sagalfowzi9142
    @sagalfowzi9142 5 ปีที่แล้ว +13

    bk fanan aa jeclahay heesta dhiigay ku dhaqajine somaliland jir oo joog🔥♥️🙏

  • @shirdoonqabile7644
    @shirdoonqabile7644 5 ปีที่แล้ว +57

    somaliland iyo maxmed bk way isu eeg yihin alow dhowr somliland

    • @shariifabdi2452
      @shariifabdi2452 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh calanka mareeykan maxaa keeney in aad jeceshixiin xacogaaden miyaa wale maxa taariikh mogdi ax qorteen

    • @saramoe2234
      @saramoe2234 3 ปีที่แล้ว

      Maxad ka wadaa

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 5 ปีที่แล้ว +8

    Msha allh Fanan Qaaliya Maxamed Siciid Bk Ninka Kaliye Fanka Horimar ka Gaadhay Bk💞✊✌✋

    • @kowsarmaxamed3533
      @kowsarmaxamed3533 5 ปีที่แล้ว

      Ilahay hanoo kaaa xafidoo bk fanan aaan ku faano qalbigad igaga taal

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 5 ปีที่แล้ว +7

    Woooow guul somalilnd bk viva somalilnd

  • @abdikadirabdilahimohamed7729
    @abdikadirabdilahimohamed7729 3 ปีที่แล้ว +2

    MOHAMED SAID ABDI BK HANTI QARAN BUU AHAA SACAD WALIBA AMA SIKIN WALIBA WAXAD KU W3YN TAHAY QALBIYADEYNA I.A WAXAN KU RAJEYNAYAA FARXAD IYO GOBINIIYO WAARTA MR HANTI QARAN❤💯

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 ปีที่แล้ว +2

    Bk=Somalilan
    Cadowga Alleh hakaa ilaaliyo adiga iyo dholka hooyo.
    Viva Somaliland forever❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 ปีที่แล้ว +2

    Cadawgaaga Allah ha jabiyo ku jecliye bk inaderkay noolow intay nolol jirto hanti qaran ha ilaan gob duriyada 👑👑👑👏👏👏

  • @queenniitainaqalinle4102
    @queenniitainaqalinle4102 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bk nolaw inte nolol jirto guul somalilnd

  • @amaaarstagram_.1609
    @amaaarstagram_.1609 5 ปีที่แล้ว +9

    Bk Halyay qaran😎😍

  • @khadarsudaysi1785
    @khadarsudaysi1785 5 ปีที่แล้ว +12

    ❤️❤️SOMALILAND💛❤️
    Somaliland dhisantay walee
    Aloow no Barakee Amnigana no siyaadi Reer somalilanad lik

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 5 ปีที่แล้ว +5

    Weeeeeee weeeeeee nice song bk wlle cadawgaa hajabo koraa isarantahay abti

  • @zamzamzubayda746
    @zamzamzubayda746 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah waa fanaan ilaahay u hibeeyey cod tolmoon maxamed siciid bk💚💭❤

  • @faizaadan23
    @faizaadan23 5 ปีที่แล้ว +24

    Mashaaallah❤💋❤💋❤ bk guul wacan allow cadowkaga jabi oo caktah hoose mari

    • @BASHIRTUBE
      @BASHIRTUBE 5 ปีที่แล้ว

      SUBSCRIBE isar walal qali

    • @khadarbaashe3547
      @khadarbaashe3547 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh war dadku waywAlnyehin wlih man naxeen haa dudhito bk lkn sheekh Mustafe iyo diriir iyo barbarwe iyo kiniyaawi intaba wn kanixilaha kan dabigisiba nag yaran laha bk iyo wixifanan shegta waaka fikirkaygiii wll

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว +13

    bk heesahiisa l love tolow minyaro mayga dhigayaa fadumo hala ii waydiiyo

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +5

    Intaan ku Dhashaan Wadanka ku Dhaloo
    Intaan ku Dhaqmaan Dhulkani ku Koroo
    Dhanaba kama tagoo ma Dhaafi Karoo... what a beautiful Text
    Viva Somaliland

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed5014 4 ปีที่แล้ว +8

    Am proud to be a somalilander 🥦🥦🥦🥚🥚🥚🥚♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ifrahahmed8783
    @ifrahahmed8783 5 ปีที่แล้ว +4

    Noolow BK

  • @ganey1687
    @ganey1687 5 ปีที่แล้ว +9

    BiLaaHi Fanan an ad u Tagero bk nolow waxaad TahaY poQorka codka waQti xadirkan
    inti ila TagerTo BK like igu Qapta

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha alh maxamed said bk nolol gesi qaran

  • @nimcoibraahim1941
    @nimcoibraahim1941 4 ปีที่แล้ว +4

    Waan kugu faana maxmed siciid bk iyo dalkayga hooyoba alle haidin dhawro😎😎😍

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 ปีที่แล้ว +2

    Xusbaan u dhignaa intii dhimatay anagu❤️😊

  • @barafbaraf983
    @barafbaraf983 5 ปีที่แล้ว +8

    Libaax pk horey u soco waxad tahay nin qarankisa jecel wan kugu fana bro

  • @daroorxajidualehduale3702
    @daroorxajidualehduale3702 5 ปีที่แล้ว +11

    Waaan fadhiyeY habeeenkaaaz Maxamed siciid cabdi

  • @MohamedMohamoud-ce8ne
    @MohamedMohamoud-ce8ne 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah wlee intaan kudhashaan wadanka ku koroo dhanaba ugma baxo

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed3305 5 ปีที่แล้ว +8

    Bk fanaan qaran 💚💬❤

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +6

    Bk Hanti Qaran Cadawgaa Ha Jabo
    💚⚽️❤️

  • @yahyeshaakaal3801
    @yahyeshaakaal3801 5 ปีที่แล้ว +8

    allah yacisak maxamed siciid bk💚💬❤

  • @ifrahahmed8783
    @ifrahahmed8783 4 ปีที่แล้ว +3

    Halyey qaran noolow full respect

  • @abubekarabubekar3859
    @abubekarabubekar3859 5 ปีที่แล้ว +3

    Bk waa tagay

  • @ayaandheeman5312
    @ayaandheeman5312 5 ปีที่แล้ว +1

    Cadwga u nolow fanka nugu qaliga ah maxamed ziciid bk ilahyow Ku dhowr 🌹❤❤❤❤from a Borma 🌹🌹🌹🌹

  • @hanaadiaxmed7838
    @hanaadiaxmed7838 5 ปีที่แล้ว +4

    💚💭❤xusbaan u dhigna intii dhimatay😭😭😭😭😭😭😭mana ilobi kara ilhow i dhawr dhulkayga somaliland🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aslicabdilaahi2938
    @aslicabdilaahi2938 5 ปีที่แล้ว +2

    Www maxamed bk cawdaga hajabo aamiin mnsha Allah

  • @rahmadheman3694
    @rahmadheman3694 5 ปีที่แล้ว +7

    Bk ilove u wlhi hadanu nahay rer somaliland 💚💨❤

  • @nimc0cumar575
    @nimc0cumar575 4 ปีที่แล้ว +2

    Geesi geesi dhalay wanu kugu faana Hadaanunahay ree Somaali lan bk ilaahaya haku dhawro

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah ilahay isha cadow hakaa hayo

  • @sacadcalijamac1165
    @sacadcalijamac1165 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed saciid cabdi bk fanaaan qaran cisi ku noolow

  • @axmedabdiraxmaanmashaallah6071
    @axmedabdiraxmaanmashaallah6071 5 ปีที่แล้ว +14

    Maxamed siciid bk 🇮🇷🇮🇷🇮🇪🇮🇹🇮🇪 SOMALILAnd wuu jecel yahay aniguna
    Waa lajecelahay calanka SOMALILANd

  • @najahsaleban3579
    @najahsaleban3579 5 ปีที่แล้ว +3

    Hiil qaran maxamed ziciid Bk halyay jira wlhi illhaw nooka dhawr

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 5 ปีที่แล้ว +3

    Mohammed Bk fanaaan jira go forward

  • @rodacady1782
    @rodacady1782 5 ปีที่แล้ว +5

    Mnzhalllh fanan qarn bk

  • @mubaarigkeder2962
    @mubaarigkeder2962 5 ปีที่แล้ว +77

    Ma burco mise kismaayo kismayo ha iska maqntaato wlee hal qabsi Bk 🤣🤣🤣🤣

  • @adnanriyaz4923
    @adnanriyaz4923 5 ปีที่แล้ว +32

    Viva Somaliland my country

  • @aaminaahmed218
    @aaminaahmed218 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haka raali noqdo bk

  • @gigiali7597
    @gigiali7597 5 ปีที่แล้ว +1

    Bk Guulayso brother

  • @amerafarhan9180
    @amerafarhan9180 5 ปีที่แล้ว +4

    Maxmat bk keep going

  • @milanovloggsfunny2526
    @milanovloggsfunny2526 5 ปีที่แล้ว +3

    Nice1 big Love from #Xamar

  • @---7573
    @---7573 5 ปีที่แล้ว +5

    Bk♥️🌨💚 madaxweynaha labad

  • @yahyeshaakaal3801
    @yahyeshaakaal3801 5 ปีที่แล้ว +10

    Maxamed bk madaxagu kor alka yacisak

  • @axlmasaed1719
    @axlmasaed1719 5 ปีที่แล้ว +2

    intan ku dhazhan wadnkag ku dhalye bk halye qalin

  • @nimcomoha4340
    @nimcomoha4340 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahmet sicid Cabdi Bk Hanti qaran💚💭❤️💚💭❤️💚💭❤️💚💭❤️💚💭❤️

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 ปีที่แล้ว +2

    Bk bk bk aamiin ilahy dhaxdeen qabyalda hakasaro

  • @warsameosman9427
    @warsameosman9427 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow fanaan qaran waa boqorka codka ee geeska africa noolow

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 ปีที่แล้ว +1

    Halyey qaran nooloow intay nololi jirto libaax labo maaha geesi geesi dhalay BKBKBK 🤗🌿💖👍💪💋

  • @guuledcabdi1643
    @guuledcabdi1643 11 หลายเดือนก่อน

    Nin culus maxamed sicid bk codka xaada kiciye xadan teeya laabaha ❤❤❤ bas ka dheh way yaabene xarunti dhigashada aqoobta dhistiyo booramu ka dhacay shirki dhaqan galay abwaan daha gaas abwaanadu kala murti iyo midho wanaagsane ku raxaysta ❤❤

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo2030 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees aan markasta isku mash quuliyo kuseexdaa kusoo toosaa cadowgaa ma ciil baxo maxed Siciid cabdi bk runtii waan ku mash quulaa heestan ,. Dhulkayga hooyo waan kuu xiisay soomaaliland ilahy nabad qab haigu celiyo 😢😢😢